Magaalada Taariikhiga ah ee Godey oo 70 Sano oo Ethiopia Haysatay Markii U Horeysay Airport yeelatay

  Рет қаралды 12,404

SSTV

SSTV

4 ай бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZfaq, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZfaq.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 49
@Garigoan
@Garigoan 4 ай бұрын
Ugaas Miraad Layli Ilaahey Janadi Fardowsa ha ka waraabiyo!
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 ай бұрын
Allahum Amiin
@nimcaanhassanwali8432
@nimcaanhassanwali8432 4 ай бұрын
Amiin
@ThePanEthiopian
@ThePanEthiopian 4 ай бұрын
Congratulations for the people of ogaden. Much love from Addis Ababa
@IB_Adam
@IB_Adam 4 ай бұрын
Ugaasyadii ,Gadhcastii iyo Gobtii Tolomogge! Godey oo magaceedii hore ahaa:Gob!
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 4 ай бұрын
masha Allaah waa airpor qurux badan laakiin shaqaalaha ha laga dhigo dadka deegaanka ee soomaalida ah yuu noqonin sida airpor Jigjigo oo shaqaalaha kuligood ay yihiin Amxaar oo aan ka shaqynin hal qof oo soomaali ah.
@ahmedadam9052
@ahmedadam9052 4 ай бұрын
Waa horumar, waa waxqabad waxaa wax aad loogu farxa ah in halyeey halgamaa geesi xurmadle MIRAAD LAYLI loogu magac daray garoonka caalamiga ah magaalada godeey. ALLAHAA unaxariisto Miraad Layli
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 4 ай бұрын
War somali ayuu rabaa inuu sasabto si uu bad u helo
@aliabdi8347
@aliabdi8347 4 ай бұрын
Faarax maalin dhulkiisa kenyaatiga ku guumeystaan xataa hal kilomiitar wadda laami looma dhisin weligii iskadaa Airport markaas buu ku faanayaa kenyaati baan ahay Nairobi guri kuleeyahay iyo wax lamid ah
@mlkcali5058
@mlkcali5058 4 ай бұрын
somaliyey horgal ha raacina kitaabka ilaahay u laabta oo q
@kawsarmuxumed7814
@kawsarmuxumed7814 4 ай бұрын
Warkuwani madhaanto unbay yaqaana
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 4 ай бұрын
ManshAllh
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 ай бұрын
MashaAllah Guul iyo Gobanimo❤️
@geeljire1658
@geeljire1658 4 ай бұрын
💀💀🇪🇹💀💀🏴‍☠️
@geeljire1658
@geeljire1658 4 ай бұрын
Dabaqoodhi ma daahiro. Dabadhilif waa dulli
@khaalidyare4252
@khaalidyare4252 4 ай бұрын
Madaxwaynaha naga😂 ishala ilahay dhulkeena xabashiga alah noga xoreeyo
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 4 ай бұрын
Masha allaah Allaahu Akbar allow ku xifdhi yaraball caallamiin 🤲 Ameen my Allah protected ❣️❣️🕋 ❤️🕋 my Allah paradise you ❤️ life 🙏 God bless you ❤️🙏😭❣️🐎🐎🐎
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 4 ай бұрын
Akhas maxaad ka shumineysaa garacan xabashiga
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 4 ай бұрын
Garoonki qabridahar aaway Garoonka Goday waan ku faraxsanahay laakiin waxaan filaya in Garoon ciidanka gumaysiga Ethiopia ay isticmalaya
@Yusufhalig
@Yusufhalig 4 ай бұрын
Mar hadii OGAADEEN degaan koodii lagu celyey waa Mahad Illahay. Jigjiga OGAADEEN danbe kama talin doonaan UMADA lahayd Jaarso, Isaaq, Samaroon, Gurgure, Ciise iyo inta kale ee la degta ayaa talin doonta Jaaliyadaha kale ee Dalka ITOOBIYA cidi kama xigto waa WALAALAHAYO.
@yusufs4998
@yusufs4998 4 ай бұрын
Daba dilif
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 4 ай бұрын
Masha allaah Allaahu Akbar alxamdulillaahi rabicaallaamiin Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin 😭😭
@abdimajidmohamed1463
@abdimajidmohamed1463 4 ай бұрын
Somaliyey isdajiyo. Marka aad bilicda iyo nidaamka ogadenia araktaan waxaad leedihin gumeysi baad ku jirtaan. Itobia iyada iskeedi u burburi doonta. Halgan dheer beeynu usogalnay deeganka, imika nasasho ayaanu ku jirna. Horumarka oo dhan waxaan ku helay wixi ka dacay halganki onlf. Marka nagaxishodo
@fosiakhalif6150
@fosiakhalif6150 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@osmansharif9607
@osmansharif9607 4 ай бұрын
Inshaa allaah goor dhow waa la idiin xureyn doonaa gumeeysiga Itoobiya waa ka baxrrysaan.
@abdikade4218
@abdikade4218 4 ай бұрын
Idinku dawlad noqda waxba cidna xornimo idinkama baahna ee aduun iyo akhiro meel uun isu raaca 30 sano dawlad la. Aan
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 4 ай бұрын
Never I'm not for got God bless you ❤️🙏💯🕋🌺❤️ the president kustaf omar ❤🕋💎 God bless you ❤️🙏💯🕋🕋💯💯💯💯💯🕋💯
@bonfire7803
@bonfire7803 4 ай бұрын
waa dad 200 sano la gumeysanayay horumar bey gareen oo Oromo gacan tiisa ayey dhunkadeen😅😅😅
@CRFATE
@CRFATE 4 ай бұрын
Hanbalyo mudane ❤mustafe iyo dalkena iyo dadkena waxa cayaya waa gobolada kale maseersan waxay donayan in iyaga uun lagu koobo wax kasta dowladu wado lkn ma dhacyso tas ogaaada casimada in lasoo raro ayaa xaq ah madaba ay ahyd jigjiga kusii meel gaar
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z 4 ай бұрын
It’s matter of time inta laga qaadi doono soomaaliyeey toosoo.
@asmarshow2400
@asmarshow2400 4 ай бұрын
Caasimada DDS aya lagu wadaa
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 4 ай бұрын
Godey waxaa ka ttaariikh dheer somali ku idishahey jig jiga nacaalaa ku taal gumeysiga
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 4 ай бұрын
Subxaan Allaah, ilaahow Soomaali-galbeed gumaysiga ka saar! In maanta Abiye Ahmed, Soomaliyi sidaa u dhunkato gumaysiga ayaa sababay. Airport la dhiso waxaa ka kun jeer ka wanaagsan adigoo xoriyad ku noolaada!
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 4 ай бұрын
soomalida qaado adigu 1993 ayaa soomaali nahogtay oo dagaal intaan TPLF la galnay nalooga baxay adeer taada wado soomaalida ah galbeed meel la dhaho ma naqaano dds ayaa la dhahaa Map ka addunka ogadeen ayaa ku qoran
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 4 ай бұрын
@@mahamedcudhi7497, adeer anigu Ogaadeenia dhib uma arko haddeer in dagaal la qaadana ku talin-maayo laakiin ninkani inuu cadaw kuu yahay ogow guulwadayntana hala joojiyo.
@hooyo783
@hooyo783 4 ай бұрын
MAASHA ALLAH TABAARAKALLAH ILAAHAY HORUMARKA HA USIYAADIYO ALXAMDULILLAAH RABBILCAALAMIIN WAA WANAAG USOO HOYDAY WAX GUMAYSI LA YIDHAAHDO MA ARAGNEE HORUMAR KA SOCDA DAWLAD DEEGAANKA AYAANU ARAGNAA WAXAAN ARKAA GAADHIGA UU WATO NINKA XABASHIGA AH IYO KA OROMADA OO NINKA SOOMAALIGA POLICKA AH I HADUU SHARCIGA KHILAAFO INANYAROO DAWLAD DEEGAANKU INTUU FURAHA KA QAADO BARKING DHIGO AMARKIISA AY QAADANAYAAN OO AY BARYOOTAMAYAAN MEESHAA SHARCI BAA KA SHAQEEYA IYO NABADGELYO IYO HORUMAR MAASHA ALLAH NABADINA ILAASHADA CADAWGIINU HA JABO
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 4 ай бұрын
waxii la soo maray halgu tusaale qaato 1995 ayay ahaayd Aby Assay marku dhahay soomaaliyey itoobiya nala qabta oo gu'itaan hada ha uboodina anago wax qabsanay iyo idinkoo wax qabsaday haddaan fahmi weyno itoobiyada aanu xukuna dastuurka aan adeegsano ah waanu og'ayna haddalkaas waa laga diiday itixaad iyo rag onlf iska dhigaaya oo aan ahaayn onlf tii xukunka 1993 qabatay ee wslf kala waregtay ayaa dil bilaabay waxii ka dhacayna waa la ogyahay mustafe tii wuu u joogay oo 1997 addis ayaan wada joognay jaamacada markuu dhiganaayay
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 4 ай бұрын
GODEY - Ma magaalo taariikh leh baa? Bal ii sheega, anigu dagaalkii 1977 ka hor ma hayo taariikh ay leedahay, Dhanka halganka Haa wXaa ka soo jeeda rag badan oo taariikh ku leh hagalka lagu raadinayey xorriyadda deegaanka balse Godey Taariikh kale uma hayo,
@abdimajidmohamed1463
@abdimajidmohamed1463 4 ай бұрын
Sxb baaritan badan samee wali wax baa kuu diman, seed u dihi kartaa rag badan oo gobanimo doon baa ka yimi hadana tarikh maleh. Adiga iskhilafayaa?
@ruunmahameddeeq2364
@ruunmahameddeeq2364 4 ай бұрын
Mustafe iska jeclow eedo lakiinabiye iyo sharafi kala dheer
@saidosman6114
@saidosman6114 4 ай бұрын
Alle maxaa dabaqoodhi meesha taagan midkaan umadii soomaaliyeed u adoominaaya uf baan kuniri
@user-oc7rx7ni6v
@user-oc7rx7ni6v 4 ай бұрын
Farxadaasi qalbiga majirto waa dad xoog lagu heysto dal qurux badan oo aadan xurnimo ugu nooleyn waxaa dhaanta mid baaba'asan ood xur kuu ah.
@yusufisxaq8415
@yusufisxaq8415 4 ай бұрын
Runti waa hurmar lagu faani karo waaye
@acacius9903
@acacius9903 4 ай бұрын
This is very cute modern airport. Well done Ethiopia. Soon in Wajaale, welcome Prime Minister of Ethiopia to your brotherly country Somaliland.
@abdimajidmohamed1463
@abdimajidmohamed1463 4 ай бұрын
Idoorow dhulka ma kal badalanaa, ogadenia aan ku siiye adna somaliland isii, marki hore ba badecad beeynu kal dooran jirnee, kkkk
@acacius9903
@acacius9903 4 ай бұрын
@abdimajidmohamed1463 dhilo mouth is talking again. Dude, are you on a break from being an Ethiopian slave? Idoor who bitch? You are a f*cking slave for Ethiopia while we Somalilanders are working with your bosses from Addis Ababa. The bullsh*t story idoor you made up just so that you can sleep at night will not help you with the fact that you are under Ethiopian foot. Kkkkkk
@ruunmahameddeeq2364
@ruunmahameddeeq2364 4 ай бұрын
Aan dadalo tuugta afka guduudan saan uga xarowno
@abdimajidmohamed1463
@abdimajidmohamed1463 4 ай бұрын
Somaliyey isdajiyo. Marka aad bilicda iyo nidaamka ogadenia araktaan waxaad leedihin gumeysi baad ku jirtaan. Itobia iyada iskeedi u burburi doonta. Halgan dheer beeynu usogalnay deeganka, imika nasasho ayaanu ku jirna. Horumarka oo dhan waxaan ku helay wixi ka dacay halganki onlf. Marka nagaxishodo
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 160 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 15 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
Raila, Kalonzo present as President Ruto signs IEBC Bill into law
40:07
Citizen TV Kenya
Рет қаралды 20 М.
JIGJIGA TO ADDIS ABABA MAXAAN QABTAY DAAWO
12:54
Dirisle Abdi
Рет қаралды 113 М.
Film-kii  SIR IYO SILAC | PART 65
23:13
QASAAL TV
Рет қаралды 36 М.
The Somali State Inside Ethiopia(Jigjiga)
15:18
WODE MAYA
Рет қаралды 274 М.
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 160 МЛН