JAWAABTII HALQOF SIDEE UGU NOOLAN KARA MALAYSIA

  Рет қаралды 42,707

Adna Henna

Adna Henna

4 жыл бұрын

Пікірлер: 231
@nuxurofficial88
@nuxurofficial88 4 жыл бұрын
Waxkasto macaan quranka kareemka ayaa ka macaan 👇 Illahaybaan kugu dhaarshe hadaad qof nassaba tahay subscribe hayla dhafin
@Ashraf_Mo
@Ashraf_Mo 4 жыл бұрын
Walal umada in aad wax weydiisadid ma xuma lkn ilaah haku dhaarinin waxa ladhahay qofki umada ilaah ku dhaariya malinta qiyamaha wuxu so baxa asago wijiga ka fiiqan marka ilaah ka baq walal umada ilaah haku dhaarinin
@abdinaasiryare8468
@abdinaasiryare8468 4 жыл бұрын
Waa kuusaare anne iisaar
@amenaabdi3739
@amenaabdi3739 4 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته حبيبتي حتى احنا السعودي زي كذا ما شاء الله كل الناس يشتغلوا الشغل ليس عيب اهم شيء تكسبين فلوس حلال بارك الله فيك احبك في الله انتي واختك أميره واعيالك🌹✅👍
@asmanour8506
@asmanour8506 4 жыл бұрын
Inta adna jeceyl like isaara xbby adna waa kaa qadnaysalaanta🤩😘
@fardowsahaji9333
@fardowsahaji9333 4 жыл бұрын
Wlh xamar wax kawanaagsan majirto alle dalkeena nabad ha inoogo dhigo guri raqiis maciishad raqiis xamar ugu imaad alx qurbo wn kareestay
@zuleeqa6733
@zuleeqa6733 4 жыл бұрын
Alhamdullilah abyo adna ani Malaysia waan ku nolan jire master ka dhameeye alhamdullilah bisii kun iyo shanboqol biil qadanaaye alhamdullilah waa ku soo baashaale waxdhiba kuma arkin hdne waan dhameeste Jaamacadeedi oo Somalia ku laabte
@zahraazahraa1724
@zahraazahraa1724 4 жыл бұрын
Kun iyo shan boqol oo ringad mise dollar
@malizamaxamed7965
@malizamaxamed7965 2 жыл бұрын
Wll ana hada raba inaa master ka dhigtee kaligay ahe sidee iga zheeke bal
@fadumoibrahim4916
@fadumoibrahim4916 Жыл бұрын
@@malizamaxamed7965 ma aday marka hada
@Mailing.ale1
@Mailing.ale1 4 жыл бұрын
Inteen kala soxaririnkara waan imadi raba maleysia wallahi isheg
@ROD_GALDILEH
@ROD_GALDILEH 3 ай бұрын
Ana taagi rabo inte jogta adi
@sacdia-xabeb
@sacdia-xabeb 4 жыл бұрын
Waxan kamid ahay doctorska da'dayar ee hada so koray subscribe ii saraa dhirigalin ayey ii tahee Alle haidin sharfo aduun iyo akhirobo team adna Inta arkeyso commentkeygaa wa ika codsi ika farxiyaa 😍🙏
@MunasHome
@MunasHome 4 жыл бұрын
Mashallah xbty Adna qurux Mahadsnaid Allah ha ku sharfo 💕💕💕
@user-ss3tu9pp8l
@user-ss3tu9pp8l 4 жыл бұрын
Yey hooyo mcn unooshahay anigu 1 😍😌 alle hanoodaayo anagoo dhan amiiiiiin
@bubuqurux4672
@bubuqurux4672 4 жыл бұрын
Allah u raxmado😢😢😭 iima jogto
@user-ss3tu9pp8l
@user-ss3tu9pp8l 4 жыл бұрын
Sorry aboowe ama abaayo alle janada haka waraabiyo aamiin 😭😭😢
@doshkaabukar8628
@doshkaabukar8628 4 жыл бұрын
Masha Allah apayo ❤❤❤shukran mustqblka dhaw wn rajeynaa inan wx barasho u imado Malaysia inshallah
@CafiifaChannel1926
@CafiifaChannel1926 4 жыл бұрын
Masha Allaah walashey ILAHEEY hakuxafido ❤️ ❤️ ❤️
@salwaali5344
@salwaali5344 4 жыл бұрын
Wlshey mcn horta ilhey hakuu fududeeyo foosha mida kle ani maleysia ayan kula jogaa mrka at dhahday shaqo ma taalo at ayan kugu farxay io raga zaaid ayey igu dhibanyihiin run ayat tabatay qeur ilhey haku siyo ilmaha an habaryarta u ahayna ilhey hakuu xafido 👏👏👏👏
@qayimmedia6
@qayimmedia6 4 жыл бұрын
Assalaamu Calaykum Waa ku salaamay adiga aqrinaya hada 🙋 🙋 🙋
@nihaalpeah5687
@nihaalpeah5687 4 жыл бұрын
M.a Adno ilahy haku fududeyo foosha afar indhod o is egata ilahy haka dhigo❤💕
@qureshfarah865
@qureshfarah865 4 жыл бұрын
Manshaa ALLAH Keep going Abayo mcn Adna caday
@squeen8526
@squeen8526 4 жыл бұрын
Thanks abyo wan raadinaaye qol iga war bixiyo 👏
@sadiomohamedali8638
@sadiomohamedali8638 4 жыл бұрын
maasha allaah qof walba meeshow joogo allaah kuxifdiyo
@iqraa1474
@iqraa1474 4 жыл бұрын
Qof Nairobi kayimiii kuma nolaan karo malesia waa aayoo wa kuleel quruxdu yaay idiin siiriin anaa yakawada tagaan
@caaliyacosob8659
@caaliyacosob8659 4 жыл бұрын
Wan ku Salaamay xbbti qaali ❤❤❤❤❤ Insha Allah marka Aan inaado Maleysia wan rajaynayaa inaan kula kulmo dhamaadka sanadka ayaan imaan rabaa hadii xanuunku inaga baxo Insha Allah walal qaali
@Somalifood12
@Somalifood12 4 жыл бұрын
Masha Allah 💕
@fardowsoqueen1603
@fardowsoqueen1603 4 жыл бұрын
Masha allh abaayo thnks xabiibti ale ha ku xafido adiga iyo family 🥰🥰🥰🙏
@ishafilms9730
@ishafilms9730 4 жыл бұрын
Masha Allah keep going Sistah
@sacdiyosimaan3084
@sacdiyosimaan3084 4 жыл бұрын
Masha allah abaayo allaha ku xafidoh aduun iyo aqiraba 💟😍😍
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 4 жыл бұрын
Wcs m.a abyo adna guuleyso gacalo respect❣❣❣❣😱❣😱❣👌👌❣❣👌👌❣😱❣😱
@fartacabdulahi7326
@fartacabdulahi7326 4 жыл бұрын
Masha Allah queen teena Alle haku sharfo 🤲🤲❤❤❤❤💋💋💋💋❤❤
@nuuraqawdhan7998
@nuuraqawdhan7998 4 жыл бұрын
Allah ha ku xifdiyo wllo sidee family dhamaysatirn u Iman karaa
@najaxcali7350
@najaxcali7350 Жыл бұрын
Man shallh Huno Thnkis😍
@Amiishofficial2
@Amiishofficial2 4 жыл бұрын
Masha Allah horumar wacan habibati
@dj.maariya
@dj.maariya 4 жыл бұрын
Allah yaxfiduka yaa ukhtiil kiraam
@ibtisaamaragsan5048
@ibtisaamaragsan5048 4 жыл бұрын
Waa u xiisay Malaysia hory usoco Adna abaayo❤
@sidraabdirahman8746
@sidraabdirahman8746 4 жыл бұрын
Mashaa allha ❤️💋allha ku xifdiiyo cadwuga allha ka qabto hore u soco ♥️❤️💋👍
@axmedyariis5223
@axmedyariis5223 4 жыл бұрын
Inta jacal. Ilaah like haiisaaraan
@sabrinbeauty9058
@sabrinbeauty9058 4 жыл бұрын
Subscribe ii sar kzfaq.info/get/bejne/abldiNqF1N6lfps.html
@safiyasacad485
@safiyasacad485 4 жыл бұрын
WCS maashaa Allah tabaaraka aaad iyo aad ayeeya u ku lushahay
@hawomohamed719
@hawomohamed719 4 жыл бұрын
Masha Allah Abaayo adno horay usoco cadawga ha jabo
@najaxcali7350
@najaxcali7350 Жыл бұрын
Thnkis sister😍
@farxiinamohamad3840
@farxiinamohamad3840 4 жыл бұрын
Mash allh alla yabarik adna 🙏❤
@NA-yu2pd
@NA-yu2pd 4 жыл бұрын
Asc walashay adna waa ku salaamay adiga iyo famly kaga allaha ku xafido abayo ilkaha meeqa lagu sameyaa noga so faalo insha allah
@aaminacilmi7764
@aaminacilmi7764 4 жыл бұрын
Adna abaayo rabi hakuu fududeyo
@xasuuniozil5849
@xasuuniozil5849 3 жыл бұрын
Wlshei mesha qaxooti malaga gali karaa neh oo dalka canada codsigeyga inaa clip yar kasoo sameyn doonta rajeyna wll mcn 💞🙏🙌
@maryamaquen3240
@maryamaquen3240 4 жыл бұрын
First ahy igu sharf Adna quruxe
@asaldhalad7614
@asaldhalad7614 4 жыл бұрын
Mash Allah adna❤sharfan
@fatumaahmed7139
@fatumaahmed7139 4 жыл бұрын
Asc abayo aadna Allah ku fudedeyo foosha mcnto Allah adigo nabad ah alaha kukala keeno amiin ya rabi
@deeqoaxmed2856
@deeqoaxmed2856 4 жыл бұрын
Masha allah ❤❤❤
@raxmocumar227
@raxmocumar227 4 жыл бұрын
mashaAllah adna qurux love u
@abdihakiim_04
@abdihakiim_04 4 жыл бұрын
Adna Abyo...Su.aal Ban Qawa Ang......Maleyzia..Jamacad islamic Ah Makutaala...Su.aasha 2.....Sidee Lagu Heli Kara In qofka o jamacad maleyzia Kadhigto......o islamic Ah......Abyo..Noso Sheeg Bal...Waxan Rajeyna Inaad noso jawabi doonto insha Allaah....one love❤❤
@xafsofaarax7446
@xafsofaarax7446 4 жыл бұрын
Mashe Allah abaayo keep going
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 4 жыл бұрын
Thanks Adna cadey qurux badan mmmm
@sabariinmohamud9300
@sabariinmohamud9300 4 жыл бұрын
Msha alh apyo alha ku xfido geep going 💯❤❤❤👌👌💯❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaaanyusuf7686
@ayaaanyusuf7686 4 жыл бұрын
M.s.sister keep goin wllshy
@sofiacusmaancali5789
@sofiacusmaancali5789 3 жыл бұрын
Wall mcn mahadsanid
@xamaadaofficial2945
@xamaadaofficial2945 4 жыл бұрын
masha Walla ii warn xld wan ku salaamay abaayo wan ku taagre sana hay abayo masha allha nuur calaa nuur kib gowin abaayo allha ku xafido abayo 💘💘💝💖💖💋💋💛💛💯💢💚💟💙❣💜💔🤎❤❤💗💓💓👌👌👌👌👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@raqiyaabshir3393
@raqiyaabshir3393 4 жыл бұрын
Wan sugaaye wlhi tnx
@salmaabdi8846
@salmaabdi8846 4 жыл бұрын
Mansha Allah iskama cuslo qarash hadii la dhaho turkiga ka daran mar Ayn tagey
@HornAmiir
@HornAmiir 2 жыл бұрын
Thanks sis
@abdirizakar7699
@abdirizakar7699 4 жыл бұрын
Waa sax walashena Adna sidaa nogu fafahisay nolasha malesiya
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 4 жыл бұрын
Walaashay adna salaam sare
@farhiaali5107
@farhiaali5107 4 жыл бұрын
Maasha alaah abaayo
@barwaaqodeganofficial5972
@barwaaqodeganofficial5972 4 жыл бұрын
Team adna dad wanagsan iso dhoweeya
@fahmocabdinuur4132
@fahmocabdinuur4132 4 жыл бұрын
Wcs abayo adna masha Allah horo usoco waligaa abayo qali
@asliabikarsheekhasiila7237
@asliabikarsheekhasiila7237 4 жыл бұрын
Mash allh adna allh ku xafido
@CuntoFududChannel
@CuntoFududChannel 4 жыл бұрын
Mashallah. Xabibti
@fantasticstudio6967
@fantasticstudio6967 4 жыл бұрын
Warmanta ana ugu horeyo team adna
@qadraqueen3614
@qadraqueen3614 3 жыл бұрын
Wanku salamay Adna hena salan kadib Malaga yaaba inaan helo dhalasho malesian eh
@bushrasiciid2377
@bushrasiciid2377 4 жыл бұрын
Masha allah 💞💞
@deeqamohamud2045
@deeqamohamud2045 4 жыл бұрын
mnsha Allah Adna qurux
@alifantastic5745
@alifantastic5745 4 жыл бұрын
Keep going sis
@dj.maariya
@dj.maariya 4 жыл бұрын
Asc xld kwrn adna hayaati mcqul matahy inan adiga kula noolado waayo aniga wxbarsho ayaan ugu imanayaaa abbayo mcnto waxan rajo ka qabaa inan adiga mr qudha kula noolado adunka intaan ku noolahy waayo wxan ahy tageere no.1
@dj.maariya
@dj.maariya 4 жыл бұрын
@@zuzumohamed7384 sorry xayaati safr aa donayo waye lee wali wxan suga visa student ah master ayaa bananka donya inan iskaga soo xaliyo dalkne ka hawo badesho
@dj.maariya
@dj.maariya 4 жыл бұрын
@@zuzumohamed7384 dhamnteen
@dj.maariya
@dj.maariya 4 жыл бұрын
@@zuzumohamed7384 Allah yaxfiduka yaa ukhtiil kiraam
@aahmed2172
@aahmed2172 4 жыл бұрын
Wah, see qof tiisa la dhaaladacaayo ulanoolaane. Orod shaqeeso dadka hatgin.
@dj.maariya
@dj.maariya 4 жыл бұрын
@@aahmed2172 bro aniga noolasho abid kama rabo ee waa xiisp iyo.argti adiga wx.hubso ugu horeyn okay
@nurtahappychannel9482
@nurtahappychannel9482 4 жыл бұрын
masha allah
@ozzaamemohamoud6554
@ozzaamemohamoud6554 4 жыл бұрын
keep going sister🙏❤
@user-pj1dw2hw5p
@user-pj1dw2hw5p 4 жыл бұрын
Mashallah adn wan ku salamay waaye adatah nolosha malesiya see cml hee in aan so ado baa rabay adn abayo
@FatuushKl
@FatuushKl 4 жыл бұрын
Mash allh queen
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 4 жыл бұрын
Salamullaah calaag hadad shaqayso bishi meeqa caml laag bishi abayo qof kaa murku visit ku imado ama docor maa sii joogi kara intii in ka badan kulal miya markasro qabow majiro
@fartunflavours
@fartunflavours 4 жыл бұрын
Asc my somali people subscribe igucawiya manta,mahadhsanidhiin 😍😍😍😍🙏
@umunaimachannel2244
@umunaimachannel2244 4 жыл бұрын
Wan ku saarey adna isaar walshey
@najuumciise8817
@najuumciise8817 4 жыл бұрын
M.a abaayo dhiir galin taada ayaan jeclhy
@dj.maariya
@dj.maariya 4 жыл бұрын
Waligeyna waxan jeclaa mar qudha inan arko adiga iyo caurutan habo yarte u ah
@waliidfarhan7648
@waliidfarhan7648 4 жыл бұрын
Adna haadan Malaysia Visa dalaxiis ku yimado seen sharci isamaysan kara si aan dalka ujoogo please isoo jawab
@queens5170
@queens5170 4 жыл бұрын
Bro geenyada madoow youtubekeeda kafiiri ayadaa waxee wareesanee uqaabil sanaha hidaha iyo tacliinta sare asaaa waxbarasho iyo dalxiis iyo caafimaadba kahadlaayo❤❤🙏🇸🇴🇸🇴
@ahmedhaji9203
@ahmedhaji9203 4 жыл бұрын
Lkn abaayo qolka aan dagaaayo sariir iyo joodari mayaalaan mise waan soo gadanaa
@qaaligeesey2363
@qaaligeesey2363 2 жыл бұрын
Wuuyalaa wll
@Liiban50
@Liiban50 4 жыл бұрын
Wll hadaad beer jilac sanatahay hoos sii fiiri🙏🙏 Wll alle dartii wax kaweyn malahan wll Subscribe iisaar alle iyo rasuulkiisa scw dartood Subscribe iigu saar wll alle meel Walbo joogatid iyo meel Walbo aadaysid allaha kugu xafido amiin ❤️🙏kzfaq.info
@hamdaali6167
@hamdaali6167 4 жыл бұрын
Haye waa kuu saaray
@Liiban50
@Liiban50 4 жыл бұрын
@@hamdaali6167 thanks wllshey 👍👍👍
@fatxiofficial3822
@fatxiofficial3822 4 жыл бұрын
Wan ku saray
@Liiban50
@Liiban50 4 жыл бұрын
@@fatxiofficial3822 thanks wllshey 👍👍👍🙏🙏🙏🙏
@hakimtutorical2720
@hakimtutorical2720 4 жыл бұрын
Wll inta RASUULKA SCW inta jecel #SUBSCRIBE isara wll🙏🙏🙏🙏❤❤
@umunaimachannel2244
@umunaimachannel2244 4 жыл бұрын
Wan kusarey adna isaar wll
@BirimoNaqlan
@BirimoNaqlan 4 жыл бұрын
Asc adn ani mad iso daweyneysa abyo
@quenluziina7324
@quenluziina7324 4 жыл бұрын
Hdal lgu qanci karo shegtay abayo aniga jecel mar un ina malezia ku nolaado❤️ waxse joga wadan carbed
@caaisha71
@caaisha71 Жыл бұрын
Wasidee carabtu Ana rabe iga war bixi wll
@abdulahimohaofficail180
@abdulahimohaofficail180 3 жыл бұрын
Keep giong
@ruqiyahhassan8809
@ruqiyahhassan8809 4 жыл бұрын
Asc abayo.nabrkak.ma.ikucawin.karta
@xalimoxarakoofficiai9198
@xalimoxarakoofficiai9198 4 жыл бұрын
Masha allah👍👍👍❤❤✅✅✅
@kowthariinachannel631
@kowthariinachannel631 4 жыл бұрын
Anigaa ugu soo horeeyo like isar 5K igaarsiyaa🙏🙏🙏😥
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 4 жыл бұрын
Adna dagan love you xabibti
@dj.maariya
@dj.maariya 4 жыл бұрын
Xabiibiti ardeyga jcmd dhigto qab noce ayuuu isku xalinaya
@ramladhameys6570
@ramladhameys6570 4 жыл бұрын
250 nolol dhan ana xamar ayan joga 200 kiro le i ah🤣🤣aman iska so baxaa
@najahhassan8114
@najahhassan8114 4 жыл бұрын
150$ waxay ku filanthy qof oo guriga lee joga cuntana karsanayo lkn normal waa 300 $
@shalaymanta6247
@shalaymanta6247 3 жыл бұрын
😁
@wanaagkataliye3822
@wanaagkataliye3822 4 жыл бұрын
Inta jcl inee malaysia aado rapto like saar
@iqraofficial6872
@iqraofficial6872 4 жыл бұрын
ASC adna maxalo dhaha reer malasiya 500 dollars 💵 ay somaliya udiraan
@hananhanan6309
@hananhanan6309 4 жыл бұрын
Maleysiya qabkeen utagiikara adna abaayo igasojawab
@xamduushistaqfurulah43
@xamduushistaqfurulah43 4 жыл бұрын
M.A
@queenofcakes3275
@queenofcakes3275 4 жыл бұрын
Waalayal Waligay waxba idin kamaan dalban lkn maantan idinka dalbanayaa plz wll subscribe bes hawl may leedahy 100k subscriberis igu caawiya walaalayal😢😢😢
@somliyeytoos5072
@somliyeytoos5072 4 жыл бұрын
Wan kusaaray wll fadlan walasheen idinkana usaara
@queenofcakes3275
@queenofcakes3275 4 жыл бұрын
@@somliyeytoos5072 thnks wllo
@pubglite6377
@pubglite6377 4 жыл бұрын
markaan arkay videogan waan yaabanaa waxaan moodayay Gabdh cadaana Markay somaali ku hadashay kud ayaan isku idhi Soomaalidu sawtii madoobayd waa yaabe😀😀😀😳😋
@zuuzuumahad3118
@zuuzuumahad3118 2 жыл бұрын
Waligood dadku waa isku jireen goormay dadku wada madoobaayeen
@ishaaqoontaonlineschool
@ishaaqoontaonlineschool 4 жыл бұрын
suaal Walaashey hana i dhibsan Gabadha waxa fcn ine xijaabkeda publica ku ag xirato marka adna garbasaara xiran tahay soa ficneen inaad jalbaabka xiratid?
@sofiacusmaancali5789
@sofiacusmaancali5789 3 жыл бұрын
Caruurta kawaran iyo kirada guriga
@bosteyociise3217
@bosteyociise3217 4 жыл бұрын
Asc abyo adnaaa adigo raliya inan kula soo xariraan rabaaa ma surta kali kartaa adigo raliyaaa
@Mailing.ale1
@Mailing.ale1 4 жыл бұрын
Back ground natuus inta iguracsan like
@malikaaded3555
@malikaaded3555 4 жыл бұрын
Maleziya adee qaali u thy saas oo thy wee kulushahay turki aa ka fiican xtaa qaxootika ayantaan lama qaado
@priyanka-lt6pd
@priyanka-lt6pd 4 жыл бұрын
Adna wllo dalxiis ayan u imanaya 2bilod hotelka wa imisa
@xamdamacalin6357
@xamdamacalin6357 Жыл бұрын
Adno abaayo Malaysia soomalidu qaad maku gedikaraan iigaso jawab
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 112 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 9 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 36 МЛН
waxbadan ka ogow somalida malaysia ku nool noloshooda | part 1
11:54
Ciise Gubta official 1
Рет қаралды 14 М.
IMISA KUGU FILAN QARASHATKA MALAYSIA
17:16
Adna Henna
Рет қаралды 101 М.
MALAYSIA QAXOOTIGA QAABKEE LOO........
8:05
asad jabaraani
Рет қаралды 17 М.
Nolosha Malaysia Waxka Ogow
9:52
Najma Cooking
Рет қаралды 8 М.
Xaaladda Soomaalida Ireland iyo Xafiiska Somali Center
16:35
Khaalid Foodhaadhi
Рет қаралды 4,9 М.
WADANKA UGU FIICAN EE LAGU NOOLAAN KARO
17:32
Dulmi Diid
Рет қаралды 34 М.
NOLOSHA MALAYSIA WAX BADAN KA OGOW
13:21
Amira Qurux
Рет қаралды 95 М.
BEENTA SOMALIDA MALAYSIA IYO DADKA LOO SHEEGO
6:56
DR OLOL
Рет қаралды 3 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 112 МЛН