No video

Marabtaa in ILAAHAY Irsaaqadda kuu waasiciyo ? 10 KAAN QODOB QAADO || Sh Maxamed C. Umal

  Рет қаралды 204,159

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 135
@thealphaman
@thealphaman 4 жыл бұрын
Waa idiin soo koobayaa 1) 10:40 Toosnaan iyo Allaah ka Cabsi 2) 14:42 Istiqfaarta badi ( denbi dhaaf dalab) 3) 20:00 Allaah tala saaro oo ku kalsoonow 4) 25:15 Kallahaad (بورك لأمتي في بكورها) الحديث 5) 28:30 Xaaraanta iska ilaali 6) 33:15 Shukri ( ka mahadnaq nimcooyinka Rabbi ku siiyey) 7) 37:50 Zakada bixi, Sadaqadana ku dadaal 8) 42:00 Qaraabada Xiriiri. 9) 49:20 Shareecada Rabbi oo lagu dhaqmo ( qofka/Qoyska/Deegaanka) 10) 54:32 Ducada iyo Allaah Bariga.
@thealphaman
@thealphaman 4 жыл бұрын
Fadlan ii ducay.
@raxmaruun684
@raxmaruun684 3 жыл бұрын
SHUKRAN
@xasanismaaciil7660
@xasanismaaciil7660 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@wacdiiyowaano9973
@wacdiiyowaano9973 2 жыл бұрын
jazakallah walal
@exportsupervisor4352
@exportsupervisor4352 2 жыл бұрын
Ppppppppppppp
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Masha aallah jazak allah kheyer shekh mohamed cabdii umal allah ku barakeeyo adunk iyo akhiiro
@allahuakbarbash3847
@allahuakbarbash3847 4 жыл бұрын
In shaa Allah ILAHEY kheir badan xaidhin siyo adun iyo ahkira. Ameen
@umucabaas3199
@umucabaas3199 4 жыл бұрын
Allaha nooxifdiyo sheekha maxamad cabdi umal jasaaka llaah.khayral jasaa
@hawohassan3714
@hawohassan3714 4 жыл бұрын
Masha allah allaahu Akbar ilahow nagaransii sida toosan yaaa rabi
@issackabdinasir4662
@issackabdinasir4662 3 ай бұрын
MashAllah. JazakAllahu kheiran katheer. HafidhahuAllahu fadheelatu Sheikh
@andynathon4771
@andynathon4771 4 жыл бұрын
Maanshaa allah tabaarakallah ilaahayow noo barakee culimada risiqana u waasici anagana na barkee risiqana noowaasici noona barakee dhamaanteen Aamiin
@luuljiib977
@luuljiib977 4 жыл бұрын
Masha allah ILAAHEY ha naga dhigo kuwo ku waana qaata
@hooshbanadir221
@hooshbanadir221 4 жыл бұрын
Cimriga Alle ha u barakeeyo Sheekha
@cadnanali7615
@cadnanali7615 4 жыл бұрын
Mansh alaah alaah ha ku barakeyo sh muxamed c umal walaalkayo
@ifraxabdo1555
@ifraxabdo1555 6 ай бұрын
MA SHA ALLAH❤❤❤❤🎉🎉
@abdirahmanwadani5512
@abdirahmanwadani5512 4 жыл бұрын
Mashaallaah sheekh umal jisaakalaah kheyran
@aminaabdullahi5812
@aminaabdullahi5812 4 жыл бұрын
Allah haxafido sheikh umal🤲
@caligaras3
@caligaras3 4 жыл бұрын
شيخ جزاكم الله خيرا
@mulkisiyad6785
@mulkisiyad6785 4 жыл бұрын
Alxamdullillaah nimcada alle nasiiyay allow towfiiqda nawaafaji aamiin aamiin yaa allaah
@deeqajaamacgobta4149
@deeqajaamacgobta4149 4 жыл бұрын
mnsh Allah tabaaraka allah alle haku xiftiyo sheekhuna
@hamdamuhumed4454
@hamdamuhumed4454 4 жыл бұрын
Rhidxnkbshlcyjþhhjgg61409876544433322111123557789996ewqwrtyiopplljggdaszxvbmmmllkgdsaqeyop94224t11125790poyewqssfhklmvxzzdg
@isseibrahim511
@isseibrahim511 4 жыл бұрын
Jazaka allah sheikh cawa maskaxiyan a u degay alx 👍
@hodanxaaji251
@hodanxaaji251 4 жыл бұрын
Masha alaha sheèkh alaha ku cifdiyo irsaaqa alaha noo waasiyo
@fahmoali9718
@fahmoali9718 4 жыл бұрын
M. A shekhuna allow kubarakeeeee
@fathiyaabdi6342
@fathiyaabdi6342 4 жыл бұрын
Macha Allah sheikh umal
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 4 жыл бұрын
Allah Allah hakuxafido aamiin yaarabi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌿🌹🌿🌹
@muktarabdulle1076
@muktarabdulle1076 4 жыл бұрын
Asm sheikh Mohammed waxaa rabaa in aad arin taan wax iiga sheegto waxaa kajira wadan kaan joogo in dukaanka laga gato tikid 6 doolara laguna helo lacag badan waxaa layiraa (max )malaraadsan karaa sheikh waa nin iyo nasiibkii
@yahyamohamud898
@yahyamohamud898 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@warsancusman7283
@warsancusman7283 4 жыл бұрын
Mansha allaah shekhena ilahay haku xafido
@abdirizakahmed5465
@abdirizakahmed5465 4 жыл бұрын
اللهم آمين.
@somaliuncutstories4137
@somaliuncutstories4137 3 жыл бұрын
Masha allah shekh
@dekahassan2334
@dekahassan2334 4 жыл бұрын
Masha ALLAH tabrkalah
@mustafecade528
@mustafecade528 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@nimcoabdullahi3560
@nimcoabdullahi3560 2 жыл бұрын
Jazakallah shekh
@abdifatahosman6018
@abdifatahosman6018 4 жыл бұрын
جزاك الله خير.
@iraadarts-gambadhemedia6330
@iraadarts-gambadhemedia6330 4 жыл бұрын
Yaa allaah cabsidaada nagu arsaaq? khaatumadana khayr nogu khatim kalimadaada wanaasan nagaga faruqi aduunka markaan ka ambabaxayno
@habibaabdullahi1791
@habibaabdullahi1791 4 жыл бұрын
Maashaa ALLAAH
@habibaabdullahi1791
@habibaabdullahi1791 4 жыл бұрын
Aamiin
@aaminamaxamuud2928
@aaminamaxamuud2928 4 жыл бұрын
asc
@iraadarts-gambadhemedia6330
@iraadarts-gambadhemedia6330 4 жыл бұрын
@@aaminamaxamuud2928 cs wll qali
@dahirguuleed6853
@dahirguuleed6853 4 жыл бұрын
Taqabalaah sheikh maxed
@fafihelaf9285
@fafihelaf9285 4 жыл бұрын
Mashaa Allah May Allah reward him for it ameen
@asmaabdi8913
@asmaabdi8913 Жыл бұрын
4
@cashofarah8885
@cashofarah8885 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin alow kuxifdi shiiq
@fardowsaabdiabrahim9089
@fardowsaabdiabrahim9089 4 жыл бұрын
Masha Allah sheikh hunaa
@alxamcabdi6125
@alxamcabdi6125 4 жыл бұрын
mashallh shekha maxamed umal alle hakuxiftiyo
@burhaancabdiKidhoole
@burhaancabdiKidhoole Ай бұрын
Mashaalaha.
@monaabukar1009
@monaabukar1009 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا الجزاء يارب
@zaynabmaxamed2944
@zaynabmaxamed2944 4 жыл бұрын
MnshAllh jsakallhu khyr
@safiyosacad7852
@safiyosacad7852 4 жыл бұрын
Scwscw ♥️wcs maashaa Allah jasaakallu kheyra ♥️♥️♥️♥️♥️
@mohaofficial8636
@mohaofficial8636 4 жыл бұрын
Wagti wacan umal
@halalo.t4951
@halalo.t4951 4 жыл бұрын
mashallaha shiikhdeena
@halishhalish5660
@halishhalish5660 4 жыл бұрын
Mnsh Allah God bless you
@ramaabdi5389
@ramaabdi5389 4 жыл бұрын
Gâteau somalien
@abubakarasad6571
@abubakarasad6571 4 жыл бұрын
Shekhina shekhi umal ilahi xakuxafizo ilahi afimat xakusiyo wan kujilahay ilahidartisa ayan Ku jilahay wan joka Somali barawe waxn ahay deer barawe idoiyi shekhi
@mamailamo9749
@mamailamo9749 4 жыл бұрын
Hooyadaa was
@maxamedbare8377
@maxamedbare8377 3 жыл бұрын
Naa maxa ku cayin dadka ma khyr kaa diidan tahy galad yahay
@nahyancooking442
@nahyancooking442 4 жыл бұрын
Jazakalahu khayr shekh
@maryanfoosaden4992
@maryanfoosaden4992 4 жыл бұрын
mashaalah ilahey haku xifdiyo shiikhunaa rabi risiq xalal ah hana siiyo hana noo waasiciyo ku ligen intii islaamah oo dhan aaamiiin yaa rabi
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 3 жыл бұрын
Asc shiikh allaah kuxafido
@saadsuuban5848
@saadsuuban5848 4 жыл бұрын
Jazakallaah 💯 💯 💯
@demohazo6853
@demohazo6853 3 жыл бұрын
Masha Allah Jazakallah
@gabobesant9836
@gabobesant9836 4 жыл бұрын
Masha allah
@qadiijaabdi5676
@qadiijaabdi5676 4 жыл бұрын
Masha allaha
@fartiamohamud9879
@fartiamohamud9879 4 жыл бұрын
Masha"allah
@abdirizakahmed5465
@abdirizakahmed5465 4 жыл бұрын
اللهم أمين
@hodanduale9781
@hodanduale9781 4 жыл бұрын
Alhamdu lilaah rabilcalamiine
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 4 жыл бұрын
Mashallah
@simansheikh7670
@simansheikh7670 4 жыл бұрын
Manshallah allow noo.dheef.ducaadenaa
@Amisha_Ali
@Amisha_Ali 4 жыл бұрын
Ilahay Muraadkaga Iyo Hamigaga Adun Iyo Aqiro Haku Rumeyo Wllkey Ama Wllshey SUBSCRIBE Igu Caawiya 😭😭😭
@umalkhayrmohamed1304
@umalkhayrmohamed1304 4 жыл бұрын
Iimaan laawe
@zaaklaangare
@zaaklaangare 4 жыл бұрын
@@umalkhayrmohamed1304 hh allaahu akbar anigabo saasaan hoos iskala dhahay laakiin adaaba banaanka keenay hh maashaa allaahu
@jamadshekeye9933
@jamadshekeye9933 4 жыл бұрын
Amiin
@mohamedawalhassanawalhassan
@mohamedawalhassanawalhassan 2 ай бұрын
Scw scw scw scw
@ridwaanosman5052
@ridwaanosman5052 4 жыл бұрын
Mashaa.allaah
@nuhnuh2753
@nuhnuh2753 4 күн бұрын
❤❤❤
@gggff4951
@gggff4951 3 жыл бұрын
asc walaalaha nuslimiinta ah wan idin salaamayaa waxan ahay hoyo 2 ciyaala haysata ee xanuunsan ee iiso duceeya ilaahay dartiisa
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 3 жыл бұрын
Illaahey caafimaad gegdega ha siiyo Caruurtaada akkhrina janada heydinku kulmiyo aamiin
@sadiamohamedhassn4124
@sadiamohamedhassn4124 3 жыл бұрын
Ameeen
@shamsomahamud874
@shamsomahamud874 4 жыл бұрын
aslaamu calikum culumada maxaa u diiday inay muxaadarooyinka ka dhigaan freee, maa la geeyo fb,instgram,tikto, dhulka dhalinyardu joogto,, walaalyaalow cilmiga la wadaaga. ummada oo melwalba dhiga , yutub kaliya maxaa ku koobay??????!
@thealphaman
@thealphaman 4 жыл бұрын
Adigu gee walaal, waa free. Halka ka koobi garee oo meelahaas dhig. Mahadsanid
@deeqajaamacgobta4149
@deeqajaamacgobta4149 4 жыл бұрын
dadkan sheekha dislike dhahaayo maxaa ka qaldan subxaanallah
@sahrakhalif8016
@sahrakhalif8016 4 жыл бұрын
Waxa ka khaldan, waa munaafiquun oo kalmadaha wanagsan yaa dhibaya
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Waa dad wang iyo kheyerk so horjeed munfiiiqiin
@hanicumarchannel7789
@hanicumarchannel7789 4 жыл бұрын
Masha allha subscribe isaar walal adoo mahasan shugran
@billebaashi1496
@billebaashi1496 4 жыл бұрын
anigaa kuu saaraya walal
@hanicumarchannel7789
@hanicumarchannel7789 4 жыл бұрын
Shugran
@khalidmaxamad1311
@khalidmaxamad1311 4 жыл бұрын
Masha alah
@faraxnuur6168
@faraxnuur6168 4 жыл бұрын
Manisha alh
@khadraomar1723
@khadraomar1723 4 жыл бұрын
A. Like. This
@fadumadhoodaan6505
@fadumadhoodaan6505 4 жыл бұрын
@saalimabuugaasi7160
@saalimabuugaasi7160 4 жыл бұрын
Wa
@bashirmubarak8191
@bashirmubarak8191 4 жыл бұрын
Masha allah
@mimisucdi
@mimisucdi 3 жыл бұрын
Dadka dislike dhahàyo Allaha idin soo hadeeye walaal
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
sheekh run ha sheego waxa ilahay u ciqaabay duriyadii sheekh isaaq baad ku dusheen dulmi lagu duqyeey somalia sidaasa habaar ugu dhacay mana qiraysan ilaa aad qirtaan cafis waydiisatana waa idin ku soconaysaa sheekhan manta igu horaysa sidan u jecelaysanayay u dhegaysanayay buu galay somalia markaas waxan arkay inuu run u sheegin dadka way shukrin wayeen kaulaha maha intaas oo qudha dhiig bay qubeen dad bay dulmi ugu duuleen ka dibna habaar wayn baa ku dhacay somalia
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 4 жыл бұрын
Adi Marabtid Miyaa in u Ilaah Risaqada kuu wasiciyo????
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 4 жыл бұрын
How about you ??
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 4 жыл бұрын
Thanks for liking it
@zaaklaangare
@zaaklaangare 4 жыл бұрын
Kuwa dislike ta saaraayaan fahmi la ahay acuudu billaah. Ma kalimada wanaagsanaysan jaclaanin.
@abdullahiyusuf3995
@abdullahiyusuf3995 4 жыл бұрын
@Omar Hussien adiga dameer eh sheydan eh mujrim yaho culumada afka kala bax sheydan iblis so adeegsaday tahy duliyaho
@khadraomar1723
@khadraomar1723 4 жыл бұрын
😈👿😱😲😩😤💩😎
@nabadraadshe
@nabadraadshe 4 жыл бұрын
Adiga iska bilow oo aan aragno in irsaaqad kuu kororto. Waa uun iska hadal. Bal eeg xaaladda ay ku sugan yihiin kuwa muslinimada sheegta. Bal eeg sida badaha ay u soo jiirayaan si ay dhul gaalo ay u tagaan. Wuxuu yidhi roob dhibco waaweyn, waa fatahaad. War kuwan gadhka xun la baaxay waa bahaa bahaa. Adiga iska bilow waxa aad sheegeyso haddii kale waa uun iska hadal.
@abdullahiyusuf3995
@abdullahiyusuf3995 4 жыл бұрын
adigu muslim ma tihid miya waa maxey waxad ku hadleyso useless axmaqyaho alle utowbad keen
@nabadraadshe
@nabadraadshe 4 жыл бұрын
@@abdullahiyusuf3995 anigu ma rumeysni quraafaad ay Carab iyo Yahuud dhoodhoobeen. Waxaad igu tilmaantay axmaq oo ah eray Carabi ah!! Waryaahee ma waxaad heli kari weyday eray Soomaali ee u dhig a eraygaa?? Bal sheeg yaa axmaq ah, qof rumeysan dhagax madow oo la dhunkado, cooshad dhagax ka sameysan ku dul wareegideed, laba buur dhagax dhex orodkood, iyo dhagxaan lagu tuuro guriga sheydaanka in ay dembi ka meyrayaan, mise qof garashadiisa adeegsaday ee ka fogaaday falka dhagaxyo caabudka?? Bal adigu samee waxyaabaha uu ninkan gadhka weyn leh kuu sheegay ka dibna eeg in irsaaqad kuu waasacanto. Haddii waxa uu sheegayo run yihiin, isaga ayey ka muuqan laheyd.
@abdullahiyusuf3995
@abdullahiyusuf3995 4 жыл бұрын
@@nabadraadshe nio alle ka cabao teda kle luqada carabiga eh waa luqad xag alle laga doorty teda kle adigu inadan islaam aheyn wanba arkaye diinte heysata Christiane miya tahy
@nabadraadshe
@nabadraadshe 4 жыл бұрын
@@abdullahiyusuf3995 waxaan ku weydiin lahaa, weligaa marna ma isweydiisay oo maskaxdaada ma adeegsatay waxa lagugu soo barbaarshay, mise waa uun iska rumeysatay? Ma Ilaah dunidan abuurtay ayaa ka badin waayey wax kale uu dadka ku abaal mariyo, oo aan ka aheyn naago wasmo keliya loo abuuray iyo webiyo qamri ah. Sida xaddiis saxiix sheegay dhagax madow ee ka dhunkado, maalinta qiyaamaha wuxuu yeelay indho, af iyo carrab uu ku hadlo si uu ugu shafeeco dadkii dhunkaday? Waar arimuhu wey badan yihiin. Anigu ma aaminsani diimahan ay dadku sameeyeen, iyo kuwan kale ee laga soo gaaray ama laga miinsooguurshay Yahuudda. Carab ayaa ka maseurtje Yahuuddu oo la yidhi ilaah baa doortay, kolkaaseey Quraan af Carabi ku qoran la yimaadeen. Waxaad tidhi af Carabi waa af ilaah doortay, bal ii sheeg sababta uu afsoomaali, ama af ingiriis u doorman waayey. Maxaa nebiyadii hore ka wada dhigay Yahuud. Sidoo ma aaminsani diin addoonsiga aqoonsan sida Islaamka. Nebigaaga wuxuu lahaa haween badan , qaar uu guursaday iyo kale oo addoomo ahaan u naageysan jiray. Sida nebigaaga xaddiis saxiix ku sheegay, haddii adigoo tukanayo ay naag, ama eey madow ku hormaraan salaaddaadu waa kakac. Bal ii sheeg waxa naagaha iyo xoolaha loo simay, eeyga madow, waa maxay dembigiisa, ma madabkiisa madow?? Haddii aad doonto oo aad baahan tahay daliil, Quraan ama Xaddis oo arimahaa sheegayaa waan kuu soo bandhigi. Mahadsanid walaal.
@abdikadirsheikhshamedjatak4869
@abdikadirsheikhshamedjatak4869 4 жыл бұрын
asc wacdiga ilahey ha nugu anfaca war erdal yohow dhaaf aflagadada adigu maggal bad tahay
@abdirizakahmed5465
@abdirizakahmed5465 4 жыл бұрын
Masha Allah, ilaahay hano xifdiyo culamadeen..
@museabdi7101
@museabdi7101 4 жыл бұрын
Masha allah
Sidee Naftaada kudhisi kartaa || Sh Maxamed Cabdi Umal
46:27
Salafmedia
Рет қаралды 319 М.
Muxaadaro Cusub || JIRITAANKA ILAHAY  || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:08:00
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 27 МЛН
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН
Calaamadaha Yar Yar Ee Qiyaamaha Ka Soo Horeeya Sh,Umal
58:17
Baraarug Media
Рет қаралды 149 М.
MUXAADARO CUSUB ASTAAMO KU TUSIYA JIDKA XALINTA DHIBAATADA SH MAXAMED UMAL
2:06:00
Isbedelada Xoogan Ee Caalamka kasocda┇Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil
58:14
MURAGADA/WALBAHAARKA SHEIKH UMAL
1:19:58
IMAAMBUKHAARI
Рет қаралды 192 М.
Salaada iyo waxyaalaha ka reeban Sh Maxamuud Xaliike
1:23:40
Masjid Al Hudaa Laascaanood
Рет қаралды 287 М.