Maalinkii ay Cilmiga u adeegsadeen Gumaysiga | Dhinaca kale |

  Рет қаралды 78,115

OGAANSHO

OGAANSHO

2 жыл бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 293
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Vedio walpa oo uu soo dhigo ustaad omer inshar hadad wax ka faa'ido sideydo kle ismuji ❣❣❣❣👏🏽
@maxameddeeqcabdale961
@maxameddeeqcabdale961 2 жыл бұрын
Masha allaha cumar inshar chanelkan ,waxaan kusoo biirey 2017 ilaa 2022 5sano ayaa lasocda masha allah wax badan waan ka faa iidey mawduucan waxaan afkaarteda ka dhiibanaya waxaa weye africanka , carabta cajabta iyo hindida waxaa hoos loogu dhigaya waa inay wax horomar gaarin oo ay wax horomar ah sameynin lana bahdilo waxaas waxaa sabab uh iyaga ,markey nin cadaan arkan waxayba noqonaysa janada iney kujiraan sidoo kale xuduudaha somali iyaga ayaa kla qaybiyey oo waliba qabiilka xitaa nagu beeray sida somaliland ay ku doodeyso ingiris baa ina siiyey dhulkan ,waxa waxaas ku hadlayo waa qof weyn oo la leeyahy waa madaxweyne
@khaludizuldaan6893
@khaludizuldaan6893 2 жыл бұрын
Ogaansho aqoon aan xata school iyo jamacad lagu baranin ayaa ka bartay💯❤️
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Iskuul ✅ Jaamacad
@ahmedabdirizak9861
@ahmedabdirizak9861 2 жыл бұрын
Anigu Sido kale, waligey cumar inshaar cilmiga kujira Cid haysata majirto Allah noo daayo Cumar inshaar ❤️❤️,
@kadercade1318
@kadercade1318 2 жыл бұрын
tasi been maha
@khaludizuldaan6893
@khaludizuldaan6893 2 жыл бұрын
@@ahmedabdirizak9861 way jiraan dad yaqaana lkn badana dadka lama wadaagaan
@khaludizuldaan6893
@khaludizuldaan6893 2 жыл бұрын
@@user-iq6rl3vz8l jamacad xata malagu barto zxp
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
No twitter No Facebook No Instagram But over 2 billion followers That is our prophet MAXAMED ﷺ ❣❣
@abwanqarni6864
@abwanqarni6864 Жыл бұрын
Scw
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 16 күн бұрын
Scw❤
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 жыл бұрын
Ilaahay Amarkii Hadaan Muqaalkaaga furo Inaan dhamaysto Mooyee Kamaba Bixi Karo ✌️ Qisooyinkii Baan Tabayaa Ustaad❤️
@saadoali4444
@saadoali4444 2 жыл бұрын
اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين اللهم انك عفو كريم تحب العفو فاعف عنا
@khadarcabdi2612
@khadarcabdi2612 2 жыл бұрын
أمين أمين أمين
@adoshabdikader6343
@adoshabdikader6343 2 жыл бұрын
Waa sax
@abdikaniabdullahiosman118
@abdikaniabdullahiosman118 2 жыл бұрын
آمين ياالله.
@user-to9wf9ho8m
@user-to9wf9ho8m 2 жыл бұрын
Back to Bennett corner
@maanmiir9303
@maanmiir9303 2 жыл бұрын
Amiin thankz wllo
@Derie10
@Derie10 2 жыл бұрын
30. Sano ayaan jiraa 20 sano oo ka mid ah ayaan school iyo jamacaddo baranaayey inta aan kabartey 5, sano oo aan ku xirnaa channel ka omar inshar kama aana baran 20kii sano oo school + jamacaddo baranayey. Thank you omar inshar ✅🙏
@sayidhabiib478
@sayidhabiib478 2 жыл бұрын
Xaqiiqooyinkii la aasay Ogaansho adaa bayaanshay Guulayso walaal cumar ❤
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin jimco wngsn kheerkeda allaha nawaafajiyo amiin
@duale4234
@duale4234 2 жыл бұрын
Our PROPHET MUHAMED PEACE OF ALLAH BE UPON HIM
@aasiyaabduwali4407
@aasiyaabduwali4407 2 жыл бұрын
Mashallah ilahay haka abal mariyo wllken💚 run ahanti islamki mar hore ayu gari laha himiloyinkisa hadan jojin lahayn taqdisinta rer galbedka waxana la is lawada ogyahay inay u burburtay dowladi cusmamiyada mudnaan gar ah o ay sisay rer galbedka😊
@xasanmaxamuud9718
@xasanmaxamuud9718 2 жыл бұрын
Dhanka qisooyinka soo badi qisooyink nabiyada iyo khilaafoyinki muslimiinta
@contactwaaaw9401
@contactwaaaw9401 2 жыл бұрын
Mansha allah walaal qaali❤🙏Aad ayaad u mahadsan tahay xaqiiqatan 4 sano ku dhawaa ayaan ku daawanayay wax badan ayaa shakhsi ahaan iga badashay❤
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 2 жыл бұрын
mahadsanid C/raxman cumar Reer galbed noqon meyso sidey wax u wadan e Tii alle ayey miran
@adonallah
@adonallah 2 жыл бұрын
Horta xaga akhrinta marka layiraahdo islamka kitaabka qur,anka ayaa nambar wan 1 ah cidkuheysatana majirto waa kitaabka caalamka loogu akhriska badan yahay allahu akbar
@faritcaart9273
@faritcaart9273 2 жыл бұрын
Lkn micnihiisa mayaqaanan 80% taasoo ka dhigan inay saaran yihiin tareen aysan aqoon meel uu usocdo.
@adonallah
@adonallah 2 жыл бұрын
@@faritcaart9273 taasi warun inta badan ,,,waxaad ka ,arki kartaa somalida ,qabyalada xer beg dastuur dimuquraadi wixi kitaabku rebay ayaa xalal Nala ah lkn akhris iyo isku Quran saaris ayaa noga sohartay ilaahey hana fahansiyo kitaabkiisa
@mohamedkhalif9217
@mohamedkhalif9217 2 жыл бұрын
Omar inshaar waa macalinka umada somaliyeed. Waxyaabaha uu soo gudbiyona waa arimo muhiimha oo u ah baraarujin umada somaliyeed
@dhufsay6924
@dhufsay6924 2 жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد المجيد
@khadarcabdi2612
@khadarcabdi2612 2 жыл бұрын
RAMADAN MUBARAK 😎
@chelseafan6389
@chelseafan6389 2 жыл бұрын
Muqaalkaaga kama daalo dhagysigiisa, qof caqli badan ayaana tahay, wax yaabahaan ma ogeen, wax badan ayaan iska sixi doonaa, markii hore waxaan u aqaanay inay yihiin dad dadka wax dheer, oo caqli badan, lkn reer galbeedku waa doqomo,🥰😍❤💯
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
قال مؤرق العجلي: سألت ربي حاجة عشرين سنة، فما انقضت لي ولا يئست منها. ابن عبد البر، بهجة المجالس وأنس المجالس ١/٦٩ Muʿarriq al-ʿAjlī said: *“Twenty years have been passed since I made a duʿāʾ to my Lord for my needs, neither has it (ie: my duʿāʾ) has been answered by Allah and nor I have become disheartened (due to it not being answered yet).”* Ibn ʿAbd al-Barr, Bahjah ʾl-Majālis wa ʾUns al-Majālis 1/69📚
@abdirahmanadamsiad442
@abdirahmanadamsiad442 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Cumar Inshaar❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 жыл бұрын
ThAnks Omar for your informing and entertaining Hora u soco illaa aad gaarto hadafkaaga ugu dambeeya
@global.home.solution7372
@global.home.solution7372 2 жыл бұрын
Inta badan bahdilku wuxu kabilowda school Lada caruurtenu wax ku bartaan. Taas ayana ubahan dib u eegis weyn. Ustad Omar,. Waxan jeclaan laha in arintas video nogaso diyarisid,. Wayo reer galbed ku tac liinta caalamka. Misdaaqiyad weyn ayey ku yesheen. Wana taas tan ubahan in wax laga bedelo. Shukran ustad,
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustad Omar
@nursaid6283
@nursaid6283 2 жыл бұрын
Walal cumar mahadsanid guuleyso mudane
@abdullaahimohamedahmedkulm582
@abdullaahimohamedahmedkulm582 2 жыл бұрын
mahadsanid ustaad .
@abdiasiismoktarali964
@abdiasiismoktarali964 2 жыл бұрын
m.a cumar kheyr allah ha ku siiyo mowduucyadaan oo kale aad ayaan uga helaa khaasatan aniga cumar wll soo badi adigoo mahadsan fadlan comentigeyga akhri👇👇👇🙏🙏🙏
@Cashraabi
@Cashraabi 2 жыл бұрын
wll cumar waa sax , shukran.
@sarakookie
@sarakookie 2 жыл бұрын
wallaahi dadkaan waa wuxuush ilaahay shartooda ha inaga badbaadiyo🥺🥰🤲
@cubeidmohamed7612
@cubeidmohamed7612 2 жыл бұрын
Ustad cumar mahadsanid wll xogtan jeclahay una oogada danka ayan kahela tnks
@truesad833
@truesad833 2 жыл бұрын
Ustaad omar inshaar runtii mowducaan waa xaqiiq jirta
@faysalcilmi
@faysalcilmi 2 жыл бұрын
Maaha hadii ay hore u aqbalay gumaysi Awoodeed maantana aynu Aqbalo maskax gumaysi fakarkasta oo reergalbed wataa wuxu taageraya maslaxadooda fadlan ayeynaan aqbalin inagoo dhaqale eegayna ee aynu qaadano go-aanka &afkaarta gudaheena kuna salayno mustaqbalka umadeena diinteena qarniga soo socda hana--Ahaado mid mustaqbal fiican ugatagaaya ubadkeena wadankeena ilaalinayana maslaxadooda gaarka ee diinteena Sidaa ayaan u rajaynayaa Somalida &Afrcanka kalaba in shaa-Allah tacala
@lacag-lacag
@lacag-lacag 2 жыл бұрын
Maxa afkarta reer galbeedka qadata ama iska daysaa waxa nahay dad noloshodi ku xiraay awoowayal qarniyo huro noola qabyaal iyo ana qab aan meelna jirin hurdada kakac ninyahow
@suleemanaxmad4159
@suleemanaxmad4159 2 жыл бұрын
وعليكم سلآم ماشاءالله شكرا
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 2 жыл бұрын
Allaah haku barakeeyo wll, ruux wacyigiisu aad u sareeyo baad tahay waxbadana naga wargalinaya, si aan uga digtoonaano dhagagrah kuwa alle beeniyay.
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Mashallah ramadan mubarak bro ogaansho good information❤👏💯✅
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb Omar
@Fagaarecusub
@Fagaarecusub 2 жыл бұрын
Alxaqiiqa! Aad baad umahadsantahay walaal جزاك الله خيرا
@yahyeofficialboy4560
@yahyeofficialboy4560 2 жыл бұрын
Cumar inshar Alle haku xafido
@gameroftheworldmakemony8786
@gameroftheworldmakemony8786 2 жыл бұрын
Cumarow bal kwrn inaa inoosoo gudbiso taariikhdii sayid qudbi qoraayga Micaalim fii aldariiq iyo tafsiirka fii dhalaalil qur.aan waa rajenayaa
@buuxcaynaan5658
@buuxcaynaan5658 2 жыл бұрын
Maanta jimcaha ha iloobin ustaad ,afurka inaad noogu beegtid jeclaan lahaynaa!
@maxamedcader4615
@maxamedcader4615 2 жыл бұрын
First Ramadan mubaarak wll
@cbasidismail715
@cbasidismail715 2 жыл бұрын
Omar inshar Muqaalkii jimcaa Isha allah so gali maanta
@muhsenali9467
@muhsenali9467 2 жыл бұрын
Guuleyso Wll Omar inshaar waankaa faideystay runtii
@AhmedAli-xl7pd
@AhmedAli-xl7pd 2 жыл бұрын
Walahay nin maskaxda u furantahay ayad tahay ilaahay caqliga haku barakeeyo wax badan gaalo wan ka aqaana waa dad ilaahay duleeyay oo daroogo iyo khamri uu dilooday
@m.a.k1853
@m.a.k1853 2 жыл бұрын
mahadsanid wll cumar waxad tahay ama aad kamidthy youtuberska keliya ee wacyigelin sameeya hadana saameynta leh guul badan ayan kuu rajeyn inshalah ,soomaali hadaan nahay wax badan oo inaga dhaadhacay ayaa u baahan in dib lainaga soo qufo inta wax un baratayna wey ku waajibeysa ayan filaya xilayadan oo kale inay mikarafoonada qaataan si waxuun qumeysiga maskaxda dadka ugaga ilaliyaan.
@xamdiyusuf2178
@xamdiyusuf2178 2 жыл бұрын
السلام عليكم صديقي عمر شكرا
@aloneboy7802
@aloneboy7802 2 жыл бұрын
Keeb going ogaansho
@muhumedali4888
@muhumedali4888 2 жыл бұрын
Sheikhow naga xishoo. Ka bad badis Ka faraha badan.
@elcapitanliban5581
@elcapitanliban5581 2 жыл бұрын
Masha allah 💖 wll wcs Ramadaan kareem 🙏 💖
@filimchannel3090
@filimchannel3090 2 жыл бұрын
Asxabta ogaansho KZfaq keyga waaleyga jabsaday marka waxaan idinka codsanayaa inaad KZfaq kaan iikala kicisaan hadey somali nimo jirto 🙏😭🇸🇴🖤
@samatarxasan778
@samatarxasan778 2 жыл бұрын
Wll KZfaq kaaga cidna ma jabsan karto ee waxaa laga yaaba in la helay passwodka kaaga sagi la aan
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 2 жыл бұрын
Masha allah sxp ogaansho arimo xaqiiq ah ayaa no shegtaa guul sxp horay usoco asc
@abdullahixared7800
@abdullahixared7800 2 жыл бұрын
Mashallah
@yareyare2108
@yareyare2108 2 жыл бұрын
Manshalah macalin Omar
@sulthansuhith
@sulthansuhith 2 жыл бұрын
Aad u mahadsan tahay walaal cumar inshaar
@cumarcabdirahmaan6148
@cumarcabdirahmaan6148 2 жыл бұрын
Maash allh ilaahey haku xafido
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 2 жыл бұрын
Brothers samii I hope well thanks mudane congregation
@axmeddaahir3055
@axmeddaahir3055 2 жыл бұрын
First
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 2 жыл бұрын
Hanpalyo
@mxudcismaan5342
@mxudcismaan5342 2 жыл бұрын
Iska xakamee daawashad moobilka Si aad wax badan u xaqiijiso (Talo)😍
@amaalmakhtal8588
@amaalmakhtal8588 2 жыл бұрын
thnks yqy THnks ❤guulyso omar
@axmeddaahir3055
@axmeddaahir3055 2 жыл бұрын
600k in allH ustad cumar
@abdiesharif7213
@abdiesharif7213 2 жыл бұрын
@shuaybabukar2780
@shuaybabukar2780 2 жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsan tahay wax badan ayaan kaa fa,iiday
@mjwsjamac8618
@mjwsjamac8618 2 жыл бұрын
aad ayan idiin salaamayaa walalayaal ramadan kariim reer galbedka sheekadoodi ay mudada dheer caamka kale u sheegi jireen ee beenta ahayd caalamki kale waa wada ogaadeen
@user-pn4gb1mz9p
@user-pn4gb1mz9p 2 жыл бұрын
Markasto wax aan xiiseenaayo ayaa ka hadashaaa fikirkaaga waan kugu raacsanhy mahadsanid ustaad
@mubarakcumar6226
@mubarakcumar6226 2 жыл бұрын
GUULEYSO INSHALAHA CUMAR
@prowhat6744
@prowhat6744 2 жыл бұрын
First one
@waayogoobmedia8781
@waayogoobmedia8781 2 жыл бұрын
masha allah cumar inshaar
@salma114
@salma114 2 жыл бұрын
wcs i'm the first
@suleymaancabdi2376
@suleymaancabdi2376 2 жыл бұрын
waan la dhacay war bixintaab mahsanid
@B.11ss
@B.11ss 2 жыл бұрын
Anaa ugu horeeya❤
@capdiaziz6497
@capdiaziz6497 2 жыл бұрын
Wa ka hely wllhi mawduucan__😚😙😍
@JIRAALKAY
@JIRAALKAY 2 жыл бұрын
Waan aamin sanaa aragtidaan, balse ruux labaad ee ila qabta ayaan la'aa
@Somali-One
@Somali-One 2 жыл бұрын
ramadaantii inta mar ee aanu wax aqrino aduunkan galbeedka sanadkii lagama aqriyo
@mahmoudabdikadir8521
@mahmoudabdikadir8521 2 жыл бұрын
Ilaaahay haku xafido wll
@user-ez5rz6fk5z
@user-ez5rz6fk5z 3 ай бұрын
The legend
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 2 жыл бұрын
Asalaamacaleey Mahadsani Afrika indhaha ha furaan Geesigooda Ayeey. Dilaan iyo wax garadkooda
@ahmedcali5182
@ahmedcali5182 2 жыл бұрын
Aawey barnaamijkii jimcaha Mr. Cumar
@rakbah.c
@rakbah.c 2 жыл бұрын
Europe waa halka ay ku nool yihiin shucuubta ugu caqliga liita. Waxana ka jira caqliyada qudhmay ee qawmuluudka oo xadka bax ah. Mana aha wax lagu taamo iskadaaye xataa in la sheego ma istahilan. وقال لله تعالى:ومن يبتغي غير اسلام دينا..... الخ
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 2 жыл бұрын
cilmiga maadiga ah hadii ay noqto cilmi baarista, hal abuurka, curinta iyo daah karogida waxa dhulka hoostiisa iyo hawade sareba kujira reer galbeedku dunida inteeda kale way uga horreeyaan sababtuna waa hal arrin oo kaliya waana in ay wax waliba oo ay bartaan ama ay ogaadaan ay horumarin kusameeyaan side dunida sadexaad markii ay xoogaa cilmi ah oo kaqarsoonaa ay ogaadaan aysan habayaraatee xooga saarin inay ku fakeraan si ay hurumarin ugu sameeyaan cilmigooda......
@maandaweeye230
@maandaweeye230 2 жыл бұрын
Hory u soco Omar ogaansho Waxan ku xidhanahy chenille kaaga mu ilaa sand iyo badh ah Runtii wax badn kaa faa iiday Thanks bro 🙏 👍 🥰👐👊🥰
@Acmk_
@Acmk_ 2 жыл бұрын
رمضان مبارك علينا وعليكم
@mohamedhassanmohamed1200
@mohamedhassanmohamed1200 2 жыл бұрын
Camar tan xoga igama dhadhicin rer galbedku cqli ahan kama lidano lkn wxa xaqiiq ah in ey xaga cilmiga noga fican yihiin waxa Africa iyo dalal badan oo carbed lo lidayo ama fikrad xun ugu aminsan yihin waa jahliga manta dhan walpo marka lafiriyo wey noga ronyihin dhaqalaha waxbarashada maadiga ah hormarka tiknolojiyada hubka iyo siyasada wxa ey ku garena waa wax barasha waxa habon inan wax kabarano xirfadahoda kala duwan si'aan wadan kena ugu hergalino iyo bulshada islamka
@ibrahimmohamedosman6389
@ibrahimmohamedosman6389 2 жыл бұрын
Rajul qawiyi ilaahay haku sharfo nin adag
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Barnaamijkani waxbadan buu igu kordhiyay 💯❤️🙏
@cabdalleyuusuf6157
@cabdalleyuusuf6157 2 жыл бұрын
Hore usoc zxiip Waad ku mahadsantahy saad noogu soo gudbiso.muuqaladan faaidada leh.
@xuseencabdi4355
@xuseencabdi4355 2 жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay.
@mohamedmacoow8899
@mohamedmacoow8899 2 жыл бұрын
Teamka aan taageero💪💪
@AdaweAbdullahi10
@AdaweAbdullahi10 2 жыл бұрын
Keep going sxb
@cabdiadanmxd1961
@cabdiadanmxd1961 2 жыл бұрын
Mashalah wlhi waa gumaysi cilmiyeeysan
@kekejeje8382
@kekejeje8382 2 жыл бұрын
Waa ruun saxib💯👋👋👋
@roodaismail7
@roodaismail7 2 жыл бұрын
Fariid👍👍👍👍
@liibaancabdulaahi8700
@liibaancabdulaahi8700 2 жыл бұрын
Ramadaan mubaarak walaleheyga🤎
@abdullahifaaid508
@abdullahifaaid508 2 жыл бұрын
Second
@mariasaid2769
@mariasaid2769 2 жыл бұрын
Keep going
@ayaledagade8126
@ayaledagade8126 2 жыл бұрын
Cumar inshar wll barmiyadada aadban ugu taxanahay Waxbaad non iftiimisay Jaza kalah
@farduusabdillahi1333
@farduusabdillahi1333 2 жыл бұрын
anagaa yurub jogna waxay yaqanan maleh xolaha ay afrika iyo asia ka so xadan bay guryaha ku dhistan . hadad qof eurobian ah wax weydiso kamputerkuu ku ordayaa dusha waxba kagama shegi karo.
@hiboxasan4264
@hiboxasan4264 2 жыл бұрын
dhinaca waxbarsha walgu horeya ayag xita way ogyihin calamka manta asia aya ugu horeya waxbrsho tas wa wax cadiya sidi hore xalka maha ogansho manta germlka wxy maryan qofka asian ka ah ee asia wx ku barty aya ka mushar bdn dadka kle xita cilmi ahan mrka soo baar tasna dhiri gali
@mohamedabdalla3384
@mohamedabdalla3384 2 жыл бұрын
ogaansho🥰
@malyuunmanka5732
@malyuunmanka5732 2 жыл бұрын
wasax dadkan kama caqliga badna afrika ee wa dad very smart ah lkn ma fikiran oo wax ma qabsadan
@libanmohamud3495
@libanmohamud3495 2 жыл бұрын
Asc cumar walaal waxaa kaa soo salaamayaa muqdisho
@hashimohamed2206
@hashimohamed2206 2 жыл бұрын
Waa xaqiiqa midaasi walhi lkn maskaxda ayey dadka kaqabsadeen
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 8 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 24 МЛН
Jeebkaada Muxuu u Maranyahay ? | Buugaan Ayaa Xalka Kuu Hayo .
15:01
Wuxuu Ahaa Nin Madow | Qisada Luqmaan Al Xakiim .
17:12
OGAANSHO
Рет қаралды 220 М.
Maalinkii Dal Muslim ah Soonka laga mamnuucay ! Tuunis
11:44
OGAANSHO
Рет қаралды 74 М.
TAARIIKHDA SOOMAALIYA - XILIGII GUMEYSTAHA - QEYBTII - 1
53:07
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 69 М.
Maxaa Dhacaayo Hadii aad 30 Maalin Biyo Qabow ku Qabaysato ?
12:48
Halganka Madawga Mareykanka | Adoonsi iyo Cunsuriyad!
7:34