MAGALADA DALXIISKA SOMALILAND

  Рет қаралды 18,103

Caalin Abyan

Caalin Abyan

4 ай бұрын

#somaliland #hargeisa #barbara #best #places to #visit in somaliland
#viral #viralvideo #viralshort .
#2024
#foryou #foryoupage #foryourpage #fypシ #fyp
#subacribe #share #like .
‪@caalinAbyan‬

Пікірлер: 83
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 ай бұрын
Masha allah shiikh is beautiful I'm loving it
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Waliba muuqaalo kale oo durdurada ka so duubay waxan laha aad so galisid hadana waxan idhi marka dhulku barwaaqo noqdo uga dhig
@AhmedG36
@AhmedG36 4 ай бұрын
MashaAlah ❤❤😂😊
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Thanks
@maaful
@maaful 4 ай бұрын
Qofkii aad waraysatid magaciisa hoos ku qor, waayo xusuus.. We love your program. Thanks
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Mahadsanid insha allah .
@abdirahenmohamed1255
@abdirahenmohamed1255 3 ай бұрын
Masha Allah sheikh waan dagi lahaa,, dadka waaweyn in taariikhda laga reebaa waa very important
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 ай бұрын
Wa dhaxal waayo aragnimo badan iyo aqoon intay soo gaadheen iyo waliba inty la dhaxleen waalidkood marka wa in lagala hadho.
@CSheeko
@CSheeko 4 ай бұрын
Maashaallah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Abdihakim wan ku salamay sxb
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 4 ай бұрын
Shiikh my City iyo Muqaaxidii Mse cabdale cariishkii ugu horeeyey more then 130years Wataas iyana cajiib.. buurta luqun loaad. Xaga hudisa Xigta iyo Dawga shiikh weeyaan 👍
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Wixi info ah xaga iguso dir instagram.com/caalinabyan?igsh=cDJ1YWY2a25xcWdu&
@abdirashidmohamed5921
@abdirashidmohamed5921 4 ай бұрын
Home❤
@gulaidabdi525
@gulaidabdi525 4 ай бұрын
Mashallah wll
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Ada mudan wall . Halkee aya ku xigta ?
@rodaahmed198
@rodaahmed198 4 ай бұрын
Masha Allah waa mgaalo aan aad u jeclahay sheekh super 🎉🎉🎉🎉🎉
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Ada mudan wall. Ilaa goormaad jeclayd? Goorma kugu horaysay kacaylkaa magalada sheekh?
@rodaahmed198
@rodaahmed198 4 ай бұрын
@@caalinAbyan 🤣🤣🤣intaan nolaba waan jecla sheekh waana magaladdaydi hadan u soo socda Insha Allah 💐💐
@khadracabdi3170
@khadracabdi3170 4 ай бұрын
L by​@@caalinAbyan
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 ай бұрын
Masha allllah reer sheekh noooooolaaada aamiiin❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Amin amin
@maryamamahmoud8365
@maryamamahmoud8365 4 ай бұрын
m.a ❤❤🎉
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Mahadsanid.
@abshir1974
@abshir1974 4 ай бұрын
Manshala dakeena fiican iyo dadkuu ilaahay ku abuuray dad aan dalkooda ka faaidaysan oo fadhiya
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Insha allah dhulkeena waynu ku tabci doona.
@ospite66
@ospite66 4 ай бұрын
Masha Allah. Dad muslin ah oo fiican baa dagan sheekh.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Mahadsanid wall.
@cabdijaamac6968
@cabdijaamac6968 4 ай бұрын
Gobolkii cagaarne ee gabiley so duub ❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Imaka ma cagaaraa!
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 4 ай бұрын
Mahadsanid bro
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Ada mudan brother
@hanaddesignens4685
@hanaddesignens4685 4 ай бұрын
Ramadan Karim wall ❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Ramadan kareem 🌙
@cabdininwanaagsan3827
@cabdininwanaagsan3827 4 ай бұрын
Wiilkan haloo kala kiciyo KZfaq ❤ka
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Ushare garee inta qof eed taqaan.
@kamaludiinabikar3735
@kamaludiinabikar3735 4 ай бұрын
Magaalo xaasid
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Maxay kaa xaasiday sxb ?
@OHH2004
@OHH2004 4 ай бұрын
Clip wanaagsan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Mahadsanid
@shukriahmed78
@shukriahmed78 4 ай бұрын
Asc wllo mad noso dubtid bandar wanag awbarkhadley dhinaca konfur kajirata labatan daqiqo kaliyad u soconesa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Wall Waad ku mahadsanty ‘ labada meelood aad sheegty waan garanaya waliba 2004 ayan u kala lugeeyay tariikh badan aya halka iga soo marty insha allah marku roobku da’ao iso xasuusi.
@user-dw8ep7sv5w
@user-dw8ep7sv5w 4 ай бұрын
Yes berwanag 2019 yaan Gandhi ku dhexmaray
@abdihassan8899
@abdihassan8899 4 ай бұрын
Asc, 1976 ayaa iigu horreysay iiguna dambaysay. Saddex habeen ayaan u hoyday... secondary school. Ahun adeerkay ayaa dariiqada degganaa. Caan ayuu magaalada ka ahaa. Waxa la odhan jiray Sh. Aadan x. Xasan ( kulmiye). Aad baan kuu salaamayaa. Thanks
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Sxb adaa mudan . 3 habeen kaliya miya ! Tariikhda waxaad hayso Instegram ka igala soo wadaag kolay 3 habeen wax badan aya lagaga sheekeeyee.
@abdihassan8899
@abdihassan8899 4 ай бұрын
Ramadan Karim. Aad iyo aad ayaad u mahadsantay. Program aad u xiiso badan ayaad haysaa. Waan la socday ilaa hawd, Bari iyo galbeedba. Tuulooyin badan oo aan yaraantaydii arkay ayaad martay oo aan add uga helay. Marso, kulmiye, Darro Cas, isku Dar,Gorda weyn iyo ta yarba waa degaan ka yaga! Boston ayaan joogaa markaa xiiso gaar ah ayaan u hayaa muuqaalada. Laga yaabaa inaad aragtay dugsiga isku dar qurba joogtay ayaa iskaa wax u qabso ku dhistay. Haddana waxa dugsi la rabaa in loo dhiso kulmiye oo aan hore u lahayn. That's all for now. Jasaakallah khayr!!!
@zaki799
@zaki799 4 ай бұрын
Sheekh waan u xiisay wallahi waxbaan ka baran jiray 2016 ayaa iigu danbaysay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Goormaad soo noqonaysa ood xusi doontaa?
@CSheeko
@CSheeko 4 ай бұрын
Hore usoco bro
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Haye ilaa halke ?
@ayanabdi7884
@ayanabdi7884 4 ай бұрын
Dirta beera rer somaliland
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Nala beer
@channelkasuldaanka6312
@channelkasuldaanka6312 4 ай бұрын
Masha Allah sheekh way dhisantay 2018 ayaa iigu dambaysay hotelkaa Kama dhisnayn albeerko iyo kaalin shidaal inay ahayd u malaynayaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Waxa ku yaal ilaa 4 hotels iyo dhawr iyo tobon restaurant ama ka badan schools 🏫 sido kale waa iga yabiyeen. Magaladu imaka casimada gobolka ayay u tartamaysa.
@channelkasuldaanka6312
@channelkasuldaanka6312 4 ай бұрын
@@caalinAbyan waa meel ku wacan in laga sameeyo hoobo dal xiis
@NimcoFf
@NimcoFf 4 ай бұрын
​@@caalinAbyanmasha allh❤
@user-vt6jg1sq4e
@user-vt6jg1sq4e 4 ай бұрын
Assalamu calaykum caalin abyan saaxiib waxaan kushegayaaa waxaad tagtaaa gobolka sanaag iyo dhulka dahabka lagasoogurto iyo beenyada malmalka kaluunka iyo qabriyadii waalidiinta ilaaa sheekh Isxaaq sheekh ciise sheekh samaroon dhulkaas safarkaga kutag
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Mahadsanid waxan qorahaynayay imakaba inan joogo lkn waxan is idhi mala inta roobku ina helayo yara sug ! Bal ka waran isago roobban iyo isago aabaar tahay sanaag?
@hannadhalyeey7048
@hannadhalyeey7048 4 ай бұрын
Odayga saddexaad xigmadiisa aad bn uga helay wixii kaa wayn baa lagu daydaa. Mahadsanid sxb muuqaaladaad noo soo duubto waa dhaxal weyn, shaqada fiican eed wado halkaas ka wad waa nin ree Dirdhaba aha oo Sweden kaa soo salamaya. Waayadan adigaan afurka kugu sugaa❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Hhhh afurka miya igu sugta hhhhh? Waan kaa qaaday salanta muuqaalka Diri dawa ma daawatay?
@hannadhalyeey7048
@hannadhalyeey7048 4 ай бұрын
@@caalinAbyan Maya. Kaas wali ma arag dhul badan bd martay.
@Bashatalents
@Bashatalents 4 ай бұрын
Ala maxaan nolol kusoo qaatay Dhibteeda lahayd Laga soo bilaabo ramadaantii 1992 wa bartaan ramadaan iigu horeysay ee aan kusoomo secondary school sheikh Laakknse 2 cisho maan dhaafin tii labaad ayaanseh 30 kiba soomay Bartii adaa jooga aan ku bilaabay soonba ee isoo ducee sxb waa aag barakaysane
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Ma 1992 ayad soonka bilawday ninka 30 ki dhamaysty nin wayn ayu aha .
@YaasinMaxamud
@YaasinMaxamud 4 ай бұрын
Xarago 1962 kii ayuu dhashey sida uu sheegey odeygan ksle na 1962 kii ayaan sheekh soo galey ninka kale 1965 kii ayaa dhashey waana macquul markaa xarago dada wax ku dar wax baad qarisey waa xarago raga kale ma aha
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Oday wayn weeye marka been muu sheegin.
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 4 ай бұрын
Oo ilen wagalo tuulo waxa marhore losodubiwayey.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Tarikh ayay leedahay lkn wa degmo.
@AntoineD.9483
@AntoineD.9483 4 ай бұрын
Wareysi ayad ku dhameysay away deegankii ???
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Muuqaal mar ayaynu ka duubi doona marku dhulki barwaaqo noqdo bila sheeko ah . Insha allah
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 4 ай бұрын
Magalada sheekh waxa ku aasan awoowgey sheekhaal loobage waa magalo taariq kuleenahay somaliland
@jamalali3280
@jamalali3280 4 ай бұрын
❤❤❤loogay wuxu ku asanyahay wlal meel ka yara durugsan sheekh oo dhanka bari ka xigta una dhow tuulada suuqsade alqudubi wuxu ku asanyahay isna qadariya oo sheekh uu dhow iyaduna
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Allah ha u naxariisto isaga iyo inta kale muslimiinta.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
İi tilmaam bal meelahas!
@jamalali3280
@jamalali3280 4 ай бұрын
@@caalinAbyan dhinaca suuqsade ayaad uu kacaysa meel cidlaha ayuu ku yaala qabriga loogay dadkana ku sheegi doona insha allaha dhinaca qadariyadana waxa ku asan al qudibi isagana dadka ku tilmaami doona wey garanayan ummada degankuye
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 4 ай бұрын
Caalinow bal taariiqdyadaas kasoo hadal hadii waqti uhesho reerkaas baa ahee marbaan soo booqan doona insha allah​@@caalinAbyan
@oamaer
@oamaer 4 ай бұрын
Magalada Dalxiiska Somaliland, Somalia
@jamalali3280
@jamalali3280 4 ай бұрын
😂😂😂😂somalia ka reeb wlal plz
@oamaer
@oamaer 4 ай бұрын
@@jamalali3280 Why Somaliland wa Somali walal😂😂😂😂😂😂😂😂
@jamalali3280
@jamalali3280 4 ай бұрын
@@oamaer wlalkay waa runta dadka somaliland waa somali lakiin wadanku somalia maaha kala baro somali iyo somalia thanks bro
@oamaer
@oamaer 4 ай бұрын
Adero @@jamalali3280 Somaliland waa qayb ka mid ah Soomaaliya. Baro Macnaha waddan
@hasansudi9404
@hasansudi9404 4 ай бұрын
Waa magalo somaliyeed Lkn Somalia Maha Mana Ka Taliso siday u noqon marka Dadka ku Noolina maba Aha Dad badankoodu soo gadhay wax Somalia la yidhaah​@@oamaer
CAGAFTA TUKAYAAL
29:36
Caalin Abyan
Рет қаралды 7 М.
MAGAALO LA DEGAY 1943 .
20:15
Caalin Abyan
Рет қаралды 7 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
XEEBTA UGU NADIIFSAN #somaliland . #2024
29:01
Caalin Abyan
Рет қаралды 24 М.
XUDUUDA SOMALILAND IYO SOOMALI  GALBEED
18:35
DEEQSI MAN
Рет қаралды 64 М.
Dalxiiskii, Hargeisa to Berbera
43:23
Lux Media
Рет қаралды 21 М.
HALKA DOOXA WAAHEEN BAD WAOQOOYI KAGA DARO. #2024
33:23
Caalin Abyan
Рет қаралды 15 М.
Barnaamijka Dalxiis-Mucjisadii geedkii Naasaha lahaa
23:52
Universal TV
Рет қаралды 30 М.
deg deg daawo karbaashka muuse biixi
30:38
Qaranimo TV
Рет қаралды 116
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
Qays Qeyser
Рет қаралды 532 М.