Maryan Ruun Heestii GUUGUULE 2018

  Рет қаралды 702,487

SomaliSwiss

SomaliSwiss

6 жыл бұрын

Heestii GUUGULE Maryan Run 2018
SomaliSwisstv.com, SomaliSwiss.net, SomaliSwiss.info

Пікірлер: 321
@Abduljeylani
@Abduljeylani Жыл бұрын
Fanku waa hibo Codkuna waa Hadiyad rabaani ah. Fanaanadeydaay Maryan Ruun waan ku jeclahay
@aminaadan7247
@aminaadan7247 2 ай бұрын
May 2024 ban dhageysanaya wa habeen xili dambe o roob da ayo be igaso hor baxday heestan oo ad modo inan aniga sameyay miraheda wa salamaya hooyo kastoo caduurteda darted u samreysa😢
@najmacaliisxaaq5240
@najmacaliisxaaq5240 2 ай бұрын
Waan qaaday anoo qosal beena muujinaya
@sacdiyaabdigeddi6351
@sacdiyaabdigeddi6351 2 ай бұрын
Waan ka qadney abayo allaha nala koriyo ilmaha 😢
@faadmacismaan7652
@faadmacismaan7652 2 ай бұрын
Wa ka qadnay anago wali nolosha la dala dhacayno 😢
@sacdiyanuurcali7868
@sacdiyanuurcali7868 2 ай бұрын
Waan kaa qaady abyo anoo nolosha ka rajay naya inay ino qurux badnaato caruurtana ilaaahy inla koriyo 😢😢😢😢
@sumayomohamett6341
@sumayomohamett6341 2 ай бұрын
INTAAN Kabdan ma samri karo wllhi😭💔
@user-zw5vf3qo7u
@user-zw5vf3qo7u 2 ай бұрын
Waxaan Daawanayaa 5/5/2024 7:11 subaxnimo🥹Waxaan galay sanadkii 19 waxaan haystaa wiil sanad 4bilood jira imikana waxaan leeyahay uur 2bilood ah Gurigaygiina wuu iga dumay😢💔Insha Allah sanadaha soo socda guul baan rajaynayaa
@shukrishacni5270
@shukrishacni5270 2 ай бұрын
Sorry xbbti allaha kula koriyo owlada guur kale haku dagdagin
@user-zw5vf3qo7u
@user-zw5vf3qo7u 2 ай бұрын
@@shukrishacni5270 Aamiin hppti maya guur Uma socdo weli waan yarahay awal horeba waanku degdegay inaan horumar sameeyan rabaa oo naftayda iyo ta caruurtaydaba meel kasoo saaraan rabaa
@AishaAbdiweli-wl4iq
@AishaAbdiweli-wl4iq 2 ай бұрын
Sorry abyo 😭😭🥺
@ZeinabAbdi-ze1uw
@ZeinabAbdi-ze1uw 2 ай бұрын
Sorry sister😢
@basradagan6082
@basradagan6082 2 ай бұрын
Dhaxda xero ilmahaada kurso nin Ha ugursan in ilmahaaga kula kuriyo waayo waa ismadhaanto Rag Nolasha kuma ciisho
@hindaseenyo1556
@hindaseenyo1556 2 жыл бұрын
Waxaan hantiyay nin rageed nasiibkuna waa ii hiiliyay ee ima hagran I love my husband ilmahayga aabahood alahayoow iidaa gabdhaha asaagay ah oo nasiibku ka janjeersaday ee heestaan la qiiroonaya allaha siiyo badal khayr qaba aamiiiin laakiin waa hees iyo badh ❤️
@nomadic247
@nomadic247 2 жыл бұрын
Mashallah illahay ha isku kiin xifdiyo walale. 💙
@malyoonnoorabdi8121
@malyoonnoorabdi8121 2 жыл бұрын
Ilah haku barakeeyo lkn dadka dhan mawada heysaan msha alah
@gaaudali1878
@gaaudali1878 2 жыл бұрын
@@malyoonnoorabdi8121 Kalay ana kugursanayee any mid basi ilmo aanan arag igu gumeysatee
@monaluula7057
@monaluula7057 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiiiin Ya allah
@ub3894
@ub3894 2 жыл бұрын
Ilahey hakuu barakeeyo huuno. La wadaag gabdhaha walalah ah oo single ka ah😉
@qaliyeyabdinor948
@qaliyeyabdinor948 6 жыл бұрын
wlh hestan xalad anku sugnahy ayey ka hadlesa Somali Mohamed like igu satqesta jacel ayan 10 jilye waxan ka hayna malha manta
@qadromohamed5269
@qadromohamed5269 6 жыл бұрын
Qaliyey Abdinor Jacel wax jira ma ahan waaa waqti dhumis Abaayo Soriy marka hore
@aliyahassan8646
@aliyahassan8646 6 жыл бұрын
Qaliyeya Aniga kula mid ayaan ah walhi
@galowjama7244
@galowjama7244 5 жыл бұрын
Qaliya ma guguuluu kugu noqday jacaylkii
@leilasaid9885
@leilasaid9885 5 жыл бұрын
Anigabo wey i taabatay runti heesta qaali
@hodanaden6681
@hodanaden6681 3 жыл бұрын
Jecel 10 sano waliy waye
@user-je9ju7uy8u
@user-je9ju7uy8u 2 ай бұрын
Balse garashadaydi halkuu calafku Ila galay gadaan rabay may noqon 😭😭😭😭🥲ilin iga socotaba 😢
@user-lc3ti9yl8i
@user-lc3ti9yl8i Ай бұрын
Qlbiga allah hakuqabojiyo
@sundusarashid6266
@sundusarashid6266 2 жыл бұрын
Barigii aanguursaday qofkii aduunka ugu xumaa 2021 , talow malin ma arki doonaa comment gaan aniga oo nolol fcn kujira qof nolosha ila fahmaya lanoow, aniga nasiib uma lihi miyaa nolol ,waxkasto iygu dhacay wanska cafiyo iyo qofka iygu sameeyeba, allow dambiga liiga galay qeer iygu badal, waan samryaa inshaallh but it hurts so much markaa qof taacad u aheed kuxumeeyo, allow qalbiga iidaji 🙏🥺🥺🥺
@nihaalhassan8968
@nihaalhassan8968 2 жыл бұрын
Inshllh sxp waa laga baxaa hadana marka aad ilmo u heeysid qof xun aad oo aad qurbo ku nooshahy aad beey u xanuun badantahy ilhy khayr haka dhigo inshllh
@barnimahamed7746
@barnimahamed7746 2 жыл бұрын
@dakekele Sorry😢🙏horey uga soco wey dhacdaa dheh kaligaa maahan waan kula qabnaa👊qofka adag waqtiga ayaa ku ciyaara hadana waa qof adag😊
@gabadhiilaciilay8828
@gabadhiilaciilay8828 Ай бұрын
Sorry abaayo nolosha alle hku nuuriyo😭🥺 2024'noloshi xumyd miyaad ka bxde mise 😭💔allow nolosha ino qurxi nin nacs ah hablha xumeeyo😢
@aadanwa8526
@aadanwa8526 5 күн бұрын
dee waa ikan huunonkkkkkkkkkkk
@ahmedjrahmedjr6542
@ahmedjrahmedjr6542 2 жыл бұрын
2022 inta daawanaysa xaadir soo dhahah 🤗
@xalawatinaxurulceyni2188
@xalawatinaxurulceyni2188 5 жыл бұрын
Subxanallah illahoow calafka hanaga haleeyn inta isqabtane isku raaji oo isku wanaaji🙏
@somaliyalove3997
@somaliyalove3997 4 жыл бұрын
Amiin Amiin ya rab
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 3 жыл бұрын
Amiin ya rabbi
@wiiloabdullahi7000
@wiiloabdullahi7000 2 жыл бұрын
Amiiin Amiin Amiin
@wiiloabdullahi7000
@wiiloabdullahi7000 2 жыл бұрын
Guurku raxo mahan ee wa dhibato iyo wlwal
@naimaali15
@naimaali15 2 жыл бұрын
Amiin. Amiin
@ayaan7624
@ayaan7624 2 жыл бұрын
Heestan inta daawatay 2022 like 👍ta hayla dhaafina😃🤗😍
@xaqudood
@xaqudood 10 ай бұрын
2023kwaran
@ayaanabdullahi4401
@ayaanabdullahi4401 2 ай бұрын
Heestan waxay taabanysaa o ka hadlyso gabdho baddan aniga ka mid ahy 💔 2021 xiliga arky ilaa manta 2024 😢
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 2 жыл бұрын
Wallee Maryan Ruuney Run baad sheegtay oo saddexdaad sheegtayba Koris, Gaaxsi iyo Galladba midna ma leh. Big Respect ✊🏽 wllsheey Gabadh Hiraab+Abgaal Cismaan Maanshaa Allaah nooloow inta Allaah kuu kaso IA ✅💯✊🏽✊🏽✊🏽🙌🏾🙌🏾🙌🏾👏🏽👏🏽👏🏽🌹🌹🌹❤️
@cashodervish
@cashodervish 2 ай бұрын
Gaaxsi dhagax dixeed maleh ifamsii abaayo
@Hajirshow
@Hajirshow 2 жыл бұрын
Xanuun badan aan dareemayo ayee taabanaysaann heestan Wlh 2014 somaliya ka so tagay aniga magac iyo mansabba ku dhexleh somalia ( yurub baan joga noloshaydi shaqadeydi ti aan uga so tagay o aan Liibiya darteed uso maray, markan yurub imaday o sharcigi la i diiday ayey wadada iga dhaqaaqday anigo garab weyn uga baahan balse Alxamdulilah haatan waan ka so kabsanayaa dhaawici igaga tagtay. Nasiibkayga ima gabin, balse garashadeydi halku calafka ila galay Gedaan rabay ma ay noqon.
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 2 жыл бұрын
Ams o sorry brother i hate to hear that!!! Hope you doing great for now!!
@bilkheyrxasan1866
@bilkheyrxasan1866 Жыл бұрын
Sorry abowe🥺
@AmishBea
@AmishBea 2 ай бұрын
Labo sano aa kaso waregate hada xalkagu waa see sharci neh maheshay abowe🥺
@nimcohassan-pk8nx
@nimcohassan-pk8nx Ай бұрын
13/6/2024 hben Jimce ah 😢 o wali ba bil carafo ah Rabbiyow adigaaa og sida khayrku jiro. Rabbiyow wadada saxda igu hag Yaa Allah makryo Qlbi Jan💔 jogta ah Yaa Rabbi😢😢
@hothanapdiraxmaan9731
@hothanapdiraxmaan9731 Ай бұрын
Xaqiiq anay iga hadlysa ala mxaa hooyo ubad lagu dayacy wan ka xumy inta ila midka ee awlad ladaladhacysa alle cawilkhyrqaba hyna siiyoo amiiin
@user-lc3ti9yl8i
@user-lc3ti9yl8i Ай бұрын
Wali magursan lkn mustaqbalka walwal iguhaya ilahayow calafka nohagaji inta dhibana kadulqad yaallah😢😢😢😢
@umalkhayrmxd9428
@umalkhayrmxd9428 Ай бұрын
Amin yarabi
@rkcookingandvlogs8545
@rkcookingandvlogs8545 4 жыл бұрын
Heestan waxaad mooda in anigu igu socoto Allah dumarka dulman u gargaar
@nasteexocabdulle225
@nasteexocabdulle225 2 жыл бұрын
Aamiin allh nagbadiyo
@aminaosman3176
@aminaosman3176 2 жыл бұрын
Amen
@mumtaazabdulhi2679
@mumtaazabdulhi2679 Жыл бұрын
Aamin Yaa Rabi
@idilclaahi7018
@idilclaahi7018 Жыл бұрын
Aaaamin ilaahey guur hagagsan hanasiiyo
@amalhussein8426
@amalhussein8426 5 жыл бұрын
I love this song Lkn waxan gursaday Wilkan adunk ogujecla Ila iyo hada wanjeclahay marba marka kadanbeya Heestan waxay kusocota siday wilashena gabdha wankujeclahay intay kudhahan hadana niyada kajabiyan o gabarkale cayrsanayan, ama cida iyo carurta kudayacan Ilahay gabdhahena cilka hakabixiyo Ayagana kuwa saygoda H anto hakadhigo Gabdhahena wa gabdho dadnimo badan Wlhi galada xata layaban qurbaha joga
@sahlendukane7153
@sahlendukane7153 4 жыл бұрын
Amal hussein Masha allah anigaba heestan waan iska jacelahay lakiin waxan gursaday nin rageed ila hada saan u jacelahay ilahey lee oga Lakiin heestan waan iska jacelahay
@amnesaid6114
@amnesaid6114 4 жыл бұрын
Mashaallah amiin abayo
@bakarhassan3285
@bakarhassan3285 4 жыл бұрын
Aamiin abaayo
@halimoibrahim959
@halimoibrahim959 3 жыл бұрын
VM LLL)
@ibrahimyusuf760
@ibrahimyusuf760 2 жыл бұрын
Heestan waaiga gadantahay kal iyo laab Maryan Ruun Nolow waligaa cod macanaa quftu . Intii guur xalaala radineyso quf wanaagsan Allaha usahlo insha Allahu
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 6 жыл бұрын
Hadey garasha daadii gaabi soy sidaan tahay xila ma Gudan karey side guur Kaba iska ilooow wlhi manta aney I hay sataa arin taaan ee qof walbo qalbiga ha iga so duceyo xanuun jcyl xabaalo u hooyaa dhaanto walee 😭😭😭
@yaabfajac4812
@yaabfajac4812 5 жыл бұрын
Sorry wlahi ilaahy nabsi bax hasiiyo qofkasta oo ciilan
@faizaciiro7076
@faizaciiro7076 5 жыл бұрын
Alle wixi qalbikaaga kujira hagu sahlo
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 5 жыл бұрын
@@faizaciiro7076 ax ax wllo amiin Amiin Amiin 🙌 😍 🙌 ilaah qof walbo waxow jecel yahay hau sahlo amiin wllo
@hamdinur9382
@hamdinur9382 Жыл бұрын
Haye wll miyaad kabaxday hadaa wali ciwaankan isticmaasho
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 Жыл бұрын
@@hamdinur9382 alx wll haa
@hamdimohmed89
@hamdimohmed89 Күн бұрын
12.7. 2024 😢 balsee garshadeeyda halkuu calafkaa ilaa galaayo gadaan rabaay mey noqoon 😢😢
@fosbile1998
@fosbile1998 21 сағат бұрын
@@hamdimohmed89 😰💔
@deeqaquruxofficial7054
@deeqaquruxofficial7054 22 күн бұрын
Hestan waxan dagwysani haya 22/6/2024 wlhi wanla ilmeyay waxan umaleyay in aniga ley so qadhi marar badhan ayuu nasibka ixumeyay balse alla ayan karjeyn nolol qurixbadan aqarana janatul fardowsa i.a😢😢
@fartunfartun8152
@fartunfartun8152 19 күн бұрын
Dhibta wanawada heysataaa allaha nogu asturo caruurta amiiin yarabi
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 2 ай бұрын
Heestan maqaan waan iska jeclahay wana ku oyaa😢😢alow mustaqbalka no wanaji oo nugu beeg qof wanagsan aniga iyo gabar walba hoyoyinka dhibana uhagaji nolosha😢
@MohamedSomali337
@MohamedSomali337 3 күн бұрын
2024 guuguule Sahankii magaarinoo garana waayey aniguyee🥺 hablaheena raali naga ahaada plz😭😭😭
@user-cd4uf4dg5o
@user-cd4uf4dg5o 2 ай бұрын
Wxn dhagysan anoo dhar dhaqaya 1 saac o fiidnimo 😢😢😢😢8/5/2024😢😢😢
@eleefmohamed6160
@eleefmohamed6160 6 жыл бұрын
gundhikiisa hadal kiyo guud markeyga sheekada waxaan uga goleyahy ruuxii garaad lihi garta iyo ujeedada gees ukama beeyree hadey garashadaadii gaabisey sidaan tahay xil ma gudan kareyside guur kaba iska ilow woow axlaa galaam wey dul dhigtey
@sumadqaran
@sumadqaran 4 жыл бұрын
Heestaan weey igu socotaa maanta 11/7/19
@atharmursal2633
@atharmursal2633 Ай бұрын
Heestan aniga in ay iga hadleyso ayaad moodaa wlhi lkn alxamdulillah nasiibkii labaad Ayaan ku illaway may Allah bless and protect all who has beautiful relationships with their family beacuse is very painful to our women's when they share life with inan gummed Aan garaneynin diin iyo dhaqan mida Beautiful voice manshallah tabarakallah ❤❤❤❤❤
@naimaali1947
@naimaali1947 Жыл бұрын
Heestan 1000 times wa dhageestay caajiib💔💔💔
@user-je9ju7uy8u
@user-je9ju7uy8u 2 ай бұрын
Heestan anay igusocotaa 😢maanta bishu tahy 5 bishii 5 aad 2024 dhagaysanaya bishii 4 Aad 14 kedi baan nin maraykan joga gursady Ana hargaysa😢 intas yaree an isu mehersanahy ninki wa is haysanaa warqadina Wu iidiiday biilna ima ogola xataa lacag xaflad kudhigto Wu diiday inu iso diro familkina iska raac leyin nin aad isku cusubtin kaa furimayne isna ima furayo waxna ima siinaayo muran jogta u ihayaa un Ana garashadaydi geedi sahanki an galay garanawaayey aniguye😢ax😭
@Sumayoabdullahimohamett6999
@Sumayoabdullahimohamett6999 2 ай бұрын
Abayo anigaba nin sidaa cml i qabay 2 bil bas buu i qabay wuu i selciyay qofna hala ogolaan inuu nin adan rabin oo ku dhibay inaad guri u tagto waxba kama faideysid ilmo dhale masuliyadasna ma qaadi kartid oo waa nin ka fagow abayo ilahey hakuu fududeeyo ani waa soo maray oo habeen walba ooyi jaray ilhey wuu iga saaray labo rakaco salad tuko ilhey Haku dhafiyo
@user-je9ju7uy8u
@user-je9ju7uy8u 2 ай бұрын
@@Sumayoabdullahimohamett6999thanks wlo hada warqadaydi ka rabaaba hala guri galin isleyhy😢lkn wu idiiday inu ifuro familkina raacleyin 😢qli adi miyaa lagurigashay nin xun wlhi faido maleh allah baa kudhafiyey😢
@nasranasra4095
@nasranasra4095 4 жыл бұрын
Samsam kabayare hadaa kaso aragtay sideyda cml like ta haila dhafin
@yasinfarah
@yasinfarah Ай бұрын
Maalin talaada ah 28/5/2024 Is jeclaada,is dhaqda,is fahma is daryeela, isu naxariista oo is xaq dhawra. Wali ma guursane qoftaan calmado qalbigeeda waan ilaalin doona idam eebe. Dumarow nacafiya.
@aligee19
@aligee19 2 жыл бұрын
Heestani waxa ay aheyd malaha mid anigu igu dhex nooleyd In badan Jaceylkii an filaayey sidaan dooniyey marna ma’aysanin noqonin Ruux an kula fahmin Jaceykiii ad in bdn ad haminrysay ee hadana muu noqon sidaad filaysay rajo la’aan ku so dhamaadey 🥀😘💖🥰💘💔👈😎
@CabdilionTiger
@CabdilionTiger 5 ай бұрын
Heestan waxaan daawaday 5 November 2021 inta Ka heshey like iisaara
@indhauroonnaleey2908
@indhauroonnaleey2908 6 жыл бұрын
Waaw waa hees enaba caadi ahayn heestaan waataa heestaan aan rabay 👌👌👍👍thngs maryan ruun
@sadrisuleeqa219
@sadrisuleeqa219 3 жыл бұрын
𝐈𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲𝐨𝐰 𝐠𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐧𝐨 𝐡𝐚𝐠𝐚𝐣𝐢 𝐰𝐚𝐥𝐢 𝐦𝐚 𝐠𝐮𝐫𝐬𝐚𝐧 𝐬𝐨𝐰𝐣 𝐰𝐚𝐧𝐠𝐬𝐧 𝐱𝐮𝐦𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐥𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐥𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐫𝐚𝐣𝐞𝐧𝐚
@cabdicasiisadan1556
@cabdicasiisadan1556 2 жыл бұрын
p
@mahadocabdilaahi7531
@mahadocabdilaahi7531 2 жыл бұрын
Aamiin ya allah mid khayr qaba insha allah 🤲
@jahanahmed8486
@jahanahmed8486 2 жыл бұрын
Alle haku hagaajiyo walalo kana fiirso qofkii guurku ka xumaaday uun baan garankara
@mumtaazmukhtaar1923
@mumtaazmukhtaar1923 2 жыл бұрын
Ameeen🤲
@mahadocabdilaahi7531
@mahadocabdilaahi7531 2 жыл бұрын
@@jahanahmed8486 abyooy waa aduunyo maa howla yara ee alle hano fudeydsho
@xamdixikmad7795
@xamdixikmad7795 Жыл бұрын
Waxan is baranay 2016 ano waatigas asi ku indha furtay o marki an bartay shukansi wu ijcla ana wan jcla dhiban ka marnay sa isu gursan lehen waxan is gursanay 2020 waxan wada jogna 2 sano xaqiqatan muu noqon san mooday. O waxu naqday mid da,iman fadaa,iman iga oohiya hadadan. La jooga wan iska ilmeenaya ima fahmayo wa wax an naxarisba lehen wlhi ima fahmo xaqiq mana lhn jileec dhan wan dhibtooday wan isku daye inan badalo balse way ii ahan wesay xaqiq waxana hestan markan maqlay ku ceshceshtay wale waxan ala ka barya mar walba inow ifuro asi igama yelo inow ifuro ana wan ka barya marna wankula dagala ifur i dhaqana kama karo ifurna kuma karo ya rabbi madaxeyga iiga qaad😭😢😭dhan kastan ka eege wan ku daalay nolol waxba kama yaqan
@luvfadush1
@luvfadush1 Жыл бұрын
Abaayo, aad ban uga xumahay waxa kugu dhacay. Jecellka waa jiraa waa sax lakin nimanka qaar mabo uqalman in lajeclaado oo xaas loonoqdo. Sida adiga kuroon rabi ayaa og waxan kaaga baryayaa in ukuwafajiyo. Adineh inta karaankaga iska samir
@shafiya4192
@shafiya4192 Жыл бұрын
Waan ka Xumahay mcnto sidan Anay igu dhacday Aad Baan uyaraa 2019kii guursaday MarkaN Kow dhaqankisa ubogiwayey waan ka tegay anoo ceeb ka sheganayn waan so Tahriibay illahay waa igu guuleyey 5 sano meher igu xidhanyahay Rajana maka Qabi lkn Waan samraaa in Malin un illahay iga Furfurto Marnaba Ha u ogolaan iNaad u ciishoto nin binu aadama Naftaada Qiimee Meshii Aad Farxad ka Helayso tag Halsano ayaan Xero Magafe ugu jiray si Aan naftayda Ciil uga Fogeeyo Hadana alhamdullilaH
@mandeqabdi9313
@mandeqabdi9313 Жыл бұрын
Heestan waxaad moda aniga iney iquseeso walahi ❤❤
@HindaMahamad
@HindaMahamad 2 ай бұрын
Heestan anay iga hadlaysaa kii calafku igalay biil iyo rer dhaqasho kama hayo ifurna ma agola balse inta dulobi lahaa inan katago go an sade isoo duceya
@Farhan-dekk
@Farhan-dekk Ай бұрын
abyo Sidii khayr leh Rabbi Hakula doono🥹
@guutaalechanel4502
@guutaalechanel4502 Жыл бұрын
Gabadhaan magaceeda waa maryan shiikh nuur Heestaan qisadeedu waa run Oo waxey ku dhacday Gabar ey saaxiibo ahaayeen Oo in badan Gashaanti aheyd Yacni Guurka ka daahday Kadib Nin baa guursaday Ninkiina waa ku xumaaday Oo Dagaal iyo Guul Guul ayuu ku dilay ilmihiina waa ku dayacay Waata leh Geed qodox leh koris maleh Gaaxsi dhagax dixeed maleh Guuguule wehel maleh Galad iyo ayaan maleh Hayinkaan ku guuriyo Geedi socod kii aan galay Sahankii magaarinoo Garana waayay aniguye Gundhigiisa hadalkiyo Guudmarkayga Sheekada waxaan Uga goleeyahay Ruuxii garaad lihi Garta iyo ujeedada Gees ugama beyree Hadey garashadaadii Gaabisay sidaan tahay Iima godob galeyside Guurkaba iska ilow 😢😢😢😢😢😢 Dadkii ogaa ayey xasuus Galineysaa
@cabdullahixaashi3037
@cabdullahixaashi3037 Ай бұрын
Sxb heestu sina caadi maaha titok ka soo raacay guurka rag iyo dumarba isku si uma arkaan qofna guurka wax caadi ah ayuu la yayhay qofna nolal dhab ah oo uu ku nasan karo la yhy nasiibku ha u wacnaado qof kasta oo nolal rabo iyo kan heesto🥲
@DeeqoDagan-le2cy
@DeeqoDagan-le2cy 2 ай бұрын
Waxa firasana 2024 balse waxan waxan oyin ciil la nolahy 2020 😢😢
@NimcoismacilMaxamud
@NimcoismacilMaxamud 18 күн бұрын
Balse garashadaydii halkuu calafka ila galay gadaan rabay ma ay noqon😢
@TUFAAX411
@TUFAAX411 3 жыл бұрын
I love you ruun! Walaahi codka waa top
@kaligiiduulofficialmedia583
@kaligiiduulofficialmedia583 5 жыл бұрын
Qoftan fanaaniinta qarniga 21aad horaantiisa iyo kuwii hore qaarkood wey ka cod macaan tahay.
@abdirashiidaxmed3073
@abdirashiidaxmed3073 2 ай бұрын
Heestuba waxad moodaa ilayn ka hadlayso dadka dookhu ka xumaaday guursaday Qofaan jeclayn🥲🥲
@aafkssharaf1256
@aafkssharaf1256 4 жыл бұрын
Thank you heestaan goonni inaad noogu soo bixiseen. Thank you so much!! Abwaan iyo fannaan wuu noo hadlay wallaahi.
@ahmedmohammed2050
@ahmedmohammed2050 3 жыл бұрын
Ahmed mohamed abdi have my greating from kenya wajir county
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 ай бұрын
WAA Run. Calafka. WAA cajiib. MARAR. QAAR. Nin Aan. Waneegseen. AFka umaleesaa xiliguba ah. Subxaanalaah
@user-qn6bt9nh2e
@user-qn6bt9nh2e 2 ай бұрын
8 5 2024😢
@som758
@som758 2 ай бұрын
Alx waxa nolol soo wada wadaagnay gabar gaari ah oo abgaal ah wacysle ah cali gaaf sii ah🥲❤️
@saidagacal4281
@saidagacal4281 Жыл бұрын
Love it one of my favorite songs, what an amazing voice Maasha'Allah
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 4 жыл бұрын
Yaa Salam maryan ruun fanaanad aan taageero cod tolmoon ilaahay siiyey mansha Allah
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 2 жыл бұрын
Maryan ruun walashey isla soo korney I love you always
@nouramohd1314
@nouramohd1314 4 жыл бұрын
Dumarka soomali u waa wada garob heestodii baa soo baxdy waa inay malayiin dawadan 😂😂😂😂
@HamdaFarah-zr1ou
@HamdaFarah-zr1ou 2 ай бұрын
Waa 5/5/2024 sacadu waa 10pm wan ku jira xaladan oo kale qofka guursaday 2023 ayaa igu xumaday waxan noqday hooyo alxm alle hay xafiido nuunahayga lkn rag ma jiran
@rukiasalah661
@rukiasalah661 2 ай бұрын
Sorry
@sacdiyaabdigeddi6351
@sacdiyaabdigeddi6351 2 ай бұрын
Allaha ku fududeeyo abayo wax walbana sida rabtid allaha kaga dhigo
@Faatima018
@Faatima018 2 ай бұрын
5/10/2024😢😢 gugule wehel male
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 5 жыл бұрын
Great lyrics, big respect for Ruun
@cocoabdirhaman4954
@cocoabdirhaman4954 2 ай бұрын
Waxan dhagasanayaa 7/5/2024 😢anigoo oynya sababatuna wa inan guursaday nin aan garanyn qiimahyga 6 sanonkadib single ahy awladna ilahay igma sin ciil maqaban hadan 1 xata udhalo awlad ila muhima ani nin wla helaye 😢
@qadraabdulahi3487
@qadraabdulahi3487 2 ай бұрын
Sorry Abaayo 😢
@Soonioyaa
@Soonioyaa Ай бұрын
Sorry abaayo anba 6/5/2024 ayuu ifuray 1sano iyo 4bilood is qabnay oohin waayo wuu igu cayaaray hadaan hal cunug heysan lahaa ciil ma qabeen
@lulhagi4510
@lulhagi4510 2 ай бұрын
Walahi Wa sax ragi somaliyed Wa iska sidas hadad istirahdo garbsi o wax u sheeg dantisa cadow bu ku arakaya
@ahmedmohammed2050
@ahmedmohammed2050 3 жыл бұрын
Maryan your song is best for all men and women
@qaalijilacow8604
@qaalijilacow8604 Ай бұрын
May 2024 ayaan dhageesty heestan waanba ilmeey waayo guurki dhan cabsi ayuu noqday shalaay iyo murugo socoto blse wan alle weydisanayaa mid aan laga shalaanin inuu alle igu beego i.n
@husseinismail2420
@husseinismail2420 4 жыл бұрын
Masha.alaah maryan ruun iyo wariyo waallaa wiish
@yaxyekhaliif3805
@yaxyekhaliif3805 4 жыл бұрын
2020 😥😥 aniga ayaa la iqadey saan filaan qalbigeyga ayaan isheega
@lailaabdullahi6632
@lailaabdullahi6632 2 жыл бұрын
ma soo kuftay wallaalow ilaahay ha sahlee
@shafiya4192
@shafiya4192 Жыл бұрын
Heestan ilaa 2019 waan dhagaysanayey Guurkuba Waa Cabsi😢halkuu Calafku ila galay gedaan rebay ma ay noqon
@Janno190
@Janno190 2 жыл бұрын
Illahay gabdhaha guri khayr qaba ha siiyo aamiin
@fardawsaibra1082
@fardawsaibra1082 2 ай бұрын
Yaaa waduuus😢❤ Erayada is killing me
@kaaha52
@kaaha52 3 жыл бұрын
Heesta waxaad moodaa inay kugu socoto masha allaha abwaanka wuu la helay heesta🥰🥰🥰
@asmahoodoabdi7251
@asmahoodoabdi7251 5 жыл бұрын
Gadan rabay may noqon ilahayow badal khayir qabah sahanke magaadhinow garana waayay nigoye ilahayow ee door adiga qaadiree
@eedmalehnafteyda3985
@eedmalehnafteyda3985 4 жыл бұрын
Maashalh walaasheey m.ruun allayacizak nooloow caano boore😍
@cabdiciisecajuun2317
@cabdiciisecajuun2317 5 жыл бұрын
Fanaan haduu jiro waa gabadhan
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 5 жыл бұрын
Waaa fanaanad weyn kooxdii iftin bay kujirtay waa legend
@cadeey4502
@cadeey4502 2 жыл бұрын
Allow raga somaliyed sohadey
@hayatsalam9384
@hayatsalam9384 2 жыл бұрын
Wow axsan voice axsan tune wow maryan ruun Manshallaha beautiful color beautiful Gorgeous woman 👩 Manshallaha tabarakallaha diamond 💎 color
@mozatabdi
@mozatabdi 6 жыл бұрын
Aniga ayeey iga hadlaysaa runtii heestan waa qisa dhab ah
@idilmohamed1349
@idilmohamed1349 4 жыл бұрын
Walaahi heesta nuxur ayaa ku jira
@Soonioyaa
@Soonioyaa Ай бұрын
Alx 21 jir garoob ah blse wax caruir ah aaan dhalin yaa allah calafka iii wanaaji
@shukrishacni5270
@shukrishacni5270 2 ай бұрын
😭😭😭😭😭 Illahow nolal fcn nasii aniga inti gabar guur rafaad ah ku jirta
@HiboLula
@HiboLula 2 ай бұрын
Amiin mcney 😭😭😭😭
@HiboLula
@HiboLula 2 ай бұрын
Amiin mcney 😭😭😭
@ifraaxcalicali7823
@ifraaxcalicali7823 2 жыл бұрын
Xaladan hada ayeey iheysataa nin xun waa laga duceystaa
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 2 жыл бұрын
kkkkkkkkkk
@nihaalhassan8968
@nihaalhassan8968 2 жыл бұрын
Ax waan ku dareemi karaa qali anigaba weey i heeysataa inshllh waa laga baxaa
@dayibselaban6086
@dayibselaban6086 5 жыл бұрын
WWWWWWWWWW,,,,Way Iga Gadantahay heestani,,,,,Yaaaaaaaah
@ahmedducaale1513
@ahmedducaale1513 2 жыл бұрын
Woooow best lcyrise Meel khatar ah baay taabatay
@dahaboawale1009
@dahaboawale1009 2 ай бұрын
Woow ❤❤❤2024/may 6/ayan dhagesaya hada igu horeso 12 sacadod ayan radinayay
@fadumoeidley5165
@fadumoeidley5165 Ай бұрын
Nice music
@umalsharaf359
@umalsharaf359 5 жыл бұрын
Waa wx dad badan oo dunida ku nool haysta illhay amarki
@abdisamriye8049
@abdisamriye8049 2 жыл бұрын
Subxana alah waa hoyo weyn ilahey ha soo hanunsho
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 2 ай бұрын
Waa dhab wadnaheygad heestey walashey maryan sheikh nur
@user-un9pg1ru9i
@user-un9pg1ru9i 2 ай бұрын
26/3/22 😢😢😢 wa Malin an ilowkarin oo nolol mugdi ah an galay wale kumacafii
@galowjama7244
@galowjama7244 5 жыл бұрын
Nice song waa fanaanada maryan ruun xulashad ganyaankiyo bergii aan guursaday nasibkaygu imagabin
@somalisomalidhalay3609
@somalisomalidhalay3609 2 ай бұрын
heestan ragu ma dhagaysan karaa saamaynse raga ma gu yeelan kartaa iisoo sheega😢 2024
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 2 ай бұрын
Ka sameeyayba waa nin lkn adigu qalbi ma lihid qof qalbi leh dareemi kara iska dhagayso uun
@xasanibraahim5174
@xasanibraahim5174 Ай бұрын
Waaaaaw
@EdilMohamedIsmael
@EdilMohamedIsmael Ай бұрын
17 may 2024 baan dawaday
@garon8608
@garon8608 2 ай бұрын
Halimo idilkeed waxay ku wada hayaan anigay Iga hadlaysaa, waan oyaya, qalbiga I holcaya, waa qalad adinka aad galabsateen uun waxaad la ooyaysaan.
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman Ай бұрын
War nio rag aad uxun baa jira gandhaha qaladka hawada saarin indhahana haiska tuurin
@MuxuboShikhxusen
@MuxuboShikhxusen Ай бұрын
31 may 2024 ayaan daawanayaa
@fatimaibrahim6563
@fatimaibrahim6563 2 жыл бұрын
Waa sax
@ibtisamqueenofficial9471
@ibtisamqueenofficial9471 4 жыл бұрын
Oh heestan wey itabtey xladan hada ku jiro ayey kahdleysaaa
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 2 жыл бұрын
Aduunka Waa Nooc Bi Noooooc
@nasteexocabdulle225
@nasteexocabdulle225 2 жыл бұрын
Walahi sax waye hestan
@nasteexocabdulle225
@nasteexocabdulle225 2 жыл бұрын
Xaladeyda ayee kahadleysaa
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 2 жыл бұрын
Balse garashadedi halku calafku ilagalay gasa rabay ma ilanoqon hada xalada warersan makabaxday
@shugriomar9421
@shugriomar9421 11 ай бұрын
nasiipkaygu ima gabin wllhi lkn nacasba I hilaay 30/12/2020. gadan rabay imaay noqon
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 2 жыл бұрын
waaw m.Ruun 🙏🌹💯
@istel3283
@istel3283 4 жыл бұрын
Heestaan wey ku fara yareeysatay runtay ka hadalaysaa. ✍✍✍
@xasanibraahim5174
@xasanibraahim5174 Ай бұрын
Cod macaanaa maashaallh
@waqalhure3710
@waqalhure3710 2 жыл бұрын
She is so beautiful mashallah
@taliyemoral
@taliyemoral 4 жыл бұрын
Nagba mahyeeee ninkii nag iyo jaceyl hysta by sameyn ku yelanaysaaa lkn gabar an is naqano ayey ka hadlaysaaa
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 2 жыл бұрын
Waxay samen kuledahay gabar la furay oo doqon gacanta ugashay
@doog880
@doog880 Ай бұрын
Garana waayey aniguye😢
MARYAN RUUN | SEYRUUQ | 2016
5:34
SomaliSwiss
Рет қаралды 937 М.
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 14 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
Heestii warlalis iyo codkii  hallaasiga ahaa ee Maryan Ruun
4:37
Maryan Ruun Sh Nuur .
Рет қаралды 261 М.
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
MARYAN RUUN IYO SAYID KHALIFA HEESTII SIDI QABAX 2018
12:26
SomaliSwiss
Рет қаралды 117 М.
NUUR AHMED IYO HEESTII AYAANEEY
5:05
Nuur Ahmed
Рет қаралды 255
AAMINA CABDILLAAHI XIRSI || GACANTU RAAXA DARANAA
8:13
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 81 М.
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 19 МЛН
Ma love kuu dhigmaa jira - Abduqaadir Saahil - 2010
5:41
Gacal & Xigaal
Рет қаралды 333 М.
Muuqaal Cusub, Maryan Ruun iyo Heestii Damac " Switzerland "
5:31
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,4 МЛН
Didiya hume wo chidiya dila do na 🦜🦜 #shorts #comedy 😜
0:34
Sikha shorts and vlogs
Рет қаралды 32 МЛН
When dad sneezes 😱😵‍💫 LeoNata family #shorts
0:26
LeoNata Family
Рет қаралды 11 МЛН
Happy 4th of July 😂
0:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 60 МЛН
Джеки Чан лишил наследства всех своих детей! Что акажете?
0:41
Симуляция: МАТРИЦА МИРА
Рет қаралды 2,6 МЛН
القطة الشجاعة 😭😭🐱 #shorts
0:30
7amoda Gaming
Рет қаралды 16 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
0:51
兔子警官
Рет қаралды 8 МЛН