Maamulka ASM Qadiyadani waa Qadiyad Soomaaliyeed Ama Diid Ama Doon, Uguma gabaneyno cidna

  Рет қаралды 7,167

AyroTV

AyroTV

15 күн бұрын

Maamulka dhaqdhaqaaqa awdal state Qadiyadani waa Qadiyad Soomaaliyeed Ama Diid Ama Doon, Badheedh ayay Tahay Uguma gabaneyno cidna Umada Soomaaliyeed Ayaanu Kamid Nahay

Пікірлер: 93
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 13 күн бұрын
Aniga wan tager san hay awadal sete wayo somaliya ban ahay wili wxan jacelhay dolka somaliweyn ina laga tago calanka somaliweyn midnimo ah ayan jacelhay ina arko wan arki dona in sha alha
@samatarhussen
@samatarhussen 13 күн бұрын
Masha Allah
@mustafaali7560
@mustafaali7560 13 күн бұрын
Inshallahll inshallahll inshallahll my Allah with u guys inshallah
@awiladen7814
@awiladen7814 13 күн бұрын
AWDAL STATE INSHA ALLAH GUUL 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@shamisali4599
@shamisali4599 13 күн бұрын
Owdal guul ban urajeen arga gixisada muuse iyo aby Ahmad is ka saara ❤
@user-lc5pr1ou7j
@user-lc5pr1ou7j 10 күн бұрын
Welcome to Djibouti
@nuraali5514
@nuraali5514 13 күн бұрын
Soomaaliweyn, guul.
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 13 күн бұрын
❤❤
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 13 күн бұрын
Soomaaliwyan waay dhawdahay maanta awoowe
@minariii09
@minariii09 13 күн бұрын
Mashallah ni dhiigle u dhaqaqa dadkiina dolman snm way walatay samaroon iyo ciise awalba yakaa dadka iska xiga imikuunbasn baranay aaryee dulmiga iyo hanjabada lagu hayo dadkeena halaga saaro dhibato weyn ayaa lagu hayaa dumaroowna raga ag joogsada dumar la aantii wax ma qabsoman waa shaqada koobaad dumarku reer waliba calanbuu samaystay oo dumarbaa dhaqale iyo gubabinba la ag joogaan dumaroow idinka guusha ragi
@abdikadirabdi7427
@abdikadirabdi7427 12 күн бұрын
Guul awdal state of Somalia 🇸🇴
@Abdi-zv6ex
@Abdi-zv6ex 13 күн бұрын
Waay mahadsanyihiin shacbiga reer Jabuuti iyo Dowlada Jabuuti.
@maxamadcabdi1045
@maxamadcabdi1045 13 күн бұрын
Beeaha ciise imika ayay hayaan dariiqii guusha iyo horumarka deegaamadooda
@Subeyriga
@Subeyriga 13 күн бұрын
GUUL IYO GOBONIMO AWDAL EMPIRE
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 13 күн бұрын
waar nin walbaa gurigiisa ha joogo. isaaqow gurigaaga joog oo ku nabad hel. arabsiyo hasoo dhaafin halkaasaa kuugu soo galbeedeysa.
@mustafehussein288
@mustafehussein288 13 күн бұрын
Ma hooyadaabaa Gebiley leh naagyahoow
@mustafehussein288
@mustafehussein288 13 күн бұрын
Wajaale ma ayeeydaabaa leh
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 13 күн бұрын
waar waynu kala cibaadaysanaynaa. hadaad arabsiyo soo dhaafto
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 12 күн бұрын
AWDAL STATE INSHA ALLAH GUUL ❤❤❤❤
@abdidegan8452
@abdidegan8452 13 күн бұрын
War guuleyta inchallah awdal state of Somalia ❤❤❤
@HamzeadenAbdullahi
@HamzeadenAbdullahi 11 күн бұрын
@user-wf2hg8ve7f
@user-wf2hg8ve7f 13 күн бұрын
Allow cimriga kuu mabarakee madaxweyne cali cabaxar guuul awdalistat ❤❤❤❤❤❤jabuuti
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 12 күн бұрын
ZAYLAC LUGHAYA STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e 11 күн бұрын
Okay ❤️ samaron sodhawada
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 13 күн бұрын
May Allah bless and protect and save the Awdal state from Ethiopia enemy to invade and conquer the Awdal state region I hope jubuti government had realized the threat that cames from Ethiopia in danger the sovereignty and integrate of Jubuti
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 13 күн бұрын
Maaa shaaa alaah tabaaraka laaah mudane baxar alaah ha idinxifdiyo is ilaaliya budhcaddu meshawayka hawlgashaaye
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 13 күн бұрын
Guul ilaahey hwydin garabgalo
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 13 күн бұрын
Awdal state of Somalia 🇸🇴 ❤maaa shaaa alaah alaah garabkiina hagalo Alaahu maaa aamiiiiiin yaarabiii ❤
@user-fd6pn9jg4y
@user-fd6pn9jg4y 13 күн бұрын
Asaph.ma.adaa.hogaan.u.eg.bahal.bahalbaad.u.eegtahay
@YahyaDjirdeh-ub4iw
@YahyaDjirdeh-ub4iw 13 күн бұрын
Masha alh dr ali bahar
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 7 күн бұрын
Diyaar.baanu.nahay Anaga.oo.joogana Hargaysa Hogaamiye Guul.guul Insha.allaah
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 11 күн бұрын
GEESII MAXAMED CABDI. WAX RUUN AAH. AYAAD. .SHEEGTAY
@BashiirYusuf-lc7nq
@BashiirYusuf-lc7nq 8 күн бұрын
Apti nicdani inga daayo aniga idin diyaara ee adigu dadkaga lso heshii cidna gobolka kma hysto ee samaroonka kale Somaliland aaminsan aynu iska celino wxba reeraha kle idoorta ah ha ingu xoqine hna nagu so dhisine
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 11 күн бұрын
WAA. LII CIISE .OO.MAQAAN. SIIYAASADAA. DHUUL KIISII. EE AHAA. AWDAL AMA. ZAYLAC IYO.LUGHAYA STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 13 күн бұрын
Comments kayga waxaan idiin sheegayaa maanta waxaa ay taagan tahay yaa ah Soomaali yaan ahayn Soomaali waa labadaas qadiyad ayaa lays ku gayaa waa dad diidan Soomaalinimo iyo dad ku faanaayo Soomaalinimo iyo in ay u dhimanayaan Soomaalinimo aysan ka yeeleynin dadka u diidan Soomaalinimo. Marka waa dad ku faanaayo Amxaarnimo oo ka doortay dadkiisa uu u dhashay isku dhiiga iyo isla dgakashada iyo isku diin isku af. Marka reer Awdal waa dad ku faanaayo Soomaalinimo iyo in ay yihiin dad Soomaaliyeed oo asal ah marna aan la Bedell karin sin jigooda asal nimo oo ah umadd Soomaaliyeed oo keh asal la raacp taariiq fog ee awoow yaashood. Muuse Biixi wuxuu sheegay in ay Soomaaliland ay qaadanayaan Itoobiye nimo oo ay neceen magaca Soomaaliyeed meesha ay ka maqlayaan oo dhan. Marka guul iyo geeri in aad u dhimataan adinka oo amxaar idin gumeysanaynin oo xor ah oo diintiina ku dhegan.
@user-xo5tk7id8q
@user-xo5tk7id8q 13 күн бұрын
Baxar iyo. Dhakamuus AWDAL STATE ma labadiina kaliyaa???
@fartunjama2269
@fartunjama2269 12 күн бұрын
Maashaaallaah allahaabuker ,guul iyo gobemoSomali👏👏👏👍💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 11 күн бұрын
XIIN CIISE AYEEY. BEES. LAA NOOL .YIHIIN
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 12 күн бұрын
AWDAL STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 13 күн бұрын
GUUUL. WAA. WAXLAGU. FARXO
@Subeyriga
@Subeyriga 13 күн бұрын
GUUL IYO GOBONIMO AWDAL EATATE
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 11 күн бұрын
CIISE DHUUL KIISA. AWDAL. HADDUU. SAAS WAX KAA BADELII ARRII MAHAA DHUUL KOODA. G. AWDAL STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 7 күн бұрын
Maanta.shalay.Ku.ilaw Dhaliyartu.waa.diyar Reer.awdal
@CabdiDaahir-cn8mu
@CabdiDaahir-cn8mu 11 күн бұрын
Riyadaas ilahay harumeeyo awdal dadka joogaa waa sedex iidibi ee mid cad iyo mid madaw iyo dhiin ah ayaajooga ilaahay hatuso midnimo
@Jinikoow
@Jinikoow 13 күн бұрын
Awdal state guuleysta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l 13 күн бұрын
Awdal stat somalia.1.
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 12 күн бұрын
CAJIIB WALAAHII. ARRIINTAN . AWDAL. STATE. QABIILKII. CIISE. .OO.MEESHAA. KAA MAQAAN. IYO. HOOW LAHAA. SOOC DAA
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 13 күн бұрын
MAXAA LAGA XOREYNAYAA
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 13 күн бұрын
afar qooblayaasha
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 13 күн бұрын
GUUL& GOBANIMO AWDALSTATE
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 12 күн бұрын
UU. FIIR SOO. NIIN KII. CAQLII. LAAHOOW. CIISEOW. HAYEEE
@sahalhassan7625
@sahalhassan7625 13 күн бұрын
We have the same interest now so we are friends now tomorrow I don't know.
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 13 күн бұрын
Bada Soomaliyeed Soomali Ayaa Leh Waxaase Uga Sii Dhow Soomali Oo Dhan Reer Awdal !!? Waana in Ay Isku Duubni Muujiyaan Ka Ilaashada Amxaarada Gobolkiina Idinka Oo Kaashanaya Soomali Muhammad!!! Oo Dhan??Amxaaro Isku Meel Looga Soo Horjeesto Ayaga & Dabadhilfkooda ba !!!Viva Somalia 🇸🇴 Viva Soomali Muhammad ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 13 күн бұрын
SOMALILAND WAA NAVAD JABUUTI WAA NAVAD QORI DABLEY LA DHRX WAREEGAYSAA JABUUTI IYI SOMALINANDBA OGIW SOOL IYI AWDAL MEESHEY KU KALA YALAAN WAA KALA JAAD WAXAA COLOOB SAMROONKA CIISA IYI ISAAQ LAVASA WADAN DAGAN DAGAAL SOKERYE DGEER BUU NIQANYAA XAMARNA MA RAACI KARO DHULKA QORI DAVLE HA GALIN
@awmuseaw7602
@awmuseaw7602 7 күн бұрын
inta halkaa joogta ee sacabka tumaysa waa intii shalay saylic u codaynaysay ee laga fadhiyi lahaa maanta markay ka dhamaatayna jabhadaha u socabka u tumaaya
@jamaadam3049
@jamaadam3049 13 күн бұрын
Waa ninkaa ninka Idoor ka fadhiisanyahay
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 11 күн бұрын
Bidaarow qori dable aya dadka lagugu so dhiibaye bal aan eegna xagay kula so gaadho awdal maanta axlmdulilah nabad ayey ku seexdan ku shaqaystan lkn bal qoriga dabkale ee awdal lagugu so dhiibay iyo dadka maatida inad keciso
@user-xh2yk9cp8p
@user-xh2yk9cp8p 13 күн бұрын
Diyaar ayan nahay hadan nahay dhalinta awdal.jihad ka
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 13 күн бұрын
Jihad noocma ah nnkan koonfur buu idiin wadaa in xamar laafa taliyo ma jacshry ood jamacasa u tagto
@user-xh2yk9cp8p
@user-xh2yk9cp8p 13 күн бұрын
@@abdullahiomarali5241 haa siday aduun ka kale siday adis ababa itoobiya oo dhan casimad ugu tahay ayay muqdisho na soomali oo dhan casimad ugu tahay.adunkan manta la joogo in la kala go o ma dhacayso
@abdidegan8452
@abdidegan8452 13 күн бұрын
Hunooo illahay garabkaga
@dqalib
@dqalib 13 күн бұрын
@@abdullahiomarali5241 Muse juudaan halkee bee noo wadaa
@user-td8tn5mt9t
@user-td8tn5mt9t 13 күн бұрын
Mujaahid sogal gudaha xabadu habiilaabantee
@samielmi6158
@samielmi6158 13 күн бұрын
Guul…….Guul iyo gobanimo awdal state movement,xoraynta,iyo dhismaha dawlad goboleedka awdal,ha la hirgeliyo.reer awdal heeryada cadawga SNM ha iska turaan,midnimada somaliyeed ha nolaato,Somali diidku ha dhaco.allahu Akbar.
@abdidegan8452
@abdidegan8452 13 күн бұрын
Waa dad bila damiira lkn guul ba rajeynana inshallah
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs 12 күн бұрын
Mounafaq Mounafaq dhaley 😂😂😂😂
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 11 күн бұрын
ciise wuu. Iiniigaa haddii yee. .baal. xuuduuda. Somaliya. Iyo. Jabuuti. Kaa talaabaa
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 13 күн бұрын
WAANU. SOO. SOCONAA. DAL. IYO. DIBADBA
@mustafesulyman
@mustafesulyman 13 күн бұрын
Awdal.state.waad.guulaysanaysaan.halganka.haloodiyaargaroobo.ninwalawba.qurigaaga.lasoobax.furinta.iskaxaadiri.shacabka.waxaloohabaahan.yahay.inay.mudaharaadaan.ooucisbooonkalajoohssi.lahayn.jabhaddu.iyagoo.baabuurtooda.saaran..jamaahirta.boorame.ninkastaa.gaadhigiisa.iyo.qirigiisa.halasoobaxo
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 12 күн бұрын
QUD BAA DAN. MADAXWEY NAHA. GUDABIIRSII STATE. WAXAAY. KU BIILAAM. MATEEY. NIIN. QUD BADAAN. MIID NIMO. SIIDAAS UU. SHEEGYO ASSAGOO. DHIINAAC KALEEE. WUXUU SHEEGAY. MADAXWEY NAHA GUDABIIRSII STATE. IIN. LAA IISKAA DIIDOO. RER YAR OO. LA YAALAA. DHIINAAC. KALEEE. DOWLADA FEDEERAALIIGA AH. EE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴. WEEY. IISKAA. DIIDEEY. IIN. AAY. AQOON SATOO. BAL ADIIGA.. DAWAA NAYOO. MAXAAD. HAL KAN KAA ARAAG. TEY
@user-xo5tk7id8q
@user-xo5tk7id8q 13 күн бұрын
Isaaq colmanihin dabshid ha noqon.siyaasadda ka hadal.Badda yaa iibiyey? 150kii oday ee Makaahiil ayaa iibiyey
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 12 күн бұрын
OKEY. GOBOLKA AWDAL. SIIDEE LOO. KALAA DEGAA. ANIIGA. RA' YÌI GEYGAA. QABIILKA CIISE. GOBOLKA AWDAL. WUU KADEGAA. 💯 KÌI BAA. 90. QABIILKA GUDABIIRSII .NAA. WUU KADEE GAA GOBOLKA. AWDAL 💯 KII. .BA. 21 . HADDII. KU NOQOO NOO. WAR KAA SAAX DAA. AH. WAA SIIDASII
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 11 күн бұрын
GUDABIIRSII. HAAL KIISUU. WAA KII CAFAR TÀA. OO KALEE . CIISE WALII. GOBOL KIISII AWDAL ZAYLAC IYO .LUGHAYA WUU KASII JEEDA
@mustafesulyman
@mustafesulyman 13 күн бұрын
Anagu.khaatumo.hadasnu.nahay..isaaq.anagaa. kubkadhigis.kusamaynayo.nasfaynaye.hakabaqanina..midh.tamaramale
@mustafesulyman
@mustafesulyman 13 күн бұрын
Jamaahiirta.booramow..lasoobax.qoryihiina.baabuurtina.kurkawadajara.mudaharaad.kaliya.oojoogta.ah.kaliya.dadku.habilasbo..snm.walaahi.xabadmaridayso.sidii.laascanod.marnaba.manoqonayso
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 12 күн бұрын
KKKKKKĶKĶ😂😂😂😂😂😂😂. YAAAAAAAAAAAÀAAAAAAAAX. CIISEOW HAYEE. XUR DA DAA KAA. KAA. CAA
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 11 күн бұрын
Kani benale
@user-xo5tk7id8q
@user-xo5tk7id8q 13 күн бұрын
BAXAR IYO DHAKAMUUS SOMALILAND WAXBA YEELIMAAYAAN😂😂
@dqalib
@dqalib 13 күн бұрын
Qosolkii goojacade
@Ahmed-vk1bx
@Ahmed-vk1bx 13 күн бұрын
Waar fidnaa laguu soo dhibayay, balwaxay kuu dhasho aan eegno.
@user-td2vy9zr3h
@user-td2vy9zr3h 13 күн бұрын
Wallee, non dhiiran baan arkaa, meelay lagaad dhaba. La arki doonee!.
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 11 күн бұрын
gudaabiirsii. Daacad. Kamaa ahaa. Iinuu. Dagaal. Laa Baloo. Rer. SHEIKH iisxaaq. Shaleey iiska dhafaa. Maantaa. Haddaa dagaalamaan. 😂😂😂😂😂😂. Allaa. Haayoo. .maxaa. DAD kalaa. Haystaa
@DaalloSurad
@DaalloSurad 13 күн бұрын
Aygu waa ciyaa umadii uu ka dhashay ayuu qaxooti ugu baaqayaa
@abmoh9216
@abmoh9216 13 күн бұрын
Saad ku ogaatay cida qaxi
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 13 күн бұрын
shalay iyo maanta keebaad waalan tahay
@user-td2vy9zr3h
@user-td2vy9zr3h 13 күн бұрын
Hadaad, gudhi doontiin sida biyaha, ama ceeryaanta. Ha bara kicinin dadka ba'an ee baahan. Maqaadi karaan dhibaato. Laga fiican, caadifad iyo laab lakac, ee Maxaad isla haysaan. Shalay bay ahayd markii lagu foodhyey suldaan wabare, idinku maxaad kaga duwan tihiin, dadku maxay idinku aaminaan?
@mohamedhaybe
@mohamedhaybe 13 күн бұрын
Adeer balaayo iyo baas baabiiya umadaas nbada u fadhida ha ugu baaqin dagaalo iyo dhbaato aayna qaadi karin
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 13 күн бұрын
sxb markaan talada guriga xaaskaagu joogto aan kuu diido inaad u taliso goaanka wax qabad na aniga imanayo. adigu caruurtaad bariiska la cunaysaa. dayuus baad noqonaysaa hadaad ka dhiidhiyi waydo. awow ninka sinaantaada diida diid sarayntiisa.
@abdidegan8452
@abdidegan8452 13 күн бұрын
​@@MrQawdhan1hada ayad wax fahmi sin reer awdalooooo damiir isku Yela borama wado , caafimaad , xoriyad , airport,dekede nothing maleh markasa lagu dhehiiii nabad baad haysatin waa guumesi DHanka madaxa
@user-xo5tk7id8q
@user-xo5tk7id8q 13 күн бұрын
WAA RIYO RUNMAAHA
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 12 күн бұрын
AWDAL STATE INSHA ALLAH GUUL ❤❤❤❤
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 36 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 49 МЛН
DUULLAAN HG IYO MAREEXAAN AMAR ALLE LAAKIIN 16 July 2024
21:48
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 7 М.
So Cruel!😩 Say No To Turtle Painting🐢🎨 #catvideos #catmemes #trending
0:24
DESAFIO IMPOSSÍVEL #trending
0:16
O Mundo da Ágata
Рет қаралды 21 МЛН
Эта ведьма поедает детишек #фильм #кино
0:53
МеткийДик
Рет қаралды 3 МЛН
Хотела обмануть робота, но попала
0:58
Почему?
Рет қаралды 8 МЛН