KHADAR KEYOW HEESTII CADALE XUSUUSTII AXMED ROOBE OFFICIAL VIDEO 4K BY AFLAANTA STUDIO

  Рет қаралды 1,361,556

Aflaanta Studio

Aflaanta Studio

6 жыл бұрын

Пікірлер: 1 800
@fatimafariido612
@fatimafariido612 5 жыл бұрын
Abgaal mahi wanna idin hambalyeeyn farxadiina 😍👏 waa farxadeyda Daris Abgaal baaleh Khadar ibraahiim Mr keeyow video qurux badan weyan Dhulkii hoyo shidan Dhaqankii Somalida intaba wad isla keentay gabar quruxsan oo xishoon Reer cadale😍😍😍😍😍😍
@halimabarre3921
@halimabarre3921 3 жыл бұрын
Sono contento ABGAL e' un popolo molto educato rispetoso accolgliente Rispeta so ospete
@Alhajji1
@Alhajji1 6 жыл бұрын
Khadar ibrahim mohamed my bruh horumar wacan bananka ku dhacday respect ciyaal xamar liketa awowe ana ugu so horeyay
@lilshifo9883
@lilshifo9883 5 жыл бұрын
Wlhi waan ilmeeyay markaan arkay quruxda wadankeena iyo sidaan uga faa ido san weynay Allow somali midee. from Hargeisa
@user-dp2rw1tq2s
@user-dp2rw1tq2s 5 жыл бұрын
Aamiin aboowe... allaha ku xafido waxaad tahay wiil caqli badan
@shukrimahamud6825
@shukrimahamud6825 3 жыл бұрын
MaanshaAlh tabarakalh shukran Abowee macane ilaahey haku xiftiyo waxa tahay qof qalbi wanagsan dadka mariidka aada Ah ilaahey adiga cml haka digo Somali wadan kasta ay kaso jeedo from Kenya
@faadumomaxamed4055
@faadumomaxamed4055 3 жыл бұрын
M.a aalah apwe hadey somali oo dhadh sidada oo kale ahan lahayen way fiicnalahed wlhi aamiin ilaahow somali midey nolol qurux badan kunolow wllky adine
@bilanmohammed3923
@bilanmohammed3923 3 жыл бұрын
@@user-dp2rw1tq2s 9
@qalbihodon721
@qalbihodon721 3 жыл бұрын
Heesti Somaali u diida ceeb ee M. Mursal baa igu soo dhacday markan aqriye hadalkaaga😨🥲. Ilaahey hasoo hadeeyo Soomaali
@qalbitaajirofficiall6284
@qalbitaajirofficiall6284 6 жыл бұрын
Wixi abgaal iga danbeeyo like iisaaara rer cadale😂
@nasraabdiweli8654
@nasraabdiweli8654 3 жыл бұрын
heestaan aad iicajibisay
@nimoaliaboubakar5341
@nimoaliaboubakar5341 Жыл бұрын
from mudulood WACDAAN CISMAAN
@Hanadmataan
@Hanadmataan 6 жыл бұрын
Cadale waa meeshaan ku dhashay fadlan like igu qabta bal
@suuusaanahmeduuu2943
@suuusaanahmeduuu2943 6 жыл бұрын
Hanad Mohamud cadale mogdisho meka tirsanthy
@Hanadmataan
@Hanadmataan 6 жыл бұрын
Suuusaan Ahmeduuu maya wllo waa shabeelada hooose mogdisho 65KM ayay u jirtaaa
@beerlula1047
@beerlula1047 6 жыл бұрын
Kkkk cadale shabeelada hoose katirsan waaanku dhashay sidaaas maaa cadale ku dhalatay.
@kingfahd363
@kingfahd363 6 жыл бұрын
drs nashaad mohamed ali bhhhhhhhhh waa shabeelada dhexe may tolkay dhulkiisii
@Maxamedqays11
@Maxamedqays11 6 жыл бұрын
Hanad Mohamud beenta daaa
@naawilhouse9133
@naawilhouse9133 6 жыл бұрын
Fanku inta meel la istaago oo laga ciyaaro umma baahna ee wuxuu u baahanyahay in lagu soo ban dhigo waxyaabo dhaqankaaga iyo deegaankaaga ka turjumaaya iyo qurux deegaan iyo dalba Ninka heestan soo saaray/ee qaabeeyaha ah. waan u hambalyaynayaa sidoo kale bahda duubtay muqaalkan quruxdda badan iyo fannankaba. Waydinkaa
@amiiramissamiira7573
@amiiramissamiira7573 6 жыл бұрын
Naawil House yeeees wlhi waa runtaada walashey cadale qurux wlhi
@reo9475
@reo9475 6 жыл бұрын
Naawil House Wallahi waa runtaa 💙🇸🇴💙
@xogbaahiyemedia3738
@xogbaahiyemedia3738 6 жыл бұрын
Naawil House
@xogbaahiyemedia3738
@xogbaahiyemedia3738 6 жыл бұрын
Khadr fanaan jirah sxb nabad ku noolaw
@bachirmahmoud3792
@bachirmahmoud3792 8 ай бұрын
Who watches 2024 ? ❤
@maryama729
@maryama729 7 ай бұрын
Wali lama garin😂
@mohgai2154
@mohgai2154 6 жыл бұрын
cadale waa dhulka dadka sharafta mudan ee abgaal osman dego , gabdho qurux badan iyo dad jaarka suura ayaa ku nool.. sayyid abdulla xasan ayaa sheegay dadka soomaali ugu jaarnimo fiican inay abgaal yahiin. . salaam naga hooya walaalaha abgaalow hadaan nahay daraawiishta sool , Sanaag iyo cayn.
@yasirkeey9503
@yasirkeey9503 6 жыл бұрын
Moh Gai Mansha Allah full respect inta walalnimada ku weyn tahay Sida adoo kalee
@queennatasha6224
@queennatasha6224 6 жыл бұрын
moh Gai masha allh wall kutgrsnhy
@abahajaceylka3686
@abahajaceylka3686 6 жыл бұрын
Mahadsanid walal qaali ah naga gudoon mid lamid ah
@omarmunye6290
@omarmunye6290 6 жыл бұрын
garaad moh sidoo kale Sharaf ku noolaada walaal idinkana waana laydinka aqbalay salaanta sharefta leh iyo sida aad u jeceshihiin walaaltinimada soomaaliyeed somaliya ha noolaato.
@aminafarah4398
@aminafarah4398 6 жыл бұрын
Moh Gai waankugu casumeynaa cadale adiga iyo all darawiishta sharafta badan ❤❤❤
@nuuralceynhaji2922
@nuuralceynhaji2922 6 жыл бұрын
Walee inuu yahay halyeeygeeni Abgaal cadale hadaba so amante😍😍👏👏
@jamahared5018
@jamahared5018 6 жыл бұрын
Bintuhakiima Haji is l
@naasirmacruuf1224
@naasirmacruuf1224 6 жыл бұрын
Wixii from Cadale ah like ii sara wallayal 😗
@ayuubmuuse687
@ayuubmuuse687 6 жыл бұрын
Waan. Kujeclahay
@hidaayanalka2965
@hidaayanalka2965 6 жыл бұрын
Cadale dhulkeyga ku jecliyaa
@itsmeyo1802
@itsmeyo1802 6 жыл бұрын
from Jowhar ahay Liketana waan ku siiyay
@axmedzaki23
@axmedzaki23 6 жыл бұрын
hada cadalle ku dhalatay xage ka daganed ma dagmada mise dawadagta
@shushuyarey2157
@shushuyarey2157 6 жыл бұрын
Waaya Arag 3
@m0hatamara11
@m0hatamara11 6 жыл бұрын
Intii rabto iney heesaha iska deyso like ha isaarto😂
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 6 жыл бұрын
Inta cadale jcl waa idin jclhy salan from ceeldheer yaranka Abgaal cisman wlhi cadale Waa tegay Masha Allah 😍😍😍😍😍
@amirtayyip923
@amirtayyip923 6 жыл бұрын
ilwaad ceeldheer Ceel dheer magc weyn aad wdataa Viva abgaal cismaan ❤
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 6 жыл бұрын
Caamir Dayib thanks abowe
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 6 жыл бұрын
Abdukadir Warsame War waaa ka qaday my dhiiga tolka xaradheero ku dhaqan 😍😍😍😍😍😍😍
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 6 жыл бұрын
Abdukadir Warsame anagana sidoo kale Abowe Mahadsanid 😍😍
@sumayamohamed5540
@sumayamohamed5540 6 жыл бұрын
Ilwaad Gabar macalin dhiblawe maxmad cade❤️👈
@hodanahmed5995
@hodanahmed5995 6 жыл бұрын
Cadale wallee dhul qurxoon waaye Inti quruxdas ila jacel like👍❤
@shugrishacni3404
@shugrishacni3404 6 жыл бұрын
Hodan Ahmed
@abdirahmanahmed9267
@abdirahmanahmed9267 5 жыл бұрын
Hodan Ahmed
@xasanxajicali7497
@xasanxajicali7497 5 жыл бұрын
Meqasno aa radihayay hestan
@abdirize6080
@abdirize6080 6 жыл бұрын
Qadar keeyow hadaa nahay ciyaal xamar wan ku aamin sanahay full respect
@greensportshd1308
@greensportshd1308 6 жыл бұрын
AbGaal dad boqortoyo aadban idin jcl nahay walaalahena xalasha Habargidir dadka cadowka idinka haayo Viva abka & HG Like
@queennatasha6224
@queennatasha6224 6 жыл бұрын
zakariye faarax guled mhdsnid wall Aniga kadhashay hg io abgal
@aweys9613
@aweys9613 6 жыл бұрын
alpha farah alpha 😂😂😂😂 managa hubtaa
@yahyamoha960
@yahyamoha960 5 жыл бұрын
Viva hg
@nasirmaxamed4694
@nasirmaxamed4694 5 жыл бұрын
Fanankabubkarsalim
@mohamedyuur9618
@mohamedyuur9618 4 жыл бұрын
Hg cadow waxey u taqaanaa majeerteen abgaal waa la hishiis kkkkkkkk from ceelbuur
@abwaangaas8451
@abwaangaas8451 6 жыл бұрын
Viva Abgaal Cadalee🇸🇴🇸🇴
@deqosamadoon2502
@deqosamadoon2502 6 жыл бұрын
rag rag dhalay wlhi hadaaba xeebti cadale heesku soqaday waa abtirsatay ee inoloow eeeboow cade khadar keeyow
@rumaanbilan1983
@rumaanbilan1983 6 жыл бұрын
Wan ka helay muqalkan quruxda badan iyo khadar balse alle ha kaa madoobeyo heesaha alle anagana waan dhagesaneynahe hanaga madobeeyo yaa rabi naga madobeey intii jecel janada😍😍😍oo soo xasusato geerida mar waliba
@user-wt3uq1iw7f
@user-wt3uq1iw7f 6 жыл бұрын
Rumaan Bilan aami Aamin abyo mcnto Allah naga madoobeeyo Subscribe iisaar wall
@rumaanbilan1983
@rumaanbilan1983 6 жыл бұрын
Aadil Mohamed wan ku saray walalkey
@maryamomar5888
@maryamomar5888 6 жыл бұрын
Rumaan Bilan aamin abyo allah naka madoweyo wlhi INA iska dayo aya jeclahy marka jskadayana ano dwada arka
@rumaanbilan1983
@rumaanbilan1983 6 жыл бұрын
Maryam Omar walahhi saas waye abaayo maryan anba wan jeclahay in aan iska daayo alle ha naga madobeeyo
@creativitydisplay3059
@creativitydisplay3059 5 жыл бұрын
Rumaan Bilan Amiin
@wiilkakaaraan2603
@wiilkakaaraan2603 6 жыл бұрын
Abgaal dhul qurxana inta abgaal jecl like ii Sara 😍❤️
@fahmohussein4606
@fahmohussein4606 6 жыл бұрын
Wiilka Kaaraan ❤️love and like wayo waa dad an jeclahay darisnimo iyo marti soor ku fiican abgaal cismaan
@wiilkakaaraan2603
@wiilkakaaraan2603 6 жыл бұрын
Fahmo Hussein xariif tolka in lagugu dara waye 🤣
@fahmohussein4606
@fahmohussein4606 6 жыл бұрын
Wiilka Kaaraan 😂yaaba heli karo cadale ina u tahriibo waaye
@omarmunye6290
@omarmunye6290 6 жыл бұрын
layskama tagi karo hada sharci ayaa lays weeydiinayaa is ilaali qof yahay, waa iga talo.
@fahmohussein4606
@fahmohussein4606 6 жыл бұрын
omar munye hayebo hhh
@aarmaanta
@aarmaanta 6 жыл бұрын
Masha Allah, ilahaygii dhulkaas iyo ummada saa u qurxoon naga dhaliyaa mahadle. Hambalyo fanaanka walaalkay iga yar eesh calaa hees. Bal alaabtan la xantoobanayo naga ilaali 😂
@adeniidow3556
@adeniidow3556 6 жыл бұрын
Aar Maanta ma aragtay😂😂😂 ceebta inow careebay ahayd😜😜😜
@ahmedalibaashi4853
@ahmedalibaashi4853 6 жыл бұрын
Aar Maanta sxb lknse maxaaan isku dileeena ooon isku heesanaa
@xumayramohamed3984
@xumayramohamed3984 6 жыл бұрын
Aar Maanta hhhhhhhhhhh 😂
@abahajaceylka3686
@abahajaceylka3686 6 жыл бұрын
Nasab kamil.ah waxad qirtay lagana fahmay INA tahay dhiig abgal Osman sagal abgal sareya waligiin
@abahajaceylka3686
@abahajaceylka3686 6 жыл бұрын
Shukri Iidow hhh wax ceeb ah musan shegin waxasna in LA cantobaya cidwalba og hhh
@FaysalCiro
@FaysalCiro 6 жыл бұрын
Walaahi khadar hidiyo dhaqanka Wuu kusoo baxaa inta igu raacsan like iisara
@salmanuur6397
@salmanuur6397 6 жыл бұрын
hooyo dey macaan ayaa kudhalatey aad iyo aad ayey ujeceshahey lakin aniga Soomaliya kumadhalan nasibka ayaa .iga heliye. InshaAllh waan adaa. Soomaliya oo dhan waan jeclahey iyo dadka Soolamiyed. Allah xifdiyo.Ameen
@maymuunshiiq3920
@maymuunshiiq3920 2 жыл бұрын
Cadale qof ku dhalatay oo kusoo barbartay manacdo hoyadey ayaa ku dhalatay Kuna soo kortay ilaa iyo hada waa ay joogtaa inay kasoo taktana waa ay diiday allow dhulkeyna inoo barakeey😢🥰🥰🥰🥰😫😫😭😭
@queensuuban7477
@queensuuban7477 4 жыл бұрын
Cadale dhulka 🔥👑boqortoyo abgaal ♥️🎶2019
@zuuraleydamuqdisha9828
@zuuraleydamuqdisha9828 6 жыл бұрын
Waxn ahay gabar cadale jogta bal like igu Deeqa tolkeygow 😍
@galladdeboy770
@galladdeboy770 6 жыл бұрын
axsan walhi xeebta macn ee cadle alow no xafid degaankeena cadale
@zuuraleydamuqdisha9828
@zuuraleydamuqdisha9828 6 жыл бұрын
gallad de boy aamin amin😍😍
@khadarhuss3in
@khadarhuss3in 6 жыл бұрын
26 june waaye maalinta aan xornimada qaadanay like igu sharfa calankana u sara kaca 🇸🇴
@fatimaahmed7788
@fatimaahmed7788 6 жыл бұрын
Mohamed Hussein Yusuf nolow huuno wan jeclahay calankas
@khadarhuss3in
@khadarhuss3in 6 жыл бұрын
Fatoma Ahmed sidoo kale fatma
@mohamoudabdilahi5225
@mohamoudabdilahi5225 6 жыл бұрын
khadar Hussein
@faaraxakshey7576
@faaraxakshey7576 5 жыл бұрын
26 June 24min iiga dhiman hadda hahahahaha 11:36 min waaaye USA 🇺🇸
@aminqalbisafi3363
@aminqalbisafi3363 6 жыл бұрын
Dhaqanka iyo sinjinimada dadka kaga sareena hada somaali nahay😍😍.... Ana waxaan ku caashaqay ciribtiyo kub naasaha, cabir lagu sameeyo cantoobsiga ku fiican😘😍👌 *CADALE* ❤️👈🏼.
@SOMMOVIES1
@SOMMOVIES1 6 жыл бұрын
Amin qalbisafi cantoobsiga ku fiicane lol
@legendalwayslegend
@legendalwayslegend 6 жыл бұрын
Bro horta cadale halkee waye
@hackerboy4498
@hackerboy4498 6 жыл бұрын
Viva Tolkey abgaal ismaan allah idin dhowro
@queennajma8930
@queennajma8930 6 жыл бұрын
amiin sido kale wllo ❤❤❤
@ruweida1123
@ruweida1123 5 жыл бұрын
I.proud.to be ABGAL💗💗 Inta.ah.like ta haila dhaafina💗💗💗👍👍👍
@najmomaxamud9712
@najmomaxamud9712 3 жыл бұрын
Walalka igu darso siaan udhalo ilmo ay ogaaden abtiyaal uyihiin abgaalna rer aabo😂😭♥️
@achmetdaahir281
@achmetdaahir281 5 жыл бұрын
From Switzerland Ilove Somalian Music🇯🇲🇸🇴😍
@farxiyofarax472
@farxiyofarax472 6 жыл бұрын
Am from caabudwaaq I liked this song and I need one boy from cadale
@muxudiinmuxudiin
@muxudiinmuxudiin 5 жыл бұрын
farxiyo farax keen namberkaga 100 geelaha ka bixina hee
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 4 жыл бұрын
Walagu hayaa
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 4 жыл бұрын
Walagu hayaa laakiin Somalia majogo abaayo from Europe
@lelecadey7385
@lelecadey7385 4 жыл бұрын
@@ahmedeeqnur4047 tolkeyga maathy
@museweli
@museweli 6 жыл бұрын
From Somaliland Tageero Buuxa U HaYaa #Khadar #Keeyow 👉👑
@zakaashhs4445
@zakaashhs4445 6 жыл бұрын
Muuqaalki abid fanan somaali soo qaday igu quruxda bdnaaa keep going brother keeyow
@jabrilmuktar2481
@jabrilmuktar2481 6 жыл бұрын
muuqal kii ugu qurux badnaa aan abid daawado AFLAANAT keep it up guys.. khadar keeyow codkiisa caadi mahan.
@nabiilfuad4257
@nabiilfuad4257 6 жыл бұрын
Jibriil Mukhtar jobra hye ree cadale miyaa adigana😅😅😘😘😘
@AHMEDALI-rm3oh
@AHMEDALI-rm3oh 6 жыл бұрын
Jibriil Mukhtar ٧
@work4172
@work4172 6 жыл бұрын
Jibriil Mukhtar asaalamucalakum Xageejoogtaa
@insaaniofficial
@insaaniofficial 6 жыл бұрын
Waa ikan Markale tuugsi SUBSCRIBE LIKE SHERE
@nabiilfuad4257
@nabiilfuad4257 6 жыл бұрын
Fats Caps maxaa ka rabtaa odayga caps✌
@keedkafanka4337
@keedkafanka4337 6 жыл бұрын
Cadalle waxan tagay marka igu horaysay 2006 markay maxakamada dalka haysteen anoo safar u ah ceelbuur waa meel aad u qurux badan waxan jogay galab iyo habiin wlh meel ka jawi mac ka qurux badan kuma taal kuufur somalia waxay u bayan tahay dadka dagan in ay aminan ay iska dayaan moqdisho ay u ordayaaan from ceelbuur reer abtigay waa dad nasab ah
@saffaomar2251
@saffaomar2251 6 жыл бұрын
Addow Somalia ceelbuur igu salaan wlle haddad tagto mar kle
@keedkafanka4337
@keedkafanka4337 6 жыл бұрын
saffa omar 10 sano ayaan mogahay wlh ceelbuur waan kugu salaami lahaa walal
@abdikhaniabdullahi4949
@abdikhaniabdullahi4949 6 жыл бұрын
ppppp axsan hees waa ka baxsatay keeyow noolaaw intii nolal jirto
@hibosaidshire4773
@hibosaidshire4773 4 жыл бұрын
cadale waa mesha ay xudunteyda lu duugan tahay magaalo qurux badan bari iyo badba islu dar satay 😍😍😍😍😍
@abdirize6080
@abdirize6080 6 жыл бұрын
Heesta abgaal ugu shidin waye hadaa tolka abgaal tahay like ha iga habaqiilin
@hackerboy4498
@hackerboy4498 6 жыл бұрын
Abgaal dartii baan kugu siiye lkn tuugsiga iga daa ma Eelaay baad tahay hhh kaftan waye
@salmaqurux5906
@salmaqurux5906 6 жыл бұрын
abdi riize angaliyaa inta miya qabil latimid dameer yahow😂😂😂
@muqdishomorning2303
@muqdishomorning2303 6 жыл бұрын
Diyarway Vivi abgal
@Baxarooz
@Baxarooz 6 жыл бұрын
Hacker Boy lol I eebow kadaa baahasha 😂😂 eelay kulahaa😂
@abdiazizadan
@abdiazizadan 6 жыл бұрын
Hacker Boy fuck you
@suhuurcawil8876
@suhuurcawil8876 6 жыл бұрын
Fananka kliyah ka tageero fananiinta aduunka khadar Ibrahim keyow ana kaliga ku tageera dhaqnkeenah hooyo nlw boowe👍👍👍😍😍
@omarguled691
@omarguled691 6 жыл бұрын
Abgaal Wacaysle Maxamad Cade Muuse Cade 💓💓💪💪💪 Abtiyashay 😍😍💓😍💓😍💓
@fardowzaali5531
@fardowzaali5531 4 жыл бұрын
Musa cade mahine abti musa madowe dheh ya kudhalay inbow
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 6 жыл бұрын
Qadar quruxdiisa qurux bey sii dhashaa ma caano geeluu ku qubeestaa muuqaalka 100%wye
@eymanaliaarlibaax8805
@eymanaliaarlibaax8805 6 жыл бұрын
Nice Song Khadar ibraahim Keeyow Cadale Hirshabeele Viva reer Hirshabeele like saara
@ayaammuhudin2774
@ayaammuhudin2774 6 жыл бұрын
Axsan hees CADALE ninkii yaqana ya qan Jecliyaaa Sh/ dhexe
@sharmajrsingle384
@sharmajrsingle384 6 жыл бұрын
Bishaan dhan like ma arkin wlalayaal caawa iii buuuxiya 100
@warsameibrahimqalif9712
@warsameibrahimqalif9712 6 жыл бұрын
sharma jr single jjjj
@farxiyodiriye4476
@farxiyodiriye4476 6 жыл бұрын
sharma jr single. ana ku bixinay lkn anika lik haa lii saro noho qofta ooo anika sare idanah ha ii sarto lik oky
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 4 жыл бұрын
Subscribe dheh like waxba kuma Qabato
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 4 жыл бұрын
HAHAHA😃😃
@faarammuran4057
@faarammuran4057 5 жыл бұрын
Msha allh dhulkeenii Abgaal cismaan qurux wlhi khadar keeyow afkga cno mcn lagu qabay dhiiga ilxun alle ha idinka haayo cadale dhul bar waaqo ❤❤👈
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Cadale waa meel aad u qurux badan wan jeclhy inan mar ku dalxiiso from hargaysa ❤❤
@xamdafeeroole574
@xamdafeeroole574 6 жыл бұрын
Meshaan cadala la dhaho ayan usocdaa dalxiis ahan yaa iraacayo like hdaa ila socotid meshuu khadar tagaa tageena hee
@raxmoaweye5459
@raxmoaweye5459 6 жыл бұрын
Ani ku Raacaayo Dulfeyda😁😂
@xamdafeeroole574
@xamdafeeroole574 6 жыл бұрын
@@raxmoaweye5459 😃😃😃😃soo pax hee
@fomar2137
@fomar2137 6 жыл бұрын
Khadar keeyow. Waxa dhihi. Kara. The one and only. Fanaan. Sandkan jiro. Ha jiro ha joogo. ❤️❤️❤️❤️
@fomar2137
@fomar2137 6 жыл бұрын
Allow Somalia. Nabad ka dhiiiiig. For ever. Day heee dalkeenaaaa sow. U qurxanyahay. Walahi. Cadi mahann.
@kawharhassan8711
@kawharhassan8711 5 жыл бұрын
Ani ha iga tagiin 😍❤️👑
@amh7737
@amh7737 6 жыл бұрын
Xasuus Fanaankii Weynee Axmad Rooble Cali. Video Qurux bdn Iyo degmadii Caddale Tnx Keeyow. #LYRICS-Ka oo dhan waakan. ✔✔✔✔✔✔✔✔ ...................................................... Carabkiyo dhamxanagiyo Ciridkiyo ilkaha Caanaha ay ku nuugtaa Wali ka soo cartamaayee. ✔✔✔✔✔✔✔✔ Ana sidaan u caashaqay Calwasaaday oo kacay Canabeey markaan iri Cidlo noqotay meeshii. ✔✔✔✔✔✔✔ Cosob iyo dhul dogliyo Coolbaarka dheeriyo Caddale ku dhalatay. ✔✔✔✔✔✔✔ Ninkay calaf u noqota Cuno ay u karisaa Cawo iyo ayaan leh. ✔✔✔✔✔✔✔ Camuur kuma istaagto Cagta qodaxu kama mudo Camal kuma tilmaamiyo Caasi waalidnimo. ✔✔✔✔✔✔ Ana waxaan ku caashqay Ciribtiyo kub naasaha Cabir lagu sameeyay Cantoobsigiga ku fiicani. ✔✔✔✔✔✔✔✔ Cosob iyo dhul doglihiyo Coolbaarka dheeriyo Caddale ku dhalatay. ✔✔✔✔✔✔✔ Ninkay calaf u noqota Cuno ay u karisaa Cawo iyo ayaan leh.. Plz Hda Aqrisay Subs me. Liketana Ha baqaylin. Walaalkiin from Xamarti Weyneed.
@sacdiahoney2769
@sacdiahoney2769 6 жыл бұрын
DDD_Osople 96 Nice lyrics hormar wcn
@abdirazakhaji
@abdirazakhaji 6 жыл бұрын
"Camal kuma tilmaamiyo Caasi waalideennimo" Camal waxaa la yiraahdaa dabeecada xun tusaale : Qofkaan waa camaloow!!!, micaha wuu dabeecad xunyahay. Caasi waalideennimo, waa waalidka oo lagu caasiyo. Abwaanku wuxuu ku amaanay gabadha labadaasi sifo iney ka dhantahay, oo midoonna ay laheyn.
@abdukadirwarsame2942
@abdukadirwarsame2942 6 жыл бұрын
DDD_Osople 96
@simransalmam3693
@simransalmam3693 6 жыл бұрын
DDD_Osople 96 waad kabaxsatay wllo
@simransalmam3693
@simransalmam3693 6 жыл бұрын
DDD_Osople 96
@faadumohashimahamed5374
@faadumohashimahamed5374 6 жыл бұрын
Waaaaw Quruxdii cadalle iyo Quruxdii keeyow wey isku soo bexeen meesha wada qurux 😍😍❤❤
@dooskadiamond9016
@dooskadiamond9016 6 жыл бұрын
Mashallah caadi mahaan walaalkey khadar keeyoow waa kaga mahad celinena heesta dib uso noolesay iyo ina caddale dhax tagan tahe waaaaw viv reer caddale dadkeyga xalaasha noolada ❤️❤️❤️❤️
@maryanlaki6247
@maryanlaki6247 6 жыл бұрын
Cadale❤❤❤ Dhul Qurux bdn Legend Keeyoow Wallee Heesta Barteedaad Dhigty❤😍😍
@ceelbarafgirl2215
@ceelbarafgirl2215 6 жыл бұрын
Cadale xeebqurxoon wallhi meel fiican❤🇸🇴❤🔐💯 Qadar keyow hore usoco🇸🇴💯😘❤👍
@Tk-nr7nm
@Tk-nr7nm 6 жыл бұрын
Cadale saan dhan meey u qurxantahay mashallah 😍😍😍👁️👁️👁️🙏 Keyow nin adag horay usoco
@waxiisheeg6618
@waxiisheeg6618 6 жыл бұрын
Cadale warsheikh dhulkii awoowahey ❤😊😊
@maryamahajimuse8356
@maryamahajimuse8356 6 жыл бұрын
cadale dhulken quruxan iyo wiilken 😂 allow idiin barkeyo 😘😘
@hanadahmed8389
@hanadahmed8389 6 жыл бұрын
Bureqo Bbe qali 😂😂😂😂😍😍😍
@nehliitabae75
@nehliitabae75 6 жыл бұрын
Alla wadankeenu quruxbadanaa masha allah keeyow noolow
@m.abdirahman4689
@m.abdirahman4689 6 жыл бұрын
dagmada cadale weeyaan
@colompianpoi4522
@colompianpoi4522 6 жыл бұрын
Ma mogeed
@arbazgamer8615
@arbazgamer8615 6 жыл бұрын
Walaal hada Komment aqris aya usoo gashay oo wlhiya hadhaafin adon like ii saarin 😁
@aizhudequeen2043
@aizhudequeen2043 5 жыл бұрын
liker boy 😂😂😂😂😂
@arbazgamer8615
@arbazgamer8615 5 жыл бұрын
@@aizhudequeen2043 ⚘ ubax baan kuu siidaaa kuula soo ordee miga aqbali ? ⚘⚘
@aizhudequeen2043
@aizhudequeen2043 5 жыл бұрын
liker boy 💋💋💋💋 mel kastoh ka siyay
@arbazgamer8615
@arbazgamer8615 5 жыл бұрын
@@aizhudequeen2043 💋💋 Noloshada inta nooshahay agtada kamaan fogaadeyn 🤩😍
@mohamed_giindhe
@mohamed_giindhe 6 жыл бұрын
Dhulkaas quruxda badan ayay ethiopia rabtaa in ay been been ku qaadato wlhi habarteed ka tahay wa isku qarxin kara lee
@miskimohamed697
@miskimohamed697 5 жыл бұрын
😅😅
@raxaweynroyalty4804
@raxaweynroyalty4804 5 жыл бұрын
😂
@aziiz94
@aziiz94 5 жыл бұрын
Wale ine qaadanen dhulki awoowyasheyda jihaad an Ka xiga 😁 viva cadale & abgaal cismaan & Somali 🔥🇸🇴💙
@0smanwakere651
@0smanwakere651 4 жыл бұрын
Gabadhena inay kutarsadan ayey raban
@farxiyaiskufilan6970
@farxiyaiskufilan6970 4 жыл бұрын
Hhhhh nasab
@aishawarsame294
@aishawarsame294 6 жыл бұрын
Like isaaro bal aniga cawada lee dhahay bal aan arko 1k somali people and others 💖💖💖💖26june Somaliweyn
@shafkatv2338
@shafkatv2338 6 жыл бұрын
Aisha Warsame Shah and
@mkstudio252
@mkstudio252 6 жыл бұрын
Eshcalaa Hees iyo Video Good Work asxaabta Aflaanta Studio And my bro Khadar Keeyow 👏⚘
@ammiinmohamed9965
@ammiinmohamed9965 6 жыл бұрын
Muqalki ugu shidna ee keeyow aan arko wa kan horey usoco wl keyow from hargaysa😘
@abdullahiibrahim102
@abdullahiibrahim102 6 жыл бұрын
cadalle wallee dhul qurxoon iga dheh intii ila jacel caddale liketa👌👌❤
@sharkaomar7459
@sharkaomar7459 6 жыл бұрын
Dhaqankega ma liito somalay❤️🇸🇴
@MaczuLofficiaL
@MaczuLofficiaL 6 жыл бұрын
Young and talented..horee usoco young brother✔👏
@farxiyodiriye4476
@farxiyodiriye4476 6 жыл бұрын
Gulled Simba. waw ika dheh like
@naciimomingiste7022
@naciimomingiste7022 6 жыл бұрын
fannkn wakanaa wadkisa ayu kuraxysn msha allh fnanta klna sasn karjyn
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 6 жыл бұрын
Waa soo daahay inti ka heshay muqaalka cadale like igu qabta😂😂👌👌
@halimabarre3921
@halimabarre3921 3 жыл бұрын
Khadar Keeyow sono tua zia prego ALLAh che ti auita ovunque che vai AMIN AMIN
@bahalkumar1722
@bahalkumar1722 6 жыл бұрын
Tlahi wa somalian despacito 😍😍 ..
@usaame6421
@usaame6421 6 жыл бұрын
PPP m.a fanankega Mel walbo wad Ku nurses alx Inta keyow tgerto haigu qbto like
@qooley-somali-pigeons5428
@qooley-somali-pigeons5428 6 жыл бұрын
Wixii abagaal ah like iisaara aryaada...
@queennatasha6224
@queennatasha6224 6 жыл бұрын
juventus boy
@aziiz94
@aziiz94 5 жыл бұрын
Wan ku saaray lkn tuugsiga naga ilaali boqortoyo abgaal cismaan tuugsi laguma yaqaane 😁🇸🇴💙
@haniqurux4644
@haniqurux4644 5 жыл бұрын
@@aziiz94 Wa iga qoslise 😂 Tolka waxas laguma yaqan wa xaqiiiq
@redsandempire7389
@redsandempire7389 6 жыл бұрын
Respect from Hargeisa. Jawi Qurux badan 👍🏽👍🏽👍🏽
@sumayamohamed5540
@sumayamohamed5540 6 жыл бұрын
Cadale❤️❤️💯💯 abgalnimo😙😗
@cfitaaxosmaan2196
@cfitaaxosmaan2196 6 жыл бұрын
Sumaya Mohamed Gabar mxaa cade
@vanamiin2053
@vanamiin2053 6 жыл бұрын
😂😂😂
@vanamiin2053
@vanamiin2053 6 жыл бұрын
Viva cadale
@sumayamohamed5540
@sumayamohamed5540 6 жыл бұрын
Kkkkkk
@sumayamohamed5540
@sumayamohamed5540 6 жыл бұрын
Abdifatax osman yakushegay inaa ahay
@maryamcadey6464
@maryamcadey6464 Жыл бұрын
Kama dalo heestan waligayna ma arag meshan from puntland❤
@ifrahsomali7663
@ifrahsomali7663 6 жыл бұрын
wuu keen codki axmed roobe woooooooooooooooooooooooooooooooow halka ka isi wada xauuso heestan waan maqallakiin qofki qadi jiray ma aqoon waa wangasan tahay heesi hore ine la soo celiyo afka cano macaan laku qabiye alfanaan khadar keeyoooow
@maryanmaxamed8210
@maryanmaxamed8210 6 жыл бұрын
Dhaqanka ku qurxonaa mashaa Allah quruxow nolow jcliya dhaqankena wlh waad kabaxsaty 2018 hesta ugu shidan sida u jisen kaba darn 😍😍😍😍
@tashaibrahim1413
@tashaibrahim1413 6 жыл бұрын
Ar cadale igeya 😫😫😁❤️🔥
@nimcohariiza1776
@nimcohariiza1776 6 жыл бұрын
Wwww Khadar ibrahim keyow Libaxa xamar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@alinaasir1
@alinaasir1 6 жыл бұрын
Wowo Mashalalh this is the best wadani 🇸🇴 song. Cadale is beautiful town Mashallah viva Cadale!
@multiculturalcuisine3324
@multiculturalcuisine3324 6 жыл бұрын
Waw romantik man, cod macan plus our beautiful dhaqan 😍😍😍 this is the best video . Keep on moving Salman khanka somalia🤗👏👏
@ckinahaashi8066
@ckinahaashi8066 6 жыл бұрын
Nice song Keeyow Tnx by Aflaanta Studio
@hackerboy4498
@hackerboy4498 5 жыл бұрын
Abgaal cismaan boqortooyo waa idin salaame ilma adeerayaal❤️
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 6 жыл бұрын
Reer #Cadale one 💕 my #Dariskeyga xalaasha ah ,👏👉giv me like guys, 👉👍
@ifrahsomali7663
@ifrahsomali7663 6 жыл бұрын
woooooooooooooooooooooooooooooow khadr keeyow cod iyo istile alla isku dar iyo fuur furan waa fanaan booxo dayax ka daran quruxu iyo cod waa labada fanaan xidigaha muqadisho alla no xafiido aamiin
@sheruahmed1300
@sheruahmed1300 6 жыл бұрын
Keeyow waka baxsatay wlhi hore u soco walalky ❤️❤️
@zeinaabdi3884
@zeinaabdi3884 6 жыл бұрын
Guys wallhi this video is so beautiful I can't get over it I couldn't believe it my hometown it's so beautiful just amazing I got no more words 😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zarafarah1650
@zarafarah1650 5 жыл бұрын
inta waa kenya
@zakiyare9044
@zakiyare9044 5 жыл бұрын
Hsa
@user-di8ky8fe1y
@user-di8ky8fe1y 6 жыл бұрын
waa.walaalkiina oromada ah anigu waan jehlahay heesaha soomaaliyada ,balse wahaan ka sii jehlahay Like tiina ii saara walalayaal lol
@suadabdalla9863
@suadabdalla9863 6 жыл бұрын
wow! wow!!!! wlhi muqaalka ugu quruxda badna abid an arko fanan somaliyed kenyow hore u soco gull iyo gobanimo 👌👌👌👌💙💚💙💚💜💛💜
@salaaxudiin7054
@salaaxudiin7054 6 жыл бұрын
Keeyow Xidigahaad Mareesa Wlhi Cid Ku Gaari Karta Malaha 😍👌
@blazinboss1
@blazinboss1 6 жыл бұрын
Carab iyo dhamxanaga iyo ciridki iyo ilkaha caanaha ey ku nuugtay ba weli kasoo cartamayeee #nice fanan #big man 😍
@iqrasaleh3987
@iqrasaleh3987 6 жыл бұрын
The best video in 2018 wlh intaa kale been waye. Wlh so so beautiful 😍 my country
@hassanali3502
@hassanali3502 6 жыл бұрын
Wow one of the best song of khadarkeyow hore u soco Eeboow Waxan ku jeclahay ba heesahaga waa heesihi hore Good job bro
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 6 жыл бұрын
masha Allah Degaankeygi wacna qurux wlhi Eedo mcan so nice clip Dhaqankena wa inan ku Faanna Nolow❤😘😘 Khadar Abdulahi Ibrahim Shikh omar🌹
@Xasilooni
@Xasilooni 6 жыл бұрын
Gebdhaha boqortooyada abgaal😍😍
@aziiz94
@aziiz94 5 жыл бұрын
Igu inkaar mido boqortoyada kamid ah 🔥😁
@mohamedhappy681
@mohamedhappy681 6 жыл бұрын
Cadale waa mid kamida xeebaha ugu quruxda bdn dalkeena waana dhul dalxiiska ku wacan keeyow heesta bartii laga rabay ayaa dhigtay HIT ❤🔥
@fatimailmi9641
@fatimailmi9641 6 жыл бұрын
Cadale waa inaan tagana wlhi wan jclhy reer cadale soo dhaweynta iyo like waa xagiina
@Mr_Kabiin
@Mr_Kabiin 6 жыл бұрын
Best hees iyo muuqaal aan inaba caadi ahayn Aflaanta Studio Waan ku ogaa muuqaal laga fikiray Oo eeg mada ku wacan
@cabdicasiis5471
@cabdicasiis5471 6 жыл бұрын
Haaaah armain arag waan ku heesta Umadyahay haygu fiirsane like iigu kaalmeya waan idin baryaahe
@princesshoodo105
@princesshoodo105 4 жыл бұрын
Bal eega quruxda dhulkeena iyo hablaha iyo Xoolaha wow Masha Allaah from somaliland ❤❤❤❤❤❤I love you Somali 🇸🇴
@amuunidholeey5504
@amuunidholeey5504 6 жыл бұрын
Waaaaw maasha allaaaah my wllky qadar ibraahim qadar keeyow allaha yacisag codka allah kudhoro ina aabe walee waaa hesta aaaan jecelnhy waad ogthy ina aaabo rabbi yaxfadag
@amuunidholeey5504
@amuunidholeey5504 5 жыл бұрын
Dhul abgaaal ismaan waaaa kufanaaa sllow garabkayga haiga qaadin khadar keeyow wll igu qaaaali ah
@quenayaanita2507
@quenayaanita2507 6 жыл бұрын
I love his voice well done khadar ✨✨💫
@husseinbadal8771
@husseinbadal8771 6 жыл бұрын
Khadar keeyow fanan Wayne wlhi halkeedii ayaa dhigtay heesta hor usoco
@ikrianahassan8437
@ikrianahassan8437 6 жыл бұрын
Keeyow waa nin rag Dagan qosol badan wajigisa farxada kamuqato stylekisa dabecadisa dhaqankisa dintiisa Masha Allah allow isahal amiin amiin😍😘😘
@ikhlasqueen1394
@ikhlasqueen1394 6 жыл бұрын
Ayy cadale iyo warshiekh yaa isu racnaa 💞❤❤khadar wllky hees aan caadi aheyn iyo muqaal shidan wlhi ninkee calaf unoqotaa cuna ay ukarisaa cawa iyo ayaan leh😍💋😊sas wye bro
KHADAR KEEYOW | AHAAW MARWO II AHAAW | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:10
Y3A FILMS
Рет қаралды 4,3 МЛН
KHADAR KEEYOW - CAFIS BAAN KA DOORBIDEY (2017 / 2018)
7:39
ArimaHeena
Рет қаралды 5 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 36 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 16 МЛН
Heestii balan iyo Qadar Keeyow
7:14
Mohamed Wardi
Рет қаралды 376 М.
KHADAR KEYOW DALKEEYGOW OFFICIAL VIDEO 4K 2018 AFLAANTA STUDIO
7:14
Aflaanta Studio
Рет қаралды 339 М.
QAMAR SUUGAANI ADAA DUMAR UGU SITOO NEW VIDEO 2018 HD
6:00
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Indha Deeraleey
9:15
Khadar Keyow - Topic
Рет қаралды 406 М.
KHADAR KEEYOW  HEESTA SANADKA 2022 | CADALEE KU DHALATEE | BEST HIT |
5:10
Goodax Media Production
Рет қаралды 21 М.
OOMAAR 2017 iDHEH OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
5:28
Liibaan Jama
Рет қаралды 6 МЛН
KHADAR KEEYOW | TASHO MAANTABA | OFFICIAL MUSIC VIDEO
7:35
Y3A FILMS
Рет қаралды 7 МЛН
Khadar Keyow heestii Adi maan Adi maan Official Music Video 2019
4:57
MOHAMED ALTA NEW SONG MUNA 2018 OFFICIAL VIDEO DIRECTED AHMED UGAASKA
5:19
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 9 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 280 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,2 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 15 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 379 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,6 МЛН