Ku xiro Whatsapp-kaaga wejigaaga ama fartaada (iPhone)

  Рет қаралды 98,324

iM252

iM252

4 жыл бұрын

Hadii aad adeegsato iPhone, waxaad ku xiran kartaa Whatsappkaaga wejigaaga, fartaada ama fure sireedka caadiga ah hadba midka kuugu xiran shaashadda hore ee iPhone-kaaga.
Fadlan hoos ugu yeer qof adeegsada iPhone.

Пікірлер: 166
@DacwaMedia24
@DacwaMedia24 4 жыл бұрын
Cafimaad iyo cimri dheer ku rajaynayaa.. LIKE ii saar wll
@bdonechannel438
@bdonechannel438 4 жыл бұрын
IM252 waxan ubahanhy ani iyo asxpta wadata Samsung inaad kahadasho sidoo kle Samsung-ka ✋MAHADSANID ✋
@Tariigashots
@Tariigashots 4 жыл бұрын
Wan radinye wx an ku xirto sirta telephon keyga Thank you bro
@rahmorose3429
@rahmorose3429 4 жыл бұрын
Thank you so much abowe mcn I appreciate you walahi waligey qof wax ifahansiye love you 😍
@raliamusa9101
@raliamusa9101 4 жыл бұрын
Mahadsanid brother wlhi wan ka faaidnay👍👍👍👍
@mahadabdi1057
@mahadabdi1057 4 жыл бұрын
Mahad Sanid brother wan samayay is right thank you
@axmedciro65
@axmedciro65 2 жыл бұрын
Shukran sxb waa noo faa iidaysay
@Ciiltire-er9tw
@Ciiltire-er9tw Жыл бұрын
Mahadsanid wllky❤
@yahyeabdiali9364
@yahyeabdiali9364 4 жыл бұрын
like ii saara waxan ahay qofka ugu horeyo
@fathiomar-hf9kc
@fathiomar-hf9kc 11 ай бұрын
Thank you wall❤
@hodanmohammed2758
@hodanmohammed2758 4 жыл бұрын
Thanks Walahi wan ii xidhme ❤️
@cabdiqanialcadala9307
@cabdiqanialcadala9307 4 жыл бұрын
Thanks my Teacher
@mohamedabdi9995
@mohamedabdi9995 4 жыл бұрын
Thanks macalin 🙏🙏
@adamyare114
@adamyare114 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb qali
@Hassan-qs2xy
@Hassan-qs2xy 4 жыл бұрын
Masha allah ustaad
@Sahruuja1
@Sahruuja1 4 жыл бұрын
Ilaahay cilmiga aad baratay Ha kugu anfaco insha alaah Waan kuu mahad celinaynaa Sheekh Maxamed waaaaaayo? Qofkaan umada u mahad celin Ilaahay uma mahad celiyo Thanks thanks thanks
@Badri.powy9
@Badri.powy9 4 жыл бұрын
Maasha allh horay usoco sxb Waan ku.faa iiday wllhi
@iamrefugee6994
@iamrefugee6994 4 жыл бұрын
Nin aan taageero wax badan bayaan kaa faa iiday sxb hormar fcn kuu rajeynaa
@user-bv7ne8he4v
@user-bv7ne8he4v 9 ай бұрын
Thks Wilkie mcn❤️
@habonmario1089
@habonmario1089 4 жыл бұрын
mashalalh wax badan wan ka faiday chenelkaan thanks bro waxaan jeclaan lahaa inaa ka soo hadasho kamirada i phone x
@ahmedosmanhalane1147
@ahmedosmanhalane1147 4 жыл бұрын
casharkan mihiimka aad ayaan ugu baahnaa Ustaad Mahadsanid
@ifraxxusen1364
@ifraxxusen1364 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll qali ah
@zaynabahmed3719
@zaynabahmed3719 4 жыл бұрын
Jazakalaaah
@mohamedabdishire9941
@mohamedabdishire9941 4 жыл бұрын
M.a macalin mahadsanid
@turanlastborn7219
@turanlastborn7219 4 жыл бұрын
M.A Hore Uso sxb...
@badgirl8847
@badgirl8847 3 жыл бұрын
thnks wll
@faraxhoodo6897
@faraxhoodo6897 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@abdifatahmohamud4556
@abdifatahmohamud4556 4 жыл бұрын
Wow macalinkega❤️
@abdinasirmohamed5150
@abdinasirmohamed5150 4 жыл бұрын
Thanks macalin
@hoyojecelramia3177
@hoyojecelramia3177 2 жыл бұрын
Im252 aad baan kaaga faaidaa wllo rabi hakubarakeeeyo♥️♥️♥️♥️
@hooyomacan5586
@hooyomacan5586 2 жыл бұрын
Thanks Wllo 👑👑
@mohaisse8887
@mohaisse8887 4 жыл бұрын
Mahdsanid macalimow
@naasirtusmochannel1414
@naasirtusmochannel1414 4 жыл бұрын
Thanz maxamed
@walaalkiinazakizaamachanne2179
@walaalkiinazakizaamachanne2179 4 жыл бұрын
thank you pro
@munaawil1943
@munaawil1943 4 жыл бұрын
Thansk wll👍🏻💞😀
@missbaasto7256
@missbaasto7256 4 жыл бұрын
Thanks wlllo qaali
@jajabzeyofficial9515
@jajabzeyofficial9515 4 жыл бұрын
Waad mahadsantay zhp
@NasraAbdi-pt6uw
@NasraAbdi-pt6uw Ай бұрын
Aad baad umhdsnthy 🙏💯
@nimacoxasan7912
@nimacoxasan7912 2 жыл бұрын
Thanku
@uppazzamaani5169
@uppazzamaani5169 4 жыл бұрын
Thank u🙏👍
@zuuznkhadr5378
@zuuznkhadr5378 4 жыл бұрын
I am one thnkz bro😊
@inamuxumed6503
@inamuxumed6503 4 жыл бұрын
Thanks zxp qli
@deqoabdiduale7431
@deqoabdiduale7431 3 жыл бұрын
Thnx u wll wan ka faiday runtii
@qaalijamac6324
@qaalijamac6324 3 жыл бұрын
Thanks
@nazrazead
@nazrazead 4 жыл бұрын
Thanks wllo
@hamzegaroozaawih6095
@hamzegaroozaawih6095 4 жыл бұрын
Thankz pro
@saylicisheekh1201
@saylicisheekh1201 4 жыл бұрын
waad mahad san tahay zxp runtii wax badan ayaan kaa fa’iday. allah yacizak. zxp ma jiraan wax yaabo kleh oo aad ku xidhi karto sida photos ka ama wixii la mid ah. i phone
@chennel848
@chennel848 4 жыл бұрын
IM252 thanks bro
@hazzamhuzzem9591
@hazzamhuzzem9591 4 жыл бұрын
Zhp wlHi kuuxiizaY xagee Ka dhacdaY niow 😥👏👏👏👏👏👏
@mahaddahiromar5309
@mahaddahiromar5309 4 жыл бұрын
Soo badi video yasha iphone ka
@wizyoung2760
@wizyoung2760 4 жыл бұрын
Swear I get it 🙏🙏🙏🙆🏻‍♂️
@fathiawale8763
@fathiawale8763 4 жыл бұрын
Waad mahadzantahay zhp aad ayaan uraadinayey.
@xalanemedia3640
@xalanemedia3640 4 жыл бұрын
Masha alah wan ka faidne macalin Mahad sanid
@NATUREVEDIOS2
@NATUREVEDIOS2 4 жыл бұрын
Sxb sogali sida usa number logu xidho whatsapp hore usoco waan dareemi karaa waqtiga iyomaskaxda kaga baxday samaynta iyo editingka muqalka iyo cilmiganba thanks hanaga niyad jabin keeb going
@maxameddeeq584
@maxameddeeq584 4 жыл бұрын
Masha allh ma ayfoonka uunba iska leh
@nageeyemuhumed2156
@nageeyemuhumed2156 Жыл бұрын
lock scenka waa iga qorsoonyahay legend
@abdulahihaji.
@abdulahihaji. 4 жыл бұрын
Thank you #Im252 Gulayso sxp
@cabdifataaxmaxamed8902
@cabdifataaxmaxamed8902 4 жыл бұрын
Guulayso maxamed I'm 252
@naasirmacruuf1224
@naasirmacruuf1224 4 жыл бұрын
Wan ku taageera Brada 👋
@abdirahmaanabdirizak2386
@abdirahmaanabdirizak2386 4 жыл бұрын
Zxq waad mahad santay
@axmadhilowle1412
@axmadhilowle1412 4 жыл бұрын
Waaw
@hannaabdi2420
@hannaabdi2420 4 жыл бұрын
Wllkee markasta wan lasocda barnamijyadaada mashlh tabarakalah allaha kuxafido lkn iguso dar barnamijyada talofanka infinix ama Somali ahan hada kuguso qoro infinikis waaye shukran
@abdinurahmed6133
@abdinurahmed6133 4 жыл бұрын
merci
@DEEQHAPPY
@DEEQHAPPY 4 жыл бұрын
Waxn halkan hoose ugu wici saxbkey suufi yare
@kadiirmohamud8492
@kadiirmohamud8492 4 жыл бұрын
Wd mhsn tahye
@afyare14channel51
@afyare14channel51 4 жыл бұрын
Sxb waxaan kaa rabnaaa kuwa Android ka ah, guuuul baaan rajaynayaa
@firinyare2112
@firinyare2112 4 жыл бұрын
Sxb aad baa umahad santaha soo badi barnaamijyad iPhone ka
@faraxsanelyrics5222
@faraxsanelyrics5222 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb wan ka faideysanay hadaa nahay rer iphone
@arabomer1901
@arabomer1901 4 жыл бұрын
Mnshllh maxan waxkaa faaiidnay alle hakubarakayo lkn khadadka qaar seen iskaga xira ee data mobile ka iga isticmasha
@salwaofficial4757
@salwaofficial4757 3 жыл бұрын
Noiw mobelka wixi igu jireen iga baxeen seloo soceshtaa mobelka instore ne uma dirin xal lagu soceliyo majirtaa iso jwb plz
@maxamadamiin2223
@maxamadamiin2223 4 жыл бұрын
sxb finger printigi wa i shaqayn wayay whats appkina wa iga xiran yahy maxa xal ah 😯😯😯😯
@bashirnuurxuseen9482
@bashirnuurxuseen9482 4 жыл бұрын
Thanks wll mcn form burco Somaliland wallaa waxaa ku weydiiyay masoo calikaraa message aan masaxay?????
@cawilislaw
@cawilislaw 4 жыл бұрын
sxp waaan ku salamy marka hore marka xika waxaan rabay inan ku waydiiyo sxp iphone x bis moo leeyahy brogramkan mise iphone dhan waaye
@yuusufcabdiraxman6118
@yuusufcabdiraxman6118 4 жыл бұрын
Zxb inan janalkan leh wixiisuba waa iPhone mobile only mobiladii kle wuu isweydaariyeyna
@ricksonbobby4509
@ricksonbobby4509 3 жыл бұрын
Wanaagsan sida Onyx_tools uga shaqeeyo instagram. Wuxuu iga caawiyay inaan furo furaha iCloud ee aabahay iphonePlus hada. marka waxaan kula dardaarmayaa nimankiin in Onyx on instagram uu yahay isha ugu fiican ee lagu kalsoonaan karo ee lagu furayo qalabkaaga Apple
@hudaismail8180
@hudaismail8180 2 жыл бұрын
Wll imaso dhigyo screen lock oo off io on toona maleh please xal ila raadi
@queenkqueenk2795
@queenkqueenk2795 2 жыл бұрын
Screen lock madooran karo mxaa sameya 😩🥺
@khalifamohamed6087
@khalifamohamed6087 4 жыл бұрын
mnsha alh sxp wan ubahnaa face id gaan thanks
@prettydajiya1606
@prettydajiya1606 4 жыл бұрын
Wll ani halakasi waa require touch id seen u badala mrka
@apdallajaamac9521
@apdallajaamac9521 2 жыл бұрын
Zxip halkee logaxiraa iPhone finger bannka ama face
@daalochanel7800
@daalochanel7800 4 жыл бұрын
Im252 iPhone mooyee Android ma taqaanid?
@k_y07
@k_y07 4 жыл бұрын
Wxn IPhone 📱 aheyn mba isticmaalo 😉
@salmanhassan9859
@salmanhassan9859 4 жыл бұрын
Sxpow Barnamidan Muqdisho lagama isticmali Karo miya Ama Taleefonada Samsung Loma Isticmali Karo Miya iphone kaliya miya loo isticmali kara
@maahirelhadadi
@maahirelhadadi Жыл бұрын
Faa'ideystay with IP11PRO MAX
@Cumarmacalin499
@Cumarmacalin499 7 ай бұрын
Sidee ayaa loogu xidhaa
@hormarinaftaadamedia8401
@hormarinaftaadamedia8401 4 жыл бұрын
Mansha allaha wll waan kaga mahadcelin hay aqoonta aad ledahayi eed si hagar la aaned aad nogu soo gudbineso waxan jecelan laha inad dadalka sii jibarto anigo daremayo inayi jiran aqabado badan inyi jiran oo aha dhanka waqtiga hadan dadal waxan kaa codsan haya inad soo sameso muqal aad ku sharaxeso dhaman app sida Facebook imo messenger vebr waan kaasugena waxan ku xirana barta im252 Mudo 3 sana waxan kaa faiidayi waxa badan allaha waxan ka baraya inu ajir iyo xasanaad kaasoyo waxa wanagsan eed uheso bulshada somaliyed
@hanimahamud3974
@hanimahamud3974 2 жыл бұрын
Walakay qaliya ada umahad santahay wanka faiday
@amranamuun2996
@amranamuun2996 2 жыл бұрын
Abowe waxaa rawaa bosswerka telka iigu xiran inaa badalo sidee ubadalaa waa iPhone 11pro max waye telkeyga
@hothoapdyrashit1284
@hothoapdyrashit1284 2 жыл бұрын
Wll hlkasi way iga xiranthy mxa sameya😩
@abdiwaled8067
@abdiwaled8067 4 жыл бұрын
Sxb galaxy s8 kaso hadal sidee loogu xidhaa???
@fihiimamohmett6675
@fihiimamohmett6675 2 жыл бұрын
Wll iPhone 11 far malgu xidhaa
@mohamedsiyaad6120
@mohamedsiyaad6120 2 жыл бұрын
Zxb sidee andriodka loogu sameeyaa xaga hore vingarka
@user-fk2wq4ql4f
@user-fk2wq4ql4f 7 ай бұрын
Wlo waxad ku so darta siida WhatsApka waxa lagala noqto aad aekayso ❤😢
@yasiraahmed8395
@yasiraahmed8395 2 жыл бұрын
Screen lock hadanu shaqeyneyna mxa la sameynaya
@fardusahussein3150
@fardusahussein3150 2 жыл бұрын
Wllo aniga imaso baxayso halkaasi maxaku sameya
@dhacarseason
@dhacarseason 4 жыл бұрын
𝙈𝘼𝙃𝘼𝘿𝙎𝘼𝙉𝙄𝘿 𝙄𝘼𝙈 𝙎𝙊𝙈𝘼𝙇𝙄
@daxikapoi9838
@daxikapoi9838 4 жыл бұрын
Sxp sidee facebook password aad ilowday usoo ceshan kartaa
@Maxameddaahir700
@Maxameddaahir700 4 жыл бұрын
🙏 o
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 Жыл бұрын
Wllo ma shaqaynayo screanlock ga waba iPhone what happen
@libn7255
@libn7255 4 жыл бұрын
macalin android kana ma laha miyaa
@cumarrooti6239
@cumarrooti6239 Жыл бұрын
Mclmw screen lock haduu ika xearan yahey sidee u furaane
5 Farsamo muhiim ah ka baro Whatsapp
6:27
iM252
Рет қаралды 583 М.
iPHONE-KAAAGA MA ORGINAL MISE FAKE? - 3 MEEL KA HUBI!
8:05
Eng Yuyu
Рет қаралды 14 М.
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 55 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 22 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 20 МЛН
5 FARSAMO OO MUHIIM AH | WHATSAPP
2:36
Gulled Abraar
Рет қаралды 560
Ogow oo adeegso batan sir ah oo ku qarsoon iPhone-ka.
7:44
SIDA SAWIR QURXOOON LOOGU QAADO iPhone ka
4:53
Mo Liban
Рет қаралды 73 М.
Get iPhone X Features on ANY iPhone!
6:58
EverythingApplePro E A P
Рет қаралды 6 МЛН
SIDA LOO XIRTO QORAALKA IYO CODKA WHATSAPP-KA
4:42
Cabey Hassan
Рет қаралды 156 М.
When dad sneezes 😱😵‍💫 LeoNata family #shorts
0:26
LeoNata Family
Рет қаралды 11 МЛН
В НЕЕ ЧТО, МОЛНИЯ ПОПАЛА? 😂😂😂😂
0:56
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 6 МЛН
Обезьяне пересадили голову??? #факты
0:31
Время знаний
Рет қаралды 1,2 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
0:51
_vector_
Рет қаралды 16 МЛН