MARKII AAN AQAL GALNAY AYUU IISHEGAY XAAS IYO CARUUR INUU LEEYAHAY KADIBNA WEERAR AYAY IGU SOOQAADAY

  Рет қаралды 27,338

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

Жыл бұрын

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Пікірлер: 198
@shamuuzisalahmaxamed7428
@shamuuzisalahmaxamed7428 Жыл бұрын
Asc ayan abayo pajkaga aad ayan ugu xeranahay hada ka hor duco ayan ka dalbaday buro aya leygu qalay marlad aya ley dhahay waa laga qalaa please alle dartis asxabtada iigu sheg ha I so duceyano adigah ajir allah ka siyo
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
Xbbt hadaan pin kuugu qabanaa say qoraalkaaga uarkaan alaha kucaafiyo walaashay
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Жыл бұрын
Allaah hku cafiyo wlashy aamin yaa rabi
@maryamoyusufwaheliye6924
@maryamoyusufwaheliye6924 Жыл бұрын
Wsc abyo mcnto allha ku fududeeyo abyo allhana ku caafiyo
@mohamedabdi2030
@mohamedabdi2030 Жыл бұрын
Asc Allah kucafiyo baryada Allah badi
@najmaaligaani2983
@najmaaligaani2983 Жыл бұрын
alle hakuusakhiro abyo mcny
@hadiamustaphe3561
@hadiamustaphe3561 Жыл бұрын
Alla ilaahow nin irafaadiyaan kaa magan galay 🥺🥺 Soo duceeya inu ilaahy mid wanaksano aan isilcin iicalfo😅🤲🏻🤲🏻
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Жыл бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@kulmiyehassanmumin4611
@kulmiyehassanmumin4611 Жыл бұрын
Ayan wa ku salmay Abayo Aad Ayan u dhagaysta qisoyinkaga wadna ku mahadsanthy hore u soco
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 Жыл бұрын
Masha Allah ayaaneey xinaha waad ku soo baxaysaa
@saitunosman2743
@saitunosman2743 Жыл бұрын
illahy haku caafiyo oo hakaa dulqaado
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Жыл бұрын
Soo dee hee qeybta seddexaad waa sugaa iinshaa'allaah
@maxamuudcabdi3383
@maxamuudcabdi3383 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Жыл бұрын
Mashaa Allah ayaaney waa ku mahadsantahaa qisoyiinga wanagsan oo a no so digto
@najmaaligaani2983
@najmaaligaani2983 Жыл бұрын
Ayaan gobey ina gobdooneey thankyou Mcny❤️
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal Жыл бұрын
Wllhi ayaaney Ani aw xaaji xataa waa kaaga saaray anina yutubka waa ku cusubahay waa dareemi kartaa qofku markuu yutube ku cusubyahay waa caqabad socoto waan jeclaan lahaa asxaabtaada iney isoo booqdaan
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
Shukran min alpii
@zuzu-ss2cl
@zuzu-ss2cl Жыл бұрын
Wan ku soo boqday mcnt horay usoco
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal Жыл бұрын
@@zuzu-ss2cl shukran mcny💔💛
@faaizoshire1768
@faaizoshire1768 Жыл бұрын
Waw masha Allah waw cawa qofki ugu horeye Ayan noqday
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Allha kacafiyo Allha kayasiro inshallh
@ruquyoabiikar4612
@ruquyoabiikar4612 Жыл бұрын
Maasha allaah wlaashey alle ha ikaa xifdiyo
@fatumajimale8368
@fatumajimale8368 Жыл бұрын
Ayaney si gaar kutagera from Kenya abyo part 3 laso daqso
@maxamed8830
@maxamed8830 Жыл бұрын
ax waaaru taaaa wll macaanto 💚💚💙💙💙💘💘💘💙💚💚💙💘💘👍👍
@farhiyahaji2248
@farhiyahaji2248 Жыл бұрын
Mansha allha Abayo macn ayan gabadheda curada ayad ku magactahey 😍
@ashodakane5245
@ashodakane5245 Жыл бұрын
Walahi gabadhas dulqad ayey ladahay
@rukiasamow411
@rukiasamow411 Жыл бұрын
Masha Allah abayo alaha kuxafido xajigada. Ragaintodan manurayan
@hamdiabdi2871
@hamdiabdi2871 Жыл бұрын
Bismillah kas nin Maha allow Adan ka magan galay nin xun raga qar wa cadow waxan sugnaba wa qeybta xigta🙏♥️❤️💋🥰😍🌹
@caliinaabdi7641
@caliinaabdi7641 Жыл бұрын
Masha allah abyo wnkuslamay bayo sethy wxn rajynaya anaad isowjbi doonti wllshy qaliyey ilahy dartii ban kujeclhy
@hassanyare8325
@hassanyare8325 Жыл бұрын
Ayaney an kula kaftame Cilanka mia nagugu fanee😅😅😅
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
Cilaan dhooqo🤣🤣🤣🤣
@mantaiyoaduunka467
@mantaiyoaduunka467 Жыл бұрын
Mshllah keep going wlshey
@hamdeyahmed7061
@hamdeyahmed7061 Жыл бұрын
Manshallh abyo allaha ku xifdiyo
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 Жыл бұрын
Tnx habo Waqtigada qimaha badan nasiiso Jazakallah
@hawaabdulmohamed342
@hawaabdulmohamed342 Жыл бұрын
Thanks Ayaney 😊
@cabdulaahibuurane7868
@cabdulaahibuurane7868 Жыл бұрын
Thanks abaayo
@haliimayuseef1214
@haliimayuseef1214 Жыл бұрын
Waba yabe runta waye indho weyn malwax kudubta alabta ku dhaqta🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Жыл бұрын
Wcs ayaan Qaali sharafay aamiin Aamiin mcnto dhamaanteen
@farxiyogabal7984
@farxiyogabal7984 Жыл бұрын
war soowdo waaa qof nool odamiir leh runtiii waan ubigay fal celinteeda kaaas damiiir maleh iska cayri
@faadumosahra4060
@faadumosahra4060 Жыл бұрын
Aamiiin abyo ducadade allah noowada aqbalo quruxeey
@maryamomohamed4085
@maryamomohamed4085 Жыл бұрын
Mahadsanid xppty🥰
@umusiham7291
@umusiham7291 Жыл бұрын
Masha allaah abaayo
@ifraaxmaxamed631
@ifraaxmaxamed631 Жыл бұрын
Manshallh gabadheena wankusugaya allha noo kadaayo cafimd cimrdheer adiyo awalaadada io zowjakaga macnto waxanothy dhirigaliso
@neimaabdullah526
@neimaabdullah526 Жыл бұрын
Asc 🥰🥰🥰
@saamiaabdiwali8978
@saamiaabdiwali8978 Жыл бұрын
Ayaan isoo duceeyah adi io asxaaptaada fool baa ahay dhowr hapeen
@kaafiyocismaan5337
@kaafiyocismaan5337 Жыл бұрын
allha ku fududeyo 🤲abayo afar idhod o abshira ishaallh 🤲
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
Alaha kuufududeeyo sis
@qadanhaashi8027
@qadanhaashi8027 Жыл бұрын
alle haku fududeyo xbbti
@quenraxma292
@quenraxma292 Жыл бұрын
Allaha ku fududeyo wllshay
@maxamuudcabdi3383
@maxamuudcabdi3383 Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@nimo758
@nimo758 Жыл бұрын
شكرا حبيبتي 💯💯💯💯💯
@dhanbaalhurusa6010
@dhanbaalhurusa6010 Жыл бұрын
Mahdsanid ayaan gobdoon
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Wcs my abaayo ayaan sharafeey allaha nookaaxifdiyo
@fatumahassanhassan3423
@fatumahassanhassan3423 Жыл бұрын
M,a Allah kubarakeyo abayo mcn
@shukriabshirsiciid9552
@shukriabshirsiciid9552 Жыл бұрын
Alla dumarka allahdhowro
@deeqadeeqa-bb1gn
@deeqadeeqa-bb1gn Жыл бұрын
Maansha.allah ayaaneey inkastoo ay qadar tahay gabdho minyaro nimo maxaa ku fashiin kor naageed kabo isma dheera markaa mid kaligii ah ku dadaala
@maxamuudcabdi3383
@maxamuudcabdi3383 Жыл бұрын
اللهم امين يارب العالمين
@queenmunera8415
@queenmunera8415 Жыл бұрын
Caawa saa udhararayay le🤤😫❤ ayaan indho kulucey🤣
@fathimadirie8653
@fathimadirie8653 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
Wcs
@amiiraaxmedjamac7152
@amiiraaxmedjamac7152 Жыл бұрын
Thanks my dear sister ♥️
@queenifrah3253
@queenifrah3253 Жыл бұрын
ADAA MUDAN ABAAYO WAAN KUBARANAA XATAA ABTIGY WLLKY FAMILKA DHAN WAAN KUBARAYA OREADY I LIKE YOU❤❤❤
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 Жыл бұрын
Mahadsanid ayaan qurux 🧡😌☝️
@fadumodahir8574
@fadumodahir8574 Жыл бұрын
www Masha Allah ayaaney lasoodhaqso qbta ,3aad
@najmamohamed2329
@najmamohamed2329 Жыл бұрын
Noso dhaqso ayan❤ ❤❤
@naimapaeqaali6198
@naimapaeqaali6198 Жыл бұрын
Naagteeyda casuum aaa wlhy waa dulmi cad💔😢
@bishaaroahmedbisharo9342
@bishaaroahmedbisharo9342 Жыл бұрын
Msha allh 🌹
@Hibohabbon
@Hibohabbon Жыл бұрын
Naya indha weybey eragaas waa iga gaday ayaaney 🥰🥰
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 Жыл бұрын
Aamiin yaa allah
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Жыл бұрын
Ninkaan isagaa dhiban 😅 marba midbaa Kal ku garaacday 😂
@afatahyare9714
@afatahyare9714 Жыл бұрын
Mamo ayney wnku slamy dar alle ku jeclhy shekoyinkana adi ayabaH dhadhan uyela m.a
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
Waan kaaqaaday alaha kujeclaado
@laylakhadar898
@laylakhadar898 Жыл бұрын
Wan kusalmay ayàan idhowayaneey🥰🥰🥰🥰🥰
@mohameddahir2149
@mohameddahir2149 Жыл бұрын
I like sauda she is a great lady.
@ayaanleabdalla2693
@ayaanleabdalla2693 Жыл бұрын
Wa ka,ga sare xajiga mcnto hormr wcn
@naimapaeqaali6198
@naimapaeqaali6198 Жыл бұрын
Waa sheeko Cajiib ah Wlhy wa ka naxay
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 Жыл бұрын
Ayaney maso yareysa mise Ana moday way igu socota casha kukarsanaya🤣🤣❤️💋
@hooyomacan1923
@hooyomacan1923 Жыл бұрын
Ayaaney noocaasna aduunyada ma joogay!!!
@ashaibra2686
@ashaibra2686 Жыл бұрын
Waaleykum salam ayaney wankusalamay wana kaqaday
@farxiyaabdala6340
@farxiyaabdala6340 Жыл бұрын
wcs wllo
@maxamed8830
@maxamed8830 Жыл бұрын
maansha allh maansha allh maansha allh maansha allh wll macaaanto 💚💚💚💙💙💘💘💙💚💚💙💘💘💙💚💙💘👍💘💘💚💚💙💘👍👍👍💙💚💚💚💙💘👍
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Wcl abaayo ❤❤
@maxamuudcabdi3383
@maxamuudcabdi3383 Жыл бұрын
wandhownahay abaayo 👁👁💞💝💞💖💐
@farhiya5072
@farhiya5072 Жыл бұрын
Asc Abyo wll masha aallh Ayaan Asc Abyo💛💛💛💛💋💋💋💋🥰🙈🙈🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳💛💛💛
@fadumomohamed3422
@fadumomohamed3422 Жыл бұрын
Ayman sheekado markay meel fiican marso band joogisa
@sacdiyamuuse8975
@sacdiyamuuse8975 Жыл бұрын
Saa usugaayelee 😄🥰
@HawasheikhAhmed
@HawasheikhAhmed 2 ай бұрын
Waakusalaamey
@maxamed8830
@maxamed8830 Жыл бұрын
caleyhi salaaM💘💘💘💘💚💚💙💙💚💚💚💙💙💙💚💚💚💚💙💘💘💘👍👍👍💘💚💚💚💙💘💘👍👍
@dekamuse4776
@dekamuse4776 Жыл бұрын
Wcs wll
@bushradagan2144
@bushradagan2144 Жыл бұрын
Abaayo aad ayaan ku jeclahay muuqaaladaadu ima dhaafaan lkn waxba ma so qoro anigu waxan kaga saaray 3 hablood aan walalo nahay 2 hablood aan zxbnahay ayaan kaga saaray Alle Haku sharfo wax badan ayaan ka faaiidaystay from hargaisa caday
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
Alaha kujeclaado xbbt😘❤️
@umulhakimmohamed6076
@umulhakimmohamed6076 Жыл бұрын
Asc sz ayaney hada ayan kafironayi part2 thanks 🥰
@anissaifrah5810
@anissaifrah5810 Жыл бұрын
Asc hablaha waxa udhulaha xajiguna faraha halagalina
@kiinkoos5853
@kiinkoos5853 Жыл бұрын
Saan usugayay lee ayan qurux ❤
@nashadhussen9212
@nashadhussen9212 Жыл бұрын
Wsc Ayaan goodbo
@nimcoxasunecali2907
@nimcoxasunecali2907 Жыл бұрын
Asc Ayaan gubdoon ilhay magacaga kur ilhay akayelo
@israibraahim8325
@israibraahim8325 Жыл бұрын
Caawa anaa uhoreeya
@hannayusuf5185
@hannayusuf5185 Жыл бұрын
Qeybta 3aad sodaa ayaan
@niciimomoallim6836
@niciimomoallim6836 Жыл бұрын
Wcs😊😊🥰
@simranmahamud1555
@simranmahamud1555 Жыл бұрын
Saan kusugaye lee ayaan indha wayn waa so dhaqsate
@saciidshariif7979
@saciidshariif7979 Жыл бұрын
habo ayaney aniga iyo asxbta jmcda isla dhigano oo an saxibda isku fcnhy ayaa subscribe talefanadooda kaga saray marka wakuwada firsana xbbty horay usoco
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
Shukran habo
@sophiajohnson1421
@sophiajohnson1421 Жыл бұрын
Bin kuma shegaye jikada hada kujiro ama fursad helo laga ma maarmaan waye in aan ku daawan jikadana waa mustaxiil
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
❤️😘😘
@sophiajohnson1421
@sophiajohnson1421 Жыл бұрын
Magaciyga waa luul
@suweriacadey8574
@suweriacadey8574 Жыл бұрын
Wcs habo
@nimcoaden5483
@nimcoaden5483 Жыл бұрын
Abayo kusoo dar qibta 3. Mcn bdn
@najmaahmed4139
@najmaahmed4139 Жыл бұрын
Wcs xbbti ayaan
@faadumosahra4060
@faadumosahra4060 Жыл бұрын
Wcs abyo
@adnocabdi4919
@adnocabdi4919 Жыл бұрын
Ayaaaney saku jeclahay leee
@ahmedjunedshekhasen6168
@ahmedjunedshekhasen6168 Жыл бұрын
Waadmahadsantahay base hadday kalsooni jeebkayga ubaadhan waydo qalbigayga mafarxo ?
@nasroali8220
@nasroali8220 Жыл бұрын
❤️🌹👑👑✅❤️
@xafsamaxamadsalaad9881
@xafsamaxamadsalaad9881 Жыл бұрын
Abaayo qeybta xigta
@mohammedhussein8706
@mohammedhussein8706 Жыл бұрын
M.a
@xabiibocadey1845
@xabiibocadey1845 Жыл бұрын
💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
@sophiajohnson1421
@sophiajohnson1421 Жыл бұрын
Wax aan marwalba ku qoslaa naya indho weyne like Saar bin kuma shegayee anoo Saarin ma Daabado inta Badan marna anoo saari Adaa naayaa indho weyne Ayaan ku xasuusta Markasa qoslaa
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@caliinaabdi7641
@caliinaabdi7641 Жыл бұрын
Kan nin ma.aha bayo wlhi waa duli waxaaasna mafcn wlhi qisadaan intaan dhagysanayey dulqaaad wayelan wayey runtii.gabdhaaas waadulqaad.badantahay wlhi ilahy dulqaadkaga haku.siyadiyo
@amalcabdiqadir338
@amalcabdiqadir338 Жыл бұрын
Haa wll asagoo saa kuu bahdilay oo wax karaano kuu reeban ayaa la doonaya Ina ku laabato.saw beri Toole saa si ka daran kuu Gali maayoo
@ayaancabdi574
@ayaancabdi574 Жыл бұрын
M.a apyo
@aliyomohamedabdi8921
@aliyomohamedabdi8921 Жыл бұрын
Abayo ayan shekada sowdo qeebteeda 3aad aaway
@ramlocabdiqadir1540
@ramlocabdiqadir1540 Жыл бұрын
Ninka kasha waaba lala bartay
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,3 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 2,9 МЛН
INA ADEERTAA WALIGAA HA, USHEEGIN SIRTAAN OO KLE
27:20
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 12 М.
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Jama Dafac
Рет қаралды 71 М.
Xildhibaan maxamed Abiib iyo shacabka Awdal
13:36
Somali TV
Рет қаралды 3,1 М.
УДИВИЛА ПАРНЯ🤯👏
0:20
Бутылочка
Рет қаралды 6 МЛН
За девочкой гонится бандит😳
1:00
Trailer Film
Рет қаралды 3,5 МЛН
Это реально работает?!
0:33
БРУНО
Рет қаралды 3,6 МЛН
il caldo fa brutti scherzi #dog #fight #punch
0:18
Cronache della Campania
Рет қаралды 27 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
0:34
Micky Makeover
Рет қаралды 10 МЛН