ISMAACIIL AARKA AYAAN NEW OFFICIAL VIDEO 2020

  Рет қаралды 2,426,438

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

3 жыл бұрын

Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 411
@maryamahajji2626
@maryamahajji2626 3 жыл бұрын
Reer muqdihso is mujiye yaqaye arka ❤😃
@xayadxayd9293
@xayadxayd9293 3 жыл бұрын
Hargeysa xidigan la wareegtay wa badalki xamda yar
@zuzujama8204
@zuzujama8204 3 жыл бұрын
@@xayadxayd9293 muqdisho maxy ah de jaw ninkn intaan idiin soo saarayno suga
@shukrimohamud4189
@shukrimohamud4189 3 жыл бұрын
@@zuzujama8204 ninkaan wuu shaacbaxay wllo
@safabarwaaqo7977
@safabarwaaqo7977 3 жыл бұрын
@@xayadxayd9293 8uiul 0
@kingballerdsyib996
@kingballerdsyib996 3 жыл бұрын
@@xayadxayd9293 q1
@ayana9541
@ayana9541 3 жыл бұрын
Magaca Ayaan Loma kala harin fananinta❤️🥰 thank you ❣️
@DrsArliyo
@DrsArliyo 3 жыл бұрын
Sidaan codkiisa ujeclaa ayaabu iiheesay 😚❤💯
@ahmedomer3730
@ahmedomer3730 3 жыл бұрын
Ayaan ila dhis cshaqa🥰
@siciidmahad7712
@siciidmahad7712 3 жыл бұрын
Kmb
@naleycali3586
@naleycali3586 3 жыл бұрын
33
@sacdiyonuura9139
@sacdiyonuura9139 3 жыл бұрын
Aarka libaax abgaal boy tolnimo❤👏👏👏
@nimanabdi7032
@nimanabdi7032 3 жыл бұрын
Legend welcome hoygii fanka iyo fananiinta Adiga Ayaa badalaya BK iyo Abdi hani we miss two legends
@sancotechnical9890
@sancotechnical9890 3 жыл бұрын
Ax yaaa fanaan heesta way igu socotay wllhi ismaciil aarka Laysma caasiye Mucjisada fanka weyan
@bushraqaali4493
@bushraqaali4493 3 жыл бұрын
Wiil ka yaan like laga baqiilin ilmo adeer yaal cod kuma yara waad aragtaan ❤️❤️ love you ina abti
@user-od7zf4qc3m
@user-od7zf4qc3m 3 жыл бұрын
Mar hadii aa thy Owladu caasimah! Misane Aad ku darsaty boqorka codka woow like👉 ciyaal xamar
@Bahdoonmedianews
@Bahdoonmedianews 3 жыл бұрын
ismaciil wa fanaan da'ayar oo hibadiisu sareeso weliba codkisa mucjisada ah waxan jeclaan laha inuu erayo aan leyahy uu malin uun ku luqeeyo insha alh
@roodajama3438
@roodajama3438 3 жыл бұрын
.♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🎋🎉🏇🎋🏎🏍🤺🤾‍♂️🍒🌶🥔🤼‍♀️and and friends and family members of the year 🤼‍♀️🇦🇶🇧🇩🇧🇪🇧🇲🇧🇱🇧🇯🇧🇬🇧🇮🇧🇦🇧🇩🇧🇩🏛I is a yaan 29th the main reasons why you should have a t o h adadan and friends
@seynababdikheyre5875
@seynababdikheyre5875 3 жыл бұрын
@@roodajama3438 ¹¹¹
@fadxijano9364
@fadxijano9364 Жыл бұрын
8
@farxiyopasto4202
@farxiyopasto4202 3 жыл бұрын
Hawiyenimo ku dhageeysta wiilkeena waa laandheere aways laandheere Aarka keep going my wlalkyga ❤💯💯✍✍✍🙏🙏👑👑
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 3 жыл бұрын
ax yaa sawt ninkan fananiintii hore ayuu ku xasusinaya codbuu fananiinta qayrkii ku dhafay heesaha soo badi qalbi wad cod macantahee❤❤❤✌✌✌✌
@oromiyyaaarsiigolochasabdi9202
@oromiyyaaarsiigolochasabdi9202 3 жыл бұрын
Love 💕
@marwo2756
@marwo2756 3 жыл бұрын
I love reer somaliland 😍😍 Walaalahay rumaadow ruuxdeydaad ku qorantahiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸
@alihassa2295
@alihassa2295 3 жыл бұрын
we love u wll anaguba guul iyo gobonimo dhaman shacabka somalida oo dhan
@abdisalamismael9541
@abdisalamismael9541 3 жыл бұрын
❤️❤️
@ayansworld4307
@ayansworld4307 3 жыл бұрын
Walal calanka miyad no qarin kayagi me
@mariamufs2023
@mariamufs2023 2 жыл бұрын
@@ayansworld4307 ma adinka calan haysta 😂 3 ❤️ umbad la wareegtane alx cawale inan haysano 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cabdicasiisindho2287
@cabdicasiisindho2287 Жыл бұрын
❤thanks sido kle
@amirhassan3448
@amirhassan3448 3 жыл бұрын
Inta nolosha ii dhiman,dhinac kale ma dayayee,ayaan ila dhis caashaqa Ax yaahees 💯💯👌👌👌👌👌✅✅✅
@mohaqayz147
@mohaqayz147 3 жыл бұрын
Fanaaniita xidigaha bedelay inta igu raac like dhac kusiiii
@carafaadmahamed2083
@carafaadmahamed2083 3 жыл бұрын
4s
@sakariyemohamud5359
@sakariyemohamud5359 3 жыл бұрын
@@carafaadmahamed2083 3
@mohamedtracking2136
@mohamedtracking2136 3 жыл бұрын
Adigaa dhab uhantiyay Dhami waaxyahaygoo Mar hadaanay dhuuxiyo Wadnaha dhiiga habayaa La aantaa dhaqaaqayn
@nimcomubarig7435
@nimcomubarig7435 3 жыл бұрын
Heees shidan
@amalkaaba3178
@amalkaaba3178 3 жыл бұрын
Yawaduud ismaacil aarka nin codkara🙏❤🥰💯
@maxamedfoodcade3406
@maxamedfoodcade3406 3 жыл бұрын
lipx fanka mugadishu mcn wlh aniga waxan wataa aarka kufana markasta 🥰🥰
@naftauroon2482
@naftauroon2482 3 жыл бұрын
Waaaaaah waaaaah waaaah boqorkeena❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👂👂👂👌👌❤️❤️❤️❤️My dhiiiga Ismaaciil Abdulahi Omar agoon hor mar wacan❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏
@mascuuduurmaax17
@mascuuduurmaax17 3 жыл бұрын
Ismaaciil Aarka waa nuur ka soo dhex bidhiiqay fan mugdi sii galayey. Waa hoobal Eebbe ku manaystay cod hala'si leh, iyo heeso qurux badan. Haddii uu Abwaano iyo taageero qiimo badan helo waan hubbaa in uu ina soo xusuusin doono waayo waayo iyo fankii Soomaaliyeed.
@husseinhandule3766
@husseinhandule3766 3 жыл бұрын
hoygii fanku fanaan ayu u tababarey But there,s problem qadadweyntu ma fahmayan ereyada heesha ku jira
@abdisalamismael9541
@abdisalamismael9541 3 жыл бұрын
@@husseinhandule3766 😂😂😂😂
@abdulaahibinusanbuurinho8095
@abdulaahibinusanbuurinho8095 3 жыл бұрын
Heesta walal keey ismaciil hadadan si dareena u qadi laheen nuur mayelaten taasina waxee caden u thy inaa thy nin marxalad kasto jili kara taasoo kaa dhigeeso wiilka dunida ugu caansan inta afka somaliga ku heesto wll keep going is maciil aarka ex ismaciil dj
@aaminaofficial3390
@aaminaofficial3390 3 жыл бұрын
Wiilkeyniii aarka keep going wll nice voice ❤❤❤❤❤🙏💯
@abdilahiaxmed6467
@abdilahiaxmed6467 3 жыл бұрын
Inta nolosha ii dhiman dhinac kale ma dayey adigu i dhawoo ayaaney ila dhis caashaqa best song 💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼
@uttrhenry2467
@uttrhenry2467 3 жыл бұрын
Tnks fanankena magaca Ayaan qofkii lobixiyo nasiib badnaa ❤️❤️💝💝
@osmanalieid
@osmanalieid 3 жыл бұрын
Ismaaciil aarka wan ku wataa gar iyo gardaraba keep going best voice💞💞💞💯💯💯💯💯💯💯💯
@indhokafiya4567
@indhokafiya4567 3 жыл бұрын
Mansha alah reer hargaysa waa gob gobi dhashay mansha alaah jamuuriyada barakaysan say inankan yar iyo cidii utimaadaba usharfaan 2a gobanimo ay udhsheen
@rasmirays5117
@rasmirays5117 3 жыл бұрын
Dhamac weeye caashaqu ruux hadanu dhababaca dhanki aadka oloshaba ka dhayaynin boogaha ilen waad udhimataa🥺❤
@abusharma9221
@abusharma9221 3 жыл бұрын
Hestan in lagadhsiya m# ayay uqalmata runtii hestan way mcn tahay dhan walbo voice an music Io murahabo ❤🙏
@ahmedyasin-
@ahmedyasin- 3 жыл бұрын
Adigaa dhab u hantiyey Dhami waaxyahygoo Mar hadaanay dhuxiyo Wadnaha dhiiga habayaa Laantaa dhaqaaqeyn ❤❤❤❤❤❤
@qumansabban7117
@qumansabban7117 3 жыл бұрын
Wiilkan reer muqdisho Maashslash noolow walaal inta nololi jirto
@abdisalamismael9541
@abdisalamismael9541 3 жыл бұрын
Oo hoygii fanka ku nool👑🤙🏽
@zahraali8161
@zahraali8161 3 жыл бұрын
Aarka makes me feel like I am on stage with them. Nicely What a voice keep going bro ❤❤❤💎💎💎🎩👈🏽
@aminaali6947
@aminaali6947 3 жыл бұрын
@ahmedmahmud2908
@ahmedmahmud2908 3 жыл бұрын
M.a
@cishriincishriin7432
@cishriincishriin7432 3 жыл бұрын
777 666€€ 3
@sundushussien6322
@sundushussien6322 3 жыл бұрын
Asal
@shucaybdilla4570
@shucaybdilla4570 2 жыл бұрын
🎃@@ahmedmahmud2908
@istarliinofficial6884
@istarliinofficial6884 3 жыл бұрын
Wah wah inta heesta ismaanciil arka kaheshay subscribe iisaara
@HodanCookingandBeauty
@HodanCookingandBeauty 3 жыл бұрын
Xabbty wan kusoo booqday adna iso boqo thsnks
@ayaanhamid5498
@ayaanhamid5498 3 жыл бұрын
My name is ayaan thanks Fanaan ismaciil
@ayaanahmed9197
@ayaanahmed9197 3 жыл бұрын
Waaaw mnshllh inta ayan ladhaho like dhac igu siiya
@cabdiwalifaandhe7577
@cabdiwalifaandhe7577 3 жыл бұрын
you're Amazing singer and my favourite hore u soco
@najma8198
@najma8198 3 жыл бұрын
Ismacii💖l👑👑🌹🌹❤❤ aarka👑🌹 waa 🥰😍🌹fanaan culus 👌Yasalaaam 🙌🙌👏👏👌👌🌹🌹👑👑
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 3 жыл бұрын
Wwwww mucjisada fanka 2021🙏🙏keep going ismaciil aarka🙏🙏
@amiiraamran867
@amiiraamran867 3 жыл бұрын
Fanankan adbuu ucod mcn yahay ❤👌👏👏
@ngushabeshahawey9920
@ngushabeshahawey9920 2 жыл бұрын
I love this song beyond and I don’t even understand somali. I am not even from Somalia 🇸🇴❤️🙏🏾 god bless you guys
@afrahafrah8747
@afrahafrah8747 3 жыл бұрын
Marka Ina aderka hestisa ku raxaysaneysid macana ismacil aarka fanan codkisa kujoga fanka ❤️❤️❤️🌹
@umusumaya2525
@umusumaya2525 3 жыл бұрын
Murasadenimo miyaa😂
@khaliabdikarim2207
@khaliabdikarim2207 3 жыл бұрын
Wiil bortoyo 👑👑👑👑👑👑👑👑🇸🇴
@mahadhassan1516
@mahadhassan1516 3 жыл бұрын
Inta nolosha iidhamen dhinac kale madayaaye adiguna idhowroo ayaan ila dhis caashaqa Ax yaa sowT😥
@buuhoodleshacani224
@buuhoodleshacani224 3 жыл бұрын
Ismaaciil aarka waa heestaydii kopaadee uu qaadee waxa aan ugu dhiibayna waa codkiisa ayuu Ku kasbaday waxa Ku xigta hees la yiraahdo maan qapoojiya halkaa ayaan kawad soconaynaa
@maryamibrahim5590
@maryamibrahim5590 3 жыл бұрын
Hanti qaran ismaciil aarka hore u soco codkagaad fanka kujogtaa ❤️❤️
@marwoxafsobeauty870
@marwoxafsobeauty870 3 жыл бұрын
ASXABEY Cawa Hala Ii Cimamado Oo Subscribeka Hala Igu Tageero Walashina Oo Idin Bahan Ayaan Ahay Inta Ii sartay Love ❤
@masocona90
@masocona90 3 жыл бұрын
Wllhi cod wuu hayaa ismaaciiil aarka cod isaga kawAyn ayuu leyahy mansha Allah 👍👍👍👍💕💕💕💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️📿📿📿📿📿📿
@ayandegen9665
@ayandegen9665 Жыл бұрын
inta Nolosha idhiman Dhinackaleh madegeyee Ayaan ailadhis Cashaqa Jah pest songs Arka🥰🥰
@gustavoofficialchannel5841
@gustavoofficialchannel5841 3 жыл бұрын
Keep going lipaax your voice is the best mashallah 💯
@Janno190
@Janno190 3 жыл бұрын
Amazing song and nice voice Ismail Aarka thanks
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 3 жыл бұрын
Fanaan laba maaha nabee waa ismaacil aarka🙏🙏🙏
@hirsiislow5940
@hirsiislow5940 3 жыл бұрын
Ismacil arka waa fanaan jira wllhi Allahna hibo ayuu siiyey
@adoontiialle6781
@adoontiialle6781 3 жыл бұрын
Kooxda daaha gaas ninkaan ugu shidan mana kala dhacaan🥰❤
@hibonuuro9035
@hibonuuro9035 3 жыл бұрын
KKKKK
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Hargeysa lagama waayo dhalinyar labis qurxoon iyo kolba wiil cod macaan oo soo baxa, masha allah.
@maryamamohamoud2470
@maryamamohamoud2470 3 жыл бұрын
Ha ilobin inuu reer muqdisho yhy
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 3 жыл бұрын
AyaaaN ilaa dhis cashaqa😊😍 Ismacil Aarka codkisa❤🤴
@khandhoofficial3163
@khandhoofficial3163 3 жыл бұрын
🙉Ila dhiz hee
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 3 жыл бұрын
@@khandhoofficial3163 👋😁
@mohamedfarah1262
@mohamedfarah1262 3 жыл бұрын
Osamcil arka inoooow ale cod ku maneeys tay laba cali is weey dii meeyso duriyadi reeer isaaaq alaha deestooo abwaaaniinta soomaliyeeed ayaaaa u wada badan ayoooow fankiiisu la joogaaa
@raabicaayatulah5186
@raabicaayatulah5186 3 жыл бұрын
Waaw legent axyaa sood ismaciil arka welcome back libaax
@chumcaleadam9685
@chumcaleadam9685 3 жыл бұрын
I really like his voice well done pro keep moving 🍂✌
@VYA1968
@VYA1968 3 жыл бұрын
Bron van vooc
@osmanhaybe2bulhan810
@osmanhaybe2bulhan810 3 жыл бұрын
Ismciil sxb way qornthy
@Mai-kl4fn
@Mai-kl4fn 3 жыл бұрын
Same here mnshaallah
@Jacayow2011
@Jacayow2011 3 жыл бұрын
♫❤︎
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Ismail Aarka what an excellent voice love it keep going
@mihiimmaxamudaadan5436
@mihiimmaxamudaadan5436 3 жыл бұрын
Waaw isnaaciil libaax aarka haaaa heesda macn wllo macn
@kadraibrahim256
@kadraibrahim256 3 жыл бұрын
Amazing!!! MashAllah
@cabdiqadirguudow4961
@cabdiqadirguudow4961 3 жыл бұрын
Magical voice👌
@sacdiyaa1
@sacdiyaa1 3 жыл бұрын
Waaw. True singer 100%...... No comment... Horay u soco walal👍
@nouramohd1314
@nouramohd1314 3 жыл бұрын
Reer hargaysa is mujiya idka aarka NA baree
@munacabdirisaaq8284
@munacabdirisaaq8284 3 жыл бұрын
ALLe haku dhawro ismacil Arka nin jira🥰💯💖😀
@marian5607
@marian5607 3 жыл бұрын
Very talented 💖💖💖😍😍😍😍😍
@khaliabdikarim2207
@khaliabdikarim2207 3 жыл бұрын
Axasan cod allh ku dhiwro wallky 👑👑👑👑❤️
@qadeysiabdi8304
@qadeysiabdi8304 3 жыл бұрын
2021 inta ila dawani wn idin salamay ❤🔥
@husseinhandule3766
@husseinhandule3766 3 жыл бұрын
hargeysa way u hagar baxday kii yara e abgaal heeso qiimo leh ayay ku hurgufen abwaanada hoyga fanku
@josephmabongo6165
@josephmabongo6165 3 жыл бұрын
waad danbeysa qabiil waa laga tagay jahil ba tahe
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Wa nasabnimo dee ahbal yohow. Malaha in la fiiriyo ayaad rabtay
@dhaboolaq5866
@dhaboolaq5866 3 жыл бұрын
WllKYow meeshu ma ahaan qabiilo e waa fan ninkii cod keensadaana erayo tayo leh lagu ma qiiqayaaa
@najma8198
@najma8198 3 жыл бұрын
Labadan fanaan isku eeg ya igu racasan ama ila argay👌👌👌👍👍👍🤝🤝
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Fantastic young singer always 💗💗🤩💗💗🤩💗 Ismail Aarkaa
@haatufyare1163
@haatufyare1163 3 жыл бұрын
Weeewe ismail aarka waan waanku wataa pro
@EsaxFX
@EsaxFX 3 жыл бұрын
Masha alaah he got the best voice waaaw i love it❤❤❤❤❤💯👌
@albertoyahya
@albertoyahya 3 жыл бұрын
Muqdisho waa dhal goboo lala dhalan karo dhanka siyaasada mooyaane xuduudmalaha dhalinyardu
@ayaanmaxamed1531
@ayaanmaxamed1531 3 жыл бұрын
Ayaan 🥰🥰🥰👸🙏🙏💯💯💯💯💯💯💯 Wan Ku wataaaa fanankena
@indhokafiya4567
@indhokafiya4567 3 жыл бұрын
Laysma caasiyee waan ku wata aarka libaaxa xamar
@khaderdaacad2641
@khaderdaacad2641 3 жыл бұрын
Aarka wan ku wataa keep going on
@khadarmohamut2306
@khadarmohamut2306 3 жыл бұрын
Heestan mindhaa boqol jeer waa ku ceshtay lengend ismaciil aarka
@y2jthediscoboy872
@y2jthediscoboy872 3 жыл бұрын
The most underrated artist . This is pure talent .
@nuurtoosh1011
@nuurtoosh1011 3 жыл бұрын
Ismaaciil aarka waa level kale Heeso yar oo Fiican ayaa ka saamayn badan heeso badan oo aan micno lahayn Fikradaa waxaa ila qaba Guuleed Zimba Ismaaciil danan Ismaaciil aarka Nimcaan hilaac
@naftauroon2482
@naftauroon2482 3 жыл бұрын
Saxiiiix Walhi ❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏fanaaanin qaaaliya❤️❤️❤️❤️
@iskufilanj9785
@iskufilanj9785 3 жыл бұрын
magaca dartis an u dhagestay😍
@fathiismail7264
@fathiismail7264 3 жыл бұрын
Ismaaciil macalinkiisii baan ahaa school ka wuu ku fiicnaa sida uu hada heesaha ugu fiican yahay oo kale horay usoco 🙏🎤
@siyatomar4695
@siyatomar4695 3 жыл бұрын
Iyaaaaaaa
@blueblue5427
@blueblue5427 3 жыл бұрын
Macaron xun aya tahay wayo hadad wax bari laheed hees musaan galeen
@ayaancabdi1926
@ayaancabdi1926 3 жыл бұрын
Woooow hes shidn iga dhe ❤❤🥰🥰🥰🥰🥰
@hodanibrahim3637
@hodanibrahim3637 3 жыл бұрын
My legend ismael arka none can be just like you hn keep going hawraar
@fahimamohamed1794
@fahimamohamed1794 3 жыл бұрын
Wllhi waan ka dhacY heestan 💯
@hibonuuro9035
@hibonuuro9035 3 жыл бұрын
@@fahimamohamed1794 M.a
@wayelkajaqafsada3142
@wayelkajaqafsada3142 3 жыл бұрын
Xaqiiqatan yarkan waxan ka arkaa mustaqbal faneed horay usoco ader
@banoodachannal4379
@banoodachannal4379 3 жыл бұрын
Ismaciil aarka waxa uu kamid yahay inta Aan manta jeclahay fanananinta aan Rajeynayo inan u dhiibi Ereyo Aan lee yahay oo aan kaga sobiira doona abwaaninta An jeclahay Somaliyed mardhow Iga Suga
@kadraabdi2744
@kadraabdi2744 3 жыл бұрын
Fanantaan badankodu waaa dhal togdher ya igu racsaan
@haweeyaducaale4218
@haweeyaducaale4218 3 жыл бұрын
Mar Hadanay dhuuxiyo👀 Wadnaha dhiiga habaya❤ La aanta dhaqaqayn😢 Aaarka fanan buuxa🌷🌻👑
@jaabirsaed3356
@jaabirsaed3356 3 жыл бұрын
Fani heestii heesaha alla ha daayo ismail
@AbaadirigaAbaadiriga
@AbaadirigaAbaadiriga Жыл бұрын
Heestan waxaan daawan jiray iyadoo maraysa 800k views imnkana waa 2million views wax kle wllhi heestu😍
@aadanordaaye1683
@aadanordaaye1683 3 жыл бұрын
Hiraabnimo ugu saaray walee libaax💪🥰🥰👍👏👏👏👏
@sleepingbeauty8035
@sleepingbeauty8035 3 жыл бұрын
Ismail arka beautiful voice💗💗💗💗
@hibonuuro9035
@hibonuuro9035 3 жыл бұрын
ISMAACIIL AARKA M.a
@abdirashidarshe1238
@abdirashidarshe1238 3 жыл бұрын
Habeen jimce tahay Taariikhduna 5 bishii november. Oo aan exam ku jiro ban heestay dhagaysanayaa.
@ahmedshiine8202
@ahmedshiine8202 3 жыл бұрын
Hhhh dr wa lagu haya maadada fududi wate
@ramadanhassan9367
@ramadanhassan9367 3 жыл бұрын
Woow wan salama abwaan sacad ii ninka heestan sameyay aah sxb sacad muse
@ayanmohamed6672
@ayanmohamed6672 3 жыл бұрын
Heestan wxa iso diray Ex aduunka ugu jeclahy H ❤️
@dhigowabdi1658
@dhigowabdi1658 3 жыл бұрын
ooo aaway hda mxaad uraadin weesay
@feharqasim3847
@feharqasim3847 3 жыл бұрын
Inaabaa cadiimahaa mansh allah axaa yaa cood
@theprotectorofthehouse7290
@theprotectorofthehouse7290 3 жыл бұрын
Axsan cod horey usoco wll😍😍
@mowlidmowlid581
@mowlidmowlid581 3 жыл бұрын
Ismaciil fanan daiyar belo hesta true story I like it
@luckyosman8102
@luckyosman8102 3 жыл бұрын
Axyaaa cod legend #Ismaacil-Aarka
@nasraabdalla7770
@nasraabdalla7770 3 жыл бұрын
Ismacil legend 🙌 🥰
@indhokafiya4567
@indhokafiya4567 3 жыл бұрын
Wow inankan cod mcn buu leeyahay hees cajiibana waa loo dhiibay
@ciiseyare100
@ciiseyare100 3 жыл бұрын
LeGend hawraar media
ISMACIL AARKA ASALI OFFICIAL VIDEO 2022
5:40
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,7 МЛН
ISMAACIIL AARKA IYO NAJAX NALKA HAASAAWE BEENA OFFICIAL VIDEO 2020
7:30
Hawraar Music Production
Рет қаралды 724 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 25 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 38 МЛН
Ismaaciil aarka - Heesta - Caqli Kaaba - Astaan Music 2021
5:41
Astaan Music
Рет қаралды 476 М.
Heestii dalkeenu gurmadbuu rabaa iyo kooxda degaan.
7:39
Somali National Television
Рет қаралды 4,6 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
ISMAACIIL AARKA FT NAJAX NALKA MAHURAAN OFFICIAL VIDEO 2020
6:39
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
Ismaciil Aarka - Adaa Ubax igu Dulbeeray Official Video 2021
5:11
Waqal WStudío
Рет қаралды 9 МЛН
MUSTAFE KANTE | DUN XARIIRA | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:56
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 17 МЛН
ISMACIL AARKA | WAA MAMNUUC | OFFICIAL VIDEO 2021
5:10
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,2 МЛН
ISMAIL AARKA & AYAAN WADANI | NEW SOMALI MASHUP | OFFICIAL VIDEO 2023
7:48
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,7 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,2 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 67 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,4 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 274 М.
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 81 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 221 М.