No video

Juweyriyo Jano Iyo Maxamed Dhalfanaan - Heesta - Leeleelka Caashaqa - Astaan Music 2022

  Рет қаралды 1,548,643

Astaan Music

Astaan Music

2 жыл бұрын

Waxaa Hore U Wada Qaaday C naasir Macalin

Пікірлер: 226
@mustafekeybiiofficial3525
@mustafekeybiiofficial3525 18 күн бұрын
2024 yaa igula raaxaysanaya heestan cajiibka eh. Hadaan daarood nahay iyo somali oo dhan ba weligoodba suugaanta iyo fanka reer sheekh isxaaq ayay uga dambayn jireen. Juweriya jano wa mar la arag dhal fanaan isaguna ma hawl yara ❤🎉
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 Жыл бұрын
Woow aniga juwriya ayan wataa boqorada burco wx ii muuqta inay afsomaliga ad u taqaan hesta bartedi ayay dhigtay wle cumadadn kugu turay qurxey ❤👏
@zakirushka3189
@zakirushka3189 Жыл бұрын
Heestan anoo xayraana ayaan dhagaysan jieay, jaamacadii ayaan awoodi waayay inaan iska bixiyo. Waan u samray nolosha, maantana nolol fiican iyo caafimad ayaan haystaa. Waligaa never give up, raggii aan hiigsan jiray oo dhan anaa ka sareeya. Hore u socda.
@Yaya-zk7fm
@Yaya-zk7fm Жыл бұрын
Say ALHAMDULILLAH walal
@AhmedMohamed-sp3wn
@AhmedMohamed-sp3wn Жыл бұрын
Isku day inaad dadka noloshaad soo martay ku jirah haddah inaad wax tarto Allah ha ku barakeeye
@mohamedfarah2022
@mohamedfarah2022 9 ай бұрын
dee most beautiful Somali songs, golden voices and Rythm ... everything😍😍😍😍😍...keep going Juweyriyo Jano Iyo Maxamed Dhalfanaan masha allah.
@mohamedcarab8236
@mohamedcarab8236 Жыл бұрын
Wlhi wlhi wlhii Gabadha somaliyeed ee reer Burco waa Fananaad sida luuqada iyo Ereyadaa Ku dhawaqiista axyaa Fananaad #Abwanka sameeye wa abwan Ereiyo Dhaqana iyo sugaan aha Ku sabsan Ereiyo xaga Degaanka Badiyaaha axyaa axyaaa #Juweeriya moqdisho kaso salama huno
@Wayelka1973
@Wayelka1973 Жыл бұрын
Abwaan Hassan abdilahi Ganey Ayaa alifay
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
​@@Wayelka1973 XAADKIISII HORANA WUU U DHIIBAY IYO CADI NAASIR RABOW U NAXARIISO
@amaljamaa8478
@amaljamaa8478 2 жыл бұрын
Woow my barhather maxamed xuseen cali Kahen fanan la iskama dhigo abaheen iyo adeeradeen kuluc dacar ismacil cagaf ayad hidasatey acsan fanaan iyo juweriya So Cutte lady qurux action intaba halkeedii bay dhigtey
@MaxamedQeyz
@MaxamedQeyz 10 ай бұрын
Magaca iyo muuqa ha jiro❤
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 2 жыл бұрын
Xasuustii aamina cabdillaahi Xirsi IYO cabdinaasir Macalin Erayada abwaan Xasan xaaji Cabdilaahi IYo Laxankii axmednuur jaango Dhallintani way dhadhaweeyeen ma xuma
@maxamedaar3153
@maxamedaar3153 2 жыл бұрын
ad bey ugu mahadsan yihin sida ay no so xasuusiyeen qaasatan codka inanta hees ku inaba cadi maaha
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
Rageedii cadinaasi macalin caydiid aabhii ayaanu xamar jaar ahayn waayo waayo
@Saynababoqran
@Saynababoqran Жыл бұрын
Fanaaniita danbe ha ku daydaan jawayriya hadii kale heesaha kufsiga ha ka dayaaan halkeeday dhigtay jawayriya❤️ masha allah
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 ай бұрын
Absolutely she is amazing
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙 الخالق ❤💙💙 Love na iso dheh walal mahadsanid
@cabdalecabdale9056
@cabdalecabdale9056 Жыл бұрын
👨‍❤️‍💋‍👨
@gooxjunior8015
@gooxjunior8015 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 Жыл бұрын
❤️
@AxmedYasin-hg9lz
@AxmedYasin-hg9lz Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@guleidguleid5795
@guleidguleid5795 Жыл бұрын
Meesha Uu Leeyahay Anigu Lazygaan Ahay. Waxay ahaan jirtay (Anigu layti gaan ahay) Eraygu waxa uu ka soo jeedaa ( liid, liite, liidasho,)
@maxamedaar3153
@maxamedaar3153 2 жыл бұрын
Jaweeriyo Jano inaba caadi maahan si wacan bay cod iyo jiliiin cajiiba ugu raaxeysatay maqal iyo muqaal ba lagama daalo xasuus wayo wayo bey dib no celsheen thanks
@kaysemaxamed
@kaysemaxamed Жыл бұрын
Halkeeda hadaanad dhigin hees fanaan kale lama qaado Heestan codka laxanka miisiga inta way keeneen absolutely like Vote
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 13 күн бұрын
Made in somaliland ❤❤❤ eraydii abwaan xasan ganey
@dubademmen6099
@dubademmen6099 Жыл бұрын
Absluulty juweriyo jano Halkeed ayay dhigtay Waxaan odhan karaa Faniinta danbe waa fananda kaliya keen tay heesihii hore waliba heestan oo kaliya Heeso adag bay keentay wooow maansha allah
@user-og4ds4yk5g
@user-og4ds4yk5g 7 ай бұрын
31 12 2023 🎉 2024 ilaahay hayga dhigo sanad farxado badan iyo jacayl iyo horumar caafimad iyo cibaado suuban aynu ku waaro
@user-lm1jl4sv5l
@user-lm1jl4sv5l 8 ай бұрын
waaw masha allah astaan muusic waligiin jiroo jooga wax badan ayaan raadin jiray music iyo laxan dhameystiran haka daalina horumarinta musiga .. qaabkaan waa qaab rasmi aan hadal ku jirin mahadsanidiin astaan muusic
@abdimohamed8293
@abdimohamed8293 10 ай бұрын
Heestu aad bay u adag tahay runtii waan bogaadinaya labada fanaan shaqa adag bay qabteene
@ismDirir
@ismDirir 2 ай бұрын
Jeweria aw codkaagu aadiyo aad u tahay somalian iyo issgaba aad tihiin soo baxaya❤❤❤
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 2 жыл бұрын
Heestan layaabka leh waxa horay Qaadijray Aamino cabdulaahi xirsi & Cabdi naasir Macalin Erayadii Abwaan Xassan ganey
@SahraMohamed-ds3es
@SahraMohamed-ds3es Ай бұрын
Mashallah 🥰
@user-lx6kf2hx4e
@user-lx6kf2hx4e 7 ай бұрын
Jeweria❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedducaaledaahir1224
@maxamedducaaledaahir1224 2 ай бұрын
Maashalaahu
@aweysabdi8265
@aweysabdi8265 Жыл бұрын
C.naasir macalin siciid iyo Aamina c.laahi xirsi ❤
@Mohamedabdimalik-vt3pk
@Mohamedabdimalik-vt3pk 3 ай бұрын
Waah waah waxanaa fanaaniin aha 💖 wiilka iyo gabadhuba waxay leeyihiin formi, tembada OK iyo codka oo haalaasi aha waaa fanaaniin iyo badh
@AbdirahmaanCirroole
@AbdirahmaanCirroole 2 жыл бұрын
Run Ahaan Waa Hibooleyaaaal Cajiiba Iga Gadan
@abdirisaqfuad2781
@abdirisaqfuad2781 2 жыл бұрын
Halkeeda ayey dhigeen ❤
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Ай бұрын
Jaweeriya burco. Top fann
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Xasuustii Qu'een Of Emotional whith Goat Of Somali Singers C/naasir Mo'alim📻❤️
@SharmakeSiciid
@SharmakeSiciid 11 ай бұрын
❤❤
@user-eb1mr3fx4v
@user-eb1mr3fx4v 8 ай бұрын
inta maanta khayr kay Liibaantasida iyo anigu Leetigaan ahay waaye heesta orginalkii maaha laysi waana qal day maxamed dhalfanaan Ninka labaxay dib hawgu Noqdo✋
@cabdalecabdale9056
@cabdalecabdale9056 Жыл бұрын
Juweriya jano iyo Maxamed dhal fanan wlhi markaan sidaa ugeego heestan halgaydhigeen iyo siday u adagtahay jiilka danbe kudayda odhan laha
@m.hassenamin701
@m.hassenamin701 Жыл бұрын
Masha allah Tabaaraka Laah Waxaa soo baxay fan Cusub oo aan ku iloobi karno fankii hore
@AhmedMohamed-sp3wn
@AhmedMohamed-sp3wn Жыл бұрын
Waad is tidhi un
@m.hassenamin701
@m.hassenamin701 Жыл бұрын
@@AhmedMohamed-sp3wn Bal adiguba Beyd kamida heesta isku day oo Ha ciyine caadi u qaad
@user-zk7mq3gx6e
@user-zk7mq3gx6e 3 ай бұрын
Juweyriya codkii kii iyo qofa Hore u soco
@djrooblealliofficail8867
@djrooblealliofficail8867 2 ай бұрын
The best songs qaaci wakaa heesihiii dhabtaa ahaaa fanaaniintan danbe iska seexda sxbayaaaal
@farxiyaxiis2475
@farxiyaxiis2475 Жыл бұрын
Maalin iyo habeen heestan wan dhagaysta kama xiiso dhaco 😢
@SharmakeSiciid
@SharmakeSiciid 11 ай бұрын
Sido kale
@zakinhopoi5840
@zakinhopoi5840 10 ай бұрын
Gabar cashaq❤
@hodanali4846
@hodanali4846 6 ай бұрын
Me too❤❤❤
@farxiyaxiis2475
@farxiyaxiis2475 6 ай бұрын
Xasuus😢 maanta ayey igu naxdin badanthy 💔😢
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 10 ай бұрын
Masha allah codkeeda ayaa qalbiga taabanaya waa waxa loo yidhi موسيقا من مسامير شياطين
@jama187
@jama187 Жыл бұрын
Yaa salaam yaa yidhi fanaatii wanaagsanaa wey dhamaadeen
@ahmedgeymale365
@ahmedgeymale365 Жыл бұрын
Jaweeriyo janno gabdhoow halagu daydo ubaxaan qoslaya codkaa ka daran ❤
@AbdirahmaanCirroole
@AbdirahmaanCirroole 2 жыл бұрын
Daawade Xiiid waa Shinbir Habeenkii Dad Iyo Dugaagba Ku Ciya
@majorsalah7647
@majorsalah7647 Жыл бұрын
Abuukar Cadawe Buula-xuubey sxb waa ku salaamay. Waa Gashanle Salah Yare Kooxdii Horseed
@xildhibanadfadimaguutale2036
@xildhibanadfadimaguutale2036 2 жыл бұрын
Tani hees way dhaftay lelelka cashaqa lix habeen anoo qaday Lax hadii lay qalo laladka sarartiyo waa markan Leg iyo badhi iyo lug iyo jiiidhkeed midna anan liqi karin🥺😥♥️
@MounirHassanabdou-ql9sl
@MounirHassanabdou-ql9sl 10 ай бұрын
Wallaahey somaliland waa dad somali ugu fiican ruuntii halla icrifo hadda unionenbunpreee❤❤❤❤❤
@abdirahmanburale7280
@abdirahmanburale7280 Ай бұрын
Waad xanusan tahaye orad hospital somaliland maxaa ladhahaa ma qabiil yar oo cuqdadaysan baa la ictirafaya
@YaredTesfaye-pd1dx
@YaredTesfaye-pd1dx Ай бұрын
Waa hessoo jaayeel
@IkhlasMusse-px6bi
@IkhlasMusse-px6bi 10 ай бұрын
M. Allah your voice is so amazing😍
@user-yy9mh5qd2v
@user-yy9mh5qd2v 9 ай бұрын
Nin labaatan jira iyo Aduunkaa lagdamayee Wlhi waa erayo iquseeya waxaan Ahay 21sano jir aan cidna umaqnayn ceelna uqodnayn shaqo la aan Ah soomalia iyo rafaad kunool Ilaahayow Amuuraha noo sahal 7/11/2023/22:26
@ltagroupofbusiness
@ltagroupofbusiness 2 ай бұрын
Waa wax iska caadiya in wakhtigu hayo da'daas iyo guud ahaan dadka somalida oo dhalinyaradodu dib dhacday se Never Give up allena isku xidh salatu laylka tuko ilaahayna talo saaro intaa kadib masuliyadaada qaad oo ha sugin in cid ay kaa saarto xaalada aad ku jirto dadka dhex gal sido kale waxii aad awoodo ku dhaqaaq waxaad muu jisa adkaysi iyo dedaal nololeed oo aaminaad iyo toosnaan sal u tahay Allaa macak adeer keep going you born to win
@asliahmed2966
@asliahmed2966 Жыл бұрын
Thanks astaan music wxn sugnaaba waa in aad dib u soo noolaysaan riwaayadihii hore oo dhab loo matalayoh I can't wait if iyo aakhiro😥
@wiilkareerwarsame7863
@wiilkareerwarsame7863 8 ай бұрын
😢
@mohaahmed5097
@mohaahmed5097 2 ай бұрын
Wow🎉🎉juweyriyo
@djimos9058
@djimos9058 Жыл бұрын
Waaw juweeriya jano iyo maxamed dhal fanaan halkeedey dhigeen xasuustii cabdi naasir macalin caydiid iyo amiina cabdilaahi
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj Жыл бұрын
Sixid ; waa Cabdinaasir Macalin Siciid wuuna dhintay (AUN) ee maaha Cabdinaasir Macalin Caydiid.
@harbiomar996
@harbiomar996 Жыл бұрын
Wakhtiga lagdamayo ma ahaan midhuhu. Waa aduunkaa lagdamayo inta AUN Cabdinaasir u lee'yahay.
@Maxamuudburaale
@Maxamuudburaale 2 ай бұрын
Labaduba waa ok
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
Reer Somaliand fan udaa
@libanmohamednoor3479
@libanmohamednoor3479 Жыл бұрын
Waaaaw astan thank you 🎉
@AhmedSayid-oq4pi
@AhmedSayid-oq4pi 3 ай бұрын
Halkeedi bay dhigtay juwayriya
@baasgooye1435
@baasgooye1435 Жыл бұрын
Gabadhu deganaa masha allh
@CaytoMohamed-tt7hn
@CaytoMohamed-tt7hn Жыл бұрын
Axyaa hees❤❤
@ugbaad4136
@ugbaad4136 Жыл бұрын
Wow halkeedii bay dhigeen❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
MARDUUF WAA RAGII HOR DHEXTAALKUU CAJIIB KU YAHAY
@mukhtarwarsameyare3799
@mukhtarwarsameyare3799 Жыл бұрын
Amazing voice juweriya jano
@AbdirahmaanCirroole
@AbdirahmaanCirroole 2 жыл бұрын
Leeleelka Caashaqa Lix habeen Anoo Qadey Lax Hadii la ii Qalo Laalaadka sarartiyo. Waa markaan lag iyo badhi Iyo lug iyo jidhkeed midna Aanan liqi karin Luquntoon gambiyiyo Laamadoodo mooyee Waa markaanan ladi jirin Sidii xiid Lamaanaa. Waa markii la habeeniyo Ka laxiibtay lahankeee Waaaaw intaaas baaan ka gu iwaayey
@ugbaad4136
@ugbaad4136 Жыл бұрын
Xiid lamaan waa maxay? Iyo lah iyo lahan noo jilci ereyada
@aliabdulladan6318
@aliabdulladan6318 Жыл бұрын
@@ugbaad4136 xiid waa shibbir koox koox usocda messha ugu yar waa labo labo ayuu uwada socdaa Lahan waa waxa qofka qalbiga oga taagan oo uu markuu seexdo hadba laso kaco ❤
@aliabdulladan6318
@aliabdulladan6318 Жыл бұрын
@@ugbaad4136 xiid waa shibbir koox koox usocda messha ugu yar waa labo labo ayuu uwada socdaa Lahan waa waxa qofka qalbiga oga taagan oo uu markuu seexdo hadba laso kaco ❤
@mohamadoscar5372
@mohamadoscar5372 Жыл бұрын
Wooooow Hees io Badh weeye Halkeedi baydhigeen
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 Жыл бұрын
Waah waah juweeriya iyo maxamed
@Jamesnawe
@Jamesnawe 7 ай бұрын
Fantastic ❤❤
@MohamedAhmed-rl6pr
@MohamedAhmed-rl6pr Ай бұрын
Waa qalad halka ay leedahay: Ku lingaxan ahaan jiray, Waa markii uu leebkiyo, Liqi jiray warmaha maahee waa: Lisan jiray warmaha ee, Lufanka iga mudi jiray!
@WaberiYoussouf-gk3xk
@WaberiYoussouf-gk3xk 3 ай бұрын
Tres bein❤
@user-yk9by1yc7y
@user-yk9by1yc7y Ай бұрын
Hees tan waxn iskaga daayay 1 xb markaan dhqgaystay ayaan arkay halkay igu wado hadana waan ka kabtay hees xigmadle iga dhe
@jarteh3837
@jarteh3837 2 жыл бұрын
Gabadhani way keentay juweeriya hees iyo badh
@fowsiosmamohamed1344
@fowsiosmamohamed1344 Жыл бұрын
Haybad yaa leh qofka keena hees aanu lahayn.waa gabadhaa heesaysa
@cabdiwarabe3873
@cabdiwarabe3873 Жыл бұрын
Wow.dhla.fanan.xusen..Cali.kaahin.iyo.fanad.jwri.ab ab.wowwwww.afkina.caano.lagu.qaby.iga.dheh
@cabdiwarabe3873
@cabdiwarabe3873 Жыл бұрын
Wow. Dhal.fanaan
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Heesta midhaha waa la waalay , ha nalaga qabto
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
Waaaw caadi maaha
@majorsalah7647
@majorsalah7647 Жыл бұрын
Heestan waxay ka mid ahayd Riwayaddii la odhan Jiray Galbeed waa la xoreeyay ee Waarsaa Gaagixisay. Erayadii iyo fikraddii Abwaan Hassan Haji Abdillahi Haji Hadsan Ganey, waxa wada qaaday first AHN Abdinasir Macallin Siciid Iyo Amina Abdillahi Hirsi. Juwèriya janno way Iga gadan tahay,
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 8 ай бұрын
Masha allllah nooolaaada❤
@abwaanxagaraawi5902
@abwaanxagaraawi5902 Жыл бұрын
Nin labaatan jiro iyo waqtigaa lagdamayee ......... ii dhameystira
@laqanyoves7331
@laqanyoves7331 Жыл бұрын
Old is gold❤
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Wow that's awesome
@azmaawil9089
@azmaawil9089 2 жыл бұрын
Wowowowow ehelu cod ba isheshey
@Mocishqii
@Mocishqii 10 ай бұрын
Nin 20 jiray iyo wakhtigaa lagtamayee habeen jimcee soo galayo oon safar ku ahay itubiyo /2023/9/29 ay tahay 02:25 /habenimo ayaan ini iyo inan er jigjiga dhagaysanaynaaa 😢😢
@fowsiosmamohamed1344
@fowsiosmamohamed1344 Жыл бұрын
Haa haa way u dhaweeyeen oo aay ku xasuusinayaan Off waan saxay
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 Жыл бұрын
Heee Heee Naa Mxd itidhi JuweeriYa 😔 JuweeriYa duuduub aYaan anigu ku qaataY Gelin hore aYaan cumaamada ku tuuraYba🤦
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 2 жыл бұрын
Organiste no good dhextaalka dhaadheer aad bixinayso jooji
@mohamedalijama3810
@mohamedalijama3810 Жыл бұрын
Waaw I like this soung
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
Heestaan muusiga caadi maaha
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 2 ай бұрын
anigu waan wata labadaba malmacna kelma
@dekawale2324
@dekawale2324 Жыл бұрын
Faaf reeb please gabadhaa waa inad bilad siisan waayo kuwa wax khalda wad ku dhagan tihin juweeriya wa top
@abdiaziizhashi6044
@abdiaziizhashi6044 Жыл бұрын
Ereyada heesta waxaa la HAA Baan jeclhy Xasan xaaji cabdillaahi xasan geniy Iyo laxamkii axmed nuur janngo Iyo fanaaniintii A ahaa Abdinasir macalin siciid iyo Amina cabdillahi xirsi Halkeeday dhigeen dhalinradani Axyaaa voice allaya axfidakum
@brightvision8504
@brightvision8504 Жыл бұрын
Waa markii uu leebkiyo Lisan jiray warmaha oo
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 2 жыл бұрын
Jaweeriy ❤❤❤❤❤💋💋eedo
@abdirahman_qaasaali7845
@abdirahman_qaasaali7845 Жыл бұрын
Heestan halkeeda ayey dhigeen
@AaminaAadn
@AaminaAadn 3 ай бұрын
Love you
@hassanabdullahi7857
@hassanabdullahi7857 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤jawaheriya axsan sod
@sahraahmed2142
@sahraahmed2142 Жыл бұрын
Waaaaw yaa salaaam🎉🎉🎉❤❤❤❤
@ahmeddayib8121
@ahmeddayib8121 Жыл бұрын
Juweriya jano caadi maha
@user-yk9by1yc7y
@user-yk9by1yc7y 8 ай бұрын
Wallaahi ma kala dhacaan labadani
@khaalidbaashe8051
@khaalidbaashe8051 Жыл бұрын
Lisan jiray warmahoo
@cabdiwaaxidkaariye4005
@cabdiwaaxidkaariye4005 Жыл бұрын
Maxamed Dhalfanaan Guulayso
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 Жыл бұрын
Juweeriya cod u daa
@rodabanday7627
@rodabanday7627 11 ай бұрын
Ax Iyo Ax ❤❤❤❤❤❤c
@adnanhaji7072
@adnanhaji7072 Жыл бұрын
Maxamed xuseen cali kaahin Ehel faneed
@engodowaarealpage6181
@engodowaarealpage6181 Жыл бұрын
Wee-wee maanta 12/06/2023 maalin isniina goobtu waa Ethopia gaar ahaan asamatafari waa sxbkay cabdiqani iyo anigoo barkhada iyo ibraahim aadan Cumar maalmo waayo badan
@abdilahijigtaro6420
@abdilahijigtaro6420 Жыл бұрын
Waa layaabay
@cabdinuur8737
@cabdinuur8737 Жыл бұрын
Halkeediibay dhigeen Ana gabdhow gabadh juweriya oo kla ah isooraadiya
@ayaansaidali8014
@ayaansaidali8014 Жыл бұрын
Amazing girl laaleelka cashaqq
Khadra Saliimo - Heesta - Nabsigiyo Ayaankow - Astaan Music 2021
6:07
Astaan Music
Рет қаралды 1,4 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 12 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 44 МЛН
ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED
6:53
Digaale Music
Рет қаралды 2,7 МЛН
JUWEERIYA JANO IYO ISMAACIIL AARKA QAACI DAYAX BAND 2020
8:13
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,7 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН