King Ck X Cabdikarin Ali Shah - Saaxiib Official Music Video 2021

  Рет қаралды 704,730

King Ck Films & Vlogs

King Ck Films & Vlogs

2 жыл бұрын

Пікірлер: 1 500
@KingCkFilmsVlogs
@KingCkFilmsVlogs 2 жыл бұрын
Hadaad sxb Fiican heesato Ama Sxbtinimada Qiimeesid like saar 100k likes let’s go 🙏❤️
@lakiaxmed6945
@lakiaxmed6945 2 жыл бұрын
Ck wad lagudhisay jaski cabdikarin cali shah jaski majarfadaha 💚🤍❤💯💋
@somalifilms7
@somalifilms7 2 жыл бұрын
❣💯
@deeqomohamuud73
@deeqomohamuud73 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏❤❤
@Designwithyaxye
@Designwithyaxye 2 жыл бұрын
Good ✌✌
@safakayse6774
@safakayse6774 2 жыл бұрын
Qamar suugani ayaa hadhy
@anizamohamed5053
@anizamohamed5053 2 жыл бұрын
Wwww Keep going brother’s
@yhy495
@yhy495 2 жыл бұрын
Is ku wra yaa 🤣
@mohamedshariifmohamed9892
@mohamedshariifmohamed9892 2 жыл бұрын
✊Boqortoyo
@dayibmohamed1288
@dayibmohamed1288 2 жыл бұрын
Comment-gan yaa soo qoray ayada mise asaga😆
@AeyziinAeyziin
@AeyziinAeyziin 2 жыл бұрын
*Dhiblow*
@AeyziinAeyziin
@AeyziinAeyziin 2 жыл бұрын
@@dayibmohamed1288 dhibka daa
@Captanbaaraofficial
@Captanbaaraofficial 2 жыл бұрын
Keep going hormar wacan ck waxan kaa Codsana labo hees oo Noocan iigu sooceli waanii wataa labadiina
@mustafehachi6308
@mustafehachi6308 2 жыл бұрын
Keep going prothers
@mustafehachi6308
@mustafehachi6308 2 жыл бұрын
Çok and ckren ali shah🙌
@sabirmacquul
@sabirmacquul 2 жыл бұрын
Keep up pro abdikariin ali shaah laxan dab ah legndary
@ozzyy__officiall
@ozzyy__officiall 2 жыл бұрын
Midaas aya xaqiiqa ah sxb ka wanagsan on fire 🔥 song 🎶
@abdulqaadiranood3102
@abdulqaadiranood3102 2 жыл бұрын
Isdaji
@riyaan8038
@riyaan8038 2 жыл бұрын
@@abdulqaadiranood3102 🤣🤣🤣🤣
@abdulqaadiranood3102
@abdulqaadiranood3102 2 жыл бұрын
@@riyaan8038 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@khaalidkaamilofficial7166
@khaalidkaamilofficial7166 2 жыл бұрын
WOW LEGEND'S BAA IS HELAY ANOTHER LEVEL 🔥🙏
@aqoonsahmiye6699
@aqoonsahmiye6699 2 жыл бұрын
Hadaad khaalid kaamil kii dhabta ahaa tahy waan kusalaamey🤩
@nimcaandaahir5377
@nimcaandaahir5377 2 жыл бұрын
Meel walba waad taagantahy khalid kamil fakoow.
@nimcoali4487
@nimcoali4487 2 жыл бұрын
Maa feg baa miise waa khalid kamiil kii dhabtaa aha meel walba waan kuu arkeey sida comment yada umaa daa dhaan tolow maa feeg baa😂😍
@maxamedbare7887
@maxamedbare7887 3 ай бұрын
Miss you saaxiib sister ❤
@SoyafilmsStudio
@SoyafilmsStudio 2 жыл бұрын
Woow wlh bro waa wax aad loogu farxo dad badana ma fileen inaad heesaha nucaan ah ku fican tahay kkk but this is a leason kkk keep going wllka
@abdicilmi5696
@abdicilmi5696 2 жыл бұрын
Sxb💖💔 reaction👑👑
@fadumahassan2531
@fadumahassan2531 2 жыл бұрын
Anigu waan haysta saxiibtay allaha ii daayo amin
@zadaamhajji5854
@zadaamhajji5854 2 жыл бұрын
Soya reactionka nagaso bobsii hee sxp
@safakayse6774
@safakayse6774 2 жыл бұрын
Reaction kasoo bixi
@hanadkey7124
@hanadkey7124 2 жыл бұрын
@hassan soya heestaan reactionkeeda noo soo buubsi
@AJFADNA
@AJFADNA 2 жыл бұрын
Saxibad malintaan jaray ✂️ ayaan nolol bila buuq ah helay! ❌No to saxiib 😂😂😂
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 2 жыл бұрын
Hhhhhhh xaad shegtay saxiibtay ma igu bilowde.😁😁😁
@saam6030
@saam6030 2 жыл бұрын
Fadnaay majogtidlee lkn sxp fiican waa jira lkn anba taan naftayda kaga kalsona ayaa qabyaalad darteed iga raacday naagti layla guursaday markan ninki uga tagaybayba shuxshux bilawday
@Maasal123
@Maasal123 2 жыл бұрын
Wll wu jira zxp wanagzan zas ayaN aminzana anigupa lakiN waN HellaY zxp wanagzan wada walpO zaxaN igu Haga taloyiN ficana iziiya markaad HezhO zxip fican adNa aad u NoqotO wll piLa turxaNa waxad ka Helayza garap ku dhelitira dHantalka adunyada
@nimcoabdi3718
@nimcoabdi3718 2 жыл бұрын
Wlhi kugu racssnahsy anigb malintaan sxp nimo isgaa dhafay ayaan noleeydii isbdashay🚫
@arsenalshorts5713
@arsenalshorts5713 2 жыл бұрын
In our genda the situation is different ......
@Kubutaaciofficial
@Kubutaaciofficial 2 жыл бұрын
Heestan qof saxiiptinamada fahmaya qiimaha ay leedahay ayaa garan kagara ck X ckariim tegeero buuxda brothers
@xadaariofficial373
@xadaariofficial373 2 жыл бұрын
aan ku salino xabiibkayna muxamed scw🥰
@akrammodelofficial4976
@akrammodelofficial4976 2 жыл бұрын
Waxan isleyahy inad tihiin dad isfahmay two legends keep going Somali music to the world 🙏❣
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 2 жыл бұрын
Wey Ck Haduun Baad LegendkiiH Magalada Xoraystay U tagtay Abdikarim Ali Shah The One and only legend wllhei💯😘Cod,laxan,style iyo dadnimo intaba boqol wllhei💯👌👑
@AhmedKhadarofficial
@AhmedKhadarofficial 2 жыл бұрын
Legend always legend King Ck Somaliland iyo Hargeysaba Saaxiib Wanaagsan Ayay Kuu Yihiin Keep going King Of The Kings CK
@marwaanmaxamed6650
@marwaanmaxamed6650 2 жыл бұрын
Ck wllhi waa ku wadana adiga iyo abaha laxankaa ee abdikarim ali shah marnaba hoos showgiina waa sugayna 🔥💖
@othmett
@othmett 2 жыл бұрын
Team Sharma Boy First One Ayaa nahay ismuujiya 👍🇸🇴✋💯
@AyaanleMoh
@AyaanleMoh 2 жыл бұрын
What a song my brothers 🔥🔥
@cabdicaziizpoqorka9390
@cabdicaziizpoqorka9390 2 жыл бұрын
Laba legend c/kariim cali shaah and king ck
@mohamedhus872
@mohamedhus872 2 жыл бұрын
Hargiesa somaliland waa hoyga soo dhawaynta waana dadka ugu qalbiga fiican
@Sahalofficial2825
@Sahalofficial2825 2 жыл бұрын
cabdikariin cali shaah cod buu ka baa bi'iyey 🥺🥺🥺🔥
@achrafsulaiman8478
@achrafsulaiman8478 2 жыл бұрын
Wll waa heestii ugu fiicneyd aan daawado misana aan dhagaysto sanadkan gabogabada ah ee 2021. Congratulations CK and abdikarim you are now the best
@mohamedabdi2183
@mohamedabdi2183 2 жыл бұрын
Zida uu abdikariin ali shah laxankiisa ugu raaxaysanayo ka helay 👏wow
@genyada5984
@genyada5984 2 жыл бұрын
Inta moodaysay Inay Barnaamij so wadn Like iiisar Two Two legend go forward 💥
@abdirahmanck4real62
@abdirahmanck4real62 2 жыл бұрын
Another level legendary 🙌
@ifraaxifka4174
@ifraaxifka4174 2 жыл бұрын
Beautiful song You Rock King 👏Ck
@maxamedcali3509
@maxamedcali3509 2 жыл бұрын
C/kareem cali shaah ninkan codkiisa amazing
@khadrakhadra1479
@khadrakhadra1479 2 жыл бұрын
Laxanka cabdikariin cali shaax wllhy caan buu kaa dhigayaa CK codkiisa waxa soo saaray Laxanka cabdikariin🥰🥰
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 2 жыл бұрын
OMG! Another level waaye walahi alxamdullah waan haysta asxaab qaali isku nahay 10 years friendship 😘😍
@amaalqueen5981
@amaalqueen5981 2 жыл бұрын
Abdikariin Ali mahamoud hussein legend iyo king ck to legend❤
@hasanmataan8073
@hasanmataan8073 2 жыл бұрын
Hargaysa adigoo oo imid oo aanu fankaagu hore marin waa ceeb hargaysa hoyga fanka 💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤💚💚🤍🤍❤👋👋👋👋👑👑👑👑👑haay boqorada geeska
@liveststudio9428
@liveststudio9428 2 жыл бұрын
waalayaabay youtubekii oo socda king ck iyo fanaanimadii oo socota abdikariin cali shaah
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 2 жыл бұрын
Laxanka abdikarin cali zhaah, ayaa zaaray. Waan hubaa 100%✔️✔️
@mohaqoje452
@mohaqoje452 2 жыл бұрын
war hestaoo dhan waxaa sameeyay waa ina ali shaah war laxan baad sheegtaye all dhe nio KING CK KEAP GOING
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 2 жыл бұрын
@@mohaqoje452 ereyada abwaan aya zameyay,
@abdirizackhussein4466
@abdirizackhussein4466 2 жыл бұрын
Woof caleyk hedhe CK heesahan ookale uunbuu ku sobaxayaa wlh♥️✌️
@kayze____cazuuzoficial4780
@kayze____cazuuzoficial4780 2 жыл бұрын
cikaream cali shaah and king ck two legend
@ayaanmahamed5649
@ayaanmahamed5649 2 жыл бұрын
wada dhalasho somaali meel kastoo ay joogaan one love ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 peace and loved from hargeisa
@maanoh_qoslayeh7149
@maanoh_qoslayeh7149 2 жыл бұрын
Two Legends I Can't Wait To See This Song Waala Yaabay💚💭❤️
@cxakiinnaajo3523
@cxakiinnaajo3523 2 жыл бұрын
Sxp nocwalba ugu soo qad fanka adi iyo rer somalilandb leh king ck and c/kariin keep going walaladey
@ifrahawcali6430
@ifrahawcali6430 2 жыл бұрын
Woooow woooow King Ck and Abdikariim waa heees iyo badh"saaxiib" ilaahay hanoo daayo
@abwaanjidhoon7897
@abwaanjidhoon7897 2 жыл бұрын
Si heestan waa lagaa dhisey bro
@ubaxqalbi843
@ubaxqalbi843 2 жыл бұрын
Waxkale hees iyo bardheh two legend keep going from hargeysa cadey
@cadirocmb6259
@cadirocmb6259 2 жыл бұрын
Another level Two legendary King ck Abdikariim Ali shaah Saaxiipo wanaagsan wewe Keep going
@daadaahmed326
@daadaahmed326 2 жыл бұрын
Saxib waxa daremi karo qofki hesto saxib dhaba lkn waligey qof xun waqtiga ilama kulmin alx saxib noloshayda barked eh ban hesta 💪💪💪💪 she's my power
@saadiqmursalsiciidyuusuf8858
@saadiqmursalsiciidyuusuf8858 2 жыл бұрын
King Ck Zxp Rapka maadba naga daysid Heesaha Xikmadaa baad ku cod macaan tehee
@abshiranshax
@abshiranshax 2 жыл бұрын
I can't wait to see this song 🔥 From somalilad ❤🤍💚 To legend come back another song 🔥
@Kubutaaciofficial
@Kubutaaciofficial 2 жыл бұрын
Meeshan qabiil lagama hadlaayo pro is daji
@abdiomar7013
@abdiomar7013 11 ай бұрын
​@@Kubutaaciofficialsomaliland ma qabiil ba kkkkkk
@sacdiyaabdi6840
@sacdiyaabdi6840 2 жыл бұрын
Abdikarin Ali shaah my favourite singer 🎤
@mahadsomali
@mahadsomali 2 жыл бұрын
Ina shaah laxamiistaha ween wu kaadhisay heesta waleeee jagaan ku ahay
@Moryanka01
@Moryanka01 2 жыл бұрын
Hargeisa Tagay Xikmad io Wx shidan Maso qadin Wa Beeen Reer Hargeisa Wa idin wataa ✌️
@unitedcollegehargiesa7798
@unitedcollegehargiesa7798 2 жыл бұрын
Absolutely it is another level. Ck maqaado heeso aan rap ahayn Bay baratee shalay baratee waa lashubi jire nolow bro CK kuna soo dhawaw casimada umada qabiga xab xabka leh.
@zakiabdilahi6772
@zakiabdilahi6772 2 жыл бұрын
Teacher Adnan🤚
@hajjiezmaelhajji1289
@hajjiezmaelhajji1289 2 жыл бұрын
Iminka waxan waxa qorayaa ma privet kacay baana
@upmaboy8746
@upmaboy8746 2 жыл бұрын
Maantoo kalena madaxaa nafuran Laba nin oo legend ah Oo is helay Ck iyo ina cali shaah Labadii fanka looga tagey Waan idin salaamay
@meroslavsheikh8306
@meroslavsheikh8306 2 жыл бұрын
Ck Wlhi Legend Cabdikarin Kariin Cali Shaah Baa Ku Heley Xitaa Iskuma Dhawo Ina Ali Shaah On The Fire🔥
@diyayoyasin407
@diyayoyasin407 2 жыл бұрын
Abdikarem ali shah Aabaha codka 🔥🔥anigu intaadaan ku haystaaa
@foozia426
@foozia426 2 жыл бұрын
Waaaaaaaaaw eesh calaa fanaan cabdikariin cali shaah
@apdixakiimizco9639
@apdixakiimizco9639 2 жыл бұрын
Waaw another level 💯 waxa kale walahi waxa dareemikara oo kaliya qofka haysta zhp waxa walab ku la qabsanaya
@muniirajirdeh766
@muniirajirdeh766 2 жыл бұрын
Wooow Wax kale Apdikariin Ali shaah & king ck 💚⚪♥️✌😎 best song
@hamsexadaari464
@hamsexadaari464 2 жыл бұрын
Wooooow axsan hees keep out mia frnds💗💓💟
@trustdotcom8242
@trustdotcom8242 2 жыл бұрын
King ck sxp hada leeba heshay ninkii mustaqbalka heesahaaga laxanka kuusaarilahaa Keep doing bro
@shukriahmed351
@shukriahmed351 2 жыл бұрын
Abdikarem Ali shah my favorite 🎤
@jimcaaleismaciil8820
@jimcaaleismaciil8820 2 жыл бұрын
M.a zxp isku qaaliya alle ha isku kiin daayo
@farhiiyamahamed6914
@farhiiyamahamed6914 2 жыл бұрын
Benta mahan wlhi ck wlhi daar illahay aya ku jacelhy
@rothabashiir943
@rothabashiir943 2 жыл бұрын
Wlhi rabka kuwanaa kaga cod mcntahay king ck walakyow hesanahano kale soo badi, codkaga wxkale wlhi wanka helay🥰🥰
@sakariamustaphe5577
@sakariamustaphe5577 2 жыл бұрын
Hargeisa inay hooyada fanka tahay malaygu raacay😍😍✔
@monam7931
@monam7931 2 жыл бұрын
Hoygi fnka qofka taga waa iska sidan hanblyo ck horumar WACAN 🙏✅
@suldaanofficial9245
@suldaanofficial9245 2 жыл бұрын
Labo legend cabdikarin ali shah iyo ck keep going
@amuunzakichannel922
@amuunzakichannel922 2 жыл бұрын
Inamadayadiii C/Karin Cali iyo ck💯♥️
@hibomaxamed8775
@hibomaxamed8775 2 жыл бұрын
This why they call hargeisa hoygii fanka 🤗
@abdikadirawil9910
@abdikadirawil9910 2 жыл бұрын
War ck meelaha kale hip hop iyo xaa iskugu dhipeysaY team xikmad aaba ku so baxee lapa kale oo noocan ku so celi proud of YoU bro ❤️😎
@fadumohoreeye1006
@fadumohoreeye1006 2 жыл бұрын
Ywqafxkmn
@hudaahmed8833
@hudaahmed8833 2 жыл бұрын
Another level king ck and cabdikariin calishaah
@amaalolaad6544
@amaalolaad6544 2 жыл бұрын
Havbo inaba cadi maha heesta dhaga hadal badan baa ku jira Habo waxaad tahay wiil aad u qalbi wanaagsan guul sare
@haredoyusuf466
@haredoyusuf466 2 жыл бұрын
Waaaaaaaaaw saxiibka waa liska tuura 2020 2021 saxiiba fican ma jiro naftada saxiib ka dhigo horna uu soco that’s
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 2 жыл бұрын
Ck ku raaxayso Hoyga Nabad iyo Sooryada 🇮🇹
@asadhagiofans2565
@asadhagiofans2565 2 жыл бұрын
Calankaan calan aan aheyn ma weyday🤣🤣sorry eselba copy ayuu ahaaye no xanaaq😅😅😅
@arwoupdilaahi1029
@arwoupdilaahi1029 2 жыл бұрын
Rer hargysa salaama❤
@Naimacayni
@Naimacayni 2 жыл бұрын
Another lavel mucijisooyinka fanka king ck iyo abdikariin ali shaah
@happybintuabdi5661
@happybintuabdi5661 2 жыл бұрын
Hawiye aadbaan u jeclnhy welcome too hargeysa Ck
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
War CK haloo shido Hargeisa waa xamarawi legend ah
@korontofamily1705
@korontofamily1705 2 жыл бұрын
Waxan waxba lagama qaban karo heestan oo kale cadaanku waxay dhahaan anotherlevels ❤️🙏 king ck iyo abdikariin ali legends guulaysta walalahay
@maimounaabdizalam6844
@maimounaabdizalam6844 2 жыл бұрын
Woow amazing voice our legend a.karim😍😋🤍❤💚 King ck waku kaa wan ku wadana bro🙂🤍
@mssbasma993
@mssbasma993 2 жыл бұрын
Cod macanaa ck wax hees udhiibo uunbu ubaahnaaaa viva hoyga fanka hargaysa❤️❤️❤️
@hanafilms1717
@hanafilms1717 2 жыл бұрын
Waaw abdikariin Ali shaah iyo ck two legends
@verified_mali
@verified_mali 2 жыл бұрын
Abdikariim Ali Shaah Legend is always legend 👑
@fatmafjey7331
@fatmafjey7331 2 жыл бұрын
Wow wey iga gadan tahy heestan Asal
@abwaanbarreofficial3472
@abwaanbarreofficial3472 2 жыл бұрын
Anu jeceylka la sheegaba waxaan ka aaminsanahay sxptinimo iyo wlltinimo only waxan aad uqiimeeya sxptinimo iyo wlltinimo ❤️ wax kale macna wayn maba Ila laha ❤️❤️❤️🙏
@aymanali3560
@aymanali3560 2 жыл бұрын
King ck And updykaren aLi shaah two legendary ❤️🖤
@fuaadcabdilahixuseen485
@fuaadcabdilahixuseen485 2 жыл бұрын
Omg this song is fire🔥
@sharmarkejama4086
@sharmarkejama4086 2 жыл бұрын
Abdikarin Ali zhah big legend brothr
@cabdiqadiraadam2123
@cabdiqadiraadam2123 2 жыл бұрын
ViVa CK famaly cabdikiriin cali shaah Wankuwataaa markasta hore usoc daa guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuulllllllllllllllllllllll
@dekaliiza4573
@dekaliiza4573 2 жыл бұрын
Ck codkiisa💯🔥 hargeisa inay hoyga fanka thy yaa diidaayo
@NuSAbdi
@NuSAbdi 2 жыл бұрын
Ck legend bad tahay hadaadba legend ki weyna so qabatay❤❤
@rizaksulub6263
@rizaksulub6263 2 жыл бұрын
Wey wey two legendary apdi karim ali shaah and boqorka reactionka king ck wax kale ck waxabad ku wacan tahay heesaha caadiga ah raabka iskadaa heesaha kale soo qaad
@shukrimuuse537
@shukrimuuse537 2 жыл бұрын
Wow!! Oo hadana wow!! 2 legends ✌️✌️✌️👌👌👌👍👍💪💪💪🎉🎉🎉👋👋👑👑👑💯😍😍💕💕💕💕💯💯💋💖💖🌿🌿✍️✍️💟💟
@munaadan3986
@munaadan3986 2 жыл бұрын
Wwwwwww wlhi waa wax kale I like this song👍👍👍
@mozthaphajr464
@mozthaphajr464 2 жыл бұрын
Cimaaamadan mahaysan karo wlhi ck and abdi kariin ali shaax another level gus❤
@caaishonuur4532
@caaishonuur4532 2 жыл бұрын
ay omg sxb abid kuma waayo 🥰🥰🥰two legends keep going
@Maanow2020
@Maanow2020 2 жыл бұрын
Another LeveL Ck nD iNa ALi sHaaaH🥰❤🙏
@djzafwan4331
@djzafwan4331 2 жыл бұрын
I can't wait this song ❤✌
@harunwajeer162
@harunwajeer162 2 жыл бұрын
Emotional & heart touching song❤️ enjoy the fruit of your success bro# ck family much love from wajeer NFD
@belladiini6712
@belladiini6712 2 жыл бұрын
Waaaaaw waaaaaaw waaaaaw waaaaaw waaaaaw waaaaaw waaaw ck iyo abdikarim Ali shah
@ilwadmahamoud8709
@ilwadmahamoud8709 2 жыл бұрын
Wooow macha allah abdikarim ali shah and legend 💌🤗🌹
@najmonashaadshorts4283
@najmonashaadshorts4283 2 жыл бұрын
Masha allah wallo is helay keeping New channel my fans
@muwahibbashir8076
@muwahibbashir8076 2 жыл бұрын
Nimco happy habaryar qaliya wan ku tagera walahi habo qali
@zuuzan1abdisemadali672
@zuuzan1abdisemadali672 2 жыл бұрын
@@muwahibbashir8076 iyadu maaha wllo
@sunishali2383
@sunishali2383 2 жыл бұрын
Another level war like halaga yaaaba hesta xaqeeda siiya two legrnds keep gonig ❤❤🥰
@mounaabdikadir9755
@mounaabdikadir9755 2 жыл бұрын
waan ku salamay walal macaan from hargeisa
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 2 жыл бұрын
Waaw hees top ah 🔥🔥🎵🎸🎧🎹🎶
@nadranuura2952
@nadranuura2952 2 жыл бұрын
Another level legends ayaa is heley ck and shaah❤❤❤❤❤❤
@MohamethQoslaye
@MohamethQoslaye 2 жыл бұрын
Another level king ck ft Abdikarim Ali shax music on fire🔥🔥
@hndalpha8943
@hndalpha8943 2 жыл бұрын
Wlh plh cimaamadaan ma heysan karo waa kugu tuuray lagend our leader ck ♥️♥️
@gopzanabdilahi4854
@gopzanabdilahi4854 2 жыл бұрын
Walal uu dhib la'aan walidkaa dhaley weeye🥺😔 alleh saxibka wangzn nagama qaado
INDHO ADKAA WUUBA SOO HADLAY REACTION BUUQIISA WATA
9:47
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 32 М.
WALIGEY PENALTY MACUNIN BIILKA DIR FT KING CK REACTION BUUQIISA WATA
10:00
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 150 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 60 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 38 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 18 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 50 МЛН
OOMAAR OO KARBAASHAY REER KIKSA REACTION BUUQIISA WATA
18:02
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 57 М.
ABDIKARIIN Ali Shah &GURIBARWAQO😂::AF MAY MAY 😂😂QOSOLKII ADUNKA
14:17
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 195 М.
NAJMA NASHAAD FT CABDIKARIN CALI SHAAX KING CK REACTION
9:01
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 173 М.
Samiir Zaam  Saaxiibtinima Igu Wayne  OFFICAIL VIDEO MUSIC 2022
4:21
Samiir Zaam
Рет қаралды 5 МЛН
ABDIKARIN ALI SHAAH FT HAMDA BILAN KING CK REACTION
10:34
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 168 М.
Jaylann - LABASS [Official Music Video]
3:29
JAYLANN
Рет қаралды 547 М.
Алтынхуяг🤣 | Копы #кино #сериал #фильм
0:59
KinoPlenka96☝🏻
Рет қаралды 455 М.
M&M IN MY THROAT
0:35
dednahype
Рет қаралды 4,4 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
0:34
Micky Makeover
Рет қаралды 7 МЛН
Каха заблудился в горах
0:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН