ISMAACIIL AARKA WAREYSI XIISO LEH

  Рет қаралды 232,224

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

3 жыл бұрын

ISMAACIIL AARKA WAREYSI XIISO LEH

Пікірлер: 474
@kahiyechannel8580
@kahiyechannel8580 3 жыл бұрын
Qof waliba OO muuqaalkan daawanow waxa Allihii ku abuurtay owgiis kaaga codsanaya inaa subscripe, share iyo like no saarto mahadsanid ❤️ SHARAFI KORKAGA HA AHATO ❤️✔️️❤️✔️❤️
@fatxiyachanel8946
@fatxiyachanel8946 3 жыл бұрын
Inta wareysiga ismacil arka sugaysay is muujiya #subscribe# yaan Ligal bakheylin 🌹🙌🌹
@Qosol_qaraaxo22
@Qosol_qaraaxo22 3 жыл бұрын
Kuu saaray adna dhac iigu sii walal
@mushtaqeytaninmadownagtii1808
@mushtaqeytaninmadownagtii1808 3 жыл бұрын
Ismacil aarka Somaliland kusooo noqo wanku xiisnee from burco
@nadiirbakaal2109
@nadiirbakaal2109 3 жыл бұрын
Aarka wiiil poqortooyo❤
@maxamedfoodcade3406
@maxamedfoodcade3406 3 жыл бұрын
Aarka wlhwiil boqortooyo waayo nolow
@mushtaaqqurux5311
@mushtaaqqurux5311 3 жыл бұрын
waa runtis dhalina dhafoor bey ku tala aarka aad ayu u yar yahay wuuna cod mcn yhy Allah ha dhowro ♥️🙏🏻🥰
@zalmaanhussein7752
@zalmaanhussein7752 3 жыл бұрын
AbdiHafid Ma Jama Wariye Somaliyeed Aan Jecelahay Tahay Ilaahay Ha Ku Xafido❤💪💯
@ciilowmaankaciilowmaanka7548
@ciilowmaankaciilowmaanka7548 3 жыл бұрын
sxb carbka yona muruq ka galin ismaacilow aarkow sxb digriga ku qurux badned kabo wana ku rajeyna inuu ilahey ku soo hanu niyo aamin
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 3 жыл бұрын
Ismaaciil Aarka codkiisa waan jeclahay.
@xabibaxasankabale5480
@xabibaxasankabale5480 2 жыл бұрын
ISMAAIIL AARKA
@ibrahimhufana149
@ibrahimhufana149 3 жыл бұрын
Aad baad ugu mahadsan-tahay sida quruxda badan ee aad tabashada bulshada, mar walba usoo casuunto. Thank you Abdihafid.
@shegow055
@shegow055 3 жыл бұрын
Legend ayaa wlhi soo qabatay sxb..... Fanaan aan taageero Aarka 👏🏿✔️
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 3 жыл бұрын
Masha allah Hawraar iyo waqal ba way garab qabteen ninkan iyo bahda fanka ee hargeisa ba
@saidaali412
@saidaali412 2 жыл бұрын
Waa nin boqortooyo
@sowda2506
@sowda2506 3 жыл бұрын
Waaw aarka libaax labo ma,ahan nin boqortooy ah maanta noo keentay 😍😍❤❤😍😍ismaaciil hadaan la kaftamo faanka cida lagu yaqiineh hal maruu ku tuurtay😂😂
@abbasyoung2423
@abbasyoung2423 3 жыл бұрын
Hhhhhhh
@hodanxuzeen8861
@hodanxuzeen8861 3 жыл бұрын
Izmaciil Aark fanankaygiih keep going my pro from 💚☁️❤
@faysalmohamed2467
@faysalmohamed2467 Жыл бұрын
🇸🇴💚🦾💚🇸🇴❤️🇸🇴💚🇸🇴💚🦾💚🇸🇴💚🦾❤️🦾🇸🇴
@aminaofficial4659
@aminaofficial4659 3 жыл бұрын
Waaaah waaaah my bloood waan sugeena wareesigaada xiisaha badan fanaanka la holin waaye Ismaciil Abdullahi Omar nooolooow in badan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mukhtaarali6456
@mukhtaarali6456 3 жыл бұрын
Kani waa cunsiri abdigan hadlkii wuxu ugu horasiiyay wan ku faraxsanahay inad muqdiaho hadaa iga la soo hadlayso
@yarkjclyarnkod2822
@yarkjclyarnkod2822 3 жыл бұрын
@@mukhtaarali6456 midke cunsuri ah nh ma Ismail Aarka mise Abda hafid wllle
@nalfilms3877
@nalfilms3877 3 жыл бұрын
Qamar sugaani soo qabo legend abdixafid👋
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 3 жыл бұрын
Hadalka ma aqaan zhp ninkasi foulo ayuu galaya hadii laso qabto 😁
@sakikhayre7503
@sakikhayre7503 3 жыл бұрын
@@essateddyofficialmusic waa abwaan madaxa af soomaaliga
@farhiaaliomar2743
@farhiaaliomar2743 3 жыл бұрын
Mnshalh ismaacil aarka wn ku salamy anigo reer somalilnd
@Warya-woow
@Warya-woow 3 жыл бұрын
Wow The One And Only Legend - Abdihafid Fith Ismail Aarka " Ramadan Mubarak
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 3 жыл бұрын
Dahabi Ramadan Mubarak mahadsanid
@bresword_1435
@bresword_1435 3 жыл бұрын
🌙Ramadan Mubarak
@abdirahiimmohamed8190
@abdirahiimmohamed8190 3 жыл бұрын
Ismaaciil aarka wallhi wa ku xiisnay zxb noo so laabo insh allah wxad tahy nin kaftan yaqaana oo aad noga qosliya kaftankaagi bila turxaanta aha wan tabnay zxbow wxn rajaynaya inad kuso laaban dontid caasimadaadi hargeisa cadeey. Wariye c/xafid iyo azxaabta channelkana aadban idiin salaamaya wa wlaalkiin A/Raxiim oo idinka so salamaya casimada barkaysan ee Hargeisa♥️💯✋✋♥️
@lfcqueen
@lfcqueen 3 жыл бұрын
Caasimadadii kuyeh saaxib ninkan waa nin reer muqdisho oo muqdisho udhasay
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 3 жыл бұрын
🙏Maansha alaah waa fanaan qaaliya oo cod iyo haybadba alaah siiyay adna udagan🙏🙏🙏🙏
@farxiyaabdiraxmaan3080
@farxiyaabdiraxmaan3080 3 жыл бұрын
Ismaaciil aarka wanu ku wadanaa from hargeyza
@fartunabdulahi8052
@fartunabdulahi8052 3 жыл бұрын
Fanan qaali ah Ismail aarka waan wareysi aan sugeynay
@ayanhussein5644
@ayanhussein5644 3 жыл бұрын
Nin Kan yar waan jecelay wlhi waa faraxaan markasta Waa qoslaya nolaw ismacil aar iyo abdixafiid
@nimcawaayo4759
@nimcawaayo4759 3 жыл бұрын
Ismail aarka waa funny wareysiyadiisa waaba iskajeclhy🥰🥰
@khadroabdimukhtarkiin6203
@khadroabdimukhtarkiin6203 3 жыл бұрын
Abdi hafidow wiilkan wareysigeesa dadka kale wuu kaga duwanaa farxda iden ka muqato lawadeena mashallah lenged batiheen lawadeena🥰😍
@inacumar170
@inacumar170 3 жыл бұрын
Aarka ixtiram bnku hyna hno from hargeisa
@najma8198
@najma8198 3 жыл бұрын
Aniga nr waan tageero booxodo ismaciil aark hore u sico fanaan codkis mucujisad
@bintuabdallah6097
@bintuabdallah6097 3 жыл бұрын
1999 waa macquul inuu ka yaryahay ayaaba u heestay waayo 2 sano ka hor muuqaalidiisa aadbuu u yaraa
@nadifamohamed868
@nadifamohamed868 3 жыл бұрын
Mashallah I love abdihafid iyo warisigiisa..
@saraali8581
@saraali8581 3 жыл бұрын
Maansha alaah Da'diisa iyo caqligiisa isma laha. 2017 aad iyo aad ayuu u yaraa walhi
@abdisalangure3599
@abdisalangure3599 Жыл бұрын
Iam watching this clip 2 years late .......i really like this young man.very intelligent and talented maashaAllah
@user-sc2vv3zx3f
@user-sc2vv3zx3f 3 жыл бұрын
Walalkay abdihafiid ilahay haku barakeeyo
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 3 жыл бұрын
Laandhere subscriber ii saar
@mullahshow4743
@mullahshow4743 3 жыл бұрын
Caaawa soo qabatay nin loobahanyhay ismaciil aarka iyo abdihafiid two legends
@ismailaarka5602
@ismailaarka5602 3 жыл бұрын
Boqortooyo cabdi xafiid madaxa ayaad iisaarantahay legend 🙏
@dualemohamedmuse
@dualemohamedmuse 3 жыл бұрын
Arrka iwrn abow mcn
@abdinuurabdi4131
@abdinuurabdi4131 3 жыл бұрын
Illaahay haku soo hanuuniyo sheikh ismail codkaaga aakhiro wax kugu anfacaayo uga faaiideyso sxb we love u man. Allah ku xifdiyo
@aminasuudi6280
@aminasuudi6280 Жыл бұрын
Inadertay warda happy khader ciise igusalaaan Aarkow
@kaafisoshire9856
@kaafisoshire9856 3 жыл бұрын
Ismail codkiisa waanku haaystaa wlhi heesta dalkeenu gurmad buu rabaa iyo doobnimo naftii weey diidan tehee 2 daas baa iga gadan ❤❤❤
@ugbaad48
@ugbaad48 3 жыл бұрын
Ismaaciil Aarka we love you bro 🤩🤩🤩😍😍🤩🤩
@lindaadam6139
@lindaadam6139 3 жыл бұрын
Legend of legends Arkaa waa ku farxsanahy inad soo Qabtey
@durdur77
@durdur77 3 жыл бұрын
Walle aarka iyo nimcaan kala gobsan. Qofka fcn waa ka garta. Abaalkii loo galay mahadsanid. Nimcaan tageero u ahaa marku soo baxayay wanan ka qoomameeya. Lkn tageeradii Ismail marku soo baxayay tageeray .waan ka qabaa .eeboow cade nooloow
@nadranadem1100
@nadranadem1100 3 жыл бұрын
😂😂😂 qliyow Nimcaan taageero hda kaagama baahno bedelkaaga anaa u ah 😅😅😊
@durdur77
@durdur77 3 жыл бұрын
@@nadranadem1100 lkn waxa iga bahan yahay in borama iyo hooyadii u yimaado
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💋💋
@caashaabukar5839
@caashaabukar5839 3 жыл бұрын
Wiilkan wan jeclahay codkisa adbow u cod macan yahay 💯💯💯❤❤❤
@darmaanyare7574
@darmaanyare7574 3 жыл бұрын
Masha allah good information abdihafid and ismaciil aarka
@Dheeman09079
@Dheeman09079 3 жыл бұрын
Masha allah ismacil arka fanan aan jeclahay illahay haku sharfo ❤️♥️🥰🥰
@umusalmaan7231
@umusalmaan7231 3 жыл бұрын
Masha allah abdihafiid & aarka waa qosol miiran
@fat3034
@fat3034 Жыл бұрын
Isamaciil aarka ana ookunol qurbh waxan udiray walkey hanbalyo hooh walalke isamaciil aarka ❤️💔♥️🥀🥀🥀🌹🌹🌹💐💐💐😭😭😭
@fat3034
@fat3034 Жыл бұрын
Walalkey isamaciil aarka ani ookunol qurbh waxan walalkey ani ooah gabar soomaliy ooah fananad kuhestah afka carabig maimkr soomaliy walalhy ❤️💔♥️💐💐💐🌹🌹🌹🥀🥀🥀 soomaliy 😭😭😭
@ahmedabdulqadir7227
@ahmedabdulqadir7227 3 жыл бұрын
Legend waa taageeraa aarka horay u soco sxb
@suganemedia1149
@suganemedia1149 3 жыл бұрын
Ismaail aarka waad u jeedaa comments Ee muqdisho heeso kusoo duub
@ayaanmahamedali4341
@ayaanmahamedali4341 3 жыл бұрын
Masha allh kkkk waay ka muqata in oo aad u yarya hay ismail. Vi vaaaaaa ❤️❤️❤️🌹🌹
@cabdicasiiscabdule2899
@cabdicasiiscabdule2899 3 жыл бұрын
Masha allaaa
@shariifcabduqaadir1996
@shariifcabduqaadir1996 2 жыл бұрын
@@cabdicasiiscabdule2899 maasha Allaah markaad dhaheyso ma quraan buu akhriyey hees buu qaadee oo allaah uusan raali ka ahayn wllyaaloow allaah aan ka baqno
@hodomahamed3766
@hodomahamed3766 3 жыл бұрын
Ismail aar nin nool ✌💚
@abdimajidhassan-cm8se
@abdimajidhassan-cm8se Жыл бұрын
ismaacil aarkow keep going sxb horumar wacan
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 3 жыл бұрын
Fanaan dadaal baddan #Aarka.🤩💯💫
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 3 жыл бұрын
Msha allah runtii aad baan ula dhacay sida uu suaalaha u dhigaayo walaalkeen abdixaafid ❤️🙏 RAMADAN MUBARAK CABDIXAAFID
@sumadqaran
@sumadqaran 3 жыл бұрын
Wiilyaroo farxaana ah masha allah 👍🏻
@ifkajuun
@ifkajuun 3 жыл бұрын
Big love young man. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zahrahappy945
@zahrahappy945 3 жыл бұрын
Abtigey aarka aararka legend ku jecliyaa 🥰♥️🙏
@caishahassan4139
@caishahassan4139 2 жыл бұрын
Wllhi wd naga qoslisay m.allah noolow king Allah ku xifdiyo horay u soco 💞💞💓💗💗💓
@bedramohhamet6948
@bedramohhamet6948 3 жыл бұрын
Hoygii fanka qof wanaagsan uunba waagooda arki kara💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤❤
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 3 жыл бұрын
Waaw Viv ismiil aarka 👍♥️🇸🇴♥️💪👌❤️♥️👍🇸🇴
@saadaqxadaari7513
@saadaqxadaari7513 3 жыл бұрын
Waxaan aan ka baran karno waraysigaan ayaa ah in Mar walba oo Rabitaankagu waynyahay in caqabadaha noloshu ay kula noqonayaan kuwa aad u yar, isla markaana Waxa Aad sida dhabta ah u rabto aadan ka quusan ilaa aadan ka gun gaarin🥰☑✊
@sihaamaxmed8323
@sihaamaxmed8323 3 жыл бұрын
Aad umahadsanthy adeer qaali viva fanan arka😇🙏🇸🇴
@kossaidabdulahi665
@kossaidabdulahi665 3 жыл бұрын
Nasab kamilah gulayso ismacil arka wil qalbi wanagsan hore usoco wll
@maxamed7258
@maxamed7258 3 жыл бұрын
Very nice interview and this young man has a bright future👏👏 I love his songs and now his character 🙏
@bundukiman1949
@bundukiman1949 3 жыл бұрын
Ader abdixafid keep going ader qaali
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Mash Allah Abaal raaga rag ba leh ayan Maqli Jiray Caydaruus Ismail waxan filaya in u yahay Camera man ahna Mulkilaha hawraar media Ismail aarka Fanan qiimo badan oo Dadnimo leh Abaalkana an hilmaamin Walalo shrffw Marwalba Wanu ku Jecelnahay hadan nahay reer hrgyza Always wiilkayagii aya tahay Anytime Waad no imaan kartaa hno you are Already our Boy❤️❤️❤️🙏
@maankacaddeh2745
@maankacaddeh2745 3 жыл бұрын
Tnx mamo sharaf gobanimada wan idin ku og nahay anag zidas oo kale aya nahay hadan nahay reer muqdisho dhalinta hargeyza iyo muqdisho wey is wada jecel yihiin ziyasiyiinta allah hanaga qabto wlh muqdisho dad badan oo hargeysa ka soo jedo ayan hal weel wax kuwada cuna walaalo nahay kaftana qaraxeysana allow no siyadi
@ismailupdeirazhid153
@ismailupdeirazhid153 3 жыл бұрын
@@maankacaddeh2745 aamiin zhb insha allah waxaan rajaynayaa iyado dalxiis loo kala aado😁😁♥️
@yusufahmed4030
@yusufahmed4030 3 жыл бұрын
M.a Ismaaciil Waa Nin GartaY Abaalka Loo galaY qiraY Waana Nin Jecel dadkiisa Guul Huuno Ismaaciil Aarka
@saidaali412
@saidaali412 2 жыл бұрын
Masha allaha
@saadaqxadaari7513
@saadaqxadaari7513 3 жыл бұрын
Mash allah Waraysi qurux badan🥰
@cabdalecabdi8964
@cabdalecabdi8964 3 жыл бұрын
Ismail Arka Heestiis ugu jeceshahay aniga hesta halkii daldalol ka muuqdey. Isba udaryelaysaa hes mcn
@sacadiyoxasan4978
@sacadiyoxasan4978 3 жыл бұрын
Masha allaah 😍😍❣️❤️💓💞💕🌹😘😘🥰🥰🥰🥰❣️❣️❣️
@ismailhassanshiine9440
@ismailhassanshiine9440 3 жыл бұрын
Salan sare Ismail aarka 😍💯
@hoodougbaad1958
@hoodougbaad1958 3 жыл бұрын
Hello Ramadan Mubarak umada Muslim miinta melkas ta jotaan❤🥰
@noormohamud8262
@noormohamud8262 3 жыл бұрын
Naanaa farxiyo kabare allah ha gaarsiyo
@ayaancaabicusmaan7861
@ayaancaabicusmaan7861 3 жыл бұрын
wllkey Ismaacil meel aan kalaxiriiro waan raadinaayaa waana waaye meel aan kala xidhiidho❤️❤️❤️
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 3 жыл бұрын
Single inu yahy ma maqashay🤣🤣
@iqomjy3452
@iqomjy3452 3 жыл бұрын
Ana hyaa abaayo
@secretdiamond2683
@secretdiamond2683 3 жыл бұрын
Next cabdikariin cali shaah inta igu raacsan
@Fatima-qw8yj
@Fatima-qw8yj 3 жыл бұрын
Asc walalahyg qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh waa cood sii niga imady walashin Ramadaan kaarim ❤❤❤
@sadaqali1035
@sadaqali1035 3 жыл бұрын
Legend Ismaaciil Aarka
@abdihakimhussein1730
@abdihakimhussein1730 3 жыл бұрын
Wllo ilaaahaybaan kugu dhaarsheee Naga daa fanaan waa Bishii barakaysnayd ee ramadaan plz plz plz warayso culimada bisha AMA xaga Khayrka plz plz plz plz plz plz 🙏🙏🙏🙏🙏
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 3 жыл бұрын
Adu iskada barnaamijka
@RA_Q20
@RA_Q20 3 жыл бұрын
Maasha Allah. Horta willkaan hori umaan maqlin (heeso manageest badanaa) laakin aad ayaan ogahelay hadalkiisa, waa funny. Codna Allah siiyay. Maasha Allah
@sundusabdi6891
@sundusabdi6891 3 жыл бұрын
Adaa ubax igu dulberay dadaalkii adaa sameyay hestas anku bartay
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 Жыл бұрын
Xasan adañ yar hawiye from Cali saleban mj
@owlibaxofficial1064
@owlibaxofficial1064 3 жыл бұрын
AARKA NIN WEYN💯✋
@hibaShi-xl4bw
@hibaShi-xl4bw 3 жыл бұрын
Best interview I have watched ❤️❤️❤️ Manshalaah very talented young man..well done see you in xamarcadey ❤️❤️
@ahmedmohamed1143
@ahmedmohamed1143 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@zeeybbe3171
@zeeybbe3171 3 жыл бұрын
Ismacil arka axyaaa fanaan 🙏
@sakariaahmed819
@sakariaahmed819 3 жыл бұрын
clkariin cali shaah zoo qabo cabdi hafid zhp
@ayancabdi7020
@ayancabdi7020 2 жыл бұрын
Maansha allah wllkay cabdixafiid 🤚
@sA-bd7yv
@sA-bd7yv 3 жыл бұрын
MAR KALE SOO QABO ISMAA IIL AARKA MUDANE ABDI HAFIIDOOW
@khadiijocadeey3988
@khadiijocadeey3988 3 жыл бұрын
Masha Allah masha Allah
@gamaalfaandhe6271
@gamaalfaandhe6271 3 жыл бұрын
aarka waa fanan aad u wanaagsan
@abdiazizhassan2271
@abdiazizhassan2271 2 жыл бұрын
اللهم اهد اسماعيل واجعل قلبه نورا
@hodmanxirsicabdi5692
@hodmanxirsicabdi5692 3 жыл бұрын
Wax dawanaya waresigaan bacdul afur wax l leyahay ramadan kareem
@huaweiy8179
@huaweiy8179 3 жыл бұрын
kusaliya xabiibkeyna muxamed scw
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 3 жыл бұрын
Ismaciil Hargeisaawi ❤️
@dawladapdirisaaq5521
@dawladapdirisaaq5521 3 жыл бұрын
Ismail aarka legend
@nimcoxasanlife8043
@nimcoxasanlife8043 3 жыл бұрын
Waa. Ka muuqataa waa yaryahay walaalkaan
@rukiyamohamed8050
@rukiyamohamed8050 3 жыл бұрын
Ismail aar tageeradiisa ayaan u horey soco
@jamaaldhuux8938
@jamaaldhuux8938 3 жыл бұрын
Aaarka😎❤
@idilosman4663
@idilosman4663 3 жыл бұрын
Mnsha Allah waa nin qosol badan😂😂😂
@vlogingwithhamdi4462
@vlogingwithhamdi4462 3 жыл бұрын
Mansha allah cabdihafiit maxamud
@xilkazxeylacadde6608
@xilkazxeylacadde6608 3 жыл бұрын
Ismaaciil wlhi qosolkiisa ayn jclhy wiilkeena iinoolow
@sumayahagiali3787
@sumayahagiali3787 3 жыл бұрын
Walle markaad minhaajka ku subciyi jirtaad wacneed isnaciiloow ee allaha ku soo hanuuniyo
@user-hw7oq8fy3w
@user-hw7oq8fy3w 3 жыл бұрын
Masha allh wan sugaa yay wllhi
@fahiimaiskufilan9105
@fahiimaiskufilan9105 3 жыл бұрын
Ismaciil aarka ❤
@xikmaalhadaamo3134
@xikmaalhadaamo3134 3 жыл бұрын
Ismaaciil Aarka Fanaan Ilaahy Cod hibo Usiiyy❤️❤️nooolow
@warculusmedia5372
@warculusmedia5372 2 жыл бұрын
Walhi waa wiil yar oo caqli badan masha allah
@promoteramooreofficial3434
@promoteramooreofficial3434 3 жыл бұрын
Wareysigaaan Fadhi ku ficnaaa rayigeyga Because Fananka daal ka muuqdo sida nooga muqato lakin Waa wareysi Xamasad leh Mahadsanid
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Beenta mahan saas aye eheed blse ismail labado beri u hargeyso ka so maqanyahay waa caatobay ma aqaan sawabta
@nimcoxasanlife8043
@nimcoxasanlife8043 3 жыл бұрын
Waa kuu jeedaa wiilkeey promoter amoore
@promoteramooreofficial3434
@promoteramooreofficial3434 3 жыл бұрын
@@nimcoxasanlife8043 walashey Sido Kale
@hamdamohamed232
@hamdamohamed232 3 жыл бұрын
@@khadraciise2044 xamar waa barwaaqo laguma caatoobo
WAA KUMA SINWAN? DADKA YAQAAN MAXAY KA YIRAAHDEEN
10:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 11 М.
ISMACIIL AARKA OO NAIROBI SI SHARAF LEH LOOGU SOO DHAWEEYAY
21:09
Xiisaha Wararka
Рет қаралды 79 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН
ISMAACIIL AARKA WARAYSI XIISO BADAN EGLAN SHOW
42:41
Hawraar Music Production
Рет қаралды 389 М.
WAAR DEGDEG AH
14:53
Cusub Media
Рет қаралды 1,1 М.
NIN FAQIIR AH | QALAANJO DHEX YAR, LABO QAAWAN ISMA QAADO HOT
35:02
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 30 М.
HALIS | CABSI WAYN OO SOO FOOD SAARTAY MUSLIMIINTA UK, UK RIOTS
13:25
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 51 М.
7 su aalod iyo 3 heesod ismacil aarka
19:28
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 39 М.
DEG DEG URURKII KACDOONKA DHALINYARADA OO BURBURAY & XAALADA OO HALIS AH
22:46
ismaaciil aarka oo Muqdisho loogu soo dhaweeyay Si yaab leh
15:02
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 258 М.
DAYAX SHOW | EPISODE FOUR | ISMAACIIL AARKA.
35:23
Dayax Show
Рет қаралды 284 М.
Они так быстро убрались!
1:00
Аришнев
Рет қаралды 2,3 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
0:12
Jojo Sim
Рет қаралды 23 МЛН