KHAALID KAAMIL FT WARDA HAPPY IGA DHAWR CIDLADA 2022

  Рет қаралды 7,459,472

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

2 жыл бұрын

KHAALID KAAMIL FT WARDA HAPPY
IGA DHAWR CIDLADA
EREYADA C/RAXMAN QOSLAAYE
LAXANKA KHAALID KAAMIL
MUSIC MUSTAFE KARAAMA
CAMERA AND EDITED BY ENG CAYDARUUS ISMAIL
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 926
@muparikyuusuf3955
@muparikyuusuf3955 2 жыл бұрын
HEESUHU WAA MACAAN LAAKIIN WAXA KAMACAAN QURAANKA
@cabdirisaqahmed2036
@cabdirisaqahmed2036 2 жыл бұрын
Hada miyaad ogatey marka
@mahadaxmed1418
@mahadaxmed1418 2 жыл бұрын
Heesu waa cadaab ilaahay haynaga madoobeeya ee ha barbardhigin kalaamka alle ma jaahilbaad tahay
@amaalmaxamed3720
@amaalmaxamed3720 2 жыл бұрын
Of course ❤️🥀
@fatuhabdilahi3440
@fatuhabdilahi3440 2 жыл бұрын
@@cabdirisaqahmed2036 😂😂😂👍
@khalifyare7832
@khalifyare7832 2 жыл бұрын
Dambi waye inad hees dhahdo waa macaan
@shaafinho1539
@shaafinho1539 2 жыл бұрын
KHAALID KAAMIL FT WARDA HAPPY COD WAAW AH , EREYO SHIDAN , MUSIC WAALI AH , DUUBIS QURUX BADAN , WAXAAS OO DHAN LAXANKA MY BRO KHAALID IGA SII YAABINAYA 🔥✅😍🔥
@yusufweyrax2072
@yusufweyrax2072 2 жыл бұрын
LEGEND SHAAFINHO
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 2 жыл бұрын
Nin culus shafinho
@ayubjowle4932
@ayubjowle4932 2 жыл бұрын
Shafino adin yutubar miya ehed saxib
@kawserxazan2675
@kawserxazan2675 Жыл бұрын
❤️🤍💚🇸🇴🫂
@mohamedabubakarota2922
@mohamedabubakarota2922 Жыл бұрын
Lax dhashiko usaar
@munabarre6738
@munabarre6738 2 жыл бұрын
Ilaahoow aan leeygu cadaabin heeskaan dhageysigiiisa wlh waligeey saan hees uma dhageeysan midaan dhiig aanka keenay ilaa dariska ajnabiga xataa waa jecleysiiyay waalayaabay khalid kamil waligeey wn kuwatay lkn heestaan wa iigasii waashay😭🌹❤️
@farxadanolosha2345
@farxadanolosha2345 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@abdirisaqristaabdirisaaqri575
@abdirisaqristaabdirisaaqri575 2 жыл бұрын
Kula mid ahay
@amiraa9577
@amiraa9577 2 жыл бұрын
Me too ❤️❤️
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 Жыл бұрын
waad iga qoslisay waxan ka yaabay heesta 5 bilood gudahood 3 milyan oo jeer baa ladawaday
@sicidoali1527
@sicidoali1527 Жыл бұрын
Waa gabadha qurux iyo cood isku darsatay
@ahmedabdi3362
@ahmedabdi3362 2 жыл бұрын
AwlaaduL IsaaQ Cida Fanka iska Leh 🎶🎤
@Khaalidgamiil
@Khaalidgamiil 2 жыл бұрын
Warda happy =dadkaa kahinaasa habkaan u dhaqmayno 😍 🎵 Khaalid kaamil =ogsoonow ciiltiraay qalbigii kugu ciidmayaa amaankuu culinary 😍 🎵
@sacdiyoabdimahamad2755
@sacdiyoabdimahamad2755 2 жыл бұрын
M.a
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 2 жыл бұрын
Legen iskalhi abtigiiis waaan kuwataa. Cilmijacayl curadaan kufuraay. Caqligana mid degtoo hanataay Ciilkambijacayl cadrad anlahayn. Cishqi mid isiisayoo saanyadaay Cawayskii midaan uciisayoo Cunadaba darteed ugahajiraay Caynkeeda oyo quruxdeeda Cuudkaba madaarna oo Cindigaan kutaal Ciriir kaadhawrayaa Ana intaazaan kudarsaday heeeska by Abdiaziz Asod
@maanchannel2761
@maanchannel2761 2 жыл бұрын
Insha allah maalin un waan guursan doona qofkan jeclahy rabiyaw ii rumee Nolosha wax ka wanagsan ma jiro in aad hesho qof aad in badan ku hamiday Wll aamin ii dhaha
@kifahbashir1838
@kifahbashir1838 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@asiyomaxamuud7111
@asiyomaxamuud7111 2 жыл бұрын
Aamiin insh allh
@cawoomer455
@cawoomer455 2 жыл бұрын
Amiiin amiiiin
@najoumaziz2534
@najoumaziz2534 Жыл бұрын
Aamiin dhamaanteen hamigeena iyo riyooyinkeena allah haynoo rumeeyo
@jesteyejesteye954
@jesteyejesteye954 Жыл бұрын
Aamin sxb Qofwalb insha Alh Riyadisha Alha Urumya sxb mcn❤❤❤
@solostgen3862
@solostgen3862 2 жыл бұрын
Mansha Allahu Gabdhan Ilahaw Isha🙈Binadamka ka qabo 🤲Cadan iyo madaw waa yabay
@nasraomer2819
@nasraomer2819 2 жыл бұрын
Ka bax duriyadii o is heshay❤ Cod wa dhaafay warda codka qurux ba u dheer mashlh
@cabdikariimmaxamuud4525
@cabdikariimmaxamuud4525 2 жыл бұрын
Warda Happy Isaaq Miyaa?
@mushtaqnaasir857
@mushtaqnaasir857 2 жыл бұрын
@@cabdikariimmaxamuud4525 haaa waa isaaq hoyadeed baaa ogaadena hno
@badhesabareeybaadhe6066
@badhesabareeybaadhe6066 2 жыл бұрын
Heestan waxan ku xasuustaa habenkaan is baranay xaawo maxamad faarax oo aan ushegay inaan jeclahay yaduna ay iga aqbashay habenkaas ma garanayo haben ay iga farxad badnayd 28 bishii may 2022 ayay ahayd❤❤❤❤
@cabdiyare5637
@cabdiyare5637 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ Allaha Iskukiin Macaaneeyo
@haadiabdirizak3976
@haadiabdirizak3976 2 жыл бұрын
Laxamada khalid kamil runtii aad baan agu raaxaystaa waxaan dareemaa jawi jacayl naxariis iyo maqnaashaha lamaanahayga♥️🥀😰
@yoonisabdi12
@yoonisabdi12 Ай бұрын
Waa 2024/21/June maalin jimce ah waan hubaa inaad heestan dib ugu soo laabanaysid adoo faraxsan ama murugaysan marka waxan ku dhihi lahaa aduunyadu waa maalmee isku day inaad farxad ku noolaato❤
@vijeykumar4852
@vijeykumar4852 2 жыл бұрын
Fanan aan khalid kamil ahayn ma amin sani anigu walalahy kaliya waxaa sooraca nimcam hilaac nimcan hilaacna isaga heesaha badanka laxanka usaara the only one kh.kamil❤
@XamdiCali-qg1zk
@XamdiCali-qg1zk 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@MrGabiley
@MrGabiley Жыл бұрын
Manshallah Duriyadi reer sh issack oo is heeshay. The majic produced by two issack singers wow! Keep up the good work and may allah keep you away from the envy and the evil eyes of the evildoers.
@Ciciczi
@Ciciczi 3 ай бұрын
Ameen
@cabdiraxmanbooyo
@cabdiraxmanbooyo 2 жыл бұрын
engineer caydaruus ismail abdiyoow markanoo kale reer muqdisho maxay odhan jireen ‘ bas naga dheh waan buubi rabnaa’ 😍😂✌🏿
@ubahomar2546
@ubahomar2546 5 ай бұрын
Allow na astur heestan kolay mala 1m oo dhagysta ha waa aniga😂
@liibanhassan9339
@liibanhassan9339 2 жыл бұрын
Warda happy is back wan naxsanaa wxn islahaa fanka wey ka baxdey inantii quruxda iyo codkeeda fanka ku joogtee big fan ayaan kuu ahay warda happy ❤🙏🏼👋
@moktar444
@moktar444 2 жыл бұрын
Day sida loo hadlayO, wn naxsana kulaha hdii alle cadaab iyo hoog kazo furtana kano kalaa somali ku dhex jiraa Xayawan
@micraajkaafiyuusuf2028
@micraajkaafiyuusuf2028 2 жыл бұрын
Bisinkaa war ma walantahy hadiba ilahy u kabixiyo balaydan miyaad ka nixi
@moktar444
@moktar444 2 жыл бұрын
@@micraajkaafiyuusuf2028 wuu xanuusanaya mala qofku ?
@asiyamohamed4896
@asiyamohamed4896 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk Wa naxsana iga dheh
@sundusabdulle5005
@sundusabdulle5005 2 жыл бұрын
Subxanallah wax laga naxo miyaa 😢😂
@yacquubguureofficial5843
@yacquubguureofficial5843 2 жыл бұрын
Fanka aabe iyo hooyo uu leeyahay baad tihiin Labadaydii fanaan khaalid kaamil ft Wardo happy keep goin❤🤍💯🙏💪
@joshuaowiti7281
@joshuaowiti7281 2 жыл бұрын
Quruxdi Reer Caynaashe walee wad wadata Wardaay Indr illahey isha haka ilaaliyo❤❤
@adeeroweeye6276
@adeeroweeye6276 2 жыл бұрын
habaryoonis miya yartan quruxda badan
@axmednajax9577
@axmednajax9577 2 жыл бұрын
waaw heestan waa hees ereyo qiimo badan leh laxan macaana lagu ladhay music kadaran muuqalkana top weeye laba fanaan oo aan kala dhicin ayaa is helay hawraar hore u socda
@hamdiahmed2237
@hamdiahmed2237 2 жыл бұрын
Hees aan caadi ahen waaye waliba wax kasii daran codadka macaan iyo muuqalka quruxad badan ee dawashada ku wacan wuuuw🥰🥰
@hayatmohamud6044
@hayatmohamud6044 2 жыл бұрын
Curad loo bogow ❤😘 Dhigii caaro dheer👑 iyo caadilnimo mid ku caanbaxo🥰. Cindigaad kabtaa codsi soo diro🔐 Kuu yiri cadaan iga dhowr cidlada😍🕊
@techblack414
@techblack414 2 жыл бұрын
Curad weeye wall dowlad maaha
@Shakz999s
@Shakz999s 5 ай бұрын
This girl Warda happy she is something above the sky..cisha Cala voice
@Supr93
@Supr93 Ай бұрын
first Thursday endorsement includes contributions dawn ceremony of children freed of the 😂
@koofiyare3852
@koofiyare3852 Ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊​@@Supr93😊😊😊
@osmanalieid
@osmanalieid 2 жыл бұрын
Heestii igu horeysay ee an si niyad ah u dhageystay Sound 100% Music 100% Ereyada100% Camerada 100%
@rahmacige9251
@rahmacige9251 2 жыл бұрын
@@khayrkajannada9898 aniga kusaaray wll
@idontcare6649
@idontcare6649 2 жыл бұрын
Wala yaabay 🔥Fananinta Duriyada💚💬❤️
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 2 жыл бұрын
Allaaah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 2 жыл бұрын
Khaalit kaamil Heesahiisa wnka Wada helaa waa Cumar dhuulaha wakhtigan Olalaay✌❤
@Abokorrrr
@Abokorrrr 2 жыл бұрын
Gayiga Somalida Ninka Ugu Cod Mcn Khalied kamiiiiil🥵❤️😫
@qurbo_films
@qurbo_films 2 жыл бұрын
best song wlhi khalid kamil iyo warda happy laba fanaan aan kala dhicin hawraar les go 1M
@hooyoabdiyo2364
@hooyoabdiyo2364 2 жыл бұрын
Inta kufaraxsan quruxda xamar iyo hormarka kasocda waad salamntihiin
@ednamohamedtaani
@ednamohamedtaani 2 жыл бұрын
Mashalah gabadha qurux iyo style bay isku darsatay❤
@nawalali7934
@nawalali7934 2 жыл бұрын
@@khayrkajannada9898 wll ana waan ku saaray
@naqiibdhalaweyn5014
@naqiibdhalaweyn5014 Жыл бұрын
@@khayrkajannada9898 diyar weye wall
@naag-weyn
@naag-weyn 2 жыл бұрын
Duriyadii burco oo is heshay another level❤
@Malapo22__
@Malapo22__ 2 жыл бұрын
Cidhiidhiga midkan cuskada bidow tolow meeyay kaygii xageed jogtaa bowe kalay iga dhawr cidlada🥺❤️❤️❤️
@eidleone4330
@eidleone4330 2 жыл бұрын
Voice 100% ❤ Music 100% ❤ Labadan fanan waxaan siyay heesta sanadkan 🎤 Warda happy , khaalid kaamil (2022) inta ila aragtay like ta
@a_samed
@a_samed 2 жыл бұрын
legen kii gobalka raga boqorkii codka khaalid kaamil ND wardi happy sweet voices ❤
@alibeshir3663
@alibeshir3663 Жыл бұрын
Music
@afitaaxdekadaha4256
@afitaaxdekadaha4256 2 жыл бұрын
My fanaan khalid kaamil 💯💯💯👍 Adiga iyo xariir Ahmed waligeyn waa ni wataa
@khalidblodh2433
@khalidblodh2433 2 жыл бұрын
Anigu waxba ma qarin karee fanaanada ilaa xad haa ayaan u hayaa khaalidna waa wllkay fankana u sita sabankan keeb going hawraar iyo labada fanaanba
@ahmedbabdulrahman41
@ahmedbabdulrahman41 Жыл бұрын
Gabadha inay quruxley tahay hada ila aragtay like saaaar😮😮😮😮😊😊😊😊❤❤❤❤
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
Another level hawraar media🔥🔥🙏
@saciidoqueen3149
@saciidoqueen3149 2 жыл бұрын
Cadka leyga dhegen cashaqow❤ Waxan ii cuntamin ruux ka caganow😥
@nuuramukhtaar2350
@nuuramukhtaar2350 Жыл бұрын
Wlhi hestan xasus Ayey igu ledahey 24 bishi shanad ani safar ka tagey bosaso oo u socda garowe ayan dhagesnyey inta gariga si sara ❤️
@Bellahadid27
@Bellahadid27 7 ай бұрын
Jah omg. Hes iyo badh hoosha marka qabnayo hesta kliya isku mawaleyo😭❤️❤️
@asmahappy4846
@asmahappy4846 2 жыл бұрын
heesta aan kahelo like ta lama dhaafo nice song khaalid laxamadiisa heesaha ayay kujeclaysiinayaan
@ahmedbusinessman3310
@ahmedbusinessman3310 2 жыл бұрын
another level khaalid kaamil keep going
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 2 жыл бұрын
Warda Happy Waa Heeskii 2aad oo ay qaaday oon daawado markii hore waxay la joobineysay aarka hadana waa kaamil absolutely warda waanka helay hab heeskaaga hideysan abaayo mcnto waxaan durba marahayaa markii 2aad oo is xigxigta oon kusoo ceshan hayo codkaaga toolmoon amazing 😻 kaamil isna waa kabiir sare khaalidkah Caasimadda
@Abdifitah7
@Abdifitah7 Жыл бұрын
Heeskan waxan dhageysanyaa Maalin ciid ah 21 April 2023 After slaada ciid qolkayga dhexdiisa ano kaligay ah.😢
@sahromaxamedaxmed2529
@sahromaxamedaxmed2529 2 жыл бұрын
Fanaaninta ugu wacan giyiga soomaalida waa fanaaninta somalikand
@xubiabdi5253
@xubiabdi5253 2 жыл бұрын
Mashaalh
@khalidblodh2433
@khalidblodh2433 2 жыл бұрын
Fanaanka kaliya een fanaaniinta dambe isku magac nahay aad ayaan u dhagaystaa heesihiisa khaalid kaamil keep going bro
@gudbaayeofficial
@gudbaayeofficial 2 жыл бұрын
Khaalid kaamil boqorka codka somaaliyeed tallent waaliya buu ku joogaa fanka wlhi
@empireshow1
@empireshow1 2 жыл бұрын
Fanaan haduu jiro waa khaalid kaamil🍻
@ayaanapi3506
@ayaanapi3506 2 жыл бұрын
Laba rer burcaa markay is helaan❤️🙏🏻
@nuurcade2432
@nuurcade2432 2 жыл бұрын
Waw khalid kamil wan ku wataa pro kep going
@ikraanmaxamuud980
@ikraanmaxamuud980 2 жыл бұрын
Duriyadii idin wataa❤️ Like Isaara ilmadera yaal😆
@Somali122
@Somali122 2 жыл бұрын
Khaalid kaamil in the building 👷‍♂️ 💪 🙌
@Somali122
@Somali122 2 жыл бұрын
@@khayrkajannada9898 ok sxb
@Abdi_Iskooj
@Abdi_Iskooj Жыл бұрын
mucjisada codka khaalid kaamil Waxan u Aqoon saday Boqorka codka Hobolada jiilka hada.
@samsamiitaofficial7837
@samsamiitaofficial7837 2 жыл бұрын
Legends khaalid kamil and warda happy keep going 💯💯💯
@Misbaax
@Misbaax 2 жыл бұрын
Muqdishoo muuuq bilan❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥😫😫
@Garaad_Oogle10
@Garaad_Oogle10 2 жыл бұрын
❤❤Laba Fanaan oo Talented ah oo reer Burco ah 🔥🔥 Cindigaad kabtaa ▶️codsi soo diroo ▶️kuu yidhi cadaan ▶️iga dhawr cidlada 🔥💯💯
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 жыл бұрын
Labaduma ma isaaq baa bowe isaaq yay ka yihiin waa reer ayeyday isaaq mashallah
@abdihasan5628
@abdihasan5628 2 жыл бұрын
kaamil h heclo warda ??
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 жыл бұрын
@@abdihasan5628 warda waa habaryonis khalidna habar jeclo Aya la ydidhi
@Ismanshiiq
@Ismanshiiq 7 ай бұрын
​@@naajmasalah4436❤
@ahmedarab2159
@ahmedarab2159 2 жыл бұрын
Gabadhan isaaq habar jeclo inethy umalen wayo ilkaha cas cas habar jeclo inkasto wal waalan yihiin waa dad sanab ah viva hj😘
@nimcoaadn3428
@nimcoaadn3428 3 ай бұрын
Anigo habar awal ah familkayga dhan way wada ilka cas yihin
@suldaankhadar3380
@suldaankhadar3380 2 жыл бұрын
Legend khaalid kaamil 🎤😎 poqorka laxanka iyo codka 🦁❤️
@qeeysciltire4088
@qeeysciltire4088 Жыл бұрын
Halka hees ah o an 6saac toos u dhageysanay allow dambigeda khakid kamil ka warabi ilen asa nagu qasbay o so qade
@muparikcodey
@muparikcodey Жыл бұрын
Hees kala kacsan khalid kamil fanan dhamaystiran hore usoco kaape Imadertay warda happy gabadh reer caynashe sanadaladi fanka inolow inadero 🥰🥰
@shimbirka.
@shimbirka. 2 жыл бұрын
Legend Khalit Kamil. Xamar Camera Man Heer Caalamiya Ayaan Joogin Marki Kaliya Video Hawraar Ka Qabaty Style So Baxy Bro💯📸
@farhiyadool5306
@farhiyadool5306 2 жыл бұрын
Ma markii koowaanvaa ee hawrarka duubto boowe maxaa ka siya
@caydaruzmustafe2276
@caydaruzmustafe2276 2 жыл бұрын
@@farhiyadool5306 haa markii koowad
@abdimalikkahin6181
@abdimalikkahin6181 11 ай бұрын
duriyadu waa another level gulaysta geeshkayagow
@fardosarashid4620
@fardosarashid4620 Жыл бұрын
Xamar weye music videoga mesha laguduubay mooho qurux weye xamar wallahi
@amalomer2853
@amalomer2853 Жыл бұрын
Cudud iyo lixad cadil igu kabow Ciriiriga midkan cuskashada bidow Ax ya hees 👌😊😍❤
@shukribashir5247
@shukribashir5247 2 жыл бұрын
legend Mustafa karama music the best 🎹🎧🎶❤👏👏👏👏
@abaabala
@abaabala 2 жыл бұрын
The king 👑 and Queen wat a song🔥❤
@mustaphecarloz7750
@mustaphecarloz7750 2 жыл бұрын
Amazing voice khaalid kaamil iyo warda happy inta codka ku haysata like
@Mo._158
@Mo._158 Жыл бұрын
Guudkan kaa huwanaya Darenkeday ayey wadata heestu Alleh hadhowro Qaranka somaliland💚🤍❤️🦁
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 2 жыл бұрын
Ereyada 100%90 Laxanka 100%80 Music 100%50 Muuqaalka 100%100 Stylka 100%80 ❤❤❤❤❤
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 2 жыл бұрын
Waad iska qiyaastay uun miyaa
@richman37
@richman37 2 жыл бұрын
Legend Khalid Kamil and warda keep going my brother and sister🔥🙈✅😍
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 жыл бұрын
Sxb subscribe iisaar
@user-mo4ft9yh3g
@user-mo4ft9yh3g Жыл бұрын
Maba ka daalo dhagysigeeda laxanka💯👌✅💫⚡️♥️ codad la isla helay🌟🔥♥️🔥
@elossmania
@elossmania Жыл бұрын
Dhayahaaan ArLada Ku DuL Ciidanshaay Xasuus Gooniya Ayay ii Leedahy ✌🏿
@nageeyemohamedali7527
@nageeyemohamedali7527 2 жыл бұрын
Xeebaa ku deedane Afrikada la dariska ah "Xamar" waay ka duwantahay.
@NIIKOCUSUB2021
@NIIKOCUSUB2021 2 жыл бұрын
waxksta waxaa ka qiima bana quraan kriimka
@abdilahihusseinofficial2458
@abdilahihusseinofficial2458 2 жыл бұрын
Laxanka khalid kamil iyo ninka qaada heeska anaga madaxa nafuran maanta oo kale🔥🔥🔥 dookeyga. C🌍
@hidosami1751
@hidosami1751 2 жыл бұрын
Fvrt warda &khalid ubogey heesta dhawr jeer kuso cesheday wlee😍😍
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
Waxba lagama qaban karo khaalid kaamil iyo Warda Happy hees waa dhaaftay tan🔥✌
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 2 жыл бұрын
Allaaah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey..
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 2 жыл бұрын
Waw Hees lawada sugayay another level khalid kamil howrar wax kale💪♥️♥️👍
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 2 жыл бұрын
Allaaah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.
@shucaybmaaweelo4396
@shucaybmaaweelo4396 Жыл бұрын
Yeshelal ahen safan keep going Mr KhaaliD KAAMIL fs warda happY abosto weYe ma Kala Dhino heestu👌💯✔️
@ayniapdihussein8491
@ayniapdihussein8491 2 жыл бұрын
Jah codka erayada inataba way dagan yihin ani goosgooskeda arkay Sadax maalin sugayay inay soo baxdo 🙏🙏🙏🙏🖐🙏 full respect 🙏
@najmaabdiwali44
@najmaabdiwali44 2 жыл бұрын
Duriyadi oo muqdisho ku bashalaya keep going ilmaderayal
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 2 жыл бұрын
war de waxan oo kale maynu arag nacala shaydan ku yaale music100% laxanka100% eryada iyo codka100% muuqaalka100%
@fatumashukri3981
@fatumashukri3981 2 жыл бұрын
Wah waah cadi maha keep going hees aad u shidan😍❤💋🔥
@mostelmiofficial8825
@mostelmiofficial8825 2 жыл бұрын
Somali music to the World🎧♥️wuu socdey wlhi🥰
@Ladan_Cidi
@Ladan_Cidi 2 жыл бұрын
N¡nki Ugu Horeeye Dhagaha Ku save GareYya 🤴♥️🤣
@abdigureywarsame8218
@abdigureywarsame8218 Жыл бұрын
qalid kamil another Level wan kuwata horay usoco
@Abdirahman_24
@Abdirahman_24 2 жыл бұрын
Khaalid another level Fanaan waa dhaafay magac kale haloogu yidhi
@yuusuffarax6195
@yuusuffarax6195 2 жыл бұрын
Dadkii fanka lahaa waa ku wanaa cajiib sweet voices 😍
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 жыл бұрын
Wooow Amazing brother 🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@exquenbilan1260
@exquenbilan1260 2 жыл бұрын
khaalid laxnkisa laga gab wlee boqorka fanka abti gulayso💚🤍❤️💉🩸
@siyadrage4551
@siyadrage4551 Жыл бұрын
khaalid kaamil fanaanka codka macaan, the boy is legend keep on going.
@lucky9893
@lucky9893 2 жыл бұрын
Waw. Best song legend Kamil another level 🥰🥰🥰
@craxmancismaan7647
@craxmancismaan7647 2 жыл бұрын
Waaw waxkale khalid kamil and warda xasan best one song 🎵
@zeynabzeynab7246
@zeynabzeynab7246 3 ай бұрын
Ay dabaqa ex madaxwene cali mahdi alloo kuu naxariiso amiin🤲
@mohamedosman68
@mohamedosman68 2 жыл бұрын
Absolutely waa heesta kaliyaan 2 months si niyada u dhagaysanayay muqaal cajiiba iyo cod macaan baa is helay❤😍
@muawie
@muawie 2 жыл бұрын
Wooow absouletly song Hawraar keep going 🔥🔥💯🎩
@xasanwadani2110
@xasanwadani2110 2 жыл бұрын
Khaalid kaamil lagend of laxamiiste waa ku wataa 👊😍
@shaficimohamud431
@shaficimohamud431 2 ай бұрын
Habeen aan ku sii soconay ciyaar ayaanu dhagaysanaynaa heestaa 06/06/2024 ❤❤❤
@farxaanabdi3522
@farxaanabdi3522 2 жыл бұрын
Khaalid kaamil mindhaa heestan iyo hesti ka horeysey oo so qaadey kala macan oo kala laxan macaan🙏
@shankaron4736
@shankaron4736 2 жыл бұрын
welcome to Xamar Warda Happy hdaa Xamaraawi ka dhigena🤗♥️ sida xidig33na khaalid kaamil👑💯
KHAALID KAAMIL FT MALYUUN MAANKA NEW SONG BARMUUDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
3:19
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
Xidid Guur ah oo Argagixisada loogu adeegay & Kiiska Dilka Abaanduule Caydiid.
36:02
Somali National Television
Рет қаралды 20 М.
WARDA HAPPY HAYGA DHIMAN NEW OFFICAIL VIDEO 2022
4:23
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,6 МЛН
KHAALID KAAMIL | QALBIGU SAAXIIB MA YEESHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:46
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
ISMAACIIL AARKA FT WARDA HAPPY Official Video 2022
4:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
YURUB GEENYO FT ABDIWAHAAB BOOSKA LAGAMA MAARMAN VIDEO 2023
3:56
Yurub Geenyo Official
Рет қаралды 4 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,7 МЛН
KHAALID KAAMIL XAFLADII GUURKAA LA GAADHAY OFFICIAL VIDEO 2021
5:55
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 11 МЛН
ISMAIL AARKA & AYAAN WADANI | NEW SOMALI MASHUP | OFFICIAL VIDEO 2023
7:48
akimmmich & bimo - SUIE TURA | official M/V
3:15
akimmmich
Рет қаралды 103 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 115 М.
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 91 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 211 М.