Iran iyo tallaabada xigta geerida madaxweyne Raisi, degmooyin ku biiray Muqdisho | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 103,162

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qodobada ku jira Qubanaha VOA waxaa ka mid ah, Iran iyo tallaabada xigta geerida madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi, Kumuu ahaa madaxweynaha geeriyooday ee Iran, Maxkamadda ICJ oo amartay in lasoo xiro Netanyahu, Dhallinyaro caan ah oo lagu xiray Muqdisho iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:22 Iran iyo tallaabada xigta geerida madaxweyne Raisi
04:17 Kumuu ahaa madaxweynaha geeriyooday ee Iran?
08:27 Maxkamadda ICJ oo amartay in lasoo xiro Netanyahu
14:48 Dhallinyaro caan ah oo lagu xiray Muqdisho
19:50 Jacob Zuma oo laga mamnuucay inuu tartamo
21:24 Dhaqaalaha Kenya oo la sheegay inuu sare u kacay
22:36 Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda caalamka
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 77
@MUHUDIINHUSSEINDOREDIINEY
@MUHUDIINHUSSEINDOREDIINEY 29 күн бұрын
ilahow u naxariso qabrigane u wasici kitabkisane gacanta midiga allow kasii amin amiin thuma amiiin
@rafiq5722
@rafiq5722 29 күн бұрын
Kuwa ku faraxsan ayagana way dhimanayan waa Jahiliin ogeyn inuu Ilaah Uumay Aduunkana isaga leeyahay Naf walba markii waqtigeeda dhamaadana la qaadayo
@halimahersi8454
@halimahersi8454 29 күн бұрын
Mantanayaahu laxirimaye xaq udirirka falastiin balodanleyahay mahadsanidiin Voa
@MaxamedBadri-kb7tf
@MaxamedBadri-kb7tf 29 күн бұрын
Illaahay ha Siiyo naxariitii janatul Fardawsa hakawaraabiyo Madaxwaynaha dalka iiraan Aamiin Aamiin Aamiin
@AbdullahiAbdi-yu4pj
@AbdullahiAbdi-yu4pj 24 күн бұрын
Masha allah
@CawilshamxiyeCawilshamxiye
@CawilshamxiyeCawilshamxiye 28 күн бұрын
Allah hauunaxaristo ebrhim raisi 😮😮😮
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 28 күн бұрын
Mahadsant walaalkey VoA ❤❤❤❤
@abdirahimmahmudadan6279
@abdirahimmahmudadan6279 29 күн бұрын
Alle ha unaxariisto mdxwn iiraan asaga iyo asxaabta Lasocotay aamiin aamiin aamiin
@mohamedibrahimisack5996
@mohamedibrahimisack5996 28 күн бұрын
Allaah u naxaresto madaxweynh iraan
@AbdiDahir-jk1tf
@AbdiDahir-jk1tf 29 күн бұрын
Allaha unaxariisto Dhamaan inta kudhi mataay
@mohamedibrahimisack5996
@mohamedibrahimisack5996 28 күн бұрын
Inaalillaahi waa inaaillaahi raajicon
@FowziyaAbdirazaq
@FowziyaAbdirazaq 29 күн бұрын
Dowlada wax fiican qabatay good job
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 28 күн бұрын
Allah ha u naxariisto dhaman inta ku geeriyotey ,janatul firdowsa Allah ha ka warabiyo
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 28 күн бұрын
Inalilahi Wa inalilahi rajucun samir iyo imane janato fardosa aclaah ilahaye xakasamir siiyo Iran 😢😢😥😭🇮🇷🇮🇷🇮🇷
@MaxamuudCumar-yn7xv
@MaxamuudCumar-yn7xv 28 күн бұрын
Maxamedcumar 😭😭🇸🇴🤲🙌🤲soomil
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 29 күн бұрын
👋 Weriye Max,d Colaad Xasan &Shirwac.
@Shadow19914
@Shadow19914 29 күн бұрын
Maansha allaaah tabaarkalaah madaden Allaah xujiyo amiina Amiina yaarabi
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 29 күн бұрын
Alle ha u naxariisto
@FaraxBashiir-vw5hg
@FaraxBashiir-vw5hg 28 күн бұрын
Ale Haa unaxariista madam week naha
@DjibrilNour
@DjibrilNour 29 күн бұрын
Allah ha u naxarisyo ibrahim raisi
@MoustaphaMudir
@MoustaphaMudir 28 күн бұрын
Hablahana wadankay qaseen allaha soo hanuuniyo
@MoustaphaMudir
@MoustaphaMudir 28 күн бұрын
Inalillahu wa inaa illahi raajicuun
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 29 күн бұрын
👋 Weriye Sandheere.
@IyasMohamed-ri9fi
@IyasMohamed-ri9fi 28 күн бұрын
Geesi ayuu ahaa runtii😢😢
@ZakariyeMaxamed-be1gy
@ZakariyeMaxamed-be1gy 29 күн бұрын
Alha unaxaristo
@AbdiYare-et8re
@AbdiYare-et8re 29 күн бұрын
Inaa lilaahi waan ilaahi raajicoon
@MUHUDIINHUSSEINDOREDIINEY
@MUHUDIINHUSSEINDOREDIINEY 29 күн бұрын
M.w Ibrahim raise asag iyo dhaman asxptisa kula gariyotey shilka diyarada rabi ha u naxaristo qabrigane rabi ha u wasiciyo kitab kodane Gacanta midigta rabi haka siyo janatul firdwso rabi ha ogu daqo amiin thuma ya Allah
@Abdinoor51
@Abdinoor51 29 күн бұрын
إن العين تدمع والقلب يحزن ولا نقول إلا ما يرضي ربنا إنا لله وإنا إليه راجعون، إنا لله وإنا إليه راجعون Ilaahay naxariistii jano haku casuumo Ibraahin ra'si 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@cabdiugundhe7654
@cabdiugundhe7654 29 күн бұрын
allah hawnaxariisto
@raisYaturki-ki8dp
@raisYaturki-ki8dp 29 күн бұрын
Inalilahi waina ilahi rajicun
@hoyomacan8074
@hoyomacan8074 29 күн бұрын
maansha Waa in dadkaan anshaxa Xira
@AbdulkadirJiilo
@AbdulkadirJiilo 22 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@husseinhirsi1616
@husseinhirsi1616 29 күн бұрын
Ale.hawnaxariisto.qabrigana.hawaasiciye
@AHMEDADAN-sb2fw
@AHMEDADAN-sb2fw 29 күн бұрын
AHUN Ex president Ebbrahim Raisi Aamiin Aamiin Aamiin.
@cabdirisaaqismaacil4622
@cabdirisaaqismaacil4622 29 күн бұрын
inalilaahu wa iney ileyhi rajucuun Allaahu akibar illahayoow unaxariiso madax weynaha iran illahayoow islaamu meelkastu joogo illahayoow mide cidkasto ucadawa allhayoow jebi
@FardowsoAhmedMadey
@FardowsoAhmedMadey 29 күн бұрын
رحمالله
@relaxyourmind9712
@relaxyourmind9712 28 күн бұрын
Wariyahan maxaa ka khaldan Idaacada magaceeda kadhumay VOE maxaa ladhahaa
@user-nz4hj5ri9i
@user-nz4hj5ri9i 29 күн бұрын
😊
@khadrafarah6947
@khadrafarah6947 29 күн бұрын
inaalliaah wninaa ileeyhiraajucuun madax dii dhimatay iiraan
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 29 күн бұрын
Kenya dhaqaalihii ayaa kor u kacay halka somalia ee qabyaaladii kor u kacday. Waa aduun la kala tagay.
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l 29 күн бұрын
Booliiska Soomaaliya Shaqo wanaagsan Guul Guul
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 29 күн бұрын
VOA. Faryrus weeyi
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 29 күн бұрын
Qumanaha voa maaha ee qudhun, waayo maalin qudhaato masheegayaan horumarka afrika iyo wadan wax wanaasan sameeyay ee waxay noo sheegayaan dhaliisha afrika iyo ilahay khayrka siiyay ooy dhib uun kasheegaan. Xagakalana waxay noo buun buuniniyaan robot maraykanku sameeyay. Dhibtu waa qof afkaaga hooyo ku hadlaya oo laguu adeegsado
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 28 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✋️✋️✋️✋️
@AHMEDADAN-sb2fw
@AHMEDADAN-sb2fw 29 күн бұрын
AHUN EX Ppresident Ebrahim Raisi Aammiin Aammiin Aammin.
@khalifmukhtarmohamed7920
@khalifmukhtarmohamed7920 28 күн бұрын
Xabsi adag in ladhigaan kutalinayaa
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 29 күн бұрын
Warkiina lama fahmi karo qaabkiisa
@fhuddle2311
@fhuddle2311 28 күн бұрын
Waxaan la yaabaa marka aan maqlo amnesty international,Human rights reer Galbeedka oo wadamo kale ku eedaynaya inay ku xadgudbeen iyaguna 24/7 Meel ka mid ah yay xadgudun ku manaynayaan oo reer Falastiin hadda lagu hayo
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 29 күн бұрын
Mareykaka iya maxqamada qu cadaadicey hadii yahuudi cane itaa o dhane xaqdarada qu taakericey wa ina xamaas n'a qu soo dhartide
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 29 күн бұрын
Warbixinta raiisi voa kadiyarisay macneheda mawaxan uqadana danbiyadas lasotaxay inloaneyay? xitaxiligatacsida laxishonmayo miyaa?
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 28 күн бұрын
Waar wadaad lahaane ma shii I baa wadaad ah
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 29 күн бұрын
Hania sinwar iyo Med daif Wax ey sameceyne majiro lakine fashilkii iyo usurnimadii mareykaka iyo réer geelbedka cadunka u soo bandikeyne
@JabirOmar-tx2sg
@JabirOmar-tx2sg 29 күн бұрын
Halaxiridho
@zahrahashi2964
@zahrahashi2964 29 күн бұрын
Qaadka ayey ka heleen dhaqaalaha inta badan e somaaliya lo so dirayey kaaso dhallintenana dumisay
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 29 күн бұрын
VOA waxan ay ka gudbinsyso Madaxwaynaha Iran ee geeriyooday waa been uu Maraykanku dhoobdhoobay waxaa ka xishooda nimankiinan Soomaalida ah ee Qiyamka islaamka ceebeynaya.
@user-gf7gz7wu7s
@user-gf7gz7wu7s 29 күн бұрын
Hala xirxiro
@MaxamuudCumar-yn7xv
@MaxamuudCumar-yn7xv 28 күн бұрын
Somail.maxamad.cumar🤣😂🤲☝
@faizaali2889
@faizaali2889 29 күн бұрын
Free gabdhaha
@cabdiugundhe7654
@cabdiugundhe7654 29 күн бұрын
waxaa xigi doona in laamaha sirdoonka iyo xuluufooyinka iyo dhamaanba daneeyayaasha arimaha iiraan inbaadhitaan lasameeyo islamarkaana lahubiyaa shilka iyo waxa sababay
@fadumaabdiaden3030
@fadumaabdiaden3030 29 күн бұрын
Dad isdifaacayey oo qarniyaal la baa, bi inaaye miyaa hala xero layiri, yuhuuda u madanlehee, muslimka xaq u dirirkeey u danleeyihiin
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 29 күн бұрын
Kariimkhanka labunbuninayay ilaa awodbamalaha goankusosaro kaliyawadacwadoge omaxkamadiba xukunmasosarin tankali boqashadisi talaviv kufsigi benta ahaa enatanyahu kuqanciyay bukusodaray waxcadayna lohayn manasimin halka maxamed daif ukusodaray otaliyecidana wukarebay taliyihi cidanka gumaystaha
@sharmarkeosman3940
@sharmarkeosman3940 28 күн бұрын
War tan warbahin mahan wà rer galbed
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 29 күн бұрын
Wa maxqamad usuriya markii poutine maxaabis zelensky maxey uqu soodariwayene
@AHMEDADAN-sb2fw
@AHMEDADAN-sb2fw 29 күн бұрын
ALAAH HA U NAXARIISTO Ex-MW EBRAHIM RAISI AAMIIN AAMIIN AAMIIN.
@hoyomacan8074
@hoyomacan8074 29 күн бұрын
Maxaa keenay Kenya in dhaqalahooda .Beer kale ma jiraane Waa waadka Somaliya loo yeeyey . taas baana keentay in dhaqala kor u kaca. Somaliyana dib eyn buu ku hayaa Shacsbka Somaliyeed Mukhadaraadkaas Qaadka
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 29 күн бұрын
Eebe ha uraxmado Madaxwayne Raiisi❤😢
@XasanMaxamud-gt8dh
@XasanMaxamud-gt8dh 29 күн бұрын
Alhunaxarito madxwne iran amiami😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-qq6qh6wh3y
@user-qq6qh6wh3y 28 күн бұрын
Way uso qosle qof muslim ah ayaawa dhinte mise wad ku farax santay owaxad lajirtay israil 😢
@atteyehabdourahman7478
@atteyehabdourahman7478 28 күн бұрын
Les génocides commis les armes israéliennes ne sont pas mentionnés de manière sérieuse et leur réalité de massacrés est incontestable est connue dans le monde entier. Cette décision présente un manque de partialité.
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 28 күн бұрын
Natayahu umad ayuu xasuuqay ee ninkii la xasuuqay in lasoo xidhaa waa sharcigee taa xaq uma arko ee reer falastiin dagaalka ha xoojiyeen weyna ka guuleysan baden iyo natanyahuba iinshaa allaah
@AsadfarxaanAsadfarxaan
@AsadfarxaanAsadfarxaan 29 күн бұрын
Israel marabaane waxey rabaan ururka xamaas waa qiyaano
@MahamedShmuse
@MahamedShmuse 29 күн бұрын
Alnxrst😂😂😂😂
@deganmahamed5629
@deganmahamed5629 28 күн бұрын
Hadeerbaybakalaqaybsantahaye ma hablahan baakalaqaybiyey degmada xamar miyeykalaqaybiyee ileyxasan dalmaxukumee xamarbuuxukumaaye
@user-fy1qe2ff5e
@user-fy1qe2ff5e 28 күн бұрын
Ninow war baad akhriyeysaa afsomali aad ku sheegeyso. Dee bilaa caleeg iska hubi Nathanyhu dagalkii 7 bilood socdey. Sidaa maahaa oo loo haysto gaboodfalada dagaalka mudada 7 bilood ah ka socda Gaza. Waa kaa hadalku. Ileyn dagaalku ma joogsane
Каха ограбил банк
01:00
К-Media
Рет қаралды 3,5 МЛН
Watermelon Cat?! 🙀 #cat #cute #kitten
00:56
Stocat
Рет қаралды 32 МЛН
Which one of them is cooler?😎 @potapova_blog
00:45
Filaretiki
Рет қаралды 9 МЛН
СО СТОРОНЫ (смешное видео, приколы, юмор, поржать)
0:59
Натурал Альбертович
Рет қаралды 2,5 МЛН
Малыш Борется За Свою Жизнь 😱
0:59
Kino Bear
Рет қаралды 2,8 МЛН
9999 iq guy 😱 @fash
0:11
Tie
Рет қаралды 14 МЛН
The abandoned kittens finally found someone to love them, but... #cat #catlovers #ai #aiart #story
0:59
Meow Mow Cat Story 喵毛貓咪故事
Рет қаралды 14 МЛН