Samiir Zaam Saaxiibtinima Igu Wayne OFFICAIL VIDEO MUSIC 2022

  Рет қаралды 5,055,107

Samiir Zaam

Samiir Zaam

2 жыл бұрын

Samiir Zaam Saaxiibtinima Igu Wayne OFFICAIL VIDEO MUSIC 2022
Lyrics Axmed Xaraf
Melody Music Samiir Zaam
Acting
Amran Choco
Yak Share
Abdiqani Zack
Directing Mame Laki
Camera Editing Sir Deeqsi
Producer by Garasho Production
PLEASE DONT REUPLOAD THE VIDEO COPYRIGHT PROTECTED

Пікірлер: 1 100
@samiirzaam
@samiirzaam 2 жыл бұрын
Heestan Waxa Gacan Wayn Ka Geystay Dad Aan Soo Koobi Karayn Waxaan Aad Ugu Mahad Cilinaya Abdi Garasho Sir Deeqsi Amran Choco Yak Share Abdiqani Zack Maame Laki And My Famlly Inta Aan Ka Tagayna HA Iga Raali Noqoto Xagan Kuma soo Koobi Karo
@hpsomaliteam7146
@hpsomaliteam7146 2 жыл бұрын
Meela kala soo xidhiidhno noo sheeg 🤦‍♂️
@nuurnelson7209
@nuurnelson7209 2 жыл бұрын
Waku aa minsana hay wlhi legnd so badi waxyabo badan aan ka arko
@nuurnelson7209
@nuurnelson7209 2 жыл бұрын
inistigaramka aan ka so qabaa taliye
@Garasho
@Garasho 2 жыл бұрын
Sharafweyn bey inoo thy inaan ka qaybqaato
@azhrafajofficial5084
@azhrafajofficial5084 2 жыл бұрын
Guntu wxy doonta ha ka shkeysee Goptu wy Ku wadaTaaa pRo
@samiirzaam
@samiirzaam 2 жыл бұрын
Saxiibtima Igu Wayne Inteen Weedhada Qatay Inteen Wadhi Kaa Ilaashsy Inteen Farxadaada Wabay Waxaase Marka Iseegtay Hubsimo Inaan Waraysto Wehey Talo Waa Aduunyo Anoo Wehelkey Ku Moodey Anoo Ku Walaashanaayay Misna Kuu Wanaajinaayay Inaad Waran II Afaysay Wadkayga Hadaad Qorshaysay Kalsonidan Kugu Wakishay Haday Aanigi Iwaashay Waxaan ku Hadlaa Ma Yaale Daacadnimada Iwiiqday Wacantaan Uso Tabcaayay Inaad Noo Kala Warqaado Damiirku Wuxu Ku Siiyay Walaalka oridiisa Inaad La Wareeg Tidhaa Maxaan Dadnimoy Kuwayay
@barrekhaliil6149
@barrekhaliil6149 2 жыл бұрын
waa sidaa lph
@somalivideo2604
@somalivideo2604 Жыл бұрын
Walahi ani ayahy iguhu dhacadeya qisadan heestan waa dhaba week sxp😢alfanana samiir waan kuwata
@wllmrz1750
@wllmrz1750 Ай бұрын
Legend
@KhadraC.qadir9746
@KhadraC.qadir9746 Жыл бұрын
Saaxiibtayda Qaali ee dugsiga quranka#Xamda xuseen waan kuu xiisay ❤ 😭 Sdoo kale saxiibtayda #Maryama Mohamed Alle haikaa dhaafo Meel kasta iyo markstaba Alle haku ilaaliyo Waxkasta ayaad iitahay Sxbtyda Nolosha iinolow qaali🌼❤❤
@mustafaahmednorali5281
@mustafaahmednorali5281 Жыл бұрын
Kalsonidan kugu wakishay Haday anigii iwashay Waxaan ku hadla mayalee😢😢 Daacadnimada iwiiqday 😢💔
@sumayaanwar2356
@sumayaanwar2356 2 жыл бұрын
😰😰wilkan hesahisa dhan wa daren dhab wlhi marka arko hesahisay wan iska ilmeya wayo waxa moda ino iga hadlayo abowe waxa ka hadashay waa wax jiro codkaga alah ku barakeyo🙏😰😭
@Zaara548
@Zaara548 Жыл бұрын
Aad ban u jecladay heestan anigo waligey ku arkin keep going bruh aad bad u cod macan tahay🥵😍😍😍😍
@maxamadnuurxasan634
@maxamadnuurxasan634 2 жыл бұрын
Tan ilaa manlintuu fanka kuso biray zamiir zaam waan la socday heesihiisu si gooniya ayay ii taabtaan brother 1M iyo wax ka badan ayaad u qalantaa runtii♥️🙏
@yurubmaxamed4288
@yurubmaxamed4288 2 ай бұрын
Fjhuiokkjighytfsa😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤
@camaarfilmsandvlogs7057
@camaarfilmsandvlogs7057 2 жыл бұрын
Hees darenkeda wadata muqalka Kasii daran Legend Always Legend Bro Keep Going Gar Iyo Gardaraba wan Kuwataa🥰🥺
@xawamaxamed2842
@xawamaxamed2842 8 ай бұрын
Asc joked ❤❤❤❤❤😂😂😢😢😅😅❤❤wwkkm❤😊
@nimcoasad819
@nimcoasad819 2 ай бұрын
​@@xawamaxamed2842indwxtkno😢❤😅😮
@dayesomaliyoutube7108
@dayesomaliyoutube7108 Жыл бұрын
1M Kaliya Mahe 10M Ayay U qalanta ❤🙏
@mustafakosovo5936
@mustafakosovo5936 2 жыл бұрын
Xaqiiqdii Halgamaaa Samiir Zaam waa Fankii Codkii iyo Jiliinkii oo qofa
@Hon.Munasar
@Hon.Munasar 2 жыл бұрын
Masha Allah Heesaha Dareenka Taabanaya Wax keeni karaba Adaa jira Abwaane+Fanaankeena Horay Usoco oo Noosoo Badi🎉👏
@abdulfatahsuiemaan3899
@abdulfatahsuiemaan3899 2 жыл бұрын
HAA Wllhy Waxa uu usku darsaday Abwaan,Laxamiiste,Fanaan,Music-Yahan iyo Jilaa Waxaanu u qalmaa in lagu amaano. Balse waxaynu ka dhalanay dad somaliyaa oo Aan soo gacanta qabanayn Qofka hibada leh,Ee ay taageeraan qof aan waxba meesha ku haynin.
@abdikarimabdirishiid1814
@abdikarimabdirishiid1814 Жыл бұрын
Sabatinimowangas
@user-fm7wn4zs2p
@user-fm7wn4zs2p 7 ай бұрын
@mahadnuur2849
@mahadnuur2849 2 жыл бұрын
wlahi heesta xaqiiqda ka hadshay🥺🔥😭💯 al fanan samiir saam xaqiiiqda ayaad ka hadhshaa 🥺💯
@dayesomaliyoutube7108
@dayesomaliyoutube7108 2 жыл бұрын
Saxibtinima igu wayne | Al Fanan Samiir Zaaam | Heerka iyo heer sare inshaa allah
@sumayoaxmed508
@sumayoaxmed508 2 жыл бұрын
Axsan hees wlhi qalbiga tabanaysaa 🥺😥
@halabuurc.raxman7485
@halabuurc.raxman7485 2 жыл бұрын
Tani hees wey dhaaftay Abwaanku wuu dareen qoray ereyada Fanaankuna wuu laxam saaray heesta waanu ku luuqeeyay cod cudoon Musiga kaba sii darran Muuqaal isma lagama indho qarsan karo wuxuba waa boqolkiiba boqol 💯Aad baad u mahadsantihiin in ka qayb qaadatayba soo bixista heesta 🥰
@nasiibabuukar
@nasiibabuukar Жыл бұрын
Lpx nin tagay Aya tahy hory usoco bro🤗
@akaashali9542
@akaashali9542 2 жыл бұрын
kalsoonida kugu waakishay hade ani i waashay waxa ku hadlo ma yaale dacadnimada i wiiqday🥲 saxiibtinimadu wa wax qurux badan wax waliba qurux badan wey ku dilaan sida darted cidna dhabarkaga haku tiirin si aadan u jabin🥺
@abdirisaqcaano6233
@abdirisaqcaano6233 2 жыл бұрын
Zamirow laxanka heskan iyo tii dayaxba cimmadoda mahesto jini makusoshegy 🤗🙏🙏
@IstaahilAbdirahman-nl5ew
@IstaahilAbdirahman-nl5ew Жыл бұрын
Waxaan haysta saxbta aduuka ugu qalisn waa aniga wlahayda waa aniga dhigayyga waa wll aan walaid Dhalin ilahayw idaaa🤴🥰
@mushtiimohaz2610
@mushtiimohaz2610 Жыл бұрын
Majiro Hal fanan oo si walalnimo Ah iigu soo qaado hees 🥺🥺
@haliahmed4992
@haliahmed4992 Жыл бұрын
🥰👌🥺🥺💯💯🙏👊😢
@canshuur1411
@canshuur1411 2 жыл бұрын
Omg amazing video and realy live sound Samir Zaam king 🚨🥀✨✨
@mahatboy7047
@mahatboy7047 Жыл бұрын
Qisadan magac uu bixiya 💔🤕 Waxan isbarane malin ramadan ah waxan iskugu dhawane sida labo qof oo is qabta waxan noqone dad is jecel sidan uu wada socode 💔waxa dhacde in iyada telephone ka ka halabo wllhi waan wada qeybsane telephone la aan taa balse sida wax walbo uu sama malin malmaha ka mid ah aye wax aya igu noqote caqabt oo wey is badashe 😭 wllhi waan ka xumade lkn aniga waan jecla 💔oo nafta dafsanaye😶dad hadalkoda aya dhagesati 😔waxa aya dhade nolosheyda ee daaf☹️lkn aniga waan ka xumade oo xanuunsade 🤕iyada aya noqote qof jecelka ii bara hadane waxa aya noqote qof ani qalbi jabka ii bare 🥺wllhi waan jecla oo nafteyda waan ka jecla 💔waxan ka diyariye maanso oo kahadleso nabsiga 😭Qisade nabsiga 💔🤕 wllhi waan jecla oo nafteyda waan ka jecla 💔waxan ka diyariye maanso oo kahadleso nabsiga 😭waxa aya ogan donta malin aan manta ahayen 💔wax walbo manta wey damaden 🥲 Nafsad yahey qof hataben oo noloshesa ka sare malin uun wey noqondoonta aya qaladkeda garato kasaar naftada dadka aan ku ogen jecelkaga oo nolow kaliga noqo naf melgartaa noloshana ku ma xumeyso nabara qalbiga iska tirtir oo naftada ka mel mari dadka ku ogen naftoda 💔🤕
@jacaylisiiaankusiiyee7474
@jacaylisiiaankusiiyee7474 2 жыл бұрын
Samir Zaam 🔥 fananka kaliya ee uu fanku ubahaanyahay
@mustafakosovo5936
@mustafakosovo5936 2 жыл бұрын
Hubaaal Samiir Zaam Waa Halyeey Qaran❤️🙏
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 2 жыл бұрын
There's nothing called friendship coz everybody is going to stay with you for a reason and for a season believe me. Forward ever bro samiir zaam Held your head high🥺
@SalmaSalma-xt8pm
@SalmaSalma-xt8pm 2 жыл бұрын
It's true by the way
@mohaasbulle6185
@mohaasbulle6185 Жыл бұрын
Well said
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 Жыл бұрын
Thanks Brozkii 🙏🏻👍🏻.
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 Жыл бұрын
Thank you sister 👍🏻🙏🏻
@happyinthehome6980
@happyinthehome6980 Жыл бұрын
Bro I swear my allah you said runta🥲
@maxamettjr3288
@maxamettjr3288 2 жыл бұрын
Rain+alone+ room+Music = Masterfull🎧❤️🥺
@dillawacan1398
@dillawacan1398 Жыл бұрын
Yyy
@asmajamasax8436
@asmajamasax8436 Жыл бұрын
Maash Allah
@jamaalcabdilaahi7526
@jamaalcabdilaahi7526 Жыл бұрын
Zxb samiir waxaan rabay inaan kuu dhiibay heee ee xgee kugu soodirA
@kamal-hassan
@kamal-hassan Жыл бұрын
Ooh same dookh
@Simaan44
@Simaan44 Жыл бұрын
Bbbbbbbbbbbb
@amiinmaxamuud7367
@amiinmaxamuud7367 2 жыл бұрын
zamiir zaam ad ad ban ku tageera keep go ❤❤❤❤❤❤❤ wanaan ku tageridona madaxweyneh❤❤🎉🎉
@DailyNetwork9
@DailyNetwork9 2 жыл бұрын
Wllhi hestan Inaan Dawdo Aad Ban Uga Xomaday wayo Xanun An Mar Hore ilaby bey iSo xasusisay 😕 Saxabtinimo wax la yidhah majiro wllhi
@nasranour8776
@nasranour8776 2 жыл бұрын
𝐀𝐱 𝐰𝐥𝐥 𝐚𝐧𝐛𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐚 𝐥𝐚𝐤𝐢𝐢𝐧 𝐚𝐧𝐢 𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐳𝐱𝐩 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐥𝐞𝐲𝐚𝐡𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐥𝐢𝐩𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐯𝐢𝐜𝐚𝐧 𝐦.𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚𝐥𝐞💯🤍😚
@wariyejaceylow4273
@wariyejaceylow4273 2 жыл бұрын
Walaahi aniga waxaa soo xasuusanaa gabar si dhab ah ujeclaa oo si xun iigashay hadana wiil aan saaxiibo walaal abti ka dhigtay aniga idhaawacay oo idhameystiray markaan heestaan maqlo saaxiibkee oo si xun ii galay soo xasuusanaa 😭😭😭😭😭😭😭
@shaaficinasta737
@shaaficinasta737 Жыл бұрын
Alaxmdu anigu waxan qaba ewad hal saxib wakii dug siga ilahada waxan nhy saxb iaku dhaarto ✋👈
@hindaothman7758
@hindaothman7758 2 жыл бұрын
Heesaha samiir zaam waa emotional damage 💔 😢 weyna itaabtan badankod 🥺👍👍
@najmahasan5907
@najmahasan5907 Жыл бұрын
😔😪😭
@user-dn8tw1ko5p
@user-dn8tw1ko5p 4 ай бұрын
ok❤
@user-dn8tw1ko5p
@user-dn8tw1ko5p 4 ай бұрын
ok😢
@Apdallehazard
@Apdallehazard 2 жыл бұрын
Singer+melodist+musician+song writer=pure talent zamir zaam keep up brozki ❣️🥰
@king_keynaan8415
@king_keynaan8415 2 жыл бұрын
no musick Quran Alone ka ku fcn ❤️
@anascali3591
@anascali3591 2 жыл бұрын
Cxb
@seynabaxmedcali1559
@seynabaxmedcali1559 2 жыл бұрын
Saxib
@amyadams9557
@amyadams9557 Жыл бұрын
💯 I agree with you
@samafalemustafaxmad7822
@samafalemustafaxmad7822 Жыл бұрын
Hi
@kokeee_athe2907
@kokeee_athe2907 2 жыл бұрын
pure talent samiir zaam 🤕❤️
@somalimusic2world310
@somalimusic2world310 2 жыл бұрын
Hees dareen dhaba wadato🔥🔥😢😢 qofkii kusoo dhacday lee dahmi karo wllhi
@xaawomaxamuudaadan2113
@xaawomaxamuudaadan2113 2 жыл бұрын
😭xanuunada qaar lama wada fahmo laakiin waxaa fahmaayo🥺 qufkii soomaro😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@himiloproduction6046
@himiloproduction6046 2 жыл бұрын
Very talented wlhi caadi maaha hore usoco mustaqbal faneed ifaya baa leedahay. Keep up the work❤🙏.
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko Ай бұрын
Who is 2024😢
@bigfansharma1
@bigfansharma1 12 күн бұрын
@@JaamacSheeko waaxay ooyintu markaa meshu hees calaacal maahe😀
@aqanimaxamedofficial1308
@aqanimaxamedofficial1308 Жыл бұрын
Congratulations FOR 1M VIEUS THIS SONG SAXIBTINIMO 🥺🙌🥳🥳
@hassanjr3538
@hassanjr3538 11 ай бұрын
Best music best song best cod ❣️
@badarali4325
@badarali4325 11 ай бұрын
Na maxadacay
@farxiyocabdi1374
@farxiyocabdi1374 10 ай бұрын
ICUWEYNNE
@Rayan4-
@Rayan4- 10 ай бұрын
Asc
@rudwanforex7780
@rudwanforex7780 2 жыл бұрын
Ma jirto wax saaxibtinimo la yidhaa,Qof walba dan ayuu kaa leyahay oo iska dhigaya saaxibkaa. Whithout freind,noolow noloshaada Keep it up bro.
@Sihaaam22
@Sihaaam22 2 жыл бұрын
Also Walahi runtaa waye
@nimcoxirsi9351
@nimcoxirsi9351 2 жыл бұрын
Samir zaam qof kuu dhigmaa majiro
@cabdikhadarmaxamedxasan1167
@cabdikhadarmaxamedxasan1167 2 жыл бұрын
Samiir zaam ninka kaliya dhagaysiga heesi hiisa aan ka daalin way i sameyaaan runtii keep going wali yaa is gaadhay🤘
@CabdiraxmaanFaarax-su7xi
@CabdiraxmaanFaarax-su7xi 11 ай бұрын
Zxp wa mid isbadalaya😢😢
@anascescka2773
@anascescka2773 2 жыл бұрын
Hit song wakhtigaaan La JoogO heesta BaRteeeda dhigtay Humaaga Zhpada penta zo BataY 2fv singer zamir keep forward🔥🔥
@indhoswayno6415
@indhoswayno6415 2 жыл бұрын
Tan hees lama oran karoh wlh an other level🥺🥰
@abdifatahdayibdubad9062
@abdifatahdayibdubad9062 2 жыл бұрын
Wʟʟʜɪ ᴛᴀɴ ʜᴇᴇs ᴡᴀᴀ ᴅʜᴀᴀғᴛʏ🥺❤️
@hamdihareed8010
@hamdihareed8010 2 жыл бұрын
Waaaaw Fanan an jeclahy an tagero hesahisa wada darenka leh tan hes weydhaftey 👏👌
@mohamedabdalla8798
@mohamedabdalla8798 10 ай бұрын
Mrsa
@maxamad4789
@maxamad4789 2 жыл бұрын
Emotional song what a look so nice bro keep going blody perfect for sure
@cawilkoyla
@cawilkoyla 2 жыл бұрын
muqalka heestan iyo camera mcnka duubay another leval ninkan ku dhaganow bro zaaam 🎤🎤🎤🙏💥
@amiindaadaofficial1933
@amiindaadaofficial1933 2 жыл бұрын
Legend emotional song xaqiiq i can't explain what i am feeling when i am listening this song your voice is pure
@mohamuudbiid1000
@mohamuudbiid1000 2 жыл бұрын
Wax la mida fanka kuma jiro acuud 🙈❤️🤗Samiir zaam saam Golden Voice box 💖🎤🎬
@ayuup2005
@ayuup2005 2 жыл бұрын
Pure talent hal mid oo codsi ahna waan ku daraa heesta lyricskeda heesta hoosteda nogu so qor waa codsi🙏😢
@abdirahmanibrahim2234
@abdirahmanibrahim2234 2 жыл бұрын
Keep going on zamiir zaam amazing video ✌🙏🙏🙏
@jabshepro
@jabshepro 2 жыл бұрын
Layaab Samiir Zaam 🔥 Saaxibtinimo
@ibrahimboulboul5575
@ibrahimboulboul5575 2 жыл бұрын
Keep going samiir zaam best singer
@zuhuurmohamed3139
@zuhuurmohamed3139 2 жыл бұрын
ᴛᴀɢᴇᴇʀᴏ sᴀᴍɪɪʀ sᴀᴀᴍ 😘😘
@Hariirshow1
@Hariirshow1 Жыл бұрын
The reason why I love this fanan work is he is talented Mansha alalh
@guyolilka5099
@guyolilka5099 2 жыл бұрын
Heestaan waa #KGF OO Hees ah mansha allah keep going
@Xuseenkadawe
@Xuseenkadawe 29 күн бұрын
As🎉
@hanadyare520
@hanadyare520 Жыл бұрын
Wlhi hadaan fanka furihiisa hayo kan fanka waan ka saari lahaa waabuu ooynayaa
@khaliilyare8753
@khaliilyare8753 2 жыл бұрын
Keep going pro zamiir zaam
@Ismail-somali
@Ismail-somali 2 жыл бұрын
Waan ku wataa saaxiib, Heesahaaga wxan soo raadiyaa markaan cidlo dareemo 🤦‍♂😒
@queencaaisha260
@queencaaisha260 Жыл бұрын
😟
@sahan6359
@sahan6359 Жыл бұрын
Intaa kaleetanaa
@Ismail-somali
@Ismail-somali Жыл бұрын
@@sahan6359 Inta kale Danahaygaan ku maqnahay.😀
@xaantuug8946
@xaantuug8946 Жыл бұрын
Qof ilamida ada jiRa zhp😓
@cabdirasaaqsalaxlaawi6665
@cabdirasaaqsalaxlaawi6665 Жыл бұрын
Samiir zaam Nin Talent leh Yaa Ustaad Ku Wataa walahi Legend cod tolmoon Naana Raaciyey Jilitaanka heesta ❤
@AdnanMohamedMuhumed
@AdnanMohamedMuhumed 2 жыл бұрын
Emotional and reality 🥰
@m.sadaam8947
@m.sadaam8947 2 жыл бұрын
Your Melodies is totally Another Level Keep Going Wlll😘
@th0maszhalpy791
@th0maszhalpy791 2 жыл бұрын
Zamiir zaam an other lever 😍 Erayada 💯 Laxanka 💯 Muzic 💯 Acting 💯 Keep going kuli gin Apdi zack ,Yac share , 🥰🥰
@qadanmaxmed3943
@qadanmaxmed3943 2 жыл бұрын
Pure talent Bro zamiir Zaam 👍
@ayaangaraad5743
@ayaangaraad5743 2 жыл бұрын
Am inlove with this song 🎵🥺😭. Saaxibtnimo boos walaalo iigu jiro buu Allah igu arsaqay Alhamdulilaah ❤️.Download ka ufur aboowe
@YusufAli-lx2he
@YusufAli-lx2he Жыл бұрын
Halmaalin ii imaaw waa kucasuume
@nastexabdulahi2645
@nastexabdulahi2645 Жыл бұрын
Keep moving through your path ✨️ sxp Samir
@captainsee780
@captainsee780 2 жыл бұрын
Zᴀᴀᴍ ᴏᴜʀ ʟᴇɢᴇɴᴅ ᴡᴇʟᴄᴏᴍᴇ ʙᴀᴄᴋ 🎤🎧💯
@ahmedabdirisakdahir2055
@ahmedabdirisakdahir2055 Жыл бұрын
Samiir saam axyaa hees big legend 🙌👏❤💙
@apdirizakalihh7615
@apdirizakalihh7615 2 жыл бұрын
Legend keep going 🙌🥺
@brassehibrahim5088
@brassehibrahim5088 2 жыл бұрын
Ce notre fierté de voir des réalisateur digne de légende comme celui quia cliper ce clip
@xasanturki637
@xasanturki637 Жыл бұрын
Asc😄😄😍😍😉😉😉😉👋🙌🙌😂😂😂🤣
@nimcodahir1220
@nimcodahir1220 2 жыл бұрын
Wallhi ane igu socota hestaan allow maxaa I aboray nasiib kumadaan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🌍😭😭😭😭🌍🗿saxbtinimada igu weyne💔🥺 inaa weydhada qaato hubsiimo ina wareesto wahey talo waa aduunyo ano wahel key kumoday ano ku walal sanayay inaad waranbi afeysay kalsonida an kugu wakiishay waxanbku hadlaba mesha yalin maxan ku hadlaa⚰😢💔💔💔💔💔💔💔
@safaahiprahim9694
@safaahiprahim9694 2 жыл бұрын
Saxiib xun iyo mid fiican lawadubo weyjiran mida kugu soo adey ayaa eheed mid xun Oo sxbtinimada waxbo ka AQonin😰Sxbda Qaar sun wye inkasto ani waligey sxb xun arkin iska cafi Abayo😰😩
@ZALIIMZALIIM
@ZALIIMZALIIM 2 жыл бұрын
Mullaxan musicyahan ALFANAAN ZAMIIR ZAAMKA❤️🤴 GUULYSO WLL
@daahirqaalimuxudiin4958
@daahirqaalimuxudiin4958 2 жыл бұрын
Wlh jiliinka iga gadan samiirow Aadna wn kuu taageeraa zhp mcne Horey usii soco lph
@Cabdiqaniali10
@Cabdiqaniali10 2 жыл бұрын
1 MILLION inay vaadhayso into hubta ismuujiyah
@Caaqibtube
@Caaqibtube 2 жыл бұрын
Samiir waa fanaan qaasa👌
@turkishboyhargeizawi5863
@turkishboyhargeizawi5863 2 жыл бұрын
Legend emotional song wlhi bro of mine 😊
@mahamedobziyeh9865
@mahamedobziyeh9865 2 жыл бұрын
zamiir zaam fananka kaliye mar walba xaqiiqaha jira ka heesa tan way hees dhaftay horey u soco legend🙏
@nadiiracqaninadiiracqani6141
@nadiiracqaninadiiracqani6141 2 жыл бұрын
Wa hes samayn igu yelaty runti wllky samir sam horumar wacan ban ku rajaynaya😘😘😘😘🙏
@neiman_offical3186
@neiman_offical3186 2 жыл бұрын
Mucjiisada FaNka Zamiir Yonis AbdulaHi Keep gonig sxp Heer sarE Ku rajnaya IzHa AllaH 🖤
@abdirizakuk812
@abdirizakuk812 Жыл бұрын
WOW I HAVE NOT HEARD OF THIS SINGER BEFORE UNTIL THIS SONG. THE MUSIC + THE VIDEO 👌 WELL MADE!!! KEEP IT UP BRO 💯
@sacdiyomuqtaar-qk6mh
@sacdiyomuqtaar-qk6mh Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-fm7wn4zs2p
@user-fm7wn4zs2p 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤😊 DOG AND YOU FHFGNK THE TO 🥺 SO DEAR FRIEND OF YO AND YOUR THE TO I AM A AND HIS WIFE AND AND TO I YOU THE HJ
@haliimoahmed7476
@haliimoahmed7476 2 жыл бұрын
wawarey inaba cadi maha hore usoco zamir zam dar Allan kujeclhy❤❤
@carafaadcrd5277
@carafaadcrd5277 2 жыл бұрын
Hees tan wax badan Ayan sugayay ♥️♥️♥️♥️♥️♥️✌✌✌✌🥰🥰
@Garasho
@Garasho 2 жыл бұрын
Waa xanuun marki uu saaxibka kuu dhigo dabin aadan ka filanayn lkn sxb xun ayaa buuxo 😭 Jiliinka 100 Camera 100 Fikrada 100 Codka iyo music 100
@SalimKhan-ff3gy
@SalimKhan-ff3gy Жыл бұрын
Saxibtinama iguweyneeee....still listening 🎶🥺♥️
@user-uy6qy7zr6v
@user-uy6qy7zr6v Жыл бұрын
𝐡𝐞𝐞𝐬𝐭𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐲 𝐢𝐢 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚𝐲😭😭😭😍😍
@Farole11
@Farole11 2 жыл бұрын
Ayy hees iyo bar wlh my bro Lgnd samiir bro hormar wcn 🙏🙏🙏
@shukrimaxamed9793
@shukrimaxamed9793 Жыл бұрын
Heestan Inan Dhageyzta waxn Bilaabay Marki Ay I qiyaantay Zxbti Keliya dadko dhan Ugu Jclaa Markii ay Jecelkeyga Nakala Geyzay O ay Igu Sameysay Arimo Yaab leh Darteed aan maanta nolol Mugdi ah Ogu Jira Wlhi Aniguse wn Izka Caviyey Iyado Xumaantas Iga Gashay Ayan Ola Dhaqma Sida Qofka Dadko dhan Iiga Dhow☹️😢
@najaxadem9812
@najaxadem9812 Жыл бұрын
Wx walpa ooy kugu zamaysay hadana wxpa haka sOo qadin😢😭😔💔
@boosniaboss8437
@boosniaboss8437 2 жыл бұрын
Emotional song keep going bro samiir zaam
@hanadali4858
@hanadali4858 7 ай бұрын
❤❤❤ hess aad iyo aad u maacaan
@MunaJaamac-yn5ib
@MunaJaamac-yn5ib Ай бұрын
Saxiibtiinimadu wings naa❤❤
@cadeeybajuneey2286
@cadeeybajuneey2286 2 жыл бұрын
Heas saMeen nafteyda ku yelaTaY 🙇‍♀️Wixii Talo Waa AdunYe Ano whelkeY ku ModaY Ano ku WlshanaYaY misNa ku waNajiNaYe🥵🥺😭💔WLL 💔😭😩😔2021/2022🙅‍♀️🙋‍♂️🙇‍♀️
@zakariaupthirahim4415
@zakariaupthirahim4415 2 жыл бұрын
My favorite singer zam❤️🙏
@djmoneyman
@djmoneyman 2 жыл бұрын
Hees way dhaafty zxp 💯❤️💯🙏 keep up zxp qli
@qoreshiagesey4724
@qoreshiagesey4724 2 жыл бұрын
Legend wllhi tagera buxa ku ahy talent sax ah🥰🥰
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 жыл бұрын
The one and only Lagend Samiir Zaam🔥🔥🔥
@pogbaciise4001
@pogbaciise4001 2 жыл бұрын
What a fanan🔥 heat song waye sxp horay usoco✊🏿✊🏿
@guleidmahamud775
@guleidmahamud775 2 жыл бұрын
level ahan codkaagu Waa Top vedio clip & Saxiptinimada iskukay qaban wayay. horey uga soco ✅
@Sara-ld8be
@Sara-ld8be Жыл бұрын
Saxiibtay Ani mar waa walaashay marna waa sxty♥️♥️♥️ my Beasty friend for ever ♥️♥️
@Somali_vlogs
@Somali_vlogs 2 жыл бұрын
The legend of Somali galbeed Gulayzo zhp Re GoDeygu aaD Bay ku TaGeran ee imo😐😫
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 2 жыл бұрын
Samiir zaam This is fast and furious song You're ultralegend. The history will gonna mention you Keep up brozkii The super talented young man.
@CheerfulAnt-dt3mu
@CheerfulAnt-dt3mu 3 ай бұрын
AFDNLKUJBXC😢😢😢❤
@shukrisharmarke8504
@shukrisharmarke8504 Жыл бұрын
Saaxiib tinimaa igu weyne🥺✨🔐
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 2 жыл бұрын
Samiir Zaaaam wllo keep going wlhi ku tgeerra oh emotional damage 💔 😢
SAMIIR ZAAM || AYAAMAHAN WAADHKA JIIFEY || HEES CUSUB OFFICIAL VIDEO 2022
3:45
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 91 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 33 МЛН
Funny boy - ||Wan kadide shekha|| official music video 2023
4:20
Funny Boy
Рет қаралды 1,3 МЛН
MASLAX MIDEEYE WAAN DABAAL DAGAYAA BEST VIDEO 2020.
6:56
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
KHADAR KEEYOW FT. QAMAR SUUGAANI | SAAXIIB | OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:33
SAMIIR ZAAM - MA INAAN KUU DHINTAAD RABTAA - HEES CUSUB
3:04
Richal Sultan ♪
Рет қаралды 960 М.
Xasanow Macaanow - Tiriig & showgii Nairobi 2024 Official Song
5:07
BISHAAR AGAH MEDIA
Рет қаралды 2,4 МЛН
Samiir Zaam Waan Tagee Hay Tabina Official Video 2022
3:47
Samiir Zaam
Рет қаралды 1,6 МЛН
HARUN LEEWAAYE HEESTII DHUUWOOY 2020
6:17
LEEWAAYE STUDIO
Рет қаралды 7 МЛН
MUNA FAYSAL | JACAYL IGA AWOOD WAYN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:46
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
Sharma Boy - Ahil Yare (Official Audio)
4:32
Sharma Boy
Рет қаралды 4,6 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 231 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 462 М.