2024ki ban so radiyay hestan anigo markale tagersan kulmiye ❤❤ guul ishallh ❤
@updiazizbashir8262Ай бұрын
Who is listening in 2024❤
@qacqacosman57162 жыл бұрын
Kulmiye 2010 caruurnimadii wan jeclaa Markii ugu horaysay na wan u codeeyey 2017 Mar labaad barlamaankii 2021 Balse hada wan nacay Kulmiye Waddani rajada Shacabka insha Allah