Halyeeyadii u Kacay Hees XISBIGA KULMIYE

  Рет қаралды 157,711

foorumka

foorumka

14 жыл бұрын

Пікірлер: 306
@awosalepan9384
@awosalepan9384 3 жыл бұрын
Aabihi somaliland ahmed siilaanyo ilaahow caafimad kusii😭❤
@ahmedyahye2623
@ahmedyahye2623 2 жыл бұрын
Amein
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 2 жыл бұрын
After 11 yrs manta ayaan Dib u xasuustay heesti xisbigayaga iyo madaxweynahayagiii♥️🔥
@abdullahi2646
@abdullahi2646 2 жыл бұрын
Waa iska nooca marka isaaqnimadu kugu weynthay Anigo xisbiga wadani ah baa dhagaysanaya heesta xisbiga kulmiye 😁
@stilldontknowmyname2295
@stilldontknowmyname2295 19 күн бұрын
Anba wllhi😂 anoo hadda wadani ahbaan dhagysanayaa, danta dalkeenu inoo siman
@gueenaaya8665
@gueenaaya8665 3 жыл бұрын
Heestan wakhtigan bartey in dawladi jirto aya laso qadey naziib daro ma ololeyn jirin lkin wxu ixasusisaa markan maqlo caruurnimo imnka oo tarikhdu tey 2021 ,26,may waan xanaqaa marka la shido xisbiga halasoo celiyo bila calek dib ukhasareyn meynee from togdheer somaliland ✌
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 26 күн бұрын
Kulmiyaw caynaanka insha alaaa waligaaa muusaw markale guul iyo ictraafkii oo degdeg ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asmasaxardiid6090
@asmasaxardiid6090 4 жыл бұрын
Barigay heestani so baxday 9 jir ayn ahaa maantana 19 jir ayn ahy wakhtigu wuu ordaya waana heesti igu horyasay ee aan ku garaadsaday maqalkeeda kulmiye guul urajeynayaa marwalba 2020
@Mohamet-Opderahman
@Mohamet-Opderahman 4 жыл бұрын
Asma Weli waa yartahay
@asmasaxardiid6090
@asmasaxardiid6090 4 жыл бұрын
Mohamed Abdi walee hhh Wll hada ma yari 19 jir ma yaraan baa
@Mohamet-Opderahman
@Mohamet-Opderahman 3 жыл бұрын
@@asmasaxardiid6090 Ma dhaweyn goortaan Ku idhi WhatsApp Isoo qabo Hadaad Nooshahay ILa Soo HadaL 🥰😁
@nuuxmaxamed4695
@nuuxmaxamed4695 3 жыл бұрын
@@Mohamet-Opderahman zxb 9 bilood maad sugaysay allaw sahal amuuraa
@Mohamet-Opderahman
@Mohamet-Opderahman 3 жыл бұрын
@@nuuxmaxamed4695 Cajaaib ma ila aragtay
@90films69
@90films69 Жыл бұрын
I was 8 year old now I'm 21 year old 2023 mansha aadban ujeclaa heesta markaan yaraa 2010😩😩♥️♥️
@cabdirisaaqmaxamed4650
@cabdirisaaqmaxamed4650 4 жыл бұрын
illaahay ha unaxariisto Dr cabdi awdahir aya halka iga muqde
@ahmed-el4uw
@ahmed-el4uw 7 жыл бұрын
kulmiye ucud wadaniba uf uf lakin soomalilad dalkayga viva waan ku faanaa
@mahamoudaideed1693
@mahamoudaideed1693 2 жыл бұрын
Samaroon Sicid😂
@mustafedarajo5300
@mustafedarajo5300 4 жыл бұрын
Cawa oo ay takhdu tahay 16/06/2020 10sano kadib Waxa aan dhaqaytay heestan Aniga oo barigaa joogay somaliland gar ahaan gobolkii gabiley Waxa kale oo aan xasuustay in kasta oo markasta xasuusto sxpkay heestan barigaa aan ku wada olalayn jirnay oo isna cawa inaga hoseeya Allah ha u naxaristee Tariikhdu waa ayaamadaa ku dhaafay oo lasku dardaray uun
@musaddad1196
@musaddad1196 3 жыл бұрын
ilahay sxbkaa ha u naxaristo
@nhassan4874
@nhassan4874 2 жыл бұрын
gobeey liico ha jabin
@halimoatteye1368
@halimoatteye1368 2 жыл бұрын
Aniga xasuis weyn igu leedahay 2010 hooyadey iyo hoyooyin badan oo hj usa ka yimaadeen sida u tageeraan kulmiye iyo silanyo i was Almost 14 yr gobonimo bn galeyney I was also my first time somiland arko big memory viva kulmiye and somililand
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Жыл бұрын
@@halimoatteye1368 Caruurnimadaydii iyo magalada burco ayan ku xusuusta 2010 kulmiye reerkayaga oo dhan ba kulmiye ahaa Hada kulmiye wuu xumaaday Muse biixi wuxu noqday Good iyo Abees
@shakiibmpgrofficial7204
@shakiibmpgrofficial7204 11 ай бұрын
Beentaa maxa taliye
@Mohamet-Opderahman
@Mohamet-Opderahman 4 жыл бұрын
Wlhi Taarikhdu Iyadaa Is Qorta Waa Markuu Wadanku ahaa Heer Calaami ee Lacagtu Bali baliga ahayd
@musaddad1196
@musaddad1196 3 жыл бұрын
maanta oo taariikhdu thay 2021-April-6 saacda 12:10 Ater 11Sano weye ilahay cimriga hano barakeeyo 😍👍
@abdirahmanmoh6382
@abdirahmanmoh6382 3 жыл бұрын
Ololihii kulmoye 2010 mxay wadanku barwaaqo Mahan jiry wlhy wxan xzusta inan marwlbah xababka iyo cambaha si waali ah uh cuni jirney wlhy xsuz bay iguh lhayd
@asmamaweel6532
@asmamaweel6532 3 жыл бұрын
Ex kulmiye iyo halyeeyadii wadankayga guulaysta reer somaliland meel walaad joogtaan aabihii somaliland axmed maxamed maxamuud siilaanyo nolow mujaahid ❤❤❤❤❤
@mokhtar_barra
@mokhtar_barra 3 жыл бұрын
waxaan barigaa ka xazuuzta waN yaraa da'dayduna waxay ahayd meelaha 10 jir waxaan joogay hargeisa gaar ahaan xafada shacabka inta aan aroor hore kacay ayaan is taagay safkii laga codaynayey barigaas goobtuna waxay ahayd farax omar lkn naziib daro markii aan safka halkii ugu horeysy soo gaadhay ayaa waxa dhacday in layga saaro waliibana nin askari ah ayuu ahaa ana waan oyey abahay ayaa booskayga galay imika uu iga hoseeya alle ha u naxariistee qabyalad maan aqoon xitaa somaliland hargeisa ayuun ban u haystay lkn manta dhnc kasta kulmiye ayaa i baray qabyaalda waliibana waxaan bartay dorashiidi 2016 ayan bartay marna anuuu qaran kayga siizan maayo qabiil qaranimadayda ayaana igala wayn aan ku soo barbaaray wax ku soo dhigtay 11/11/2020 habeen isniina time 8:56 gobta green place
@axmedwali7346
@axmedwali7346 3 жыл бұрын
Wll ana xasuus kula galay askaribaana aan isqabsanay gaadhigaan dirqi laiigadajij aan codeeyo iyo maad gaadhin maantana waayaha noloshu ninba meel gee allaw sidii roon 🤩🤔🤔
@muhsinabdiaden24
@muhsinabdiaden24 2 жыл бұрын
Machalla allah ha ku sharfo wllo
@ikraanmaxamuud6307
@ikraanmaxamuud6307 2 жыл бұрын
Mnsha alllh fariiid caqli badan🥰💯
@Mohamet-Opderahman
@Mohamet-Opderahman 2 жыл бұрын
#Fariido waa biL Rmadaane aabe Naxariistii JanO alle Haka waraabsho 💔😭🤲
@saeedcaaqil893
@saeedcaaqil893 5 жыл бұрын
2019/7/8 Yaa dawanaya Xizbiga kulmiYE Taarikhihiizi lama ilaawanka Ahaa in Taalo loodhizo Ahyd xizpiga ziilaanYO
@hargeisachanell9143
@hargeisachanell9143 3 жыл бұрын
2020 ban dawanyaa 😂😂😂
@munestervlog4500
@munestervlog4500 4 жыл бұрын
Like isaar inta daawatay 2020
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
Wale xisbigu wa so jabhadeyay manta mel fican ayay maraysa gulaysta from jigjiga ❤👏
@Girlboss1.
@Girlboss1. Ай бұрын
Kulmiye ❤❤2024 Guul urajeynaya madaxweyne muuse bixi 💚💛
@abdallaofficiall2421
@abdallaofficiall2421 4 жыл бұрын
2020 after 10 years 2010
@muztaphekayd2795
@muztaphekayd2795 4 жыл бұрын
Ana mantan dawanaya xasuus wlhi
@abdullahimahad1224
@abdullahimahad1224 4 жыл бұрын
Sidoo kale
@Somalishow252
@Somalishow252 4 жыл бұрын
2020 ayan dawanaya june
@mahamedcr7junior354
@mahamedcr7junior354 4 жыл бұрын
Wlhi xasus 😰
@abdimalikseid7595
@abdimalikseid7595 3 жыл бұрын
Memories man
@abdulfatah1771
@abdulfatah1771 2 жыл бұрын
2022 halyeyadii u kacay i was 9 years old at that time waxaan taagero u ahaa kulmiye maanta xisbiga waddani alhmadulilaah in aan somalilander ahay FROM Istanbul 2022
@hamsejama8904
@hamsejama8904 4 жыл бұрын
Hhh marka lahaan shiyaha kulmiye muran lanaga galiyo ayaan heestan uso daawasho taga habar jeclinimO
@awosaleban105
@awosaleban105 3 жыл бұрын
😂😂😂Inader Xisbiga cidina ma sheegan karto
@musefaarax3102
@musefaarax3102 3 жыл бұрын
True, Habarjeclenimo😂😂😂😂
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 жыл бұрын
Hhhh ana kula mida
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 2 жыл бұрын
Kulmiye🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤💪💪💪💪💪 super power ❤❤❤❤
@asmasaxardidasuma1471
@asmasaxardidasuma1471 10 ай бұрын
Maalinta 8 jir ayn ahaa maantana naag weyno reer leh aduun waakaa ❤❤😊
@Qaraami-gu5wt
@Qaraami-gu5wt Ай бұрын
inta Daawanaysa ❤aakhirka bisha 5aad 2024??? 14 sano dabadeed
@marwaansacad7725
@marwaansacad7725 4 жыл бұрын
Inta 2020 daawnysaa like😂✌
@awilmax1028
@awilmax1028 3 жыл бұрын
waxan soo xasuusta heestan berigii aanu ciyaal iskuuulka ahayn oo 2010 markay doorashada olalaheeda lagu jiray ayaa maalin anagoo usoo baxnay xiligii nususaacaha ee breaktime ka ayaa baabuur wada heestaasi saarantahay lamiga is eryanaya ayaa anago daawanayna ayaa ragg waa weyno ilaa 4 ah oo wada forman iyo wastaadba isku jira ayaa na arkay anago si layaab leh u daawanayna markaasay intay nagusoo dhaqaaqeen nagu dhaheen waaka xisbigeeni ee yaan caqliga laydinka xadin dabeetana anoo tii igu qafulantahay ayaan meeshi aan ka codeenayay oo ahayd meel burco ku taal anigo ilaa 15jir ah sanadka ayaan ugu riday kulmiye dabeetana wali sidiiban uliqsanahay xisbiga
@Waxkasta
@Waxkasta Ай бұрын
😂😂
@monisamohamett6955
@monisamohamett6955 Жыл бұрын
2023 dawanayaa😂😂❤❤❤ Beeshu way haradooo😂❤❤
@yacqubelmi8641
@yacqubelmi8641 3 жыл бұрын
cabdi qabojiyo aale ha unaxaristo
@muqtarjamaegal6071
@muqtarjamaegal6071 11 ай бұрын
Waa markii qabyaladu yarayd intaan reer galbeedka wax laynoogu dhiibin
@asma-ahmedabdi2935
@asma-ahmedabdi2935 3 жыл бұрын
Waa heesti kulmiye ee iigu horaysay samayn xamaasad wadata keentay 2010 masha allh xisbiyada somaliland mucaradka iyo muxafdkaba heesaha kulmiyaa ushidan wakhtigu uu oradaya 12 sano ayaa kasoo wareegtay 2010-2021💚💭♥️ 💚💛Hay hay kulmiyow caynaanka hay 💚💛
@zakiabdirahman3996
@zakiabdirahman3996 Жыл бұрын
Wxn ahaa bariga 9 jir maantana 21 jir from canada waqtigu wu socda wlhi alx gold time alx ilhaygii iga beeray somali land 😍😍
@najaxahmed1225
@najaxahmed1225 Ай бұрын
Insh Allah waxaa Rajaynaya in sanadkana kulmiye soo bix doona ❤
@gulleidburaale2647
@gulleidburaale2647 2 жыл бұрын
Kulmiye xisbiganaga H J Kingdom💪❤️
@madarchannel6672
@madarchannel6672 3 жыл бұрын
sanadkan 2021ka hyaa Daawanaaya Heestan
@MohametNaasir
@MohametNaasir 9 ай бұрын
Heestan markii la qaaday waxaan ahaa 7 jir maantana anoo gadh leh ayaan daawanayaa. Waqtigu waaa hillaac.
@jazmiinhassan8066
@jazmiinhassan8066 Жыл бұрын
Maanata wadanaku waa qasanayahay walhi waxan soo xasuusatay aabo siilanayo alle cimirga haw barakeeyo
@user-sc6mw6gx6b
@user-sc6mw6gx6b Жыл бұрын
2023 july 15 Ayan daawanaya. Heestan Markay. Soo. Baxayseyna 8jir. Ayan ahaa😢😢😢😢
@XuseenAxmed-mn4kv
@XuseenAxmed-mn4kv Жыл бұрын
2010 up to now after 13yaers maansha allaah wakhti dheer
@MustafeDhakhtar
@MustafeDhakhtar 2 ай бұрын
After 14 years. Mar kle Hadana dhagaystey. Ano nin weyn ah😂😂❤
@parkhadmahamed4086
@parkhadmahamed4086 2 жыл бұрын
HARGAYSA 10 SANNO KA DIB SIDAY TAHAY HADA CIDNA LOOGAMA WARAMAYO INSHA ALLAH 10 YEARS KA DIBNA WAYNU EEGI HADUU ALLAH IDMO 🤲 I LOVE SOMALILAND 💚💭❤
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Viva Kulmiye my party
@ismailahmedhassan8865
@ismailahmedhassan8865 10 ай бұрын
Kwrn maanta kulmiye xalkiisu waa mid gabal u dhacay😅😅
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 10 ай бұрын
@@ismailahmedhassan8865 Kulmiye waxa dhabadii guusha ka duway muse biixi
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 ай бұрын
​@@ismailahmedhassan8865 Kulmiye waxa dhulka la jaray hogaamiye aan aqoon lahayn waana muse biixi
@najiipvxofficial979
@najiipvxofficial979 Жыл бұрын
After 13 years Kadip wan dhagaysanaya Alle cimriga iyo caafimadkaba hakuu dheereyo adeer Siilanyo Habeen Jimca 9/6/2023💚💛
@salmanyare2083
@salmanyare2083 6 ай бұрын
16/12/2023, Malinimo sabti ah, heetan waxa igu dabeysay, 2013, waxan ka dhageysan jiray telphon ex2, shalay jimcaha wiilal saxibo nahay mel kuwada bashaleynay baa marqura samecad nobexeysay, (noshidned) heestan sogashay jirdhico iga kaday xusuus ad u,dheer ban galay wlhi, asxaabta 10sano kahor lahaa ama wadajognay manta wan kala fognahay, waqtigu wusocdaa ilahayow somali weyn umad ad isu jecel kadhig isu damqato
@saeedabdirahman2063
@saeedabdirahman2063 11 ай бұрын
2023-Jul-17 Waayo xusuus badan lahaa
@Somalishow252
@Somalishow252 10 ай бұрын
Old is gold siilaanyo iyo burco 2010 mrkn xasusto dawladnimo ayan daremaa😪
@Ahmad-Legend1
@Ahmad-Legend1 3 жыл бұрын
24/05/2021 after 11 years ka dib, markaas waxaan dhameeyay elementary, maantana waxaan dhamaynayaa university last semester, allaw cirmriga noo barakee, iyo dalkaba viva Somaliland
@sacadxikmaawi3585
@sacadxikmaawi3585 2 жыл бұрын
Beeshu way haraadoo 2010❤ Runtii xili aad u mcn bay hayd waqtigaasi.....
@Mawliidff
@Mawliidff 4 ай бұрын
14 Sanno ka dib ayaan daawanaya allahayow waddankayaga sidii uu ahaan jiray ee Barwaaqada ahayd kusoo celi
@amiirinaboqore7501
@amiirinaboqore7501 3 жыл бұрын
Ishu way haraado hormood uma maqne 2020 daawanhay viva kulmiye
@mali7297
@mali7297 3 жыл бұрын
Heestii beeshu wey haraaday Waxay soo kordhisey in Wadanka ay ka dhacdo abaartii sima Ee waraabaha iyo islaantii reer miiga aheyd oo biyaha isku qabsadaan Gurmad biyo dhaamis ah Haraadkii hargisa ayaa laga dareemay oo biyaha gabaabsi lagu Cabo Lacagtii abaaraha oo la cunay Lacagtii biyo balaadhinta caasimada Oo la cunay Kulmiyihii hore abaar .jamhado .dagaalo qabileed. Burbur. buu wadanka wuxuuna ku Suntanaayeen dilaalnimo U horseeda
@yoyo-tf7eh
@yoyo-tf7eh 3 жыл бұрын
10 Sano kadib ayaan dawnya marka 10 jir ayaan aha ale nio maxuu waqtigu oradaya 2020💯
@dualehjustin9639
@dualehjustin9639 Жыл бұрын
Still now am listening 2023❤
@noaraage
@noaraage Ай бұрын
Mudane Ahmet mahamed mahumut silaanyo mid ka mida madaxdii Ugu IQ sareeyay Geeska afrika , ifka badhaadho aakhirana janada ku waar❤
@axmeddaahir2005
@axmeddaahir2005 4 жыл бұрын
Yaa daawanaya tariikhda umudnayd ee xisbiga kulmiye 2019/12/14 saturday
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 жыл бұрын
2021 𝗔𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗗𝗵𝗮𝗴𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻𝗮𝘆𝗮🖐️
@user-lx6ll6kw6m
@user-lx6ll6kw6m 25 күн бұрын
2010 2 jir maantana 16😢❤
@suhaybomerr
@suhaybomerr 7 ай бұрын
Xasuus
@zihaamqueen3695
@zihaamqueen3695 6 жыл бұрын
Guul guul Guul guul. Abti kulmiyow guuuuuuul viva mujaahid muuse biixi cabdi abti guul incha allh
@barigaburcoilaabuuhodle2241
@barigaburcoilaabuuhodle2241 4 жыл бұрын
Guul adeer silanyo
@sidiiqjamac3539
@sidiiqjamac3539 2 жыл бұрын
Xusuustii 2010 fasalka 8aad ayaan ku jirnay albaxrayn hergeisa gurya samo hergeisa iyo wakhti dahabiya ayuu ahaa
@abdilahihamudmohamed7731
@abdilahihamudmohamed7731 2 жыл бұрын
Maalmihii wacnaa maxay ahayd wakhtigaa Ala maxuu wakhtigu dhaqaqy😓😓 2010
@abdiwahabmoote5176
@abdiwahabmoote5176 2 жыл бұрын
2021 ilaa 2010 ayaan daawanayaa waliba aniga oon taagarsanayn kulmiye lkn heesta ayaa Mcn 😍😍😍😍😍
@kingqurp5545
@kingqurp5545 3 жыл бұрын
♡♡♡♡♡♡ WAKHTIGII AAN MQLI JIRAY 8 JIR IMIKANA 19 JIR DONE🤗🤗
@hibadafankachannel4357
@hibadafankachannel4357 3 жыл бұрын
Still am watching 2021/26may ♥️♥️
@aslialimoussa7192
@aslialimoussa7192 2 жыл бұрын
Waaa heesti habar jeclo naa baartaay
@xamdahappy2340
@xamdahappy2340 Жыл бұрын
Kkkkkkkk Habar jeclo waa caan wllo
@cabdifataxsamale8680
@cabdifataxsamale8680 Ай бұрын
Maantaa kaanbaynki labad 2024
@AliMohamed-vy9qr
@AliMohamed-vy9qr 7 жыл бұрын
viva wadani kulmiye wakhtigiisi wuu dhacay
@husseinalhaji7228
@husseinalhaji7228 4 жыл бұрын
Waagii h jeclo ay muujusay quwadeeda aykuleedahy somaliland udub iyo garxajisna badda lagudaray
@moemuuse513
@moemuuse513 4 жыл бұрын
Kulmiye awdalba waa looga codeeyey oo maxamed case oo dhan ayaa kulmiye u codeeyey oo abdiraxmaan zaylici la socday
@abdiosman8648
@abdiosman8648 4 жыл бұрын
@@moemuuse513 arab iyo samaroon iyo sacad muse yay la socdeen adeer odayga adeerkay anaga u kacnay oo labadii jeer ee uu so dhacay uga hiilinay
@mali7297
@mali7297 3 жыл бұрын
Silaanyo tolaay yaa izaaq buu Ku soo baxay Haduu tol leeyahay markii uu Codka heley ee ay wada tartameen siilaanyo iyo daahir riyaale 80 cod la yiri waa lagaa heley ileyn waa la wada ogaa inuu siilaanyo heley kursige ina sh.madar yiri Na xukumi meysid ee riyaale ayaa Na xukumaya adna ta danbe Ayaanu kuugu duceyney ileyn waa loo awood sheegtaye Xagee tolkiisu ku maqnayeen??
@mohamedshaqiiri3254
@mohamedshaqiiri3254 3 жыл бұрын
@@mali7297 awooda eeg markii koowaad dooradhada kulmiye 80 cod lagaga badiyay markanu mucarid ahayn mucarid lamida somaliland ma soo marin agaashan kun cod ku badiyay tasi waa awooda kulmiye odhan mayo awooda habar jeclo wayo magalada boorama oo uu laha dahir rayale oo madaxwyne ku darsaday nin madaxweyne ah hadana magaaladiisa tahay ayaa igaga badiyay laba kun oo cod
@mali7297
@mali7297 3 жыл бұрын
@@mohamedshaqiiri3254 zxb sheeko dawacada wax magaratada ayaan diidey
@youngboyneverbrokeagain1639
@youngboyneverbrokeagain1639 6 ай бұрын
Wlhi berigaa qabyaalad iyo waxaa ma aqoon wada nolaansho iyo farxad ayay dadku ku nolaayeen maanta waad arkaysa qabyaaladu halka ay marayso nin walba ninkiisa ha nooleeyo ayaa lagu jiraa oo lama dooranaayo ninkii somalilnd wax qaban lahaa ee dalalka dhinac ka raacin lahaa waxa dunida hormar socda qabyaaladu waa aafo qaram iyo hayb soooc 😢😢😢
@iidCismaan-ch8sj
@iidCismaan-ch8sj Жыл бұрын
Heestan 2010 waxa Bartay sanadka Anoo burco jooga xasuus igu qaaliya waxa an Dhigan jiray togdheer class 2A Iminkana waxa aan joogaa berbera 16 , 6, 2013❤❤❤markale muuse biixi cabdi aabo🎉
@omermohamedaden3600
@omermohamedaden3600 2 жыл бұрын
2021/october xili xisbigii kulmiye awoodiisi wiiqantay
@abdirahmanmoh6382
@abdirahmanmoh6382 3 жыл бұрын
19.oct 2020 Monday 12:35.40 gurigeena anih iyo zxbky SAKARIYE qof iguh dheer wlhy Mlin xusle
@hodancabdi2879
@hodancabdi2879 3 жыл бұрын
Wlhi heestan waan jecla kulmiye music geda ka heli jiray markan yara waa malin isnina sacadu tahay #2:31 5/10/2020 from hargaysa
@hargeisachanell9143
@hargeisachanell9143 3 жыл бұрын
2010 ax yaa xasuuus lasoo dhaafay 10/7/2020 🤘🤘🤘🤘🤘🤘🤘
@ikraanmaxamuud6307
@ikraanmaxamuud6307 2 жыл бұрын
Tariikh aduuun weeye iyo lama ilaaawan🥰💋
@nimcoabdilaahi2983
@nimcoabdilaahi2983 3 жыл бұрын
Waw♥️Hadaa 2021 Daawanayso farta tag
@user-xt5kp3es8p
@user-xt5kp3es8p 10 күн бұрын
Alla xasuus mudan bey heestan igu ledahy bariga caqli malhyin lakin wan sii xasuusta dadku sidan may ahyin necwdu sidan mayhin lacgta sida maxyga ayay iso gali jirtey
@Saharlaomer1998
@Saharlaomer1998 3 жыл бұрын
Dalka iyo dadkaba meel fogba laga keenay Mashallah
@cadnancumar9984
@cadnancumar9984 3 жыл бұрын
Haaa walee wll somalilNd❤❤❤
@farhanaden1255
@farhanaden1255 6 жыл бұрын
kulmiyeh ayaanahay hadaan nahay ree awdal vive somaliand wadankayga
@rayaanmohammed8129
@rayaanmohammed8129 7 ай бұрын
Muuse judan waa layska saray kursiga lkin siilanyo kalsoni umado dhan buu watay
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81 2 жыл бұрын
Waar wadanku AHMED siraanyo ayuu u baahanyay runtii siiranyo madaxwaye daacada 🥰
@user-gr1mv3dl4q
@user-gr1mv3dl4q Ай бұрын
Xisbiguu adeerkay noo dardaarmey
@nhassan4874
@nhassan4874 2 жыл бұрын
ilahay wali igu muu siman inan live ula kulmo halyey ahmed se wan rajanyaa sanadka 2022 bilowgisa inan la kulmo insha allah allah xoga iyo cafimadkaba ha u barakeyo
@asmaqaali7739
@asmaqaali7739 3 жыл бұрын
Taariikhdii lama ilaawanka aheyd ee habar jeclo 🥰
@mohamedtaajir4673
@mohamedtaajir4673 2 жыл бұрын
Maantuu 20 jirsadey. ❤👑
@asmaqaali7739
@asmaqaali7739 2 жыл бұрын
@@mohamedtaajir4673 waa yeelkadii xaaraamiga xuni 😂😒
@mohamedtaajir4673
@mohamedtaajir4673 2 жыл бұрын
@@asmaqaali7739 hhhhhhhh, Ma Garxajiskii Baad tahay 😂😂😂😂😂😂😂😂 waan Garanayaa Halkaad ka CabaysanTahaye
@asmaqaali7739
@asmaqaali7739 2 жыл бұрын
@@mohamedtaajir4673 wlhi baanan aheyn habar jeclo ayaan ahay cadaalada taqaana
@mohamedtaajir4673
@mohamedtaajir4673 2 жыл бұрын
@@asmaqaali7739 Oo Hadaa Maxaad ku Nacdey Kulmiye Ilayn inagaa lehe.
@cabdisomalilandcabdibashii8202
@cabdisomalilandcabdibashii8202 7 жыл бұрын
xusbiga Ucud uunbaa Xusbi ah
@mohamedapdirahman7328
@mohamedapdirahman7328 6 жыл бұрын
apti heezo cajiil
@ahmatmoh8137
@ahmatmoh8137 3 жыл бұрын
Barigay hesta so baxday 10 jirban aha Hadana 3carura ayan dhalayna Masha Allah 😂🥰
@cabdicasiisjirde926
@cabdicasiisjirde926 3 жыл бұрын
Wad qooqday miyaa😂😂😂😂
@salloahmed7130
@salloahmed7130 7 күн бұрын
Wakhtigaas waxaan jiray 11sano run ahantii waxay ii tahay xasuus dahabiya iyo halyeygii silanyo 14sano kadib waxaan jognaa slnd aad moodo inay soo yaraatay oo sii demaysa alle sidii noo khayr leh
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 Жыл бұрын
13 sano Kadib ayan Dawanaya xasuus 2010 Madax wayne Axmad Maxamad maxamuud siilanyo Madax wayne wadanka Wax badan u Qabtay SOMALILAND GUUL IYO GOBANIMO ❤
@cabdishakuurbinahmedcba5055
@cabdishakuurbinahmedcba5055 5 жыл бұрын
Viva Kulmiye hayso caynaanka waligiin
@ixsaanmahdi4488
@ixsaanmahdi4488 2 ай бұрын
After 14years 2024
@Mohmett_Durran
@Mohmett_Durran 2 ай бұрын
Greatnes 💚🤍❤️
@chinekuriya5029
@chinekuriya5029 3 жыл бұрын
Beeshu way haraaday🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 9/12/2020
@shmasacaday9352
@shmasacaday9352 7 жыл бұрын
kulmiye viv waleee ooyay
@zhiinaldoofficials5921
@zhiinaldoofficials5921 4 жыл бұрын
WADDANI XUSBI QARAN ILOVE YOU INTA JECEL WADANI
@maxamedibraahim1355
@maxamedibraahim1355 3 жыл бұрын
Xiligaasi anoo 10 jir ah codeeyay wLiba kulmiye ucodeeyay waagaas adhi baan eegi jiray masntana jamacad ku jiraaa junior wakhtigu waaa is badalayaaa
@muktarmohmed4786
@muktarmohmed4786 Жыл бұрын
Xasuus wlhi 😢2010 wakhtigu cajiibsana
@Hiiraan_media
@Hiiraan_media 2 ай бұрын
Manta 24.4.2024❤❤
@sakariyesiicith
@sakariyesiicith 8 ай бұрын
All Maxan baburta bada qabsady bariga😂
@adnankafi4035
@adnankafi4035 4 жыл бұрын
2020 ayaan daawanaya
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 3 жыл бұрын
Heestani xasuusi igu weyn bay ahyd 210 kii iyo bertii xoriyada o an ad u tagarsanaa xusubigii kulmiye milaa malintaa hal malyan qof ba hal mar wada qadayey inkastoo abartii ugu darneyd iyo haraad sameyey 4 sano kadib o la haraaday balse cawa o an dib u dawadaday 2:26Am -1-1-2021 kii weli kulmiyaaa caynaynkii weli haya
@musaddad1196
@musaddad1196 3 жыл бұрын
its was memoriable sxb
@awosaleban105
@awosaleban105 3 жыл бұрын
Still🎧😍 2021
@sacadcllaahi666
@sacadcllaahi666 9 ай бұрын
2023 after 13years 2010 😮😮❤
KULMIYE WAA KULMIYE | DAYAX BAND OO RUXAY MAGAALADA BURCO 2021
2:50
Future Brothers Production
Рет қаралды 205 М.
Kulmiyoow Haay  Haay   Hees   20 02 2010
5:10
arneelka
Рет қаралды 26 М.
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 10 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 47 МЛН
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
Hees cusub Ucid Weeye Doorkani
5:13
Digaale Music
Рет қаралды 192 М.
Kooxda Deegaan iyo heestii Salaan ka timid Djibouti
4:40
xusuusonline
Рет қаралды 2 МЛН
Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Cabdi Afweyn 🔥Iyo Heesta "Cagta Saar Wadada"
5:34
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,8 МЛН
Daawo Xidigaha Geeska Wacdarihii Caynaba MBC#2017
5:32
Googoos Media Production
Рет қаралды 912 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
heesta waaga beryaaya waa wadani
5:13
jabiye media
Рет қаралды 427 М.
Daawo Xidigaha Geeska iyo Wacdarihii Beerta Xorriyada MBC#2017
4:44
Googoos Media Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
Как в моей семье едят КЛУБНИКУ 😂🍓 #shorts
0:43
Владислав Шудейко
Рет қаралды 1,9 МЛН
Cậu bé tốt bụng khi có người anh tốt | 111
1:01
Ông Lùn Vlog
Рет қаралды 6 МЛН
当小孩上学后,路飞太开心了#海贼王#路飞
0:25
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 4,4 МЛН
😆 @SantiOficialll @SantiFansshort @CAMILOAGUILLONN
0:15
Santi
Рет қаралды 8 МЛН