MAGAALADII JACAYLKA | BERBERA ♥️ | Ep 56

  Рет қаралды 22,084

Faysal Shaik

Faysal Shaik

4 ай бұрын

#somaligalbeed #somalifolklore #somalilandvisit #somalilanguage #somali #somalilifestyle #somalinomads #africa #somalifood #somaliacity
Dheg Carmo Hotel number : +252634140844

Пікірлер: 216
@shadiyashafici8327
@shadiyashafici8327 3 ай бұрын
Berbera city 🏙️ quruxda iyo nadafada wx sabab u ah dowlada hoose ee berbara oo u ugu horeyo maayir cidin
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 4 ай бұрын
Waa 8 Ramadan Waxan Allah swt ka baryaaya in aan mr uun aado waa riyadeyda BerBara 40 qof ducadooda waa la ii aqbalayaa isoo duceeya in aan aado mr uun Barbara 💔💔💕 Faysal sheik big fan from Borama ❤❤
@maxamedsiciid6849
@maxamedsiciid6849 4 ай бұрын
Insha allah waad tagi wllo amiin
@Ss-kl1hz
@Ss-kl1hz 4 ай бұрын
Allow dhowr wadankayga qaaliga ah ee Jamuuriyada Somaliland
@HiboMaxamedAbiib
@HiboMaxamedAbiib 4 ай бұрын
Aamin wall❤
@MunaAli-dw2cs
@MunaAli-dw2cs 4 ай бұрын
Amiin yaa rabi
@mubaarigqaazaali9702
@mubaarigqaazaali9702 4 ай бұрын
Faysalow maanta ayyuunbad tagtay magaalo taariikheed wayn oo Somali iyo africaba caanka ah Ramadan mubarik magaaladii jacaylka iyo dalxiiska ❤❤❤❤❤❤❤❤
@boqorkajcylka9277
@boqorkajcylka9277 4 ай бұрын
Gacan Libaax Sheekh Bixin duule Dhagax guure JasiradaSacadadiin Daalo ,sanaag Biyo kulule Biyo dhacay Dhulkii ugu qurxda badna somaliland wali maad tagin nio😊
@amaalhasan2735
@amaalhasan2735 4 ай бұрын
Shabcab xiis iyo maydh gudmo biyo cas midhishiyo
@dahabo319
@dahabo319 4 ай бұрын
Iyo ceel garde
@mohamedfaarah6767
@mohamedfaarah6767 4 ай бұрын
Gacanlibaax shuftaa joogta meel la isku aamini karo maaha 30 boolis ah ayaa lagu dilay
@suhaib9811
@suhaib9811 4 ай бұрын
​@@mohamedfaarah676730 booliska aad sheegayso maxay ka soo doonayn buurta
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 4 ай бұрын
​@@mohamedfaarah6767 war dalku wa amni berigas wa wa berigi doorshada ee ciro xulafadisa koreen🤣
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 4 ай бұрын
Si naxariisle mee isagaa taariikhaha jacaylka hayee😂😂
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 4 ай бұрын
Reer Berbara magaalada dhisa dee
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 3 ай бұрын
Peu importe les religions… la couleur de peau .. rien ne plus importe que l’amour… merci 🤩 de de nous montrer une autre facette de la Somalie Land
@abdirahmanbarkhadle4461
@abdirahmanbarkhadle4461 4 ай бұрын
Faysal Shaik welcome to somaliland And berbera
@shafiabdi215
@shafiabdi215 4 ай бұрын
Berbera is very spacious and beautiful. I have never been to Berbera or Somaliland, but now that I have watched your Vlog, I feel like I know these places. Thanks.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
My pleasure 😊
@ahashi7828
@ahashi7828 4 ай бұрын
Maasha Allah Dhismahan haduu hadli lahaa Maxuu Taariikh Hayaa !!!
@ahashi7828
@ahashi7828 4 ай бұрын
Maasha Allah Barbera waan xasuustaa caruurnimadaydii 1969 halakaas uu marayo oo quruxda iyo siday u camirnayd qiyaastii lix jir baan ahaa Cilmi Boodhari iyo Hadan Abdi Illaahay ha u naxariisto Aamiin
@sportlive-bz2wl
@sportlive-bz2wl 4 ай бұрын
qiyaasti reer wacaqys bad tahay dhamasti magalada hh
@ahashi7828
@ahashi7828 4 ай бұрын
@@sportlive-bz2wlMa ahi nin reer Wacays ah laakiin Nin ISAAQ ah ayaa ahay Berbera Somaali,Carab,Turkish,Indian,iyo Yahuud intuba waa degi jirtay guryo iyo dhulna waa ku lahaayeen.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Runtii magaalo aan is leeyahay way quruux badnayd markii hore ayaad kusoo barbaartay
@awilnasir
@awilnasir 4 ай бұрын
Video qurux badan ayaad duubtay inkastoo ay fiicnayd qof taariikh da si wacan u yaqaana inaad waraysato
@amiirhatric1525
@amiirhatric1525 4 ай бұрын
berbera waa magaalo ganacsiyeed lkn xiliyada kulaylka ama ramadaanka fasaxbaa lagalaa oo waa laga xagaa baxaa magaalada imika hargaysa waxa igula sugan ilma abtiyaday oo reer berbera ah
@hamdajama3809
@hamdajama3809 4 ай бұрын
Ceel gardena fidhyow noga soo duub wll🥰
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 3 ай бұрын
Maashalah Great Berbera
@siraji23
@siraji23 4 ай бұрын
I see the change with the music segment.i appreciate the consideration.thank you 🙏 hor usoco kaka
@Tamsim3358
@Tamsim3358 4 ай бұрын
MASHALLAH beautiful video 🎉
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks for liking
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 ай бұрын
Masha alllla reer barbara noooolaaada❤
@shucaybali7991
@shucaybali7991 4 ай бұрын
Good vibe
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 2 ай бұрын
MASHA ALLAH ❤❤❤❤
@Maxamedmuuse6696
@Maxamedmuuse6696 4 ай бұрын
Faysal sheekhaw maanta kulama socodo SI NAXARIISLE Meelo badan buu ku soo marinlahaaye
@nimcomaxamuud8753
@nimcomaxamuud8753 4 ай бұрын
Magaaladii jacaylka Berbera ❤❤❤❤❤ Ku dalxiis dalkaaga faysal sheik
@CmcZ332
@CmcZ332 4 ай бұрын
Hadaanad ceerigaabo tagin maad dalxiisin sxb intaadan safarkaagii jabuuti u kicin Ceerigaabo tag
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 4 ай бұрын
Mahadsanid pro sidad no ixtiraamtay oo aad nooga ilaalisay heesaha musica leh keep going my prother❤👍
@ahmedmo5495
@ahmedmo5495 4 ай бұрын
Well done good job, 🙏 berbera city
@user-nh1vj8bd5b
@user-nh1vj8bd5b 4 ай бұрын
Masha allah
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h 4 ай бұрын
Masha allah ❤
@abdisamadaliguled3259
@abdisamadaliguled3259 3 ай бұрын
My Home town Berbera ❤🎉
@boqorkajcylka9277
@boqorkajcylka9277 4 ай бұрын
Dakada sooduub shb waanaga codsi
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 4 ай бұрын
Ninkii Beenta Naxariista leh kaaga sheekaynaayay Aaway 🇸🇴 Hargeisa ma UU soo dhaafin
@Natur732
@Natur732 4 ай бұрын
Cilmi boodhari maansoyinkisi dugsiga sare kuso dhintay ❤
@user-ez5xf7ki4b
@user-ez5xf7ki4b 4 ай бұрын
Welcome to Barbara ❤
@FootShorts12
@FootShorts12 4 ай бұрын
Burco iyo ceerigaabo faysalow waxba kuuma jiraan handa❤
@mustafaadan4249
@mustafaadan4249 4 ай бұрын
come to muqdishu pro wa all waiting you
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
I will come brother
@KHADARMAXAMUUD-zj1vi
@KHADARMAXAMUUD-zj1vi 4 ай бұрын
Next_ buurta SheikH_ Ama BuurTa Gacan lipaax❤
@sacadmuuse103
@sacadmuuse103 4 ай бұрын
Faysalow odayaasha magaalada raadi magaaladu taariikh weyn bay leedahay ilaa othaman empire
@shamsasharaf5281
@shamsasharaf5281 4 ай бұрын
Casimad ku xigenki ayaa ku hadhay burco bilan❤
@awilnasir
@awilnasir 4 ай бұрын
Nadaafada xeebta waa la ilaaliyaa ismakama aha nadiif
@burjilibax
@burjilibax 4 ай бұрын
Zxp adigo wajala maraya wa halkan ku lahaa so booqo berbara iyo boodhari Nin rageed ayad thy Keep going brother
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@moktar444
@moktar444 4 ай бұрын
Kuso dhawow magaladeyda zxp ❤
@halimaaden275
@halimaaden275 4 ай бұрын
Mash Allah beautiful thx you
@cilmicismaankhaan6736
@cilmicismaankhaan6736 4 ай бұрын
Faysal shiikh kusoo dhow caasimada Sahil ee Berbera.
@boqorkajcylka9277
@boqorkajcylka9277 4 ай бұрын
Gacan Libaax iyo dakada soo duub wxba uma jiraan berbera dakadu wayku taal gacan Libaax inyar ayay u jirtaa
@farahroble9961
@farahroble9961 3 ай бұрын
Mashallah tabarkallah Berbera a beautiful city ❤
@yahyehapip
@yahyehapip 4 ай бұрын
Zhp safarkeni quruxda badanaa Ramadan ayaa Naga soo dhex galay muhiimadu waa inan gaarnaa djabuuti
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Muhiimada waa inaan Djibouti tagnaa. Dul qaado sxb.
@Khadarmohamoud-bw8do
@Khadarmohamoud-bw8do 4 ай бұрын
kuwani taariikhda magaaladda ay ku nool yihiin xitaa garan maayaan , waa iskaga dhex nool yihiin
@hasansudi9404
@hasansudi9404 4 ай бұрын
Waa qariibki waa dadka usoo shaqo doonta sidan filaayo 😅 Lkn Dadka Bebera ku Nooli Ma Hadal Badna sidan arkay waa Dad Samir ay ku hadlan hayn oo iyado ay Rabadan usii racday ka wrn
@user-er2sl9or4k
@user-er2sl9or4k 4 ай бұрын
Sxb ku raxayso wadanku waa wadan kaagiiye ❤
@user-mv1wl9ns8z
@user-mv1wl9ns8z 4 ай бұрын
Berbera ❤
@abdilahimohamoud9219
@abdilahimohamoud9219 4 ай бұрын
TOP CONTENT✌
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks bro
@MhmedDaljir-bd6uh
@MhmedDaljir-bd6uh 4 ай бұрын
Hello reer berbera ❤🥰🥰
@BatutaMedia
@BatutaMedia 4 ай бұрын
Guul Somaliland, maansha Allah
@icc.concepts
@icc.concepts 4 ай бұрын
Ma sha Allah addicted watching your contents
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Glad to hear that. 🙏
@abdukadirnur6110
@abdukadirnur6110 4 ай бұрын
An other day an other lovely tour. You never fail us Faisal. I can’t thank you enough.keep going bro.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thank you brother
@baasareelayuusuf940
@baasareelayuusuf940 4 ай бұрын
Masha Allah waxed joogta magal jecelka! Waxman ka codsana HD aadeyso laasqory iyo magalooyin kale sxb waxed kudartaa magalada Taleex madama magala taariikh leh aytahey mahadsanid
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
InshaAllah
@zakicarbeedmohamud2058
@zakicarbeedmohamud2058 4 ай бұрын
Dekada ay Dp world Dhistay iyo berbera airport labadaa soo duub.
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 4 ай бұрын
Masha allaaah tabaarakalaah waa quruxdii aduunka
@ahmedegal8708
@ahmedegal8708 4 ай бұрын
You done with biking, was more excited ❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
More to come! Bacda Ramadan
@mahamudjama8620
@mahamudjama8620 4 ай бұрын
❤love city❤❤
@hoodoahmed6308
@hoodoahmed6308 4 ай бұрын
Dadka kuma yar mar kasta waa la naadifiya
@Maxamedmuuse6696
@Maxamedmuuse6696 4 ай бұрын
Ramadaan kariim
@mohamednoah3118
@mohamednoah3118 4 ай бұрын
Maasha allah. Thank you bro.
@SucaadEcabdillahi-qy5ep
@SucaadEcabdillahi-qy5ep 4 ай бұрын
Masha allah wll qaali kusoo dhawaw wadankaaga hooyo❤
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 4 ай бұрын
Port ka Soo duub bro haday possible tahay.
@AXMATO_
@AXMATO_ 4 ай бұрын
Mnzha Allah dalxiis wanagsan Zxp faysan ❤
@mocali60
@mocali60 4 ай бұрын
Zxp insha Allah waxaad gaadhi doontaa million subscribers insha Allah kusoo dhawoow Somaliland
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Thanks brother
@Abdi10Haliin
@Abdi10Haliin 2 ай бұрын
Bar bara waa waa meel taariikhi ah
@Bogasho1
@Bogasho1 4 ай бұрын
Ber bera magaladi jacaylka❤
@user-uj9mh2nd8q
@user-uj9mh2nd8q 4 ай бұрын
wooow , ramdan kariim sxb , i wish inaad hargisa ku ciidow
@user-ph2ks9gy9r
@user-ph2ks9gy9r 3 ай бұрын
Dalkaygii somaliland ❤🎉
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 4 ай бұрын
Sxb Mahadsanid 🐐💪❤
@dubaddeeqdhegacarmo1760
@dubaddeeqdhegacarmo1760 4 ай бұрын
Masha allaah dhegacarmo hotel 🏨 berbera
@mohamednoah3118
@mohamednoah3118 4 ай бұрын
Akhyaarta Magaalada taariikhdeeda garanaysa wll la kulan. Halkaas ayaa faaido badan oo taarikhi ahi ku jirtaa.
@SaadocumarSaadocumar-hh5mj
@SaadocumarSaadocumar-hh5mj 4 ай бұрын
Faysalow tarnish badan baa ku suugan cusamaniyiintii masjid ay dhiseen,sakadul yuhuud dadka waWayn aad u warayso
@maxdar11
@maxdar11 4 ай бұрын
Masha allh berbera waa nadiif❤
@user-kn3nt4dn1g
@user-kn3nt4dn1g 4 ай бұрын
hadii uu jiri lahaa madax wadaniyiin bilad bay ku siin lahaayeen,golada aad soo martay,wadankii oo dhan waa na tustay,ilaa hashii la,aasay ilaa cilmi boodhari,shaqo fiican baad qabatay,kun jeer mahadsanid
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
Mahadsanid wll
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 4 ай бұрын
Masha allaaah somaliland waa wada dalxiis ❤❤❤❤❤
@knownking9094
@knownking9094 4 ай бұрын
Feysal waa ku salaamay marka hore bro Mida labaad waxaan kuu sheegi lahaa somalia wixii kasoo bilowda gobolka mudug,nugaal.bari,ila waqooyga somalia aay berbera ka mid tahay dadka ku nool duhuradii wixii ka bilowda 12:00pm ma socodaan sido kale dalka dariska aan nahay ee jabuutina waa sido kale Qofka xiliyada kuleelka socadaayi waxay uyaqaaniin badow mise xeeraan😂😂 Feysal kusoo dhowaaw somalia dalkaaga hooyo wxn sido kale jclhy koonfurta somalia inaad gaartid muqdisho, baydhabo ,afgooye , janaale sido kale puntland imaaw ayadana waana mhdsnthy walaal aan jeclahay❤
@user-vg2pn9ss3s
@user-vg2pn9ss3s 4 ай бұрын
Anagu somalia ma nihin hana hafrin Somaliland dheh
@imbashiir1825
@imbashiir1825 4 ай бұрын
@@user-vg2pn9ss3sqadaad weyn laynoga taagwa indr 😂
@Mohamed16830
@Mohamed16830 4 ай бұрын
Af-kaagu Ha karo jamuriyada barakaysan ee somaliland. Isku khasab xitaa.
@knownking9094
@knownking9094 4 ай бұрын
😂😂😂😂 haye wllo raali ahaada maamul goboleedka barakaysan​@@Mohamed16830
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 4 ай бұрын
Waa mahadsanthy saxb
@kaamilabdirahman210
@kaamilabdirahman210 4 ай бұрын
Barbara Somaliland beautiful
@Aamina970
@Aamina970 4 ай бұрын
0:35 meeshani dayactir bay u baahan tahay reer berberow .
@juweriaabdi9073
@juweriaabdi9073 4 ай бұрын
Taariikhda magaaldu kama bilaabmayso ingiriiska , ee ruush iyo turki ,dawladii cusmaaniyiinta ayaa ka horaysay ee doon taariikhda magaalada
@casiocurious8744
@casiocurious8744 4 ай бұрын
xayeysiiska waa iga gadanyahy 😆
@user-mr5zc1jh7r
@user-mr5zc1jh7r 4 ай бұрын
Car dekeda gal sxp
@abdirahmansalaan5564
@abdirahmansalaan5564 4 ай бұрын
Never give up zxb
@off473
@off473 4 ай бұрын
Gabadhu waa cod macaan tahay
@mohamednoah3118
@mohamednoah3118 4 ай бұрын
Berbera people come out at night time, cos its hot in the day time. And most 70% of the population are employees and entreprenuers from other cities in Somaliland
@khaalid713
@khaalid713 4 ай бұрын
magaalada berber marka horeba waa magaalo ganacsiyeed sidaasabay u tahay magaalo aan lagu badnayn waana magaalo taariikhiy ah waliba hadaad heli lahayd dad taariikhda kuu sheega wax badan ayaad soo gudbin lahayd
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 4 ай бұрын
Dekkedii Berberana soo Booqo Noo so Duub zHp
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 4 ай бұрын
Sodhawawo sxb somlind inbadn wan kulo socday ila gomidi inga luntay wada mahd san tahay
@user-qw2ct1sz8t
@user-qw2ct1sz8t 4 ай бұрын
Thanks bro😮
@Amali2345
@Amali2345 4 ай бұрын
Somaliland allow nodhowr 💚🤍❤️
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud 4 ай бұрын
Bal.eeg qofki aan arkay adigu ahaye
@hassenabdullahi6487
@hassenabdullahi6487 4 ай бұрын
Sxp waa bil ramdaan ee nashiido dul saar muqaalka si kasta oo uu bilaa music uyahay hadana wxaan rabnaa in aan kanasano heesaha bishaan
@ahmedabeez8787
@ahmedabeez8787 4 ай бұрын
Nashiida hees ma ah miyaa bal waxy ku kala duwanyihiin noo sheeg
@Deeqayuusuf-rc6mg
@Deeqayuusuf-rc6mg 4 ай бұрын
Berbera magaaladii jacaylka
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 4 ай бұрын
Faysal Dalmar… aan hal mid kuu kordhiyo dadka reer Somaliland caadiyan xeebaha ma jecla kumana nooladan.. inyar oo shaqo u joogta mahane…. Hadad Saylac tagto xata waa sidaa
@cabdalleaxmed7680
@cabdalleaxmed7680 4 ай бұрын
Babuur miyaa bilwday😂
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 4 ай бұрын
Faysal magaalada cidlada waxaa keenay kulaylka ayey dad badani uga guureen illaa ay gaadhay in matorkii korontada laga qaaday kadib wax isticmaala la waayey oo xitaa laga waayey hal dhaqtar laakiin DPWorlf ka dib dadku waxoogaa dib ayey ugu soo laabteen si ay uga shaqaystaan isku soo duub meeshaan kulayl ayaa looga kala cararay kaligeedna ma ahane waxay wax la wadaagtaa xeebaha badda cas sida bosaso jibuuti berbera saylac lughaya xiis iyo maydh
@AsuumHossain
@AsuumHossain 3 ай бұрын
Adoo faqasha miyaa berber wax ka garanaya waar waanu daganahay cid ka guurtayna ma jirto
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 4 ай бұрын
Ku raaxayso Somaliland xeebaheeda.
@user-mr5zc1jh7r
@user-mr5zc1jh7r 4 ай бұрын
qashinka WA laga gura maalin kasta sida aw geed nadiif U tahay
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 7 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 12 МЛН
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
MAGALADII JACAYLKA !!
25:47
Caalin Abyan
Рет қаралды 4,7 М.
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Dhakhtarrr
Рет қаралды 857 М.
Safarkaygii Marka Cadeey 🇸🇴 || My journey to Merca Somalia
30:51
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 249 М.
ตาบอดมักหลอย
0:25
หำน้อยซอยจุ๊ Channel
Рет қаралды 9 МЛН
Must watch new special comedy wait for end 😆🤣
0:49
Athar Hussan
Рет қаралды 15 МЛН
ตาบอดมักหลอย
0:25
หำน้อยซอยจุ๊ Channel
Рет қаралды 9 МЛН
у Петрова сын родился
0:53
RusRoflTime
Рет қаралды 3,9 МЛН
БОРЬКА УТОНУЛ
0:59
LavrenSem
Рет қаралды 3 МЛН