Mareykanka oo Kenya u sameynaya arrin weyn, Maxkamada QM oo go’aan ka gaareysa Israel | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 71,191

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Mareykanka oo Kenya ka dhiganaya xulufo weyn oo NATO aheyn, Maxkamadda QM oo go’aan ka gaareysa kiis ka dhan ah Israel, dhallinyarada TikTok caan ka ah ee Muqdisho oo is-difaacay, xisbiyada UK oo billaabay ololaha doorashada July iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:11 Mareykanka oo Kenya ka dhiganaya xulufo weyn
04:35 Muhiimadda booqashada Ruto ee Mareykanka
10:03 Israel oo maanta duqeyn cusub ka gaysatay Gaza
10:37 Maxkamadda QM oo go’aan ka gaareysa Israel
12:32 Xisbiyada UK oo billaabay ololaha doorashada
16:00 Dhallinyarada TikTok ee Muqdisho oo is-difaacay
19:07 Ciidanka Taiwan oo heegan u galay Shiinaha
21:17 Poland oo Ruushka ku eedeysay qulqul muhaajiriin
23:51 Warbixinta dhallinyarada Zambia iyo siyaasadda
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 60
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
ZXB SOMALIA 🇸🇴 ❤🎉 HADAY AMERICA kEE NAAL WAX BA NAGA QADIMASOO KENYA 🇰🇪 SOMALIA 🇸🇴 WAAN WADIDONAAA DIFAACA DAL KAYGA HOOOGO OF SOMALIA 🇸🇴 UMA JABNO AR WAXAA SOOKELE KENYA UM ARKNO WAX JIRAA KENYA 🇰🇪 🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦮🦮🦮🦮🦮🦮🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🦍🦍🦍🦍🦮🦮🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺
@shandekasembe769
@shandekasembe769 22 күн бұрын
l
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Xuseen Bare Aden.
@HaashimAbdulkhadir
@HaashimAbdulkhadir Ай бұрын
👑Arinta ah baraha pulshda 👑in buuq iyo qalalaso Laga👑Abuuro waa arin aan fiicnen
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Max d Colaad Xasan.
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Iimaan.
@SahalHaret
@SahalHaret Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@MahamedShmuse
@MahamedShmuse Ай бұрын
Kiinihaahadhacdoo😮
@yaasinmuuse3530
@yaasinmuuse3530 Ай бұрын
Waa talaabo maraykanku kaga jawaabayo xiriirka amni iyo ganacsi ee ay Somalia lagashay turkiga Waa siyaasad.
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Farjar.
@user-dq6ih1so1e
@user-dq6ih1so1e Ай бұрын
Xhore usoco
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Mahadsant walaashey falstin VOA ❤❤❤❤❤
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
Boliska somaliya talabo fican ayay qaden wana arin ad u fican in ay xir xiran waxi si xun o khalad ah u isticmalaya bara bulshada
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
WAAN LATAR TAMAY NAA CADOWGA KENYA 🇰🇪 🇰🇪🦮🦮🦮🦮🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🦍🦍🦍🦍🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺
@khalidjiheeye3809
@khalidjiheeye3809 Ай бұрын
La kala dheere orodna ma aha
@Aleel_channel
@Aleel_channel 13 күн бұрын
Haiti 🇭🇹 oo qaramda midoobayba kayaacayaan Bay tagyaan calooshod ushaqaystaal Kenyan ah Allah wa dad iimanla
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 Ай бұрын
Hadaan soomaali nahay marabno saaxib shisheeye anaga ayaa saaxib isku nahay waayo dhibkab soomaali ka jira waxaa ku lug ah shisheeyaha xamar dhax fadhiya
@hoogmasheege
@hoogmasheege Ай бұрын
Saaxiibka ugu dhow ee bariga Africa yacni waxey kawadaan Krishtaan iney isku yihiin. Somaliyana xulufadeeda koowaad haka dhigato Turkey 🇹🇷 iyo cidii kale dantooda ay ka dhex arki karaaan
@Chipotlefoos
@Chipotlefoos Ай бұрын
25:42 Malala Yusuf wa Munafaqad. Falastiin ma tageerto.
@user-nv1hg8sz9r
@user-nv1hg8sz9r Ай бұрын
Layaab oo yaab waxa aduunka kasocada kaali qof Somali u ek ama afsooli Ku hadlaa oo hadana hadalka hadal oo wax wax khuseeya ah an dhadhan laheeyn adeer waxaan Dan an aheeyn maleeyn maayo EE BULL 😊
@abdihillow8876
@abdihillow8876 Ай бұрын
Galbedki Africa ayaan dharemeya ee angaroo barigaa Africa.
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew Ай бұрын
Xiriirka aan mareeykanka la leenahay waa inaan ka fiirsanaa marba hadii uu kookoolin ku billaabay keenya oo heeysata dhul iyo bad soomaaliyeed welina damac uga jiro inta oo nahartay
@user-fj8vk5og1q
@user-fj8vk5og1q Ай бұрын
Kenya waxay u soctaa inay hesho jubaland si ay batroolka badda ku jira gacanta ugu dhigto
@cabdinasirmalin8253
@cabdinasirmalin8253 Ай бұрын
❤❤❤
@user-mi6qb4yc8i
@user-mi6qb4yc8i Ай бұрын
Hishkan dhexmaraya keynya iyo marayka waa xifaaltan ku aadan hishiiska soomaaliya iyo turkiga
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Kenya waxay ahayd dabadhilfka gumaysitayaasha reer galbeed waa wakiilka cadawga alle iyo aadamaha waana meelaha Africa laga burburiyo
@halimahersi8454
@halimahersi8454 Ай бұрын
Africa goormaykabiki silica tariibka
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o Ай бұрын
Waatan carabla maanta oo qamiis ah studiyaha qotonaadna dheh
@user-pj5sl2zi2j
@user-pj5sl2zi2j Ай бұрын
Somalia 🇸🇴 waxa ku hareraysan 8cadow 1 waa 1xbet labo2 waa emaradka 3kenya 4somaliland 5masar 6mareykanka 7talyaniga 8turkiiga fahmi 😅😅
@HaashimAbdulkhadir
@HaashimAbdulkhadir Ай бұрын
👑Asc Vioa👑 Soomali 👑jimca 👑muoarak👑
@Ciiltire572
@Ciiltire572 Ай бұрын
Somalia mey u tashan toloow
@sharifmaxamed3649
@sharifmaxamed3649 Ай бұрын
Falastiin imaan axmed ilove you sem mach
@MahamedShmuse
@MahamedShmuse Ай бұрын
Kiiniyahadhacdoo😂
@shuushuu7495
@shuushuu7495 Ай бұрын
TV GA VOA maadama TV Gu yahey mid caalami aha Dad badana idinku xidhan yihiin, waxaan idinkula talin inaad kusoo dartaan qaybta sign language ama dhagoola yaasha xiliga visual/muqaalka aad soo gudbin heysaan si'ay uga faa'iideys taan Dadka baahiyaha gaarka qaba warka iyo barnaamij yada TV ga
@user-nw2su1lw3v
@user-nw2su1lw3v Ай бұрын
Mareykanka iyo Kenya waxay donayaan in Somalia laga siiyo Kenya Yaaq Brawa illa Ceel Waaq iyo Bilis qooqaani in Kenya la siiya iyo Badda Somalia iyo Kenya isku haysteen😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
Somalida tig toga waxay u is ticmalan si xun hadi ay noqoto dinta dhaqanka iyo amanka marka Dowlada somaliya talabada ay ku xir xirtay dhalinyarada ad ayan uso dhawaynaya
@halimamohamed1133
@halimamohamed1133 Ай бұрын
Turkey ayaa ligu xumaynayas Iga bareejee Si loogu adeegsado
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
KENYA 🇰🇪 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 KENYA 😂😂😂😂😢😢😢😢
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
UMA BAAHNIN WAR KAASOO KELE AYAA DAMEER QUUDH UGA BAAHAN VIOE 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
badhan WAA WAX ASASAQAY 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 KENYA 🇰🇪 😂😂😂😂😂😢😢 ROTO 🦍🦍🦍🦍🐕‍🦺🦮
@LavolavoMasafdiif
@LavolavoMasafdiif Ай бұрын
warbaahinta Gaalada wararkooda waxoo umuuqda dhibka islamka buunbuuniya midka kalena qariya Geeska Afrika Bariga Afrika Gaalo ilahay wookoobay.
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
DAMEEER AYAAA QUUUDH UGA BAAAHAN UMA BAAHNIN WER KA VIOE GIDAAR LAFADHIISOO BEENTA 😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢
@rbl-quran333
@rbl-quran333 Ай бұрын
Dadka meeshan fariimaha ka soo diraya af soomaali ma qori yaqaanaan miyaa mise soomaali ma aha waxay rabaan ineey ra’yigooda cabiraan hada qoraal dhameytiran oo af soomaali ah ma soo qorayaan
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk Ай бұрын
DIGNIIN hadii muslimnimadu dhab idinka tahay qolodiina xukunka haysay alladan xidha oo xidha dib u eega dhartii aad ku dhaarteen kitabka allah mid kasta oo madax sheegta oo somali ah wuxu ku dhaartaa in aan daacad u noqonayo oo aan ilaalinsyo diinta dadka iyo dalka waar allah ka cabsada maanta waa if berina akhiro allah ayaa lays hortagayaa umadan u dhaarateen idinkaa masuula allah hortii waa leydin weydiin maxkamada ilahay waa cadaalad ogaada
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 Ай бұрын
Al shabaab koonfur Bari kenya ayeey soomaaliya uga yimaadaan wanna dalka uw soomaalinka degi la'a yahay xuduuda somaliya iyo kenya in la xiro ayaa Al shabaab iyo qawaarijta looga adkaan karaa😢
@user-np3mv3cv4v
@user-np3mv3cv4v Ай бұрын
Kenya waxe badashay ethiopia. Kenyana waa dal dadkedu waxbarten oo taqana sida loga faidesto reer galbeed.
@najkaadem2798
@najkaadem2798 Ай бұрын
Inkastoo masuqmasuq hadheyay dunida iyo dadkeduba kuxantaan hadana la iskama indho tirikaro horumarka balaaran ee kenya kajira oo ay ugu horeyso dimuqraadiyadu
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 Ай бұрын
Don't sell kenya, kenya ha ibin ayu ku yiri madax weynah Uganda yoweri museveni oo la taliye madax weynax kenya Ruto !!! 😂
@awaleahmed2387
@awaleahmed2387 Ай бұрын
Turkey ayaa somalia xariir lasameeyey mareenka wuu kacaroodey sababtas ayuu kenya usa u maamuuseen kenya somalia ayaa loo xirsaarey 😂
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
IF 16 HASIIGO WAX BANAGA QAADI MAY SOOO KENYA 🇰🇪 WAAN LATAR TAMIDOONAA HADAN NAHY SOMALIA 🇸🇴 FAKHASH TO WAXBA NAGA QADINASOO KENYA 🇰🇪 🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🦮🦮🦮🦮🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🐕‍🦺🦮🦮🐕‍🦺🦮🦍
@mahamoudbeni
@mahamoudbeni Ай бұрын
Falastin horta ma laaqaba❤
@abdiahm9184
@abdiahm9184 Ай бұрын
Bal waxaa isbarbardhigtaa xasan shiikh iyo huuto waa nin iyo ninla aan
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
VIOE 🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍
@SSS78781
@SSS78781 Ай бұрын
🤣🤣🤣KENYA 🇰🇪 DANTEEDA AYEY WADATAA. WAXEY RABTAA IN DHAQAALO BADAN AY KA HESHO MAREYKANKA IYO IN SIDOO KALE LAGA CAFIYO DEYMAHA
@TateAhmet
@TateAhmet Ай бұрын
Xagay madaxwaynaha kiinya sidaa loo sharfayo itoobiyana hub samaysanayso Ayay somaaliyan is dilayaan sorry
@SakiHashi
@SakiHashi Ай бұрын
america dadka ay gacan bidixayso waa somalida siyaad baray ku kacsheen kuwa isku sheegay in ay xaq u dirir lkn sida american ku u habayeen kuwii itoobiya somalida umusan habyn waayo isku diin mahan hada muxuu america sidaa u dhahay waa iska cadahay kow waa arinka haiti oo kenaya qadatay iyo ayadoo mesha kabaxaday itoobiya booskeda lagalinayo kenya lkn dhiiqo ayaa faraha loo galin doona ugu dambayn ku darsoo farmaajo ayaa somalia ku soo qaday waxay ku kacsheen casaanir hasan dhiiqo hormuud u ahaa maxaa laga faaiiday wataan
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr Ай бұрын
darood xun qabyladiste tahy Af weyne diinta beniyey xayesineysa Farmajo diinta garanen isku xishood
@yaasinmuuse3530
@yaasinmuuse3530 Ай бұрын
Waa talaabo maraykanku kaga jawaabayo xiriirka amni iyo ganacsi ee ay Somalia lagashay turkiga Waa siyaasad.
Rabshado xooggan oo ka socda Nairobi | Qubanaha VOA
28:28
VOA Somali
Рет қаралды 39 М.
Backstage 🤫 tutorial #elsarca #tiktok
00:13
Elsa Arca
Рет қаралды 48 МЛН
Sprinting with More and More Money
00:29
MrBeast
Рет қаралды 191 МЛН
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 4,9 МЛН
Rais Aondoa Mswada wa Fedha | Jukwaa La KTN {awamu ya pili}
13:05
KTN News Kenya
Рет қаралды 9 М.
'SIR LAGA HELAY ISRAEL | SHIRQOOL HALIS AH' | FADEEXAT | ICC
24:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 98 М.
Wareysi: Wasiirka Maaliyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaleh
28:48
VOA Somali
Рет қаралды 24 М.
Caawa iyo Dunida
59:36
VOA Somali
Рет қаралды 13 М.
What is ChatGPT doing...and why does it work?
3:15:38
Wolfram
Рет қаралды 2,1 МЛН
Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho & Gungaarka Maanta.
28:12
Somali National Television
Рет қаралды 143 М.
The joker's house has been invaded by a pseudo-human#joker #shorts
0:39
Untitled Joker
Рет қаралды 3,9 МЛН
Gummy Bears Are Chasing Me (Ai Edition) 🐻 #ai #chatgpt #aiart
0:11
Разница в уровнях🔥
0:26
FERMACHI
Рет қаралды 17 МЛН
🤷🏻‍♂️She Took His Skittles And Discolored Him😲🥴
0:33
BorisKateFamily
Рет қаралды 8 МЛН
Gummy Bears Are Chasing Me (Ai Edition) 🐻 #ai #chatgpt #aiart
0:11