MAANTA LAGA BILAABO WAAN JOOJIYEY INAAN IDINLA WADAAGO

  Рет қаралды 112,846

Aj & Fadna Family Vlogs

Aj & Fadna Family Vlogs

3 жыл бұрын

Пікірлер: 124
@hdplus9130
@hdplus9130 3 жыл бұрын
Walal macan haydhibsan inyar ii istaag Fadlan wll qali waan dadalaya ee ii garab istaaga isoo booqda igaga farxiya dadkaygii aduunka ugu qalisana Somali hadad ka dhalatay ♥️uma ciil qabtid CID kale 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@fatxiyachanel8946
@fatxiyachanel8946 3 жыл бұрын
Sx wllo an is garab istagno ee wllo subscribe ii sar mahadsanid
@hdplus9130
@hdplus9130 3 жыл бұрын
@@fatxiyachanel8946 Hye wll
@Acook410
@Acook410 3 жыл бұрын
Soomaalidu mataqaan sawirka aad gashatay iyo magacaad wadado sedeey kugu saarayan
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 3 жыл бұрын
Wakhti hore ayaa ku saray wll guuleyso mar walba
@hdplus9130
@hdplus9130 3 жыл бұрын
@@hassandweeu4096 Dhigaa uu sharaf badnoow wllky qali
@theoriginaldhol3032
@theoriginaldhol3032 3 жыл бұрын
Mansha Allah sis you right but please don’t forget to cover up like you used to do
@dekahaji
@dekahaji 3 жыл бұрын
Don’t stop sharing with us Fadna please but tell them if they pregnant or breastfeeding
@zanayusuf2038
@zanayusuf2038 3 жыл бұрын
Why fadna na la wadaag una sheeg in anay cuni karin hooyoinku markad no so gali nayso
@kingfamily1515
@kingfamily1515 3 жыл бұрын
Ha wa run abayo fof wangsan ba tahay alah hku wanajiyo qof sidaas o kale laga helimayo bn u malaynaya dacad ba thy wlo one love wlo❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋
@zahrabeauty4083
@zahrabeauty4083 3 жыл бұрын
MASHAA alaah tabaarkalaah ilaahy haku xifdiyo adiga ito saygaaga iyo caruurtaadaba hailoobin geerida iyo hor istaaga alaah kuna dadaal asturka
@magool8581
@magool8581 3 жыл бұрын
Bismilaah garbasaarlee maa iskaso huwatid sharafeey🤔
@hamdohussein9853
@hamdohussein9853 3 жыл бұрын
Abyo calenta shahiga sweden ayan daganahay waan kawayay siden kuhela
@nimoabdulle868
@nimoabdulle868 3 жыл бұрын
Mashallah sister waad runtaa dadka dhan ma wada garanayan luqada eglish
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Keep going siz❤✊
@sucaadabdi4226
@sucaadabdi4226 3 жыл бұрын
You are beautiful sis 😍
@ikraanmohamed2561
@ikraanmohamed2561 3 жыл бұрын
Plz ha dhihin tik tiko neh waa kugu sheegay my mcney aniga raabo inaa is caateyo singalne eh wali guursan plz iscaateyn afaaraheda ha taaban wax lagu dhuubto nafta uu bahaan aan wax ka faaidno fadlan nolosheyda fadna tageerahaaga ka mid ahay adiga aj codsiga texgeli nolosheyda fadna 😭😭😭🤲🤲
@dhiirandarmaan5697
@dhiirandarmaan5697 3 жыл бұрын
anaa is cateen channelkayga kaga hadlo oo ku riday misaan 30 kiilo ah ee channelkayga subscribe ii saar oo soo booqo video yo badan oo is cateen uga hadlayo ayan galiyay kzfaq.info/get/bejne/Y7KnrbuYuN3cZXk.html
@hibadjama4338
@hibadjama4338 3 жыл бұрын
Fadna I agree with you 💯👏
@anigaaniga4592
@anigaaniga4592 3 жыл бұрын
Abayo waxan kaga mahadcelinayaa super collagen vitamin iyo fish oil murqaha iyo jilbaha ad I xanunijiry aadban ugu cafimaday labadas vitamin markets wanku duceya walahi. qof dhiigkar, sonkor iyo dhiigsubag (cholesterol) qaba marconi karo collagen fish oil ku waheersare islagaara.
@sharafigaming6809
@sharafigaming6809 3 жыл бұрын
Walaleey isastur waxaa tahaye qofweyne suxanallha
@shugrimohamed2013
@shugrimohamed2013 3 жыл бұрын
Haa waa sax weeye wllo dadbaadan waa ku adkaan ineey fahmaan
@silverlover8520
@silverlover8520 3 жыл бұрын
احلى شيء انك كتبتي كلها انك انك من تك تك تقدرين تسوين شيء ثاني اكثر من كذا
@haboonwanag8043
@haboonwanag8043 3 жыл бұрын
Waanku salamay wall waxaan sugaynaa qisooyinkii markaan arkay video waan ku booday waxaan mooday qiso 😘😘😘😘
@Fatma.bella31
@Fatma.bella31 3 жыл бұрын
Abayo luuqada ma caqliga oo la socdaa? Qof dumar ah oo nuujisa ama uur leh see u qaadanee hadaad ku tiraahdo ha igu dayan hadaa uur leedahay ama nuujineesid. Aniga hadaa teyda ka hadlo waan kaa faaiday tea gi aad soo galisay. Thank you habibti.Whatever you decide goes anyways.💕
@firdaushassan2082
@firdaushassan2082 3 жыл бұрын
Masha allah you are responsble
@raziinamoh5554
@raziinamoh5554 3 жыл бұрын
Wll fadna sidaas ha dhihin inta kaa faa'iday badan ilaah kheyr haku siiyo jazaakallaah plz hanaga joojin dad aan fahmeenin ha iska dhafaan wax yee noo. Aqoonsanin
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Ani ugu horeyey habo qali haidhaafin
@Umayma12
@Umayma12 3 жыл бұрын
Maya saas hana dhihin fadna walasheen dhiira galiyaha nolosheena abayo waxad noo tahay ileys motivation ayad ii thy adiga wax walbo oo aad sameesana waa wax wanagsan ilaaahay ajar aan lasoo koobi karin hakasiiyo ma anaa la aanta maqli lahaa wax collagen uu yahay ama taro PLZ PLZ PLZ GOANKAAS KALAABO XABIIBAT CUMRII WALASHAY
@intisaarfaarax7422
@intisaarfaarax7422 3 жыл бұрын
Waayo plz waan u bahanay faadumo hanaga joojin
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 3 жыл бұрын
Faatma walaalo Vitamins cun. Anamia baa kaa muuqata afka dhanba wuu ku cadaaday macaanto please. Xumaana igama ahan sis
@hanihassan1766
@hanihassan1766 3 жыл бұрын
Yes your right ha soo dhigin
@saynababdi8407
@saynababdi8407 3 жыл бұрын
Yes first
@fujashtel3779
@fujashtel3779 3 жыл бұрын
aduun hormar uu gaaray waxaad sheegaysid dadka waa lasocdaan
@ikraamhassanmohamed1080
@ikraamhassanmohamed1080 3 жыл бұрын
Throat se ka noqatay sis
@stepstojannah
@stepstojannah 3 жыл бұрын
Asc walaalayaal I soo booqda channelkeyga waa channel Quran iyo tafsiirka iyo ducoyin si gudbi kheerka si qofkii dhageysto ajarka ugu heshid jazakalaahu kheer
@sjhsuh
@sjhsuh 3 жыл бұрын
Ilmaa iga soo dhacay maa lagu yiri?ar Somaliaa!!! gabadhi wax noo faideyneysay xataa eed baa la gasheen.xijabki xataa waad halmaamsiiseen.Allhuma astur.
@xayaatkaha7552
@xayaatkaha7552 3 жыл бұрын
Habo fadna am 47 i gained too much weight for ladt 4 years please keep tells us i need to lose weight so bad bad i was always skinny but now an too fat
@sahramahamud8789
@sahramahamud8789 3 жыл бұрын
Abaayo 😍waa noo faidesa wan ku faidnay dadka. Aan aqrinari waxa fican inaad usheto inta aan cabikari koley aniga waxan isticmalay collagen wan Ila ficanyahy Mashaa allaah
@siraddhoof5813
@siraddhoof5813 3 жыл бұрын
Masha alah Habo go ahead don’t stop no one what you like to do
@miyasaliif7177
@miyasaliif7177 3 жыл бұрын
xabibtii nala wadaag balse ucadey sheyga sharxeyso side effect giisa waliba nogaso hadal hablaha nujisada sida ay jirka udhisan karaan shugran fadna
@rawdhaadam1616
@rawdhaadam1616 3 жыл бұрын
MashaAllah
@fatumakediye7644
@fatumakediye7644 3 жыл бұрын
Fadna abaayo waxaad ii sheegtaa calogenka fiican
@queenfoos8265
@queenfoos8265 3 жыл бұрын
Love you queen
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 3 жыл бұрын
Asc faadna walalo waxaad no faaideynayso horta marnaba haka shalaayin waayo dee umudu o dhan uur mawada lehan iyo kuwa wax nuujinaya un inkale ayaa ku daawata teda kale intan aad sheegtey dee ayagon wax ogeynba halka lo isticmaalayo in ey isticmalan wa qaladkooda maha adi problem kaaga ileen cidna kumad qasbin waxni e marka thanks saad inoogu faaideynayso 😊👍
@umuumayma2379
@umuumayma2379 3 жыл бұрын
May xbbti nala wadaaag qofkii aan garanayn xitaa iska cunimaayo qof garanaya ayuu lawadaagayaa
@yasminjaras1023
@yasminjaras1023 3 жыл бұрын
Ok waye 😂😂😂
@nihaalmoha1902
@nihaalmoha1902 3 жыл бұрын
fadna qali gabdhahan calaacalka wuu ka dhamaaday waxa aad usoo gudbin jirtay plz group usamee whatsapp ah inta u baahan🙏 xataa couch ama macalimad u noqo waqtigaga qeyb ka sii biilkana ha iska baxshan lkn caawi bal calooshe iga huriyene😊 with kaftan yaah gbdhaheyga😊
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 3 жыл бұрын
Abayo wlhi xalayto waan kuu duceynayey 2 shey ayan kaafaaiday jazakallah
@ruboxasancilmi6931
@ruboxasancilmi6931 3 жыл бұрын
Mexe tahay Abayo ii sheg Ana 😍😍😍😍💯🙏🏿🙏🏿
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 3 жыл бұрын
@@ruboxasancilmi6931 caleenta caloosha bixisa iyo onlinka Ali Express wax walbo uga bahdo waan kahela
@foosruun7511
@foosruun7511 3 жыл бұрын
Walaashey aniga hada calenta waan soo gatay ilamana manujiyo uurna malihi wan kaa faaiidna maxa sidas u dhehe
@filfilochannel936
@filfilochannel936 3 жыл бұрын
Wll please haa ujoojin dadka intaa ku jecel ayaa buxada 🥰🥰🥰🥰🥰🥰 walhi waxan kaa miidahay dadka ku xiidhan qisoyinka 🥰
@dinam8452
@dinam8452 3 жыл бұрын
I hear you babe,
@rayarayi5283
@rayarayi5283 3 жыл бұрын
Fdna wlhi wn ku jecelnahay youtubers ka dacada aya ka mid tahay
@anigaaniga4592
@anigaaniga4592 3 жыл бұрын
Dumar anigo kala ah ba kubadan channel kaka dhakhatiir banlenahy wax wa aqrina wana qofna hoyada uurkale suasha uhoreyso ayiswaydiso wa macunikara ano uurle ama nujinaya cidina sida xoolaha waxay maqasho iskacunimayso anigu qiso qarniya horedhacday maxiseye waxan subscriber kugu ahay wa faideynta.
@anr4578
@anr4578 3 жыл бұрын
Abaayo Waan kaa faaidaysan jirnay scml
@ifraxqurux8934
@ifraxqurux8934 3 жыл бұрын
Ok thanks
@suubansaxan4865
@suubansaxan4865 3 жыл бұрын
Asc walal fadima in an idin la so xiriro ayan rabay xage idin kala so hadlaa please.
@halimah7164
@halimah7164 3 жыл бұрын
ASC fadna waa runtaa habo sax waaye lakin habo macaan xijaabkaaga adkayso aduunka ayaa lagaa dawanayaa hadi adi aad guriga joogto aduunka waa laga tagayaa iga wano thanks
@kamaladan6122
@kamaladan6122 3 жыл бұрын
Kaa joojiy wallo waxas dabeciinimadood garantiin mahee Aadigun iskaa jooji oo ha cunin sidaakle isga raad missnaka shukran
@fartunomar8558
@fartunomar8558 3 жыл бұрын
Asc fadna walalo sidee u heli karaa hadii aan somalia joogo
@umusimransacdiyo2360
@umusimransacdiyo2360 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️
@queenqali470
@queenqali470 3 жыл бұрын
True
@MunoMOsman
@MunoMOsman 3 жыл бұрын
Sax waaye luqada
@dr.fatimamohamed6429
@dr.fatimamohamed6429 3 жыл бұрын
Abaayo soomaalida waa isu dhaqaatiir daawada tusisid waa iska cunaayaan taasna ma haboona
@MohaMoha-vm7nt
@MohaMoha-vm7nt 3 жыл бұрын
Ii wad sheekada
@sacdiyochannel5652
@sacdiyochannel5652 3 жыл бұрын
Team qiso WA nalaga soo daahay
@mooo7240
@mooo7240 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😍💖💖💖💖💖
@amalabdikarin6182
@amalabdikarin6182 3 жыл бұрын
Qali hanaga dayn dadka an logu talagalin wad oga digaysa una caynaysa plz hanaga jojin fadna qali plz plz
@silverlover8520
@silverlover8520 3 жыл бұрын
❤️🌹💋
@queens4880
@queens4880 3 жыл бұрын
No somalia ku sharax hajojin wax dacad wax ushegaya ada lagu haya inadero
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 3 жыл бұрын
Wallall qaali caleenta lagu caatoobayo aniga ubahan yurub ayaan kula joogtaa walllall aniga hore uman arkine
@abdiwahabissa9687
@abdiwahabissa9687 3 жыл бұрын
Amazon ku qor magac calenta wd arkeysaaa
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 3 жыл бұрын
@@abdiwahabissa9687 Wankusaray wllo guulayso adigana isaar
@abdiwahabissa9687
@abdiwahabissa9687 3 жыл бұрын
KZfaq malihi lkn wn ku saaray
@abdiwahabissa9687
@abdiwahabissa9687 3 жыл бұрын
@@amiirafamilyyoutube7494 wanku saray wala
@bilanadan4276
@bilanadan4276 3 жыл бұрын
Abaayo hanaga joojin plz uurkooda maxa naga galay anaga wah ayaga ma ilma mase waa doqomo may is ilaaliyan waa wareey😳😳😳😳
@badriakuseyla6064
@badriakuseyla6064 3 жыл бұрын
Hhhhhh
@susum9099
@susum9099 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@simransharaf3358
@simransharaf3358 3 жыл бұрын
Noooooo😩😩😩
@nasrahassan1540
@nasrahassan1540 3 жыл бұрын
Siawalbaaba sheegtey in ay dumar uurleh liqi karin iyo mid nuujinaysa. Intaas ayaaba digniin uga filan
@ikraanmohamed2561
@ikraanmohamed2561 3 жыл бұрын
Ama hal mid sameey mel gooniyo kala xiriiro iisi sii aan iscaateyna iga faaideysid caleenta caabtay wlhi blhi tlhi mel ka raadin ma jirto nasiib daro waa wayeey waayo africa joga uganda joga aniga mudaana wàa kugu xeeranahay mcnto marka taalo na sii yaa raabi wax klo sameeyne ma naqaane fadna adiga mel no sameey plz luv u
@fatimaciise7020
@fatimaciise7020 3 жыл бұрын
Wl anagaa rabna in aad nala wadaagto oo aad noo faaiidayso. Dadka inta xun ha u joojin qisooyin ka ba qaarbaa ku lahaa waa old news waana xaasid nimo please fikradaha dadka inta ku jecel qiimee oo hanaga joojin. Waxyaalo badan oo nan ogayn ayaan kaa faiiday please usheeg wixii uurleh in aanany cunayn laakoin hanaga joojin oo dadka inta xun ee iska hadla dartood inta kale ha u ciqaabin.
@khadraali7062
@khadraali7062 3 жыл бұрын
Maxaa dhacay anigaa rabee inaa is caadeya😭 haga luuqa igu soo dir
@adanxayle9610
@adanxayle9610 3 жыл бұрын
XIISHOW WALASHEY GAWAR AYAD TAHAY
@ajfadnafamilyvlogs8664
@ajfadnafamilyvlogs8664 3 жыл бұрын
🤣😂😂🤣🤣😂🤣
@umurufaydah7768
@umurufaydah7768 3 жыл бұрын
Fadna qurux xbbti maxa nooga joojinee
@nuuro8336
@nuuro8336 3 жыл бұрын
Abay waxyabaha wajiga lagu dhaqso ama lagu qurxiyo waa balayo wadaagi kartaa & dharma Qurux ta jirka waxaasoo dhan mida kale waxayabaha murugo da kaliya hasoo denine ku dar barnamijyada farad leh ama horumarka lagu gaaro/ lagu gaarey murugo socoto ma fiican isku dhex walaaq
@dr.kabila
@dr.kabila 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh. Somalida iyga ma afka u furan un - wa dad wawayn o caqli leh way garanayan sida lo isticmalo iyo cida isticmalysaa plz marka ha joojin
@baambaam6336
@baambaam6336 3 жыл бұрын
37 years old hhhhhhh
@hafsaadenabdirahman3633
@hafsaadenabdirahman3633 3 жыл бұрын
🤔🤔okai 😅
@riyakmohamed5973
@riyakmohamed5973 3 жыл бұрын
Fadna maxa kugu dacay qofka urka leh asagaba kakurbo badan unagaranaya adunkan hada jogno kan aqrisan xita adunku lasocda wax walibane oo dibato ukeneso wey garanayan marka adiga wXa lagaga bahan yahay in ad tirahdo qof uur leh iyo qof nujinayo macuni karan dadka badankod ayagaba sach gareyo oba baran marka hais warerin gacalka tar tibtada uwado howlahada anagane wan ka faidesanena qer alaha kusiyo✌️✌️❤️
@drtasfayaassafe2576
@drtasfayaassafe2576 3 жыл бұрын
Wlo sidaado kalaan wajiga burooyinkaas ku leeyahy wax caawiya ma haysaa
@hawaadan2715
@hawaadan2715 3 жыл бұрын
Assalamu Aleykum faadumo sorry dadkaas ha ujoojin waxaan dhalatay bulsho fadeexad ah oo dhib badan marka waa xaasid waxay kuu quuri waayeen reerkaaga iyo nolashaada ha ubixin aad baan u jeclahay barnaamijkaaga
@umusaalim5494
@umusaalim5494 3 жыл бұрын
Plzz ha jojin wayo
@saidoahmed2710
@saidoahmed2710 3 жыл бұрын
Acs
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
ISOboqda pls
@qaalidumar6898
@qaalidumar6898 3 жыл бұрын
Inta badan walal way fahmayan ee hajojin wax badan baan ka faidnay ee nowad sida laisku cateyo marka ladhalo iyo waxyabaha lacuno
@qaalidumar6898
@qaalidumar6898 3 жыл бұрын
Shukran walal
@kaltoumibrahimhussein3583
@kaltoumibrahimhussein3583 3 жыл бұрын
Walalo crmekaga elmis II soo qor ka ficane
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 3 жыл бұрын
YOU CAN ALWAYS PUT OUT A DISCLAIMER SAYING ITS NOT FOR BREASTFEEDING FEEDING OR PREGNANT WOMEN, ALSO ASK YOUR DOCTOR BEFORE USE.🙏
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 3 жыл бұрын
Maxaa dhacay wall😦macquul sax lkn usheg qofkanu anfacayn
@bayazieabdulaahi4410
@bayazieabdulaahi4410 3 жыл бұрын
Abyo maliqi kara haddii aan uur leeyahy kaniinka college
@TheFatmap
@TheFatmap 3 жыл бұрын
Abaayo ma ubahnid kaniniga collagen.maraq lafaha dhuuxaleh kusameyso.saliida iska gur markisi cab.
@TheFatmap
@TheFatmap 3 жыл бұрын
Sorry sis, I am not good in writing somali.
@abaazyare1709
@abaazyare1709 3 жыл бұрын
Duq aaa tahay lalaayo miin leh 🤔🤔
@badriakuseyla6064
@badriakuseyla6064 3 жыл бұрын
Isku xishood neefyahow
@haniboqorto9410
@haniboqorto9410 3 жыл бұрын
2k igarsiya Somaliyey 🇸🇴🇸🇴👏🏿
@user-st3ew5ql1x
@user-st3ew5ql1x 3 жыл бұрын
We see your ear
@faaisoosman1018
@faaisoosman1018 3 жыл бұрын
Omg please stop with the negative. Listen to the message:::::
Cuntada aan cuno markaan miisanka Iska ridayo | Mini vlog
8:03
Aj & Fadna Family Vlogs
Рет қаралды 23 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 42 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 78 МЛН
TALO kusocota waalidka caruurta University usocda.
2:13
Aj & Fadna Family Vlogs
Рет қаралды 1,1 М.
SOMALI BUUXA MA’IHI😱| WELIBA QABIILKI BUU SOO SAARAY!!
10:13
SIDA AAN USAMEEYO CUNTADA AAN ISKU CAATEEYO
15:25
Aj & Fadna Family Vlogs
Рет қаралды 98 М.
Shaaxii dhexda ii yareey
7:10
Aj & Fadna Family Vlogs
Рет қаралды 62 М.
Dadka afka dheer #shorts
0:59
Aj & Fadna Family Vlogs
Рет қаралды 218 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 42 МЛН