KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021

  Рет қаралды 5,862,803

CASKA FILMS

CASKA FILMS

2 жыл бұрын

Khaalid Kaamil 2021
Hadda, description-ka ku xus sxb:
Erayada: Cali Ileeye
Laxanka iyo Luuqda: Khaalid Kaamil
Muusig: Mowliid Xasan Faarax
Hees Cusub 2021
Somali Music
Copyright protected by CASKA FILMS
SHARMA BOY, UGBAAD ARAGSAN,NAJMA NASHAAD, Xariir axmed, Suldaan seeraar, Qamar suugaani, Awale Adan,Hodan, Abdikariin ali Shaah

Пікірлер: 2 000
@nasiimnalka9448
@nasiimnalka9448 Жыл бұрын
Heestan waxan dhegaysanaya 6 July 2023 maraan xaaladu igu adagtay dhankasta ayeeyday aduunka aa ugu jeclahay way iga xanuusanaysa 8 sano hapeen farxad maan dareemin daqiiqad xataa ma farxin noloshuna dhankasta way I cuslaysay xaqiiqatan heestan waan dhagays ta marwalpa waxaanan ka qaada dhiiri galin iyo qalpi xanuun labadapa rabiyow adaan hawlahayga kuu dhiibtay😰😰🤲🤲🤲
@mohamedabdikadirdidey3720
@mohamedabdikadirdidey3720 Жыл бұрын
Walal nolol farxad ayan kurajenayaa marna ha is dhiibin waqtigii adkaa wa gabo gabo ....dadku badana marke dhibka kabixi rabaan ayee is dhibaan walal Never give up 😢be strong 💪 💪
@user-tu8by7dh7o
@user-tu8by7dh7o 11 ай бұрын
Wllo ilahay culayska farxaad ha ku ku badalo
@user-lu5we9fn6o
@user-lu5we9fn6o 11 ай бұрын
@Amounbile
@Amounbile 11 ай бұрын
Allah ha cafiyo walal 😢
@falisppe
@falisppe 10 ай бұрын
⁰⁰
@cayuuniofficial282
@cayuuniofficial282 2 жыл бұрын
1million markeY gaarto likegta yaa la ila dhaafin wraaaq ku qoro ohintaada😥😥
@sundusxasan5024
@sundusxasan5024 2 жыл бұрын
0p
@sundusxasan5024
@sundusxasan5024 2 жыл бұрын
Pl
@fadumoxusen3617
@fadumoxusen3617 2 жыл бұрын
Walahi heestaan aneyba iquseysaa aan umaleyhaa
@roosaacraxmaan2991
@roosaacraxmaan2991 2 жыл бұрын
Waasoodiray
@mumtaazahmeth1530
@mumtaazahmeth1530 Жыл бұрын
3m maraysa hada
@muxiyadiincabdibadal1092
@muxiyadiincabdibadal1092 2 жыл бұрын
Inta nabiga jecel ku saliya scw leek haa naga hil mamina
@ahmedarab3586
@ahmedarab3586 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@calidheere1740
@calidheere1740 2 жыл бұрын
@@ahmedarab3586 .
@kimjongmohamed598
@kimjongmohamed598 2 жыл бұрын
Solalahu calayhi wasalam
@ladanmaxamud7208
@ladanmaxamud7208 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@kingnakhlan674
@kingnakhlan674 2 жыл бұрын
Scw
@asluubsansidiihooyadeed463
@asluubsansidiihooyadeed463 2 жыл бұрын
Saacadu waxay maraysaa 1:50pm waxaan la seexan waayay walbaar barkitayda waxa qooyay oohin😭😭😭😭 Alloooow qalbiga ii qabooji xaaladana ii badal yaa Allah
@aminoibrahim8991
@aminoibrahim8991 Жыл бұрын
sorry wllo😪😥😭😢
@hamdaahmed8771
@hamdaahmed8771 Жыл бұрын
Sorry wllo
@hiboabdiegeh1601
@hiboabdiegeh1601 Жыл бұрын
Walhi kaligyyybaa modijiryyy inaan xazuuz iyo qalpi jap la nolhyy ilyn walyla qabac😭😭😭ilhw qalbiga noo qaboos ani iyo inta ila midkaba🤲🤲😓
@aminoibrahim8991
@aminoibrahim8991 Жыл бұрын
@@hiboabdiegeh1601 aamin aamin aamin yaarbi🤲🤲🤲🤲🙏 Thanks you wllo
@ifraaxcabdullahi4519
@ifraaxcabdullahi4519 Жыл бұрын
Isla waqtigas wan jeda isla time ayan farintada arkey baayo Allah qalbiga ku qabojiyo Ani caadi le iska daawnaya😢🥺🤲
@ubaxabdlla3316
@ubaxabdlla3316 2 жыл бұрын
Waqtiga ugu xanunka bdn nolosha 💔💔💔💔 qof kasto oo farintaaan argto inuu alle qalbiga ii qabojiyo ha izo duceyso😢😢
@fadxiahmed7637
@fadxiahmed7637 Жыл бұрын
Incha alllH wllo qalbiyda haynoo wada qbooojiYo 😐😔😪
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
@@fadxiahmed7637 aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin wlshay
@mohamedqadar4489
@mohamedqadar4489 Жыл бұрын
Allaha kuu qaboojiyo walale
@sahalmuuse1456
@sahalmuuse1456 Жыл бұрын
Alle hakuu sahlo walaal
@princessnimcomaxamud2555
@princessnimcomaxamud2555 Жыл бұрын
Alle ha Ku dajiiyo Qali anba wan khirooda walahay
@Abdiwadud_izmail
@Abdiwadud_izmail 3 ай бұрын
Waan hubaa inaad hestan miraheeda macan dib usoo boqty hdad iga danbayso like sar😮
@bellafarah2573
@bellafarah2573 2 жыл бұрын
Heestu waxay ino shegaysa in marki xaladu inagu adkaato aan alle agtiisa u cararno una sheegano dhibteena u gacmo hoorsano 🥰 Illahey qalbiyadena waxa ay tabanayan hayno wada dhayo 🤲
@SiyanaSiyad-lz6js
@SiyanaSiyad-lz6js Жыл бұрын
@Yaya-zk7fm
@Yaya-zk7fm 2 жыл бұрын
Rabiga Waan waan La qaado🤲 Waa Xaqiiq Qofkii alle xagiisa u carara inuu alle ku filanyahay🤲🥰❤🥺 Ya rabi Qof walba oo qoraalkeyga arka Culeeska ka dulqaad❤🤲🤲🤲🤲amen
@aminoibrahim8991
@aminoibrahim8991 Жыл бұрын
aamin yaarbi🤲🤲🤲🤲😪😥😭😢
@zuuzuuahmed6156
@zuuzuuahmed6156 Жыл бұрын
Aamin😍
@haboonadam279
@haboonadam279 Жыл бұрын
Vdcfcccc
@siyaaaraap5149
@siyaaaraap5149 Жыл бұрын
Aamin wllo ilahy culayskaa haa nagaa dul qado🤲💔
@daauudaxmad5445
@daauudaxmad5445 Жыл бұрын
Aamin yaa aallh
@faizaqueen411
@faizaqueen411 4 ай бұрын
Still 2024 I am listening 😢😢
@HassanXaadey-ri8wv
@HassanXaadey-ri8wv 2 ай бұрын
😂😢😮❤ SAHGKGASM😢😂❤😊😮THE
@qaalihassanguled9351
@qaalihassanguled9351 Ай бұрын
Sido kle❤❤
@raxmocali2933
@raxmocali2933 Ай бұрын
YYYTTt
@AaboMaccan
@AaboMaccan Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@QadiijoQurxoon
@QadiijoQurxoon 17 күн бұрын
Same😢
@asmitabintuabdirahman3358
@asmitabintuabdirahman3358 2 жыл бұрын
Runtii waa hees dareenkayga taabatay oo aad moodo inay aniga ila hadlayso ee cidii ila mida 👍👍👍
@dr.shaaficikhaliif5328
@dr.shaaficikhaliif5328 2 жыл бұрын
Heestan waxaad modaa in ey anigaba ila hadleyso waxaan dhageeystay more 10 times 😍😍
@cashacud1164
@cashacud1164 2 жыл бұрын
☝️☝️
@hadalkudhiigle4851
@hadalkudhiigle4851 2 жыл бұрын
Another level
@caaishaadheeman1453
@caaishaadheeman1453 2 жыл бұрын
Aad iyo aad
@harithturab
@harithturab 2 жыл бұрын
HAQUUSAN WLHI SIDUUU HABEENKII KADIB WAAGA U-IFTIIMO AYAY MURAGADA KADIB FARXAD DANBEESAA
@zubeerahmed13
@zubeerahmed13 Жыл бұрын
hestan marka ay so baxesay xiirir jcl ban laha ma dhagesan jirin lkn hada wlhi qalbi jab said ah daremoya hestan dhagesta mar walba hada iga dambeso like isaar😭😭😭😭
@cabdulqaadirship5434
@cabdulqaadirship5434 Жыл бұрын
Hgh0
@maryansakin384
@maryansakin384 Жыл бұрын
sem wlh anigo qalbiga kailmenaya dhagesanaya wan ilawi lahy xunun kadaremay 5bil kahor ila hada😭😭😭
@xamdiabdi6194
@xamdiabdi6194 9 ай бұрын
😢😢😢
@sulehadaud5529
@sulehadaud5529 Ай бұрын
As a
@mohamedamen3902
@mohamedamen3902 2 жыл бұрын
MaaliN malimaha Kamida AyaaN Iz Qabanay Oo Iz LayNay Jacayl KayGa KadiB markaaN Kala MaqanyN mudo Laba WiiGa Ayay MaaliN Zoo dhigtay heestaN Waraaq Ku qoro oohintaada😢❤ KadiB markaaN arkay ayaaN Ilmeeyay OoN wacay Iyada Oo Oynaysa WanaN Raali Galiyay WanaN heshiinaY! Ilaahaw dumarkeena noodaa❤😢
@user-xf3wm1jj5t
@user-xf3wm1jj5t 2 жыл бұрын
Oh ilaaali😰
@miss9248
@miss9248 Жыл бұрын
Nin rageed
@najmocabdi
@najmocabdi Жыл бұрын
Nin raged🥺🥰❤
@princessnimcomaxamud2555
@princessnimcomaxamud2555 Жыл бұрын
Aamiin Wllo hablaha ilaliya waa naxaris ilahay idiin siyay walhi ragaw wa ika talow😥❤
@najaxcalideer
@najaxcalideer Жыл бұрын
Nin rageed😢😢
@simanmohamed1101
@simanmohamed1101 5 ай бұрын
Yaaa 2024 soo raadiyey heestan 😢
@arafo-amuunmerane6764
@arafo-amuunmerane6764 21 күн бұрын
Aniga huno 😢
@MustafMacalin-yw5zq
@MustafMacalin-yw5zq 3 күн бұрын
Kaligaa ma ahan❤​@@arafo-amuunmerane6764
@aliabdiwalijama456
@aliabdiwalijama456 2 жыл бұрын
Khalid kamil heesihiisa dhan waa wada qiso dhab Ah another level khalid kamil mida Kle Lyrics Ka kadaa Heesahaaaga 💪🇸🇴❤
@xoogsade7680
@xoogsade7680 2 жыл бұрын
Hadaba video diyaarsan wuu u soo sameen karaa
@yaziinhaybemohamed6850
@yaziinhaybemohamed6850 2 жыл бұрын
Hees macaan erayo wanagsan
@marishmohamet9122
@marishmohamet9122 2 жыл бұрын
Weligay qof bini aadam dhibkyga uma sheegan Qalin ayaan shp la ahy HubaaL waa sahiib sirtda bixin🖋️❤️🤦
@Andaaz-yu3ut
@Andaaz-yu3ut Жыл бұрын
2023 waa sanadkii aan wayey gabadhii aan ifka ugu jeclaa wlhi xanun ka wayn ima soo marin waxaan wada soconay mudo shan sano ah wax walba ayey iigu samirtay dhib iyo dheef aya wada qaybsanay lkn qadarkii alle calafkayga ma nqon oo wiil qurbaha ka yimi aya iga guursaday hada qoraalkan aan qoraayo wlhi ilinta way iga qubanaysaa isoo duceeya inuu xanunka rabbi iga dulqaado
@fahimaosman4583
@fahimaosman4583 9 ай бұрын
Ilahey mid Ka qeyr badan hakugu badalo booskeda
@user-tu8by7dh7o
@user-tu8by7dh7o 8 ай бұрын
Wllo ilahay qalbiGa ha ku qabojiyo waxan rabi Ku waydinaya inu ilahay mid Ka sii fican Ku siiyo oo qalbiGa Ku dhayda ❤😢😢
@Nafiisaabdi162
@Nafiisaabdi162 4 ай бұрын
Sorry hno qli anigaba taasoo kale ayaa I haysta saacadu waa 12:58 aan soo jeedaa caawa qalbi xanuun aad u daran ayaan dareemayaa.😭😭
@duniidilked4617
@duniidilked4617 2 жыл бұрын
Way dhici doonta Malin inay dhamaato muragada Qof waliba haysata🙏🙏Ha Aamin qofna Walalku Waa Midka Ugu xun marmar😭😭
@dhalquraysh455
@dhalquraysh455 Жыл бұрын
I can't wait maalintas oohin lee kuma jiro karo wlhi this is enough 😭😭😭💔
@xamdiabdulqadir4042
@xamdiabdulqadir4042 Жыл бұрын
Wlhi tasa xaqiq ah
@Hafsa-fq4xq
@Hafsa-fq4xq 9 күн бұрын
Korkaygii iyo gudahygiiba xanuunbaa madhsaday😢
@apeeskachannel7546
@apeeskachannel7546 2 жыл бұрын
Ninkani waa shumaca ubaxa fanka❤🥺
@aaminayuusuf6873
@aaminayuusuf6873 2 жыл бұрын
♥️♥️❣️❣️❤️❤️🙈🙈💟💟💟🖤🖤💜💜💜💜💜😻😻😻😻💗💗💗
@Osman_adde
@Osman_adde 2 жыл бұрын
😞😍
@nimcokhadar7461
@nimcokhadar7461 2 жыл бұрын
@@aaminayuusuf6873 jjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjj
@nimcokhadar7461
@nimcokhadar7461 2 жыл бұрын
@@aaminayuusuf6873 jjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjj
@ss-nu5wc
@ss-nu5wc 2 жыл бұрын
Qalinku nafis buu wataaye waraaq ku qor oohintaada🥺🥺🥺 heestaan waqtigaa iyo waayahaa xusi doono🍃❣️
@fatuushcabdi6735
@fatuushcabdi6735 Жыл бұрын
13/1/2023 heeskan wxan dhageysanya habeen jimcah ah xalad alle ayaa oga 🎧 earphone ayaan ku dhagesnayaa aniga fadhiya meel Cidalo ah waxaa ku noolahy meel hooyo wll ehel ii joogina aniga Kaliya xaladuhun aad igu adag yihiin alxm calaa kuli xaal waxan rajeynaa 2023 sanadkii nolosha fatxaded aan daremi lahaa inuu alle iiga dhigo insha allah 😭🤲❤️
@mursalahmed5200
@mursalahmed5200 Жыл бұрын
Sorry wax waliba inaay kuu hagaagan ayaan kuu rajayna sis...
@Bogasho1
@Bogasho1 Жыл бұрын
Hada xaaladahas adag ma ka baxday walashay
@daauudaxmad5445
@daauudaxmad5445 Жыл бұрын
Wall hada xaladu waa side
@elhaam57
@elhaam57 11 ай бұрын
Hada sthy apyo😢
@FaatimaAdinuur
@FaatimaAdinuur 11 ай бұрын
Abaayo aniga iyo adiga same aya nahy habeen jimcah 18/8/2023 earphones waan wataa waliba isku magac ayanahy faaduma cabdi 🥺
@Abdirahmangs
@Abdirahmangs Жыл бұрын
Wardiga xadhigiisa hayso, maanta waan qoray balse inshallah maalin ayay xasuus ii noqon.🫡
@fadumocabdulqaadir5870
@fadumocabdulqaadir5870 Жыл бұрын
L.a Wall Gul ku rajeynaa
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Legend
@ifraaxcumar6750
@ifraaxcumar6750 2 жыл бұрын
Sanadku wuxuu ahaa 17/1/2017 waxuu ahaa mid aan ugu faraxsanahay xiriirkeyga wuxuuna ahaa xiriir aan markaasi bilaaway balse waxaan waayey farxadeydi kolkii la gaaray balamihii axdigii la galay uu iiga baxay kadibna wadanka iskaga safrayo isago weliba aanu ka qoomameyneynin inuu nolosheyda ka baxaayo 29/8/2021 ma ahan waqti dhaw intaan soo wada soconay waa afar sanadood iyo 7 bil balse ilaahey waxaan ka barinaaya inuu qalbigeyga un ii qabowjiyo asaga insha Allah xaqeygii Allah baa iiga soo saari doona oo waligey ma cafin doono waayo riyadeyda iyo rajadeyda iyo mustaqbalkeyga ayuu ku ciyaaray.
@yasminfarah2117
@yasminfarah2117 2 жыл бұрын
Sorry abaaayo🥺
@nuuramaxamed9027
@nuuramaxamed9027 2 жыл бұрын
Sorry abaayo😪
@khadromuuse2156
@khadromuuse2156 2 жыл бұрын
😓
@naciimacabdullhi726
@naciimacabdullhi726 2 жыл бұрын
😥
@samiirasheeke9031
@samiirasheeke9031 Жыл бұрын
Ax 😥💔 Xanun badna . abyoy intee kala soxariiri kara
@nahimaabdulle2624
@nahimaabdulle2624 2 жыл бұрын
Qalinkaa nafiis buu wataaye waraq ku qor oohiintaada😭😭😭True story thats what i do ever single day❤️
@iqranuur6320
@iqranuur6320 2 жыл бұрын
Hestan on so bixin ayan note 📝 ku qorayy dhibkeyga anigo ilmeynayo hadaladii I xanunjiyy iyo wixi leygu dhahay o dhan
@mamahooyo9379
@mamahooyo9379 2 жыл бұрын
Allow kuu saqir amuurahaga nolol farxad aan dhamaan kuugu duceeyay abayo
@abdiwahidkahiye6368
@abdiwahidkahiye6368 2 жыл бұрын
@@mamahooyo9379 DJ.jjjjj j.jjjjjjj..jj. j n
@duceesanemaxamed4876
@duceesanemaxamed4876 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@nahimaabdulle2624
@nahimaabdulle2624 Жыл бұрын
@@mamahooyo9379 amiin yarabi ❤️❤️❤️
@Yussuf__11
@Yussuf__11 Жыл бұрын
Heestan waxan dhageysanaya 3/3/2023 maalin khamiis abara 5:00 galabnimo waxan daremaya murugo qalbigeyga gubeyso i.a maalin un waxan kabixi dona qof waliba oo murugeysan waxan urajeynaya inuu ilahey faraxd ugu badalo 😭💔
@Sactuush
@Sactuush Жыл бұрын
Alle hkugu badalo farxd wllo 3/15/2023 ayaan kula dhagysan anigoo qlpi jabsan😭😭💔
@BisbisBisao
@BisbisBisao 11 ай бұрын
2023 /8/10 manto qamis aytahy 8:56ayan dhagaysanaya😭🥺💔
@AsmaAdan-gv6th
@AsmaAdan-gv6th 9 ай бұрын
😢
@SalmoXassan
@SalmoXassan 5 ай бұрын
Ashutosh
@SalmoXassan
@SalmoXassan 5 ай бұрын
​@Sactuus❤❤check
@maryanmohamet7953
@maryanmohamet7953 Жыл бұрын
Nalka intaa dansty qolkna xidhantay 🎧 gashtay garka iyo ruuga maysu gaysey indhuhuna ilmo ma dhardeen💔😭 qofna ma qiyaasi karo waxan dareemyo nolshuna waa caqabdo Qalinku nafis buu wataaye Waraaq ku qor oohintada 😭🥺💔 22_02_2023 ___1:27Am habeenimo
@amiirafarah1219
@amiirafarah1219 11 ай бұрын
Abayo illahy dhibka ha inaka wada saaro💔😭
@xamdiabdi6194
@xamdiabdi6194 9 ай бұрын
😢
@shucaybmaxamud2842
@shucaybmaxamud2842 6 ай бұрын
😢😢😢
@queencayuusha5871
@queencayuusha5871 2 жыл бұрын
Father off love legend khaalid kamil 👑 hesta 2019 cid ifhnta waan wye xnn ban maray 😰💔 kan jeclana wuu iqiyameyay alla nlosha xnn badana 😰 lkm hada allxm mid ijecel ban heysta rapiyo ada mhd iskaleh inta dhibkyga kle just heysato rapiyo u boog dhay 👑🤲🏻❤😰
@hibaaqcadey2825
@hibaaqcadey2825 2 жыл бұрын
Alxm ilhy ha siiyo intan hayzan kasna ilhy haka jaro
@ismayare2512
@ismayare2512 2 жыл бұрын
sorry sister
@cabdiraxinmahdi2543
@cabdiraxinmahdi2543 Жыл бұрын
aadbuu umahadsan yahay ka ku qiyaamay
@J9uan
@J9uan 2 ай бұрын
​@cabdirax inmahdi2543 qofka qalbiga la ma jabiyo
@guleitguudcade1202
@guleitguudcade1202 2 жыл бұрын
BK KHALID KAAMIL BAA INOO BADALY 🥵💉❤ KAAMIL 🐏💞
@cabdiqaadiraadam4162
@cabdiqaadiraadam4162 2 жыл бұрын
😍
@nicimaxarie2257
@nicimaxarie2257 2 жыл бұрын
xaqiiqdi haa🤭🥰😋
@awoapdirazhid6214
@awoapdirazhid6214 2 жыл бұрын
😂😂😂
@pretyy__zamara3438
@pretyy__zamara3438 2 жыл бұрын
🤣🤣😘
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
7Years Leter I'M Alone 🥺🥺🥺🥺🥺😥😥😥😥😥😥 Wlhy weligay gabar ima jeclaan mararka qaar waan murugoda sababta an u heli wayey gabar mrmrka qaar waan ilmeeyaa waayo mrkaa arko azxabtayda oo la hadlaya jacaylkoda heer wxaan gaadhay mrkaan azxaabtyda la fadhiyo ay kuligod moobiladoda dhagta wada saaran uu midba gees intu fadhisto qoftisa mopilka kula hadla kligayna aan ku so hadho mesha anna mrka🥺🥺😥🥺🥺 wxa sameyo garan waayo intan ges u jesto ayaan iska ilmeeya wlhy😢😥🥺🥺 her wxan gaadhay sidaan azxabtayda ula fadhiyo midba maruu kaco oo uu jacaylkisa la so kulmo kaligayna ay igaga tagaan meshi aan wada fadhinay🥺😢😢😢 wlhy ilaahay uunbaa idaremi kara Qisadayda halkan kuma so kopi karo. PLZ wll hadad akhriso commentigayga iso duce in ilahy Qalbiga ii qabojiyo iiguna deeqo gabar diin iyo AzluuP Leh 🥺🙏🙏🙏🙏🥺🙏
@ilwaadaadam4200
@ilwaadaadam4200 Жыл бұрын
🥺🥺wll ilahay haku siiyo qof ku jecel oo nolosha kula dhameystaa
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi Жыл бұрын
@@ilwaadaadam4200 AAMIIN WLL
@inahusein9316
@inahusein9316 Жыл бұрын
Insha allha wlloh nolal ta u quruxda badan ku rajaynaya ❤️🥰
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi Жыл бұрын
@@inahusein9316 🥺🙏❤️
@sumaliagood4833
@sumaliagood4833 Жыл бұрын
Sxp ma radisid noloshada adiga farxad galin kara alle ka sokow fadhiga ka kac ee 5dumar ah wac oo u shekey mida saxda ah wey imaneysa 🤩🙏
@qarnione1405
@qarnione1405 2 жыл бұрын
Hees markad maqasho waa inay ahaata hees aad ku raxaysato music iyo codba dareen Goniya ✊✊✊✊✊✊✊respect King Khaalid
@AYsar.official
@AYsar.official 2 жыл бұрын
Hesta Laftigeeda Ayaa ah Niyad dhis. Iyadaanba Waraaq Kuqorayaaa Legend Of legend One the. only singer KhaaliD KaamiL Keep Going
@roosaacraxmaan2991
@roosaacraxmaan2991 2 жыл бұрын
Asc
@haboonadam279
@haboonadam279 Жыл бұрын
Vcvcffg
@Idmaa
@Idmaa Жыл бұрын
Heesta khaalid kaamil kaligii ma leh ee abwaan Ali ileeye ayaa ereyda leh in loo mahadceliyana mudan.
@abdillahimuse7710
@abdillahimuse7710 2 жыл бұрын
Qofka kaliya nolasheyda lawadaago iyo murugtyda waaa hooyadey waan ku nasifaaa runtii 💜💜😥 Ilaahey Ha ii Xafido
@queenifraax7859
@queenifraax7859 Жыл бұрын
Alxamdullah illahay ha noo daayo 🤰🥺❤️🩸
@ahmedmahad3998
@ahmedmahad3998 2 жыл бұрын
2017 and 2022 jaceylow dib hadaan kuu aamino waa ani sidaad iga yeesho alhamdulilah eebbow adaa calafka qoraye ii deji qalbiga 💔💔💔😪aabe walba haduu tix galin lahaa rabitaanka gabadhiisa qoysas badan inakama dumeen soomaalay 💔💔🙏
@doei_doei
@doei_doei 2 жыл бұрын
Bad dusheed + meel cidla ah erphones +dhul shisheeye +xaalad adag iyo heestan oo ii daaran ax baan gudaha ka leeyahy ayaamuhu waa wareer 😰😥😥😭
@Mohamedhassan-sr1tb
@Mohamedhassan-sr1tb 2 жыл бұрын
Meelkasta ma joogta legenow 😆
@najlagure8671
@najlagure8671 2 жыл бұрын
Qofkii so maraa fahmi karo
@najlagure8671
@najlagure8671 2 жыл бұрын
Waxaa fahmi karo, noloshaas qofki so maray
@ayuub17
@ayuub17 2 жыл бұрын
😢😢
@Princess0798
@Princess0798 2 жыл бұрын
😢😥sorry abowe waqtigii nin raga ciilay nacas buu sasabayaa
@suhuurmahamed3109
@suhuurmahamed3109 2 жыл бұрын
Inaba caadi maaha codkaaga 😍 Dhuuntaada ku tijaabi quraanka kariimka ah
@rahmaabdirahman1670
@rahmaabdirahman1670 2 жыл бұрын
wakhtiga Adage hadheyay haday kashu wayra xayso 😭 wlhi wan si dhagaysan kari wayay wayo ohinta ma ceshan karaysid wa hees ka hadlysa wxybo aad Adiguni og thy 😭 wa really erydu
@mohamedibrahimabukar1044
@mohamedibrahimabukar1044 2 жыл бұрын
💔🥺Qalbiyada alle hanoo qaboojiyo
@rahmaabdirahman1670
@rahmaabdirahman1670 2 жыл бұрын
@@mohamedibrahimabukar1044 Amin 🤲 hno
@DulmidiidInacali-uy3xb
@DulmidiidInacali-uy3xb 2 ай бұрын
❤❤❤😢😢😢
@duniidilked4617
@duniidilked4617 Жыл бұрын
Kama daalo inaa dhagaysto Ma jirto Xanuun ka xun inaa wax waliba qalbigaga ku qarisid taas Ayaa ah Xanuun kale🙏Waxan Qof waliba uga baryaya inu dhibka ka dulqaado🙏Rabiga Waan waan la qaado🙏Qalink🖊 Nafis bu wataaya waraaq📖ku qor Oohinatada😭😭🖊📖❤️🤲🏻🖊❤️📖🖊😭
@yacqub_ilkacse8772
@yacqub_ilkacse8772 2 жыл бұрын
Watching April 2022 mrkan qofka Aduunka u jeclaa Aaan La kulmey wana Hooyadey mcn Cimriga Allh haku Barakeeyo Aduun La,anta waxbh ma noqdeen wxbdan waraaq iyo qalin La kulankaaga waku qorey Allh ha Xifdiyo Hooyoyinken Somaliyed ❤🥺
@queenifraax7859
@queenifraax7859 Жыл бұрын
Illahay ha noo daayo hoyoyinkena cid lala siman jirin hoyo mcn🩸♥️❤️👑🥺🤱🤰
@aminaofficial4659
@aminaofficial4659 2 жыл бұрын
Jecliyaaa khaalid kaamil😢😢😢😢❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️heeesahiisa caadi maahin noolooow
@fartunabdisalam1006
@fartunabdisalam1006 2 жыл бұрын
Wardiga xarigiiza hayso waa hadalo Psycholgy Therapy ah Khaled Waaba Dhakhtr nafsaani ah Legend hlka ka hay 💯💯
@drakeft183
@drakeft183 2 жыл бұрын
Psychology mahin waa xaqiq quranka nagu shegay hdu wayahu kugu xumdan alle aya la wayasta xidhidhna la yesha
@cashocusman7036
@cashocusman7036 2 жыл бұрын
hidalgo
@aminaoziil3494
@aminaoziil3494 Жыл бұрын
😭😭Qof aad jeceshay adigon qalaad kaagaalin Mel cidlo ah makaga tagay Allah xanun badana😭😭🥺Waligay kuma cafin donoo 😒
@ubaxmaxamed6765
@ubaxmaxamed6765 Жыл бұрын
Midaas wayba ugu dhacdey inaa ka bogsadaa rajynya🥺💔😭😭😭
@aminaoziil3494
@aminaoziil3494 Жыл бұрын
@@ubaxmaxamed6765 sorry Abayo 😭😭
@abuqaaismaciil6218
@abuqaaismaciil6218 Жыл бұрын
Wll hadhihin qalbiga saafiga ah xuman uma qado ruux uu malin keliya jcldey iska cafi waa aduunyee
@aminaoziil3494
@aminaoziil3494 Жыл бұрын
@@abuqaaismaciil6218 Haye abowe wan cafiyay 😭😭😭😭
@abuqaaismaciil6218
@abuqaaismaciil6218 Жыл бұрын
Jclku cilad maleh balse hadba ruux baa ciila oo calaf rabi kaa warejiyey cidna laguma cabiri karo cizi dumar baa leedehee dooro ruux ku diir naxa 😰
@naemachama8547
@naemachama8547 Жыл бұрын
6/1/2023 😭 11:02 habeenimo 💔😢 Inshlh laba sano ka bacdi ayaan usoo noqonayaa commentgan waxaan rajeynayaa xalada hada ku jiro mid ka wanaagsan inaan ku jiri doono 🥺🤲 Wakhtiga adage hadheeyay Haday kashu wayraxayso Rabbiga waanwaan la qaado Wanaaji dheh maalmahayga
@najwaibrahim7250
@najwaibrahim7250 Жыл бұрын
💔😭
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 Жыл бұрын
Isku mid pan nhay 21/1/2023
@Najma_mohammad
@Najma_mohammad 4 ай бұрын
Ha ma ficnaty abyo 😢
@K_karaam0
@K_karaam0 3 ай бұрын
Hda zEtHy payo🥺🫀
@AhmedMohamed-uz2qz
@AhmedMohamed-uz2qz Ай бұрын
Hada jawiga ka waran wllo
@majidho5409
@majidho5409 2 жыл бұрын
Erayada 100% Laxanka 100% Codka 100% Legend khaalid kaamil 100%
@abdirashiidcasir5733
@abdirashiidcasir5733 Жыл бұрын
Qalinku nafiz puwataye waraq kaqor ohintada ☝☝☝
@xalaawicali2045
@xalaawicali2045 2 жыл бұрын
Ani marka xalad adag isoo wajahdo Aan wayo sidaa yeelo 2 rakaco sina tukada Allha baryaa Alxamdullilah dhibato walbo ihestay meshas ku ilawaa lkn hes hada dhagesto ayada marugo igusi aburayasa iyo ohin Aan dhad lahen😭😭
@amranmacalin379
@amranmacalin379 7 ай бұрын
Maanta soradiyay waliba anigoo qalbi jabsan 😢 5bil kahor hoyadey wxey igu dartay nin ninkii guri ima geysan wxu dhahay 4bil kdb aan kawadanaa ihaay gurigii aan jogay wana kulmi jirnay wn isfahmi weynay wn ooyay wan rafaday wn qeyliyy haleyga furaa dhahay ugu danbeyn wa leyga furay hoyadey wxey jeceshahy inn guursado hada cudadii wey idhamaty wxey dhahday ninkii waka furay meshaa u ordeysy aad o guriga igabax adi iyo wiilkaga wxd cuntiin mahaayo ama mesha ka kac o nin guurso hadan guursan lahay nin marabo kii hore igu xumaday qalbigii wa iga jabay nin xitaa mashukansado ama shaqeyso la idhahay o guriga wx kuso kordhi shaqana wan wayy lacagna mahaayo ninka anigo rali ka aheyn leygu mehriyy madama o dhahy 4bilod haley sugo asxaabteyda uma sheegin sxbta nolasheyda xita wn kaqariyy ama lagu caya isdhahay qof aan kunafiso maheysto wxeyga iyo dhibkeyga wn qarsaday xalay ilaa sakay wn ooynayy Anyway ilaahey wxn kareynaa in sanadkan mid qeyr qabo ii noqdo 😭💔
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 4 ай бұрын
Wad ka baxaysa wll insha Allah
@abdiismail5753
@abdiismail5753 2 жыл бұрын
Waan qiiroonaYaa Mana ooYaYo Waxaan dareemaYaa DhipaaTo JacaYl Imana HayzaTo dhipTaazi WllHi waa heez dareeN leH axYaa Fanaan kHaaliD kaamil dHaMaYzka Keeep GoiNG😘🤩❤❤
@xafsorayaan3031
@xafsorayaan3031 2 жыл бұрын
Ku jcliya khaliid Kamal. 📿 Wardiga xarigisa hayso ♠️💧🩸 ☄️ erayd hesta caadi mhn wlhi way I tabtay 🤗😍♠️
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 2 жыл бұрын
Ninkan markaa dhagesto waxan is dhahaa yaa agtiisa ku geeya hakuu heesee har iyo haben 😭😭😭😭❤️❤️💋💋🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽
@engaxmed8492
@engaxmed8492 2 жыл бұрын
Ax been ma xan wll is ka sabar 🥺😨😰😢😭
@faxdimuqtaar152
@faxdimuqtaar152 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰💘💘💘💘💘💘💘💖💗💓💕💕💟💋💋💋💌💌💘💝💔💔💔💌💌💌💌💋💋💋💋💕💕🙂🙂🙃😚😚😚🥲🥰🤩
@nasteehoabdirahiim2999
@nasteehoabdirahiim2999 Жыл бұрын
Still my favourite song 22/1/2023😭💔🙏🏼
@queenqowla8419
@queenqowla8419 Жыл бұрын
29/1/2023 at 23:55😔😪
@aliinamx1565
@aliinamx1565 Жыл бұрын
5/2/2023 😢
@izzuuqurux9674
@izzuuqurux9674 Жыл бұрын
20/2/23😢
@apdiaziizawoowe4550
@apdiaziizawoowe4550 6 ай бұрын
1-1-2024 02:33 🕒 habenimo 😢
@user-qr6fd2wj6v
@user-qr6fd2wj6v 6 ай бұрын
1/4 2023😌😭
@nasserjama5797
@nasserjama5797 2 жыл бұрын
Boqorka codka Khalid kaamil 🔥 hees cajiiba weeye qalinku nafis buu wataaye Eraydii abwaan Cali ileeye 🔥
@amiiroabdiwali2862
@amiiroabdiwali2862 2 жыл бұрын
Ilahayow waxaan dhibkeena usheeganoh hanoowaayen ilove soomaali people 🇸🇴❤🙏
@mabruka9236
@mabruka9236 Жыл бұрын
"Rabbiga waanaan la qaado wanaaji dheh maalmahyga " ❤❤❤ heestan nooceda weli hore looma qaadin iyadoo klena maso laaban doonto abwaanka caqliga ilaahy haw daayo iyo fanaanka codkiisa dareenka leh nagula wadaagay
@ilhanxarago9449
@ilhanxarago9449 2 жыл бұрын
Heesta kalliya aan si dhaba uu dareemo it's actually healing💛😇
@user-mp1dr4cv8l
@user-mp1dr4cv8l 10 ай бұрын
Waan kula dareemyaa wlshy 😢
@hamdadahir9191
@hamdadahir9191 2 жыл бұрын
🎤Fanan Aan tageero Khalid kamil👑heesteydii🥺 Qof aad la wadaagto sheeko aduunka hadaad ka weydo😫 qalinku nafis buu Wataaye waraaq ku qor📝 oohintaada😭😭😭
@wariyejaceylow4273
@wariyejaceylow4273 2 жыл бұрын
Wlhi waa xanuun runruntii waa hees xanun badan
@bishaaromacalin1753
@bishaaromacalin1753 2 жыл бұрын
😓😓😓😓😓😓😓😓
@suhaybmaxamud7307
@suhaybmaxamud7307 2 жыл бұрын
Niin kaa aan taageero ❤️❤️❤️❤️❤️
@teamiskufilan5896
@teamiskufilan5896 2 жыл бұрын
Khaalid kaamli waa sida xidiga xidigaba waxa uuka ifaa cirka khaalidna waxa uu ka ifaa fanaka guuul xidiga somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@caaliyaiztufilan714
@caaliyaiztufilan714 2 жыл бұрын
surely You get our heart singing for this song 💯its talk for our problems ,you're amazing somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴singer fanaaniitu waxay u hadlaan quluupta dadka badanaa waxay turjumaan fariimo ay adagthy in la fahmo oona la dareemo any way keep it up✌️
@iskufilanj9785
@iskufilanj9785 2 жыл бұрын
Aniga inuu iga hadlayad moda wlhi illahow amuraha ii sahal waraaq ku qor oohintada😭😭😭
@mkeinan3981
@mkeinan3981 2 жыл бұрын
In simple terms , he is talking about creating your own “ Diary”
@miimiayanloz9702
@miimiayanloz9702 Жыл бұрын
Qol cidlo ah nalku idansan yhy erphones igu jiran indhuhuna ilmeynayan🥺 Qof ad la wadagto sheko Adunka hadad ka weydo Qalinku nafis bu wataye Waraaq ku qor ohintada 💔😭
@rahmaahmett50
@rahmaahmett50 Жыл бұрын
Sorry
@kingmoha8501
@kingmoha8501 2 жыл бұрын
OMG hestan Mar walba wan dagsta runti wa another level Khalid kamiil wa fannka jeclka ✨❤️
@munyabdi6259
@munyabdi6259 2 жыл бұрын
La qaybso wll dhibkaaga 😔😔😔✊💔the best song and singer khaled kamil♥️🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽
@fardowsafarta7572
@fardowsafarta7572 2 жыл бұрын
Ninkaan heesaha dhan malodhiibo🥺🥺🥺🥺
@amalcali3767
@amalcali3767 2 жыл бұрын
Wallhi beelo ahaalehed
@shaaficicabdulaahi2700
@shaaficicabdulaahi2700 2 жыл бұрын
caadi maaha
@simansiyad6368
@simansiyad6368 2 жыл бұрын
Qof jacayl soo maray ama uu hada haayo baa dareemi Kara ilahow nin i fahma ii sahal waan daalay oo samraye ilahow baari daacad ah ii sahal oo ii Roon 😭😭😭😭😭😭Aamin ilmaaa iga socota 😭😭😭😭
@thenomad8123
@thenomad8123 2 жыл бұрын
Abayo kuma aqaano lkn wanku so duceynaya, waxana kugu la talin laha inad rabiga talo sarato nafsadada aad jeclato kuna kalsonato illaheyba midku fahma ku sahlaye mid aan ku fahmeyn dartii haw ooyin🙏🏽🖤
@ifraxcadey6624
@ifraxcadey6624 2 жыл бұрын
Amiin abaayo anig xita inaa is ku qiso nhy ayaa la ga yaab😭😭😭😭😭😭😭
@fosab9518
@fosab9518 Жыл бұрын
Everytime i want to have a good cry i listen to this song. Superb
@nagaadahmed5540
@nagaadahmed5540 2 жыл бұрын
Waa run kolay markad waydo qofkii qalbigagu ku xidhnaa ee uu tabayay la wadaga bilaadanka maha mihiim waxan kugu ma soo kordhayaan waxan a digasho ahayn markaa waxa ug fududu adigoo oohintada ku qora waraaqd dabadeedna guba taasi baa ug dhawo 😭😭😭 inkastood dhawiic qalbigu isbadal ku imanayn hada waad ku nafsi
@Mohamedhassan-sr1tb
@Mohamedhassan-sr1tb 2 жыл бұрын
Xaqiiiq baaka hadashay walal bini aadanka dhibkaga hda u sheegato waa kugu diganayan
@nagaadahmed5540
@nagaadahmed5540 2 жыл бұрын
@@Mohamedhassan-sr1tb shukran wll ,haa markay chance kugu helaan bay kugu diganayaan waxas waa qof jilicsan oo qof uun ka daba ooya iyo waxa la mida dunidan markan imanaynayba la nooma keeni raaxo qofkastiba in gubta ayaa hos taaala markaa waa inaad noqoto qof adag oo ka bixi kara xaldka kasta oo soo wajahada ,muruga kastoo ku soo martana farxad baa ka danbaysa iyo guul hadad dhabarka u ridato oo samirto
@galoolgeesood7428
@galoolgeesood7428 2 жыл бұрын
Waa xaqiiqa walal dadka intooda badani waa kudigashadii oo dad ah. Balse waraaq kuqor oohintaada micnaheedu waa xasuus kareebo si,aad ugu nafisto waqti xaadirkaas, Uguna dhabar adaygto marxaladaha dambe ee kusoo mari doona
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
Wow Khalid kaamil Legend of The Somali singers Cimamadisa Lama heysan karo wlhi❤️😍🙏
@Jookar1
@Jookar1 2 жыл бұрын
7bilood kahor markay heestaani soo baxday iyadoo malamahas cusub oon xili kasta dhagaysto baan xabsi xaqdaro ku galay markaan qalbiga xanuun kadareemaba heestaan ban waqtiga isku dhaafin jiray intaan qalin iyo waraaq qaato 😰alx hadeer xoriyadayda waan helay
@fathaahmed9251
@fathaahmed9251 2 жыл бұрын
🥰
@maymuunxirsi7763
@maymuunxirsi7763 2 жыл бұрын
@@fathaahmed9251 Iyyu
@biibshe1325
@biibshe1325 2 жыл бұрын
Waa sidaa bro
@biibshe1325
@biibshe1325 2 жыл бұрын
@@Iqruudsh xaa ku haayo
@nasrudiinmaxamed7000
@nasrudiinmaxamed7000 2 жыл бұрын
00
@haniaden-pi1yw
@haniaden-pi1yw Ай бұрын
This year 2024😥is not mine😫ya rabi make it easy for me,😭😢
@mahamudahmed1965
@mahamudahmed1965 2 жыл бұрын
Qalin nafis bu wataye waraq kuqor oohintada👌😭😭
@ahmeddubad3461
@ahmeddubad3461 2 жыл бұрын
Khaalid kaamil mucjisada fanka casriga ah👏👏
@hafsaosman-3466
@hafsaosman-3466 Жыл бұрын
Heestaba kusheegeso in wardiga dhibo dhan ka qaadayso rabiyo qof wlbo murugesan laabtiisa unadiifi aamin ya rppi
@BushraQanii
@BushraQanii 11 ай бұрын
Afar month ka dib ayaan soo boqoday caawa heestan August 8/12/2023😢sacadu thy 12:41 hbenimo🥺culayska fudayd baa ku xiga yuu samirka naaQusayyy nimcadooda kaa Qadin❤😢
@zaaraali1660
@zaaraali1660 9 ай бұрын
kumee
@BushraQanii
@BushraQanii 8 ай бұрын
Waykan😢
@ilwadcabdijamal7813
@ilwadcabdijamal7813 2 жыл бұрын
Qalinku nafis buu wataye waraq ku qor ohiintadaa💔🥺
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 2 жыл бұрын
Hade oyin wx tareyso wan so dhamestay qalinkana horan wx ugu so qoray hda waxan sugaba wa qalbi dhaye in u alle isiyo😭💔
@abdulahimohamedaadan728
@abdulahimohamedaadan728 2 жыл бұрын
Oo cada byo
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 2 жыл бұрын
@@abdulahimohamedaadan728 haa😒
@apdiaziizileeye4739
@apdiaziizileeye4739 2 жыл бұрын
wlll wala sowada mary alh ha inoo dhaweeyo kuwii qalbiyadeena dhayi lahaa
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 2 жыл бұрын
@@apdiaziizileeye4739 ameen wll😍
@jrdeco6483
@jrdeco6483 2 жыл бұрын
Ninkaa walahi waa Mucjisadii Fanka💯🥇✅
@samaleelmi3010
@samaleelmi3010 2 жыл бұрын
Marka aad tahay qof afka ka qoslaaya lakiin qalbiga ka holcaaya😢
@saramahamedfarah
@saramahamedfarah 8 ай бұрын
same😭💔
@22hmusicpro4
@22hmusicpro4 2 жыл бұрын
Cumar dhuule ninka inoo badalay fanka wlhy wad kaga oohiysay 😭😭✅🙏
@rahmoomar3079
@rahmoomar3079 2 жыл бұрын
Rabigaa wan waan laqado wanaaji dheh maalmaheyga😪❤amazing
@naasiryare8874
@naasiryare8874 Жыл бұрын
Hestaan maxan ku jecladay maba kandago ❤❤ Legend of legends khaalid kaamil
@ahmedak1253
@ahmedak1253 9 ай бұрын
Hees aad moodo inay kahadlayso noloshayda 👏 Cirkaa garab lawacdaayoo wanaaji dheh maalmahayga 👏 ilahow nolosha noofududee Intay kuadagtahay . Aamin ..dheh like iisaar👏
@maslahahmed3612
@maslahahmed3612 2 жыл бұрын
Khalid has won the crown of singing and already he was the king of heart
@popcriminal1432
@popcriminal1432 2 жыл бұрын
Another level 💪☝️Khalid kamil😍legends
@maxamedaxmed6558
@maxamedaxmed6558 2 жыл бұрын
Jirgx pFuj⛰j
@vdhdbddbh5063
@vdhdbddbh5063 2 жыл бұрын
😭😭😭😭🤣😭😭😭😭
@user-ws5rd6cv1u
@user-ws5rd6cv1u 2 жыл бұрын
Guryaha whel kaga boqo😭💔cidloy ku ncay hoyady iyo wllhay 5sano bn ka mqnhy hdna driq deer o an in bdn is arkyn bn usocda cafmdkoga iyo nbd qbkoda wehel i' ah o ku iloba culyska nlosha ilahw hnakla dilin ango cafimad iku arag 🤲
@maprukamaxmed7171
@maprukamaxmed7171 2 жыл бұрын
😫has a special feeling for this song 😭❤️
@abdikadirfahmed7340
@abdikadirfahmed7340 2 жыл бұрын
Waalhi wa xaqiiq Wayne lol 2021 heestan abwan sameyay wa Nin wax badan oga 🥺🥺
@shamsodaahir6405
@shamsodaahir6405 2 жыл бұрын
Wlhi heestan weey itabatey waa qizo dhab ah waley been ma sheegin qalinka nafis buu wata warqad ku qor😓😓 ohintada😭😭 khalid kamil keep going fanka adiga oo kaliya ku bhnyahy😊😊
@bilexasanyuusuf4616
@bilexasanyuusuf4616 2 жыл бұрын
Keepgoing legend kaamil is back another level
@sadaadyare8187
@sadaadyare8187 Жыл бұрын
Run ahaantii waa hees dadka qalbiyadooda aad utaabanaysa the best Somali singer khaalid kaamil
@kaldeeqa2363
@kaldeeqa2363 2 жыл бұрын
ملك الإحساس🥰 in the house😋
@qaalijaamac4590
@qaalijaamac4590 2 жыл бұрын
Waqtiga adegee hadheeyay hady kashu wayraxayso rabigaga waanwaan laqado Wanaaji dheh maalmahayga true story
@ahmedegeh2421
@ahmedegeh2421 2 жыл бұрын
I love the lyrics of a song super refreshing, meaningfull and it is complete healing for those who suffering endless life problems
@user-tg3gt5zq5b
@user-tg3gt5zq5b 7 ай бұрын
Qalinka nafes buuwataa 😢😢😢😢
@MaryanQaliif
@MaryanQaliif 8 ай бұрын
Walhi wan dharte maanta ma jiiro qof iga muruga badan😢😢😢 yaa rabi🤲🤲💔
@rouki9529
@rouki9529 3 ай бұрын
abayo ilahay haka dul qaado kurbada ogow noloshu si kastoy u adgthay mlmo frxadle ba ku jira wd ka bogsoon mrugta inshlaha ilahay tla saaro istqfarta bdi malmo wcn ban ku rjaynya ana dhgysan jiray hestan 2021 ano wqti mrugbdan kujira wn ku dremya dhmanteen ilahy wxn wydisnyna noll farxad le inshlah ❤
@salaanvilla4677
@salaanvilla4677 2 жыл бұрын
Erayada 10/10 Laxanka10/10 Musica. 10/10 Codka. 10/10 Walahi is the peast fanan Hada ila qabto 👍
@faizamohamed3719
@faizamohamed3719 2 жыл бұрын
Jcl meluuu ka imaday oo dhan Anuu ihayaaa caawa 😭😭😭😭
@mohamedibrahimabukar1044
@mohamedibrahimabukar1044 2 жыл бұрын
😿😿
@fadumohassan5656
@fadumohassan5656 2 жыл бұрын
Waku daremi karaa sis inshallah waka gudbee ilaah qalbiga haku qabojiyo
@saleebaanmadobe
@saleebaanmadobe 2 жыл бұрын
Jacaylku haku hayee malagulahayaa mise kaligaa ayuu kuhayaa
@nouhmoh4107
@nouhmoh4107 Жыл бұрын
Isniin 16/1/2023 5:33 ma aqaaN sababta lkn Murug0 DareemayaH isma lihi Maanta maalin la midaH isoo martaY Wx aanan WaligaY ku Fikirin Maanta ku FikiraY inaan sameeY0 🙁☹ QoraalkaN wxn RajaYnayaH malin an00 Saan ka Fcn dib usoo Xasuusan doona
@kim_maanka
@kim_maanka 5 ай бұрын
Owww hada sidee tahay bowe
@DhoolGamil
@DhoolGamil 2 ай бұрын
Ma fcnty wall
@Sabreinmohammed6
@Sabreinmohammed6 21 күн бұрын
Aduunka wa mushkilad ciil bdn lkn ha niyad jabin hana quuran waligaaaaa😢😢😢
@naima5387
@naima5387 2 жыл бұрын
qalinku nafis buu nqodaye 🥺 Waraaq ku qor oohintada😭💔 Feeling pain🥺
@cmhayir6240
@cmhayir6240 2 жыл бұрын
bal qosol aan kula qoslee 🤣
@aaminasalah806
@aaminasalah806 2 жыл бұрын
😟💔😆
@hudahassanmaxamed5037
@hudahassanmaxamed5037 2 жыл бұрын
Am just like you 🥺💔
@nadrashafici7889
@nadrashafici7889 2 жыл бұрын
Sorry brother
@apdallabashiir7488
@apdallabashiir7488 2 жыл бұрын
Indhaha waa ka ilmeene afkana waa ka dhoola cdenosaa 😆 cilmi kle 😂
@queen-nb6uq
@queen-nb6uq 2 жыл бұрын
❤️❤️🥰InshAllah abowe wad ka baxi culeska 🫂
@wariyeifraaxbila2767
@wariyeifraaxbila2767 2 жыл бұрын
Anigu fanaaninta hadajira heesaha khaalidkaamilbaankadhagaystaa😿💝💔💔💜💜💟
@shkarapoy9031
@shkarapoy9031 3 ай бұрын
Wali waan dhageesanaya 2024
KHAALID KAAMIL HEESTII UGU SHIDNEYD IYO SHOWGII NAIROBI 2022
3:49
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 30 М.
Marwaan Yare - WAQTIGA HA ISKA SIIN 2022
5:01
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 8 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 95 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 120 МЛН
KHAALID KAAMIL XAFLADII GUURKAA LA GAADHAY OFFICIAL VIDEO 2021
5:55
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 11 МЛН
KHAALID KAAMIL | QALBIGU SAAXIIB MA YEESHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:46
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
MAXAMED MAAME QALBIGAN KALIGAA KU SIISYAAY OFFICIAL VIDEO 2024
4:26
Mohamed Maame
Рет қаралды 1,6 МЛН
KHAALID KAAMIL  |BOQORADDA JACAYLKA|  (Official Video) 2021
6:54
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 7 МЛН
MAXAMED MAAME - JACEYLADA WAALIDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,2 МЛН
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 463 М.
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 49 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 59 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 77 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 17 МЛН