SAHRA SIMAN | BARNAAMIJKA BISHA RAMADAAN | MAGAALADA GODEY GACALO | PART 1| RAMADAN ( DAY 20 )

  Рет қаралды 32,363

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

3 жыл бұрын

MAAMULKA MAGAALADA GODEY EE GOBOLKA SHABEELLE,
MAGAALADII U KU DHASHAY SHEEKH CUMAR FAARUQ IYO
CULIMO KALE OO DIINTA KU XEELDHEER AYUU
GAADHAY BARNAAMIJKA BISHA RAMADAAN
EE GARO OO KU GUULAYSO ..
MAAMULKA MAGAALADA GODEY PART 1
SHEEG MAGACIISOO SEDDAXN,
SUUGAANYAHANKII REE GODEY AHAA
EE MURTIDIISU GAADHAY GAYIGA SOOMAALIDA?
TUSAALE - WUXUU YIDHI….
‘’SEDDAX WAA MUCSUR, SEDDAX BAA U MACIINA.
SEDDAX BAA KA MACAAN?
----------------------
RAMADAN DAY 20 - 1442
MAXAMED CABDI MACALLIN XASAN
TEBINTA : SAHRA SIMAN
CAMERA BY SHAKIIB YARE
ABDIASKARITUBE - SOMALI STATE
-------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritu...​
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube​​​​​
Instagram @ / abdiaskarit...​
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………...
Our Main Channel … / abdiaskaritub...​
Our new Channel …. / abdiaskarimed...​
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 88
@farhiyashilaabo6012
@farhiyashilaabo6012 3 жыл бұрын
Siman sxbey tiro gella lagabixina adi🤣🤣🤣
@Burco.
@Burco. 3 жыл бұрын
Barnaamijkan Cabdi askari tube marka suaalaha diinka ah laga soo tago waxan kalo kula bartay dawlad deeganka somaali galbeed dad qalbi wanaagsan iyo dhul qurux badan
@meymanaqali5193
@meymanaqali5193 3 жыл бұрын
M.a
@salmaanxareed5198
@salmaanxareed5198 3 жыл бұрын
Masha alla waa meel aad i bilic fiican somali state 🇸🇴🇸🇴💟👏👏
@salmaanxareed5198
@salmaanxareed5198 3 жыл бұрын
@@maslahhash2624 sxb don't andersand what talking about sorry 😐😐
@salmaanxareed5198
@salmaanxareed5198 3 жыл бұрын
@@maslahhash2624 af somaliga qorayso iska hagaaji aniga maskax kama bahniye👎👎
@abdiwalisalad5639
@abdiwalisalad5639 3 жыл бұрын
@@maslahhash2624 🇸🇴kan 25m oo Somalia ah baaleh ee uma baah na cagdheer 2021 tigray gumaysto 🤣🤣
@nimomowsar5727
@nimomowsar5727 3 жыл бұрын
indhihii arkaa ayan badana Gedey gacalo😍
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 3 жыл бұрын
Jeceliya Goday jeceliya Ogadeeniya. 💚💚💙💙🌴🌴🌴
@farhiyashilaabo6012
@farhiyashilaabo6012 3 жыл бұрын
Ramadan kreem sxb siman io bahda abdi askari🥰❤️🙏
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 3 жыл бұрын
Masha Allah Godey gacalo waan jeclahay Alloow barakee
@shugrijamac9670
@shugrijamac9670 3 жыл бұрын
Masha allah wllshey sahra siman
@nasrafarax6624
@nasrafarax6624 3 жыл бұрын
Manaha alaah reer goday waa dad xaga diinta kufiican
@meysunhubi4503
@meysunhubi4503 3 жыл бұрын
Msha allh Barnamijka wanagsan
@midhaadh8628
@midhaadh8628 3 жыл бұрын
Cabdi askari waxaan karabaa in aad gaarsiisid galaafe gaaxaweene pro Zxb waa meesha eey kunool yihiin wax garad yaasha miyaad garatay
@xaajiquusiye393
@xaajiquusiye393 3 жыл бұрын
M.a godey gacalo my town hoyga wada noolaanshaha iyo nabada maxaan uxiisey magaalkeygi
@Ahmedali-zm8zz
@Ahmedali-zm8zz 3 жыл бұрын
Masha Allah bahda Abdi askari tube waan idin salamay barnamijkana waan la socdaa aadbuuna u fican yahay , Balsa gabdho waraysiga kumajiraan marwalbo waxaa dhacay.
@noorabdi8046
@noorabdi8046 3 жыл бұрын
Mansha Allah godey Gacal i
@mohamednourahmed6131
@mohamednourahmed6131 3 жыл бұрын
Gabadhan Wariyaha Ah Wlhi Qruxley wyo Dhalinyaradii Godey Gacalo barnaamijkan kaga Qeyb Galay Ayn kujiray Sidan Iyada U fiirinayay Su'aalihi midna kajawabi wayayba 🤣🤣
@mohamedmuhumed7424
@mohamedmuhumed7424 3 жыл бұрын
Gabadhan wa quruxley m.a
@yasmiinquruxofficial1188
@yasmiinquruxofficial1188 3 жыл бұрын
Ax magaladeydi allow barake dulkeyga
@amiirabdullahi2937
@amiirabdullahi2937 3 жыл бұрын
Bahada Abdiaskar KZfaq aad ban idin Salamay suaalo qimo badan ayad waydiisay Runtii magalo aan u xiisay Godey Gacalo Runtii wan ku fanaa
@nawaalmaxamuud7551
@nawaalmaxamuud7551 3 жыл бұрын
My home godey gacalo 🥰🤩😍💖
@mahadarte8850
@mahadarte8850 3 жыл бұрын
Waad mahadsantahay Aabo!!!!😄
@jamacfood4990
@jamacfood4990 3 жыл бұрын
Abe mayna dhaman marku ina ileey tagay
@fardowsoahmed6750
@fardowsoahmed6750 3 жыл бұрын
My home waa magaaladeydii aan kudhashay ku barbaaray waxaan moogahay 4 sano
@encrypted983
@encrypted983 2 жыл бұрын
Warsayso iyo waylo Giir! Weeye ! Nuriye indhool
@hamdamodelofficial8976
@hamdamodelofficial8976 3 жыл бұрын
Asc somli
@faaraxcilmi3640
@faaraxcilmi3640 3 жыл бұрын
Horay haloo socdo
@Ahmed-xb3wl
@Ahmed-xb3wl 3 жыл бұрын
Godey si fiican baan ugaran
@cosobmohamedabdullaahi9583
@cosobmohamedabdullaahi9583 3 жыл бұрын
Godeeey Gacalo Meel Aaan iska jecel in an mar un tago Allow Dalka noo xasali
@mohamedibraahim5909
@mohamedibraahim5909 3 жыл бұрын
Askariga markay gabadhu aabo kutiri waan qoslay walaagay xasuus darteed waayo xiligii abdi iley ayay dadka dhan aabo u ahaayeen
@meymanaqali5193
@meymanaqali5193 3 жыл бұрын
Kkkkkkk
@user-em7di7xe5s
@user-em7di7xe5s 3 жыл бұрын
Jeclyaa Godey Gacalo.
@hassabsulub5139
@hassabsulub5139 3 жыл бұрын
Gabadha wiilka shaatiga guduudan Waqtiga bay ku lumisay aba'aal Marinta lasiyayna wu iskaqaatay Waa mid khalad ah lacagtaas na Waxay ku habooneyd qof danyar ah
@mustafeabdullahi6221
@mustafeabdullahi6221 3 жыл бұрын
1
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 жыл бұрын
*Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah📒✍️👨‍🏫*
@midhaadh8628
@midhaadh8628 3 жыл бұрын
Waaan o xiisay godeey gacale meeshee aan ku soobarbaaray
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 жыл бұрын
*Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah📒✍️👨‍🏫*
@maxdar11
@maxdar11 3 жыл бұрын
Alla Ethiopia maxay dhul qurux badan inaga haysata inkaar ku dhacdey 😪 ilaahow awood aanu kaga soo ceshano nasii yaa rabbi
@khadar_mohamett
@khadar_mohamett 3 жыл бұрын
Insha'AllaH Ciidanka somaliyed Markey awood Yeshaan Wey Na xorayn donan Idinkan Idin Sugaynaa wll
@guledfarah8610
@guledfarah8610 2 жыл бұрын
@@khadar_mohamett ma sugayno anagaa is xoraynayno ee ka dhac nio.
@IB_Adam
@IB_Adam 3 жыл бұрын
Godey Gacallo! Waa meesha Gob iyo Gacalba ku noolyihiin.Sey wax u jiraan Abdi Askari KZfaq,dadkani in su’aalaha lagu gaadey ayey u egyihiine ?
@zainabkhalif6683
@zainabkhalif6683 3 жыл бұрын
Abdi askari wad mahad tahay
@m.mohamoud9062
@m.mohamoud9062 3 жыл бұрын
Wad mahadsantahy Aabo siyaasad kama hadlayno oo wali sidii ina iley miyaa dadka loola dhaqmaya
@ssh1898
@ssh1898 3 жыл бұрын
Tolow simanti Godey iyo siman qali ya iga radiya
@husseinelmooge9129
@husseinelmooge9129 3 жыл бұрын
Gode gacalo from ayan daran
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 2 жыл бұрын
Ayan daran waa halkee
@maryanxasan9430
@maryanxasan9430 3 жыл бұрын
😁😁
@walalka_wayn1913
@walalka_wayn1913 3 жыл бұрын
Barnaamijka miyiga hala geeyo halkaasbuu ku wacanyahy
@deeqoahmedsomaliyaguul7685
@deeqoahmedsomaliyaguul7685 3 жыл бұрын
Boqorka waxa layirahdha najashi
@khalidsaidmusekhalidyare7616
@khalidsaidmusekhalidyare7616 3 жыл бұрын
Maad nososawirtid godkii lagugubay dayaradihii Ethiopia
@badrimohamednadir5399
@badrimohamednadir5399 3 жыл бұрын
Magal an u xiisya
@badrimohamednadir5399
@badrimohamednadir5399 3 жыл бұрын
Hanolto
@abdullahisulubomar9452
@abdullahisulubomar9452 3 жыл бұрын
Aga wr ree goday madmadoba ma qoraxda kululbaa🤣🤣
@khadar6424
@khadar6424 3 жыл бұрын
ceeb Aabo kulahaa😢
@munaabdighani7791
@munaabdighani7791 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@badrimohamednadir5399
@badrimohamednadir5399 3 жыл бұрын
Godey galco
@mahamedcarab5447
@mahamedcarab5447 3 жыл бұрын
Ar wagareeraya .waxkale Dadkeega
@khadar_mohamett
@khadar_mohamett 3 жыл бұрын
ree Godey Lahjada Degaanka Intisa Kale Maleh Kuma hadlaan Sabab?
@zainabkhalif6683
@zainabkhalif6683 3 жыл бұрын
Lahjada konfurtuna way nogo yara jira
@guledfarah8610
@guledfarah8610 2 жыл бұрын
Lahjada koonfurta ayaa ku yara jirto waxooga siiba dhanka kalmadaha ama ashyaada cusub oo sida koonfurta aan u naqaano. Lol
@khadar_mohamett
@khadar_mohamett 2 жыл бұрын
@@guledfarah8610 Sax wll
@encrypted983
@encrypted983 2 жыл бұрын
Ree Godeyga asalka ah lahjadooda sidan ma'aha! Ama ree Subaan Balala! Cowlyahnka ayaa ree waamo u badan. Baryahanna soo gudbay wabiga
@sharmaboy5856
@sharmaboy5856 3 жыл бұрын
Hargelle hala tago
@zuhayb9
@zuhayb9 3 жыл бұрын
Goday Waa Kulayl Ayn Maqlay
@meymanaqali5193
@meymanaqali5193 3 жыл бұрын
Haa
@zuhayb9
@zuhayb9 3 жыл бұрын
Imisa Ayuu Gaadha
@guledfarah8610
@guledfarah8610 2 жыл бұрын
@@zuhayb9 36~43 lkn wakhtiga jilaalka ayey aad u kulushahay inta kale waa iska caadi but between jan-april is the real deal.
@naciimaladan637
@naciimaladan637 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@mohamedmuhumed7424
@mohamedmuhumed7424 3 жыл бұрын
Hhhh ceel cowlyahan 🤣 mu jiraa
@encrypted983
@encrypted983 2 жыл бұрын
Colyahan Godeey maxaa keenay
@maxamedfarax787
@maxamedfarax787 2 жыл бұрын
casimada koobad ogadeenya wa goday losoco
@BurcoTv9132
@BurcoTv9132 3 жыл бұрын
Dadku af adaga inanta wariyaha ah moyaane dadka kala oo dhan sidii ormada ayay uu hadlayaan Cayna igama aha
@abdiliqe4916
@abdiliqe4916 3 жыл бұрын
Dadku wa somali afsomalina wayku hadlayaan e waxad garan laday waxad ku maagto kaliya dadkani horaan loo waraysanin
@BurcoTv9132
@BurcoTv9132 3 жыл бұрын
@@abdiliqe4916 Waxaad mooda in afka Budh lagu Baray Goday kuma ogayn afsoomali liita Lakiin waxaa la yidhi col kaa badan iyo biyo kaa badan labaduba waa ku harqiyaan
@zuhayb9
@zuhayb9 3 жыл бұрын
@@BurcoTv9132 hhhhhh SOMALI MAARYOOLAY DHIBADANIDAA
@abdiliqe4916
@abdiliqe4916 3 жыл бұрын
@@BurcoTv9132 war neef baa tahay iska sax maah maahda horta qof cuqdadaysan baa tahay San u arko hadalkada
@BurcoTv9132
@BurcoTv9132 3 жыл бұрын
@@abdiliqe4916 Walee adaa cuqdadaysan bal waxa Baroor kaa baxaysa eeg
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,1 МЛН
24 hours ee Godey iyo waxan ku arkey
15:09
Diiny Junbox
Рет қаралды 9 М.
10 DOLLAR JIJIGA DHAXDEEDA MAXAY GOYSA ILA DAAWO
12:59
Dirisle Abdi
Рет қаралды 203 М.
DAGAAL FARXIYO FISKA IYO MUBARAK OCTOBER IYO LAKI XAJI OO KALA DHEX GASHAY
21:44
GODEY GACALO | HORKMARKA WADOOYINKA | Ep 26
13:58
Faysal Shaik
Рет қаралды 32 М.
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 110 М.
ESTV Showgii Ciida Carafo 2017 Qaybtii 1aad
1:07:06
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 26 М.