MALYUUN MAANKA BAGGA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 3,295,967

Waqal WStudío

Waqal WStudío

3 жыл бұрын

Malyuun Maanka
Heesta Bagga
Erayada Ismahan Araweelo
Laxanka Khaalid Kaamil
Music Cadceed
Camera & Editing Monium
Xariir Axmed, Suldaan Seeraar, Qamar Suugaani, Kiin Jaamac, nimcaan hilaac, hodan abdirahman, mursal muuse, ugbaad aragsan, sharma boy, najma nashaad, hees cusub 2021, waqal studio 2021

Пікірлер: 1 800
@qalidmohamed317
@qalidmohamed317 3 жыл бұрын
Wax La DhagaysTo Quraanka ayaa uGu Wanaagsan😥💔
@najmacabdisiyaad9462
@najmacabdisiyaad9462 3 жыл бұрын
Been maha
@abiztech6679
@abiztech6679 3 жыл бұрын
Adi maxaa udhageysatay hadaa
@saabiriinibrahim636
@saabiriinibrahim636 3 жыл бұрын
Waba ogthy maxa ku keny adi halkaan
@hanajrde4924
@hanajrde4924 3 жыл бұрын
Niman markey heesayaan sidan oo kale kommetiga ma uuga bixisid ee marka ay gabadh tahay saan dhahaysa?
@bahati1085
@bahati1085 3 жыл бұрын
Wa sax lkn adiga donqonimadaada maxad halkan kaso doontay
@zilverlyrics8280
@zilverlyrics8280 3 жыл бұрын
Majiro wax ka wanaagsan dhagaysiga qur'aanka Iyo Ku Salliga Nabiga SCW Igula Sali wll nabiga scw❣👑
@jeekeyofficial4893
@jeekeyofficial4893 2 жыл бұрын
Scw
@mumtasnafisa9510
@mumtasnafisa9510 2 жыл бұрын
oomarkaa maxaa adiga halkankukeenay
@qurbe7212
@qurbe7212 2 жыл бұрын
@@mumtasnafisa9510 😂😂😂
@amaalcabdi9991
@amaalcabdi9991 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@xaawoxasan165
@xaawoxasan165 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@AyaanSaafi0fficial
@AyaanSaafi0fficial 3 жыл бұрын
Make-upkan quruxda badan waa aniga ayaan saafi hubaal beauty beauty salon garowe hennaha waa isla anagii
@amirabashiir4435
@amirabashiir4435 3 жыл бұрын
Hhhh
@ayaanmahad8901
@ayaanmahad8901 3 жыл бұрын
Qurux allah hku prakeeyo gcnta
@rahmaaraye9564
@rahmaaraye9564 3 жыл бұрын
@@Xuralcayn hestan garowe ku qaade o lagu duubey cadced iyo xaskisa markay garowe jogen ayu tumay o sharma iyo deqsan isla heesayen hada malyun wa xaamilo wa sababka ila calosha loga qaban la yahay kkkk
@Zaalimaj
@Zaalimaj 3 жыл бұрын
Ilahey gacantada haku barakeyo
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 3 жыл бұрын
Adigoo mahadsan u sheeg malyuun Maanka inay leedahay qurux saa"id ah oo ilaahay u dhaliyay oo makeup badan aanay u baahnan in yar oon laga garanayn ayaa ku filan ayadoo kale haddii jale wuu deminayaa quruxdeeda
@richhome3678
@richhome3678 3 жыл бұрын
Reer sharma boy ma noo tashateen maantay sharma boy baa naga waalay Xaajiyadiisaa noogu dartay😂😂❤
@zuhaybboqole4778
@zuhaybboqole4778 3 жыл бұрын
Xaadir
@KAARTA69
@KAARTA69 3 жыл бұрын
Sharma wuu naka walay Dumashidiinana Wee noo dajineysaa Team sharma+malyuun Likta naka Qarxiya😂🙏
@highflyer215
@highflyer215 3 жыл бұрын
Aad iyo aad
@nazeerkaka2722
@nazeerkaka2722 3 жыл бұрын
Benta ma ahaa nio😂
@idilomar7021
@idilomar7021 3 жыл бұрын
Kkk wlhi runtaaweeye
@fahimaomar1517
@fahimaomar1517 3 жыл бұрын
🤣😂😂😂😂
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 3 жыл бұрын
😄😄😄👍🏽
@zhadiyaapdi3865
@zhadiyaapdi3865 3 жыл бұрын
Intiii heestiii sharma poy so dawatay kadib tan so aadaya ismujiya✌🤣
@toughgee
@toughgee 3 жыл бұрын
Walahi wa aniga😂😂😂
@sumayaaxmad2247
@sumayaaxmad2247 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@najmamaxamuud2354
@najmamaxamuud2354 3 жыл бұрын
WlHi aba HadN dodawady
@rayaanabdinour1010
@rayaanabdinour1010 3 жыл бұрын
😁😁
@aayafuaad9837
@aayafuaad9837 3 жыл бұрын
Way naga walooyan 😂😂🖐
@YusuCazorla
@YusuCazorla 3 жыл бұрын
Heestan hadey qalbigga taabaty mrkd maqshy Like hala dhafin😪
@abdikafimohamudahmed2133
@abdikafimohamudahmed2133 3 жыл бұрын
Codka 100% Laxanka 100% Camerada 100% Edit ka 100% Music ga 100%
@badboyforever8894
@badboyforever8894 3 жыл бұрын
Wax kale waaye wlhi fanaanad shidan waaye
@wadanidhabtaah2355
@wadanidhabtaah2355 3 жыл бұрын
Keep going
@dahabimodel6522
@dahabimodel6522 3 жыл бұрын
marwada madax waynaha fanka Africa no body can stop her🔥💯🔥
@risiqaallahhaya7635
@risiqaallahhaya7635 3 жыл бұрын
Dharka ayaad iloowdey
@norbilmusic3549
@norbilmusic3549 2 жыл бұрын
@@risiqaallahhaya7635 kkk
@moali6299
@moali6299 3 жыл бұрын
Nin iyo naagtiisa hal maalin inay hees soo wada saareen inta og LIKE😂
@xmdaali2312
@xmdaali2312 3 жыл бұрын
Mxaa kaa galy waryaa nacabku darbiyada ha jiidho
@asmaahmed4169
@asmaahmed4169 3 жыл бұрын
Alle nibadanaa😀
@kingclwaaxid1417
@kingclwaaxid1417 3 жыл бұрын
Away dadkii xabiibkena jeclAA SCW ♥️
@sulekhodahir4413
@sulekhodahir4413 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@sukaynacabdiwali7362
@sukaynacabdiwali7362 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@imraanyare4046
@imraanyare4046 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@mumtaasomer7916
@mumtaasomer7916 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@nimahaider1921
@nimahaider1921 2 жыл бұрын
scw scw scw
@dahabimodel6522
@dahabimodel6522 3 жыл бұрын
marwada kowaad ee madaxwynaha fanka Africa malyuun maanka on fire 🔥💯🔥
@hindaahmed6588
@hindaahmed6588 3 жыл бұрын
Kk Waa sax
@ayanabdirarahman2617
@ayanabdirarahman2617 3 жыл бұрын
Wa sax hadlka
@dahabimodel6522
@dahabimodel6522 3 жыл бұрын
absolutely🔥
@cabdiraxmancabdi6152
@cabdiraxmancabdi6152 3 жыл бұрын
Malyuun is lagend asiga kahoreysaa
@ozzyy__officiall
@ozzyy__officiall 3 жыл бұрын
Wow this is perfect song ever On fire 🔥❤️❤️🇸🇴
@HassanAhmed-ek4zq
@HassanAhmed-ek4zq 3 жыл бұрын
Dumashi inta Ila tageerto love dhac KU siiya🥰
@jeekeyofficial4893
@jeekeyofficial4893 2 жыл бұрын
♥️♥️♥️
@malyuunmaanka7393
@malyuunmaanka7393 3 жыл бұрын
Bagaan oga baanty naftyda😒💪 Malyuun mohamed ali (maanka) Mrna dumashidy🫀
@ss-nu5wc
@ss-nu5wc 3 жыл бұрын
Queeen sundus saacid boqortooyo zalaman🥰
@ayaanmahad8901
@ayaanmahad8901 3 жыл бұрын
Sundus saacid🥰❤❤
@ikransacidfarax3877
@ikransacidfarax3877 3 жыл бұрын
😘🤩
@ustadmustaphecarlos4595
@ustadmustaphecarlos4595 3 жыл бұрын
Sundus saacid ku taagera abowe
@dahabimodel6522
@dahabimodel6522 3 жыл бұрын
marwada kowaad ee madaxwaynaha fanka Africa (malyuun maanka) no body can stop her🔥💯🔥🏆🔥
@MaryanRuunofficial
@MaryanRuunofficial 3 жыл бұрын
Gabadhan waligey hees dhameystiran maka dhageysan lkn cawo dhagestay codkeeda waa masha allah guleyso sister sxbt iso boqday 🙏
@amirabdala4268
@amirabdala4268 2 жыл бұрын
Hmmm
@nordinomar2039
@nordinomar2039 3 жыл бұрын
Inta ku farxsan xiriirka sharma iyo duma malyuun like dhac kusiya
@abdullahiahmedisse
@abdullahiahmedisse 3 жыл бұрын
Dumaashi malyuun ❤️❤️
@boylegend2777
@boylegend2777 3 жыл бұрын
Sharma boy xasikiisa miyaa gabdhani🥰from borama 🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@itsamouna1548
@itsamouna1548 3 жыл бұрын
Haa wll waa yadii
@zuraajlaki1864
@zuraajlaki1864 3 жыл бұрын
Haaa
@haaruunmacalin8650
@haaruunmacalin8650 3 жыл бұрын
Maya waa malyuun maanka
@sumayaabdiaziz6378
@sumayaabdiaziz6378 3 жыл бұрын
@@haaruunmacalin8650 🖕🏽🖕🏽
@abdaleMedia6830
@abdaleMedia6830 3 жыл бұрын
May waa xaaskayga
@salmaancade4383
@salmaancade4383 3 жыл бұрын
10 mar ayaa ku ceshty heesan waa maqcul wlh lanxnka ayaa ka sii helay io sida ay muickda io heesta isku leyihin horay usoco wlshy malyuun maanka wn ku aamin sanhy runtii🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Waa heestii ugu horeysay aan comments ka dhiibto inaantan wan jeclahay wlhy malyuun maanka sharaf ku nolow konkan sistereyy 💯❤🥰😿👸🙏24
@mostaphehaadish53
@mostaphehaadish53 2 жыл бұрын
Amira Athen⛔.
@munamohamed8361
@munamohamed8361 3 жыл бұрын
Dhaxyar dhuubo malyun manka waanku taageera fanaanadeena from hargysa 💚💬❤
@ikransacidfarax3877
@ikransacidfarax3877 3 жыл бұрын
Innta rer abta utihin madaxasara🥰
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 3 жыл бұрын
Reer abti iga dheh ❤️👍
@malyuunh6895
@malyuunh6895 3 жыл бұрын
She is beutiful manshaallah. Ma rer hargeysa?
@dahabimodel6522
@dahabimodel6522 3 жыл бұрын
@@malyuunh6895 may bro madaxwaynaha fanka Africa qaba legend Sharma boy🔥💯🔥
@wardaosmaan818
@wardaosmaan818 3 жыл бұрын
@@dahabimodel6522 malyuun waankuwadanaa 😘👸🏼
@iammohan__i_m8480
@iammohan__i_m8480 3 жыл бұрын
Madaxweynaha fanka naagtiisa love lcg m ahne 🙏
@ramlakin9310
@ramlakin9310 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@nastedave9842
@nastedave9842 3 жыл бұрын
Exactly
@indhocade1912
@indhocade1912 3 жыл бұрын
Kkkkk Fanka Cayda ka da nio
@abaadialbashiir2171
@abaadialbashiir2171 3 жыл бұрын
Saas waaye😂😂
@sadiqmoha9284
@sadiqmoha9284 3 жыл бұрын
@@indhocade1912 yaaa fanka cayey ?
@azlirazhid4317
@azlirazhid4317 3 жыл бұрын
Waxan mooda inay aniga iga hadkayzo😿😭💔 Anigo jcl ayaan hadana nafta ku qanciyay inan nolashayda hore u zii wado 💔😭lkn farxadaydii oo dhan ayuu qaatay nolashaydiih ayuu madaw ka dhigay Hadana nafta inta waan zababa imika mid isakaga ka wngsn helay hadana qalbi ayaa meel haysata💔😭insha allha waan ilawaya oo nolal ta u qalisan ku nolahaya 😪❣
@basraaliofficial4454
@basraaliofficial4454 3 жыл бұрын
Qof kale xirir la same welcome shukaansi dheh wax walbo xasuus ad ka hysto tuur heeso calaacal ah ka fagoow niyada u sheeg in ad u bahneen ku raxayso waqtigaaga horay na u soco walshey
@azlirazhid4317
@azlirazhid4317 3 жыл бұрын
@@basraaliofficial4454 😭
@azlirazhid4317
@azlirazhid4317 3 жыл бұрын
@@basraaliofficial4454 insha allha hppti Shukuran hppti😪
@maryanc9013
@maryanc9013 3 жыл бұрын
Xbbti salad istiqara tuko alle u bandhigo talada hadi usan khayar ku ahayan wa ilowaysa hadi kalana wa helaysa
@basraaliofficial4454
@basraaliofficial4454 3 жыл бұрын
@@azlirazhid4317 qalbiga allaha kaga reebo qli
@nastehaqalinle1050
@nastehaqalinle1050 3 жыл бұрын
maasha Alah Gabadha shaydaanka halaga naaro Aad bay uqurux badan thy😍🤗❤❤😍😍
@Xuralcayn
@Xuralcayn 3 жыл бұрын
😂🤣😂🤣
@s.abdikariimmaxamuud3897
@s.abdikariimmaxamuud3897 3 жыл бұрын
Mansha alah🥰❤
@ridwaanabdi2365
@ridwaanabdi2365 3 жыл бұрын
Hestan iyo hesta sharma boi sharciga bara hal malin so wada baxen 😂👍❤
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Qofkasto qoral kayga arko waxan u rajenaya cafimat io cibado suban 🙏🤲
@caashocqaadir8934
@caashocqaadir8934 3 жыл бұрын
Sidokale abowe 🥰🥰🥰❤💋
@mumtaasomer7916
@mumtaasomer7916 2 жыл бұрын
M.a wll mcn
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
@@mumtaasomer7916 ❤❤
@ridwaancismaan2746
@ridwaancismaan2746 2 жыл бұрын
❣❣ Woooow ❣❣Masaha allh Wall mcn ❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🌍🌍🌍🌹🌹🌹🌹🌹👉
@kbmvelthy2666
@kbmvelthy2666 3 жыл бұрын
Eryada Abwaanad caraweelo waa hees iyo badh ,abwaanada reer bicidyahanka heesa ay qodhaan waa hirgalaan , heesah ugu badan ay qaadan suldaan seerar, faysal xawaashe, iskalaaji abwaan khaliif xayir baa qodhay
@hodaanqali2644
@hodaanqali2644 3 жыл бұрын
Wasaas abwanada rerbiciidyan wa daab🥰🥰🥰
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 3 жыл бұрын
@@hodaanqali2644 sxb reer bicidyahnka maxa laga wda wa kuwee
@bashirkasim4493
@bashirkasim4493 3 жыл бұрын
Ilaahoow heesaha naga madoobeey 🤲😍
@FIPrahim
@FIPrahim 3 жыл бұрын
GOORME KUGU DANBAYSAY INAAD KU SALISO XABIBKEEN INAAN LILAAHI WAA INAALIHI RAJUUN
@fahmomohamutmohamet9928
@fahmomohamutmohamet9928 3 жыл бұрын
Scw
@naciimobashiir9785
@naciimobashiir9785 3 жыл бұрын
Scw
@abdirahmanmahadfaraah7946
@abdirahmanmahadfaraah7946 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@najaxciise6330
@najaxciise6330 3 жыл бұрын
Scw scw
@kawsarhusen9486
@kawsarhusen9486 3 жыл бұрын
Nabbiga meelahan oo kale hakeenin munkarka yaalo
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 3 жыл бұрын
Hadad qoralkyga aragto liketa ha iladhaafin inanka enamad waqal i love you
@khalidmawliid3801
@khalidmawliid3801 3 жыл бұрын
Like iyo Subscribtaba Waad iga Hayza Allo
@ibraahimdholacase236
@ibraahimdholacase236 3 жыл бұрын
Heestan hees waadhaftay heeso aan dhahno ...madaxa raabka gabadhisa iyo isaguba halmalin bay isla sugeen labada heesod ...waa wata labadan fanaan
@sagalmaxamed9898
@sagalmaxamed9898 3 жыл бұрын
Ina aderty malyuun manka nolo naga mareexn ah o adga
@user-bo2ey3cl5f
@user-bo2ey3cl5f 2 ай бұрын
2024 ayaan daabanaya markii afaraad aan daabanayo ❤malyuun maanka heesaheeda heesaha ugu jeclahay waaye❤️‍🔥🥰🤗💔
@kinggaza3296
@kinggaza3296 3 жыл бұрын
mucjisada bilicda hergeysa soosartey waqal wan kuwataa abid 🌹🌹🌹🙏🙏💯
@cubeyd27
@cubeyd27 3 жыл бұрын
Sharma boy baa naga waalay music kulul dabka soo saaray 🔥 Malyuun maankana wey noo dajisay music dabacsan👏👏
@muniramohamed2511
@muniramohamed2511 3 жыл бұрын
Yaab unukaa aragnay hees iyo xabiibekeena mxaa isku keenay, hees walbo comments-ka ugu horeeyo wxaa ku arkaysaa xabiibkeena hadaa jeceshahay like ii saar, wllayalow qof somali ah oo diinta Islam-ka haysto oo xabiibkeena neceb ma jiree naga daaya ciyaarta hees dhaxdeeda hakusoo hadal qaadina xabiibkeena sharfanaa(scw).
@AliAhmad-lk3cp
@AliAhmad-lk3cp 3 жыл бұрын
Waa yabanagay wax ka hadlana arki wayay ilaa adiga mooyee waa dad soo habaabay malaha iyo iska yeel yeel waxay katahay garan wayay
@maanka270
@maanka270 3 жыл бұрын
Dumaashideen ooheesqaadaysa ilmoqayrleh somewhat haanisiiyo
@maanka270
@maanka270 3 жыл бұрын
Waani salaamay asxaabta
@salaadodiiriye3184
@salaadodiiriye3184 3 жыл бұрын
Ani comentiyada ugu horeyo dhan waan iska gudbiyaa
@haniya_5600
@haniya_5600 3 жыл бұрын
Sax waa mankaab kuwani report hala saaro
@apaadircaydiid683
@apaadircaydiid683 3 жыл бұрын
Dumashi full support
@mohametsuldan1823
@mohametsuldan1823 3 жыл бұрын
Wax la dhaguzt0 qur,aanka ugu fiican🤧😭
@mohamedgaiyte2808
@mohamedgaiyte2808 3 жыл бұрын
Gabadhan reer abtiyaashid ee reer hargeysa may u gashay...gabadh hargeysa ku dhalatay waa iska natural talent.
@imaanxiddig4549
@imaanxiddig4549 3 жыл бұрын
Geesi majeerteen ah marka xaaskisa thy majeerteen oo dhn ba uthy dumaashi aniga mrkn utgo kuwn i aqon ba qdrin iyo sodhoween kahela reerks lysla wda arg😭🥰🥰🥰❤️ilhy hydin xfido
@rayanali8402
@rayanali8402 3 жыл бұрын
Markaa gabar mareexan ah oo boqortooyo tahay waa iska saan
@boqoradanugaal1796
@boqoradanugaal1796 3 жыл бұрын
Dumashi Sharfanid🥰🇸🇱🇸🇱❤️❤️❤️❤️
@yuusufmohamudali3052
@yuusufmohamudali3052 3 жыл бұрын
Odayga karbaasha soo saaray Adna jacayl soo saartay madax u dajinaysaa miyaa Legend sharma
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 3 жыл бұрын
😄😄😄
@abaadialbashiir2171
@abaadialbashiir2171 3 жыл бұрын
Saas waaye😂😂
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 3 жыл бұрын
wlhi hees culusa so socto mar haday isku tageen Lagendska fanka 2021 Ismahaan arawelo khaalid kaamil maftux cadceed iyo waqal studio lagama sheken karo on fire 🔥♥ hada anoo dhagysan ayan dareemay
@mohamedguled4835
@mohamedguled4835 3 жыл бұрын
Araweelo. and kobciye. 2021
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 3 жыл бұрын
@@mohamedguled4835 aad io aad
@monakeyse5904
@monakeyse5904 3 жыл бұрын
Inta sharma boy heeatisa so daawatey ee ta malyuun daawatey liketa hayla dhaafina♥️🦁
@hawohindajama8720
@hawohindajama8720 3 жыл бұрын
Maansha Allah she is beautiful and she is an outstanding singer may Allah protect her and her husband from the evil eyes.
@munobille3768
@munobille3768 2 жыл бұрын
⁹⁸⁸vn
@user-ol6yy3dt9g
@user-ol6yy3dt9g Жыл бұрын
Asacmn
@suhaybsass2375
@suhaybsass2375 3 жыл бұрын
Waan sugayna team sharma marna ma jabaan
@mohanana8390
@mohanana8390 3 жыл бұрын
Waqal waw na walayaa heestaan inta sugaysay ismuujiya
@quruxoday533
@quruxoday533 3 жыл бұрын
Dhalinyaradii Sharma boy hadii uu waalay malyuun maanka ayaa u dajisay saas ayaa laydinka rabaa si babga yar isagoo bood boodaya aanu u dhalan🤩🤩😍😍💚💚❣❣❤❤👌
@asmacarabeto5775
@asmacarabeto5775 Жыл бұрын
Hestan anigo qalbi jaban ban dhagesanaya cawa tarikhdu tahy (18/5/2023) Humaga bartan ka arkaaye bogti hore lo dhayi wayey 💔😭😭😭
@user-hh8sg4yf4w
@user-hh8sg4yf4w 10 ай бұрын
😢😢😢❤❤
@kingmuhanad6746
@kingmuhanad6746 3 жыл бұрын
DADKA KUSO QORAYO MESHAN XIBIBKEANA MAXAMED SCW SCW SCW O WALIBA LIKE KURADINYO ILAAHY KABAQA WALALAYAL😭😭😭
@qamarmhmud7718
@qamarmhmud7718 3 жыл бұрын
Waan yabay meel hees kajido baa Manta dhan soqorayaan
@munaxasan7262
@munaxasan7262 3 жыл бұрын
👏👏👏👏👏❣️
@naemamohamed2941
@naemamohamed2941 2 жыл бұрын
Scw scw
@halabuurcaadilhanad5415
@halabuurcaadilhanad5415 3 жыл бұрын
Malyuun waa fanaanad fankeedu hirgalay qurux io ashqaraarna eebe ugu daray💯
@aloreliitacbaan3929
@aloreliitacbaan3929 3 жыл бұрын
Both Sharma and malyun manka they were very talented Am from s.sudan like I Sara amazing wlh
@eagleman5
@eagleman5 3 жыл бұрын
Hadad kucesceshaneysa ila iyo waqtigi lasogaliye 😍 dumashi jecel kali ah ....like taa team sharma and malyun manka marnawo no hoos
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 жыл бұрын
Inta malyuun maka & sharma boy & waqal studio takerto like dhac ku siiyo 👍 👇
@khaalidkaamilofficial7166
@khaalidkaamilofficial7166 3 жыл бұрын
Malyuun maanka xiriirka bagaan oga bayray
@axzaabosman8786
@axzaabosman8786 3 жыл бұрын
khaalid updilahi mohamut Heesta 1 aad ee aan so saaro adaa laxanka leh waa balan insha allah bro Ex reer burco
@faadumasheqmaxamed9527
@faadumasheqmaxamed9527 3 жыл бұрын
Ninka aan ka dalin dhageysiga heskisa wa darema laxamadada xaqiq
@saqawadiiin9364
@saqawadiiin9364 3 жыл бұрын
Khalid kaamil zxbow timerta lafa ku jirtee erayadan intadan laxamenin ma ka fersatay sharma ayey duqenta ku socotaa dumashidey ya madaxa u galiyay zxbken kor wayel wada indho waligey 10jer Kuma noqsan tan moyee maxaa jiro quf aqil ah oo dulqad badan Ayan kugu ogaa walahi
@suhaylatu8354
@suhaylatu8354 3 жыл бұрын
💔Humaaga Bartan Ka arkayo 💔boogtii horay loodhayi wayy 💔 kal soonidu baa ba, ugadhay 💔kashaydu hadeer uma baahna
@cabdulahicartan3365
@cabdulahicartan3365 3 жыл бұрын
Laxanka: khalid kaamil Music: maftuux cad ced Dad wawayn ba isugu tagay 🔥🔥🔥🔥🔥👍
@highflyer215
@highflyer215 3 жыл бұрын
Sharma iyo malyuun wey is balance gareynayaan, beat by cadceed clear sign of talent, Khalid kamil's melody giving me chills, well done job guys🔥👏👏
@SaajinMuse
@SaajinMuse 3 жыл бұрын
Sharma Boy Qoftisa Waku wadana Dumaashi 👑❤️
@abdiazizsaid2282
@abdiazizsaid2282 2 жыл бұрын
Lyrics ismahaan araweelo😍Melody Khalid kaamil🙌😆 Waqal studio Another level👏👏
@ciiltreboyofficial9309
@ciiltreboyofficial9309 3 жыл бұрын
Naagta sharma boy caadimaaha codka waa sharma oo kale lipxad
@caynaantacabiir
@caynaantacabiir 3 жыл бұрын
Legend alweys Legend #Arimaheen i can wait Reaction. My proH
@geenyocabdulahi8692
@geenyocabdulahi8692 3 жыл бұрын
Nala dhaaf linkigaga
@farhanapdinour9371
@farhanapdinour9371 3 жыл бұрын
LaxaNka = KHaliD kaMiL Waa ku haystaaa
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 3 жыл бұрын
Laxanka reer abtigeed
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 3 жыл бұрын
Her Mom and khalid kamil family same
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 3 жыл бұрын
@@ahmedmahfoud3471 yup, waa inan reer burco ah.
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 3 жыл бұрын
@@hibosamatar3224 Mahad sanid wlshy
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 3 жыл бұрын
@@ahmedmahfoud3471 adigaa mudan habo
@mahamedfuaad5564
@mahamedfuaad5564 3 жыл бұрын
Marwda fanka hees iYo badh horeYu soco
@ahmedkigaami6569
@ahmedkigaami6569 3 жыл бұрын
Waaaw boqorada noolaada adiga iyo boqor sharma boy
@Sabir_Sabitzer38
@Sabir_Sabitzer38 3 жыл бұрын
Dumaaashi ciyaaaal xmr salaaaan ayey ku wadaaaan mrkale dumshideeena alle hanoo dhowro 🤲
@shaaficicaqlizame5116
@shaaficicaqlizame5116 3 жыл бұрын
Another level malyuun manka.xaazka king shormo boy keep going👑👌
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Masha allah Somali reggae music, weliba gabadh ku luuqaynayso ❤.
@fartunfaisal1739
@fartunfaisal1739 3 жыл бұрын
Quruxdii oo qof ah maanka😍😍♥️
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
Team SHARMA BOY izmuujiya💪💪❤dumazhiden malyuun maanka😍🙏🙏
@monamedia8821
@monamedia8821 3 жыл бұрын
gabadhan somali walagu so qaldag waxay u qalanta in atariisho laga dhigo maanka hormar wacan
@abdia7564
@abdia7564 3 жыл бұрын
malyuun maanka salaan sare adiga iyo raga shaqaystay ee waqal Wstudio
@bushrodiamon122
@bushrodiamon122 3 жыл бұрын
Marwada madax waynaha Fanka👸♥️🌎👏
@djmame6045
@djmame6045 3 жыл бұрын
Duma shiden qaliya malyun manka I can't wiat😘
@engapdirahman5879
@engapdirahman5879 3 жыл бұрын
Dulqaad badnidaaa😂😂 15 hour ka hor bad so gashay
@djmame6045
@djmame6045 3 жыл бұрын
@@engapdirahman5879 sow tagero ma ih
@stopcrimescyberbullyingnow5726
@stopcrimescyberbullyingnow5726 3 жыл бұрын
MashaAllah Dumashi🥰Malyuun Qurux😍codkana waa dhameeys🤩waan sugi lahnahay Sharma yariisow😂isku waara ubad khayr qaba🥰
@mahdikhaleeji
@mahdikhaleeji 3 жыл бұрын
Heestana Inay Over Million Gaadhayso Hubta Sidaydaa Like👍🏽Yaan Laysla Dhaafin
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 3 жыл бұрын
Soomaaliyey waan idin wada salaamay qabiilkastood tahayba 🌹 sharaf baan kuu hayaa
@asmaayarey5936
@asmaayarey5936 3 жыл бұрын
Familka fanka dadka ishoda na iska qariyy familkodana mustaqblkisa private kadhigty runti waad guulaysaten masha allh kudayasha mudantiin reer sharmake abdi nasir keep goin dumashi
@fataxsaid2372
@fataxsaid2372 3 жыл бұрын
❤️🥰😩 yes noloshooda privat bay kadhigteen sharma waa wiil dhaqanka soomaaliyeed ku adag ayaduna sidoo kale
@marwocookingandbeauty3928
@marwocookingandbeauty3928 3 жыл бұрын
Masha Allah Allaha ka ilaaliyo il xasad
@CabdisamadRashid
@CabdisamadRashid 2 жыл бұрын
Dadka heesta soo saarey waa wada reer hargaysa guul soomaaliland
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 3 жыл бұрын
Dumaashi Horay U soco Cod iyo Qurux ay dheertahay Masrixiyad afgaaban, oo deganaan ka muuqato ayaad Fanka ku joogtaa. Malyuun Maanka.
@seynabmaxamed5265
@seynabmaxamed5265 3 жыл бұрын
M maanka farhiya fiska isku cod yihiin inta ila aragtey farta sotaaga🙏🙏🙏🙏🙏🙏🥰🥰
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Wow malyun bagan uga baydhay Heesta barmuda ee Legend khaalid kaamil isla qaadan ayan ad u jclhy Keep going Malyun maanka👑
@malyuunh6895
@malyuunh6895 3 жыл бұрын
ManshaAllah gabadhan aad iyo aad bey u qurux badan tahay!!! Cod aad u macaan na wey leedahay. Gabdhaha soomaaliyeed qaar ba qurux aan caadi ahayn leh. Exceptional beauty
@abdirashiidjees8539
@abdirashiidjees8539 3 жыл бұрын
Malyuun maanka waan ka haynaa iga wale
@kordahap4016
@kordahap4016 3 жыл бұрын
Umadan Magaca Nebiga Like ta Kuraadinya Horta Hlkee Lagasoo Furdaaniyeyyy Naa WlalayaaL caqli yeesha Meeshan waa Music kadaaya 😢 INKAAAR Dabada Idinka gasheee😡😡
@ahmedabdi3366
@ahmedabdi3366 3 жыл бұрын
wlhi waa midaan fahmi la'ahy sxp malahaa wa qoom cusub si bay u fahmeen
@hibaabdorahman1617
@hibaabdorahman1617 3 жыл бұрын
dhoor jeer ban usheegy iney qalad tahy wxey sameynayaan lkn waa dad dan gooniya leh mindhaa qandaras bey kuso qaateen😥masiibo haku dhacdo kuwo nabiga magaciisa meelha fisqiga lagu haayo kula meereysta oo likta ku raadsho🥺
@sumayahassan1741
@sumayahassan1741 3 жыл бұрын
@@ahmedabdi3366 hhhhhhj
@abdimoe1049
@abdimoe1049 3 жыл бұрын
Wanka yabaay subxana allaah
@israisra3911
@israisra3911 3 жыл бұрын
Ma ila aragtaaa
@zein-204
@zein-204 3 жыл бұрын
Mar dhaweyd buu sharma naga waalay 😂😂 Dumaashina may noogu dartey one love 🤩🥰💞
@dahabimodel6522
@dahabimodel6522 3 жыл бұрын
dumashi cimaamadaada lama haysan karo no body can stop you bagga from🇸🇱♥️🇸🇱 waqal legend well done 💯🔥💯
@user-nq7je4yq8x
@user-nq7je4yq8x 8 ай бұрын
Usheeg
@nordinomar2039
@nordinomar2039 3 жыл бұрын
Inta ku farxsan xiriirka sharma iyo duma malyuun love dhac kusiya
@salimsahal8883
@salimsahal8883 3 жыл бұрын
Maftuux maxamud ducale cadceed inanka musiga macaan tumaya legend 💯
@Dholayare_
@Dholayare_ 3 жыл бұрын
Halkii aan beerka u jiifay weli waan u jiifaa halayga war hayo 😂😂
@hibocabdi5207
@hibocabdi5207 3 жыл бұрын
😅
@najmakayse8152
@najmakayse8152 3 жыл бұрын
Insh alh waa kaasoo bixini Hawiwi 😅
@asliaj1937
@asliaj1937 3 жыл бұрын
Duriyadu inantaa Abti iyo Habar yar Ayay U tahay m manka❤️👍❣️✅
@abdimajidnasir9542
@abdimajidnasir9542 3 жыл бұрын
Ma isaaq ayaa dhalayna..
@hibodahir7161
@hibodahir7161 3 жыл бұрын
@@abdimajidnasir9542 malyuun waa mareexan
@abdimajidnasir9542
@abdimajidnasir9542 3 жыл бұрын
@@hibodahir7161 waan ogahay lkn yaa u reer abti ah..
@hibodahir7161
@hibodahir7161 3 жыл бұрын
@@abdimajidnasir9542 isaaq baala dhahey ma aqaan
@hakeemadan
@hakeemadan 2 жыл бұрын
Most beautiful female Somali Musician Ever !
@youngmo3566
@youngmo3566 3 жыл бұрын
Marwada koowaad ee fanka malyuun maanka sharma xaaskiisa🔥🔥
@Xuralcayn
@Xuralcayn 3 жыл бұрын
😂😂🤣
@janamohane1568
@janamohane1568 3 жыл бұрын
Madaxwaynaha fanka marwadiisa❤
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 3 жыл бұрын
Masha allah Wooooow waxaa hees lagaa dhahaa erayada iyo laxanka caadi maaha ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@sophiasiyat826
@sophiasiyat826 3 жыл бұрын
Good 👍👍 never give up malyuuney aby nolaw intee nolool jirto💞💕👑🥰🥰♥️💓💝
@garsooreyamani1981
@garsooreyamani1981 3 жыл бұрын
Sharma&malyun maanka ♥️♥️♥️ goatka fanka baa tihin🐐
@ganaycabdinasir3684
@ganaycabdinasir3684 3 жыл бұрын
Waaw qoys halmaalin labo hees soosaaray waani wataa marnaba no hoos
@mariahonest2642
@mariahonest2642 3 жыл бұрын
Malyuun maanka walashay qaali dumareey 💋💋❤❤❤❤❤❤
@yaxayeshucayb8407
@yaxayeshucayb8407 3 жыл бұрын
Heestani qalbigey is dajiye Markuu sharma iga waaley like ku qabta team sharma 😂👍❤💯
@najiibhassan
@najiibhassan 3 жыл бұрын
Gabdha erayada iskale wan aqana warbal hadad qoralkayga aragtan like sara😂❤✌🏼
@sheekosheeko4942
@sheekosheeko4942 3 жыл бұрын
Woow love heesta allaah u beegay mid barakeysan
Malyuun Maanka Fartan Doonaan Qoraa New Official Video 2022
5:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 9 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 3 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 128 МЛН
SABRIINA MUUSE - LIBTA & GUUSHA - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:28
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,8 МЛН
MALYUUN MAANKA XARIIF WAAN KUGU FAHMAY BEST DAADIS OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
5:23
MUNA FAYSAL | JACAYL IGA AWOOD WAYN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:46
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
MALYUUN MAANKA - MALMIHII QURXOONA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
4:44
Waqal WStudío
Рет қаралды 556 М.
MUSTAFE KANTE 2024 | QALBI KULA MIDOOBO HAWEEEN | HEES CUSUB
5:01
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 241 М.
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 462 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Sevinch Ismoilova - Ustozlar qo'shiqlaridan popuri (Xorazmcha)
6:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,3 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 743 М.