XEEBTA UGU NADIIFSAN

  Рет қаралды 24,680

Caalin Abyan

Caalin Abyan

4 ай бұрын

#somaliland #most #clean #coast #2024 .
#muqdisho #hargeisa #berbera #borama #bosaso #garoowe .
#djabouti #jigjiga .
#foryou #foryourpage #foryourpage #fypシ #fyp .
#viral #viralvideo #viralshorts .
#explore
#subscribe #share #like .
‪@Caalinonline‬ ‪@caalintechnologyinstitute3924‬ ‪@caalinAbyan‬
‪@Yonistravels‬ ‪@SomaliCamelBoy‬ .

Пікірлер: 174
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
WIXII FARIIMO AH INSTEGRAMKA IGU REEB. Mahadsanid. instagram.com/caalinabyan?igsh=cDJ1YWY2a25xcWdu&
@cakulemedia330
@cakulemedia330 4 ай бұрын
Cabdirisaq Caalin Abyan halkay ceel sheekh ka xigtaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 26 күн бұрын
@@cakulemedia330 galbeed
@Sariah195
@Sariah195 4 ай бұрын
wow! masha Allah
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 4 ай бұрын
Mashaa Allah alxamdulilaah lagama sheekaynkaro quruxda dhulkeena hooyo taasuu amxaar usoo qoslayaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Waa hadyad rabbi ina siiyay in laga faaidaysto weeye.
@mayowomarr5123
@mayowomarr5123 25 күн бұрын
Amxaarku wuu riyooday.
@s-hayna6421
@s-hayna6421 4 ай бұрын
caalin abyan mhdsanid indr waa dhul aad u qurux badan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Ada mudan wallo .
@siciidali4034
@siciidali4034 4 ай бұрын
Mansha allah qurux dhulkeena hooyo ❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Mahadsanid siciid.
@jamaismail3927
@jamaismail3927 4 ай бұрын
Amiin 18:01
@user-iw5th3lz9d
@user-iw5th3lz9d 4 ай бұрын
Mansha Allah Quruxda xeebaha Somaliland
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Mahadsanid.
@kilershakazulu400
@kilershakazulu400 4 ай бұрын
Xeebaha Somalia 🇸🇴
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 4 ай бұрын
Mnsha Allah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Mahadsanid
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 4 ай бұрын
Masha Allah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Mahadsanid
@Shifaavlogs
@Shifaavlogs 4 ай бұрын
Masha'Allah beautiful Allahmubarika Somaliland hanolato Ameen yaa Raabi ❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Amin Mahadsanid shifa vlogs
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 4 ай бұрын
Maasha-ALLAAH Cabdi qani cismaan sxb muuqaalba Muuqaalka kale kasii shidan ama Qurxoon ILAAHAY,Gacanta,Garaadka,Caqliga,Aqoonta,Cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo Hore u soco.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Amin Mahadsanid moha .
@Ahmeddahir-kh1zo
@Ahmeddahir-kh1zo 4 ай бұрын
Salaln sare zxp caalin 🎉❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Waan kaa qaaday sxb ahmed .
@elmowarsame8883
@elmowarsame8883 4 ай бұрын
Beautiful enjoy with it
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Thank you, I will
@aishanuur1683
@aishanuur1683 4 ай бұрын
MashaALAAH alhamdulilaah, ILAHAY haxifdiyo Dadkeena Diinteena iyo Dalkeena. Brother dhaliyarada usheeg meelkasta oo aad tagtid inay kuxandiyaan Diinta iyo Dhulkaan quruxdabadan oo loo quriwaayay oo lagutashtay in 50sano kadib ay marti kanoqtaan sidii Falastiin ookale.
@SahalAwaleh-ss9vz
@SahalAwaleh-ss9vz 4 ай бұрын
Ramadan Mubarak wa Bock Djibouti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Ramadan mubarak . Salah mahadsanid . Insha allah Djabouti mar ayan iman doona.
@ZalZone
@ZalZone 4 ай бұрын
masha allah qurux dalkeena leh thanks
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Ada mudan wall.
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 4 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@user-ib3ou7se8c
@user-ib3ou7se8c 4 ай бұрын
Good aad baan kuu hambalyaynaya saxib waxaan joogaa ba meeshan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Mahadsanid sxb magalada quruxda badan ee dadku na waydiinayaan ayad jogta .
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 4 ай бұрын
Maasha ALLAH
@nageegir1058
@nageegir1058 4 ай бұрын
waa beeyo
@ENG-ABDIRAHMAAN-JEESTO
@ENG-ABDIRAHMAAN-JEESTO 4 ай бұрын
😮😮
@caynidhalad9300
@caynidhalad9300 4 ай бұрын
Masha allah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Mahadsanid
@OHH2004
@OHH2004 4 ай бұрын
this is the best video
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Thanks
@ahmad6967
@ahmad6967 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Mahadsanid
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 4 ай бұрын
Mashalah ilahy hanoo barkeyo nimcaa fadhida ma meeshii ethiopia laga kireeyeyba xeebta somaliland cawasha galyda urda ama dabka saar way adagtahay xoolaha dunidaa hore umaray way u shiidan cawadka am wixii night h
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Inaan dhaqno ayan rabna maxa dabka loo saaraya.
@Burcawi24
@Burcawi24 4 ай бұрын
Thanks sxb quruxda dhulkeena ❤❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
You always welcome me ladane
@yazissa6411
@yazissa6411 4 ай бұрын
MaashaAllah beautiful country ❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Thanks
@user-mf4dd2bh5c
@user-mf4dd2bh5c 4 ай бұрын
ماشاء الله ❤❤❤جميل جدا
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
تشكر يا اخ انت الاجمل يا جميل .
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 4 ай бұрын
Ethobiya. Meesha. Ay. Degeyso Waa. Ceelsheikh Guul. Somaliland Ethobiya. Guul
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Gusha dalalka kale maxa inaga galay somaliland guul uun ku so koob
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 4 ай бұрын
​@@caalinAbyanInta soomalida sheegata ayaa wadamada kale guuleysta dhaha 😂😂😂
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 4 ай бұрын
MashaAllah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Mahadsanid.
@JAMMOAli
@JAMMOAli 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Burco4ever-rh8pi
@Burco4ever-rh8pi 4 ай бұрын
M.a❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Mahadsanid
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@abdulraven4970
@abdulraven4970 4 ай бұрын
Mashallah waa dhul aad u qurux badan mahadsanid.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Abdul Ada mudan .
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb 4 ай бұрын
Mansha Allah way qurux badana tahay xagey u dhowdahay fuguxo ❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Ceel sheekh ayay ku dhawday.
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 4 ай бұрын
Waa nature meel qurxoon
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Mahadsanid.
@user-we3dt4hp3l
@user-we3dt4hp3l 4 ай бұрын
M.a dhulkeena hooyo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Dhulkii aabo mee?
@foosiyafamily3414
@foosiyafamily3414 4 ай бұрын
😍 beach 🏖️
@abdelgadirabdollhi3760
@abdelgadirabdollhi3760 4 ай бұрын
Bal gadhku intuu le'eg yahay iyo waxa uu ku hadlayo! War illeeyn wacali ma xishoodo Davina maxidho
@abdikanijibril3860
@abdikanijibril3860 4 ай бұрын
ha oran xeebta ugu nadiifsan ileyn xeebaha oo dhan maad arage waxaad tiraahdaa inta aan arkay xeebta u nadiifsan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Xeebta imaka waan soo wada arkay hal mid aya i hadhay . Hhhh
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 4 ай бұрын
SALAAM ALYKUMA GOBALKAY KA TIRSANTAHAY MA BURCO MASHA ALLAHA 🎉🎉🎉🎉
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Walal maroodijeex ama woqooyi galbeed ( Hargeisa) Waxa dhanka woqooyi looga baxaya hargeisa ila 160KM Ceel sheekh ayay wax yar u jirta
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 4 ай бұрын
@@caalinAbyan mahadsanid wll MILLION THANKS 😍
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
ma burco ayaa bad leh mise badiba u dhawda hay kkkkkk
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
waqooyi galbeed ma jirto hada maroodi jeexdheh
@truth8422
@truth8422 4 ай бұрын
@@caalinAbyanMeeshani gobolka Awdal ayay ka tirsan tahay. Xadku Ceel Sheekh 2 kilometer ayuu galbeed ka xigaa, adna waxaad na tidhi 15 km ayay galbeed ka xigtaa. Dadku map ka ma eegaan miyaa.
@user-ud6fs8ut7z
@user-ud6fs8ut7z 4 ай бұрын
Dadka qurba jooga ah aad baanu u jeclaysa nayna muuqaalada wadanka aad baad u mahad santahay 🎉🎉🎉
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Ada mudan wallo.
@haybaran798
@haybaran798 4 ай бұрын
Xafiis dalxiis furo gaadhi aad dadk ku qaaddidna samayso aad na dalxiis gaysid markaanu dalk nimaadnee
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Xafiisku wu furanyay hawlihiisi kale aya la wada imaka . Insha allah page ama instegramka aya cidi u bahan nagala so xidhidhi karaan. Mahadsanid
@haybaran798
@haybaran798 4 ай бұрын
@@caalinAbyan youtube ayaanu kaa daawanaa lambarada xafiiska iyo meesha laga xidhiidhaayo youtubka fiidyawyada aad duubaysid xayaysiis ahaan u dhex mari thanks
@mohamedhassan3937
@mohamedhassan3937 4 ай бұрын
Masha'Allah, xeebtani hadii Abiye, Ethiopia la seeyo, o ciidankooda Badda Saldhiga laga siiyo, DEG DEG ayay Somaliland u ictirafi lahayd.
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 4 ай бұрын
Xabashida citiraaf haka raadin ee soomalinmadaada aqoonso io islaanimad xabisho injirey iyadaba ureyse.
@daherosoble9975
@daherosoble9975 4 ай бұрын
Hayaduho waa jaajuusiin Iska ilaaliya wana dhuldoon
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Sow maha
@mayowomarr5123
@mayowomarr5123 26 күн бұрын
Jeclaan lahaayaa Inaan kula lugeeyo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 25 күн бұрын
Insha Allah markad firaaqo hesho instegramka iga so qabo.
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 ай бұрын
Quruxda Bada waa in lagala soo baxo khayiiraadka ku jira and qurux deedu waa taa
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Mahadsanid was runta.
@nageegir1058
@nageegir1058 4 ай бұрын
waa sadaf waxa ku jira lulu
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Maxa ku jira ?
@deqawarsame9018
@deqawarsame9018 4 ай бұрын
Dhoobada yari waa Xaarkii Nibiriga waa Cambar ee soo uruuri
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Waar waan ka imiye ma inan ku noqdaad rabta! Lkn nimiiriga xaarkiisu yaraa hhhh?
@talawanaaggoodadvice8891
@talawanaaggoodadvice8891 4 ай бұрын
Asc Caalin Abyan waad ku mahadsan tahay sidaad dalka qurux diisa u soo bandhigayso Walaal geeri xagay ku taalaa macnaa xagee u dhaw halkaa Ka hay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Geeri wa gobolka saaxil . Waxay woqooyi ka xigta dacar budhuq dhanka galbeed waxa ka xiga bulluxaar.
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 4 ай бұрын
Sxb mahadsanid. Waa meel aad u qurux badan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Ada mudan hero
@Dophill260
@Dophill260 4 ай бұрын
10 sanadood ka dib dhulkan xabashi ayaa ka buuxi doonta. Somaliyeey qabiilka awoodeenii jabiyey halaga waantoobo. Isku duubni ayuubaa xaladahan lagaga gudbidoonaa
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 4 ай бұрын
Ethopianka yaa keenaya Halkan
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
Soomaali waatee is cuntay ilaa hadana is cunaaysa waxba iskuma aha soomaaliyi
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
@@mohamedyusuf4477 Anagaa keenag guul iyo goba nimo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Hadalkaga qayb waa kugu wafaqay. Waxa halka ina dhigay waa qabyaalad.
@Dophill260
@Dophill260 4 ай бұрын
Badaa quruxda badani waxay noqontoontaa meel khamri iyo nightclubs iyo tumasho isu badasha. Markay si fiican quruxdeeda u arkaana damac yo kale is balaadhsi ah ayaa gelidoona. Anigu beesha dhexe ayaan kasoo jeedaa markaan xalaadaa kale ee inagu wajahan eego.. kor iyo hoos iyo ethoipia way ka go antay inay badhesho hadaynu diidno iyo hadii kalaba way qaadanaysaa bada. Inaga way inagu gabanaysaa oo Kaliya. Waxa quman inaynu diidno xoog ha iskaga qaadatee maal ay ku danbaysaba.there are two ways to a land: 1) military means. 2) annexation..adigoo Khashar ridin.
@faiidochannel4
@faiidochannel4 4 ай бұрын
Masha allah dhulkeena nuxuu ilahay nimco dhigey ooynu dibed meer ka nahay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Dalka ha loso noqdo.
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 4 ай бұрын
Xabashida ha ka gadina.
@ashayousuf6361
@ashayousuf6361 4 ай бұрын
Inadeer hadii itobiya qabsatto dhulkan wanaagsan ma ku socondoonytaan sida quruhda adan aad ugu damashaadeysiin
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Maxay kula tahay ?
@saadhussein5466
@saadhussein5466 4 ай бұрын
Weyquruxbadantahey lkn ka iibin axmaar xayawaan baa ileyn tahey kufara adeyg yaaney gacantada kabixin dhulka iyo bada hibo maaha oromka ka ilaasho
@ismacilhasanqalib4290
@ismacilhasanqalib4290 4 ай бұрын
Sxb mataqaanid sida dadka wax loogu sheego waayo meesha aad joogto waxaa lasheegaa magaca meesha iyo gobolka ay katirsantahay taatriikhdeeda iyo waxyaabaha ay hodanka ku tahay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Sorry sxb miyan ilaway. Maya muqalkan wuxu dhamays for u yahay muuqaalka ka horeeya bal kaa soo daawo.
@deqawarsame9018
@deqawarsame9018 4 ай бұрын
War Dhoobada yari waa Cambar ee soo aruurso
@user-nm7mz9jh2d
@user-nm7mz9jh2d 4 ай бұрын
Etiopia Saldhig kale,aan kasiino,si,Citiraafkeenu,unoqdo hand be hand
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l 4 ай бұрын
Amxaar Gaalaa tihiine shulka ciise ka baxaa:
@user-hx5dy8jz6v
@user-hx5dy8jz6v 4 ай бұрын
In sha Allah markan MARKA xiga drone baad kusoo duubi doontaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Insha allah .
@user-wd9ix1fl6k
@user-wd9ix1fl6k 4 ай бұрын
Sahankeeda iyo ceelkii ugu horeeyay mohd hj siciid oo washed kafuray fuguxo kadib ceelsheekh ayaa lagagasooguray maqaaxiyo shaqaalaha wershada,biyo cas waxa loogu baxshay macdan birkamid tahay ayaa kujirta oo badashay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Ma macdanta aya biyaha badashay?
@Abdulkga
@Abdulkga 4 ай бұрын
Waa xeeb iyo bad iska baylah ah oo aynaan wax manaafacaad ah ku qabin haba yaraate, sababtuna waa xoolaha nool ee aynu dhaqano. Hadii aynaan xoolo lahayn sida Yamanta jaarkeena ah ayanu ku khasbanaan lahayn beri hore inaynu kaluumaysiga barano oo badda agteeda degno.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Ma waxad ujeeda xoolaha ina hoday.
@Abdulkga
@Abdulkga 4 ай бұрын
@@caalinAbyan Haa! Hadii aynaan xoolo badan lahayn, dadka badh ayaa kaluumaysato noqon lahaa oo xeebaha degi lahaa. 1 million oo reer Bangladesh ah ma dejinaa xeebaheena? 30 sano kadib, Afsoomaaliga ayay ku hadli lahaayeen, waana dad Muslim ah, oo weliba xoogaa inoo yara eg.
@user-fc9rb3fg6r
@user-fc9rb3fg6r 4 ай бұрын
Hada badan bay reer somalia iska sheeganayan which is weird xita ma yaqanaan meeshay ku taalo 😊
@AhmedLeban-ub3ry
@AhmedLeban-ub3ry 4 ай бұрын
They should build hotels
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Insha allah it will come .
@osmanguled6556
@osmanguled6556 3 ай бұрын
Fuguxo waa halkuu ka galo dooxa biji bada ka galo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 3 ай бұрын
Dooxa maxa la yidha biji Anuu dooxa FUGUXO ayaan haystye
@sacadfuaad8273
@sacadfuaad8273 4 ай бұрын
Cawshan kalay loogu wacaya waa maxay😂
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Afka aya la baray ! Maxad ugu wici lahayd?
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 4 ай бұрын
Waxa aan soo jeedin lahaa in aaad warbiixin ka qorta ,sidee ayaa loo deegaamayn lahaa xeebta loogana faa idaysan lahaa khayraadka bada,caqbadaha iyo fursadaha yaalaba sxzpy! Mahadsanid sxzp from Sweden
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Ada mudan sxb insha allah taana waan wada ‘ cawa ayaan ka wada hadlaynay.
@user-sj4gw6ic3s
@user-sj4gw6ic3s 4 ай бұрын
Dowalada Somalilan Cidana haisa badajoz iyo betiga malagashada Lacags kadensada Banagiga adunaka
@ibrahimali2860
@ibrahimali2860 4 ай бұрын
Kkkkkk, alaalaxay lama yidhaa ee waxa la yidhaa kolaali.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Kolaali ? Maxa laga wada ?
@Cayncayker
@Cayncayker 4 ай бұрын
Waa halkee meeshu gobolkee ayay ku taal
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Woqooyi galbeed ama maroodi jeex. Qiyaasti 170 KM ayay hargeisa u jirta dhanka xeebta.
@user-sj4gw6ic3s
@user-sj4gw6ic3s 4 ай бұрын
Hoteli iyo goba ganacasi kasameya
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Insha allah. Ana ka furaya .
@ibrahimali2860
@ibrahimali2860 4 ай бұрын
Sxb, ugumaad horeyn cid muuqaal ka soo duuba. ee waxa horta ka soo duubay nimankii ceelasha waqfiga ee tuuladu ay ka cabto ka qoday oo muuqaalna ka soo duubay mudo 4 sano ka hor ah.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Miya
@baydarisinmaal2339
@baydarisinmaal2339 4 ай бұрын
Qofkii kowaad 😂😂😂😂😂😂
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Kii 1Aad hhh ma la isku qabsan raba?
@baydarisinmaal2339
@baydarisinmaal2339 4 ай бұрын
@@caalinAbyan haaa cabdow 🤣🤣🤣🤣
@allahbawayn
@allahbawayn 4 ай бұрын
Ninwalba deegaanbuu daganyahay ilahay ku abuuray waa deegaankii sacadmuusaha waqooyi
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l 4 ай бұрын
Yuhuuda isaaq inay na iibiyaan bay rabaan!!!
@Footballer1165
@Footballer1165 4 ай бұрын
Deero miyu ahyn wxy cwl ku
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Deero maha waa cawl
@MascuudYuusuf-yx1dc
@MascuudYuusuf-yx1dc 4 ай бұрын
Googlela gali muuqal yar si ay loo eego locationkeeda
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Haye .
@basheebooshie6415
@basheebooshie6415 4 ай бұрын
Meeshan fuguxo waa meeshi u general sakxan ka dhisayey xaruntii qaybta 26aad ,marku uu dhameyey intiu badneyd ayaa daad badda ku daray, waxa joogi jirey ciidankii badda,,waNa meeshi ay ka soo degeen ee lagu qabtay 36 kii ni ee 70 lagu qabtay ee mujaahid cali watay iyagA HUBJMKEEDI DOOXA U SHEEGAYO WAA TOOGI WAHEEN.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Waaheen miya ? Xagan ma yimado dooxa waaheen ?
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 4 ай бұрын
Soomaaliya dheh . Dawlad somaalilaan la dhahaa majirto
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
2024 saw ma joogno.
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 4 ай бұрын
Bahashu maanta way kacsanthye
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Waa runta si zaid ah ayay u kacsanty.
@khalifrageh8260
@khalifrageh8260 4 ай бұрын
14:21 - 14:57 Baddu maxay la cadhaysan tahay..?😂
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Maxay kula tahay !
@mohammadhasaniman9063
@mohammadhasaniman9063 4 ай бұрын
Isaaqu xeebaha wey ku wadhwadheen
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Hhh
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Maxay ku wadheen?
@bintusulaiman8263
@bintusulaiman8263 4 ай бұрын
Manta oo dhan saan kuu raadinayey hadan kusoo helay 😂 wad mahadsanthy indeer soo gudbintada
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Ada mudan wall .
@hamsekosar1196
@hamsekosar1196 4 ай бұрын
Abey ayaa usoo findhicilanaya ee ha tusina
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Findhicil iyo faraxal toona lagama yeelayo.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
waa loo baahan yahay inuu isoo fin dhicisho waaba sababta loo tusaayo
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 4 ай бұрын
@@caalinAbyan yaa udiidaaya
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 4 ай бұрын
Cawloow shaw orgac cawlaan ah baad tahay 😂waligay maqal mooyee maba arag
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Saw maanta cawl ama cashiiba kuma barin?
@user-iq4gg6vb2s
@user-iq4gg6vb2s 4 ай бұрын
Waar badaa kuu uraysa kaluun umad maaha aduunku badaa dadka degen haystaa waa taajiriin yaa dad keena dadkaas malaa hilib bay cunaan yaab Somalia waliba iidoor yaab
@deedee8934
@deedee8934 4 ай бұрын
Adeero waa dagan kayga waxaa jiira dad kasoo duubay mare hore. Google it. Waxaad iloobday Yonis io wiilka kale kugu wheeliya trip ka. Because haddad ugu horeyn lahayd labada siba way kula socday. So don't be selfish and arrogant😉
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 ай бұрын
Hhhh. Abwaan aya wuxu yidhi:- Hadii lagu shego wa la is sheela’ hadii lagu sheelana waa la is sheega. Saw imaydaan sheegi waayin ana is shegay. Inta ogaalkayga ah weeye . Mahadsanid for your feedback.
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 4 ай бұрын
Maxaa deegaana waa laba dargadoode 😅
SAFARKAYGI UG DHEERA LUG AH #20km #2023
37:06
Caalin Abyan
Рет қаралды 21 М.
LO’  BADDA LAGA WARABINAYO ‘ #2024
20:27
Caalin Abyan
Рет қаралды 33 М.
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 21 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 5 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
DEEGANKA HULQABOOBE (Somaliland)🙌🪐🐎❤️
11:17
ASHRaF CaDDaaNi 🪐🐎
Рет қаралды 3,1 М.
BADA MAGAALADA JIGJIGA
9:37
Mubarik channel
Рет қаралды 4,5 М.
HALKUU MARAYAA DHAAMKA KAL-QORAY EE UGU WEYN SOMALILAND
9:44
Hargeisa Water Agency
Рет қаралды 7 М.
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
HALKA DOOXA WAAHEEN BAD WAOQOOYI KAGA DARO. #2024
33:23
Caalin Abyan
Рет қаралды 15 М.
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 21 МЛН