Kinsi X Adan Ahun & Cabdilahi Cumar Xarago | Heestii Gacan Gacan*

  Рет қаралды 129,584

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

3 жыл бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 48
@cabdiwaxid_bile14
@cabdiwaxid_bile14 2 жыл бұрын
KINSI caashaqa haduu go, xagay gacalo soo mari laba guur ku kulantiyo 2 laba gaari iskugu wacan Garashooy maxaad noqon 4 GACAN gacan wax siisiyo u gargaaarta yaa heli Horta ya abaal galaaa 4 hadduu jira se yaa gudi 4 Yaa gudi yaa gudi 3 XARAGO Caashaqa hadduu go,o maxaa adiga kaa galay caashaqaaa laba aan is garaniyo 3 laba gooni kala maray 4 u gar qaad adiguna adiguna adiguna adiguna 6 gacan gacan wax siisiyo 4 u gargartaada yaa raba 5 yaa rabaa yaa rabaa horta ya abaal gabay horta yaa abaal gabay 4 hadduu jire se yaa gaday hadduu jire se yaa gaday yaa yaaa gabay yaa yaaa gabay
@khadarhurre4271
@khadarhurre4271 Жыл бұрын
Ĺllĺl00lll0lĺĺĺl0lĺĺlĺĺĺĺĺ
@Alphamike09
@Alphamike09 11 ай бұрын
Waxay dadkeena ku beeraysaa xasuus hore waayo waxaan qabaa nabadgalyo in ay wakhtigaasi haysteen umadeeno balse aan hore loo heli Karin wanaagii wakhtigaasi jirey
@mohamedkeydsanehussein8428
@mohamedkeydsanehussein8428 2 жыл бұрын
Waaw Ereyddi QaaQaa laxanka jiim sheeq muumin
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Keydsane Waa Ku Salaamay....I garo...thanks.
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 Жыл бұрын
Ax Yaa Kinsi Another Level hadaad maqli jirtaY heeskan weeYe. Bal dhegta Yar raaraci siduu Music-geeda udhacaaYo loona tumaaYo🙆 Ax Yaa Macalin JIIMI
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Adeer hal qof muusigan ma garacaato 6-15 qof baa tumaya
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 Жыл бұрын
@@caweyskadalmar waa runtaa sxb lkn markii horeba maan odhan qof iyo labatoona ee laxanka cajiibka ah ayuunbaan idhi waa Macalin JIIMI 🙋
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 6 ай бұрын
Waaw waa hees macaaan ilaaaahow unaxariiso kinsiiii iyo xarago
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 ай бұрын
Aamin
@dayaxari322
@dayaxari322 3 жыл бұрын
Waaw gacan gacan wax siisiyo
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 Жыл бұрын
😔 Horta Yaa abaal gala 😔 Horta Yaa abaal gala 😔 Haduu jiro se Yaa gudi 😔 Haduu jiro se Yaa gudi
@khadarawcali6683
@khadarawcali6683 3 жыл бұрын
Kinsi iyo xarago heestii gacan gacan hees aan aad u dhagaysto caweyska dalmar wll halka qaraamiga nooga si waa aad
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Waa tahay walaal
@AmienzoLa
@AmienzoLa 3 жыл бұрын
@@caweyskadalmar 0pl
@axmeddaauud9231
@axmeddaauud9231 2 жыл бұрын
xasuus Alloow labadeena fanaanba unaxariiso Aamiin aamiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@adnankafi4035
@adnankafi4035 3 жыл бұрын
Hees 20.12.2020 xusus 2.10 duhurnimo
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
*Cawayska Dalmar mahadsaniT Huno*
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Adiga muddan
@aminaserar9449
@aminaserar9449 3 жыл бұрын
Thanks Cawska keep the Love alive by choosing SOMALI ventage Love SONGS. THANKS AGAIN
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
You welcome sister
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Fanku waa heybad Codkana waa Abuur Alle ,Allah Yaa-Raxma Marxuumad Kinsi X.Aden...Sc.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Cisag cisag dalmar waan ku taageeraa masuul
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Mahadsanid Walaal
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
@@caweyskadalmar ina adeer waxaad raadisaa haboon cabdulaahi iyo asli ayaa wada qaada magaca heesku waa laba qeyd
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Waa tahay Walaal.
@GorGor2023
@GorGor2023 10 ай бұрын
Hees way dhaafta 🫡
@OmarismaelMohamed
@OmarismaelMohamed 3 ай бұрын
❤ sodmacan
@daadyare2181
@daadyare2181 Жыл бұрын
ilhay hwnaxaristo kinsi xaji adan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@OmarismaelMohamed
@OmarismaelMohamed 3 ай бұрын
Axyasod
@qooqane65
@qooqane65 23 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ RIP
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 Жыл бұрын
Caawa oo ah hapeen jimce ah taariikhduna tahay 4-MAY-2023 Ayaan dhagaysanayaa codkan aadka u macan ee AUN kinzi xaaji aadan. Xasuus hore ayan galay wlhi inti iga dambaysa like igu casuun
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@kaisemohamedadem5286
@kaisemohamedadem5286 Жыл бұрын
Adeer waa kaa khaldantay ee Eraydii Axmed Saleebaan Bide , Laxankuna waa Jiim Sheekh Muumin macalinka wayn
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Adeer khaldan. Waxba kuma qorin.
@apdirizaktacapir4547
@apdirizaktacapir4547 9 ай бұрын
Waa Sax Erayada waxa Alifay Ahmed Saleeban Bidde laxankana Waa Jiim Sheekh Muumin
@abdirahmanofficial6923
@abdirahmanofficial6923 2 ай бұрын
Malaha axmed Waxaa leh Cabdi maxed Qaanqaan, waxay ku Jirtay Riwaayadii "Gar Jacayl Halla Qaado"
@OmarismaelMohamed
@OmarismaelMohamed 3 ай бұрын
@abdaletajir2583
@abdaletajir2583 3 жыл бұрын
Xasuus
@CabdiwahaabXassanCeli
@CabdiwahaabXassanCeli 3 ай бұрын
Qaaqaan adeer malaha haku qarwin qaan qaan Hal hees buu u sameeyay kinsi caashaqa ma Baran wali kaliya ayuu leeyahay tana abwaan axmed saleenan bide ayaa Leh laxanka jiim sh muuumin codka kinsi qaali alaaya raxma Iska hubi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
Aamin
@siciidcaydaruusmaygaag5521
@siciidcaydaruusmaygaag5521 8 ай бұрын
kooxdii ONKOD WAXAY MUSIGEY TUMI JIREEN WUXUU AHAA MID AAN KOOXAHA KALE AANAY SIDOODA UTUMI KARIN WAXA kooxda kamid ahaa AHU kinzi xarago sahra ziyad iwm kooxda dhanka kaabnka ama guitar waxa kamid ahaa AHU JIM SHEEKH MUUMIN IWM
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
#AHN Kinsi Caashaqaa Haduu go'o Xagay gacalo soo mari Laba guur ku kulantiyo Laba gaar isugu wacan Garashooy maxaad noqon Gacan gacan wax siisiyo U gargaarta yaa heli Horta yaa abaal gala? Haduuse Jirose yaa guday #AHN Xarago Caashaqa haduu go'o Maxaa adiga kaa galay Laba aan is garan iyo Laba gooni kala maray Ma u gar qaadi adiguna Gacan gacan wax siisiyo U gar gaarta yaa raba? Horta yaa abaal gabay? Haduu jiro se yaa guday? #AHN Kinsi Caashaqa haduu go'o Hadaan gogosha Loo dhigin Goraygii iLmaha siday IYO gabantii uu dhalay Midba gees xidhanaa Gacan gacan wax siisiyo U gar gaarta yaa heli? Horta yaa abaal gala? Haduu se Jiro yaa gudi? #AHN Xarago Caashaqa hadaad garan Rag maxaan ka guri aaa Ninka haatan guursaday IYO kuwa u guulani Ma u garqaadi adiguna? Gacan gacan wax siisiyo U gar gaarta yaa raba? Horta Yaa abaal gabay? Haduu jiro se yaa guday? *Raxmaanku haw naxariisto Labadaba🤲*
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
Heestii: Doqon Wallaaleed Waa Rag.// Kinsi X. Aadan.// lyrics.
9:28
Hal Abuur channel
Рет қаралды 19 М.
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 13 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 28 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 20 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 2,8 МЛН
SAMATAR - BEST MAXAATIRI SONG - GUULEED
14:51
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 423 М.
Xarago iyo Kinsi Cashaqa Ma Baran Wali kaban macaan
9:11
dudub qaraam music
Рет қаралды 36 М.
Kinsi X  Adan Ahun & Muuse Ismaciil Qalinle Ahun | Heesta Horawayn
6:58
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 193 М.
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 385 М.
CABDULLAHI CUMAR XARAGO KABAN HEESTII SO KUMANAN ARAG
8:59
GorGor Media Production
Рет қаралды 26 М.
KINSI XAAJI, HEESTII (IGA MAQAN)
5:38
CALANKAmedia
Рет қаралды 228 М.
C/llahi Cumar Xarago Iyo Kinsi Xaaji Aadm 🔥 (Lyrics) Iyo Heesta "KALA MUDDAN"
9:32
HEESTA DHABTA MIYAAN KU SAARA. KINSI XAAJI AADAN IYO SICIID MIRE XAYDAR
11:28
Waka Waka 💦💃😁 #funnyshorts #rianashow
0:14
RianaShow
Рет қаралды 18 МЛН
Did you see the photo?
0:20
Women Power
Рет қаралды 39 МЛН
Did you see the photo?
0:20
Women Power
Рет қаралды 39 МЛН
Смотреть до конца!
0:19
Привет, Я Ника!
Рет қаралды 1,3 МЛН
MAGIC FINGER TRICK TUTORIAL 😱😳
0:11
Milaad K
Рет қаралды 9 МЛН