No video

LAFOOLE |WEHELKAAGI SHALAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

  Рет қаралды 1,933,521

Lafoole official

Lafoole official

2 жыл бұрын

Special Thanks
Hodan Show
Waqal Studio
Abdiaskari
Erayadii
Abwaan Axmed Mayraxdiir
Music and Vocal Rec.
Mustafe Karaama
Duubistii Iyo Farsamadii
Yahye Nuur muumin
Soo Saaristii
Nala Farax Studio
Muqdisho

Пікірлер: 618
@asmadhaaki
@asmadhaaki 2 жыл бұрын
Qofkasta oo qofkay kalatagaan waligii aaan xumaantiisa sheegin,wanaagmooyee ayaaan salaamayaa fadliga heestan darteed😊🙆‍♀️
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 жыл бұрын
🥰🥰
@Abdirahman_speed
@Abdirahman_speed 2 жыл бұрын
Waaad wanaaagsan tahay lkn fadliga heestan kuma koomna wlal qali rasuulkena ina yidhi ceeebta wlalka astur
@shukricabdi9199
@shukricabdi9199 2 жыл бұрын
Sidookle Qali
@mahamudka4583
@mahamudka4583 2 жыл бұрын
Aad baan kaaga qaaday. 😊
@ciisemaxamuud5722
@ciisemaxamuud5722 2 жыл бұрын
Si wanagsan ayan kaga qaaday, Cadey
@Yasminna_mohhha
@Yasminna_mohhha 2 жыл бұрын
Wehelkaagii shalay iyo Qofkii aad is wadateen Maalintaa is waydaan Ha ka werin xumaatee Weligaa u ceeb qari Xitaa wadajirkiinniyo Wacadkaad lahaydeen Haddii uu wareemoo Midka wiiqay uu yahay, Ha u qooshin waabeey Wax-ka-sheegga ruuxii Wadnahaagu tebi jirey Waa laga yar wacanyee War xun suuqa haw gelin KOORAS Dadka qaar war-doonihi Qofkii waranka kugu muday Hadday kaa waraystaan, Waxaad ugu warcelisaa "Walaal aan jeclaa iyo "Qof wanaagsan buu aa" Ereyada= Axmed Mayraxdiir Laxanka iyo codka= Maxamed Lafoole Maxaan Sugaayay Lafoole Fanankeyga ❤️🤴🔥
@somaliweyn1535
@somaliweyn1535 2 жыл бұрын
inkastoo aa qalade qoralka lkn hore usoco
@fitaaxsixka1975
@fitaaxsixka1975 2 жыл бұрын
mash allah fanaankygiii
@maryanahmed6700
@maryanahmed6700 2 жыл бұрын
Aniga inay igahadleyso umaleeye wlhh haystaan😥😢 wiilkayga aabihisow sikastaad iixumeysay ogow marwalbo inaad tahay curadkayga aabihiis xumaantadana shegshegi maayo wanagaaga mooye😘
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 жыл бұрын
Xilkas Shaqsi
@abdirahmanmohameddualle8882
@abdirahmanmohameddualle8882 2 жыл бұрын
Xaqiiq Weeyi
@saharaabdi6628
@saharaabdi6628 5 ай бұрын
Wallahi this song is talking about my swt mum, I have never seen her ill talking about my dad who leave her when I was only one year old . Alhamdulilah today am 32years a mother of 3 beautiful children 🧒Alhamdulilah
@quensamra7989
@quensamra7989 5 ай бұрын
Really same you walhy i never se my mam tolk my dad and her devorse now iam mam 4child and shes garand mam alxmdulilah
@zahraahmed6574
@zahraahmed6574 5 ай бұрын
😂😂😂​@@quensamra7989
@xamdamohamuud346
@xamdamohamuud346 3 ай бұрын
Wj L wee wdeee Drs zerz😂 dcxcy😊
@CaliyaCabdiraxmaan
@CaliyaCabdiraxmaan 2 ай бұрын
@AmalAhmed275Ahmed-ft6rs
@AmalAhmed275Ahmed-ft6rs Ай бұрын
Ooooh
@ifraxqurux2933
@ifraxqurux2933 2 жыл бұрын
Heestan wexey ka hadaleysa hoyadey Macan waligey ma arag iyado abehey xuman ka shegeyso ilaahey hooyoyinka ha unaxaristo
@cqaadirxuseenmaxamed972
@cqaadirxuseenmaxamed972 2 жыл бұрын
Dadka qaar wardoni qofki waranka ❤ Kugu muday haday kaa waraystan 🥰 Waxad ugu War celisa Walal aan 😍 Jeclaa iyo qof wanagsanbu ahaa ❤
@saadmahamed4320
@saadmahamed4320 2 жыл бұрын
Cajiib, ilaahada intaan ogahay heesaha soomaalida ma maqlin erayadaan ama mawducan fanaan hees ku cabira, LEGEND MXX LAFOOLE
@caaishonuur3052
@caaishonuur3052 6 ай бұрын
😢2/2/2024😢 aad ayan ujeclaaa una jeclan donaa ninkii igu wngsanaa oon bartaa aheed nolosheyda cabdishukur runtii qadar iyo calaf nakala waday moyee maad ahen qof xun waqtigaana ku qanci donaa i.a adna farxad waarta iyo nolol qurux badan kuu rajeynaa abaalkad ii gashay ma ilaabi doono i.a 11/8/2023 waa waqtigad igu soo birtay nabad iyo caano i.a😢💔🙏🙏🙏🙏🙏🙏💔💔💔
@nalkanaftauroon4037
@nalkanaftauroon4037 5 ай бұрын
Nasabbatahey
@maryancigaal4509
@maryancigaal4509 Ай бұрын
Abayoh nasab aan lawada haysan batahay❤
@Abobakarmaxamed6
@Abobakarmaxamed6 23 күн бұрын
Wax aan ku dhaha ayaaan aqoon waayay walaalo
@maxamedxuseencalasow2864
@maxamedxuseencalasow2864 2 жыл бұрын
Fanaan mug iyo miisaan leh, cod iyo heybad faneed uu rabbi ku manneystay, heesihiisu inta badan yihiin waano, jaceyl iyo dhiiri gelin ayaa heestaan soo saaray, cafiska, niyad wanaagga iyo inaan la kala aargudan haddii calafku dhamaado ayuu nagu tusaaleynayaa Legend Lafoole❤🙏🏽 Ereyada: Abwaan Axmed Meyraxdiir. Wehelkaagii shalay iyo Qofki aad is wadateen Haddii aad is weydaan Haka warin xumaatee Waligaa u ceeb qari. Xigto wada jirkiiniyo Wacadkaad laheydeen Haddii uu wareemoo Midka wiiqay uu yahay Ha u qooshin waabaay. Wax ka sheega ruuxii Wadnahaagu tabi jirey Waa laga yar wacanyee War xun suuqa how gelin. Dadka qaar war doonee Qofki waranka kugu muday Haddey kaa wareystaan Waxaad ugu war celisaa Walaal aan jeclaa iyo QOF WANAAGSAN BUU AHAA😥❤
@beerqaboje4736
@beerqaboje4736 2 жыл бұрын
Qormadan quruxda badan ninkaad kasoo qaaday maad xustid mr calasow.😁
@maxamedxuseencalasow2864
@maxamedxuseencalasow2864 2 жыл бұрын
@@beerqaboje4736 sxb waa ilaaway sori
@kaldeeqa2363
@kaldeeqa2363 2 жыл бұрын
Exactly 💯 weligaa qofka si kasta ood iskugu dhacdan iyo xaalad kasta oo qadhaadh oo idin soo dhex gasha amba aad ku kala tagtan gobanimada lagama tago ee bahasha waa lagu dhintaa, waayo qofkan sekano,minido,saacado,maalmo,billo ama sannado badan oo farxada ayaad soo wada qaadateen markaa wakhtiga quruxda badan eed soo wada qaadateen ku ilow wixi xurgufee idin soo dhex martay................ Gobanimooooo🥰😘 Wehelkaagii shalay iyo Qofkii aad is wadateen Haddii aad is waydaan Haka warin xumaatee Weligaa u ceeb qari Xitaa wada-jirkiiniyo Wacadkad la haydeen Haddii uu wareemoo Midka wiiqay uu yahay Ha u qooshin waabay Wax ka sheega ruuxii Wadnahaagu tabi jiray Waa laga yar wacanyee War xun suuqa haw marin Dadka qaar war-doonii Qofkii waranka kugu muday Haday kaa waraystan Waxaad ugu war celisaa Walaal aan jeclaa iyo Qof wanaagsan buu ahaa😋
@Rahmaa892
@Rahmaa892 Жыл бұрын
Waa xaqiiiq❤❤❤
@SaprinaApdifatah
@SaprinaApdifatah 8 ай бұрын
Really🥺wax wangsan un baa ka warin marwalbo😭🥺💔
@munamuuse8649
@munamuuse8649 2 жыл бұрын
illaahayooow wehelkayga maanta bari iyo waligiiiba iiga dhig Hana Iga dheerayn MZ❤️🥺🤲
@mohaadan7164
@mohaadan7164 Жыл бұрын
AMIIN ABAYO MCNTO
@munadiamond9741
@munadiamond9741 2 жыл бұрын
Shalay qof aan jeclaa wlee xuman kma sheego waxkasto dhcy hdna ixtiraaam kii wan uhyaa werwerlii ku nolow ex😪
@albertorenelletti2751
@albertorenelletti2751 Жыл бұрын
This is the best song of the Legend Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ❤️🇸🇴 Heesaha tan oo kale oo waanada ku jirto, aad aay uu yaryihin waqtiyadaan dambe 👍🏾
@cadnandehonesty
@cadnandehonesty Ай бұрын
Wax ka shege ruxe wadnaha tawi jiray walaga yar wacaanyhy war xun suuqa ha oo marin ee nollow wll falastiin Upduqadir 😢❤
@keyfmohamed6176
@keyfmohamed6176 2 жыл бұрын
Cawahu waa habyn qamisaha sacaduna waa21:30 Waxaan xirir wiil aad ujclay waxa xirirkii naga dhaxey kula tagne walal aan jclay 🥺❣waa bare jmacdeed waxana kuleyahay qof wangzn baa tahay 2022 by 🙏❤
@iqruushbea5950
@iqruushbea5950 2 жыл бұрын
❤😩sorry abaayo mcn
@keyfmohamed6176
@keyfmohamed6176 2 жыл бұрын
@@iqruushbea5950 tnkz ❤🤝🥺💪🙈🙋‍♀️
@Abobakarmaxamed6
@Abobakarmaxamed6 9 ай бұрын
Waa xanuun ruux aad isjecleedeen oo aad kala fogaataan, Waxaan alla kaaga baryaa in nabad iyo daacadnimo isugu soo laabataan, Nolosha waxay ubaahan tahay sabar iyo isku dulqaad farabadan ee isku sabra walalayaal
@mohamedxarrago6558
@mohamedxarrago6558 2 жыл бұрын
Mar uun wakhtigu ha igu simo, Lafoole oo hees aan leeyahay qaadaya oo aan nafteyda bogsiimo uga dhigayo
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
❤ Waxka sheega Ruuxii ❤ Wadnahaagu Tabi jiray ❤ Waa laga yar wacan yehee ❤ War xun suuqa ha u marin Markaan is iraahdo Fankii wuu dhintay Lafoole ayaa yiraahda waa beentaa 😂 GOAT 🐐👑🔥❤️
@ahmeddakane5232
@ahmeddakane5232 2 жыл бұрын
Walahi ineysan ben kaehen
@halimoabdifarah8693
@halimoabdifarah8693 Жыл бұрын
warun qofkad jecshahay
@asmaabdilahi6035
@asmaabdilahi6035 Жыл бұрын
Tasaan been ahayn Our legendary
@carwolyrics2154
@carwolyrics2154 2 жыл бұрын
"Wax ka sheegga ruuxii Wadnahaagu tebi jiray Waa laga yar wacnyahay" Cajiibsanaa intaasi.❤
@ducaysa1769
@ducaysa1769 2 жыл бұрын
Aniga xaga jcylka qof iga nasib xun maba jire umalaynaya midka aminaba wu i qayana ma aniga khldan 😢😢waba yabane
@boqoradasomaliweyn5093
@boqoradasomaliweyn5093 2 жыл бұрын
Wlhi ani xatah🥺🥺🥺😭
@Abuisra949
@Abuisra949 Жыл бұрын
Asaga dhanba iska dhaaf 😂😂😂
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 3 ай бұрын
anaa kula qaba amuurtaa huno😢
@ifraaxclaahi5883
@ifraaxclaahi5883 2 ай бұрын
Wlhi wll kula mid ayan ahay 😢😢
@momofchampions7293
@momofchampions7293 2 жыл бұрын
Cool song 👍i cant help but cry when looking at that beautiful blue ocean💙manshallah somalia i love you🇸🇴 ilaahoow dhulkeena barwaaqo iyo nabad kadhig dadkeena israaci oo qabiil iyo qalbi xumo naga saar cadowgana nagaqabo😥🙏🏽💙🇸🇴🇦🇺#manshallah#alhamduliliah
@Itsurgurlivyy
@Itsurgurlivyy 2 жыл бұрын
Allaahuma Aamiin yaa Allaah
@AhmedAli-hu4vb
@AhmedAli-hu4vb 2 ай бұрын
Amiiin brother well said
@hamseroyal4425
@hamseroyal4425 2 жыл бұрын
Heestan waa loo awood sheegtay Anigu waaa dhaqankayga inan qofkii iga tegay aan wanaag mooye xumaan u awoodin inan ka sheego Abwankii ereyadan lahaa mahad sanid❤🥰
@gashireedla1740
@gashireedla1740 2 жыл бұрын
M2 waleee xushmadu waa wax fiican
@baalweyne4352
@baalweyne4352 Жыл бұрын
Heestaan ereyadeeda waxa iska leh abwaan Axmad Mayraxdiir Oo reer Qardho ah
@Haaaajiracabdle0249
@Haaaajiracabdle0249 10 ай бұрын
Hmse aadan khalid nagadaa ciyrt😂 aad ban kuu salamay wl❤
@Abuisra949
@Abuisra949 Жыл бұрын
I can’t believe he has only 6k subscribers 😳😳 waa fanaan qaran ninkan hala garsiyo millions please 🙏
@bahdoonbisle
@bahdoonbisle 2 жыл бұрын
Gobonnimada jacaylkuba waa intan uun, gocashona waa ceebe samaha oo la weriyo mooyee ceebayne waxtar maleh runtii. Heesahan oo kale si gaaraan u ciseeyaa.
@caadil-zx2lh
@caadil-zx2lh 2 жыл бұрын
Waan sugaye heestan. Legendry ahmed meyraxdiir io lafoole guleizta 2022
@azzy9714
@azzy9714 2 жыл бұрын
Hees waano iyo walaalnimo Hadu jaceylku dhamado Wanaag qofka marna ha ilaawin Legend lafoole⭐️
@simrandahir8109
@simrandahir8109 2 жыл бұрын
Wadajirkii iyo Wacadkii aso wiiqay waabaay inta u qooshin nabsigii baa so baxay xabsi ku jirya mna ku farxsani ilaahey hakso saro gacnta cadow Ana ala ila koriyo owlada calosha ugu sido iyago caafimaad qabna ifka haikeno🤰💔😪😭😭😭😭😭
@Bilanahmet7998
@Bilanahmet7998 2 ай бұрын
Hada xalkisa ka waran abayo😢
@mohamedqadarcadde7445
@mohamedqadarcadde7445 2 жыл бұрын
Ww legend KZfaq ka halo sher gareyo Aqayaarey wax wlba wo naka mudanyahy fanaan waqti wlba aan dhulka dhacin lafoole rabbi haku dhooro Hees iyo bar ..Walal aan jecla iyo qof wngsan bu ahaa😭❤
@idilbarkhadomar
@idilbarkhadomar 2 жыл бұрын
Yaasalm xogaamiyihii Fanka dhaxalkii fanka lagen ustad mohammed hassen Hussein lafoole well done axyaa he’s 🥰🥀🥀
@user-px1hb8su9e
@user-px1hb8su9e Ай бұрын
Malinta kala tagan ila manta qof walpi i waydiyo waxan jwpa u siiya inu poqor ah wlhi qof ka wangsan an wali parna😢lkn isga malinta kala tagan ila manta warkaz iso garo😭wlhi plhi oo talhi dadkii iski keen yaqan dhaan waxan u sheeg Ninka igu horya igu wangsan an bartayyy wayi😢lkn nin ka xuna ma parna😢
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 16 күн бұрын
Nasab kaamila ayaad tahay
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 2 жыл бұрын
Wlalaal aan Jeclaay iyo Qof Wanaagsan buu Ahaay Another level of Respect♡
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 2 жыл бұрын
Wax ka sheega ruuxi Wadnahaga tabi jirey Waa laga yar wacanyee War xun suuqa ha u marin Lafoole legend 🙌 👏 ❤
@nafisonaftauroon65
@nafisonaftauroon65 2 жыл бұрын
walaal aan jeclahay iyo qof wanagsan buu ahaaa inayasa iga gadan👌😢🙏🤦‍♂️🥰
@iidofaysal8107
@iidofaysal8107 Жыл бұрын
Lagama yaabo inaan xumaantiisa sheego qof wakhtigu nakala fogeeyey walaal aan jeclaa iyo qof wanaagsen buu haa 💔m ⚘q👸 a❤
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 3 ай бұрын
wanag ayay iga mudan yiihin Kuligod💔😭
@BishaaroMaxamed-o7g
@BishaaroMaxamed-o7g Ай бұрын
Quen🥺
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 жыл бұрын
Waxd ugu war celisa walal Aan jeclaa io qof wangsn buu ahaa🥰😪 Xqq waye waliga qof xumn haka shegin
@abwaanguledreygal436
@abwaanguledreygal436 2 жыл бұрын
Dadka qaar wardooonii Qofkii waranka kugu muday Haday kaa waraystaan Waxad ugu war celisaa Walaal aan jeclaa iyo Qof wanagsan buuhaa Abti axmed mayrax diir ereyadan meel fog baad ka doontay fanaana waad u heshay🖐❤
@dhemanluula5719
@dhemanluula5719 2 жыл бұрын
Walaal an jeclaa iyo qof wanaagsan buu ahaa Respect 💔💔💔💔
@abdiraanyare6183
@abdiraanyare6183 2 жыл бұрын
Haddii la weydiiyo yaa cod macaan? Waxaa markiiba xasuustaa oo igu soo Dhaca Max’ed Xasan Xuseen Lafoole. ❤️ Alle haku ilaasho❤️ Hargaysa way ku sugaysaa Lafoole.
@sumayomohamed8621
@sumayomohamed8621 2 жыл бұрын
Hees lagu fara yareestay absolutely aad bey ii tabaneysaa heestaan “”walaal AaN jeclaa iyo qof wanaagsan buu ahaa””
@Supersalaxcarab143
@Supersalaxcarab143 2 жыл бұрын
Macalinkayga fanka 🥰🙏
@najmasaed2888
@najmasaed2888 2 жыл бұрын
In badan ayan sugayay heestan lkn haday soo baxday kama sheekayo qof wanaag na soo dhexmaray si kastoo lay waydiiyo🥰
@khadaraden7936
@khadaraden7936 6 ай бұрын
Heestan 100% way dhamaystirantahy, Ereyada, laxanka iyo codka dahabiga ah, Mahamed xasan xuseen (lafoole)
@khalidkeynaan
@khalidkeynaan 2 жыл бұрын
Wah Wah ugaaska umadda Walaal aan jeclaa iyo Qof wanaagsan uu ahaa Waqtiga nakala cidlayay
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
Cod dagan erayo miisaaman laxan edabdaran music mucjiso ah oo dareen cajiiba xambaarsan heesta waa lagu farayarestay
@bashejamma123
@bashejamma123 2 жыл бұрын
Lejen lafoole.❤ Abwaan mayraxdir na wuu awood sheegtay.
@strongwomen.7771
@strongwomen.7771 2 жыл бұрын
Wehelkagii shalay iyo Qofkii aad iswadateen Hadii aad iswaydaan Haka warin xumatee Waligaa u ceeb qari 😢 Xitaa wada jirkiiniyo Wacadkad lahyden Hadii uu wareemo Midka wiiqay uu yahay Haw qooshin waabay😢😢 Wax kasheega ruxii Wadnahagu tabi jiray Walaga yar wacanyee War xun suuqa haw marin😢😢 Dadka qaar war Doon ahi Qofkii waranka kugu muday Haday kaa waraystaan Waxad ugu war celisaa Walaal aan jeclaa iyo Qof wanaagsan buu haa 💔💔😢😢😢
@suleimanharet570
@suleimanharet570 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@CaliyaCabdiraxmaan
@CaliyaCabdiraxmaan 2 ай бұрын
Wehelkaagii shalay iyo qafkad is wadateen hadaad is waydaan ka warin xumatee waligaa u ceep qari Hadu wada jirkiiyo wcd kaad laheydeen hadii u wiiqoo midka wareemay u yahay haw qooshin waabay Waxka sheega ruuxi wadnahagu tabi jiray wa laga yar wacanyee war xun suuqa haw marin dadka qaar war dooni qofkii waranka kugu muday haday ka waraysan wxd ugu war celisaa walal aan jeclaaiyo qof wanaag san buu haa Ina aadan ahmed Og dhigaaa u saree wllo❤🫅 11/5/2024 habeen sabtiya Tm 9:27pm Waxn joga Libiya gopolka saawiya donta yan raci dona in shallh guul iyo goba nimoh so duceya iga danbeeyo❤❤❤❤
@CaliyaCabdiraxmaan
@CaliyaCabdiraxmaan 2 ай бұрын
@JabirOsmanAbdille
@JabirOsmanAbdille 4 ай бұрын
Wlhi wan la dhacay heesta waa dar-daaran dhab ah❤❤😢😢😢😢
@oojiboy5205
@oojiboy5205 2 жыл бұрын
I had never drop a comment but this song makes me to drop . Am really interested 😁 in these song 🥰🥰🥰💯
@hamaashamaas7673
@hamaashamaas7673 2 жыл бұрын
Hadii Aiiswedan
@maslaxibrahim6584
@maslaxibrahim6584 2 жыл бұрын
Tani hees waa dhaaftay Legend Lafoole fanku xoog maha Ereyo nin wayn ahmed mayraxdiir
@Lagayaabey
@Lagayaabey 3 ай бұрын
Yaa dawanaya 2024
@ubahabdiomargrundlaggandev6611
@ubahabdiomargrundlaggandev6611 2 жыл бұрын
Ereyo cajiib’ah oo cod macan lagu qaday. Masha Allah aad ban uga helay❤️🥰🙏
@daudmohamed3270
@daudmohamed3270 2 жыл бұрын
Heestaan waa qiso dhab ah oo ku dhacdey abwaanka heesta sameyey ahmed jamac salax mayraxdiir
@khadrahassa321
@khadrahassa321 2 жыл бұрын
Mada karaya qof aad dhab ujeclayd si kasto ku xumeyo inaad wax ka sheegto 🥰❤️
@bashirwehliae8547
@bashirwehliae8547 2 жыл бұрын
Legend lafoole waxaa tahay fanan somali xushmad weyn kuu heyso mar kasta heesahaga waa dareen jaceyl oo dhab ah💏
@adenmuhumed4171
@adenmuhumed4171 4 ай бұрын
Waxad ugu war celisa wll aan jecela iyo qof wanagsan bu aha
@Sabaax123
@Sabaax123 2 жыл бұрын
Maasha allah lafool axsan sowt Salaan sare wll from gobolkii raga burco
@adenomar3024
@adenomar3024 2 жыл бұрын
Alloow Somali fahansii miicnaha Erayadan. Qof u wanag badan idiin ka dhexeeye ood halmar isqawataan intuu ilaawo wanagii horay ayuu caay iyo caambareyn suuqa kugilinaya. Dhaqanka wanasam allow na fahansi
@cabdinuurmaxamuudmaxamed5326
@cabdinuurmaxamuudmaxamed5326 2 жыл бұрын
Hees iyo bar fanaanka fanaaniinta calanka u sida legend lafoole Dadka qaar wardooniyo Qofkii waranka kugu muday Hadday kaa wareeystaan Waxaad ugu warcelisaa Walaal aan jeclaa iyo Qof wanaagsan buu ahaaa Hees mudan in aad looga faaideysto haddii qof aad kala hartaano xumaan haga sheegin Jimco wanaagsan soomaali maxamed
@iphrah7860
@iphrah7860 2 жыл бұрын
Meqa qofa I xumaysay ano walina jecel una habun qaba wali xuman kama shegin mana jcli qof xuman ka shega wa difaca aso waliba I xumeyay si walba qofka u ku xumeyo qalbigaga ku aaas wx wlba kuso mara horayna oga soco
@Hadia_farhan
@Hadia_farhan 2 ай бұрын
Wax ka sheega ruuxi Wadnaahgu tabi jirey Waalaga yar wacye War xun suuqa haw marin 🙌
@su-bare6601
@su-bare6601 2 жыл бұрын
Heestaan sugideeda waqti igu qaadatay ugu danbayn waan helay pro lafoole axsan cod🥰🙏
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 2 жыл бұрын
Axmed mayraxdiir✍️ legend lafoole hees erayo qiimo dhaaf ahi ka buuxaan Qof goba uunbay heestani dhiiri gelin unoqn karta Hadaad mar hore ceeb walaaqatau iska qoomamood😂🥰
@abdifatahsuleiman
@abdifatahsuleiman 2 жыл бұрын
Waa waano fiican, Legend Lafoole iyo Abwaankuba way ku Mahadsan yihiin.
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 2 жыл бұрын
Wllhi heestan anigay iga hadlaysa ruuntii qof an la sheekasan jiray waligay xuman mak sheegin mxn ka sheega isagab wanag dhamaste 7 sano ka hor ayu xidhidhkasi iga buburay isag kadib qof sidis wanagsan ma helin xita inyar ka shabah 🥲😭
@miilinuurxasan7468
@miilinuurxasan7468 3 ай бұрын
Walaal aan jeclaa iyo Qof Wngsn Buu ahaaa😮😮😢
@abdirahmandahirmohamud6193
@abdirahmandahirmohamud6193 6 ай бұрын
Inta waraysiga lafoole ku baratay heestaan oo soo goobtay, aad baan u salaamaayaa. Waxaan iskaga fac ka nahay sxb maqalka heeskaan.
@user-tk5pn8hj2j
@user-tk5pn8hj2j 5 ай бұрын
Kkkkkk.anaa.kamid.ah
@mohamedfarah1514
@mohamedfarah1514 Жыл бұрын
Lafoole fanaan weyn oo aan jeclahay aad baan kuu salamaayaa sxb.
@malyuunshuriye6452
@malyuunshuriye6452 2 жыл бұрын
Heesaha badanaa ma dhagaysto Laakiin labo legend oo aan kala dhicin Lafoole & iskilaaji hore usocda💯💯💯
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 3 ай бұрын
Heestan wa cashar dhaba kaliya maaha hees wax ku qaata oo iskadaaya soomaalay meegan aad isku qaadanasan marku wakhtigini dhamaado ama isfahmi waydaan
@Kayse_ksk
@Kayse_ksk 2 жыл бұрын
Wlhi waa heesa ......aan dhagysto ....tiii iigu qiimaha iyo xasuusta badnayn intaan joolaa ...4 sano kahor .......ilaa waagaan hesaa bartay ba 🥰🥰🥰😭😭😭😭😭
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 2 жыл бұрын
Subxaanaka yaa cadiim. Legend laba maahee waa balan in aan heestan ka soo bixiyo falanqayn muuqaal ah. Boqortooyo
@libankalafoge6521
@libankalafoge6521 2 жыл бұрын
Heestan waxan filayaa mesha uu ku qaadayo wa xamar cadeey
@fudeymaosman4701
@fudeymaosman4701 2 жыл бұрын
Haa waa xamar
@kafiyanoak2482
@kafiyanoak2482 4 ай бұрын
Haka warin xumate waliga uceeb qari wacadkad laheden midla wiqay uyahay hauqoshin wabaay xaqiiq ano laisku ken og yahay ninka ragga wakii warkisa cad yahay waliba an rabay inan donto isla bishan an ku jirno alahayow Maxa Iga qab saday wan qar sanayaye farxad ku nolow walashey nastexo 🙏🙏🙏😎
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
"Wax ka sheegga ruuxii wadnahaagu tabi jiray waa laga yar wacanyee warxun suuqa haw galin" Axeey Ax.😓😓 Calaykum A. Mayraxdiir iyo Lafooloow😚
@NimcoMohamedYousuf-mn9bq
@NimcoMohamedYousuf-mn9bq 5 ай бұрын
Qof aan shale amaani jirey afaan maanta waxa xun uga sheego malihii qofkaygii qof wanagsan ayaabu Lkn wakhtiga nakala fogeyey ila aan iilka galo ma ilaawi doona🫡🫡aduunka Waxan ugu jeclahay inuu farxad ku nolado Waxan ka bartay casharo badan Mahsanid ayaan ku leyahay Ex💔
@mahadomar5944
@mahadomar5944 Жыл бұрын
Best hobal for ever .Great music
@HothoFastfood-xc5gs
@HothoFastfood-xc5gs 6 ай бұрын
Walal an jecla iyo qof wanagsan bu aha 🥺
@abdiwaliabdullahi4966
@abdiwaliabdullahi4966 Жыл бұрын
Abwaan axmed mayrax diir Halkeedi baa dhigtay lagend lafoolana waa uu hagar baxay ✨
@cabdiqanicaashaq7058
@cabdiqanicaashaq7058 2 жыл бұрын
Dadka inta wanaagsan ayuunba qofkiisa uxil qariyee alle ha sahalo
@haniitaofficialchannel
@haniitaofficialchannel 2 жыл бұрын
True history song 🎧
@ahmedqanofficiel9072
@ahmedqanofficiel9072 2 жыл бұрын
Waa hees iyo bar fanaankayga fanaaninta Maashaallah lafoole well done my freind
@hamdiqaalinuura886
@hamdiqaalinuura886 2 жыл бұрын
Walalkeey Axmed 🙏
@fudeymaosman4701
@fudeymaosman4701 2 жыл бұрын
Hees iyo bar lagama yaabo qof maalin wanaag naga dhaxeeyay inaan xumaan ka sheego haduu xitaa I xumeeyay oo maba u dhalan inaan wax yar dhaliil ah uyeelo
@lolal4461
@lolal4461 2 жыл бұрын
You are the best loofe #1♥️♥️ very respectful 🙏
@mawliidqaraami5508
@mawliidqaraami5508 2 жыл бұрын
The legend of Somali music Mohammed Hassan Hussein lafoole macali jir oo joog
@osmanheymoy5527
@osmanheymoy5527 2 жыл бұрын
Yasalaam legend halkaas kaga haay bro waa ceymooy oo meel fog kaa soo salaamaayo
@khadarmaxamedYuusuf
@khadarmaxamedYuusuf 8 ай бұрын
Alfanan Lafoole wn ku tageera waxan rajaynya inan ma Kulano insha alaah ❤
@lafoolemusicchannel
@lafoolemusicchannel 8 ай бұрын
Mahadsanid Khadar waanu kulmi doonnaa Insha Allah, mahadsanid markale
@mohamedhashi1643
@mohamedhashi1643 2 жыл бұрын
Trully a Masterpiece
@karamoige5268
@karamoige5268 Ай бұрын
What a amazing song.!😮 Still listining 03/07/2024 Wednesday Last day of junior in University and last day of Borama.!!
@mahadcaligeedi4942
@mahadcaligeedi4942 2 жыл бұрын
Legend lafoole ninka kaliya ka tageero fanka somaliyed nolow wllkey qaliya❤️❤️
@HibaqXasan-bq9yr
@HibaqXasan-bq9yr 6 ай бұрын
Wax ka shega ruxii wadnahagu tabi jiray Waa laga yar cawanyee War xun suqa haw marin 😢🫡🙈😢
@maxamedoday4250
@maxamedoday4250 2 жыл бұрын
Lafoole heer sare cod aan dugoobin allaha cimriga kuu siyaadsho❤❤💯🥰
@thekingmohmeth1435
@thekingmohmeth1435 2 жыл бұрын
MoHamett Hassan HUsEiN LaFooLe Legend 😊🙌🏿
@siciidcartan303
@siciidcartan303 2 жыл бұрын
Axzan yaa hees Dunida WxaY xaysataa bini’aadamka lknze heestani WxaY ka xaysataY Qalbiyada bini’aadamka Really it’s best song 🎧 ❤️
@suhaibahmed3589
@suhaibahmed3589 2 жыл бұрын
Wow, Lafoole legend 🙏
@MaryamA23
@MaryamA23 2 жыл бұрын
I love it thank you
@ubahhayaan5598
@ubahhayaan5598 2 жыл бұрын
Afkaan shalay ku amaanayey kuma caayi karo oo eray gefa kuma odhaan karo qofkaan kala hadhanay🥺
@hamzaahmed6509
@hamzaahmed6509 Жыл бұрын
Absolutely, Lakiin intaa garanahsa yar 😢😢
@farxam.n9959
@farxam.n9959 2 жыл бұрын
Walahay wadaxisan ka heley 💕
@user-tb9ow5hl2y
@user-tb9ow5hl2y 7 ай бұрын
Legend lafole hees waaano iyo gobanimo wehelkagii shalayy iyo qufka aad is wadateen haga warin ceebo waligaah u ceeb qari 💔😭
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
This a song close to my 💖💖💖💖💖💖 because it expresses generousity love understanding ❤️❤️❤️ good attitude all over
@MunaaliMunaali-uw3mr
@MunaaliMunaali-uw3mr 10 ай бұрын
@faadumofaysal6324
@faadumofaysal6324 2 жыл бұрын
Halka dabecad ee somalida ah ayaa ah mrkay kla tagaan xuman bes iska sheegaan wana zbbta aan kula yaabo waa heez dadka oo dhan wada fhmi karin🥰👏💯
@user-wp4uk7pj2h
@user-wp4uk7pj2h 6 ай бұрын
Kawaran hadii uu ixumeyey xanna iigu daray😢 oo erayo ben ah iga sameyey
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 2,6 МЛН
LAFOOLE NIMANYOHOW DAD LAMA BEERO
6:05
Lafoole official
Рет қаралды 208 М.
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 71 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 8 МЛН
LAFOOLE IYO NAJMA NASHAAD 2023 | DAREENKII IGUBI JIRAY | HEES CUSUB
5:38
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,7 МЛН
LAFOOLE IYO FOSIYA RINDAI, HEESTI (DHUUYAALEY
10:14
DE ROCK STONE
Рет қаралды 414 М.
LAFOOLE  BEST SONG (MID KALE LABO UGUMA DHIGO) SHOWGA CIIDA &  BANDHIGII ABDIFATAH YARE
5:36
ISMAIL AARKA | ABAAL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:36
ISMACIL AARKA
Рет қаралды 1,4 МЛН
Lafoole Hargeisa Show || Cilad Li'i Ku Nooloow 2024 ||
8:02
FAYNUUS STUDIO
Рет қаралды 337 М.
LAFOOLE| HEESTII LAXOW#hawraar
7:40
Doogsan media
Рет қаралды 95 М.
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 71 МЛН