ISMACIIL AARKA | BEST SONG | DOOBNIMO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 4,647,891

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

3 жыл бұрын

DOOBNIMO NAFTII WAY DIIDDANTAHAY
DIB U DHACA WAKHTIGA MID DAREENTA OO
RAGGA WUXUU KA DIDO IGA DAYSA
BANA DOONAYAAN …
--------------------------
EREYADA: AHMEDNUUR ABBAA
LAXANKA: ISKALAAJI
MUSIC: MUSTAFA KARAAMA
CODKA : ISMAACIIL AARKA :
ABDIASKARITUBE - MUQDISHO
--------------------------
DABAALDE-GGA CIIDDA & HOBOLLADA DALKA
CIID WANAAGSAN --
HOBOLLADA DALKA
CABDIFITAHAA YARE
ISMAACIIL AARKA
MOHAMED KAADHEERI
MAXAMED TOBANLE
YUSUF XAYABRO
XUSEEN CISHQI
SHAADIYO SHARAF
AYAAN WADDANI
PRINCESS ISTAAHIL
FARTUUN MAANTA
IQRA INDHO DEEQ
NIMCO HAPPY
BILKHAYR AHMED
--------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube​
Instagram @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube​
Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 885
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 3 жыл бұрын
EREYADA: AHMEDNUUR ABBAA LAXANKA: ISKALAAJI MUSIC: MUSTAFA KARAAMA
@Hameez20
@Hameez20 3 жыл бұрын
Thnks ustaaad
@sshigsshigow
@sshigsshigow 3 жыл бұрын
EREYADA FADLAN NOOSOO QOR // ASKARI NIN CULUS
@dahirabdi8151
@dahirabdi8151 3 жыл бұрын
laxankii iskalaaji inuyahay wan daremay
@suhyaly3430
@suhyaly3430 3 жыл бұрын
Dayax daldhuurshe aaaway
@abdulahikhalif3191
@abdulahikhalif3191 3 жыл бұрын
iskalaaji meesha nin culus ayaa soo galay waanba arkay
@omarsheikhsharif6911
@omarsheikhsharif6911 3 жыл бұрын
Alxamdulilaah. doobnimo waan ka baxay.. Jacylkii aan dhisay waan ku guuleestay Oo maanta waa xaaskeyga Jaceyl iyo farxad ayaan ku noolnahay Inta is jecel Allah mideeyo oo calaf isugu daro🤲🎋
@ahmedbronchi2155
@ahmedbronchi2155 2 жыл бұрын
Congratulations bro
@cabdishaakur3620
@cabdishaakur3620 2 жыл бұрын
Waxjacayl layidhaah daa. Mabajiro
@ibraahimshnuur3022
@ibraahimshnuur3022 2 жыл бұрын
Hdly
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 2 жыл бұрын
Aamiin
@abdirahmanabdullahi19
@abdirahmanabdullahi19 Жыл бұрын
M.a isku waraa apid wll
@bushraneman5789
@bushraneman5789 3 жыл бұрын
Inta Mesha joogta Qof daacada Iyo Uurku waxa uu rabo In Alle ii rumeeyo IISO duceeya Walaalayaal😭😭🤲🤲
@d.uud_
@d.uud_ 3 жыл бұрын
Aamin
@mohamedkarama1741
@mohamedkarama1741 3 жыл бұрын
Amiin
@luulalaki6957
@luulalaki6957 3 жыл бұрын
Adna ilaahay hakuu rumeeyo khayrna hakuugu daro ana jacaylkaan igu balaartay qofkaan uqabo calaf Khayr qabo allow iskugu keen dar🤲
@bushraneman5789
@bushraneman5789 3 жыл бұрын
@@luulalaki6957 Amin Hno mcn Alle calaf hakugu karo Insha allah
@najaxsiciid666
@najaxsiciid666 3 жыл бұрын
Alle haku rumeeyo
@najmacadeey3930
@najmacadeey3930 3 жыл бұрын
Nin duceeysanoo ii daacadoo darmo qalbiga ugu daadiyoo markaan dadab galnana I daryeelo ban doonaayaa😢😭😭
@maludinshukrimohamed863
@maludinshukrimohamed863 3 жыл бұрын
Mid Ducezan Kuducesanaya adoo Kale🤲
@bahjaahmedyahmedy9812
@bahjaahmedyahmedy9812 3 жыл бұрын
ilaahaY haynaziiyo abaayo😪
@sml3858
@sml3858 3 жыл бұрын
Ilahey ani haka dhiko😂 cajininka waka qasi lahay😂👐
@labbadhagaxnindhexdoodkaso8483
@labbadhagaxnindhexdoodkaso8483 3 жыл бұрын
Naa waa aniga kaad doondoonaysaa ee luuqa iigu soo tuur lambarkaaga
@aziiz94
@aziiz94 3 жыл бұрын
Janadada u shaqeeso midkas aduunka ma jooge 😂😂
@abwan-qarami8267
@abwan-qarami8267 3 жыл бұрын
Inta kusoo ceshatey heesta dhoor mar farta taaga reer hargeesa waan idin wataaa forom mugdisho idinka salamaa Hoygii fanka mumada soomaliyeeed laguguma heeesto waan kuu qiray hooyadii fanaankaaaay yaqeee codka ismaa arka adaa soo saaray xaqiiq
@Farhan-dekk
@Farhan-dekk 3 жыл бұрын
Yaa reer hargaysa ah ma ismaaciil aarka ninkani waa reer muqdisho maahan reer hargaysa
@azli5079
@azli5079 3 жыл бұрын
RUN WEEYI LKN NINKU WUU NAGU WACAD FURAY DHIB MALE WAN IZKA WADANAA
@darishore814
@darishore814 3 жыл бұрын
Wiilka waa nin hawiye ah dhulkiisuu yimid in kast oo in la xero ay aheed markuu muqdisho yimid maxa geeyay hargeysa in lagu cunsuriyeeyo
@mashahhhmaxamud9522
@mashahhhmaxamud9522 3 жыл бұрын
@@Farhan-dekk op
@hamsikabdi7743
@hamsikabdi7743 3 жыл бұрын
@@darishore814 liinta siyaa 😂😂😂😂
@umukhaalidkhaliif2518
@umukhaalidkhaliif2518 3 жыл бұрын
Subxanalh Kuma cibro wadanayn miya gabadhii shalay ka ag heesese iny qabri ku jirto 😭😭😭😭
@khalidjokarofficial6326
@khalidjokarofficial6326 3 жыл бұрын
Kuma cibro qaadanayan kuwan isla markiba booskeda mid kalah lagu soo badalay soo yaab ma ahana
@nimciishnalka2775
@nimciishnalka2775 3 жыл бұрын
Yaab wlhi😭
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 3 жыл бұрын
Abaayo ii tilmama tee waye gabadhi dhimaneysay iga tusa inta
@carryonregardless4071
@carryonregardless4071 3 жыл бұрын
@@quruxleyqalanjo5485 Muna xidigta weye walalo hada Meeshan kumajurto
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 3 жыл бұрын
@@carryonregardless4071 haa hye walashy👍🙏🥰
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Wixi niyada Aan ka laha ayu ka dhawaajiyay. ""Doobnimo wa inad ka baxdo ugu dambayn 2021ayan is laha"" ismaciil aarka: ""doobnimo nafti way didantee "". Ya Allah tu khayr qabta oo ubad wanagsan i dhasha🤲🤲🤲
@freepalestine1346
@freepalestine1346 Жыл бұрын
Wa ikan misee waad heshay kkkk
@aminaofficial4659
@aminaofficial4659 3 жыл бұрын
Libaaaxa fanka Ismacil Aarka gabadha ku heshaa boqortoooyo heshee❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️dhiigooow nooloow
@ismailsaid769
@ismailsaid769 3 жыл бұрын
Libaaax Soo baxay , reer hargaysa Ayaa sooo saaray Ninka Codkaaan Leh , Amazing , aarka waaa ku wataaa 100 jeer
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 жыл бұрын
waxba masoosaarin eekaleexo lagend asagoon hargaysa tagin baanu heesihiisa naqaanay
@nazbz6663
@nazbz6663 3 жыл бұрын
War hargaysa isaga shiday
@leymoonl4297
@leymoonl4297 3 жыл бұрын
Ma adaa codka siiyey lol war dhiidhiibso
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 2 жыл бұрын
Mxaydin La Ooyi Hargeisa Ayaa Magaca MuqdisHo Qarxin Kari Wayday Qarxisee
@khalifabdi7586
@khalifabdi7586 3 жыл бұрын
"Naag ducaysanoo ii daacado Darmo aan qalbiga uguaadiyo Markn dadab galnana I daryeeshapaan Ku dadaalaya,"" Allow Alle ☺️☺️
@nasiixashekhaxmed6523
@nasiixashekhaxmed6523 3 жыл бұрын
Heesaha abdi askari so bandhigay midkan aara iga quseyo o I anfacday wlhi Dobnimo nafti wey diidantahe wiil dacado i daryeela bey nafta doneysa😭😁👌
@ahmed_yaresugaal7474
@ahmed_yaresugaal7474 3 жыл бұрын
Waa kaan 🤣
@farxiyocali203
@farxiyocali203 3 жыл бұрын
Nasxiina ilaah mid wanaagsan diinta yaqanan haku siiyo
@najaxcawil1578
@najaxcawil1578 3 жыл бұрын
Heestan waa ino dan hadaynuhy iskabulo an isku niyada ku dhisano
@nasiixashekhaxmed6523
@nasiixashekhaxmed6523 3 жыл бұрын
@@farxiyocali203 aamen qali😍
@zakyflaq
@zakyflaq 3 жыл бұрын
🤣🤣 Halagu washo heestan
@vaarkudhiigle
@vaarkudhiigle 3 жыл бұрын
ASC dhamaan muslimiinta meel kastaad joogtaan waxan idin leenahay ciid Mubarik kula caam wa antu bikheyr markasta waxanu jecelnahay sidaanu idinka idiin raali galin lahen hanaga niyad jabineh
@asmasireed1700
@asmasireed1700 3 жыл бұрын
M.a guul iyo gabanimo ismaciil cllahi cumar ina ader mcn
@abdiqafarsaidamir56
@abdiqafarsaidamir56 3 жыл бұрын
Legend waan ku taageeraa hore usoco
@barwaqoabdi7532
@barwaqoabdi7532 3 жыл бұрын
Ismaciil aar ninka fanka soomaaliyeed Ijecleysiiya kamadaaLo dhagaysigaaga Wll HoraY usoco🙏🥰 From laascanood🤚🙏
@mohaapdulahi2989
@mohaapdulahi2989 3 жыл бұрын
Beenta iska dhaaf magac aadan lahayn Haku qaraaban
@mihiimmaxamudaadan5436
@mihiimmaxamudaadan5436 3 жыл бұрын
Waan kaaqdny wllo macn
@Munawar-okay
@Munawar-okay 3 жыл бұрын
Ismciil aarka waxkale wayay wlh doobnimo hees shidan wey igadan tahy ✌️✌️
@ahmetbazhe5611
@ahmetbazhe5611 3 жыл бұрын
kkkkkk
@shiineosman2140
@shiineosman2140 3 жыл бұрын
Sxp waa hees micnaaheeda wadata
@saking788
@saking788 3 жыл бұрын
القدس_عاصمة_فلسطين 🇵🇸♥️🇸🇴
@abdirahmansolar7323
@abdirahmansolar7323 3 жыл бұрын
Dhakoweynow meeshan siyaasad loogama hadlayo 😝
@engineernasrudiinal-khalaf4610
@engineernasrudiinal-khalaf4610 3 жыл бұрын
@@abdirahmansolar7323 Swirka kuusaaran profil accountiga iyo hadalkaagu iskuma qalmaan siyaasad miyuu kahadlay wllkeen /wllsheen
@fowsiyo4478
@fowsiyo4478 3 жыл бұрын
00
@abdirahmansolar7323
@abdirahmansolar7323 3 жыл бұрын
@@engineernasrudiinal-khalaf4610 # siyasada maxaad u taqanaa cabdoow 😆
@fardowsamohamed6299
@fardowsamohamed6299 3 жыл бұрын
Ggg
@aarizofficial8395
@aarizofficial8395 3 жыл бұрын
Intii Dooba Ah iskaabula waynaatay Ismuujiya Waxba Ha is qarinina 😂🤣🙋‍♂️
@mohamedeidmohamed8329
@mohamedeidmohamed8329 2 жыл бұрын
Waa nagane qodop ka hadal wlasha ma igu darsanysa kaftan bila turxana nio 🪢
@zakariyehamse9069
@zakariyehamse9069 3 жыл бұрын
Only Super awal hadey mesha ku jiran liketa igu qabta inaderayal🥰
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 3 жыл бұрын
Qof ducesano ii dacado darmo an qalbiga igu daadiyo mrka dadabgalno I daryela baan u dadalaya🥰❤
@yahyeabdi12
@yahyeabdi12 3 жыл бұрын
🥰🥰
@Mahamedsilva35
@Mahamedsilva35 3 жыл бұрын
Waaad heli hasugu wayn
@abdiwalimohamed6630
@abdiwalimohamed6630 3 жыл бұрын
Isooo qabo
@nuradenarsii6918
@nuradenarsii6918 3 жыл бұрын
💔💔💔💔💔💔💔💔👍
@abdihakim7285
@abdihakim7285 3 жыл бұрын
Libaaxa fanka wlh manan arag fananinti dambe fanan ka cod halasisan aarka cadowga unolow from hargeisa
@mubarikmoh4851
@mubarikmoh4851 3 жыл бұрын
Best song Way iga gadantahy heestani Oo waan qaatey Heestan LEGEND ISMAIL AARKA fanaanka Sanadka Tahy laysku wada raac👍👍👍👌💯
@rahmahuurshe7017
@rahmahuurshe7017 3 жыл бұрын
Alfanaan ismacil aarka epow fanaanka kaliyah aan tagero buxa uahay allaha codkaada kubarakeyoh idim alle epow aarka singalenimda allaha kasaroh mid dacad ah allaha kusahlo oo aad isla fahantan danahina 🤲👈
@maaxinho8938
@maaxinho8938 3 жыл бұрын
Cumaamadiiza lama hayzan karo ninkan IzmaiL Aarka fanaan weyn🔥
@munaahmed3947
@munaahmed3947 3 жыл бұрын
B
@qadiijoabuukar1207
@qadiijoabuukar1207 3 жыл бұрын
Mcnbadan
@filsanmaxamed5905
@filsanmaxamed5905 3 жыл бұрын
Qof ducaysanoo Ii dacadoo Darma aan qalbiga ugu daadiyoo Markaan dadab galana i daryeesha baan Doon doonayaa Ismail Aaraka wax kale ❤️❤️
@hanadabdullahiaden5657
@hanadabdullahiaden5657 3 жыл бұрын
Dookhiyo hankaa ila doodayee dihaalkan qabo qof daween kartoo dabci gobonimo dun wanagsan laa Dumar ugu xushaa😍😍
@abdullahiabdirahman9601
@abdullahiabdirahman9601 3 жыл бұрын
Aarka fanaaan codkiisa kujooga fanka horay usoco bro
@gaabkahersi9219
@gaabkahersi9219 3 жыл бұрын
Ismaaiil Aarka cimaada igula tura fanaaan baxay guul waa fanaankii koowaad oo aan dhiira galiyo guuul bowe
@muhammedmeyre5072
@muhammedmeyre5072 Жыл бұрын
Darmaan qiimaloo deymada indhuhu ey ka daalinoo qurux iyo dadnimo la iskugu daroo nafta doojisaa dugsi laga dhigtaa erayo aad qiima badan❤️
@callofdutysomaliabdulahi488
@callofdutysomaliabdulahi488 3 жыл бұрын
Aarka xasan aadan halkuu fanka somaliyed ka joogay buu ka jooga nin kan xiligan, fanka u bahan ninkan sln from Bosaso
@mohamedabdulkadir2465
@mohamedabdulkadir2465 3 жыл бұрын
Legend aarka heestan doobnimo waa iga gadantahay wacadale waa hees iyo badh
@ugaaskabocameofficial3372
@ugaaskabocameofficial3372 3 жыл бұрын
Ismaciil Aarka Iskalaaji Oo Yar Ayad Ku Soo Baxday Wllka Codka Mcne Haoray Usoco Teda Kale Anigaaba Iga Hadleysaa Bro keep Goning
@rukiyamohamed8050
@rukiyamohamed8050 3 жыл бұрын
Ismail aar waan imaan laha showgaga lkinse meel dheer baan jooga horey u soco tageero buuxda baan ku ahay
@husentahluko2357
@husentahluko2357 3 жыл бұрын
Caadi maaha wa the best legend ...... waaw qof ducesano ii daacadoo darmo aan qalbiga .........😍😍😘😘😘😗😗😗jcl jecl ayuu nagu kiciyee
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 3 жыл бұрын
Ismail aarka codkiisa Waa wax kale Bro keep going Lkn weligaa fanka Hoow kala abtirin Ee fanaaniintaada xigto ka dhigo
@hamdaali4527
@hamdaali4527 3 жыл бұрын
Wiilasha meesha joogo dhan qushuuc aagalay
@hamzehussein2011
@hamzehussein2011 3 жыл бұрын
Dumarow Walee doobnima diidnayee fadhiga naga kaciye cabtooy matihiin jah ah🏃‍♂️
@samiirosiman6763
@samiirosiman6763 3 жыл бұрын
Lacagtiina keena dee iska deed maa ahee
@awoothman4979
@awoothman4979 3 жыл бұрын
Dee shaqaysta horta oo farxiya keena
@omarw5124
@omarw5124 3 жыл бұрын
@@samiirosiman6763 lacagtii way dhaamaatay dee cabtoyda lasheega maad tahay adiga😁😁
@farhiyocabdi8159
@farhiyocabdi8159 3 жыл бұрын
Qof duceyasano ii dacado daramo qalbiga ugu daadiyo ku dadaalaya 🥰💯
@abuukarsireed9798
@abuukarsireed9798 3 жыл бұрын
Wlee waa fanan da yar oo inaba caadi ehen❣
@ajir7679
@ajir7679 3 жыл бұрын
From Nigeria 🇳🇬 nice music 🎶 👌
@dhadhanlyrics6568
@dhadhanlyrics6568 2 жыл бұрын
Hope u re in italy 🇮🇹 bro
@abdulazizelmi2769
@abdulazizelmi2769 3 жыл бұрын
My people, MUQADISHO💙🇸🇴💙
@Fatima-qw8yj
@Fatima-qw8yj 3 жыл бұрын
Asc walalahy Soomaaliyeed ciid wanagsaan fadlan iso boqoda 🙏🙏💖
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 3 жыл бұрын
Doobnimo waawareey hesstu caadi maaha😳😃👌aar ani xataa yaan isku yaacnaa😉😂aarka😏🥰
@bashirjr4396
@bashirjr4396 3 жыл бұрын
Waa i kan 😂😂
@updirissakupdulkadirosman5272
@updirissakupdulkadirosman5272 2 жыл бұрын
Heestaan kama daalo inaa dhageysto macaana🥰
@rayaanomar7226
@rayaanomar7226 3 жыл бұрын
Heesta cadi ma ahaa Wilkaa qof ducaysaan oo diyarsaan allaha seeyo😍 inkasto oo intaas dhan la isku heleen.
@willoabdilahi9368
@willoabdilahi9368 3 жыл бұрын
Libaaaxa fanka wale waa tahay codkaaga 💯
@gablax
@gablax 3 жыл бұрын
War ninkan Aarka caadi ma ahan keep going brother 🥰 🥰 🥰 🥰
@canabmaxamed4057
@canabmaxamed4057 3 жыл бұрын
Qof ducay sanoo idaacado doon doonayaa ismaciil Aarka keep going 💗
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
Dib u dHaca wakHtiga mid dareenta oo Raggu wuxu ka dido iga daysa ban doondoonayaa 😱🙆‍♂️ Aniguu ii Hadlayaa Aarku 🤦🏽‍♂️💯
@mohanzedeeq7144
@mohanzedeeq7144 3 жыл бұрын
Hesti aarka wn wata
@warsamebulshaawi7298
@warsamebulshaawi7298 3 жыл бұрын
Izmail aarka legend so baxay 🇸🇴❤
@nasramatan8717
@nasramatan8717 3 жыл бұрын
Hargeisa ayaa idin soo sarty 😂😂😂
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 жыл бұрын
@@nasramatan8717 naa waxba nooma soosaari quuqda nagala tag
@nasramatan8717
@nasramatan8717 3 жыл бұрын
@@manshaallhmohamed7881 isaga afkisa ka shegay muqdisho waxanka tagay anoo ismacil waxanan usoo lapty anoo ismacil arkaaa Indhaga hyska tirin
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 3 жыл бұрын
@@manshaallhmohamed7881 waaaH run zhpow wrkaH waaH ku cadyzay inaantu🔥
@farhiyoabdi9861
@farhiyoabdi9861 3 жыл бұрын
👍🏽👍🏽👌🏻👌🏻💯💯💯
@abusharma9221
@abusharma9221 3 жыл бұрын
Hes darenkeda wadato io voice Aarka o dhiga kudhaqajinaya go a head sir
@abdullahihassan9979
@abdullahihassan9979 3 жыл бұрын
Ismail arka niyo inabaaa cadi matihit waxan kugu aqonsade gabar akteyda qimo kaleh Aya isotilmamte waxey iracise Ismail arka ayat iskuektihin long life hesahaaga iguhale Inan hesahaga dagesto an kutagero
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 жыл бұрын
Maasha alhh Farxadwayn baaka muuqata aarka WAn rajaynayay inuu magaladiisa maruun kuheesi doono Mustafe karamana musik ka dumandoono
@maxamedabdirahman7884
@maxamedabdirahman7884 3 жыл бұрын
Inta garanaysa in heestani ay isaga ka hadlayso love saar
@ramadanaxmed6520
@ramadanaxmed6520 3 жыл бұрын
Qof diyaarsanoo ku il doogsadoon Dabka nacabku shido Naga deerta oo duwataa hankoo Iga daadagtaa u dhawaaqayaa
@superdigale
@superdigale 3 жыл бұрын
Alllah hanosahlaaa
@farhioadan9074
@farhioadan9074 3 жыл бұрын
Ismaacil cod wayne nin nool wad ka baxsaty keep going 💪
@LuckyBoy-jy1ch
@LuckyBoy-jy1ch 3 жыл бұрын
Heestaan heesihii jacaylka ee siyaasada ahaa ayee u egtahay dib u dhaca waqtiga waxay u egtahay dib u dhaca doorashada qof diyaarsanoo ku ildoogsadoo macnaha madaxweyne la jecel yahay oo madaxtinimada u diyaarsan Dabka nacabku shido macnaha dagaalada naga deeyra baan u dabaaqayaa ayaan dalbayaa Waa sideey ila tahay 20 sano ka dib sidii maryan mursal in la wareeysto hadii Allah idmo ayaan rajeeynayaa
@khaalidkaamilofficial7166
@khaalidkaamilofficial7166 3 жыл бұрын
The one and only aarka
@najahdiamond4976
@najahdiamond4976 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil🥰 I'm big fun for you🥰
@abdiwahabnuh404
@abdiwahabnuh404 3 жыл бұрын
Khalid kamil legend
@barwaqoabdikadir116
@barwaqoabdikadir116 3 жыл бұрын
Waiting yours
@nimcocismaan9919
@nimcocismaan9919 2 жыл бұрын
Codkii aduunka ku Jira aaarka mansha allh bro keep going ❤️❤️💝👑👑
@abdalaabdirahman8345
@abdalaabdirahman8345 3 жыл бұрын
War heesta iskilaaji baa kala kacshay Laxankiisu laxamada kle uma eka
@janadunia2950
@janadunia2950 3 жыл бұрын
REER SOMALIA IYO REER JIGJIGA WAA isu dhaqan markaa la duubayo heesaha fanaanka way ku soo ururaan si fcn haloo arkeee u baneeye
@abdullahihassan9979
@abdullahihassan9979 3 жыл бұрын
Ismail arka niyo inabaaa cadi matihit waxan kugu aqonsade gabar akteyda qimo kaleh Aya isotilmamte waxey iracise Ismail arka ayat iskuektihin long life hesahaaga iguhale Inan dagesto ana kutagero
@munanuur2210
@munanuur2210 3 жыл бұрын
After 1m welcome I can't wait 10m
@knannasir8539
@knannasir8539 3 жыл бұрын
Libax aarka heesta igu shidan 2021 inta igu racsan farta haso tagan
@faisalfariid2176
@faisalfariid2176 2 жыл бұрын
mashallah ismacil hestii doobnimada ala maxaan ogahay doqonimaa doobnimadu
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 3 жыл бұрын
🙏🙏👋Fanaan hawada maray ismaaciil aarka keep going🙏🙏
@farhiamohamed9521
@farhiamohamed9521 3 жыл бұрын
Xidiga muqdisho arka❤️🥰
@Gentlemen707
@Gentlemen707 2 жыл бұрын
Waah waah Ismail aarka keep up brother hestaan dobnimo aad baan u jeclahay because am single 😂😜
@ayaanaways5286
@ayaanaways5286 3 жыл бұрын
ISmaaciil aarka fanaan kaqatarsan wali maan arag keep going my brather
@maxamedcabdulaahi1880
@maxamedcabdulaahi1880 3 жыл бұрын
Ismacil arka waba lakama qabankaro keep gong pro❤❤🙏🙏❤
@garradhassan4923
@garradhassan4923 Жыл бұрын
Dabeezheda ihaysa midii ducaysnayd ee noo soo wada duceeya in khayrka allle na waa fajiyo oo calaf isugu kaaya daro inshaa alllah❤
@fariidoinafaarax3544
@fariidoinafaarax3544 3 жыл бұрын
Qof duceysanoo ii daacadoo darmo aan qalbiga ugu daadiyo markaan dadab galnana I daryeesho baan ku dadaalayaa 💯❤
@ismailsaid769
@ismailsaid769 3 жыл бұрын
Ismail Hargaysa , Soo Saartay ciyaaar mood Caana
@mohamuudimude1366
@mohamuudimude1366 Жыл бұрын
Heestan waa iga gadantahay kal iyo laab doobnimo naftii waydiidintee
@daletaalidaleta8838
@daletaalidaleta8838 3 жыл бұрын
Erayada heesta Ninkii laka dhacay ayaan ahay Alfanaan ismaciil Guuleeyso abti
@maznahashi6476
@maznahashi6476 3 жыл бұрын
Sana loohisa hadikale dhibka nagadhaafa 🔥🔥🔥🔥🔥
@mahaddhagacade1602
@mahaddhagacade1602 3 жыл бұрын
Ismail Hargeysa fanaaaan cod macaan🥰
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Congratulations Ismael Aarka For Song Doobnimo In One Million Views After 4Weeks
@samiyacumarsamiyacumar8826
@samiyacumarsamiyacumar8826 3 жыл бұрын
#aarka tanka ismacil arak legen Wayn 😍🥰
@hamdiyaasin4539
@hamdiyaasin4539 3 жыл бұрын
Ww hes ika dan wen 🥰🥰🥰 hesdan wax kale waye walhi is macil age ika daba heey ebow ma cid ba masa wa marwo jeriaaba kkkk waaw😍😘😘
@cabdixalimaxmed7856
@cabdixalimaxmed7856 3 жыл бұрын
Wooow legend ismacil aarka axya hees
@cabdulaahimukhtaar5002
@cabdulaahimukhtaar5002 3 жыл бұрын
ragu wuxu ka dido iga deyso baan doondoonayaa🥀
@najmainadarwiish7685
@najmainadarwiish7685 3 жыл бұрын
Aarka codba ku dhan mnsha Allah keep going wll
@Mss.hungry
@Mss.hungry 3 жыл бұрын
All single's wn idin slmay 😂😂😂
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 3 жыл бұрын
waan kaa qadyi wanan kuso celiyiyi iyaada oo diiran ee maa isku yaacna ani iyo adi waax aan kaso salmya norwey
@ayanismail114
@ayanismail114 3 жыл бұрын
@@mahadgesale3368 l
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 3 жыл бұрын
@@ayanismail114 waan dhaax huurda ee halke kaso xiririya?
@aweysbashir9358
@aweysbashir9358 3 жыл бұрын
@@ayanismail114 ar aniga diyaara ee dobnimada makawada baxnàa
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 3 жыл бұрын
I greeing you 🤣🌹
@asmamaxamedey8042
@asmamaxamedey8042 3 жыл бұрын
Ciid Mubarak qof ducaysano ii daacado darmo qalbiga uugu daadiyo doonayaa i dar yeel .
@zakariamirealasow7319
@zakariamirealasow7319 3 жыл бұрын
Abwaan Axmed nuur aba alle caqliga ha ku barakeeyo abwaan qalbiyada ka hadla 😍😘👌
@munaabdirahmaan1033
@munaabdirahmaan1033 3 жыл бұрын
Keep going al fanàan ismacil aar taageer buuxda
@kishkahmed
@kishkahmed 3 жыл бұрын
Wat a song wlh you made it 🥰aroskey wankuwacana
@mariyahassan4897
@mariyahassan4897 3 жыл бұрын
ismaacil aarka boqorka codka💯🥰
@GUDCURFLIMS
@GUDCURFLIMS 3 жыл бұрын
Ismacil Aarka waa diyaarsanyshay the one and only ✍✍✍✍✍✍
@abdirahmanabdullahi1996
@abdirahmanabdullahi1996 Жыл бұрын
Doob nimo nati wey dii dan tahay aarka legend👍🙏
@muscuudmanka1437
@muscuudmanka1437 3 жыл бұрын
Waaxn is dhahaa in ani ley Ku talagay cml
@munoahmett7565
@munoahmett7565 3 жыл бұрын
Taaagero buuxa from lascanod❤😅🇸🇴
@MohamedAhmed-im7cx
@MohamedAhmed-im7cx 3 жыл бұрын
Ismail hargeisa legend
@ruweida1123
@ruweida1123 3 жыл бұрын
Mayeeeee ismail mogadishu 😂😂😂😂❤️
@ismailupdeirazhid153
@ismailupdeirazhid153 3 жыл бұрын
@@ruweida1123 IsmaiL hargeisa legend
@mohamedomar3843
@mohamedomar3843 3 жыл бұрын
Ninkan wa rer galmudug asal ah ana aqoon uleh haku danbabinina aqyarey no buq
@ruweida1123
@ruweida1123 3 жыл бұрын
@@ismailupdeirazhid153 hargeisa ma wajiga miyeey ugu sawiran tahy, ! We know that he was come from hargeisa, but now he’s in Mogadishu, so, stop saying hargeisa 😏😏😒
@ismailupdeirazhid153
@ismailupdeirazhid153 3 жыл бұрын
@@ruweida1123 waa runtaa meel walpa isagaa leH❤
@daahirmhassan8645
@daahirmhassan8645 3 жыл бұрын
Aarka Qaliif hore ahna legend maanta ee fanka💙
@FAAD21
@FAAD21 3 жыл бұрын
Aarka xidiga xidigaha🇸🇴💙
@omarawil2104
@omarawil2104 3 жыл бұрын
Allah nasiiyo mid aan ku dagno xilli fidno lagu jiraa runtii
@mudanehaldoor5883
@mudanehaldoor5883 3 жыл бұрын
Allow Alle!! Aduunyo xaalkeed burburaY iyo adoomo rabbigi abuurtaY ku caasiyey. Noloshu wa mudo yar oo kooban ee khayrka ku qaata intaydin qoomamoon waqti aan hadda ahayn. إقترب للناس حسابهم وهم فى غفلة معرضون.
@abdukadirmisir
@abdukadirmisir 3 жыл бұрын
Hablahaan is walaaqaya kabaha ayuu la dul maray iyaguna ma oga! Cajab
@mohazsaed4418
@mohazsaed4418 3 жыл бұрын
Boqorka codka aarka 😍
@rudwanian4785
@rudwanian4785 3 жыл бұрын
Aarka another level🤘.
@mohyahallasame102
@mohyahallasame102 3 жыл бұрын
Inta daawanayasa habeenimo liketa dhac ku sii 😍😍😍
@bashka5382
@bashka5382 3 жыл бұрын
Ismail aarka on fire 🔥🔥🔥🔥
ISMAACIIL AARKA FT AYAAN WADANI HEESTII DARMAAN SHOWGII QARNIGA EE CIIDA
4:19
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 3,8 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 33 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 195 МЛН
ISMAIL AARKA OO NIIKO LOOGA YAABSADAY AROOSKII UGU SHIDNAA MOGADISHO 2023
4:22
Ismaciil Aarka - Adaa Ubax igu Dulbeeray Official Video 2021
5:11
Waqal WStudío
Рет қаралды 9 МЛН
ISMAACIL AARKA| MARKAN DA'DA JIRAY 15 OFFICIAL VIDEO 2023
4:13
FOORYAAYE PRODUCTION
Рет қаралды 1,9 МЛН
ISMAIL AARKA | AYANKEYGU TUU IGU AARGUDAY | OFFICIALL MUSIC 2023
5:26
Naaneey Studio
Рет қаралды 1 МЛН
Hassan Gantaal -Qaali-Luula (Official Music Video)
5:36
Hassan Gantaal
Рет қаралды 7 МЛН
ISMAACIIL AARKA BEST HIT FARDOWSA  | MUSIC VIDEO 2023
5:39
Goodax Media Production
Рет қаралды 79 М.
ISMAACIIL AARKA 2022 | GOB IYO NASAB | HEES KA CIYAARSIISAY DAD BADAN
5:40
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 33 МЛН