Ma ku cusubtahay Canada?

  Рет қаралды 8,061

CT Somali

CT Somali

3 жыл бұрын

Maxamed Cabdalla wuxuu yimid wadanka Caanada sanadkii 2019 isla markiiba wuxuu la qabsaday nolosha wadanka Canada oo ah mid marka hore qofka ku adkaan karta.
Inkatoo imaatinka Maxamed ee Canada uu ku soo beegmay xilli Covid 19 uu jiro oo isku socodka dadkuu xadidnaa midna taasi kama hor istaagin inuu fahmo sida dalkaan uu horumar uga gaari karo sanadaha soo socda.
Wuxuu leeyahay KZfaq channel oo dadka kula wadaago macluumaad ku saabsan Canada hoos ka eeg linkga oo subscribe u saar si aad ula socoto.
NOO SOO DIR TALOOYINKAAGA
Ct+somali waa barnaamij ku socda iskaa wax u qabso oo aan ugu tala galnay in dadka wadanka ku cusub aan ugu soo gudbino macluumaadka ku saabsan wadanka Canada oo afsoomaali ah.
Dad badan oo dalka yimid 20 sano ka hor ayaa noo sheegay in xilligii ay imaanayeen aysan jirin wax macluumaad caawinkara oo internet ka ku jiray siiba kuwo muuqaal ah si midaasi aysan ugu dhicin jiilka dhawaan yimid iyo kuwa imaan doonaa ayaan u abuurnay barnaamijkaan.
Nagala soo xiriir canadateaches@gmail.com .
SOCIAL MEDIA CONTACTS
FACEBOOK: / ctsomali
INSTAGRAM: / ctsomali
CHANNEL ka Maxamed / @maaliabdalla
MA DOONEEYSAA INAAD NAGU CAAWISO HOWSHAAN?
Please ku soo biir dadka nacaawiya
www.patreon.com/user?u=27907257
#ctsomali #Soomaalidacanada #Somalisinalberta

Пікірлер: 18
@AhmedHassan-rp6yd
@AhmedHassan-rp6yd 3 жыл бұрын
Thnkz ct plus iyo maali abddla
@cadnanzesc2491
@cadnanzesc2491 3 жыл бұрын
Mahadsanid mahamed abdale walalo wax badan baad noo faaiideysaay inaad mar kale noso labato ayn jeclaan lahayn
@ctsomali
@ctsomali 3 жыл бұрын
Muuqaalka qeeybta description ka ayuu ku jiraa KZfaq Channelkiisa ee halkaa ka eeg oo la soco Channelkiisa
@cadnanzesc2491
@cadnanzesc2491 3 жыл бұрын
Thanks sido kale CT plus
@wizzabiika3002
@wizzabiika3002 3 жыл бұрын
Wad ku mahdsantahy wacyi galintada plse ma iga cawin karata sida ugu fudud oo lagu iman karoh canda iyo inta asbab oo lomaro wllo
@usameabdiwali2788
@usameabdiwali2788 2 жыл бұрын
20 kun ayaa haysta sidee ku imaan karaa wll
@zahrahcabduqadir9415
@zahrahcabduqadir9415 3 жыл бұрын
Masha alllah abowe ilaahey haku xafido aduun iyo aaqiraba insha allaah waxa rabaa in aad iga jawabtid shaqada nadafada gabdhaha sida shaqa guryaha laga shaqeeyo malaga heli karaa canada
@QaysMovies
@QaysMovies 8 ай бұрын
Salaamuc alaykum walal waxan ku noolahay scandinavianka wadan ka mid ah waxan ka shaqeeya Truck-yada ama baabuubrta xamuulka qaada sideen ku iman kara canada ama shaqo uga dalban kara, sharcigayga yurub ma u badalan karaa ka canada. Mahadasanid
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 3 жыл бұрын
Tnxs
@mohaabdulali9087
@mohaabdulali9087 3 жыл бұрын
Dad ka sharci darada kuyimaada xarigmiyay muteestaan haday muteestaana sharci ma heleen
@salmanvlog9417
@salmanvlog9417 3 жыл бұрын
Asc wll warbixin ayan karaba lambarkaga
@ctsomali
@ctsomali 3 жыл бұрын
Muuqaalka qeeybta description ka ayuu ku jiraa KZfaq Channelkiisa ee halkaa ka eeg oo la soco Channelkiisa
@wilwaldehitler6125
@wilwaldehitler6125 Жыл бұрын
Asc
@abdimanaanabuukar9667
@abdimanaanabuukar9667 2 жыл бұрын
50kun ayaan haystaa ma ku imaan karaa
@inamohamett1693
@inamohamett1693 Жыл бұрын
25k ayaa ku tagi kartaa sxb lkn 50k wadankaga ma ganacsi uga sameysid oo.maal gauhati
@munaabdi9604
@munaabdi9604 Жыл бұрын
@@inamohamett1693 wllhy meshan waxaba ma yalan anaga ka yaban wadankaga iska joog
@bilaalsiyaad6347
@bilaalsiyaad6347 Жыл бұрын
Asc ustaad intaan kaka soohadlaa inaa kula hadlaan rabaa
@bilaalsiyaad6347
@bilaalsiyaad6347 Жыл бұрын
Hello
Ikhtiyaarada tababarka luuqadda ee dadka ku cusub Kanada
6:40
Citizenship and Immigration Canada / Citoyenneté et Immigration Canada
Рет қаралды 1,3 М.
Somalida iyo waxa  ay ku doortaan magaalada Toronto.
14:13
Hereri Media
Рет қаралды 86 М.
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 19 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 57 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 67 МЛН
Shaqooyinka Canada 2022
11:42
CT Somali
Рет қаралды 12 М.
WARBIXIN | NOLOSHA & SHAQOOYINKA CANADA 2024
14:26
Maali Abdalla
Рет қаралды 3,7 М.
الصحة النفسية في بيئة العمل | بودكاست فنجان
2:03:36
إذاعة ثمانية
Рет қаралды 731 М.
Group 5 CANADA Faafaahin wax badan kuu faa’idaynaysa Update  CANADA
13:25
SHAQOYINKA DUMARKU KA SHAQEYAN CANADA & LACAGTA LAGA SAMEEYO
5:52
Maali Abdalla
Рет қаралды 4,4 М.
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 19 МЛН