Kiiska $120,000 ee Soomaalida Minnesota, go'aanka cusub ee Biden ee muhaajiriinta | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 35,131

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qodobada ku jira Qubanaha VOA waxaa ka mid ah; sharaxaad ku saabsan amarka Biden uu soo saaray ee la xiriira muhaajiriinta, kiiska $120,000 ee Minnesota ee dacwadda ku socota 7 Soomaali ah, dowladda Soomaaliya oo isku dayeysa xakameynta baraha bulshada, ballaarinta dekadda Boosaaso oo xal horseeday iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:01 Ciidamada Israel oo ballaariyey duulaanka Gaza
02:53 Sharaxaadda amarka Biden ee muhaajiriinta
08:08 DF oo isku dayeysa xakameynta wararka beenta ah
15:37 Kiiska $120,000 ee Soomaalida Minnesota
21:02 Ballaarinta dekadda Boosaaso oo xal horseeday
24:27 Gadhaha cayaara kubadda kolayga ee Hargeysa
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 31
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 14 күн бұрын
PUNTLAND horumar weyn oo lataabankaro baan ooga jeedaa ee wixii wanaagsan aan ooga dayano.
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 14 күн бұрын
👋 Weriye Max,d Bashiir C/Raxmaan.
@Abdisalahdaar
@Abdisalahdaar 14 күн бұрын
56 gu baan jira cabdi baa la i dhaha waana ku jeclahay falastiin aan ku guursado
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 14 күн бұрын
👋 Weriye Iimaan.
@osmanossoble6190
@osmanossoble6190 14 күн бұрын
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 14 күн бұрын
Asc. Ma'wuxuuyiri mujaahidiin?
@haange
@haange 14 күн бұрын
Dowlada iyadaaba qabiil iyo kicin shacabka kusoo fuushay dowladnikada dhinaca kale laaluush ba u dheer
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 14 күн бұрын
Hartigu waa dad sharaf leh oo dantooda yaqaana.
@mohamedabdullahi6556
@mohamedabdullahi6556 14 күн бұрын
Somalida dhaqan ahaan way burburtay Social Media waa inoo ka daray waxaynu nahay dadka khasaare un kafaiiday waa in dadka fafinaya xumanta gacan bira lagu qabta dowlada inta xirtay way kumahadsantahay kuwa kalena haku soodarto ee xumaanta faafinaya
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 13 күн бұрын
Dowlad kama jirto somaliya kuligod wa.wada.tuugo.musuqmasuq badan dadka.laxiryo freedom speech ayey amisan yihin xasan lagama yelayo dictator nimo dadka wa in xoriyadoda loso Celiya wanku canbareneyna
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 14 күн бұрын
👋 Weriye Shirwac.
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 14 күн бұрын
Viva Falastin
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 14 күн бұрын
Waxolihii kategijiray SSC iyo ogadeniya kanadhofijiray berbera! puntland badhaxashay
@MahadSaciid-wz5ob
@MahadSaciid-wz5ob 14 күн бұрын
Man xamarTamashleeyo intaan Mazda laimaado man miiroga cuno laimaqaarsaaro Habargidir buraanka qabanaya Filing for fiuger
@Abdinoor51
@Abdinoor51 14 күн бұрын
Macbuudow jabi yuhuudda arxanka daran
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 14 күн бұрын
Kubad iyo bada maxaa isku keenay kkkkkkkkk
@mohamudali1956
@mohamudali1956 14 күн бұрын
Wasiir dadka hadeer siyaasiinta sheegta ee iyagu iscimaamaday Miyaa dadka indho u ah
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 14 күн бұрын
💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣VIOE VIOE FAQASH TO BEEENAAALE BEEENAAALE BEENTA NAYADAAA ZXB WAAR QOXOOTI DABO DHILIF YAAAL
@user-mv2mf5mh7d
@user-mv2mf5mh7d 11 күн бұрын
waa bulaho xanuunsan mentally sick 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@guleedhajjiabdiahmed8597
@guleedhajjiabdiahmed8597 14 күн бұрын
Waanku tageraa faalastiin
@IbrahimMohamud-sb7lr
@IbrahimMohamud-sb7lr 13 күн бұрын
😂
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 14 күн бұрын
Warmaxadadka lowalaya maxayuyaqanin balarin gormelabalariyay marakib intanle egiwakusoxiranjiren waligode
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 14 күн бұрын
Aqonsigii oo sii socdey ila itobiyo miya garey ciyaraha wa yaab bal mey iska xadiriyan muqdisho si aqonsi sax ah lo siiyo oo hawo been aheyn wayo 33 aya la maraya kama dalan
@haydar378
@haydar378 14 күн бұрын
American prison not easy
@nasriina6617
@nasriina6617 14 күн бұрын
Abaayo qabyaalada nagadaa qof yaqaan arimta
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 14 күн бұрын
VIOE VIOE VIOE FAQASH TO QOXOOTI DABO DHILIF YAAAL QOXOOTI DABO DHILIF YAAAL WARIYE DABO DHILIF GAAAL BEEENAAALE BEEENAAALE🗣🗣🗣🗣🗣🗣🦍🦍🦍🦍🦍🦍 YAAAL
@AbuukarMohamud
@AbuukarMohamud 14 күн бұрын
Nacaa idin dhashay maleyshiyadka xamas maxay yahuda niidha wasa mujahidinta xamas afkina maba karo miya dhaba dhilif yaal aya tihin leef leefa yahuda
@bashirabdi3030
@bashirabdi3030 14 күн бұрын
Somaliland waa qol iyo barsadh aanu ka maarmmin aqalka
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 14 күн бұрын
VIOE VIOE VIOE VIOE VIOE FAQASH TO QOXOOTI DABO DHILIF YAAAL WARIYE DABO DHILIF GAAAL WARIYE DABO DHILIF GAAAL BEEENAAALE BEEENAAALE YAAAL 😂😂😂😂😂 😂😂😂VIOE 🦍🦍🦍🦍🦍🐏🐏🐏🐏🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣🗣
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 14 күн бұрын
Xolaha buntuland mamul maxaka galey talow ma in lagu faana deked ganacsato isu tegey leyihiin iyo xoolaha dadka leh nin caadi ah oo dalal ah jidka oga hor yimado ka gato xolaha markabka oo ganacsato so ijarten ganacsatadii oo muqdisho tagen ka so qaten ogolasho maxa ka galey mamul markey intas so dhamato dhaho ken canshurtii buntuland baddeda talow ganacsatada ma laha miya badda ilen wa somali in badda laga canshuro meshii aheyd in shaqadas qabto mamulka markabka so gado xolaha xananeyo dhofiyo mamulka illen awoddas ma laha ben ben iyo faan cidla wey yaqaniin shacabka lo shego wax ban idiin qabaney
@OnlyGodcanJudgeme1-dc3rz
@OnlyGodcanJudgeme1-dc3rz 14 күн бұрын
Waanaceebeeyen gaalbaa sadaqo kuugudhibaya masaakin markaasaad jeebabka kabuuxsaneysaan
Is it Cake or Fake ? 🍰
00:53
A4
Рет қаралды 19 МЛН
How to bring sweets anywhere 😋🍰🍫
00:32
TooTool
Рет қаралды 53 МЛН
4 xanuun oo ay dawo u tahay Aayatul Kursi "Sh Xasan Jaamici"
55:00
Xogmaal Media
Рет қаралды 484 М.
Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho & Gungaarka Maanta.
28:12
Somali National Television
Рет қаралды 138 М.
Никто не сможет поймать...
0:42
AnimalisTop
Рет қаралды 15 МЛН
СО СТОРОНЫ (смешное видео, приколы, юмор, поржать)
0:59
Натурал Альбертович
Рет қаралды 3,1 МЛН
Неприятная Встреча На Мосту - Полярная звезда #shorts
0:59
Полярная звезда - Kuzey Yıldızı
Рет қаралды 3 МЛН