JAWAABTI SH MUSTAFE IYO COLIMO KAXUMAATAY👇🏻😭

  Рет қаралды 227,320

Quruxda Qoyska2

Quruxda Qoyska2

Жыл бұрын

Пікірлер: 666
@mursalmohamed5556
@mursalmohamed5556 Жыл бұрын
Yaarabi Ilaahow ka qabo cadawgan ku soo duulay sheikhii aan jeclayn 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@amiinsosman8161
@amiinsosman8161 Жыл бұрын
Amiin yaarabi 🤲🏼
@laylonano
@laylonano Жыл бұрын
Sheeqa dacaayada halaga dayo illaahay haloo noqdo
@fayzabarkhadcisman9937
@fayzabarkhadcisman9937 Жыл бұрын
Amiin amiin yaa allah sheikh Mustafa waan sheikh ficane wlhi illahow kaa qabo amiin amiin yaa Rabbi
@balacadey628
@balacadey628 Жыл бұрын
Aamin aamin 🤲😢
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 3 ай бұрын
Shiiweena cadoegiisa allow jabi Aaaaaamiin
@user-mq7so1sm3v
@user-mq7so1sm3v Жыл бұрын
اللهم احفظ شيخنا الجليل العلامة الشيخ مصطفى حاج اسماعيل وبلادنا الصومال الكبير وبلاد المسلمين كلهم
@yurubhasan453
@yurubhasan453 Жыл бұрын
Sh. Mustafa waa sheekh Somali oon aad ujeclahay maxadaradiisa✅️ daaya sheekha Somaliyeed culumadu amaan haka hesho afkeena allow culumada Somaali oo dhan noo xafid adiga awooda lehe 🤲🤲🤲 From Ogadeniya
@AliAli-qp3uv
@AliAli-qp3uv Жыл бұрын
Waxaad iska dhaadhicisay inaad culumo leedahay!!!! Haddaan culumo leenahay 2023 caamada kamaan liidanneen, Kuwa aad culumo u taqaan waa kuwaa maanta qabiilka lakala safan!!!!! Ilaahay aaan barino Waa bilaa culimo-ee
@MaandeeqYare-uj5lj
@MaandeeqYare-uj5lj Жыл бұрын
Aqlaaq malihiid wllhi noga lexo sheqqaa
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭SHIIQ MUSTAFA ALLA. DARTIIS AYAAN UJECLAHAY 😭😭
@suldaantarzanemad
@suldaantarzanemad Жыл бұрын
Hadii aad aragtan ruux dadku ay jecelyihiin sawab la'aan oo jacayl alle dartii ah waa ruux hantiyay Raali ahaanshaha alle allena uu raali ka yahay. محبة في قلوب الخلق kumanan ruux ayuu alle qalbiyadooda jacayl ugu beeray sh'mustafe 🙏
@xafsoabdulahi2449
@xafsoabdulahi2449 Жыл бұрын
Ilaahay dartiis ayaan ujeclahay sheekh mustafe
@zeinabhassan3351
@zeinabhassan3351 Жыл бұрын
Ilaahay haxiftiyo culimada Soomaaliyeed meelkastooy joogaan
@halimaomar2
@halimaomar2 Жыл бұрын
Halima
@saidaali412
@saidaali412 Жыл бұрын
Sheekh Mustafe Kheer Allaha siiyo
@ifrahjama2840
@ifrahjama2840 Жыл бұрын
Sheek mustafe siyaasada ma dhex galo mudaraadki soomaaliland ka dhacay ee dhaliinyaradu ku dhimatay muu ka hadlin waayo siyaasada ma dhex galo illaahay ha xiftiyo sheek mustafe ❤
@ayaancismaan2709
@ayaancismaan2709 Жыл бұрын
Ilahayow somaali xaqa garansii qabyaladana ka masax ya rabbi
@hibohilwa124
@hibohilwa124 Жыл бұрын
Aamiin
@saidissa1815
@saidissa1815 Жыл бұрын
Sheikh mustafa ilahay dartiis ayaan ujeclahay Ilaahow xafid sheikh mustafa iyo in tii islaam ah
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 Жыл бұрын
Subhaanallaah Alle xaqa hanagu sugo qaatumadeenana kheyr hanooga dhigo shayuuqdana hanoo xafido sheekh Mustafana waxaan kheyr aheeyn kuma dhaninayee Alle aynu kabaqno dagaaladana Alle haynaga qaboojiyo Aamiin Yaarabi
@user-xe8be6iu7i
@user-xe8be6iu7i 6 ай бұрын
Aamin
@khadanabdirahman8869
@khadanabdirahman8869 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ربنا يحفظك شيخنا الفاضل
@saffaclaahi8503
@saffaclaahi8503 Жыл бұрын
Masha Allah sheekh mustafe Allah ha xifdiyo
@abdullahiabdirahman7115
@abdullahiabdirahman7115 Жыл бұрын
Sheikh mustafe the best sheikh waye
@AsmaAbdilahi-oj2dk
@AsmaAbdilahi-oj2dk 3 ай бұрын
ضفصنبىوي 2:00
@AsmaAbdilahi-oj2dk
@AsmaAbdilahi-oj2dk 3 ай бұрын
طك
@xamdimohamedahmed8661
@xamdimohamedahmed8661 9 ай бұрын
الله يحفظك من كل شر ووفقك الله لكل خير شيخنا وعالمنا الفاضل ❤❤❤
@Sarah-to7oj
@Sarah-to7oj Жыл бұрын
ADEERKEY, SHIEKH MUSTAFE XAAJI ISMAIL HAARUN ALLAH HAKU XAFIDO, ILAAHEY MOOYE QOF ISKA WAXBA KAAMA XUMEYN KARO... ILAAHEY HAKU XAFIDO. AMEN
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Жыл бұрын
Ninkaa sheekh mustafe caayey, wuxuu caayey culumada somaaliyeed oo dhan,
@cabdikariinxasan8100
@cabdikariinxasan8100 Жыл бұрын
Laas caano allahh cadoga kusoo duuley alle haka saaro
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD Жыл бұрын
Aamiin yaarab
@cumarmxmd
@cumarmxmd Жыл бұрын
We love Shiik Mustafe X _ you are a Hero 🤲🤲☝️☝️
@Really2025
@Really2025 22 сағат бұрын
Illaahayoow sheekha noo Xifdi. Allahuma Aammiin
@BisharoQader
@BisharoQader 6 ай бұрын
Alle haku xafido ahikh mustafe ❤❤❤
@abdullahigows7503
@abdullahigows7503 2 ай бұрын
😢😢😢😮😢 😢😮😮
@zakariayahye1
@zakariayahye1 Жыл бұрын
sheekh mustafa allah ha u xifdiyo Soomaali oo idil. Waa sheeq xaqqa ka hadla umaddana u faaideeyo khayr, marwalba xasuusiya ummadda Allah ka cabsi. Ma la yaabayo in dadka qaar ee maanka ay beeleen, jahli iyo qabyaalad in ay sidaa ulla hadlaan sheeq Mustafa. Isagoo hadal ayuu ka amaan gali layahey umaddan waalan. haddii uu dhexgali lahaan. waxaa la oran lahaa isagaa ka dambeeyay dhibaataada. Sheekhs waa sheekh soomaaliyeed, Waa uuna ka hadley dhibaatada soomaali oo idil haysata,, Qudbadihii badankoodna Fitnada soomaali dhex taal. Maxuu ka qaban karaa ee aan Waano iyo Allah ka cabsi xasuusin. Ee illaaheey ka cabsada, fitnadana culimada ha dhex galinina
@abdiosman3765
@abdiosman3765 Жыл бұрын
InshaAllah Allah ayaa ka qabadoona cadobgisa intii coloma ah ha Allah ha xafido InshaAllah anaga dham Allah hanaxafido shekh qeena waan jecelnahay 😇😊🥰😊🙂 Allah ha xafido shekh mustafa
@zahraahmed9702
@zahraahmed9702 Жыл бұрын
Mansha allah guleyso. Allaha kubara keeyo. Culimadena allaha xifdiyo dhaman tood amiin
@fatimasaeed694
@fatimasaeed694 Жыл бұрын
اللهم احفظ بلادنا وبلاد المسلمين
@abdinoor3473
@abdinoor3473 Жыл бұрын
اللهم آمين
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 Жыл бұрын
اللهم امين
@fatimasaeed694
@fatimasaeed694 Жыл бұрын
اللهم احفظ شيخنا الفاضل شيخ مصطفى من كل شر يارب العالمين
@Layla6793
@Layla6793 Жыл бұрын
Allahuma Ameen
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q 3 ай бұрын
amiin amiin amiin ilahay muslimiinta waa jimce shantii dabe rabadaan ilahay hasidaayo wixii xiran daafa dunida oodhan waxii bukana iiahay ha shafiyo ku cafimaad qaba ilaahay ha siyaadiyo jimca mubaarik
@xasanjaban8248
@xasanjaban8248 Жыл бұрын
اللهم امين يارب العالمين اللهم أحفظ شيخنا الفاضل شيخ إسماعيل هارون
@zeynabnoor1473
@zeynabnoor1473 Жыл бұрын
Amin yaa rabbi intii xaq leh xaqooda allah ha siiyo aaamiiin yaa rabbi
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 Жыл бұрын
صل الله عليه وسلم Allaha xafido Sheq mustafe xaji ismacil
@AmalMohamed-ld2rb
@AmalMohamed-ld2rb Жыл бұрын
WAlaahi waxaanka idhaahdo magaranyo laakiin sheekh mustafe qof markiihore nacayb iyo munaafiq nimo kujitay ayaa waxkasheegikara karawalaahi sheekh mustaf احبك في الله
@fardousadan9298
@fardousadan9298 Жыл бұрын
Ilaahey ha kala qaboojiyo Aamiin Aamiin Aamiin ilaahey ha inoo xifdiyo culumada
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 Жыл бұрын
Asc wllyaal channelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allah idinsiiyo inshaa Allaah🥰💜🤲
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Жыл бұрын
Sheikh mustafe iyo culumada dhan allah ha xafido inta kheyrka jecel amiin wbt
@asmaalicigal3308
@asmaalicigal3308 Жыл бұрын
Masha allaah sh mustafe alle ha xafido culumada oo dhana alle ha xafido sh mustafe way kudanbaabayaan ilahay baa jecel alle ha xafido shekh mustafe intii kudanbaabtay cafis hawaydiisteen alyaa xsfudak sheekh mustafe
@HAANA7
@HAANA7 Жыл бұрын
Sh mustafa wa qof somalinimada jecel illahay bana ka rameyay cidna wax kama baahna❤😊
@fuaadmuxammeddaahir4028
@fuaadmuxammeddaahir4028 Жыл бұрын
بسم الله والصلاه والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم الحمد لله رب العالمين وبه نستعين على امور الدنيا والدين الحمد لله حمدا طيبا كثيرا مباركا فيه اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم امين اللهم امين اخي في الله عبد القادر مع الحسين حياك الله اخي اللهم امين امين في القلب امين في القلب واياك ان شاء الله جمعه مبارك على الاسلام جمعه وعيد والصلاه على الحبيب سبحان ربك رب العزه عما يصفون وسلام على المرسلين والحمد لله رب العالمين
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Жыл бұрын
ALLAHU AKBAR MASHALLAH ALXAMDULILAH SUBXANALLAH ❤❤❤❤❤
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Жыл бұрын
Scw❤
@fathiaali927
@fathiaali927 Жыл бұрын
Amine ya Rahman ya Rahim jazaakallah hkeir 😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@amranabdullahi1612
@amranabdullahi1612 Жыл бұрын
Maasha Allah 👏 👏 👏 👏 well said 👏 👍 👌
@ugbaadabiib8503
@ugbaadabiib8503 Жыл бұрын
الله يحفظك يا شيخنا
@Caliya7
@Caliya7 Жыл бұрын
Illaahow Xaqa nagudil oo nagunoolee Yaa Allaah
@fatimaapdillahi7563
@fatimaapdillahi7563 Жыл бұрын
اللہ یحفطک شیخنا 💕💕💓💓💓
@CaishoXayir
@CaishoXayir 29 күн бұрын
Allow noo xifdi sheekh mustaf aad ayaann jeclahy shiikheena soomaaliyeed❤❤❤❤❤❤
@fatimasaeed694
@fatimasaeed694 Жыл бұрын
اللهم أصلح ذات بيننا
@rabukar1680
@rabukar1680 Жыл бұрын
أللهم آمين
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 3 ай бұрын
Sheekh mustafe wllo waa isaq Isaqana cadowgod iyo xasad koda ayaa Hadan waxana laga xasdaya nimcada illaahay siiyay somaliland xasadka illaahay haka xiiftiiyo aamiin aamiin yaarabii
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Islaaaaaaaaaaam baan ahay aan lahelikarin.Absuttlyyyyyy The best
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 Жыл бұрын
Wcs walalkey cabdulhi macilin Masha Allhhh ❤️ amiin amiin 💖 jimco Mubarak 👍
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 9 ай бұрын
Suubxaan Allaaha Suubxaan Allaaha Suubxaan Allaaha Suubxaan Allaaha Suubxaan Allaaha Suubxaan Allaaha
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin🤲 yaarabi
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 8 ай бұрын
Subxanallah allah khayrka hana waafajiyo dugsi male qabyaaladi waxay dumisa moyaane❤❤❤
@SalmanAar-fy4nc
@SalmanAar-fy4nc Ай бұрын
Runtii haddii aad arragto qof qabyaalada iska soo hormarinaya markuu hadlo waa qof wax badan aan ogeyn Oo iska macno yar,Sh-Mustafe cid wax ka dhimi kartana ma waayo karaamadiisa ayaa la socta oo waa Iftiin.Iftiinna lama qarin karo mar kasta.
@rodahassan929
@rodahassan929 Жыл бұрын
Sheekh mutafe Allah haxafido Dowladii siyad bare dadka dhibka ugu badan kasoo gadhay yuu aaha 4 walaladiiya oo culimo ah wax dhintay iyo wax dhawaca laga dhigay hadana weligii kama hadlin sheekhu wayo wuxu oyahay ku wii dhibkaa gaystay in xisabtoodi sugayso. Waliba hal maalin baa culimada lalayey 1988. Markasay dhibkay hore ugu gaysteen shiikha family giisi wali daba wadaan dalimiinti dhashoodi.
@hassanhusseinnor2364
@hassanhusseinnor2364 Жыл бұрын
Alaha xafido shiikh Mustafa waana ka hadlay dhibta muslimiinta is dilaya waa xaaraan
@ahmedsheikabdihaadi146
@ahmedsheikabdihaadi146 5 ай бұрын
Allow sheekha kaqabo cadowga amiin 😢
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 Жыл бұрын
Sheikh mustafe iyo culimadena Allah ha Inoo xafido
@noormohamed8427
@noormohamed8427 Жыл бұрын
ارجوا من الله ان يوفق الشيخ مصطفى هارون الحق ولو كان مرا وينقد شعب لاسعانود من هدا الأحمق. و بالله التوفيق🤲
@caligadhle4022
@caligadhle4022 Жыл бұрын
Amin
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Жыл бұрын
Subxanalah ilaahay ka baqa culumada cayda ka daaya, waa raasamaalka keliya ee somali u hartay waa culumada somaaliyeed
@nooraadanmaxamud9434
@nooraadanmaxamud9434 Жыл бұрын
اللهم أمين آمين آمين آمين يارب يارب يارب يارب يارب يارب يارب العالمين
@raxmomohamud3590
@raxmomohamud3590 Жыл бұрын
Alaha xifido sheekh
@Yahyeyusuf
@Yahyeyusuf Жыл бұрын
Sheekh mustafe Xaaji ismaaciil haaruun waa shiikh sharaf leh alle ha xafido isaga iyo dhamaan culimadeena somaliyed❤
@kaysehuriye7146
@kaysehuriye7146 Жыл бұрын
Qofka hadii ale jeclaado dadka aduunka joogana jacayl ayuu u galiyaaa sababtaa ayaa shekh musdafe loo difaacaayaa ale haku karaaameeyo sheekh musdafe xaaji ismaaciil haaruun
@MariamAhmed-st9tz
@MariamAhmed-st9tz 6 ай бұрын
Shek moustapha haji ismail Allah hakufido mashallah ❤❤❤❤
@yaasiinyaasiin5863
@yaasiinyaasiin5863 Жыл бұрын
Masha allah shiikh mustafe noolow inta nololi jirto
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Жыл бұрын
Amiin amiin 🤲❤👍
@khadrasharif3633
@khadrasharif3633 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@halimoiman4890
@halimoiman4890 Жыл бұрын
Aamiin yaa Rabbi
@bintusalah4707
@bintusalah4707 Жыл бұрын
Allaum aamiin yaa rabi
@sahra951
@sahra951 Жыл бұрын
Subxaana Allah Subxaana Allah Subxaana Allah Subxaana Allah sheik musdafe xj.ismaacil culumada soomaaliyeed ee loogu jecelyahy ayuu ka mid yahy sun hacunina soomaaliyeey
@hindafarah9663
@hindafarah9663 Жыл бұрын
سبحان الله سبحان الله سبحان الله
@seynabfarah3212
@seynabfarah3212 Жыл бұрын
Aamiin aamiin
@hibaaqibrahimmohamed6673
@hibaaqibrahimmohamed6673 Жыл бұрын
اللهم إنا نسألك خشيتك في الغيب والشهادة حتي نلقاك
@rabukar1680
@rabukar1680 Жыл бұрын
أللهم آمين
@kasoibro3372
@kasoibro3372 Жыл бұрын
Amiiin ya Allah
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 Жыл бұрын
ALLAH ha kala qaboojiyo oo shaydanka isku diraya iyaga ha fahansiiyo AMIN AMIN AMIN AMIN ☝️ ❤️ ☝️ ❤️ AMIN AMIN AMIN
@umu_abdirahman
@umu_abdirahman Жыл бұрын
Masha Allah baaraka laahu fiik wllo qofka difaaca cirdiga walaakii ilaahaybaa cirdigiisa difaaca midda labaad soomaaliyeey waxaad ogaataan hilibka culimadu waa sun
@saynubsharif4191
@saynubsharif4191 Жыл бұрын
Wcs wr wb . Maasha alah alaha ku xifdiyo hala daayo culimada alaha noo xifdiyo culimadeena Nabad alaha dhex dhigo aamiin yaarabi
@farduus311
@farduus311 Жыл бұрын
] 🙏💔❤️🧡💟
@samiayhussein8432
@samiayhussein8432 Жыл бұрын
Aamiin 🤲
@MohaMoha-vm7nt
@MohaMoha-vm7nt Жыл бұрын
Aamiin
@AliAli-qp3uv
@AliAli-qp3uv Жыл бұрын
Allah haka jaazeey dagaalkooda labadaba waxay geesteen !!!!! Aamiin daha
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 Жыл бұрын
Aamiin yaa alaah
@abdifatahali225
@abdifatahali225 2 ай бұрын
Sheekh Mustafa xaaji ismaaciil Allaha la jiro kor Allaha kor ka yeeli cimridheer hadheereeyo caafimaadna ha ugu daro sheekhu qabiil waa ka nadiif yaa Rabbi xifdi sheekh musdhafa
@NasriMohamettbadal-wl3zn
@NasriMohamettbadal-wl3zn 3 ай бұрын
Sh, KH Mustafa Haji ismacail Haron me fv💝❤
@kaltumofarah8933
@kaltumofarah8933 Жыл бұрын
Maashallah
@user-kv2ry7eg2s
@user-kv2ry7eg2s Ай бұрын
Aamiin🤲🤲Aamiin yaarabi🤲🤲🤲🤲Aamiin wallo
@alandeqsi4570
@alandeqsi4570 Жыл бұрын
Always wan aminsanahay waa qofki badalay nolosheyda Jizakalah sh.mustafa ❤️❤️❤️❤️ilxun kuma aragto Somali xaqa Allah kusugo aamiin 🙏
@poorindiansanddogsarenotal1276
@poorindiansanddogsarenotal1276 Жыл бұрын
Sheeq mustafe waanku jeclahay
@MaandeeqYare-uj5lj
@MaandeeqYare-uj5lj Жыл бұрын
@@poorindiansanddogsarenotal1276 jah🥺
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Жыл бұрын
Aamiin ya raaaaaabi
@kaltumofarah8933
@kaltumofarah8933 Жыл бұрын
You are right habo
@TBITW006
@TBITW006 Жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@fartuuncabdi224
@fartuuncabdi224 Жыл бұрын
Subxanalah allow xaqa na wafaji allow noobarkee culimdeena war somalaay alle ka baqa o culimadeena sharfta yaan laga qaadi o yaan laga dhigin qabiil qabiil 😭😭😭😭
@BisharoQader
@BisharoQader 6 ай бұрын
Alle haduleyo shiikh mustafe qofkii wax xunkasheega shiikh mustafe alle haku xafido ❤❤❤
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 Жыл бұрын
Aaaaaamiin yaaa allaah
@luckycosh175
@luckycosh175 Жыл бұрын
Amiin 🤲🤲🤲 ya Allah
@quensahour1476
@quensahour1476 Жыл бұрын
Smoli. Inaga ka dhalnooo hadiii aad hasho waa lagugu dhagi. Hadad aamustona. Ka daran Dadkiiii culmdiii ka aman la. Walhi. Sheekh. Alah dhowr. Missank uuu leyahay adaa no shegya. Wlll keep going.
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 10 ай бұрын
Sheekh Mustafe waa sheekhayaga Alle Ha xiftyo Qofka Afka ku taaga sheekha kama Faa iidi doono Alle cimriga iyo Cafimaad sareecan Hakusiiiyo Sh mustafe H Harun ismail.Academic somali communnity.
@mohameddeeqhalane9420
@mohameddeeqhalane9420 Жыл бұрын
Sheikh mustafa wa sheikha kaliye ee Somali oo dhan ay jecelyihiin he is the real goat of the culimada somaliyeed number one xafidulaah dhiiqada ulawaregayo midkan hebel xirsi wuxuulayahy ciddanbe oo somali ah kuma dhageysaneyso kulahaaa yaab Somalida waxwalba wey ogtahy asaga qabilista ah majecli inaan xadgudbo lakiin wan careysanahy because sheikh anjeclahy ayuu iga taabtey
@batteryLow-zf5om
@batteryLow-zf5om 3 ай бұрын
The best sheikhe in the world Sheikh mustafa
@hachimdjama8491
@hachimdjama8491 Жыл бұрын
Sh. mustafe allah haku xifdiyo amiin
@fatumaibrahimbarisle4515
@fatumaibrahimbarisle4515 Жыл бұрын
Aamin yaa allah
@Layla6793
@Layla6793 Жыл бұрын
Allahuma Ameen
Dhalinyarada iyo Shahwaatka Sh Almis Sh Yaxye
21:05
Iftiin
Рет қаралды 18 М.
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 13 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 14 МЛН
Sh mustafe | jamacatu tabliiq amaan ugu qubeyay
7:41
Cizu diin MD
Рет қаралды 29 М.
CCW OO KA HADLAY HUBKII HG EE MAREEXAANKU LA WAREEGAY (4016)
10:51
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,3 М.
Wiil yar oo Su aal ka qoslisay weydiiyay Sh Mustafe Xaaji
1:54
Salafmedia
Рет қаралды 225 М.
qiso murugo leh
8:13
Daryeel 24
Рет қаралды 156
Sh Mustafe | Maxaad Ka Taqaana Qiimaha Nolosha Muxaadaro.
50:20
Islamic Dacwa
Рет қаралды 317 М.
SHEEKH CABDI XAYI IYO CULIMADA MAXAA DHEXMARAY?
5:22
SBN Somali TV
Рет қаралды 19 М.
Когда покупки идут не по плану🤯
0:32
Не плавайте тут! 🏊🚫
0:24
Взрывная История
Рет қаралды 6 МЛН