KHAALID KAAMIL | QOFKAN U ILMEEYAY | New Somali Music 2020 ( LYRIC Video)

  Рет қаралды 2,534,751

Tusmo Films

Tusmo Films

4 жыл бұрын

OFFICIAL VIDEO COMING SOON
FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
m.kzfaq.info?su...
FOLLOW US ON
TIK TOK: TUSMOFILMS
INSTAGRAME: TUSMOFILMS
SNAPCHAT: TUSMOFILMS
FACEBOOK:TUSMOIFLMS
WHATSAPP:2262460459
COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
Ereyada:cabdishakuur Yaasiin Adan
Laxanka:Khaalid Kaamil
EDITED:CABDIQANITUSMO
PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
MANAGER: M.ABSHIR

Пікірлер: 1 200
@basbas6004
@basbas6004 4 жыл бұрын
qof walba qofku jecel yahay eebe ha siiyo👐. nabsigana ka dheerada somaliyeey wiilal iyo gabadhaba😭, adigo qof farxadiisa noqon kara ha noqon niyad jabkiisa 🙌
@ducayzen9368
@ducayzen9368 4 жыл бұрын
roble abdillahi 😢🙏
@sacdiyoaxmed5270
@sacdiyoaxmed5270 4 жыл бұрын
😢😢👍
@zahraahmad2075
@zahraahmad2075 4 жыл бұрын
Lkn waxa walba ta rabi ka horaysa
@mariacabdirashid513
@mariacabdirashid513 4 жыл бұрын
msha alh wx grd ale hku dhowro wll
@sunduscbdalasundus2786
@sunduscbdalasundus2786 4 жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@miirhazcali3933
@miirhazcali3933 4 жыл бұрын
Ninkaas Hiisihiisa waa kuwo Dareen Gaar Ah watto♥️😥 Codkiisa waa mid Cajiib aH👌🏾🎤♥️ Tageero Buuxa🤞🏻
@anasahmed2210
@anasahmed2210 2 жыл бұрын
Opll
@maxamedsaahod2611
@maxamedsaahod2611 2 жыл бұрын
Asc
@yaasminalisalad7589
@yaasminalisalad7589 Жыл бұрын
Haa wllahi qalbiga ayay kuta banayan 😥😥😥😥
@mohamedabdulahi6021
@mohamedabdulahi6021 4 жыл бұрын
Soomalida heesaha qalbiga ku dhaqajinaya views ma siiyaan kuwa jug qacda wa lugu daata yaa ila qaba farta taag 🎶🎶🎤🎤🇸🇴💋😭😭👋🎤
@nasracali4706
@nasracali4706 3 жыл бұрын
☝️💋💋💋💋💋💋
@mohamedabdulahi6021
@mohamedabdulahi6021 3 жыл бұрын
@@nasracali4706 🤞
@suhaypmaxamed827
@suhaypmaxamed827 3 жыл бұрын
Wllhi meyla aragteyna zhp
@alimohamedmohamud6870
@alimohamedmohamud6870 3 жыл бұрын
❤❤❤❤
@iklashasan3580
@iklashasan3580 3 жыл бұрын
@@nasracali4706 iqiepey
@KhaalidKaamil
@KhaalidKaamil 3 жыл бұрын
Erayada waxaa sameeyay Cabdishakuur aadan yaasiin music waxaa tumay cabdiqaadir saanuu muuqaalkeedana dhawaan naga fisha tusmo
@abdulahigaraad6992
@abdulahigaraad6992 3 жыл бұрын
Walhi nio fanan buxa thay zxp wakhtikaga ka faidayso🙏🙏🙏🙏🙏
@kikiabdi3194
@kikiabdi3194 4 жыл бұрын
Qofkaan u ilmeyey qofkii iga meydhay waan helay ninkayga buu noqon rabaa waan is guursan rabnaa nosoo duceya wale waan nabsi baxay Alhamdulilah ❤❤❤ wan ku jeclahay abdulkadir 💞💞💞
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 3 жыл бұрын
Insha allaah guur kheyr qabo ayaan idin rajeynaa
@iqramohamed1707
@iqramohamed1707 3 жыл бұрын
Masha Allah ilahey ha isku kiin barakeeyo aduunka
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
Insha allah
@xasanmaxamed887
@xasanmaxamed887 2 жыл бұрын
Guul wcn wll mcn
@shakraalimohamed5778
@shakraalimohamed5778 2 жыл бұрын
Ax ax
@a.joseph8541
@a.joseph8541 4 жыл бұрын
Ninkaan Booskii cumar dhuule inuu usocdo intii ila aragtay like
@iqrocabdullahi4251
@iqrocabdullahi4251 4 жыл бұрын
Wlhi aad bu u cod mcnyhy wu iga ilmesiyey😭😰❣
@momahadxildhipaankahozmang6280
@momahadxildhipaankahozmang6280 4 жыл бұрын
Khaali kaamil mucujisada fanka
@zioritalove5375
@zioritalove5375 4 жыл бұрын
@@iqrocabdullahi4251 WWWWWWWWEWWEEEEaeEAeQWAEaew~@°!×~×@!×~~×@×××@×ו\•\•~•~~~~~~°\°~°\~~•\~°\\°°@@@!!a÷!@w!!×a!!×`~~3321qqa
@ramlaabdulle7297
@ramlaabdulle7297 4 жыл бұрын
Alla heestan qalbiga ayeey iga taabty wlle jceyl dhib badanaa😪😪😪😪😪😪
@a.joseph8541
@a.joseph8541 4 жыл бұрын
@@ramlaabdulle7297 wll Ha is raacin Bahalkaas Dadka Bukaan socod buu ka dhigaaye😂
@machit6670
@machit6670 4 жыл бұрын
Khaalid kamil inu Zanadka Kaczanyahay inTa ila aragta😀 Full respect Alfanan💪
@5soomaaliwaadadkaygi635
@5soomaaliwaadadkaygi635 4 жыл бұрын
Haaa
@djbaariproduction1774
@djbaariproduction1774 3 жыл бұрын
Lbx
@muqtarabdulqadir8195
@muqtarabdulqadir8195 3 жыл бұрын
@@djbaariproduction1774 àà
@maxamedsaahod2611
@maxamedsaahod2611 2 жыл бұрын
Asc wall
@Ahmed.dahir10
@Ahmed.dahir10 4 жыл бұрын
Inta heestani meeel xanuujisay oo qalbiga ka dareemay like igu qabo
@nasrofarah9231
@nasrofarah9231 4 жыл бұрын
Garaadka official wllhi anigaa qalbigaa ka ooyoonayaa aalle jaceyl xanun badnaa markuu yhy hal dhinac
@manamahamed
@manamahamed 4 жыл бұрын
GARAADKA OFFICIAL Awch ya
@munaabdirhamen2896
@munaabdirhamen2896 4 жыл бұрын
AX AX WAA WAXA JIRA 😥😥😥👌🏾👌🏾 wan daremya heestan
@iqrocabdullahi4251
@iqrocabdullahi4251 4 жыл бұрын
😰😭😭anuu itaabty heestan wu xanunjiyey
@iqranuur6320
@iqranuur6320 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@fadhumoadan8017
@fadhumoadan8017 4 жыл бұрын
Marki an maqlo hes Daren leeh waxan so xasusta jecl ano yaar I galay wlhi 14sano Ayan jiray marki suqa li diro melaha laga Helo Ayan mar mar jiray io melaaha u kubada ku ciyaroo wan iska dawan jiray dhowr mar Aya ligu qeyliyay on asaga dartisa uso dahay waxan sas ahadaba waxa li diray Kenya on wax ka baranaye 5sano kadib waxan so labty asago gursaday sas ay tahayna hes jecl marki an maqlo asaga so xasusta wali🔥
@zuhaib4520
@zuhaib4520 3 жыл бұрын
ha waaro jacaylku walal
@aminaabdullahi6906
@aminaabdullahi6906 3 жыл бұрын
Waaw hdlkaga waan ku qiirodey
@simanppe3866
@simanppe3866 3 жыл бұрын
Abyo maxa jeceylka aad u qabto ugu shegan weysay 😪
@farhanabdullahi3
@farhanabdullahi3 3 жыл бұрын
Sorry wll
@faisalabdi5897
@faisalabdi5897 3 жыл бұрын
Sorry abaayo macan Waa sheeko macan waqtiga iyo wayaha ayaa iidnkalageyay Lakin shekadaan qabyo waye goormaa no dhamestireysaa sheekoyinka nocaan okale in wax laga barto waye
@abdallahosman3566
@abdallahosman3566 4 жыл бұрын
Waxaan udhawaaday Inaan Ifka daayo Halkuu cilmi aaday Agtiisa uhoydoo😓😓 Adkeysi dhamaaday Aduun mugdiyoobay 🙈 Bisha kowaad 5teedii 2017 maalin khamiis iyo erayadaan waxaadba moodaa in la iskugu talo galayba waxaa soo idlaaday xiiriirkeygii jacayl ee sagaal sano' dhaawaciisa kasoo kabsan la'ahay illaa maantadan' Cakku calafku dhib badanaa' Fiicnaan lahaydaa haddii hilmaamka la iibsan karo😪😪😪😪
@neyruuz_online7
@neyruuz_online7 4 жыл бұрын
Waad iloowesa hda heshid qof kujecel ayaa ku ilowsin karo anigaba maanta qofa is dhahaayay goormad ilowi doonta maanta only xasus o kaliya ayu inoqday qof wxi dhan iga dhaqa helay alxamdulilah marka niyda qeyr usheeg jcylkane waa wax jiro alow inta is jecel isku keen
@samarahassan1027
@samarahassan1027 4 жыл бұрын
Maalin waxaa dhici doonta aad caadi u iloowdo kaliya waqti ayaad ubaahantahay ilaaheeyna bari mar kasta wll qaali🙏
@naimabikoole9798
@naimabikoole9798 4 жыл бұрын
😪😪😪😪
@naimabikoole9798
@naimabikoole9798 4 жыл бұрын
Abdallah oss hno mayla soo xidhidh kartaa adigoo raali ah WhatsApp Ama Facebook isoo qor adigoo raaali aha
@maanluulaahmed2551
@maanluulaahmed2551 4 жыл бұрын
wll dad isjecel inuu wakhtigu kala geeyo wa wx iska caadi ah oo mrkasta dhacda lkn insha allaah wad ilaawaysa kaliya xasuus Ku noqon dontaa hdad hesho qof Ku jecel o ad farxad kahesho ilhyna hakula garab galo wll
@hamsezaki
@hamsezaki 4 жыл бұрын
Heesta micnaheda alle haydin fahansiyo Somali comment like un raadsadan heesta maba dhuuxaan 🔥🔥🔥legend khaalid kaamil hore soco sxb
@ugbaadunique8329
@ugbaadunique8329 4 жыл бұрын
hamsezaki Saeed channel Heesta micineheda sheeg habrwaga bal
@maymunosman9386
@maymunosman9386 4 жыл бұрын
Caku xanuun bdnaa jclka 😭😢 Waligaa nabsi haka galin qof bini aadm ah waayo addunydu waa wareegto 😢axdigna hala ilaaliyo Alle ha hnxrsto qofkn jclaa 😭😢
@monaomar8777
@monaomar8777 4 жыл бұрын
Aaamiiin
@abdiato21
@abdiato21 4 жыл бұрын
🤞🏾✊🏾❤
@hassanelmi8291
@hassanelmi8291 4 жыл бұрын
ohhhhh mka dhintay walaal
@sharmakejama
@sharmakejama 3 жыл бұрын
Fariid baad tahay wll
@abdirahmanahmedismail804
@abdirahmanahmedismail804 3 жыл бұрын
Amiin ya Allah
@jimalecabdi5360
@jimalecabdi5360 4 жыл бұрын
Intii aaminsan inay 1m gadhayso like igu qaabo 🥰🥰🥰🥰
@telesomiyoshacabka1474
@telesomiyoshacabka1474 4 жыл бұрын
Soo yaaca
@hamsemohamed8556
@hamsemohamed8556 4 жыл бұрын
Weykaa fiishtee😂
@FaraxNour
@FaraxNour 10 күн бұрын
Weyba dhaftey 😮😂
@cumarciise5551
@cumarciise5551 4 жыл бұрын
Khaalid Iyo Calaacal Waa Laysugu Daw galay... Markaadan Jaceyl aad u Ilmayso Lahayn Naftaado u oy.. sideydoo kale. Inta ka Xorowday Adoonsiga Jaceylka Liketa Hayla Dhaafina... Inagaa Isku Team ahee.
@samarahassan1027
@samarahassan1027 4 жыл бұрын
Jaceyl waa xabsi wlhi xornimo wax ka mcn malahan
@ramlaabdulle7297
@ramlaabdulle7297 4 жыл бұрын
Wll qofaa jeclhy mana usheken kro wllhi dhibaa i heysto
@abdirahmanyusuf7265
@abdirahmanyusuf7265 4 жыл бұрын
Samara Hassan blse jeceYlku waa xabsi raali leYskaga YahaY 💘
@apdijimcaaletube321
@apdijimcaaletube321 3 жыл бұрын
anigu heeesa ma dhagystoH lkn waxa akhriyaH dadka comontiga so qoraan kuwanH waa la murugoda kuwaanh wan lafrxaaH mrka ilaahow murug kaa maganGalNeyy frxadnah wan ku weydiisty mrwalpa❤❤❤❤
@fadumocabdulqaadir5870
@fadumocabdulqaadir5870 Жыл бұрын
Thanks Wall mcn
@ibrahimalta141
@ibrahimalta141 4 жыл бұрын
Khaalid heesi hiiso dhan waa heeso wada dareen jaceyl ka hadlaya!♥️ oo ku taabanaya😥 hadaa ila aragtey like dhakab kusii.👍👍
@ygghg5514
@ygghg5514 3 жыл бұрын
ابشر
@boqorkaumada9562
@boqorkaumada9562 4 жыл бұрын
Xaaskeeyga ilaahow iiga daaa waa farxadeeyda jirka ikacay 🙌🙌🙌
@hakimhallazi4865
@hakimhallazi4865 4 жыл бұрын
Adkaysi dhamaday Aduun mugdiyobay ❤️😢 Khaalid kaamil. Cumar dhulaha qarnigan weye Tusmo film 🎞 🔥
@Idileey9
@Idileey9 4 жыл бұрын
😭😭😭 ahaaday macanow ahow farxadeyda si ay u ahaato aroos rajedeynu mi future love😥❤🙏
@farhankamilofficial7735
@farhankamilofficial7735 4 жыл бұрын
Heestaan markaan maqlay wlhi waan ilmeeyay 😢qof kasto wax jacel ilahow usahal🤲khalid wll codkaga ilahay hakuu barakeeyo adigana🥰😍
@hazanaj966
@hazanaj966 4 жыл бұрын
Heesaha khaalid kamil waa wada jacayl Laga tagaY oo ku salaysan hal qof Inta ila aragteY ☝️
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 3 жыл бұрын
2021/04/29 💔💔💔 😔😔😔 niyad jabkii jacayl ugu waynaa ban dareemaya lakin Wax walba Rabi ban udaynayaa Insha allah
@abditakow9830
@abditakow9830 3 жыл бұрын
Kulamid sxb😢
@samaramoha1213
@samaramoha1213 2 жыл бұрын
Hada so ma kabsan alx
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 2 жыл бұрын
@@samaramoha1213 hadda haa
@gasira1173
@gasira1173 2 жыл бұрын
Hda maka bogsty wllky
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 2 жыл бұрын
@@gasira1173 haa wllashey 😔
@iamsharmakeabdi7233
@iamsharmakeabdi7233 4 жыл бұрын
Comment gan uma qorayo si aan like ugu helo ee xaqiqqda waxay tahay inan gabadh jecelahay mudo gaadhaysa 11 sano xaqiiqatan gabadhu waxay ku noshahy DDSI illahay inuu calaf iigu daro igu so duceeya
@neyruuz_online7
@neyruuz_online7 4 жыл бұрын
11 oo aysan ogeena allha calaf kugu daro abowe
@iamsharmakeabdi7233
@iamsharmakeabdi7233 4 жыл бұрын
Sxb wllhi waa qiso aad u yaab badan marka ducada igu soo kaaba
@neyruuz_online7
@neyruuz_online7 4 жыл бұрын
In sha allah qeyre noqonee🤲🤲
@iamsharmakeabdi7233
@iamsharmakeabdi7233 4 жыл бұрын
@@nasrofarah9231 jacaylka dugsiga kasoo bilawda waaka ugu xiisaha badan waanku soo ducaynayaa walal
@iamsharmakeabdi7233
@iamsharmakeabdi7233 4 жыл бұрын
@@kaderaroppleh aamiin wllshy mahadsanid
@queenugbaad7942
@queenugbaad7942 4 жыл бұрын
Qofbn jeclhy qofkasna ima oga hdan ushegana wuu iga foganaya 😢😢ilahow no sahal
@saaficadey88
@saaficadey88 4 жыл бұрын
Hbbti srry😭 waa xanun runti i.a allah abyo mesho qeyr kugu jiro allah hkugu adiyo
@Scorpionking28
@Scorpionking28 4 жыл бұрын
💙😥
@asmaabokor889
@asmaabokor889 4 жыл бұрын
Sorry😢
@neyruuz_online7
@neyruuz_online7 4 жыл бұрын
Hdan aqaano meena kala xiriro tilabo sahlan aad jcyl ugu aburi kartida ku sheegi lhaay allha kuso jeedo abayo
@zoumayaadam4239
@zoumayaadam4239 4 жыл бұрын
Huuno qrhy wlhy wan daremaya wuxu yhy jacyl ana qalpiga layga dhawacy layna ogayn 1 sano kaso waregtay ila imka ilinta wan quba lkn talo iga qaado macney naftada ka adkow jacylku yaanu ku ridane is adkee
@maxamedmuuse3890
@maxamedmuuse3890 4 жыл бұрын
Si walba oo ay ii xumaysay haddana xususeheedii iska reebi kari laayahay ilaahow xaalkayga adaa og ee xanuunkan iyo kurbadan iga qaad ani iyo dhamaan intii jcyl u dhiban
@bushaarfamous7768
@bushaarfamous7768 4 жыл бұрын
Aamiin
@queenmeeza9707
@queenmeeza9707 4 жыл бұрын
Aameen wll nolosha,ayaa iska sida ah alle haku sahlo mid ku ilaawsiisa dhibta aa so martay insha Allah
@xasuusnowwllxaqa4360
@xasuusnowwllxaqa4360 4 жыл бұрын
Wasidaa wll amiin yarabi
@samiraabdi7465
@samiraabdi7465 3 жыл бұрын
Ameen wll
@dowzmohamed2131
@dowzmohamed2131 3 жыл бұрын
Aaameeeen😭😭😭
@jamalxasanfarax7696
@jamalxasanfarax7696 4 жыл бұрын
Axyaaa wlhi wa ilmeeyayy hestan markaan maqlay sabbtoo ah wax ihesta kahadleysaa balse midii iga meedhi lahees waiska sugaa wlhi qalbigayga tabatay hestaan waliba anoo ilmeenaya wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭
@ayannur6511
@ayannur6511 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@fahmohassan4443
@fahmohassan4443 4 жыл бұрын
😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
@ayaammattan5764
@ayaammattan5764 4 жыл бұрын
😥😥😥😥😰😰😰😢😢😢
@sabrinhussein8924
@sabrinhussein8924 4 жыл бұрын
Hese maad u imnsaa Alle ha ku hadeeyo
@faadumamohamud4360
@faadumamohamud4360 3 жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@barkhadka6341
@barkhadka6341 4 жыл бұрын
khaalid kaamil Zhp Heesahagu Dareen iyo xiise Gaara Bay ii yeeshan Hit song Keep Going Nin Adag🥇👏👍
@bintuosman4359
@bintuosman4359 4 жыл бұрын
Alx Aniga hesaha ma xiseyo ale iga madobeyay balse hesta TIKTOK AAN KUSO arkay wexe igalisay xasuus badan aan in Moda ah oo Marar badan iyo shaqsiyad kala duwan darenki xanun badna oo god mugdi igu xiray. Lkn hada jaceyl wa iga guray wukatirmay qalpigeyga xididkas EU qalalay baryo aale badan kadib. Hada alle uunban jeclahy asaga waligey ila jooogaaayo 😪😪😪😪😪
@yomobaashiofficial1042
@yomobaashiofficial1042 4 жыл бұрын
Nin kaan maalin waan hubaa inuu noqon doono somali superstar horay usoco sxp anigu waan kuwata tagerehaga kowaad waa aniga wlhi🙏🙏
@zuheybtayo
@zuheybtayo 4 жыл бұрын
Ahadey macaney❤️ ahow farxadeydaa ❤️ Sii Eey U Ahaato❤️ Aroos rajadeynu❤️ ✍️✍️💯💯🙋🙋
@drsmanaalsaed9539
@drsmanaalsaed9539 4 жыл бұрын
Ax jacaylow qofkii kuso maray unba kugarankara xanuunka aad leedahay alhamdullilah 5sanno oo mugdi ah kadib jacaylkaygi wan helay inta jacayl ki kamaqanye xanunkisa haysto allh swt haydinao jediyo qalbiyada aad jeclaateen
@khudaaroofficial1698
@khudaaroofficial1698 4 жыл бұрын
Markad qof jeclaato Samir padanidaa hadii lagu dulmiyo Dulqaad padanida😓😭😭😭 Hees Dareen leh😥😭😭😭😢
@maxamefnuura7540
@maxamefnuura7540 4 жыл бұрын
Walahi wAA RUNTA WLL QAALI
@khudaaroofficial1698
@khudaaroofficial1698 4 жыл бұрын
@@maxamefnuura7540 thanks zhp🔥 🙏😭😭
@hoodocu5674
@hoodocu5674 3 жыл бұрын
Ax💔😔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@nimcofaysal5752
@nimcofaysal5752 3 жыл бұрын
Xaqiiq wlhi ana daremi kara saimrka aad yelanyso mrkuu jcyl kugu dhaco 😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺
@khudaaroofficial1698
@khudaaroofficial1698 3 жыл бұрын
@@nimcofaysal5752 That's Right wll 😔
@afnaan637
@afnaan637 Жыл бұрын
😭 jacaylku danbiile maaha calafkaaa danbiile ah😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 13/3/2023 maalintii 2 ee doob dayo ilaahooow rqbadaan caafimaad nagu gaarsiii 🌧
@khalidosman5708
@khalidosman5708 Жыл бұрын
Aamiin quruxey
@khalidosman5708
@khalidosman5708 Жыл бұрын
❤❤
@abdiomar9042
@abdiomar9042 3 жыл бұрын
Anigu khaalid kaamil baan jeclahay Ilove u meel aan kala xidhidho mahayo 😭❤💪
@cabdirisaqdayib6550
@cabdirisaqdayib6550 3 жыл бұрын
Habben aan xusi doono marka la gaadho sanad waliba kala fogaansho iyo dhibkiii 😥Adkaysi dhamaday 😢Aduun mugdiyoobay jully 11/2021
@abdirizaqdayib6983
@abdirizaqdayib6983 2 жыл бұрын
Wlhi habeen aad iigu wayn ayaan qoray ereyadan
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 Жыл бұрын
Hada ka wrn XALADAD WX MA IS BADALEEN 14 JULY 2023
@sacad4253
@sacad4253 4 жыл бұрын
Waaaan ilmeeyay Lakiin qof Iga maydha Maaan helin 😥💔
@hoodo6989
@hoodo6989 4 жыл бұрын
Wada helaysaa abyo
@hindabaar2211
@hindabaar2211 3 жыл бұрын
😢😢
@iqramohamed1707
@iqramohamed1707 3 жыл бұрын
Waa heyleysa insha allaah
@sacad4253
@sacad4253 3 жыл бұрын
@@hoodo6989 haaa
@shaaficimahamuud3977
@shaaficimahamuud3977 3 жыл бұрын
Da'daad jirtid aad leedahy waan ilmeeyey maad is arkayn nio 😅
@Abdihakeindhaye
@Abdihakeindhaye 3 жыл бұрын
Ilahay cilmigii fanaaniin badan oon fankooda iska jeclaa markii ayna waxba ahayn, Uunbaa fanka shida.... heestani inaba caadi maaha❤👈 alle calaf haygu darro rayaan cumar🥺💖💋🤲 oo nolol qurux badan wadata inshaa allah 🤲 xanuun horre ayay iga maydhi❤🥺👈 3/4/2021/.
@anwaraar6573
@anwaraar6573 4 жыл бұрын
Khalid kamil Shoodhahaygii Hore u soco Eshcalaa Hees Weeyi midhani ❤😍 Aniga iyo qoftayda ❤
@shuceybcxakiin7598
@shuceybcxakiin7598 4 жыл бұрын
Heestaan Muqaal hadii Laga Sameynaayo Film Camal Haloo Jilo Hees qiso leH waaye Tusmo films Guul
@yahyazakaria8818
@yahyazakaria8818 4 жыл бұрын
Bilash fanan laguma noqdo wlhi fanankan waa top marwalba #Khalid_Kamil Ahaw farxadayda Si eey u ahaato Aroos rajadenu
@kabaxmagacayga9108
@kabaxmagacayga9108 4 жыл бұрын
Wllhy aduunkan waa layaab Wali ma jeclaatay qof aanad aqoon oo aad araktay uun mise kan jaceyl maaha Layaab aduun !!!! berigi hore maan amisneyn jacayl iyo waxyaalaha la midka ah balse imika waxaan u maleynayaa in lay helay
@maxamedmuhidiin1450
@maxamedmuhidiin1450 4 жыл бұрын
ì is 000òllllll0pkk0000òllllll0poi
@DugaalMedia
@DugaalMedia 4 жыл бұрын
Shahrukh khan ka somaliya inuu yhy cida ila aragtay like dhac igu siiya
@sharmarkecilmidiriye1207
@sharmarkecilmidiriye1207 2 жыл бұрын
2022 yaa Ila dhaheysanaayo waliba anoo qofkaan uilmeyey qof iga meydha wali helin
@kingmaanka186
@kingmaanka186 4 жыл бұрын
qofkan u ilmeeyay😥😥💔💔 Esh calaa hees fanan aa aamin snhy runtii keep going 🙏🙏🙏
@khalidabdirahmanmohamed77
@khalidabdirahmanmohamed77 4 жыл бұрын
😭😭wlhi qalbigey iga taabatay heestaan cod macaanaa best fanaan khalid kaamil iyo hees qiiro badan
@fadumomaxed9616
@fadumomaxed9616 4 жыл бұрын
Ax yaaa heeesey Khalid kamil ❤❤ Hore u socda Khalid iyo indrkay Abwaan Abdishakur yasin adan
@farahiman6176
@farahiman6176 2 жыл бұрын
17/7/2020 Sidaad igu hiLisay ayaan ana Garabkaaga ahaana intaan Nolahay Xaskayga I.a
@safiakhalifali3588
@safiakhalifali3588 2 жыл бұрын
Keep going 🤵🤵
@Camanyo
@Camanyo 4 жыл бұрын
Khalid kamil fanka somaliyed waxbu kuso kordhiyay legend go forward bro 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🙌🙌
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 4 жыл бұрын
Khalid Kamil fanan jcylka iyo calacalka loga haray o ka hadlo dareenka jira markas heesihisa dhan wa wada jcyl kama daalo ❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥🔥
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 4 жыл бұрын
Fanaankan heesihiisu waa wada top codna wuu leeyahay keep going bro 👏👏🔥
@daacadofficial7321
@daacadofficial7321 4 жыл бұрын
Toop yarkaaan jeclahow horey usoco 😍😍😍
@abdullahiyusuf9061
@abdullahiyusuf9061 4 жыл бұрын
Hees iyo badh erayadii abwaan buurmadow abdishakuur maskaxbaa gashay heestaan axyaa sowd musika erayada laxanka iyo codkubba waa 100%👍👍👍
@ahmedgaraad8421
@ahmedgaraad8421 4 жыл бұрын
Fanaankan inta og inuuu yahay reer burco
@niin128
@niin128 4 жыл бұрын
Inta ku raaxaysanysa codkan macan ah like ku qabta 😘🙌💪👏👏🤗
@shacnidhaladkiiboorama5783
@shacnidhaladkiiboorama5783 4 жыл бұрын
OMG😱🙄 Waxaad moodaa in uu Khaalid Kaamil Heesta Aniga iigu Talo’galey😥💔 oo Aniga iga Hadlayso wlhi💔😓😩 Waxaan u Dhawaadey😟 In Aan ifka Daayo💔😩 Halkuu Cilmi Aaday🚶‍♂️💔😢 Agtiisa u Hoydo💔😰😩 Go forward Wllo❤️ Khaalid Kaamil❤️💔😢🔥
@abdiato21
@abdiato21 4 жыл бұрын
Like Me Wlhi 😑🤦‍♂️😥
@aminamaxamuud6687
@aminamaxamuud6687 3 жыл бұрын
🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@shibienyoung4756
@shibienyoung4756 3 жыл бұрын
Absolutely brilliant 🙏🙏🙏💗💌🌹 Ninkan Khaalid ah wa quruxda fanka somaliyeed 😍😍🙏
@bisadayar
@bisadayar 4 жыл бұрын
Fanaan qarxy weeye go forward brother khaalid kaamil top ❤🌼
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Khaalid kaamil inuu yahay mucjisada fanka qarnigan ma cidbaa doood ka qabta oo hda fanaaninta jirta cid la tartami karin ❤️👌
@Ayaanceynte
@Ayaanceynte 6 ай бұрын
Waxaan udhawaaday inaan ifka daayo Halkuu cilmi Aaday agtiisa uhoydoo Adkeysi dhamaaday 😭😭2021/1/11 Xili Waxaan dhageeysan Jiray Jaceyl keeygii ugu Horeeyay Go.Aan ka qaatay Anigoo Jeceyl walba Hada ayaaa soo Booqday Anigoo Ku Farxsan Go.Aankii aan Qaatay Noloshu Waa Normal wax walba 2024❤️🎧
@ibrahimlixlecikrama6139
@ibrahimlixlecikrama6139 4 жыл бұрын
Alphanaan khaalid kaamil heer caalami🔥🔥 Waxaan u udhawaaday Inaan irbad qaato Ilowsho ku keenta Jacaylkan i waalay
@munamunizh7602
@munamunizh7602 4 жыл бұрын
Sanadkan waa sandkii Khalid kamil wax kale bro keep going 💕
@zaxansoxoali2886
@zaxansoxoali2886 4 жыл бұрын
waa hesaha ay dhagestan dadka fanka waxka yaqana khalid kamil legend 💥✌🤞
@salmaismaaiil7192
@salmaismaaiil7192 4 жыл бұрын
Khaalid kaamil fanaaniin badan fadhiistuu yidhi wlhi heesihiisa makala dhacaan uu 2020 soo wada saaray😅😅😅
@mumtaazahmed2338
@mumtaazahmed2338 4 жыл бұрын
It touches heart, hees mug leh iyo qiiro, walahi amba rajadaa kunolahay
@hamdamahamed1069
@hamdamahamed1069 4 жыл бұрын
Qofkaan u ilmeeyey yaah wlhi qofkii wax jecel yaa fahmaya lkn ani waxba kama fahmayo because wali waxba ma jecelaan lkn inta wax jecelaatey rabi ha isku kiindaayo hestuna iguba socoto lkn waa hees mcn oo ilaa cilmi boodhari gaadhey se noolaahada soomaaley kuna noolaada nolo aaad markasta faraxdeeda heyso wlkey kp going wl
@dridrisahmed3495
@dridrisahmed3495 4 жыл бұрын
🙏❤😍
@hassanelmi8291
@hassanelmi8291 4 жыл бұрын
nasiib baa ledahy hdii anad wx jeclaan wall hadana iskalaali xabsi baad gali mrkaa wx jeclaato
@luulali6409
@luulali6409 3 жыл бұрын
Aad baa u nasiib badanthy mar hadadan wax jeclan😢
@saidkarshe2929
@saidkarshe2929 4 жыл бұрын
Wiilkan heestii ugu horeysey Ayaan idiim sheegey inuu noqondoona NO 1 Star
@queenhamda1630
@queenhamda1630 4 жыл бұрын
Allehayow i sahal inan helo qofkan jeclahay iyo dhamaan inta jacayl la ildaran aamiinta raaciya
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 4 жыл бұрын
😭😭😭😭AHOW FARXADEYDA SI EE Y U AHAATO RAJADEENA AROOS ♥️
@naimoayaansuldan2156
@naimoayaansuldan2156 4 жыл бұрын
Markad heesta qisadeeda ogathy xiiso gara ayay ku ledahay abwaan da yar baa hessta leh isla qisaduna isagay ku socota😢 Abwaan abdishakuur baad madow
@mowmow1757
@mowmow1757 3 жыл бұрын
fanaanka kaliya ee si akhlaaq leh u soo bandhigay fan badali kari kara umada oo dhan hambalyo khalid
@mariyarooble295
@mariyarooble295 4 жыл бұрын
Wxan u dhawaday 💘 Inaan ifka daayo💘 Halkuu culmi aaday 💘 Aktiisa u hoydo❤😭 Adkeysi dhamaaday😭 Aduun mugdiyobay😭 Adaa wehelkaagu💑 Iftiin bilay koonka🌺 Qaalid kamil wan ku wataa xqq Jcl ihayo mana haayo cidan jcla Allow adaa i maqan taladaydana ku dhiibte🤲🤲
@hooyobebe4778
@hooyobebe4778 4 жыл бұрын
Maria bbe +252907887913 isoo qabo as friendly sxb
@mariyarooble295
@mariyarooble295 4 жыл бұрын
@@hooyobebe4778 🙄🙄🙄👈
@niyaamabdi9830
@niyaamabdi9830 4 жыл бұрын
wllhi billhi tallhi kan waa boqorka cudka allh ku dhaafo codkaga viva qalid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤✌✌✌✌✌✌✌✌
@nanitaguure9379
@nanitaguure9379 4 жыл бұрын
Wiilka yurub geenyo badalay baad thy Keep GOing😁❤❤
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
Ragii hore waa cumar dhuule Dumar kii hore khadra daahir Raga imika khaalid Kaamil Dumarka imika yurub geenyo qabta calacalka 😂
@user-nl7sg5ek8v
@user-nl7sg5ek8v 8 күн бұрын
23/11/2023 maalin khamiis ah maalintii niyad jabka 💔😭 Lkn caawa oo 29/7/204 waa roonahay ALXMD❤❤❤
@nuurkaskey2437
@nuurkaskey2437 4 жыл бұрын
Nin weni khalild kamil horey usoco tusmo sido kale muqalkeda larawa horey usocda tusmo films
@kiinthebosslady5062
@kiinthebosslady5062 4 жыл бұрын
Abdiqani wad kabahsaten garabkeygi😭♥️🔥qofki iga marey ilinta abalkgudkisa
@muniraabdikadir5308
@muniraabdikadir5308 3 жыл бұрын
Ax jacyl xanun bdana inta ila midka ah dhibane jacyl is muujiya😭😭💔
@kadarsherow8121
@kadarsherow8121 4 жыл бұрын
Qofkan u ilmiey qofkii iga maydhay Abaale gudkiisa qof aad ugu bahan axsan erayo sxb Abdishakuur suldaan badmadow keep going shodhahaygii axsan sood fananka qarniga khalid kaamil 👈
@xaajicismaan116
@xaajicismaan116 4 жыл бұрын
Adkeysi dhamadey adun mugdiyobey Ada wah.....! Best song 2020
@somal7722
@somal7722 4 жыл бұрын
aniga jecel aya ihaayo garabna ma heesto😭😭😭😭 yaa allah😭😭😭
@ubahabdilaah4888
@ubahabdilaah4888 4 жыл бұрын
Jeclkan ani iwalay 💔😭 qofkan U ilmeyey🙈H🌹
@mohamedaliabdilahi2764
@mohamedaliabdilahi2764 3 жыл бұрын
Si fiican baad u qaaday alaylahe. Heesaha calaacalka ah baad ku fiicantay. Laakiin waxaanan fahmin Qof baan u ilmeeyay Qofkii iga maydhay Abaal u gudkiisa Qof aad ugu baahan!
@xaliimofaarax3654
@xaliimofaarax3654 3 жыл бұрын
haa aniga hata mafahmin awal mariinta
@abyanadenm1455
@abyanadenm1455 4 жыл бұрын
#khaalid_kaamil waa legend hibo ayu uleeyahay fanka Tusmo flims💞
@hodohasan4497
@hodohasan4497 4 жыл бұрын
Khalid my favorite fanan ❤ horey uu soco
@bashiirhussein238
@bashiirhussein238 3 жыл бұрын
What a lyrics I am on the verge of To take a needle To cause forgetfulness For the love made me crazy
@bakarcabdullahi4380
@bakarcabdullahi4380 3 жыл бұрын
😒😒🥲 true love
@jabartiahmed3662
@jabartiahmed3662 4 жыл бұрын
Caadi mahn khaalid kaaamil pure talent sxb fankaaa kubaaahn runtii
@furinleofficial7116
@furinleofficial7116 2 жыл бұрын
Heestan gabar Ayaan isku jeclaanay Khaalid kaamil lagend hormar sidaa kaweyn ayaa kuu rajeynaayaa✌✌✌✌
@hawoabdiyusuf4811
@hawoabdiyusuf4811 4 жыл бұрын
Khaalid kaamil fananka sanadka 2020 Horey usoco walal📸💯
@maxamedindhacade7767
@maxamedindhacade7767 3 жыл бұрын
Ninkaan heesiisa oo dhan ilmo ayaa iga imaata😭😭 waxayna isoo xusuusisay qof aan iloobay bari hore😭😭😭😭😭
@AbshirRamad
@AbshirRamad 3 жыл бұрын
Anigu jaceylkaygii intay inanta Ahyd calaf wan u yelan wayey Lkin waxey iso noqotay iyado gabadhan wanan ku qatey gabdh nimadedii sabab to ah hdan inan nida ku wayey hada gabdh nimo ayan ku helay Allxm 2 carura ayanay I haysa hada 🙏✔
@garjeexyare1413
@garjeexyare1413 3 жыл бұрын
Waan wataa khaalid kaamil sxb cimdheer iyo qarumo toosan ayaan kurajeynaa
@umocabuudi7128
@umocabuudi7128 4 жыл бұрын
Woooow inta jifka kudhagaysanesa 👍Isara
@nawalabdikani9366
@nawalabdikani9366 4 жыл бұрын
5 sano laga so wareegey ila hda ma aan ilaawin qof i ilowsiyana mahelin 😭😭💔
@gacalhassan4820
@gacalhassan4820 4 жыл бұрын
imisa ogoshahy walagu ilowsina hee 💰
@abdirizakmahamudahmed4127
@abdirizakmahamudahmed4127 4 жыл бұрын
Anaa ku ilaawsiinaya huuno
@abdifitaxsuldaan9804
@abdifitaxsuldaan9804 4 жыл бұрын
Gacal Hassan hhhh imaanka beel 😂😂
@gacalhassan4820
@gacalhassan4820 4 жыл бұрын
@@abdifitaxsuldaan9804 maka shaqeysan karo miya
@faynuujmahamud6141
@faynuujmahamud6141 4 жыл бұрын
@@gacalhassan4820 waa iga qoslisay wlh makashaqeesankaro miyaa aaa😂😂😂
@qanciyemedia6328
@qanciyemedia6328 4 жыл бұрын
Amazing new omer dhuule ❤❤❤😭
@hodanahmedhimilo1803
@hodanahmedhimilo1803 4 жыл бұрын
Khaalid kaamil nin aan si gaara u jecelhy abid murug ha mudan walaalkay❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@iskahassanmohamed2099
@iskahassanmohamed2099 4 жыл бұрын
Hodan ahmed Himilo waa ku salaamay abaayo macaan wiilkaan waa fanaan dhameestiran cod halaasi ah oo dareen leh ayuu leeyahay markaan dhageesto waxaan dareemaa inaan dhageesanayo fanaan dhab ah ciyaalkaan faraha badan ee lagu sheego fanaaniin mid gaari karo ma jiro runtii aqoon uma lihi lkn waxaan u qiray hibadiisa waxaan kale oo ogaaday in dhibaato loo geestay oo godob tirsanayo gabar xumeesay markasta wuu calaacalaa waa inaan u raadinaa wiilka gabadha ka maqan
@hodanahmedhimilo1803
@hodanahmedhimilo1803 4 жыл бұрын
@@iskahassanmohamed2099 waan kaa qaaday aboowe mcn haa wllhi fanaankan aadbuu u cod mcnyhy fanaan. Lamida maba arag abid heesihiisoo dhan baa iigu wada jira codkiisa markaan maqlo waan ilmeeyaa Runtii heestiisii u horeysay waxay ahayd qalbi jabay miyaa qosol lagu dhayaa runtii waxaan dareemayaa in gabadhu khiyaantoo qalbiga laga jabiyay😭😭😭😭 alle waxaan uga baryayaa qof kastoo qalbiga laga jabiyay inuu udhayoo u qaboojiyo😪😪😪😪😪🤲🤲
@iskahassanmohamed2099
@iskahassanmohamed2099 4 жыл бұрын
Hodan ahmed Himilo walaal macaan ramadaan kariim waxaan rajeenayaa inaad caafimaad qabtid oo farxad ku joogtid halkaa dunida uga nooshahay heeso cusub aan soo wadaa ciida oo caadi eheen haddii aad heesaheega aragtid fanaan kale ma dhageesaneesid waan kaa hubaa kkkk
@hodanahmedhimilo1803
@hodanahmedhimilo1803 4 жыл бұрын
@@iskahassanmohamed2099 mahadsanid wllo farxad baan ku joogaa adna sidookle wn kuu rajaynaya wllo heesahaaga inaga soo shiduun😂😂😂😂
@iskahassanmohamed2099
@iskahassanmohamed2099 4 жыл бұрын
Hodan ahmed Himilo Maasha allaah abaayo gabar farxad badan oo bashaash ah ayaa tahay waan jeclaan lahaa inaan si fiican kuu barto
@carafo7190
@carafo7190 3 жыл бұрын
One year ba kaso wregy wnn kuso noqnoqonaya hesta io comments kaba wyba noqon layihin kuwa gabobaya comments ku wxy u egyihin kuwa codod dhadher lagu qory 😢 2021
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 жыл бұрын
Jcylka waan Tageera wlhi Hadana Xanuunka iga soo maray Tiro maleh hdna Ma rajo dhaco😭😭😭😭 love you wehelkygi😭😭😭😭
@cabdiqanicali3073
@cabdiqanicali3073 4 жыл бұрын
Khaalid Kaamil Fanaan iyo badh boqorka codka Go forward proh tusmo films
@rumaancabdal4429
@rumaancabdal4429 3 жыл бұрын
Masha Allah somali oo dhan jaceyl ayey lacawaadeysaa cajiib
@wariyesakariyehalgan6544
@wariyesakariyehalgan6544 4 жыл бұрын
Mucjisada qarniGa Super star khaaliD kaamiL❤ Ilahada mahayo waxan ka idhahdo heesta xata hadii lays dhaho Reaction ka bixiya warerr..*Aduun mugdiyobay Adkaysi dhamaday......:cumamada bari horan kugu TuraY wlhi👏👏👏👏👏❤
@munasagal9413
@munasagal9413 4 жыл бұрын
waxaan ku dhawaaday ina aaban ilmeeyo heestan arageeda qalbigaa ololaaya 🔥
KHAALID KAAMIL  |BOQORADDA JACAYLKA|  (Official Video) 2021
6:54
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 7 МЛН
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Khaalid Kamil | Qalbi Jabay- New Somali Music 2018 (Official video )
3:12
KHAALID KAAMIL ISHA BAXARKA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA MUQDISHI
5:11
Dheeman Visualizer 2022
4:11
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 13 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,6 МЛН
KHALID KAAMIL 2021 | XAASID KEENII ADAA DUGSADAY | HEES CUSUB
4:19
KHAALID KAAMIL | QOFTAYDIIYEEY KUMEE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,5 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 239 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 15 МЛН
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2 МЛН
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН