ISMAACIIL AARKA WARAYSI XIISO BADAN EGLAN SHOW

  Рет қаралды 388,658

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

4 жыл бұрын

EGLAN SHOW WAREYSI XIISO LEH ISMAACIIL AARKA
Barnaamijkan waxaad kaga bogan doontaan taariikhda faneed ee fanaanka codka macaan Ismaaciil Aarka
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 627
@abdirizakabdiaziz3937
@abdirizakabdiaziz3937 4 жыл бұрын
ismaaciil aarka waa fanaan codkiisa kujooga fanka . waa nin akhlaaq leh m.a
@yuumanyuuali7593
@yuumanyuuali7593 4 жыл бұрын
Shey ruu cade👁
@yuumanyuuali7593
@yuumanyuuali7593 4 жыл бұрын
Kuu jeedaaa😜😂
@albertoyahya
@albertoyahya 4 жыл бұрын
Walaal sabscribe isaar adoo raaliya
@maxamedmaxmed9282
@maxamedmaxmed9282 2 жыл бұрын
Yes
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 3 жыл бұрын
Wllow codkaas fiican oo ilaahey ku siiyey KU dheh Alxamdulilaahi ka dib na quraanka ilaahey ku akhri InshaAlaah dhamaanteenba Alaha nawada hanuuniyo Aamiin wbt
@lulamoha6867
@lulamoha6867 4 жыл бұрын
Daa'uud xanfar inusan cadi ahyn oo uu yahay mu laxanka ugu wangsan yaa ila arky farta taag☝️
@albertoyahya
@albertoyahya 4 жыл бұрын
Walaal sabscribe isaar adoo raaliya
@maxamedkhadar419
@maxamedkhadar419 4 жыл бұрын
Mansha allah wlhi xamar fanan baa usoo baxay aarka
@guulwade3445
@guulwade3445 4 жыл бұрын
Xer fanaan noqday wakan
@awaleisse6061
@awaleisse6061 4 жыл бұрын
Caadi maahan taageero no#1 ayaan kuu ahay Aarka heesaha dambe waa innaan hees kugu yeeshaa insha allah
@hamdaabdule71
@hamdaabdule71 4 жыл бұрын
Wwwww asxan cod ismacil yare keep going my bro cudka quruxda badan allaha ku barakeyo 🎤❤️🎤🥰😘💉❤️🌹🌹🎤
@hanadyare2712
@hanadyare2712 4 жыл бұрын
War heedhe baryahan wiilal cod macaan baa Fanaan noo noqday masha Allah ismaacil aarka guulayso
@salmanahmedmohamed97
@salmanahmedmohamed97 3 жыл бұрын
Hdfw
@salmanahmedmohamed97
@salmanahmedmohamed97 3 жыл бұрын
Mdhfshdshfwjc
@fardowzakhaliif8679
@fardowzakhaliif8679 4 жыл бұрын
Waleee wan sugaye inankan in lawareesto thanks team hawrar ismcil arka keepgoing cod halaasiyaaa ku ogaaaa
@ksomalilandlover1215
@ksomalilandlover1215 4 жыл бұрын
Hadan lasxaqireyn Hargeisi wa Hollywood fanka Somalida, Ismail aarkna mansha Allah codba ku dhacay ❤
@malls1916
@malls1916 4 жыл бұрын
Hooyga Fanka Hargeysa cadey Waad ku mahadsantihin Sida wanagsan aad Canuga Nogu So Dhaweysan Walalkey Aarka Waxan ku Rajeyha Inaad ka Faideysan Doontid Janiska aad ka HeshaY Hooyga Fanka Hargeysa CdY One Love Hargeysa cdy From Mogadisho ❤❤❤❤❤🇸🇴✊
@jallesabriye0040
@jallesabriye0040 3 жыл бұрын
Meelkasta ma iiga soo horaysaa Waa Shaakir Shuceyb 🤣🤣🤣
@Qalanbawi
@Qalanbawi 3 жыл бұрын
Allé Ha ku xafido Hargeisa wa dhul Somaliyed e ictirafka nala jeclada
@shaarublibaax7139
@shaarublibaax7139 4 жыл бұрын
Wow fanaankanu mustaqbal buu leeyahay waa fanaan aad u codfiican Waxaan Kula talin lahaa in uu hargeysa soo dego sababta oo ah abwaaniin badan oo baa Halkan joogta dadka reer waqooyinka ihina aad bay fanka u xiiseeyaan
@safiaahmed9045
@safiaahmed9045 4 жыл бұрын
Abdirisaaq anshax kl iyo laab
@najmahassan7403
@najmahassan7403 4 жыл бұрын
Runtaa xgana loo qaatey
@farhaanshabcan3663
@farhaanshabcan3663 4 жыл бұрын
Ina cali shaah so qabo ninyoow caydruus boqorka DHALINTA manta ku Amiinsanahay wllhi sabaabto ah fanaantaan yar o DHAMAAN mahad celin ayay ku hayn . Qimahaga lama qariin karo Caydruus ismaciil ❤❤❤❤
@feisaldakane1300
@feisaldakane1300 3 жыл бұрын
Ismaacil aarka wuxuu ahaa macalin dugsi Allah soo hanuuniyo anagoo dhan
@MunitaGenyo
@MunitaGenyo 4 жыл бұрын
Iglan xishood habo wakusidee haku aakhiro seegin waraysiga yare
@flame_27
@flame_27 4 жыл бұрын
Munita Genyo5510 that is not your edging business
@sumayaqurux8096
@sumayaqurux8096 4 жыл бұрын
Ax 😥😥😥 qisada heskani waa xanuun aaminad ma ahan dunida allow dacada bar adamaha :😥
@albertoyahya
@albertoyahya 4 жыл бұрын
Walaal sabscribe isaar adoo raaliya
@ahmednadr5830
@ahmednadr5830 4 жыл бұрын
Runtii fanaankan da'da yar codkiisu 100% wuxu ku haboon yahay agabkan musiga in laga daayo oo loo tumo kaban ama durmaan he's on the top without music
@geelleofficialchannelgeell6554
@geelleofficialchannelgeell6554 4 жыл бұрын
he is one (of ) baa ka tagtey bro horey u soco kkkk
@ahmednadr5830
@ahmednadr5830 4 жыл бұрын
@@geelleofficialchannelgeell6554 yes that is true it was the error of my keyboard thanks for your attention
@shadiyashacnirajokunool9780
@shadiyashacnirajokunool9780 4 жыл бұрын
Bilaahi caleeg way iga oohisay heestani wlhi qalbiga ayaa I oooyayah alle ha ku xifdiyo wllky cod macane welcome kun jeer anigaa ku jecel wllky Ismaacil Aarka
@luulaali3000
@luulaali3000 4 жыл бұрын
Waar heedhe naagtan Englan ta lagu sheego edab darana oo af dheera weligay qof ma caayin balse walahi wn ka xumaday iney wiilka yare codka illahay ku maneystay looguna magac daray”aarka” iney ku tidhahdo magaca waa lagugu la khaldamay ee in lagu dhaho ”nafyar”. Naa waxaan ku leeyahay eedo cago dhigo wariyanimada khalad bad k fahante. Ismaciil aarka soo dhowow walaal noocano kle waxba yeye ku niyadjabinin. hore usoco codkaaga ayaad ku tahay aar. Hadanu nahay rer slmaliland welcome wllo.England barnamijyadeeda oo dhan wn daawada iyo sidey dadka u wareysato hadalo bdn oo khaldan baa ka buuxa cid runta u sheegta miyaa la wayey gabadhab adka u dheereneysa ileen wiilasha yaryar wey ixtiraamayaane. Cago dhigo ayaan leyahay Englan.
@aadamyusuf5894
@aadamyusuf5894 3 жыл бұрын
Waa xaqiiq midhasi faraskay sarantahay igalan xaware fool xun ayuu jarayaa👎
@Umbilal271
@Umbilal271 3 жыл бұрын
Waa khalad siday u waraysatay
@gacaltooyo544
@gacaltooyo544 3 жыл бұрын
Iyadu somalilander. Maaha miyaa?????
@luulaali3000
@luulaali3000 3 жыл бұрын
@@gacaltooyo544 haday tahay xata dee anaga somalilander ah oo u miyir qabna nagu ceebeen meyso dadka noo ah martida
@dahirabdi8151
@dahirabdi8151 3 жыл бұрын
masha. allah somaliland Gob baatihiin Ilove you somaliland
@zalmiitaofficiall4722
@zalmiitaofficiall4722 4 жыл бұрын
My Dear King Ismacil Arka hore Usoco wlll mcn
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 4 жыл бұрын
Axyaa cod wlh 🤦 amazing 😍❤️🥰😍👌🥰😍👌❤️😘😍👌❤️
@sacduushabdullah6048
@sacduushabdullah6048 4 жыл бұрын
Ismaciil aarka tagtaye Rabi ha ikaa xafido mi dhiiga Kuu xiisay eedoo ❤
@albertoyahya
@albertoyahya 4 жыл бұрын
Walaal sabscribe isaar adoo raaliya
@deherjr1056
@deherjr1056 4 жыл бұрын
@@albertoyahya kuu saraY talie
@MJZACK_
@MJZACK_ 4 жыл бұрын
eedo miya u tahay runta shego 😁🤣🤣🤣✌
@sacduushabdullah6048
@sacduushabdullah6048 4 жыл бұрын
@@MJZACK_ haa eedo ban u ahay ismaiilkeyga
@abdihussein1297
@abdihussein1297 4 жыл бұрын
Ismaciil fanan dhamaystiran keep going pro wakuwata
@abdikhaliqabdirizack1083
@abdikhaliqabdirizack1083 3 жыл бұрын
Hhhhhh
@mohamedyaretv6667
@mohamedyaretv6667 4 жыл бұрын
Ar eglan wax kale tahay Inta Aniga cml lugaha ku mashquulsan like dheh ku siiya
@cabdallagurey6628
@cabdallagurey6628 4 жыл бұрын
Ooo cawa kubabkaa iskaabulada latusaye
@ugaaskasomaliyed5181
@ugaaskasomaliyed5181 4 жыл бұрын
mohamed yare tv hhhh
@abdiadan269
@abdiadan269 4 жыл бұрын
@@cabdallagurey6628 hhhhhhhh haah
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 4 жыл бұрын
😂😂😂
@ashaadana9295
@ashaadana9295 4 жыл бұрын
KKKKKKKK
@zahrazaky5171
@zahrazaky5171 4 жыл бұрын
Saciid Qalinle u cod ekaa !!! keep going good talent
@hamdibilan4638
@hamdibilan4638 4 жыл бұрын
Wafa caleyg axyaa fananHoray usoco my brother ismacil arka 🎤
@yusufabyan2944
@yusufabyan2944 4 жыл бұрын
Ismail he is the best singer of the new generation wish him healthy and more progress in his future career
@mukhtarbashk9556
@mukhtarbashk9556 4 жыл бұрын
Ismaciil aarka Waa fanaan diyaarsan Keep going bro
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 жыл бұрын
Nin rag waa kii lacolaadiya doqona lamaba ogo inoo joogo iyo inoo maqanahay. Keep going little man fanka asaa kuu baahan. Hassan aadan oo yar ayaa tahay. Xumaan iyo xiqdi hadhageysan hortaada uga soco
@bcdvip8690
@bcdvip8690 4 жыл бұрын
aarka warka yuu kaa hoos bixin maga aarka waxa uu abwaanka ka waday cod libaax aad leedahay jawaabtaadu saas ha ahaato
@zainabzafi161
@zainabzafi161 3 жыл бұрын
Masha Allah wall Allh ha ku dayo codka lk malin malmaha kamida waxan kurajaynaya inad kabaxdo fanka insha Allah
@suhuurkayse5078
@suhuurkayse5078 4 жыл бұрын
Msha allh alleh codka ha barkeeyo ismciil aarka tageero buuxda ku hyaaa✊
@sir-jamatube
@sir-jamatube 4 жыл бұрын
Talented hadaad maqasho waa tan.👍👏👏
@nasrakiineerkole7300
@nasrakiineerkole7300 4 жыл бұрын
Ismaacil Aarka Fanaanka labaad Ee Jufadeyda laandheere Reer mareeg state 🥰 ina adeer keep gowing 🙌
@bishaaroguure7956
@bishaaroguure7956 4 жыл бұрын
💘❤💔💓💕💖al fanan utagan mareg state iyo c.l.dh.r. iyo c.l.y.b.l.iyo c.s.w.n.e.dhaman dagmadaas isku duban kugu taagernaa nolow hbo mcn
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 4 жыл бұрын
Nasra Kiin Eerkole saaaas waaaaye biritish family ❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰
@ismahanduale2136
@ismahanduale2136 4 жыл бұрын
Ax
@ALiMohamed-nq1zm
@ALiMohamed-nq1zm 4 жыл бұрын
Mareeg guuuuuul
@ALiMohamed-nq1zm
@ALiMohamed-nq1zm 4 жыл бұрын
Fannaanka wacaysle yuu kayahay asxbey
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 4 жыл бұрын
Waaaaaaaw maaasha alaah fanaaankena my ina adeer qaaaali Ismail aarka❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏💉💉💉💉🩸🩸💉❤️❤️❤️❤️❤️ax ax ax yaa cod maxaan wabiyada dul maray❤️❤️❤️❤️❤️
@najaxmahdi7421
@najaxmahdi7421 2 жыл бұрын
🤒🤒🤒💕💕💕💕❤❤❤❤❤❤❤😭😭🤠🤠🤠😈😡😡😓💓🖤💖💔🖤💗❤❤💕💜💘
@husseinhandule
@husseinhandule 4 жыл бұрын
ismaacil aarka hargeysa iska joog waanu ka haqabtiri heeso qiimo leh ha degdegin reer hargeysa cirkey ku geyn,,,waxad inann qalbifican hadaladada waxan ka dhadhan in muqdisho lagugu iiley,,feel home you are in hargeysa hoyga fanku qabyaalada ma yaqaan
@issanm2493
@issanm2493 3 жыл бұрын
Ninkan qabil lagu ma ilin waa wiil abgal laandhere ah, ee waxaa dulmiye waa al shahab markuu heesta u qade rer muqdisho dhibka al shabab ku hayso.
@ilyaas3017
@ilyaas3017 3 жыл бұрын
Naagtu suaalo xumaa reerbaadiye waa waynka ah waaye
@abdikadirothmen.9822
@abdikadirothmen.9822 2 жыл бұрын
Inta 2022 daawanaysa heesta gardaro what a attention!
@zakizakrafaj3206
@zakizakrafaj3206 4 жыл бұрын
Axzan fanaan from mogadishu😊 In.a kan kuxigo from mogadishu aho Hargeisa kaso baxa noqon😁
@mshiineofficial3468
@mshiineofficial3468 3 жыл бұрын
Ismaanciil aarka abgaal boy reerkada waa reer umada somaliyeed oo idil eey dhax dhaxaad u yihin
@najmanalka2028
@najmanalka2028 4 жыл бұрын
Subxanallaah eglaney wakuside sidasi ma siba alle haku danbi dhafo wll
@randahaji6491
@randahaji6491 4 жыл бұрын
Gabadh walba xaga ay uqurxoonthy ayey soo bandhigtaaye markaa Eglan show kubkeeda wali ma arag kub lamida Masha alha
@hoodomaxamed8674
@hoodomaxamed8674 4 жыл бұрын
Mashaaalh wLhi waa boqorkii codka wiilkni welcom to hargaysa fanaan
@mustafaofficial7865
@mustafaofficial7865 4 жыл бұрын
Hambalyo walashay eglan salah keep gowing my dear sister for ever not keep back
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
Hargaysa wa lo so xikmad doontaade fananki an hargaysan iman an so shaacsarin fanan maaha wlhi
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 4 жыл бұрын
shaadia official 😂😂😂😂xigmadeey xaaal qaado. Adeer gudhuu beey dadku idiin yaqaaniin.
@mohacademursal431
@mohacademursal431 4 жыл бұрын
Kkkkkk maistiri
@ashaadana9295
@ashaadana9295 4 жыл бұрын
Dad Hargaysa soo maray
@qadraduceysan5308
@qadraduceysan5308 4 жыл бұрын
Wwwwwwww Masha allah Wllky ismacil aarka Allow ku daaa wllo Fanan han Sara leh Wllo keep going aarka ❣❤❣❤❣❤❣❤❣❤❣💖💖💓💖💓💖💓💖💓💖💓💖💓💖💓💖💓💖💓💖
@caabimustafe290
@caabimustafe290 4 жыл бұрын
WllHi waanku wataa ismaciL go forward pro 👑
@mohawarsame442
@mohawarsame442 3 жыл бұрын
Naagtan waa dameer mana taqano anshaxa watiyinimada wayo academic ma ahan aqoon uma lahan
@aasiyaaxmed540
@aasiyaaxmed540 4 жыл бұрын
Ismaacilow wllo Codkaaga oo kaban adku qaadayso mar nalaso ogow🙏❤
@HassanAli-dj5ye
@HassanAli-dj5ye 3 жыл бұрын
Asagoo qaaci show ku qaaday aa jiree daawo waa runtaa kabanka uu ku cod mac yahay.
@Mr.heavy27
@Mr.heavy27 3 жыл бұрын
Amazing this boys ismaciil aarka soo dhowow magaladu waa magaaladadi🔥
@nimcooogle8385
@nimcooogle8385 4 жыл бұрын
Manshaa allah. Wlhi codkiisa weli mid lamida ma maqal inuu soo baxana ma filayo kusoo dhawoow hoyga fanka hargaysa somaliland 🙏
@musdhafsayidnuurmusdhafsay4989
@musdhafsayidnuurmusdhafsay4989 4 жыл бұрын
Eglan show ku jeclahay wllo
@sssss-rc5ey
@sssss-rc5ey 4 жыл бұрын
Oday m.a iyo fanaakaba wansalaamy💓🤴
@abdirehmanjamma587
@abdirehmanjamma587 4 жыл бұрын
Esmail Aarka AllaH keeep you proTher
@shadiyashacnirajokunool9780
@shadiyashacnirajokunool9780 4 жыл бұрын
Codka alle ha kuu barageeyo wllky xaaal ka qaado wixii dhacay wallee waaa hees🥰
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 4 жыл бұрын
Tani iney nacastahey ciddi ila og farta tag ninka timaha sidey ujartey mxa kagaley sidey Wariye unoqotey kunoqo meshed katimi
@fatheahquruxsanfrxiyo9804
@fatheahquruxsanfrxiyo9804 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh meyla argty
@hamsecabdi3682
@hamsecabdi3682 4 жыл бұрын
Wax dhiman weeyaan
@hamsecabdi3682
@hamsecabdi3682 4 жыл бұрын
Khibrad la aanta ayay ka mid tahay
@dhayejaceyl4232
@dhayejaceyl4232 4 жыл бұрын
War way xanuunsanaysaaan Ninka bal waxay waydiinays0h eeg🤔
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
Hhhhh Wa run wlhi wa caac naagtu
@zakariamohammed946
@zakariamohammed946 4 жыл бұрын
Wallee wiilkani waa Fannaan buuxa, waxaan leeyahay qolada fanka wiilkaa gacan-qabasho mooyee, Xin iyo Xasad ma mudna pls aad haloo dhiirigaliyo hana la gacan-qabto. Thank you
@mohamedomar799
@mohamedomar799 5 ай бұрын
he is talanted person ❤
@caynaanmaxamed3735
@caynaanmaxamed3735 4 жыл бұрын
Aarka keep going Brother
@sharmarkeahmed2932
@sharmarkeahmed2932 4 жыл бұрын
Doqontan wixii nacay bal liketa isaara
@haawamuuse9970
@haawamuuse9970 4 жыл бұрын
Ano gaban yaro gadhkaygun wali xad yelan😪😪😪😪
@ahmedmohamedhassan9303
@ahmedmohamedhassan9303 4 жыл бұрын
very talent
@Mohaahmed45321
@Mohaahmed45321 4 жыл бұрын
Nin aan dhalin yara aan Ciyaar Iyo film ba dawan Waa noocii Maxadka wlhi😀😀
@ENG_Mowlid_Hagiaden
@ENG_Mowlid_Hagiaden 4 жыл бұрын
hmmm ila hda wn yaaPanhy zxp
@aarkasoomalida7723
@aarkasoomalida7723 4 жыл бұрын
Waa ciyaalo maxad gadaal ka kululaaday🤣
@greenjr5795
@greenjr5795 4 жыл бұрын
Nin hawlkar oo hawlihiisa ku foofa
@saidnuux7015
@saidnuux7015 3 жыл бұрын
Sawtu raxma sxp aarka allh haku dhawro naftaydy naftaydy. ..........mcn dheh heesta
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 3 жыл бұрын
Horta nagtan yaa sida dadka lo wareysto sobara uuuff maxa timihisana kugeyey walahi tani waa aqas
@qiimobadan4681
@qiimobadan4681 4 жыл бұрын
Hestaan qisadeda wlhi markuu isheegay waan ilmeyay
@salmanmufakir5189
@salmanmufakir5189 3 жыл бұрын
Qiimahagy na tusaysa🤗 qiino badn
@Abdirisakziito
@Abdirisakziito 4 жыл бұрын
waan taageera wiilka fanaaan kan
@hoodiitaraniim6187
@hoodiitaraniim6187 3 жыл бұрын
We love you aaarka♥️🙏🏻
@sahraali6994
@sahraali6994 3 жыл бұрын
Mashallah so beautiful voice love this young man inabaa cadee mahaa arka
@xkhaalid798
@xkhaalid798 4 жыл бұрын
Fanaankan w inoo gabaday walee wa fanaan sxp hargaysa ku soo dhawoow
@maslahhalane1595
@maslahhalane1595 4 жыл бұрын
Ismaciil aarka waa fanaan da yar aadna ucod macn
@shaficishafinho8939
@shaficishafinho8939 2 жыл бұрын
Ninka kiya tegero kowad u ahay legend labo maha 🎶🎸✌
@sir-jamatube
@sir-jamatube 4 жыл бұрын
Hadaad doonayso inuu fankaagu kor usoo kaco Hargeisa uun ka soo hees✔🎶🎵🔊 Hargeisa waxay i bartay Siciid Qalinle, Najma Nashaad iyo wiilkan codka mcn Ismaciil Aarka intaasuba waxay ka yimaadeen Somaliya.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
iyo magool iyo qaar kalo badan cabi jibaar hassan aad an samatar inatabi waxey ku soo caan baxeen Hargeisa
@asmakayse7551
@asmakayse7551 3 жыл бұрын
Najma nashaad waa reer somalilnd wll hoyadeed baa majerten ah
@jihanosman9925
@jihanosman9925 3 жыл бұрын
codkisa asigo wato hargaysa yimid ma hargaysa cod qurxiso asma love qurxi lahed
@sir-jamatube
@sir-jamatube 3 жыл бұрын
@@jihanosman9925 maya wll sidaa kama wado Ilaahay ayaa bixiya hibada codka oo wuu wataa Codkiisa lkn waxaan sheegayaa soo shaac bixinta . Kumanaan qof ayaa jira oo hibada codka ilaahay siiyey lkn aan wali soo shaac bixin oo haday Hargeisa fankooda ku soo bandhigaan markaaba soo baxaya.
@kharqali8989
@kharqali8989 4 жыл бұрын
www cod mcñn arkaa hore usoco
@liibaansiyaad6890
@liibaansiyaad6890 4 жыл бұрын
Ismaaciil aarka waxad taahay fanan top ah lkn dayax camal ha noqon oo midib kii hore dhalan rogay hanoqon
@hanadyare2712
@hanadyare2712 4 жыл бұрын
Hhhhhh qodob muhiim ah ayaad ka hadashay wllo
@liibaansiyaad6890
@liibaansiyaad6890 4 жыл бұрын
Qof intusan halaag minaa la waniyaa
@dolaalxoogsade6428
@dolaalxoogsade6428 4 жыл бұрын
Kkkkkkk
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 3 жыл бұрын
@@liibaansiyaad6890 KKKKKKKKK 😁 😀😁😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀
@laylamaxamed6189
@laylamaxamed6189 Жыл бұрын
Ma nooshahay maanta kashekee taladii barigaa
@abdishakurhussein6777
@abdishakurhussein6777 3 жыл бұрын
naagtaan aqlaaq xumaa maxey u niyad jabineysaa yarka laga yaabee rag xoog weyn inuu ka garaad, karti iyo ragnimo badan yahay
@naimam.9551
@naimam.9551 2 жыл бұрын
Shaqo yeesha gabadha haku mashquulinee indhaha xabajada ee xaasideysana rabi haka qabto uf
@abdishakurhussein6777
@abdishakurhussein6777 2 жыл бұрын
@@naimam.9551 oo maxaa ku difaacday bal ii sheeg isuureenta meeshaan lagama rabee
@naimam.9551
@naimam.9551 2 жыл бұрын
@@abdishakurhussein6777 🤫🤫🤫🤫
@crashiidaxmed3711
@crashiidaxmed3711 4 жыл бұрын
Faanaan dhabaweeyaan aar boqorka codka hada
@asmahasan1241
@asmahasan1241 4 жыл бұрын
Allhy wllo ka cabso mantan waa ifka barin waa akhira tarikh Xumo yaan aay ku noqona is qawinta iska da waa tahy wareyad buxda
@umuhalla1863
@umuhalla1863 4 жыл бұрын
Eglaney wlley islaan weyn aniga idhali karta tahee xisho saxafi aya tahye fanan ma tihide
@hayadmustafe5846
@hayadmustafe5846 4 жыл бұрын
Na kuma. Dhali karto eglan waa wax yar ee gabadh ka dhamow
@duranhassan6456
@duranhassan6456 4 жыл бұрын
Heesta waaban ku qiirooday "Gardarro".😥 Daa'uud Xanfar mullaxan cajiib ah iyo codka baxsan Ismaaciil Aarka.
@xasanlaki1133
@xasanlaki1133 4 жыл бұрын
😱😱😱😱tagtagay allaha ku dhooro my fanaankayna
@boqoradaofficial2209
@boqoradaofficial2209 3 жыл бұрын
Walaalayaal subscribe iisaara waxaan ciyaaraa pubg games 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🙏🙏🙏🙏🙏🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@cabdalecabdi8964
@cabdalecabdi8964 4 жыл бұрын
Su asha timaha eglan adi xagee ka keentay inaa cagaha banka soo dhigto
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 3 жыл бұрын
Waa aqasad nagtu edeb malahan
@abdikariimhassan3113
@abdikariimhassan3113 4 жыл бұрын
Yarka in Xamar lagusoo dulmiyay inta fahantay. Like ta ha iladhaafina
@nuuriyoali2323
@nuuriyoali2323 4 жыл бұрын
Asagaaa kudhashty una dhashty maxa lagu dulminaaa aq
@olaadjokarr4751
@olaadjokarr4751 4 жыл бұрын
Ninku waa nin rer dayniile ah sidaa u ogow
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 4 жыл бұрын
@@olaadjokarr4751 murursade miyaa wll .
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 4 жыл бұрын
@@olaadjokarr4751 murursade miyaa wll .
@nia8672
@nia8672 3 жыл бұрын
Ninkani aadbuu uu cood macaanyahay
@ubahali9363
@ubahali9363 4 жыл бұрын
Ismacil you’re such an amazing fanan and you got incredible talent but look after yourself drink more water
@AhmedMohamed-ul2qu
@AhmedMohamed-ul2qu 4 жыл бұрын
Waww
@abdoladour3008
@abdoladour3008 3 жыл бұрын
Realy it is good Advice.
@bariraabubarkar2011
@bariraabubarkar2011 3 жыл бұрын
Amazing Mann
@zahraali8161
@zahraali8161 3 жыл бұрын
Murtidan Qayaxan waan nacay heesaha suugan ayaa qurxisa hadii hadal mutaxan meesha lala soo fadhiisto heeso lama odhan karo Lkn Wiilkan yari wuxuu istaahilaa in heeso culus oo murti leh loo dhiibo inkastoo haduu buuga ku Heeso I mean A B.C wax kasta ku cod macaan yahay Mansha allah hadana Record cusub ayuu dhigi lahaa hadii murtida Suugaanta loo haneeyo Aarka dadka raadi murti yaqaanka ah ee midhaha codkagu ku soo baxayo kuu sameynaya fankana si Qurux badan ayaad ula haysta ilahay Cod dahaba ah ayuu ku siiyey ❤❤❤🎩👈🏽
@ibraahinsaalax1146
@ibraahinsaalax1146 3 жыл бұрын
Ismaaciil aarka waa vaana codkisa aan jeclahy keep going pro
@maxamedcabduraxmaan4716
@maxamedcabduraxmaan4716 4 жыл бұрын
Keliya music iyo heesihiisa isma laha
@cabdicasiisceynsane271
@cabdicasiisceynsane271 4 жыл бұрын
Dadka fanka ubahan batahy parada keep going
@amiiragoobe5814
@amiiragoobe5814 4 жыл бұрын
Hore usocoo my brother cod Waa hayse Alle ha ku xafiido
@afyareofficial2382
@afyareofficial2382 4 жыл бұрын
Aarka Waxay Isku Cod Eegyihiin Abdirisaaq Anshax
@axmedsanka1097
@axmedsanka1097 4 жыл бұрын
Adeerkii aarka
@amaaldhagax5902
@amaaldhagax5902 4 жыл бұрын
Ninkan cod mcn
@dahirabdi8151
@dahirabdi8151 3 жыл бұрын
Wllhi sax waye Abdirak anshax ucod egyhy
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 жыл бұрын
Great speaker aarka
@hamdialiabdi9350
@hamdialiabdi9350 3 жыл бұрын
Abti codkada fanka ku jogta qof naf yar ma jirto ha ujojin islan warkeda
@aminaali6072
@aminaali6072 3 жыл бұрын
Wow da best voice
@pushro7777
@pushro7777 3 жыл бұрын
Egln reer miyi qofkii indho kulul ku tusa wada cad ka marta wilkn miskinima ka darenty sorry mgca u wato runtii wu uqalma m.a codkisa allh ha ubarkeyo
@faisalabdihassan9693
@faisalabdihassan9693 4 жыл бұрын
Eglan xaq dad bey wadataa 😎
@hoodocali421
@hoodocali421 4 жыл бұрын
aarka aaarka aaarka👏👏👏👏👏
@mohamedabdi8895
@mohamedabdi8895 4 жыл бұрын
Eglan cagaca astur blz waa ramadaane
@flame_27
@flame_27 4 жыл бұрын
Mohamed Abdi xaasidsanidaa. Iska daa sakaday ka bixinaysaa
@mustafeahmed2547
@mustafeahmed2547 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
@shanefukamile7606
@shanefukamile7606 3 жыл бұрын
Wwww beautiful song
@abdibarako5473
@abdibarako5473 4 жыл бұрын
Waar u sheega Yar yarkii odhan jiray reer Somaliland cuqdad ayaa haysa u sheega in aanay cuqdad na hayn dadkane aanu jecel nahay
@albertoyahya
@albertoyahya 4 жыл бұрын
Walaal sabscribe isaar adoo raaliya
@eidsalahismail5497
@eidsalahismail5497 4 жыл бұрын
Waxaa muxuu ka soo doonaya somaliland walawaynta ah
@albertoyahya
@albertoyahya 4 жыл бұрын
@@eidsalahismail5497 walaalo wa walaalkaa yerl ama diid qadiyaduna waa dhankeena yaa
@AYsar.official
@AYsar.official 4 жыл бұрын
GopaYnu Nahy & DhalaD
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 4 жыл бұрын
Eid salah Ismail Waa walalaheen marka Sida Ha odhan
@geelleofficialchannelgeell6554
@geelleofficialchannelgeell6554 4 жыл бұрын
immisa bilood aaanan dhageysan hees jaceyl waan damqanaya wlh alle ha u naxariistee maxamed siyaad bare ayaa /there is no any permanent on this World/ micnaheedu tahay /ma jiro wax si joogto ah aduunkan dushiisa sii soconayaa cashar igu filan waan heystaa wlh alx maanta waa leyga dhib badan yahay wlh
@queen-nb6uq
@queen-nb6uq 3 жыл бұрын
Reer hargeysiow wilka noo qorxiya ahalki fanka tagine warkuna wa caadyahye 🥺💯
SAALAX SANAAG IYO EGLAN SHOW BARNAAMIJ XIISO BADAN
43:26
Hawraar Music Production
Рет қаралды 526 М.
Ismaaciil Aarka | Qaaci Show | Astaan | 2020
28:01
Astaan
Рет қаралды 512 М.
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 4,2 МЛН
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 50 МЛН
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
Cod bilaa music ah ( ismaaciil aarka )
5:15
Abdifitah mohamed
Рет қаралды 126 М.
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 136 М.
ISMAACIIL AARKA  WAREYSI XIISO LEH
21:37
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 231 М.
FULL SHOWGII AMIIN YARE IYO WACDARIHII FANAANIINTA MUQDISHO 2024
1:21:34
Nasir Production
Рет қаралды 244 М.
CHALLENGE SALAH SANAG & KASHKA || SHEEG SIYAASIGAAN
15:27
Abdullahi kashka
Рет қаралды 159 М.
SOORAAN OO WARIYE ISKU BADALAY IYO BARNAAMIJKII DAYAX BAND
2:00:46
Hawraar Music Production
Рет қаралды 258 М.
BARNAAMIJKA RIYAAD NIGHT | ISMAACIIL AARKA
26:04
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 300 М.
ISMAACIIL AARKA IYO NAJAX NALKA HAASAAWE BEENA OFFICIAL VIDEO 2020
7:30
Hawraar Music Production
Рет қаралды 722 М.
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 49 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,2 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 103 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,7 МЛН
Минаева - Шоколадка
2:49
Gazgolder
Рет қаралды 432 М.