KHADAR KEEYOW | AHAAW MARWO II AHAAW | OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 4,354,836

Y3A FILMS

Y3A FILMS

4 жыл бұрын

Copyright Protected By Y3A Films!
Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
Follow us on social media:
/ y3a_films
vm.tiktok.com/ZM8778exp/
/ moade2020
Need a ride to the Doctor's appointment?
www.usacaretrans.com
Fly Cheap
www.isavetravels.com
Download App:
play.google.com/store/apps/de...

Пікірлер: 1 500
@CeyniAAziiz
@CeyniAAziiz 4 жыл бұрын
Gabar kasta oo ani CML ah alle ha u sahlo rer xalal iyo nin jcl 🤲 😍
@hafsaabdullahi1886
@hafsaabdullahi1886 4 жыл бұрын
Ameen abyooy oo dhokhanaga ah
@ijaabogaraad8904
@ijaabogaraad8904 4 жыл бұрын
ameen ameen wl
@nastehamohamed4856
@nastehamohamed4856 4 жыл бұрын
Aamiin xbbti
@ayanenina9247
@ayanenina9247 4 жыл бұрын
Amiin
@sayidomar5228
@sayidomar5228 4 жыл бұрын
Ameen apaayooy
@abdulkadirmohamedyusuf
@abdulkadirmohamedyusuf 4 жыл бұрын
Xili salaad hadii lajoogo soo tuko walaal. Aduunkan waa laga wada tagayaa, Nebigeenii SCW ayaa ka tagay. Adigana waad dhimanaysaaa maalin un.😰 Edit: Thanks🤙
@gashaanleguureeye4779
@gashaanleguureeye4779 3 жыл бұрын
scw
@yunisomar8075
@yunisomar8075 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@shuebdahir1820
@shuebdahir1820 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@Xuseen-wr1wh
@Xuseen-wr1wh 3 жыл бұрын
Scw
@Xuseen-wr1wh
@Xuseen-wr1wh 3 жыл бұрын
Lkn melahaan oo kale inaa nabiga ku soo qado malaka ficnenoo
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 Жыл бұрын
Hees iga dheh wxn soo booqday 2023 bisha May hadii iga danbeeyso aan ku arko 😂😂❤
@hibomohamed3532
@hibomohamed3532 6 ай бұрын
😂❤❤
@amiinshaxaari8337
@amiinshaxaari8337 4 жыл бұрын
Ree banaadir is muujiya 👇 ❤
@abdullahiahmedisse
@abdullahiahmedisse 4 жыл бұрын
Sxbkey khadar keeyow sxbka kaliya aan leeyhay Wlhi sxb keeb going inaa heeso badan isbuucan soo wado bulshada usheeg❤️❤️
@abdirizakofficial109
@abdirizakofficial109 4 жыл бұрын
🤣
@maxamedtrader2573
@maxamedtrader2573 4 жыл бұрын
Ma qamar miyaa soo wado keep going zzp nin codkiisa paste yahy
@walifarah101
@walifarah101 4 жыл бұрын
Oo sxbadaadii kale meeyee ....ma khadar kaliyaa ka soo hadhay...sxbow dadka waa la dhaqdaa
@hudahuda8849
@hudahuda8849 4 жыл бұрын
Ninyow wan ku jecla marki hore hadan heesahagan kugu wata imikan isga kay samax zxp 🌠🏅
@walifarah101
@walifarah101 4 жыл бұрын
@@hudahuda8849 yre future abdi haybe labad sxb allah sxb sow inan ku foolxumaan lahydaa....🤸‍♂️🤸‍♂️🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️
@zagalqueen2296
@zagalqueen2296 4 жыл бұрын
3:10/3:11 biyaha sidaY u qurx bdnYhn alla xmr qurx bdna😇👊❤🔥🔥🔥🔥
@sowdaabdullahi2454
@sowdaabdullahi2454 4 жыл бұрын
Maşa allah ❤️lkn waa kasii quruxbad naanlahed inay gabadha asturnanlahed🥰 waa fikirkeyga
@ifrahibrahim5701
@ifrahibrahim5701 4 жыл бұрын
Sacaan maa fikir la dhibtaa wayo heeesti Waba la Duubay 🙈🤣
@qaaliqalanjo432
@qaaliqalanjo432 4 жыл бұрын
Wn kugu racsanahy xaqiiq taasa ka ficnanlehed
@ahmedshariif3917
@ahmedshariif3917 4 жыл бұрын
Fikirkaga jeebka gesho
@shankashakra4380
@shankashakra4380 4 жыл бұрын
Mesha quran maa lugu aqrina asturanta Maxa wye
@ismailadan4816
@ismailadan4816 4 жыл бұрын
Waa sax wlhi .ufiiriso ubad san lagu dhaly wanag xaka sugin 😄😁😀😃🤣😄
@amirhonest4238
@amirhonest4238 4 жыл бұрын
Hestan million weey xere ya igu racsan lugta kor utag 🤣👊
@saciidloveloveofficial8721
@saciidloveloveofficial8721 4 жыл бұрын
Ani waa maseerey yaa ila mid ah like isaar😭
@ayaanxasan2549
@ayaanxasan2549 4 жыл бұрын
Ani adi ma isku yacnaaa
@maanowvlogs4272
@maanowvlogs4272 4 жыл бұрын
@@ayaanxasan2549 qof tagey baad tahey waxba lagaama qabani Karo 😂🤣🤣😂
@abdirasheedfarah6861
@abdirasheedfarah6861 4 жыл бұрын
aad iyo aad
@zackdollarchannel2321
@zackdollarchannel2321 2 жыл бұрын
Like waaba kuu saarnee wx nla qbo
@sulddanabdiasis7898
@sulddanabdiasis7898 4 жыл бұрын
Dalkeygoow👉🇸🇴💪dunida meel lagu dabaal dago Adaa u wacan allow dalka io dadka noo hagaaji😰😩😰🤲🤲🙏amiinta Soo badiya👇
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 4 жыл бұрын
Ameen yaa rabbe
@sacdiyocookenbeauty3737
@sacdiyocookenbeauty3737 4 жыл бұрын
Amiin amiin amiin
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 4 жыл бұрын
Wa sidas bro mesha heeata lagu qaday wadan ka uma malenenin wlh🥰🥰
@cute.ayuush7076
@cute.ayuush7076 4 жыл бұрын
Amiin 😭
@sihamshow
@sihamshow 4 жыл бұрын
Aamin
@robrob6719
@robrob6719 4 жыл бұрын
Dadka earphones kudhagesanyn aya daremi Karan mcnka musiga iyo codka inanka Walalkena ah keyow
@minnicute2544
@minnicute2544 4 жыл бұрын
sax walaahi
@abdulasiismahamud4821
@abdulasiismahamud4821 4 жыл бұрын
marka sameecad wayn ku dhagaysatid kasii mcn badan way kugu soconee wlhi
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 жыл бұрын
@@abdulasiismahamud4821 Waaanba ka dhargi la ahay😭
@mohamedabdirahmanabdullahi5890
@mohamedabdirahmanabdullahi5890 3 жыл бұрын
Rob Rob ala mxa run shegtay
@user-wt3uq1iw7f
@user-wt3uq1iw7f 3 жыл бұрын
Waxa kasii macaan badan xaskaga qurxbadam markaad gaadhiga kuwadidi iyadoo deeeymo qurxoonee kuu dhoola cadeeyso. Heesta macaankeeda markaasa dareemeysaa.🥺♥️
@user-su6eb3fl9u
@user-su6eb3fl9u 3 жыл бұрын
1 million markay gaarto like ii saara
@amranabdirahmanelmi7963
@amranabdirahmanelmi7963 4 жыл бұрын
Ruux kaa mudan wanag miyuu dhowrtaa qalbiga🥰 Miyaan kula meel dhigaa inta maanta nool Dumar👸💚
@zackdollarchannel2321
@zackdollarchannel2321 4 жыл бұрын
Markaa aqrinaaye comatiga heesta aan dhageesanaaye erayadan ee mareese
@minnicute2544
@minnicute2544 4 жыл бұрын
@@zackdollarchannel2321 Wow! what coincidences
@murderermiciquan8041
@murderermiciquan8041 4 жыл бұрын
Khadar keeyow fanaankeena Inta taageerto like Saar🇸🇴🇸🇴
@fardawsoxiin4175
@fardawsoxiin4175 3 жыл бұрын
like
@fardawsoxiin4175
@fardawsoxiin4175 3 жыл бұрын
like
@tasbiix5455
@tasbiix5455 4 жыл бұрын
Keep going khadar keeyow💗💗 Inta jecel Khadar keeyow like ha iisaarto 💗💗💗💗💗💗💗💗 Intee somali eh like ha iisaarto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmedyare4571
@ahmedyare4571 4 жыл бұрын
Ĺnnbbb bjt6ĺ l
@shukrisiyad4791
@shukrisiyad4791 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@abdikafi5322
@abdikafi5322 4 жыл бұрын
dadka like kuraadinaya saliga nabiga fadlan hajoojiyaan heesaha dhexdooda ay waxyaabahaas keenayaan maahan wax fiican wllhi
@mohanmk6619
@mohanmk6619 4 жыл бұрын
Waaw the only fanan ee laga qaadan karo fananiinta sanadkaan laguna qaadan karo qaabkiisa jilinkiisa codkiisa labiskiisa fanan banankiisa ku dhacay iyo waliba vidioe dubayasha farta ka xiran ee y3A production
@hamzeaxmed8083
@hamzeaxmed8083 4 жыл бұрын
Khadar keeyow is back yarayrka meelihiina iskaga noqda lipaax soo noqoye mel libax so gly lo ma joogteee
@FatmaAli-id4gs
@FatmaAli-id4gs 4 жыл бұрын
Dhulkaga baad sharaf ku leedahay heestan heesaha kale way ka duwan tahay sababta waxaay tusaale u tahay bilicda waddankeena👏👏👏👏
@abaazlabagoleh9807
@abaazlabagoleh9807 4 жыл бұрын
Wax garad tahay nio Dadku heesta uun bay fiirsanayaa Dulucdu waa bilicda dhulka hooyo
@ayanabdi9829
@ayanabdi9829 4 жыл бұрын
Abahiin iyo like taba wase lamnahe iyo heesta ka hadala rer badiyow taheen nacala manshallah gabrta she is very beautiful
@ibraahimhasan9477
@ibraahimhasan9477 4 жыл бұрын
quruxdii arliga waaye barakalaah lamanaha ubad qeeyr qabo alle idin sii aamin
@mandeeqofficial4629
@mandeeqofficial4629 3 жыл бұрын
😂😂😂badiyee allow wa dad tuugsi un ku jira habeen iyo dhaarar
@bakarbinucali9774
@bakarbinucali9774 4 жыл бұрын
Asxabta xaq miyaa waligey 100 like ma garinee 😥
@naimaaliadan1220
@naimaaliadan1220 4 жыл бұрын
Hbenki ladubaye qofti instgrmka keyow kasofirsatay hordhaca ismujiya😂😂😂😂😂
@zahraahmed6708
@zahraahmed6708 4 жыл бұрын
Hadana waliga ha gaarin
@ubahabdullahi767
@ubahabdullahi767 4 жыл бұрын
Anaa boqol ku noqde🤣
@xubixayaadxubixayaad9165
@xubixayaadxubixayaad9165 4 жыл бұрын
👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
@cabdirahmanhassan1821
@cabdirahmanhassan1821 4 жыл бұрын
Axya hees ig a dheh like ta ha igala bakhaylina
@yusrayousuphyusra3958
@yusrayousuphyusra3958 4 жыл бұрын
Heestan in lmaano aqal galy lo qady ya ila arky 😘❣👑💜💜🔥 best song for ever legend lba ma ahn 💙 our king
@abdulahiamin4897
@abdulahiamin4897 4 жыл бұрын
raga aniga cml qofkii ah like dhac igu sii sida xaas xalaal ku heshid
@adnaahmed5955
@adnaahmed5955 4 жыл бұрын
Legend khadar keynyo thank you so much wlhi wll aadban u farxey markaan arkey magaceygii oo heesta ku jira noolow bro❤❤❤❤❤
@horiyoningeeyahaguursado2387
@horiyoningeeyahaguursado2387 4 жыл бұрын
Wlhi reer cadaado romance ayeey noqdee said ali qofkii reer cadaado ah wuu garanay hambalyo aboowe ❤️
@bashiirnur
@bashiirnur 4 жыл бұрын
cadado iyo shekadas magaran noga dhac bal
@naciimacusmaan8439
@naciimacusmaan8439 4 жыл бұрын
Gabadhaba wa cida
@xaawoaxmed8975
@xaawoaxmed8975 4 жыл бұрын
Walsheeena waaa soo dhweynaaa Romantic Si fcn ubarta Aan iska dhaafne Nimankan kale
@horiyoningeeyahaguursado2387
@horiyoningeeyahaguursado2387 4 жыл бұрын
Naciima Cusmaan wlhi mansha allah
@bayruquen978
@bayruquen978 3 жыл бұрын
Romantic ga ka dhex arkee wlh 😂😂😂 romaticgow xaal qaado
@deeqkaftanle4256
@deeqkaftanle4256 4 жыл бұрын
Inta Iga Dambeysa plz Like Ha Ila dhaafina 👇
@sacdiyosiman5550
@sacdiyosiman5550 4 жыл бұрын
Waaaaaaaaw ❤❤🌷🌷🌷👍👍👍👍✈✈✈✈🌷🌷🌷🌷
@beerdilacshe9k65
@beerdilacshe9k65 3 жыл бұрын
@abdirahmanmohamed8310
@abdirahmanmohamed8310 4 жыл бұрын
Abdiwahab y3a lacend ugu dambeyn hormarkaga aya muuqda horay u soco sxb 🙏🔥
@Mohamedgedi21
@Mohamedgedi21 2 жыл бұрын
Goat 🐐 Khadar keyow ❤️😍🔥
@saedahmed3523
@saedahmed3523 4 жыл бұрын
Hambalyo to Edna and her husband. This is your day walaalo
@amranabdirahmanelmi7963
@amranabdirahmanelmi7963 4 жыл бұрын
Ahoow marwo ii ahoow💑 mid jaceylka meel saariyo 💜 maqaam wacan u yeesho💋 marnaba aan waayin abid🥰💞
@saaficadey88
@saaficadey88 4 жыл бұрын
Masha allah wlhi wn jclhy dadka isjceyl 😭💯❤ Allah isku kiin daayo Allow ana kan jclhay calaf igu daran amiin ❤😭💯
@abdinasirovic7847
@abdinasirovic7847 4 жыл бұрын
Best fanaan wlh KHADAR KEYOW ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏👉hada maqasha tagyero khadar keyow Waa aniga wlh Mobilkyga kelgiba xoreystay codkisa misanka leh Mahadsanidiin 🙏 Y3A
@umadamedia24
@umadamedia24 4 жыл бұрын
Keyow mshlllh wll fanaan actor modelist un stopible cajiib ayaad tahay bro Hees ad qaado iskadaye heesaha aad ka soo muuqato xitaa wan jecelahay 🙏🇸🇴🇸🇴 Respect wiilka magaca Somalia samada geeyay wan kugu fanaa bro
@abdiato21
@abdiato21 4 жыл бұрын
Mar Hore Ayaan sexan lahaa Ee Wxn Sugaayay muuqalkan Quruxda Badn Single Hadaa Tahy ani Cml farta Taag🤦‍♂️❤👍🏾 Y3A🎥 ADNAN📁 KEYOW🎤🎙
@saciidloveloveofficial8721
@saciidloveloveofficial8721 4 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️☝️😭
@mahameddaaahir7874
@mahameddaaahir7874 4 жыл бұрын
Keeeyow is another level ❤️❤️❤️🇸🇴🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@Kornelsaid
@Kornelsaid 2 жыл бұрын
Ruux ka mudan wanaag 👭 Miyuu dhawrta qalbigu 👀🫀 Miyaan kula meel dhiga😘 Inta maanta nool dumar 🙈🙊🔥
@maryanabdullemohamed
@maryanabdullemohamed Жыл бұрын
@neymar.senior
@neymar.senior Жыл бұрын
Someone please translate
@faruuq
@faruuq 4 жыл бұрын
Khadar keeyow AHOW MARWO II AHOW ERAYADII MAHAD DUUBEEY LAXANKII NABIIL BULLE Miyey Dhaayuhu Arkaan Midaan Kula dhigo Aduunkee Miyaa Dhaguhuba Maqlaan Midaan Kula Simo Hablaha Ee Adaa Adnaay Mankiyo Naftaba Muxibo Galiyee Adaa Maskaxdiyo Dareenka Dhamaan Wada Mushaaxoo Rabi Kuu Milkiyay Aqlaaq Ahaw Ii Ahow Marwo Maan Iyo Ubax Muunad loo Ahow Ii Ahow marwo Mid Jaceylka Melsaariyo Maqaam Wacan U Yeeshoo Marnaba Aanan Waayin Abid ☆☆☆☆☆☆☆☆☆ ♡♡♡♡♡♡♡♡♡
@yusufosman3783
@yusufosman3783 4 жыл бұрын
Adigoo dhegaysanaya hadii gabr 👩 ama wiil 🧑 aad jeceshahay qalbigaga ku so dhacay like 👍ii saar 😍 jacaylku ha guulaysto ❤️
@4yeonjun00
@4yeonjun00 4 жыл бұрын
From Garowe Somali one love🇸🇴
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 4 жыл бұрын
M.a hmblyoh Gbar walbo riyadeydah arooz san cml eh jawi dagan🌷❤✌
@jeesbilleofficial5133
@jeesbilleofficial5133 4 жыл бұрын
Allaha kuuu sahlo wllo🤣🤣🤣🤣
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 4 жыл бұрын
@@jeesbilleofficial5133 aamin wll🤲🥺
@issack4496
@issack4496 4 жыл бұрын
Wow manshallh
@wll_ahmed3851
@wll_ahmed3851 4 жыл бұрын
Hadaad Ila aragte khadar keeyow inuu yahay fanaan ugu heeso macaan like ta dhac kusii
@libanabdinur158
@libanabdinur158 4 жыл бұрын
Masha allah ebow waxkale Tahay libaaaxow wadanka quruxdiisa I jcleysiisay y3 kacan barakeeysan ugaaaas
@akirtulzaturki8119
@akirtulzaturki8119 4 жыл бұрын
Khadar keeyoow muusika loo tumo aad ban uga helay heees aan musik cajiib ah saarneen afkiisa Uma kala qaado guuleyso sxb
@allowadaaweyn6559
@allowadaaweyn6559 4 жыл бұрын
Best and feelingness voice 💯👍 khadar keyow Iftiinka muqdisho 🇸🇴
@c_xaliimdisam7092
@c_xaliimdisam7092 4 жыл бұрын
y3a muqlka ay dubto cdi ma ahn wlle hore u socda team y3a🙋‍♂️✌
@aliyaaabdirizak2185
@aliyaaabdirizak2185 4 жыл бұрын
Wadkabaxsatay legend libaaxa Somalia my legend brother King khadar keyow hees iyo baadh weye 🙏🏻💙
@sacad7777
@sacad7777 4 жыл бұрын
Lpx labo ma ahan❤❤ first viewer like xaqa u lee yhy
@naimoyusuf1700
@naimoyusuf1700 4 жыл бұрын
That's why aan keyow ujeclahay hagar la'an
@abdulahifattah3385
@abdulahifattah3385 Жыл бұрын
I love the people of Mogadishu. I hope to be in Mogadishu. The eye of God
@kunciil7203
@kunciil7203 4 жыл бұрын
Ahow Marwo Ii Ahow Mid Jaceylka Meel Sariyo Maqaam Wacan U yeesho Marnaba aan Waayin BoQoradayda👸❤
@Haagid
@Haagid 4 жыл бұрын
Ana Ugu Horeeeyo Waligeeey 100 Likes Magaarin Alle Dartiiis Igu Gaarsiiiya
@khalidosman1014
@khalidosman1014 4 жыл бұрын
Fanaanka iftiinshay somaliya waa khadar keeyow hore usoco zxp Legend
@cadeeyboolo4408
@cadeeyboolo4408 4 жыл бұрын
Sayid Cali iyo Adna qurux isku waara Galgacal baa hirgalay ❤❤❤❤❤❤❤
@asadabdi2628
@asadabdi2628 4 жыл бұрын
Y3A inaba cadi ma tihin lamaidin xaqiro karo wlh muqalidina wn ladhacay horay usocda mash allh
@magaadoabdirahman
@magaadoabdirahman 4 жыл бұрын
Woow khadar keeyow another level 🔥🥵💕
@hoddoahmed4506
@hoddoahmed4506 4 жыл бұрын
Iii ahooow Marwa Ii ahoow 😭😭♥️♥️♥️
@magaadoabdirahman
@magaadoabdirahman 4 жыл бұрын
Hodo Ahmed Abdi wad igu ogtay mcn♥️♥️😭
@muniirmohamed2359
@muniirmohamed2359 4 жыл бұрын
Unbelievable place 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕🇸🇴
@kingugaazfilmsandvlogs8226
@kingugaazfilmsandvlogs8226 4 жыл бұрын
Somalinimo like igu saara😂✌
@ajhimself7431
@ajhimself7431 3 жыл бұрын
Gabar aan arko abid tii ugu quruxda badnayd ❤️🙌
@iqlaazmohamed5700
@iqlaazmohamed5700 4 жыл бұрын
❤Miyaan kula meel dhigaa inta mnta nool dumar❤si qalbi ah mrkii laguu dhaho💯👌jaceyl i heenin iqabty plhi😥
@nuneahmed7052
@nuneahmed7052 3 жыл бұрын
Hada darentay jcl an Ku haynin jini Ma darentay mise Nin le niyada ku qabsatay
@dahirmoos1220
@dahirmoos1220 4 жыл бұрын
Khadar keeyow inta tageerta like ismuuujiya 😁 nin tagay
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 жыл бұрын
My all time favourite keyow song🔥🔥I can't stop listening it❤✔
@sabahsabrie1426
@sabahsabrie1426 Жыл бұрын
Keeyow is handsome man Somalia 🇸🇴 Waad mahad San di hiin
@maxamuudyuusuf1148
@maxamuudyuusuf1148 4 жыл бұрын
Kadar keeyow nio heesaha badan qalbi came lee yihiin ee umada ku daawado hadam baajin fanka iska daa waayo mustaqbal ma'ahan 😩😩😩😩
@rozomoa3391
@rozomoa3391 4 жыл бұрын
Keep going my best friend ❤❤
@AbdiasiiselmiSaeed
@AbdiasiiselmiSaeed 22 күн бұрын
Heestan waxa iisoo dirtay cawa boqoradyda oo magacedu yahay Adna🫅❤️ Xusuus buu ahanaya comment kani insha allah 20/6/2024.
@kingmaherndez5613
@kingmaherndez5613 4 жыл бұрын
Wow Fanan Xeybadisa Allah Udameyay Xormar Wacn KEEYOW Wadani Daab💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@keyowfilms0173
@keyowfilms0173 4 жыл бұрын
Tageroo number one hestaan halasoshithoo team tiktok love daccc igusiyaa❤️❤️
@saxarlwmohamed8602
@saxarlwmohamed8602 4 жыл бұрын
Keyow wlhi waa another level keep going 🥰 ano arkaya fanaan somaliyeed miyaan dawan karaa ku kle😂🥰
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 жыл бұрын
Mansha allah quruxleydaas ilaahey hooyo wanagsan haka dhigo saygeedana u wanajiyo Keyow iyo Y3 well done
@qoraxjoog7399
@qoraxjoog7399 4 жыл бұрын
Khadar Keyow Fananinta Soomalida Wuu kaduwan yahay gaar ahaan Kuwa soomaliya Jooga
@kariimaahmed3560
@kariimaahmed3560 4 жыл бұрын
Haaa wllhi🔥🙏♥️
@shuushunasir3860
@shuushunasir3860 4 жыл бұрын
Gabadhu waa quruxleey mansha aa allh 😻🔥
@neymar.senior
@neymar.senior 3 жыл бұрын
What a beautiful song! I have to learn Somali soon.
@Gentlemen707
@Gentlemen707 2 жыл бұрын
Hestii heesaha keyow ❤️🥀
@Updirahmann
@Updirahmann Жыл бұрын
Muqdisho🇸🇴 13 May 2023 Ruux kamudan wnaag Miyuu dhawrta qalbigu Miyaan kula meel dhiga Inta manta nool dumar ❤Xayaat
@shukrifarah7553
@shukrifarah7553 Жыл бұрын
❤❤
@shukrifarah7553
@shukrifarah7553 Жыл бұрын
😂❤❤
@Updirahmann
@Updirahmann Жыл бұрын
@@shukrifarah7553😂😢
@abdiaziismiddledictionary3131
@abdiaziismiddledictionary3131 4 жыл бұрын
Allow inta jecel guraanka xafid kuwa jecel heesaha allow soo hanuuni
@kiindhaladabdulla444
@kiindhaladabdulla444 4 жыл бұрын
Masha alaah gbr qurxona wahatis ee hada daayacin masha alaah abaay gurka gurinaga guul a kayal🥰🥰🥰❤️❤️❤️💔
@umuamiin4954
@umuamiin4954 4 жыл бұрын
Mustafa karama musicgisa iska jclhy hadii keyow iyo nabiil buule lesku sii helana lagama shekeyn karo ilhow hesaha iga madoweey🤲
@amranabdirahmanelmi7963
@amranabdirahmanelmi7963 4 жыл бұрын
Adaa adnay makriyo xumaanta xakameyn i raahdoo🥰 Adaa muhashada kalgacal musbaax iyo nuur udaaro marnaba aan ka maarmi karin💥💑
@husseinceshali6287
@husseinceshali6287 4 жыл бұрын
Ahow i ahow marwadeyda😄
@abgaalinho
@abgaalinho 2 жыл бұрын
Song of the year Base Iyo jawi degan 🔥
@xamdiothman9216
@xamdiothman9216 4 жыл бұрын
Maalintay Soo Baxday Ilaa Maanta Waan Dhagaysanayaa Heestan I Like Wlhi😍😘
@wiilkayoutube1752
@wiilkayoutube1752 4 жыл бұрын
wakaas fanaan xamar adigaaa iiska leh brother khader keyow lenged❤👑
@Ethna08
@Ethna08 4 жыл бұрын
Magacyga asaga kacsan sanadkan lovely 😂😘
@farhiafunny5589
@farhiafunny5589 4 жыл бұрын
Bro khadar Keyow y3a production keeep going never ❣❣💋💋💋
@kaltumaissa6329
@kaltumaissa6329 4 жыл бұрын
Always my fav walalkey khadar keyow Manshaa Allah you have a unique voice
@dhudigaboze6160
@dhudigaboze6160 4 жыл бұрын
Y3A production wuxuu tartan kula jiraa waqal hore usoco y3A
@abdulazizelmi2769
@abdulazizelmi2769 4 жыл бұрын
Keyow, much Respect. Big singer❤️👏🏾
@meto__55
@meto__55 4 жыл бұрын
Legend keyow famous man in the world keep up ♥♥♥♥
@abdirahmanmohamedosman5515
@abdirahmanmohamedosman5515 3 жыл бұрын
V0A9g
@roke______0789
@roke______0789 4 жыл бұрын
intee airphone ku dhageysaysa like ha ula dhaafin
@somaligirlchannel8310
@somaligirlchannel8310 4 жыл бұрын
Wad ixasuusisay anoo barhaya iyo baryaha gashan ban laso boday cawa 🖐
@roke______0789
@roke______0789 4 жыл бұрын
@@somaligirlchannel8310 kkkkk I pshal hr
@sharkashire4476
@sharkashire4476 3 жыл бұрын
Earphone miya mase airphone
@abshirabdi7608
@abshirabdi7608 4 жыл бұрын
Ninkan tagero number one u ahay arooskeyga inuu kala kiciyo rajeena✊ best fanan khadar keyow
@theosantana7750
@theosantana7750 4 жыл бұрын
Maa Runba Keeyow.. Ilwad Elman buu gursaan rabaa... wow Hambalyo ❤❤❤❤❤
@sabrinsaid158
@sabrinsaid158 4 жыл бұрын
Mashallah lamanayasha adunka ♥️lots of love to said ali and Adna ♥️✨♥️aroos wcn ♥️✨♥️
@hamzaabdiqadir8249
@hamzaabdiqadir8249 4 жыл бұрын
Qadar kenyow wan ku jeclhy brother 💕🥰🙏
@fartunomar39
@fartunomar39 4 жыл бұрын
Masha Allah. Hambalyo hambalyo hambalyo. Wlalkey aan jeclahow iyo my dumaashi. Isku waara
@zoomlucky2171
@zoomlucky2171 4 жыл бұрын
Waw best muqaal❤ Khadar keyow walaal igu qaali ah hestan kahor ma arag Magaca Edna fanaan sida khadar ugu heesey Keep going
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 2 жыл бұрын
In the Knowledge Always Alxamdulillah ♥ 💯.
@abshirabdi7608
@abshirabdi7608 4 жыл бұрын
Best laxamiiste nabiil bule🔥💯✊
@ilyasyare3479
@ilyasyare3479 4 жыл бұрын
Hadda ma waxaad ileedihiin muuqaalkaan Waa Soomaaliya??? Y3A waad tagteen haddiiba meesha Soomaaliya ay tahay
@cute.ayuush7076
@cute.ayuush7076 4 жыл бұрын
Haa waa xmar cdey wlibo wllo ❤🇸🇴🇸🇴✨
@aysaaa965
@aysaaa965 4 жыл бұрын
Xamar cadey waye
@mklsl3663
@mklsl3663 3 жыл бұрын
Somalia way qurux badantahay qurux dabiici ah
@kingmoha725
@kingmoha725 4 жыл бұрын
Ma iga danbeysa mana rabta ina hestan dhagesato like isar wll mcn 🇸🇴🙏🏻❤️
@GoolFm-qk1ob
@GoolFm-qk1ob 4 жыл бұрын
Khadar keyoow inta jacel like haisarto
@kingzaki4487
@kingzaki4487 4 жыл бұрын
Legend keyow. Keeep going lipah ❤️❤️💪
@abdirizakmohamed2742
@abdirizakmohamed2742 4 жыл бұрын
Marka heestan dhagaystay ma iska aroosta I qabatay ❤️❤️❤️
@dahiralsisi1034
@dahiralsisi1034 4 жыл бұрын
Tiim ck family Ismuujia ❤️🦅🌻🌻🕊
KHADAR KEEYOW | RAJO | OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:22
Y3A FILMS
Рет қаралды 4,5 МЛН
Taj Mahal (OFFICIAL VIDEO )2022
4:17
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 11 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 120 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 128 МЛН
SHAATIGEYGA XIRO CADNAN OO IGA ARSADAY EVERYTHING YES😳😳…
22:08
Khadar Keeyow - Yaanan Kala Dhiman ( Official Audio) 2021 Hees Cusub
5:44
Khadar Keyow Official🎵
Рет қаралды 1,6 МЛН
KHADAR KEEYOW | DALJIR | OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:30
Y3A FILMS
Рет қаралды 3,1 МЛН
KHAALID KAAMIL XAFLADII GUURKAA LA GAADHAY OFFICIAL VIDEO 2021
5:55
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 11 МЛН
KHADAR KEEYOW | TASHO MAANTABA | OFFICIAL MUSIC VIDEO
7:35
Y3A FILMS
Рет қаралды 7 МЛН
GULLED SIMBA - AHOOW MARWO II AHOOW - ( Official Music Lyrics )
5:40
SOMALI BEATS 🎧
Рет қаралды 90 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 9 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 797 М.
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 2,1 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 103 МЛН