Kaftanka Siyaasada 493 oo aad u xiisabadan,Hassan SHeikh,Biden,Ruto,Dani

  Рет қаралды 22,518

Xogmaal Media

Xogmaal Media

21 күн бұрын

Kaftanka Siyaasada 493 oo aad u xiisabadan,Hassan SHeikh,Biden,Ruto,Dani

Пікірлер: 41
@ayanfarah782
@ayanfarah782 19 күн бұрын
Foosiya somaliland ayaaa laga uriyay hadanay ahayn isaaq muu rixeen guuuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤
@Cici_mimi
@Cici_mimi 12 күн бұрын
Gabadhii Majeerteen ee kahoreeysay uu hor Istaagay Hassan Dal Xaalufiye Maxeey Aheeyd? Oo waliba Caruur udhashay Abgaal. Fariiso Meel wax la idinka urinaayo majiraan.
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 16 күн бұрын
Guul wadani.❤️❤️❤️❤️❤️
@MahadSheikh-yj7hw
@MahadSheikh-yj7hw 19 күн бұрын
Xasan Shiiq Mahamuud Wa Haboow Somaliya na Waalumiyay
@AsimacademyonlineQuranlearning
@AsimacademyonlineQuranlearning 19 күн бұрын
Weriye Xog ogaal ah ❤ xaqiiqada waa 💯
@ayanfarah782
@ayanfarah782 19 күн бұрын
Xassan karamadii ayuu ka qaaday somalidii wuu iska qoslaya waxwaliba haday dhacan
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 16 күн бұрын
Doqon mdx weyne laga dhigay.🤣🤣🤣🤣
@ayanfarah782
@ayanfarah782 19 күн бұрын
Warkii hore Warsop dhaaf
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f 19 күн бұрын
40sano kabacadi yaa nool yaa dhintay
@rashiidayuub6408
@rashiidayuub6408 15 күн бұрын
Kabaha buutka ah iyo dalaq, dam inaad kudartaan ayaay aheed.alow sahal amuuraha.
@SalimSulei
@SalimSulei 19 күн бұрын
Kee waye kaas ma celisay hanti xaranta ee uyaqaneen kuwas😂😂😂😂😂😂😮😮😮😊😊😊😊
@ayanfarah782
@ayanfarah782 19 күн бұрын
Aadbad xog ogaal u tahay lakiin wixi lagu diidayna sheeg isaaq
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 19 күн бұрын
Waar ninku waa walanyahay ee unaxa oo dhakhtarka dimirkaa buu ubahantaahay geeya halka tulli foqool tulli weyan
@axmedxabuub999
@axmedxabuub999 19 күн бұрын
First one mee
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 19 күн бұрын
Jabuuti inay somali iyo somaliland midna marabo waxuraba inuu inacuno 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 labadi 2somali way arkeen
@yasinissewarsame4399
@yasinissewarsame4399 19 күн бұрын
Eeyka maqneed pln dayuus saas maha ee uu kamaqnaa pln dheh nacas yahoow kandoomka sln ah😳😳😳😳😳
@hirsirashid3741
@hirsirashid3741 19 күн бұрын
Ali u know Hassan travel hi travel 77 tri layaab
@karinodowa6720
@karinodowa6720 19 күн бұрын
Qabiilbaa googooyey
@Gulmudagirl
@Gulmudagirl 19 күн бұрын
dhuxulaysato bahan afkii baa kaqurmay no more laluush no more naages 🤮😡🤮😡🤮😡🤮😡
@Cici_mimi
@Cici_mimi 12 күн бұрын
Naa Horta Maxaa Calankeena Sharafta Leh kuusaaray? Ma waxaad Isleedahay Reer Puntland Iskadhig? Naa Noodhig Calankeena Sharfan. Galnus yahay.
@fuadfawzi1425
@fuadfawzi1425 19 күн бұрын
Brother Ali; warkaaga waa mataatac iyo been warkii (Marfishka)
@maryanali9871
@maryanali9871 19 күн бұрын
Ogeeysiis ogeeysii nin qabyaaliiste ah wax haka qorina
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 16 күн бұрын
Is daawey huuno
@maryanali9871
@maryanali9871 19 күн бұрын
Madexw prof xasan shiekh waligaa wax fiican Kama sheegtid waad caadifeysantahay
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 16 күн бұрын
Waxa fiican uu qabtay waa maxay? Aan xadtooyo ahayn.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 12 күн бұрын
Dal Xaalufiye maxuuqabtay? Cajaa'ib.
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 19 күн бұрын
Waar waddani waxba helii mayo waa dabadiliif uaddega huwanta iyo caddowga qaraanka Somaliland
@samiyaibrahim3683
@samiyaibrahim3683 18 күн бұрын
beenawas. xabsiga ukashegaya
@maryanali9871
@maryanali9871 19 күн бұрын
Darood media cayda madexda HAWIYE buu ‘ u furanyaha
@Cici_mimi
@Cici_mimi 12 күн бұрын
Ma Madax baad qabtaan Mooryaan Isbaaro Utaallo.
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 19 күн бұрын
Xogmaal miyaanu isgu lahay barmaamijyo ugaara marna hereri media marna cali haraare
@user-mf6tu9js6r
@user-mf6tu9js6r 17 күн бұрын
Faqash beenale faqash cadaw
@samiyaibrahim3683
@samiyaibrahim3683 18 күн бұрын
jooji beenta caadawga smalilan baadatahay .faqash baad tahay 😂😂😂😂😂😂😂
@user-mf6tu9js6r
@user-mf6tu9js6r 17 күн бұрын
Ali Allah Naarta jahanama ku gee oo cudur ku dhiba allah ku keen been badana
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 16 күн бұрын
Waxaad habaari kartaa qof aad xaq ku leedahay! Ninkan aad habaaraysid runtaan ka aragnaa, cudurkaad ku habaartay kugu noqoy!
@Cici_mimi
@Cici_mimi 12 күн бұрын
@@asiyaberger7719 Sax Usheeg.
@husseinomarbood1959
@husseinomarbood1959 19 күн бұрын
been badanaa
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 19 күн бұрын
Waar ninkaan Cali Xarare bakheel weyan keligi baa qaxwa cabaaya ninku waa midgaan waar saxiibka uu iibi qaxwa tulli foqool tulli yohou
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 16 күн бұрын
Ma comment qor bay kaa tahay?
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d 19 күн бұрын
Yuturbirka warsangali
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 15 МЛН
Why You Should Always Help Others ❤️
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 122 МЛН
Final muy inesperado 🥹
00:48
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 16 МЛН
Kaftanka Siyaasada 339 oo xiisa gaar ah leh
58:06
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 87 М.
TAARIIKHDA SOOMAALIDA EE LAYAABKA LEH | SUUGAANTA QURUXDA BADAN
51:45
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 24 М.
GOORMAA KUGU DANBEYSAY MATAAN IYO SHACTIRADIISII 2024 KA BOGO
16:23
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 95 М.
WARIYE NADAARA #3 - SHIR-QOOLKI AFHAYEENKA & XABSIGII 46 CISHO!
37:31
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 130 М.
Xog maxaa Laga Baran Karaa Dhimashada madaxweynaha iiraan
1:01:57
Xogmaal Media
Рет қаралды 163 М.
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
0:42
Прости пап 🤣🤣❤️
0:16
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 465 М.
ТОҚАЛМЕН АЛЫСҚАН ЖЕТІМ ҚЫЗ/ KOREMIZ
46:54
Көреміз / «KÖREMIZ»
Рет қаралды 385 М.
ИНТЕРЕСНАЯ ПРИКОРМКА
0:19
KINO KAIF
Рет қаралды 2,7 МЛН