Koorso Aasaasiyaadka AutoCAD ||

  Рет қаралды 4,190

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

10 ай бұрын

Kooraska waxaad ku baran doontaa Software-ka Engineerada dhamaan aysan ka maarmin ee AutoCAD. Waxaad baran doontaa:
1. Interface ka Software-ka
2. Sida Geometry kala duwan loogu daro naqshadaada.
3. Qoraal, Cabir iyo Jadwal sida loogu daro.
4. Sida Page Setup loo diyaariyo, Viewports loogu daro.
5. PDF sida loogu badalo Naqshadaada, loolana wadaago dadka kale si fudud.
Linkiga Koorsada: sheerxirfad.com/courses/learn...

Пікірлер: 14
@cabdiwali
@cabdiwali 10 ай бұрын
Linkiga Koorsada: sheerxirfad.com/courses/learn-autocad/
@c.aofficial6056
@c.aofficial6056 10 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad
@user-vf6fd6ud4s
@user-vf6fd6ud4s 9 ай бұрын
Si weyn baan ugu baahnaaa wlhi thank u ❤❤
@moustapha4979
@moustapha4979 10 ай бұрын
Masha Allah wlhi korsii an si waayn ugu bahna Wana radin isago afsomali lagu sharaxayo
@Ahmedkaafi47
@Ahmedkaafi47 10 ай бұрын
Ustaad ABDIWALI KHALIF jazakallah khayran
@updirahmanahmad
@updirahmanahmad 9 ай бұрын
waxan ahy wel ku nol somalia wxa jira 17 jir o hoyo iyo aabo mid tona an lahayn wxan barta wax barsho wxan maraya fasalka 7 e school waxa jirtay mama edaday oo jogta America wxay iga bixi naysi wax barashada lkn hada way iga jartay wayo way duqobti iyada ani wax barasha lacag dartayd aya la iga so eryay wxan rajayna in wax la ii qabto 🥺😢
@jabirson5660
@jabirson5660 10 ай бұрын
Ustad koorsada Detail and BBS discount nooga sameeya costiga nagu badan.
@mahamedabdulkadir4441
@mahamedabdulkadir4441 4 ай бұрын
Ustaad Course-daan Autocad runtii aad ayaan u daneynayay.
@user-ev8ol5rn7z
@user-ev8ol5rn7z 8 ай бұрын
C wali waxan raba inan qadar so ado si waxbarsho ahan siden u so aadi kara
@abdifatahosmanabdi
@abdifatahosmanabdi 9 ай бұрын
When are you going to start
@pp___baasidahmed1566
@pp___baasidahmed1566 9 ай бұрын
Ustaad book 📖 Rich dad and poor dad No soo dhimystir
@CamirAcademy24
@CamirAcademy24 10 ай бұрын
M.a
@wacayzkhalifa
@wacayzkhalifa 8 ай бұрын
Wll no bilow please
@abdirahmaanblack4255
@abdirahmaanblack4255 9 ай бұрын
M.a
15 Favorite AutoCAD Tips & Tricks!
31:50
Jeff Bartels
Рет қаралды 239 М.
What CAD software should you learn?
12:56
SolidWorks With Aryan Fallahi
Рет қаралды 295 М.
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 134 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 34 МЛН
ChatGPT Somalia Maka Shaqeeyaa? Q&A
10:01
Eng Yuyu
Рет қаралды 25 М.
Shan-ta oogu Muhiimsan! || Caadooyin aan ku Caana Maalay!
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 63 М.