Maxaa Gadaal u dhigaya Noloshaada?

  Рет қаралды 118,572

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

2 жыл бұрын

Dhagayso Podcast-ga Fikradaha Xaliye.
.
Apple Podcast: podcasts.apple.com/us/podcast...
Spotify: open.spotify.com/show/2BU8z6E...
Google Podcast : podcasts.google.com/feed/aHR0...
Anchor Fm : anchor.fm/fikradaha-xaliye
Igala soo xiriir :
Telegram: Xaliyeali
Instagram: Fikradaha_Xaliyepodcast
TIKTOK: Xaliye_Ali
fikradahaxaliye@gmail.com
Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Entrepreneur, and Podcast Host.
this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on a daily basis.
our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe

Пікірлер: 220
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 2 жыл бұрын
Habits waa muhiim 1:55 jooji shaqo la,aanta 3:51 jooji social media 7:16 mindset iyo wax aqris 8:16 siigada jooji 9:51 waqtigaada kafaaideyso waa hantiyee 11:24 ilaali indhahaaga 13:27 consistency/joogteynta 15:48 Action/ficil 17:20 you can't please everyone
@RootiiAmaa
@RootiiAmaa 5 ай бұрын
Y
@AbuGeen
@AbuGeen 2 ай бұрын
15
@Salaamyuusuf-sf8ib
@Salaamyuusuf-sf8ib 10 күн бұрын
Oooo
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 2 жыл бұрын
Sirta ugu weyn waa diintaada sitoos ah uraac waad libaaneysaa qur,anka aqri maalin walbo insha'Allah 🤝
@mssmadobeyy6420
@mssmadobeyy6420 Жыл бұрын
Macalin anigo gabar ah ayaa ku tagera kuna aminsan ❤✊🏿
@user-kh7xk7to8g
@user-kh7xk7to8g 2 ай бұрын
Na kadaa😂😂
@abdourahimhassanabsieh8007
@abdourahimhassanabsieh8007 2 жыл бұрын
This Guy is providing us a powerfull Message. I'm proud that he is a somali ❤️
@m.k.7788
@m.k.7788 10 ай бұрын
Afsoomaaliga Qor
@xasanonline1
@xasanonline1 2 жыл бұрын
Xitaa qabo shaqo 🆓 ah War nio wax badan ayaan kaa faa, iday the best KZfaqr
@maajidmee5697
@maajidmee5697 2 жыл бұрын
Xaliye ali wxaa thy nasti eeebe ragga somaliyeed usoo direy tnx sxb 🙏
@awelimuawi8494
@awelimuawi8494 2 жыл бұрын
Masha Allah sidaad u timi ee aan kugu soo xirmey waa qaatay taladaada ustaad Maclin xaliye waxan dareemaya horusoxosho waxan ka soo salamayaa somaliya dhobleey haka daalin wacyi galinta ustaadii
@mubashirapdall1861
@mubashirapdall1861 2 жыл бұрын
Xaliye wllhi waxaa tahay nine ka kaliye ee hormarkena nagu dhirigaliyo pro thnkz wllhi 🥰✊✊guul insha Allah abow 😍🤩💪💪
@KefahApdul
@KefahApdul 2 жыл бұрын
Xaqiiqda ayaa kahadashay lkn waxaa jira dadbadan oo aan mnta fahmaynin macaanka dhaliyarnimada iyo wanaaga aad la dooneyso oo noloshaba moodaya in waqtiga la dhumiyo I.w.m Aniga ahaan wax yaabo badan ayaan ka faaiday Jazakalah wallo
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 2 жыл бұрын
Wlh waad saxanthy xaliye ayee dadka cayaan lkn dadkaas dadka wax uma faaiideyaan
@torkipoi6924
@torkipoi6924 Жыл бұрын
Laba xiniyodlayasha PODCASTS godi wye imisA xinyod bad ledahy gbarey
@abdihashi6225
@abdihashi6225 Жыл бұрын
Nio waa wacan yahay, intayar ee uu dumarka sida qaldan umaagayo mooyaane.
@saddam_bulle
@saddam_bulle Ай бұрын
Waagabar xaniyo leh nucaada camal oo xaliye dulqaad kudhageestay waan kuriyoona .
@yooniscumar8201
@yooniscumar8201 Жыл бұрын
Best teacher I have never seen always xaqiiqada kahadashaaa marwalba aaan isdhaho jooji shaqada youtube kada kusoo labtaaa motivation 💯🙏🤞 insha'allah I'll never give up
@SeexoHada
@SeexoHada 2 жыл бұрын
Macalinka keep going my brother xaliye ali 🙏 💪 💯
@abdirahmaan318
@abdirahmaan318 Жыл бұрын
Very important message . | Waa Baraarujin wanaagsan , ustaad xaliye , Talooyinkaas waxa aan ku darsan lahaa 1: Haddii aad rabto in aad isbadal kusamayso noloshaada , mostely waa in aad hagaajisaa XIDHIIDHKA RABBI Cw. 2: Gabdhahu waa kuwii inna dhalay , inna soo koriyay, waa walaalaheen , waa Xaasaskeenna , waa Ubadkeenna Ee aynu la saairno , why wixii anshax xumma wada waa loo nasteexayn laakiin i think in aynaan gabdhaha la isku wada darrin oo aan lawada caayin ayaan aaminsannahay. Thank so much
@ahmedshariif9951
@ahmedshariif9951 2 жыл бұрын
Best motivation ever I see
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Xaliye the real O.G🤝🏽👳🏿‍♂️🔥
@cabdiraxmancabdidiblawe6304
@cabdiraxmancabdidiblawe6304 2 жыл бұрын
Asc macalin telkaga nosoo qor
@AAR-SANAAG
@AAR-SANAAG 2 жыл бұрын
Dhulbahante boy wanku wadanaa
@m.k.7788
@m.k.7788 10 ай бұрын
Afsoomaaliga Qor
@SafwanMxmed
@SafwanMxmed 6 ай бұрын
​@@cabdiraxmancabdidiblawe6304😊❤
@Ciyaalka
@Ciyaalka 2 жыл бұрын
Macalin xaliye cali ku xisaabtan rag badan oo aad dhistay inay dalka usoo baxayaan
@single6547
@single6547 2 жыл бұрын
Dil daanyeerka our teacher well done!💥🥀🥀
@aliyusuf4632
@aliyusuf4632 2 жыл бұрын
I can't bear to wait every single next podcast you put on KZfaq. Here is a true wise counsel and I took it firmly . Thanks for millions .
@m.k.7788
@m.k.7788 10 ай бұрын
Afsoomaaliga Qor
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂​@@m.k.7788
@AhmadDig-ul2xz
@AhmadDig-ul2xz 2 ай бұрын
Real thecher xaliye ali...goatga raga...
@DhabLibaaxPodcast
@DhabLibaaxPodcast 2 жыл бұрын
Great message!!!
@salmaanak36
@salmaanak36 2 жыл бұрын
Markasta wallahi waxaa kahada shaa hormarka laba xaniyoodka, lkn badanaa maku fahmaan nin weyn
@ahmadnuur489
@ahmadnuur489 2 жыл бұрын
Xaliye mahadsanid wll xaqiiqooyin jira ayaaad markasta soo gudbisaa 👍👍
@ahmediinnuuxaadan7737
@ahmediinnuuxaadan7737 2 жыл бұрын
macalin mahadsanid I loved prduct
@abdiqadirali1562
@abdiqadirali1562 2 жыл бұрын
Necboow ama jecloow lkn ninkaan wuxuu sheego wlh 90% waa xaqiiq. Mid master ah oo waxaa arkaysaa, iska soo fadhiya maa shaqaysatid markaa tiraahdid ku dhahaya shaqo hebel iima qalanto nin waxbartay baa ahay! Mahad sanid xaliye halkaas kasiii wad barnaamijyadaada
@cabdidayib-ys2it
@cabdidayib-ys2it 2 ай бұрын
Thanks teachers xaliye😢❤
@duceysane76
@duceysane76 8 ай бұрын
Xaliye is a professional coach 👏
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
hore u soco ustaad
@mohamudqordhere668
@mohamudqordhere668 2 жыл бұрын
I agree
@Gio19910
@Gio19910 2 жыл бұрын
Macalin 🙏🏿 🙏🏿 🙏🏿 🙏🏿
@akramfaisal5122
@akramfaisal5122 2 жыл бұрын
Ustaadka waad mahdsantahay🙏
@abdishakourmohamoudjama2326
@abdishakourmohamoudjama2326 2 жыл бұрын
Keep going macalin
@user-ec3lm8iz6q
@user-ec3lm8iz6q 2 ай бұрын
Xaliye is the best teacher
@maneyjr4comedy
@maneyjr4comedy Жыл бұрын
Thank you my teacher ❤️
@cosoble
@cosoble 8 ай бұрын
Mahadsanid macalin
@diiriyecabdi6994
@diiriyecabdi6994 2 жыл бұрын
Wad mahadsantahay xaliye
@usaameabdilaahsaid5503
@usaameabdilaahsaid5503 2 жыл бұрын
Prof alle haku xafido ustaad
@abdinasirosman7178
@abdinasirosman7178 Жыл бұрын
Thanks brother you are best dhirigiliye
@abdirahimosmandimbilabdi3303
@abdirahimosmandimbilabdi3303 Жыл бұрын
Talooyin dhaxalgl ah ayaad bixisay waad ku mahadsa tahay inaad waqtigaaga dadka wax uga olaatay Mahadsanid mar kale
@MohmedJiger
@MohmedJiger Ай бұрын
Macalimu keep going my brother xaliye Ali🙏💪💯
@user-qq1pz6bb5e
@user-qq1pz6bb5e Жыл бұрын
Thanka teacher xaliye
@xamsexariir9946
@xamsexariir9946 2 жыл бұрын
Best Teacher 💪💯
@diagodu4463
@diagodu4463 Жыл бұрын
Thank u maclin🥰
@zakariyamohamed3677
@zakariyamohamed3677 2 жыл бұрын
ماشاءالله
@fahadinhomohamed2569
@fahadinhomohamed2569 2 жыл бұрын
Legend legend dhaley macalin wan ku wataa teacher madaxa ayaa isarantahay
@Safiirka09
@Safiirka09 10 күн бұрын
Siigada waan joojiyay alx❤
@MohamudAbdinur-pv3fn
@MohamudAbdinur-pv3fn 2 ай бұрын
Xaliye macalin jiraaa tahay sxb horey usoco tageere lasocda xalqahaaga wax badana kafaaidey un ba kumahad celin kara mahadsanid ustaad
@JowharFilms
@JowharFilms Жыл бұрын
Wax kale iga dheh dhiirigilin shidan waaye laba xaiinlayaasha wax badan ugaaideysay libaax❤❤
@alisoma2837
@alisoma2837 Жыл бұрын
Regeedi wax badan ka faidey 🧠🔥
@ilyasqasimharun9527
@ilyasqasimharun9527 2 жыл бұрын
The goat xaliye halkan baan ka salaamay
@kamalofficial01
@kamalofficial01 2 жыл бұрын
Waa run xaliye
@ibrahimhussein9021
@ibrahimhussein9021 2 жыл бұрын
Macalin Xaliye waxtar badan ayaad bulshada raga ah uleedahay.
@salahyussuf3519
@salahyussuf3519 2 жыл бұрын
Legend we must stay focus #masculinityxaliye
@farahhassanelmi3205
@farahhassanelmi3205 Жыл бұрын
Legend 🥰🥰🥰❣️
@tarzancali5510
@tarzancali5510 Жыл бұрын
thnk U
@bilemaxamuud
@bilemaxamuud 2 жыл бұрын
Bast teacher
@moguehabdifarah1452
@moguehabdifarah1452 2 жыл бұрын
Xaaliye culumo badan oo caan ah ayuu ka aqoon sareeyaa Hore u soco mon frere
@azuzu.
@azuzu. Жыл бұрын
Big Legend
@kowsar39
@kowsar39 Жыл бұрын
Xaliye waa runtiis ❤️💯
@ayuubali8532
@ayuubali8532 Жыл бұрын
Guud Xaliye
@user-xk2gv3os4h
@user-xk2gv3os4h 3 ай бұрын
Best teacher
@modrichamzuk86
@modrichamzuk86 2 жыл бұрын
Sir of the men
@driraaqdaahirjuseebi2150
@driraaqdaahirjuseebi2150 2 жыл бұрын
masha allah ada umahadsantahay macalimu
@MohmedJiger
@MohmedJiger Ай бұрын
Awooow ugambi shukansiga macnaha anan lahayn waa xalqada ciwaanka chapter ka good night 👏
@xamseee1155
@xamseee1155 2 жыл бұрын
Legendkii haliye
@AadanMaxamed-sq6tz
@AadanMaxamed-sq6tz 6 ай бұрын
Mahadsanid bro wax ayaan ka fa.idney 🎉🎉❤❤❤ thkiyou🎉😊😊😊😊
@Abuubakar__zadiiq
@Abuubakar__zadiiq 6 ай бұрын
Goat social media
@musadealmadristahadash16
@musadealmadristahadash16 Жыл бұрын
I salute to ur mr haliye keep going
@sahradiriye9400
@sahradiriye9400 8 ай бұрын
Important message
@ahmeddirey2484
@ahmeddirey2484 2 жыл бұрын
M.a keep going wll
@xaamud687ahmedgeedi4
@xaamud687ahmedgeedi4 Жыл бұрын
Prf xaliye hormar wacan
@ceerocarab2293
@ceerocarab2293 Жыл бұрын
beast xaliye
@xaamud687ahmedgeedi4
@xaamud687ahmedgeedi4 Жыл бұрын
Macalin xaliYe
@adensahal7177
@adensahal7177 2 жыл бұрын
That is the reality bro
@user-kc9dc2tf9k
@user-kc9dc2tf9k 2 ай бұрын
Xaliye👳🏼‍♂️
@ApdiqaniMaxamed-tr9sf
@ApdiqaniMaxamed-tr9sf 9 ай бұрын
Allah is one ❤
@abdihassan6162
@abdihassan6162 2 жыл бұрын
SCK DR XALIYE DAD BADAN WA KA FAA IDEYSTEN MASHA ALAH KEEPING ON LAKIN DR XALIYE WAXAAD KASOO HADASHAA DAANYEERO BADAN BADAN OO ILMO DHALDHALAY OO SIXRAN OO IYAGOO WAAYEEL AH WALI DAANYEER AH OI QAARKOOD DHIBAN QAANA DHINTEEN DAANYEERNIMO KU DHINTEEN FADLAN KASOO HADAL DAAWADOODA SI LOO HELO LIIGA GAARO HADII QABASHO LEEYIHIIN DAANYRER SIXRAN
@Neymarjr-mo7mh
@Neymarjr-mo7mh 8 ай бұрын
Xaliye Our goat🥶💨
@ABDIAZIIZAli-pv9vj
@ABDIAZIIZAli-pv9vj 2 ай бұрын
Walahi wa runta ❤❤❤❤❤
@cabdirahanmaxamud7850
@cabdirahanmaxamud7850 Жыл бұрын
Legend
@shariifahmed3276
@shariifahmed3276 7 ай бұрын
Waa soo Daadey markii lii Dhameeye ayaad soo baxadey macalini xaliye noolaawa long live brother good lack
@AhmedEidle-bk9th
@AhmedEidle-bk9th 5 ай бұрын
Anderw Tate of somalia ❤
@adenhassan4076
@adenhassan4076 Жыл бұрын
Big legend
@Faariz-Abdi
@Faariz-Abdi 2 жыл бұрын
Thank you 😊 Ustaad wax badan baa kaa faa,iday😍
@bastoonxuseen1434
@bastoonxuseen1434 2 жыл бұрын
Macalin ka soo hadal stepska ugu horeeya si wax loo akhriyo
@SOMALIHOMEIMPROVEMENTS
@SOMALIHOMEIMPROVEMENTS Жыл бұрын
SULDAAN WALAHI WAA ADVICE FIICAN
@MohmedJiger
@MohmedJiger Ай бұрын
Macalumu 2 xiniyoodle xaadir👏
@mahmudyare5128
@mahmudyare5128 3 ай бұрын
Team xaliye is moojeya😊
@maxmedrambow4831
@maxmedrambow4831 2 жыл бұрын
Lajan baba xaliye nin weyn
@mohaabdi6222
@mohaabdi6222 2 жыл бұрын
Macalim wan kuxisay wlh aad ayn iskudisaya mudo 4 bilod ah ayn lacag 72000 kudigtay meel danyeer nimada wan kabaxay adigana usabab ah macalim thanks
@mohamedabdi1580
@mohamedabdi1580 2 жыл бұрын
Big man wan ku salamay
@zhaficinurciiltire7124
@zhaficinurciiltire7124 2 жыл бұрын
Sxp xaliyow respect 🫡
@abdijaliil__4796
@abdijaliil__4796 3 ай бұрын
The Greatest of All time mclin XaLiye🎉❤
@worldcomendian
@worldcomendian 2 жыл бұрын
Xaliye ha waaro
@muniirkhadar5188
@muniirkhadar5188 2 жыл бұрын
Prother wlhi wan ku taagera nin legend thy pro
@digiryareplaschannel4058
@digiryareplaschannel4058 Жыл бұрын
guul xaliye
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 3 ай бұрын
Ustaad 2024 lagu waayay cashiradaa waan uxiisay
@nuurhussein4784
@nuurhussein4784 Жыл бұрын
Xaliye my rol model ustaad alle haku xafido Inzha allh
@Cabdiqanibulshawi
@Cabdiqanibulshawi 4 ай бұрын
@abdiqafarmohamd
@abdiqafarmohamd 2 жыл бұрын
Ustaadi waxaan jooga magaalo ganacsiyeedka boosaso, aad baana kuu taageera xaqiiqatan🤗
@user-th7yv7kk7e
@user-th7yv7kk7e 2 ай бұрын
xaliye gul iyo gobinimo❤
@alibashir5763
@alibashir5763 10 ай бұрын
Rageedii xaliye 🤟🏽
#SE01 EP 5 MAYA KU DHEH - Fikradaha Xaliye - Podcast
43:44
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 67 М.
Jooji daba orodka Naagaha. SE01 EP13 #Xaliye
17:05
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 104 М.
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Super Beauty team
Рет қаралды 24 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 124 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 35 МЛН
053 | 13 | Dantooda ka tus in ay kuu adeegaan | ku shaqayso dadka!
21:46
Sidee kor loogu qaadaa Testosterone ?
13:36
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 102 М.
XALIYE IYO XALIMOYINKA MAXA KALA HESTA
19:20
Liveqaate
Рет қаралды 2,5 М.
Calaamadaha Daanyeernimada ! #Xaliye
28:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 28 М.
Sidee loo gaadhaa horumar | Meehaal Podcast
25:07
Meehaal Podcasts
Рет қаралды 36 М.
Khadir | fandhaal Podcast | Qiso Micno Weyn Xambaarsan .
29:51
Omar Inshar
Рет қаралды 119 М.
Sirta  AABAHAA Kaa Qariyey !
18:30
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 50 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 50 МЛН
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 39 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 144 М.
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,7 МЛН