Madax Howl Galin Dekada Garacad ayaa ka warbixiyey Shaqada Ka socota Dekada

  Рет қаралды 2,332

Deex TV

Deex TV

4 ай бұрын

Madax Howl Galin Dekada Garacad ayaa ka warbixiyey Shaqada Ka socota Dekada

Пікірлер: 14
@somsaid2116
@somsaid2116 3 ай бұрын
❤❤❤mansha allah. Guul,gobonimo
@shankaroon56
@shankaroon56 4 ай бұрын
Masha Allaah Allaha 8din barakeeyo, Allaha idin xifdiyo
@AH78078
@AH78078 4 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 4 ай бұрын
Good news waaye
@user-jo8fe7zg6j
@user-jo8fe7zg6j 4 ай бұрын
Waa horumar balaaran höre U socda
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 4 ай бұрын
❤❤❤ MAHADSANID
@MrSheikh778
@MrSheikh778 4 ай бұрын
Dalka ayuu ka buuxaa Gaaskan inagana waan soo iibasayna Xaqqa aynu aragno waxa dib noodhigay Qabyaalad
@Puntland1
@Puntland1 4 ай бұрын
Wa RUNTA 💯💯
@adanbile4237
@adanbile4237 4 ай бұрын
Bariiska iyo baastada la keenaaba sow ma yaalliin
@MrSheikh778
@MrSheikh778 4 ай бұрын
@@adanbile4237 yes waa la beeri karaa lkn dadkeena dad shaqo mahan wax walba si fudud inay ku helaan ayeey jecelyihiin
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 ай бұрын
@@MrSheikh778 Wallee waa runtaa. Maxaa innagaqaldan walal?
@MrSheikh778
@MrSheikh778 3 ай бұрын
@@Cici_mimi wax wayn baa inaga qaldan, halkaan ku noolahay Sweden dadkeena wax jecelyihiin inay caruurtooda ceerta ku korsadaan, iyagoo shaqaysan kara marka iswaydii iyagoo jooga dal waxbarashadu bilaash tahay shaqaysan karkara inay ka doortaan habeenkii oodhan soojeedaan dad la xanto laysku diro maalintiina la jiifo bisha markii la gaaro lays wadiiyo ceertii ma soo dhacday, dalkasta oo dhisan aad aragto dadkiisa ayaa dhistay, dalkoodii Somaliyeed ayeey xereeyin ama barakacayaal loo badalay halkaas ayeey hay ado wax u qaybiya sugayaan, wax wayn ayaa naga qaldan walalo
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 4 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk malaha hawiye ayaa lala hadlayaa adeer abgaal iyo dameer u sheeg waxa aad ku naac leedahay yaa kaa liita adiga ma jirto somali adiga kaa liidata kun sano ayaa lagaa horeeyaa abgaal iyo habaryoonis u sheeg waa labo abgaal oo isku mid ah reer kasta ilaahey abgaal waa ku daray
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 13 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 34 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
DAHAB TOWER | Mogadishu's Iconic tower
7:41
Jimcaale Deals
Рет қаралды 100 М.
Most Useless Megaprojects in the World
16:31
MegaBuilds
Рет қаралды 48 МЛН
Somaliland: Pharo Foundation's Water Scarcity Interventions
2:59
Pharo Foundation
Рет қаралды 1,5 М.
Warbaxin Habka ay ku Hirgashay Dekada Garacad
1:19:52
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 4,5 М.
Qisadii Jacayl Bodhari | iyo Dalxiiskaygii berbera
15:02
Qays Qeyser
Рет қаралды 203 М.
Arrival of New QCs and RTGs
1:41
Saudi Global Ports
Рет қаралды 158
I Can't Believe We Did This...
0:38
Stokes Twins
Рет қаралды 81 МЛН
Мальчик помог мужчине спастись 🤯
0:50
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 2 МЛН
Incredible magic 🤯✨
0:53
America's Got Talent
Рет қаралды 46 МЛН