KHADAR KEEYOW | TASHO MAANTABA | OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 7,197,843

Y3A FILMS

Y3A FILMS

3 жыл бұрын

Copyright Protected By Y3A Films!
Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertaining in television network!
Follow us on social media:
/ y3a_films
vm.tiktok.com/ZM8778exp/
/ moade2020
Need a ride to the Doctor's appointment?
www.usacaretrans.com
Fly Cheap
www.isavetravels.com
Download App:
play.google.com/store/apps/de...
Click here to support:
www.gofundme.com/Y3AProductions
Venmo: HAJI2020
Cash App: HAJI2020

Пікірлер: 2 800
@abdalajamaal
@abdalajamaal 3 жыл бұрын
Dareen gooni ah iyo Qiso run ah 😢 ( Tasho mantaba )
@XpertTechTalkTv
@XpertTechTalkTv 3 жыл бұрын
Tanaad iyo guul rajey ayaa i qiiro galisay 💪💪💪💪💪💪😭
@tiktokheroes2884
@tiktokheroes2884 3 жыл бұрын
Pro abdalla k.g
@najmaibrahim8273
@najmaibrahim8273 3 жыл бұрын
Aad ayay ii tabneysaa runtii😭😭😢😢😢😭
@farhanmuhumed6026
@farhanmuhumed6026 3 жыл бұрын
@@tiktokheroes2884 hees a jango
@abdirahmanyassin9849
@abdirahmanyassin9849 3 жыл бұрын
@@najmaibrahim8273 öyle mhp'ye olur bir taa
@abdirahmaanahmedbulaale2640
@abdirahmaanahmedbulaale2640 3 жыл бұрын
Rer muqdisho is muujiya, khadar keeyow is back 👌👌👌👌👌👌👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xaraayefany8428
@xaraayefany8428 3 жыл бұрын
wll ilaahey dartiis wll subscribe igu caawi ilaahey Jaanada haa ku geeyo
@asiljamal3516
@asiljamal3516 3 жыл бұрын
buqorka codka wyee bro keep up I'm always like u and love u ur my fan
@zamiitaaxaseyn2978
@zamiitaaxaseyn2978 3 жыл бұрын
Waa na kanahaa 🙏🇸🇴
@lisabintumaryam8288
@lisabintumaryam8288 3 жыл бұрын
From lasacnod luv u reer muqdisho💎❤
@yasminmaow8191
@yasminmaow8191 3 жыл бұрын
Saxiix ilaaheey hanoo barakeeyo wiilkeena il xun ma argato Allaahuma Aamiin heesaha ilaaheey ha ka madooweeyo Allaahuma Aamiin
@cabdirisaqqoorgaab4007
@cabdirisaqqoorgaab4007 3 жыл бұрын
Qofna Noloshada 100% Ha siisinin sababto ah ma hubtid inu Kula joogi dono Qof ka tashadey Adna ka tasho oo Qalbiga adkeyso wax walba ka samir Nolol Cusub iyo waayo cusub bilaabo 😥😥😭wad Guuleysani InchaALLAH Wa Talo walalkin idinka Timi
@raxmoyusuf6521
@raxmoyusuf6521 3 жыл бұрын
❤😭🙏
@naimahassan8892
@naimahassan8892 3 жыл бұрын
Waa kugu raacsanay wallkay soomalidu waxay dhhadaa sahay reebok noloshada in aad leedhy wax aad bari ku noolan karto
@saadaqsayidcali171
@saadaqsayidcali171 2 жыл бұрын
Waan kaa qabnaa wllkey
@bulshochannel1217
@bulshochannel1217 2 жыл бұрын
Qofna noloshada 100%hasin waayo dadka kle duwan wax walbana way dhacaan wixii kugu dhacana iska ilow horayna talaabo uqaad 🤗
@cabdirisaqqoorgaab4007
@cabdirisaqqoorgaab4007 2 жыл бұрын
@@bulshochannel1217 Aad iyo Aad bro Hore u soco Qofna ha u joojin
@aziiz94
@aziiz94 3 жыл бұрын
Marka thy qof goaan leh wxa noqone qof noloshiisa hogaami karo ogow marwalba naftada ine xaq kugu ledahy o wxi dhib ku ah ina ka ilaaliso 🥰
@cadarsulaiman4332
@cadarsulaiman4332 3 жыл бұрын
Marne nafta ayada ku hagta oo waxaadan u awoodin ku weydinesa maxaa lagu qancin Karaa markaaso kale
@kinglaash8369
@kinglaash8369 3 жыл бұрын
Wah wah wah! Waqti aan ubahnaa ayaan arkay qoraalkaada.
@qaalimudeey1365
@qaalimudeey1365 3 жыл бұрын
Shugran itasba waaa wano wallo
@user-yv3hy6xx7x
@user-yv3hy6xx7x 3 ай бұрын
Nasibkagana tiix Gali😢❤
@mohamedalielmi299
@mohamedalielmi299 3 жыл бұрын
Waliga qof laisma raciyo waayo qofkas hortiisaba waa nooled hora waxa,loyiri shar kutasho kheyr waxpa ka madhiwee Dad baa moodo markad u sawarto inat nacas thy markaase kugu diganayan lkn waxa huwaal eh markad katagto iney ku tawi doonan Rag iyo dumarba waxn idinkulatalina qofne yu san dhibane darta unoqonin ee adigu ahaaw mar walpo qoka dhawaca loo geesto si aad cashar uga baratit HADA IGURACSANTHY TALADEYDA SUULKA SAAR HADII AD DOOD KAQABTITNE COMENT ISO QOR DHAMAN INTA LADHAWACY SIDEYDO KALE QALBIGAN IDINKA SALAAMY 🙏❤💯🥰
@rahohussen8528
@rahohussen8528 3 жыл бұрын
🥰🥰😢😢
@sacdiyosaaas897
@sacdiyosaaas897 3 жыл бұрын
Sorry,,,alllha qalbiyedn dacad ha dhigo,,,😭😭😭😭
@idilfarah8562
@idilfarah8562 3 жыл бұрын
Sorry waligaa qalbigaaga nadiif hakuu ahaado waad guuleeysan insha allah wll ❤
@mohashariifjr3926
@mohashariifjr3926 3 жыл бұрын
Wan ka qaday sxb iskumid baan nahy😭
@maryannuur2751
@maryannuur2751 3 жыл бұрын
Wanbo raciyay mar hore siden hada oga soceliya
@ahmett5979
@ahmett5979 3 жыл бұрын
heestan haday ku samaysay farta taag👆
@somglobal4472
@somglobal4472 3 жыл бұрын
Waan kuu saare wll adne waxaan rajeynaa inaad ii saari doonto subscribe
@ahmett5979
@ahmett5979 3 жыл бұрын
kuuu sarsy oday
@somglobal4472
@somglobal4472 3 жыл бұрын
@@ahmett5979 thanks bro
@dayaxentertainmentofficial1306
@dayaxentertainmentofficial1306 3 жыл бұрын
*ISOO* *BOOQDA* *KING* OR *QUEEN* *plz*.
@engahmedali393
@engahmedali393 3 жыл бұрын
Ninyahow quraanka aad ku khadhaabsanayso jooji
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
BlLaa caleeg heestan hada dawanayaa waa hees aad u macan 15 February 2021🙈☝️😰❤
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 жыл бұрын
Intee ka dhacday wllo
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
@@abdulhakemaditya325 waa joogaa wali adi lagu hayne😅😅😅🥰
@daahiromarduurgal855
@daahiromarduurgal855 3 жыл бұрын
Halkaane ma iga soo horeysay 🤗🤗
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
@@daahiromarduurgal855 2 minute baa ka soo wareegay qoralkan markan ku soo jawabey KZfaq ka anoo ku jira arkey qoralkaga xagee kale igu aragtey😳😳😳🙄🙄🙄
@daahiromarduurgal855
@daahiromarduurgal855 3 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 Melo klo kgu arkay plh shrfy Qisoyinka inad kaso warantaa Ku ficnthy peelo
@mssmroumah8862
@mssmroumah8862 3 жыл бұрын
Hadad qalbi leedahy kuna tabatay hestani like isaar
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 жыл бұрын
Qofkii qalbi leH oo heestan dareemi karo like haigu taabto😢✌
@ayanabdulahi2412
@ayanabdulahi2412 3 жыл бұрын
Aniga ihesataa mnta
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 жыл бұрын
@@ayanabdulahi2412 Samir alle haka siiyo abayo Jaceylka haatan jira wa mala-awale
@nihaalindho2180
@nihaalindho2180 3 жыл бұрын
😭😢😢really
@mohametizmail3966
@mohametizmail3966 3 жыл бұрын
nio heesta inay ani iga hdlayso aya moda 😥
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 3 жыл бұрын
😰💔🙏
@naimoabdullahi338
@naimoabdullahi338 3 жыл бұрын
Ax😭😢 hees dareen leh wye wlhi tano kle maa filyna hdey kugu timid adkeyso 😢xidiga mugdisho keyoow💋❤🙏
@ahmedhashisalaan7503
@ahmedhashisalaan7503 3 жыл бұрын
Asc walaal
@ahmedhashisalaan7503
@ahmedhashisalaan7503 3 жыл бұрын
Hees& aabeheed weeyaan
@ahmedhashisalaan7503
@ahmedhashisalaan7503 3 жыл бұрын
Khadar keyow haa jiro waligii Han nolaadoo
@user-vn2gq7tu5p
@user-vn2gq7tu5p Жыл бұрын
Nafteydiyey tasho cwo😢 hal talo aan idin sinaa inta qoralkeyga arki dontoo waligey qf qabliginaa ha racinina plz isma leheen sidaan buu kugalaa 😭lkn waan kagudbi doanaa i.a💔😢😢
@ridwakediye8001
@ridwakediye8001 Жыл бұрын
Sorry wlshay waad ka baxaysaa qalbiga allah ha ku adkeeyo waan dareemi karaa qoraalkaaga nolosha waan so maray iminkana waan ka gudbey
@user-vn2gq7tu5p
@user-vn2gq7tu5p Жыл бұрын
@@ridwakediye8001 tnx
@mahadcarte1262
@mahadcarte1262 Жыл бұрын
Quruxey waad ka baxaysa😢😢
@sacdiyoabdirisaq8386
@sacdiyoabdirisaq8386 Жыл бұрын
Sorry washay wad ka baxeysaa i.a
@aishaabdullaahiabdi6396
@aishaabdullaahiabdi6396 8 ай бұрын
Zorry wlh sisteryyy hdey I heysataa shiiid wlh wx wlpo mrkey kugu dhacaan dremayaa wlh waxeey yihiin😢😢
@ibrahimhire3625
@ibrahimhire3625 5 ай бұрын
Who is listening 2024😢
@fatoumaadams3146
@fatoumaadams3146 5 ай бұрын
Mee😢
@saadiamohamed7699
@saadiamohamed7699 5 ай бұрын
Me 😢
@faizaismail5466
@faizaismail5466 5 ай бұрын
Meeee😭😭😣😣
@gureyguure0413
@gureyguure0413 4 ай бұрын
Me😭😭😭😭😭
@user-ej4cf9wx6i
@user-ej4cf9wx6i 4 ай бұрын
Now😢😂
@abdiazizabdulkadir9141
@abdiazizabdulkadir9141 3 жыл бұрын
Fanaanka ugu lapiska shidan faaniinta Somaliyed Style wa dhoo dhashaa Y3A 💯👌
@cabdiqafaar4914
@cabdiqafaar4914 3 жыл бұрын
Muxuu yiri tasho waa war dhamaday inta akhrinaysa oo tashatay liek ta hasaran
@b.e.l.l.a957
@b.e.l.l.a957 2 жыл бұрын
Bugiyo tarikh ka qoro tusale ayey ku ahan tano kle man filayn haday igu timid adkayso tanasul hankaga sii talaboda hore u qaad nasiibkaga tix gali hadii aan ku tagtay ruux niyada ka tiray mar hero tazho mantaba tanad iyo guul rajee naftydaay ( z ) 💔😢🚶‍♀️
@nicimscali6695
@nicimscali6695 Жыл бұрын
Heestan Markan Dhagystay wn ooyay wxana daremikara qof laniyad jabiyay Oo dhawacan Tasho mantaba💔🥺
@MaxamedIbraahim-rh6gg
@MaxamedIbraahim-rh6gg Жыл бұрын
Maantana kwrn
@samiamohamed7673
@samiamohamed7673 Жыл бұрын
Me to wlahi But now I really wa jabanhi😢😢😢 qalbiga ixanunoyaaa
@NacimaHaji
@NacimaHaji 8 ай бұрын
​@@MaxamedIbraahim-rh6gg alx weye😂😂❤
@mohamedjiir8137
@mohamedjiir8137 3 жыл бұрын
Jilinka 100% Codka 100% Emotions 100% Khadar keyow Real Fanan Ismujiya somaliyey
@xaliimomaxamedaadan2948
@xaliimomaxamedaadan2948 3 жыл бұрын
😊😊😎
@khadarsrkofficial3929
@khadarsrkofficial3929 3 жыл бұрын
Run ahaantii heestaan qalbigeyga ayee taabaty qof 1sano kahor aan kala tagnay ayaa niyada wali ku haaya marwalba waxaan isdhahaa mar un wee kusoolaabanee😭😭😭 alle qalbigyga haqaboojiyo😭😭😭
@nadrocrisaaq4378
@nadrocrisaaq4378 3 жыл бұрын
Khadar srk official walal ka tasho nolosho wa wax yar iska kooban badal ka qeyr badan allaha kugu badalo qalbigana ilahy ha ku qabojiyo wn kula daremi kara xanunkase
@khadarsrkofficial3929
@khadarsrkofficial3929 3 жыл бұрын
@@nadrocrisaaq4378 tnx sister haa addunyo leewyh lkn uma maleynayi niydyda siwalba ineey kago ayso lkn waxwlba waan samyna I.a mhdznd wll qli intaa I dhiiriglisy
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 3 жыл бұрын
Allaha kula garab gaalo wax fudud maha lkn kaa taasho wad kaa bixi inchallah
@sagalmohamed6591
@sagalmohamed6591 3 жыл бұрын
Waka xumhy wll anigpa wey I haysata midas😭💔💔😭💔😭💔😭💔💔😭💔😭
@cumarhanad527
@cumarhanad527 3 жыл бұрын
Carur ma u heysa Qali
@bukharimohamed7396
@bukharimohamed7396 3 жыл бұрын
Fanka somalida intaad joogtid cidloon maayo the favourite song Saaxiib Walalnimo Tasho manta Muqdisho
@ahmedabdi6104
@ahmedabdi6104 3 жыл бұрын
Rasuulka csw inaa soo qaadato miya si aad u hesho Like iyo subscribe?
@ahmeddhagadhere9416
@ahmeddhagadhere9416 3 жыл бұрын
haddii aadan ahayn qof shaki iyo walaac badan, qofka had iyo jeer farta dhexda ka qaniina, qof gocosho iyo raalligelin badan; haddii aadan ahayd qof dib arrimaha uga fakara, qof meel aaney dadku wax badan ka arag wax ka raadiya, hadde malaha xusuus-qoristu maaha mihnad aad qalin ku suureyn karto’. Dhamaanteen khadar keeyow an dhagaysano 🔥🎤✅💯 ~2021~
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 3 жыл бұрын
please hablo iyo wiilalba ka tashada qofaan niyadiisa kugu hayn, wlahi intad niyad jabi lahayd waano qof idin jecel ka timid😭❤❤❤❤
@mahamoudsaid159
@mahamoudsaid159 3 жыл бұрын
Shukrn😭
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 3 жыл бұрын
Mahadsanid huno alhmd waan tashaday wana ku guul gadhay
@somaliforextrader638
@somaliforextrader638 3 жыл бұрын
Caawa tacsi ii talaa qof aan waligay aaminay ina helayo cawa niyestay in wayn karo😭😭
@qurankareem4385
@qurankareem4385 3 жыл бұрын
Thanks My Sister ❤
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 3 жыл бұрын
@@somaliforextrader638 waayuhu wuu kuu saman hno insha alh
@mustafahmeddirie6037
@mustafahmeddirie6037 3 жыл бұрын
Allh hala baqo Nabigena suban scw Magacisa halkan kadaya wayo wadanbi heesta Like radis balayo yeysan kugu dhicin Sas can laguma noqde🤔🤔
@kowtheraadan1869
@kowtheraadan1869 3 жыл бұрын
Scw scw
@nashaadmoha163
@nashaadmoha163 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 3 жыл бұрын
scw
@jiijaahmed1776
@jiijaahmed1776 3 жыл бұрын
Saax
@ubaxtimir9534
@ubaxtimir9534 3 жыл бұрын
Scw scw
@kumarsanu5560
@kumarsanu5560 3 жыл бұрын
Hees intaa saas dhan ugu qiironayso kalaa ka alaha sweet ku qiirod wll 😭😭😭😭
@arbazdahir8858
@arbazdahir8858 3 жыл бұрын
Hestaan sigara aya i tabatay indhaha aye i furtay wana tashtay manta laga bilawo🥺😭✌💥
@dhabarmaxamud5521
@dhabarmaxamud5521 3 жыл бұрын
Naftaydan tasho mantaba waa hees aniga qisada igu dhacday ka hadlysa inta ila mida Like ta ha ila dhafina .
@maryamali9880
@maryamali9880 3 жыл бұрын
Mala wadag
@betterdaysarecoming1881
@betterdaysarecoming1881 3 жыл бұрын
☝🏽😭💔
@abdirahiimmukhtarali1915
@abdirahiimmukhtarali1915 3 жыл бұрын
Somaliyey nabigena suuban like ta aad ku raadinysan jojiya alla ka baqa like wax idin shegi maysee 👂😑
@xaraayefany8428
@xaraayefany8428 3 жыл бұрын
wll ilaahey dartiis wll subscribe igu caawi ilaahey Jaanada haa ku geeyo
@abdirahiimmukhtarali1915
@abdirahiimmukhtarali1915 3 жыл бұрын
@@xaraayefany8428 hye wll🥰🙏
@zamzammahamed3386
@zamzammahamed3386 3 жыл бұрын
Wcs
@bundukiman1949
@bundukiman1949 3 жыл бұрын
Wallahi dacad aya ku hadashay wll
@malisstrip1133
@malisstrip1133 3 жыл бұрын
@@xaraayefany8428 waa noocas oo kale
@queenalisha143
@queenalisha143 Жыл бұрын
Qof waliba oo la dhawacay waxan tasho nasiib wacan rajynay 👏😰🙏🥰
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta Жыл бұрын
Thankx sister for your advise
@Fatimayassin-iy6tn
@Fatimayassin-iy6tn 11 ай бұрын
❤❤❤😢😊
@user-tl6vf9zu3u
@user-tl6vf9zu3u 8 ай бұрын
Shukran
@kalidmalik2299
@kalidmalik2299 2 жыл бұрын
2022 still wan dawanayaa wlhi😪 Emotional song Khadar Keyow
@fathyamouasa9296
@fathyamouasa9296 Жыл бұрын
😀👍
@Gaashaanlle8472
@Gaashaanlle8472 3 жыл бұрын
Heeestaan micnaha ,ay Xambaarsan tahay inti Dareensan lake ta ha ila dhaafina
@hafuuuuzahmed1623
@hafuuuuzahmed1623 3 жыл бұрын
Waxd moda inay igu socto xnunka jcylka ugu xun iso maray wlhi cashr ii noqty iyo durus lama filan igu dhacy iyo fajc😱alxm waxn kga gudbay samir iyo dulqad ano oyayan dadka u qosli jiray wlhi😢😢 Wan tashady wana gulysty inksto xirir lahyn saas bn ku dremya farxd weyn iso duceya azxpey shaqo bn rajyn hdan Insha allah wadadi hormarka cagta sarine 🤲🤲
@anisaabdullahi2941
@anisaabdullahi2941 3 жыл бұрын
Insha Allah abaayo ❤️❤️ allaha Ku sahlo Ana isooo duce 😢💔
@nasraslbnduale4221
@nasraslbnduale4221 3 жыл бұрын
Huno alle hku fududeeyo🤲
@hafuuuuzahmed1623
@hafuuuuzahmed1623 3 жыл бұрын
@@anisaabdullahi2941 ilhy haku fududeyo waxksto jeceshahy wllo mcn oo khyr ku ah
@hafuuuuzahmed1623
@hafuuuuzahmed1623 3 жыл бұрын
@@nasraslbnduale4221 Aamin wllo qli shukran
@faahin
@faahin 3 жыл бұрын
Allah ku sahlo wllshyda ❤️
@kaahanuuraahmed3695
@kaahanuuraahmed3695 Жыл бұрын
2022💊❤qof madax adag bn ahaa,xariif baa wanaag beena imujiyey qalbi dumar waa maskiine wan aminay qalbigiina wa racay ugu danbeyn cidlo igaga tagy anoo halmar xitaa isku dhacin😰 waadigaa fogaadoo Fariin iima quudhide Farxadaan ku siiyuun Hayga faraxumeynine Fadlan aayar ii keen!💔 Ugu dambeyn qalbi walba oo dacada oo lagu tunty oo ani uhoreyo waxn rajeynayaa in nabsi bax helo iyomustaqbal ifaya👏
@banda3000
@banda3000 Жыл бұрын
Sorry sis🥺 waa duni allahi dhisay ma dhamaystirin 😓
@Rana_barbi
@Rana_barbi Жыл бұрын
kulamida wlhi💔😞
@banda3000
@banda3000 Жыл бұрын
@@Rana_barbi sis adn ma cawa lagu qabty?
@hipaaqabdi8470
@hipaaqabdi8470 Жыл бұрын
Aaamiin 😭💔😭
@saacidzona9132
@saacidzona9132 Жыл бұрын
Alla ilahayow abayo qali kaas awalba kaaga ma eheen ee illahay talo saaro marwalba Rabbi talada udaa kaasna iska cafi soo kabasho wngzn ku rajeenaa wlhi Waka xumahay🥲🙏
@lazyanimal1341
@lazyanimal1341 3 жыл бұрын
Never in my life has a song hit so close to home😓😥😰
@jaediin7019
@jaediin7019 3 жыл бұрын
Heesta sanadka iney tahay hadad igu raacsantahay like ha iga hagranin thanks
@sanjaboy6662
@sanjaboy6662 3 жыл бұрын
Hees MACAN oo qurux badan like inta dhagaysanaysa heestan macaan👍👍
@hanijama8783
@hanijama8783 Жыл бұрын
ohh heestaan qalbigey iga taabatay wlhi wayna isii dhiiri galisey😭❤️❤️❤️
@abwaanzamiirzamiir7262
@abwaanzamiirzamiir7262 Жыл бұрын
Sido kle wllo insha alah qof ku ilawsiya heli donta
@abdirahim1029
@abdirahim1029 Жыл бұрын
Haniyey Wan Tashtee ma ila tashan😂😂😂
@salmahassan5181
@salmahassan5181 3 жыл бұрын
Somaliyey buukan socod wada nahy yaac 😭 qalbiga qof an uqalmin ini laasiyo maba ahan Allah naf walba rajadeda haasiyo🙏
@mohamudjibril4731
@mohamudjibril4731 3 жыл бұрын
Nafyahy tabashada iloow ☝🏼 Wixii kugu dhacay ha tabin 😢 Buug iyo taarikh ka qoro 🖊 Tusaale ayey kuu ahaan ✅ ❤️ Tanoo kale maad fileyn ✅ Hadey kugu timi adkeeso 💪🏽 Tanaasul hankaga sii ❤️ Talaabana horey u qaad 🏃🏻‍♂️ Nasiibkagana tix gali 🤗 Hadii aad ku taamtay ruux 💗 Niyada ka tiray mar hore 😞 Tasho maantaba tasho maantaba ✌🏼 Tanaad iyo guul rajey ✅ Nafyahy toos oo riyada 🛌 Tawaawaca aduun iyo ☝🏼 Tiiranyo iyo murug ka gudub 🤗 Qalbiga taagero sii ♥️ Talla lagu meel maraaye 🏃🏻‍♂️ Haduu caashaqu dabciyo 😞 Tumaatiba kugu hayo ☑️ Aduu kugu tigay warmaha 🖊 Tabaalada ha u nuglaan 🦊 Hadii aad ku taamtay ruux ☝🏼 Niyada ka tiray mar hore 😞 Tasho maantaba 🌝 Tanaadiyo guul rajey ♥️ Tanaadiyo guul rajeyn ❤️ ✅
@hipakmohmed8206
@hipakmohmed8206 3 жыл бұрын
🙏🖐
@albaazfilmspro.6842
@albaazfilmspro.6842 3 жыл бұрын
Muuqaalka aaba hadlaayo One n only Mogadishu videographer📷🇸🇴
@saabiriincadey2608
@saabiriincadey2608 3 жыл бұрын
Waxan u maleyaaa in ani la ila dar daramayo allah Niyada Noqaboji ✌❤🔥💔😭😭
@mahadcarte1262
@mahadcarte1262 3 жыл бұрын
Waan kula dareemaya xaqiiq ayado ay bari insha allah iid tahay
@farhiyaasmaabdi7577
@farhiyaasmaabdi7577 2 жыл бұрын
28/02/2022 💔 Markaad dareento xaqiiqada dhabta ah iyo khiyaaliga aad ku nooshahay. Wale waxan wa aduun Allow sahal amuhuraha.
@mohamoudabdullahi8156
@mohamoudabdullahi8156 2 жыл бұрын
Ma ila aragty😫💔
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 Жыл бұрын
Farxiya xaqiiqa weeye wlh wllo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@mahbuubaj9046
@mahbuubaj9046 3 жыл бұрын
Tashabo maantaba 😥 inTa ka heshay Heestan Like 👈 👉 ✌ ✌
@Maanka-wb1py
@Maanka-wb1py 3 жыл бұрын
Wlh waxan ba modey iney aniga iga hadleyso waayo qof iga tagey ayaan wali niyada ku haya oon is leeyahay maalin un wey ku so laaban donta balse dantu maxey ledahay tasho maantaba tanaad iyo guul rajey 😪😪 My best chanel Y3A guul mar waliba
@ayanabdulahi2412
@ayanabdulahi2412 3 жыл бұрын
Anigaba Waa kula qabaa
@Maanka-wb1py
@Maanka-wb1py 3 жыл бұрын
Dhib malahan walashey walaga baxa nasiibkena sidan ahaaa wa inan ku sabarna horeyna usii soconaa
@diamoniitapea8081
@diamoniitapea8081 3 жыл бұрын
Kula mid ahy runtii ila hada niyadda wan ka sari la'ahay😢💔
@Maanka-wb1py
@Maanka-wb1py 3 жыл бұрын
Dhib malahan balse dadkas ma heli donan nala mida markasey bey nagu so noqon donan mar aan ka tashaney oo aan janisba u heyn maanta ma ahan inan daciif noqona wa inan is garabsana oo horey usocona anna walalkiin ayaan ahey aan is wada weheshano my whatsap 252 615 262 723
@xaawomuuse2628
@xaawomuuse2628 3 жыл бұрын
waliga qof katagay lama sugo wxaa losocda hortaada isba kuma oga mxaa naftada udhibatayn adigu allaah talo saaro kana soco muhiimadu wa inaad qof khalad kagalin
@Rio_Mio244
@Rio_Mio244 3 жыл бұрын
4sano ayan qof jecLhy💔💔 xiTa hadan damco inan Ka tanasuLo oo qof kale xirir la sameyo isma fahmayno wayo dabecadii ba iga luntay sidan dulqaad ugu noolaa 💔😢
@fartunabdi9174
@fartunabdi9174 3 жыл бұрын
😥😥😥
@aixavariitha713
@aixavariitha713 3 жыл бұрын
Malin cuzub aya ku bilaabmi doontah ilaahey talo zro
@hamzaaden2038
@hamzaaden2038 3 жыл бұрын
Sxb walhi iskumid ayan nahay anigaba 4 sano ayan qof wadasoconay ilaaa iyo hadana wanjeclahay 😭
@mss-cawo227
@mss-cawo227 3 жыл бұрын
Wll qaali Wax walpa Nolosha waa macquul Qalbigana adu kugu Dhex jiraa Wixi aad in badan Doonto oo aad Ku celcelisaa waad baraneysaa Ugu horeyn Iska ilow Xasuusti qofkaas Io wixi ka ag dhawaaba Tan xigtana Naftaada waqti sii Ilahy Ku xidhnow Iskuna day wax badan inaad akhriso Buug Ama Noocya kle Iskana ilaali inaad kali ahato si aadan xasuus ugalin Sidokle Familkaaga Waqti La qaado Oo La qosol Wllhi Qof Perfect ah Baad Noqoneysaa Qofna Dartiis Noloshu uma istaagto Ha is dhiibim adna Inzha allH waad Ka Guul Gaadhi Waxad Adigu Doorataana ku dhici hadi Ay Xag alle kaga qoranyihiin Midna ogow Dadka Dhan isku mid maaha Waxad iska ilalisa inaad Hal dabeecad aad Ku dhaganaato Dad badan baro si aad Dabeecado badan aaf ubarato Guul ba ku rajeynaata Wllkey💯
@aadanabukhar9560
@aadanabukhar9560 3 жыл бұрын
Aniga sxb lix sano ayan is jeclen lkn Wakhtika aya ina kala kaxeye way adag tahay inad si sahlan ku ilawdo lkn wad iska ilawi donta sxb
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 3 жыл бұрын
3 months 2 million and more that defines khadar Keyoow fannaan weyn bro horay u soco. 🤛
@zakiabdirashid7650
@zakiabdirashid7650 3 жыл бұрын
Mar walba Noqo qofka sabra qof tanaazul leh Noqo xaalad walba Qof ka fiican Waligaa qof ku xumeeyay haka aar goosan waan hubaa qofkaas inuu tabi doono wanaagi aad u heysay maalin fanaanka waxaad moodaa xaalada dhabta ah inuu ka hadlaayo insha Allah wax walba kheyr ayay noqon doonaan Wiil iyo Gabar isku sabra Like ha ila dhaafin 🤞
@bedriafaisal6663
@bedriafaisal6663 3 жыл бұрын
Haah sax waa in aad samiir yelata wlhi illahay waxa u ibaraya waa samiir iyo Aadkaysi lkn insha allah waan ka bixin 😭✨
@hawaluulcadey8288
@hawaluulcadey8288 3 жыл бұрын
Insha allah
@dayaxentertainmentofficial1306
@dayaxentertainmentofficial1306 3 жыл бұрын
*ISOO* *BOOQDA* *KING* OR *QUEEN* *plz*.
@safahassan9266
@safahassan9266 3 жыл бұрын
Yes yes wlahi that isk true bro 👍
@mohammedmijir2237
@mohammedmijir2237 3 жыл бұрын
Waxd tahy qof niyad wacan leh zxp goforward
@ayushguled2729
@ayushguled2729 3 жыл бұрын
Hestan waa qiso dhab ah daren goni ah wadato 😢 tasho mantaba the king is back 👑
@teamchante8899
@teamchante8899 3 жыл бұрын
Aad iyo aad wllh 🙂🤗
@sacdiyo9280
@sacdiyo9280 11 ай бұрын
Thanks khadar Kenya hees waxay kahadleyso anay maanta iheysataa walow aan adkeedigeeda leedahay walaahi is true story 16yearsago ayuu odagey imadiideyay 😭😭😭😭walow aan ku khasaarin ilaahay awlaad baarya iga siiyey alxamdulilaah wuxuu sas uu usameeyey xaas kaluu lahaa ana ifkaa ugu necbahay qofxaadkiisa khiyamaayo aniga gadaashey wuxuu guursaday 4walow uuqarfuray 😭😭💔shalay maqabi waayo noloshey daan watay waan shaqeystaa alxamdulilaah ilmo quruxbadan iyo quruxbad asxaab maasha alaah nolosha leys ma raacsho ol ways keep going iyo 😅😅😅😅 thanks ❤
@nagadcabdi
@nagadcabdi 3 жыл бұрын
3:55 amazing expressions
@haboonbarkhad7754
@haboonbarkhad7754 3 жыл бұрын
waaaw
@mahadcarte1262
@mahadcarte1262 3 жыл бұрын
Waaw
@cabdimuxudiin3256
@cabdimuxudiin3256 3 жыл бұрын
Asfh
@zamiitaaxaseyn2978
@zamiitaaxaseyn2978 3 жыл бұрын
Heestaan waxaas mooda ineey qisadeeyda tahay wuu yar yahay qof aan soo marin niyad jab lkn alxamdu lillah guul wey ii dambeeysay inkaloo ka badana waan filayaa. Adaa is dhiiri gali karo ha iska dhaadhicin qof aan xanuunkaaga kula dareeneyn 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 3 жыл бұрын
Alhmd sidokaleh wan ka gudbay qalbi jaab iso maray befor 1 year
@mohamedsabriye8281
@mohamedsabriye8281 3 жыл бұрын
Adkeyso mcnto 😥😥
@yasmeenajamac3508
@yasmeenajamac3508 3 жыл бұрын
Guuleeso walaal
@cayuushdahir7388
@cayuushdahir7388 3 жыл бұрын
Maarkan arkay heestan xasuus an galay wayo qofo dhib soo maray aa dareemi karo😭😭
@cookwithme6660
@cookwithme6660 3 жыл бұрын
Love u khadar . Love from Kenyan somali
@stevemenya3654
@stevemenya3654 Жыл бұрын
Am Kenyan 🇰🇪, Luo is my tribe and am married to a Marehan tribe from my beautiful Somalian 🇸🇴 sisters ♥❤💖 I loooooooove Somalis
@abdirahmansalad3234
@abdirahmansalad3234 Жыл бұрын
Are serieus 😂
@devrajhareeday9618
@devrajhareeday9618 Жыл бұрын
We Are All Proud Of You Sister Welcome🙏
@aminaaden2921
@aminaaden2921 Жыл бұрын
We love you too
@stevemenya3654
@stevemenya3654 Жыл бұрын
@@aminaaden2921 Shukran... am humbled 🙏😌🙂
@xamarowofficial3911
@xamarowofficial3911 Жыл бұрын
@@devrajhareeday9618 hhhhh
@muniirofficial9805
@muniirofficial9805 3 жыл бұрын
My fans mugadisho aAwey Kolley ima dhaafayaane.... Am LoV3 Mugadisho
@shacnidhaladkiiboorama5783
@shacnidhaladkiiboorama5783 3 жыл бұрын
I’m so sorry 😢 My Keeyow💔😢😭😩😭
@maslaxtaraa2182
@maslaxtaraa2182 3 жыл бұрын
Still watching this song with crying 2021 best and best feeling serious
@aminaabdi9388
@aminaabdi9388 2 жыл бұрын
💯💯💯💯💯💋💋💌💌👍👍👍👍👍👍👍👍👍🦾❤❤❤❤❤
@abdirahmanartan6544
@abdirahmanartan6544 3 жыл бұрын
Somali Super Star, Khadar Keeyow.❤ 1K= Like ku sharfa.🇸🇴
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 9 ай бұрын
❤😅😅❤❤❤😅❤😅❤❤😅❤❤😅😅❤ 3:04
@hamdicawil7919
@hamdicawil7919 3 жыл бұрын
Wan ilmeeyey wiil jclaaa mudo 3sano wali maaa ilaawyn mrwalbo xasustisa kunolahy mrki is dhaho😭😭😭😭😭😭😭 ilaaaw maaa ilaawi kro lkn tanaiyo gul Rajesh
@mohamedhuko5187
@mohamedhuko5187 3 жыл бұрын
Sorry macanto itaishaa
@samiyaumisahracabdi4685
@samiyaumisahracabdi4685 3 жыл бұрын
Abaayo niyada dhiso nafda sii laamna kale waad ilobeysa qofwalbo ha iska xerin la raxeyso Naftada xurbey ku tahy
@updyrachedosman7089
@updyrachedosman7089 3 жыл бұрын
Kula mid Ayaan Ahay wlhi Lkn Markaan xasus Ku Nolaaday Naftiina jilicday waan So tahriibay Tahriipkiina waan ku jiraa wali Heestana Nafta Markaanu sheekaysanayno ayaan dhagaystaa Ee walal Qalbigaaga Madadaale Xidhiidhadana badi waad ilaawi doontaa incha Allah allah Qalbiga Ha Kuu adkeeye🙏🙏
@Like-you-hmm
@Like-you-hmm 3 жыл бұрын
Pay0 niyada khyr uzheeg RiY0 kasTaaa marpay ruM0wDaa😶😶😇 Maanta hadaad q0fwayday laga yaapaa inaad hesho q0f Ka fiican 100% wllhi pllhi😶😇 Apay0 naftada dhiriGaLi izlaan😶😶
@omardaadshe3179
@omardaadshe3179 3 жыл бұрын
Tasho mantaba😢
@shakaaldaimond1104
@shakaaldaimond1104 3 жыл бұрын
Nio keYow waxpa lagama qapan karo inzha Allah kulmeYnaH1❤❤❤❤❤
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 3 жыл бұрын
Omg🤦🏼‍♀️Khadar keeyow heesihiisa midba midbay ka darantay wlhi heesihiisa dareen layaab bdn ayaa kuwada dheehan waxana dareemi kara dadka ingaara 😭inta ila aragtay like dhac kusiiya🖐🏽❤😨
@ahmedyasin4758
@ahmedyasin4758 3 жыл бұрын
Dadka WaxeeY u kala baxaan Qaar u jilicsan Jaceelka Qaar kale Oo Daneeste ah qofka Jcl Ku daneeysto Moodo Hadana in doqon Yahay Lkn Mar Waliba Qofka Uu Jclka dhabta ah Ku dhaco Waa Qof Qalbi Fcn Ee Kan Qalbiga Madoow Jcl Kuma dhaco Naxariistana Waa Wax Fcn Illaheey Ayaaba Dhahay Isku Naxariista Ana Waa Nii Naxariisanaaye Jclkana Waa Qeeb Ka Mid Ah Naxariista ❤️❤️❤️👏🏻
@najaxjamac7498
@najaxjamac7498 3 жыл бұрын
😪😪😪😪😪😪😪
@mahaddaacad9444
@mahaddaacad9444 3 жыл бұрын
Waa Muuqaal Dareenkiisa Wata, Waa Erayo Dareenkooda Wata, Waxana Dareemayaa Heestaan Qiso Dhab Ah Inay Tahay, Anoo Raacaya Qaabka loo DIRECTOR Gareeyay😭 Talaa Lagu Meel Maraaye Haduu caaahaqu Tabciyo Tumaatiba Kugu Hayoo Adiga Kugu Tigay Warmaha Tabaalada Ha U Nugaal 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Haddii Aad Ku Taamtay Ruux Niyada Kaa Tiray Mar Hore Tashoo Maantaba Tashoo Maantaba Tanaad Iyo Guul Rajee 😭
@talasamemedia5487
@talasamemedia5487 2 жыл бұрын
Heestaa wallhi nafteyda ayaa kashidaal khadata💉💉❤ Wana hees nolosheyda waqac ay ku suneed kor iiga soo qaday thank alfanan keeyoow.🇸🇴👍
@zamzamjamac1743
@zamzamjamac1743 3 жыл бұрын
Heestan anayba iga hadlaysaa qofkan noloahayda wada siiyey ayaa 6sano ka Dib qalbiga iga dhaawacay cidlana igaga tagey 😰😰😰 nasiibkaygan tixgalin
@muslin.manoffical6056
@muslin.manoffical6056 3 жыл бұрын
😭
@bigeasy9154
@bigeasy9154 3 жыл бұрын
Amoooo ani ahaa kaas 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Hees daren keda wadato weyan inta iga danbaysa is muji😭😭
@nasranashaadmaxamed2345
@nasranashaadmaxamed2345 3 жыл бұрын
😪😪🤤🤤🤧🤒🤕🤒😭😭
@abdulazizelmi2769
@abdulazizelmi2769 3 жыл бұрын
خضر كيو واحد من اعظم الفنانين الصوماليين .. عظيم جداً وملهم صغير فالسن و رائع جداً. كل التوفيق❤️❤️🇸🇴
@barwaqohupthirahman2568
@barwaqohupthirahman2568 2 жыл бұрын
am still watching 2022 emotional song 🥺💔
@cabdirahmanmanka9626
@cabdirahmanmanka9626 Жыл бұрын
Still 2023 😅❤️
@xariirtaxaajiga7154
@xariirtaxaajiga7154 3 жыл бұрын
Heestan malinka aay sobaxday marka saas u maqlay aad ayaan udamqaday wanan awoodi wayay in Aan sii dhageesto Lkn manta Oo ah malin arbaco ah 6/2/2021 ayaan dhageestay Wlhi inta ilin iga dhacday Alle Ayaa og waxkastana Waa cashir Iyo duruus aduunkan horey ayaan usocon doono walow Aan niyad jabkii Meel lafadhiyo ilaa Iyo hada 🥺🥺
@hamzenunow3737
@hamzenunow3737 2 жыл бұрын
Sorry for that wllo sharaf aniga xita kulamid baan ahay balse qalbigaan ka ooyaa😿😿😿😿
@usaamemaxamed7372
@usaamemaxamed7372 2 жыл бұрын
Adigu mar walpa ahow ka loo geysto dhaawaca qofna yaanu kaa tirsan eed sister
@masuudhaadinaasir5763
@masuudhaadinaasir5763 3 жыл бұрын
The one and OnlY Y3A legend✌
@xaraayefany8428
@xaraayefany8428 3 жыл бұрын
wll ilaahey dartiis wll subscribe igu caawi ilaahey Jaanada haa ku geeyo
@ibrakaasim9324
@ibrakaasim9324 3 жыл бұрын
@@xaraayefany8428 see w we
@xaraayefany8428
@xaraayefany8428 3 жыл бұрын
@@ibrakaasim9324 wll subscribe igu caawi
@eaglestudio4740
@eaglestudio4740 3 жыл бұрын
Kanoo kale maad filayn Haday kugu timad adkayso Tanasul hankaga sii Talabadana hore u qaad 🥰🏆Legend always legend keyaw ku wataa pro xasuus qali ayad igalisay inta tanasushay like isku muujiyah😢😎
@NUXURKA-MEDIA
@NUXURKA-MEDIA 3 жыл бұрын
😭😭😭😭💔💔💔💔 Xanuunka Heystaan ayaa hada igu Dhacaya 2020😭💔
@ifrahbaaji
@ifrahbaaji 3 жыл бұрын
emotions wallahi 💯 MashaAllah love is painful
@achrafoffically4647
@achrafoffically4647 3 жыл бұрын
Hestan eryadeda ayaa hadlaayo 😥 Tixgeli nasiibkada 🔥
@tushinaali2895
@tushinaali2895 3 жыл бұрын
Hada heesatid saxiibo sidaas ku tageero qalbi jab ma daremeesid I love how his friends are hyping him up🥰
@farhiyomohamed9160
@farhiyomohamed9160 9 ай бұрын
Wlh caadi mahan Qofkii xanuun jeceeyl soomaray ayaa daremi karo Heestaan macnaha eey leedahay iyo dareeenka wlh asbuucii Boqol mar waa dhageystaa aniga kaso gudbay wahore oo ciyaal dhalay Lkn Waa xanuun Jeceeeylka ugu hireya qofku markow yar yahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ibrahimshaikhomarmaxamed2783
@ibrahimshaikhomarmaxamed2783 3 жыл бұрын
Hestaani waxaad moodaa ineey aniga iiga hadleyso waayoo gapar aan is jecleen 2 sano wada socnay marka kadip is dhahaaye inaa kawada mira dhalino xeriirkeyna inkastoo sidiisidii aan rapay misena aan rajeenaayo weey dhici weesay maanta alx m.a taariiq iyo cashir peey ii noqatay alx m.a hadana niyadeeyda waana kasaaray waana ilooway run ahaantii😭😭😭😭😭😭
@faadumoismaaciil7621
@faadumoismaaciil7621 3 жыл бұрын
Axx ani cml wkkhi xnun wa jecyl
@caashocawil1529
@caashocawil1529 3 жыл бұрын
Ax ilmyey 😥
@abdirahmaanmohamad3388
@abdirahmaanmohamad3388 2 жыл бұрын
Bro nolashu wey iska wajiyo badantahy horay u soco bro waa iska aduunyo wax walbo wey qoranyihin
@hassana8712
@hassana8712 3 жыл бұрын
Khdr keeyow fanan cajib ah other levels this guy absolutely fantastic
@deeqmediapro574
@deeqmediapro574 3 жыл бұрын
Kaliya heeskan waxaa si dhab ah u dareemi doono qalbi qof jeclaaday balse aan waxba lala qaban oo wado cad looga dhaqaaqay. Nolosha ayaa sidaas ku dhisan yaan la isdhiibin cashar ka qaado horay u soco, jacaylkana ruux aan aqoon u lahayn dhib aad kala kulantay ha u nicin. Hawaaro Jacaylka❤️
@sawdamahamuud6579
@sawdamahamuud6579 3 жыл бұрын
😭
@umuahlam8927
@umuahlam8927 3 жыл бұрын
anige igu dhacday wlh ax😢😢
@dayaxentertainmentofficial1306
@dayaxentertainmentofficial1306 3 жыл бұрын
*ISOO* *BOOQDA* *KING* OR *QUEEN* *plz*..
@seidaseida2761
@seidaseida2761 3 жыл бұрын
Tas ayaa ben ehen qof an qimihis aqon u lahen markad si dhab ah u jeclto o u ka tago dhasi kama kabeneysid
@mohamedfekiri1200
@mohamedfekiri1200 3 жыл бұрын
@@umuahlam8927 wey dhacda tasi salakin waa qadar 😔
@filfilo9787
@filfilo9787 Жыл бұрын
Waxyaabo badn aya ina so maraya dhawcu wa wx ugu badn ina so gaadha wx jira dad adigo wanajiyey nolsha ku nacsinaya lkn alxm mrksta qof i dhawaco wn cafiya guul ban rajenya iyo hami aan lahaa inu mar ii rumeyo😢🤲
@khalidismail9498
@khalidismail9498 Жыл бұрын
Alla Cawa Naziip Xumiyaaa Qalbi Jab Baan Dareemayaa Wlhi...🥺🥺🥺😭
@Dakane_Lyrics10
@Dakane_Lyrics10 3 жыл бұрын
TALAA LAGU MEEL MARAA HADU CASHAQU TABCIYO_______♡♡♡♡ KHADAR__KEYOW ******** IS BACK
@zakibiniamofficial1519
@zakibiniamofficial1519 3 жыл бұрын
Ma tashin kari wayo jacelkeyga raxmo ruuxi si kasto iga qaldan tahay waan iska cafineyaa wayo wan jeclahay Raxmo ruuxi iso noqo xapipti ❤💯💯💯
@nasiinanasriina8527
@nasiinanasriina8527 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭allaah haku soceliyo wll waa iska adduun
@ugbaaddhaqtar1103
@ugbaaddhaqtar1103 3 жыл бұрын
Sorry alle haku soo celiyo wll😭😭
@baabiyare713
@baabiyare713 3 жыл бұрын
intaa adkesan karto adkeeso pro😉
@zakibiniamofficial1519
@zakibiniamofficial1519 3 жыл бұрын
@@nasiinanasriina8527 Amiin wll 🤲
@zakibiniamofficial1519
@zakibiniamofficial1519 3 жыл бұрын
@@ugbaaddhaqtar1103 Amiin wll 🤲
@shaawey1
@shaawey1 3 жыл бұрын
U are touching my heart Keeyoow you're my favorite musicians . Thank u my guy.
@GuleedShaaka-cs5on
@GuleedShaaka-cs5on Жыл бұрын
2023 yaa dawanaya qalpi jaab Pro of man khadar Keeyow ❤️😢
@muwahiphuzein6916
@muwahiphuzein6916 3 жыл бұрын
Khadar keyow waa qof qiimo badan ilahaY haku daayo 🤲🤲❤❤
@abdirisaqqurbaawi6404
@abdirisaqqurbaawi6404 3 жыл бұрын
Good job y3a production Khadar keeyow another level 😍🇸🇴
@kingsahal24
@kingsahal24 Жыл бұрын
Heestaan aad baan u jeclahay mar dhow ayaan ogaaday jawaab inee thy qofkey jawaabta kusocoto inad ogaato hadad rabtid like Saar
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 9 ай бұрын
😂❤😮❤😮❤😮❤😮😂😅❤😂😂😂😅❤😅❤😅❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 9 ай бұрын
😂😮😂😮😂😮😂😮❤❤❤😮❤❤😮 2:37
@Duniasaalah
@Duniasaalah 3 жыл бұрын
Inta waxan arkaa dad leh wa nalaga tegay oo jaceyl u oyaya 😥💔
@Showayste365
@Showayste365 3 жыл бұрын
QOF WALBA O MUSLIM AH WALALKAY AMA WALASHAY WAXAN IDINKULA DARDARMAYAA INAA ILOWDAN ADUNKAN IO FISIQISA IO DHIPKISA ADNA XASUUSNATAAN GURIGAGA RASMIGA AH WANA AAKHIRO IO QABRIGA 😥😥😥
@greatshidane
@greatshidane 3 жыл бұрын
The Especial ones khadar, y3 and Mustaf karama 🔥
@queenfatxiina3184
@queenfatxiina3184 3 жыл бұрын
Qofkii niyad jab daremay ayaa fahmii kara wlhi hestan aad ayee qiro u ledahay manta laga bilaawo wan tashatay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭allow qof walbo niyaad jab soo mar qalbiga u qabojii
@Like-you-hmm
@Like-you-hmm 3 жыл бұрын
2.3 M views way UqalNTaaa heesTu 100%
@ayuubluunge5363
@ayuubluunge5363 3 жыл бұрын
I enjoy keyo songs and beautiful scenes with y3A recordings❤️✊
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 0:25
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@lacipmoha7386
@lacipmoha7386 3 жыл бұрын
Legend has no name forever wankutagera😭
@CHURCHMISSION777
@CHURCHMISSION777 Жыл бұрын
This song will never finish it's love and emotions, am a luhya but I love it more, most of the times when am down, I just go to KZfaq and listen to this loving song that give me courage. ❤❤❤
@afhcvhgfssghj7369
@afhcvhgfssghj7369 Жыл бұрын
Bm nkk
@ahmedjama8513
@ahmedjama8513 Жыл бұрын
same goes to me
@samuelfort2519
@samuelfort2519 3 жыл бұрын
Tout c'est qui vécut des mensonge ou bien des problèmes , ils ont dis Merci à khader pour nous encouragez avec une belle chanson...
@hassanabukar315
@hassanabukar315 3 жыл бұрын
Especial thanks legend y3a production ❤️
@nastehiinaabdalla
@nastehiinaabdalla 3 жыл бұрын
Wlh wa hees dareen ka hadleyso qaabka u qaadaaayo bal arag ❤🙏🏽😍
@naciimomukhtaar8022
@naciimomukhtaar8022 3 жыл бұрын
Afkoo kaliyaa laga dhahaaa ilow xaqiiqdduse waxay tahay inaanad marnaba ilaawi karin 😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔 5 years ayaan ilaawi laahay waxwalbo oon ku ilaawo waan sameyay lkn may ma ilaawi karo runtii waa xanuun jacaylka dhabtii markii lagugu khiyaamo wax ka xanuun badan ma jiro😭😭😭😭😭😭
@maddarderia4527
@maddarderia4527 3 жыл бұрын
wad ilaawi kartaa lkn wa marka aad rajda aad ka qabto inu kuu soonoqdo qofkii disho intaanad wax kale aadan samayn dil rajada.
@cshakuursheikhabdullahi8606
@cshakuursheikhabdullahi8606 3 жыл бұрын
Sapr closhaaaa ihurisy wax walpa wey hagaagi
@ismailabdullaahi9497
@ismailabdullaahi9497 3 жыл бұрын
😢😢😢 no mather naciim sister waliga qof nabsi haka galin isks simar abayo
@mahadcarte1262
@mahadcarte1262 3 жыл бұрын
Kwrn hadal aad tiri laga tanasuli waayo raali galin kastana aad bixisid
@safaabintuyusuf950
@safaabintuyusuf950 3 жыл бұрын
ax😥😥😥ka xumahy ziz
@maryann4772
@maryann4772 3 жыл бұрын
My favourite somali musician..😍😍😍💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖 mob love Kadar keyow
@maxameddeeq9227
@maxameddeeq9227 3 жыл бұрын
This song waxay is tahisha 100m veiws in my opinion✅✅🇸🇴🇸🇴
@Like-you-hmm
@Like-you-hmm 3 жыл бұрын
Adeer heesta IZAAQ ayaa leh ee CALANKAA PULUUGA ah ka qaad meesha😏🤣👊👊
KHADAR KEEYOW | MASHUP | NEW SOMALI MUSIC 2022
8:25
Kaafi Studío
Рет қаралды 4,4 МЛН
KHADAR KEEYOW | AHAAW MARWO II AHAAW | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:10
Y3A FILMS
Рет қаралды 4,3 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 11 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 40 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 170 #shorts
00:27
KHADAR KEEYOW | RAJO | OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:22
Y3A FILMS
Рет қаралды 4,5 МЛН
KHADAR KEEYOW - CAFIS BAAN KA DOORBIDEY (2017 / 2018)
7:39
ArimaHeena
Рет қаралды 5 МЛН
KHADAR KEYOW - MARWADA NAFTA  ( Official Video) 2022 New song🎵
5:54
Khadar Keyow Official🎵
Рет қаралды 4,7 МЛН
KHADAR KEEYOW | TASHO MAANTABA  | LIVE ON STAGE | OFFICIAL VIDEO 2023
7:23
KHADAR KEEYOW FT. QAMAR SUUGAANI | SAAXIIB | OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:33
KHADAR KEEYOW - WAA 1 KOW (Official Music Video) 2023
5:34
Khadar Keyow Official🎵
Рет қаралды 13 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
Indha Deeraleey
9:15
Khadar Keyow - Topic
Рет қаралды 400 М.
Khadar Keeyow  Heesta Cafis HCTV 2018
6:41
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,1 МЛН
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 253 М.
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 517 М.
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3,1 МЛН
ҮЗДІКСІЗ КҮТКЕНІМ
2:58
Sanzhar - Topic
Рет қаралды 5 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 2,8 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 514 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,2 МЛН