ISMAACIIL AARKA 2024 | QUEEN CIGO | HEES CUSUB

  Рет қаралды 49,874

Mattan Pro

Mattan Pro

2 ай бұрын

Thank you for watching !!!
Watch the official music video for “Queen Cigo” by Ismaaciil Aarka
Listen to Mohamed Ismaaciil Aarka: Queen Cigo rb.gy/r8nr2x
Watch more videos by Gulled Simba: rb.gy/u0uh1q
Connect with us!
=============================
/ mattan.pro.1
www.tiktok.com/@mattaanpro?la...
/ mattanpro
x.com/AdiiMattan
===========================
Subscribe and Listen to the Mattan Pro
Music:📱 rb.gy/b5ozm5
Our Main Channel: rb.gy/b5ozm5
Our new Channel: rb.gy/cprztd
Visit Our Shop: rb.gy/jpvwn4
Thank you for watching !!!
''And thumbs up if you thing I brought
this video to your attention'' Thanks
♪ Full Songs Available on ♪
Dareen: rb.gy/r37p3v
Ana Kuleh: rb.gy/8xpzkb
Somalinimo: rb.gy/s9hozj
African Woman: rb.gy/xqlfpa
Hadal Hayn: rb.gy/y7m6mt
♪ Song Lyrics ♪
Cudoon Lagu Soo Hirtoo
Dadkoo Dhani Ciirsadaan..
Gobtii Cadaliyo Warshiiq
Si Wayn Ugu Caan Baxdaay..
Queen Cigo Aadmiga
Dhamaan Ku Ciseeya Oo..
Caleemo Dartaa U Lula
Dhulkii Caliyaale Iyo
Carfiid Iyo Miir Taqwiyo..
Celdheer Iyo Ruun-Irgoo
Ceelbacad Iyo Caliyabaal..
Addaa Caradaas Dagoo
Hablaha Kale Caarad Dheer..
Queen Cigo New Song

Пікірлер: 33
@hassanabdulle9837
@hassanabdulle9837 2 ай бұрын
Cajabeey Cajiibay Cawo iyo ayaanay Caqligaad xadeysaaa. War waceysle jecel maloo dhintaa! Reer aan ku soo dhex barbaaray. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Afka kama lihiye laabtii baa uunka idin jecel!
@sicidgalac
@sicidgalac 2 ай бұрын
Cigo qoween hesti boqorada cali gaaf❤❤❤ golyso ini adeer🆎️🆎️
@nimconuur3681
@nimconuur3681 Ай бұрын
Queen cigo aadmigaa dhaman ku ciseyoo caleemo Qoyan kuu lula ina adeerteyyyy cigo Queen 🎉❤
@Dafaaye
@Dafaaye Ай бұрын
Heesti heesaha cajab waaye wlshey cigo 🎉
@RIVALDO10-fo5iz
@RIVALDO10-fo5iz 2 ай бұрын
Like wa xidhiidhkena❤
@susansomaliland1
@susansomaliland1 Ай бұрын
Qofkii heestan ii soo dirayow ogow inaad tahay qof aan aad u qadariyo biggest Respect ✊ ❤❤❤❤❤❤
@zarahshewall7591
@zarahshewall7591 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@user-hg8wy6ep2q
@user-hg8wy6ep2q 7 күн бұрын
Cadow uul❤❤❤
@2008zahra
@2008zahra Ай бұрын
Queen cigo 👑❤
@zarahshewall7591
@zarahshewall7591 2 ай бұрын
Wooooow Wooooow dhulbaraan Ismacell Jire Janann🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@iqrainajeyte3947
@iqrainajeyte3947 2 ай бұрын
Our queen cigo queen guleyso dhiiga
@iiron88mohamed10
@iiron88mohamed10 2 ай бұрын
Waaw❤❤❤❤
@burqo_media681
@burqo_media681 Ай бұрын
cirifka balcad xaafsatoo maaha ee waa xaabsatoo sidoo kale gurgaad iyo cali gaduud maaha ee waa wargaadhiyo cali gaduud intaas naga sax thank you
@Tooxowinthebuldinginthe
@Tooxowinthebuldinginthe 2 ай бұрын
Mattan bro mahadsanid landhere 🫡
@galadinho3212
@galadinho3212 2 ай бұрын
❤❤
@IkraanCumar-lg3es
@IkraanCumar-lg3es Ай бұрын
❤😂
@apdiwaasac7585
@apdiwaasac7585 2 ай бұрын
Wow❤
@IkraanCumar-lg3es
@IkraanCumar-lg3es Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@yussufmohamed6666
@yussufmohamed6666 Ай бұрын
Legend ❤
@user-nd6pk1fm6g
@user-nd6pk1fm6g Ай бұрын
Arka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiflash
@abdiflash Ай бұрын
Waa idin salamay tolka
@MumtasCadey
@MumtasCadey Ай бұрын
❤❤❤😊
@ismaciilmoha784
@ismaciilmoha784 Ай бұрын
Abwaaanka heesaan leh Magicii
@iftinabdi9334
@iftinabdi9334 Ай бұрын
Cigyo galcad io mareeg ciiltira ku ababtayo 🚾👑❤️❤️
@naima8529
@naima8529 Ай бұрын
Ina adeer cod dahab❤
@MunofaraxCabdi
@MunofaraxCabdi Ай бұрын
🆎️🆎️🆎️🆎️🆎️🆎️❤
@iiron88mohamed10
@iiron88mohamed10 2 ай бұрын
I can wait my song 🎵
@hal-abuurhayle8659
@hal-abuurhayle8659 Ай бұрын
Abwaanka sameeyey waayo?
@MaxamedcabdisalaamCusmaan
@MaxamedcabdisalaamCusmaan Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@maxamedcumar9123
@maxamedcumar9123 2 ай бұрын
Uf lagu arko gobol lee ku heestaaa
@samiraaden7463
@samiraaden7463 2 ай бұрын
Nin gobolada uu ka soo jedo faninayo waye iska daa qaraarka
@Canabziyaad
@Canabziyaad Ай бұрын
Wiilka m.a no dheh sinjiyadada wase 😏
@maxamedcumar9123
@maxamedcumar9123 Ай бұрын
Kaaali qabso hee
ISMAIL AARKA - DHASHII AWDAL - NASTEEXA OFFICIAL AUDIO 2024
3:34
HABOON NUURA 2024 | IMAAD CAJABIN | HEES CUSUB
4:12
Mattan Pro
Рет қаралды 53 М.
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
MUSTAFE KANTE 2024 | QALBI KULA MIDOOBO HAWEEEN | HEES CUSUB
5:01
LAFOOLE IYO NAJMA NASHAAD 2023 | DAREENKII IGUBI JIRAY | HEES CUSUB
5:38
MAXAMED BK┇HEES CUSUB - ABAAL CELIN ᴴᴰ ┇LYRICS
7:46
ZACK FILMS
Рет қаралды 4,9 МЛН
ISMAIL AARKA & AYAAN WADANI | NEW SOMALI MASHUP | OFFICIAL VIDEO 2023
7:48
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,7 МЛН
ISMAACIIL AARKA 2022 | GOB IYO NASAB | HEES KA CIYAARSIISAY DAD BADAN
5:40
GULLED SIMBA - AHOOW MARWO II AHOOW - ( Official Music Lyrics )
5:40
SOMALI STUDIO 🎧
Рет қаралды 123 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 202 М.
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 56 М.
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,8 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 258 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 330 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 261 М.
akimmmich & bimo - SUIE TURA | official M/V
3:15
akimmmich
Рет қаралды 55 М.