Maxaa Innaga Dhiga Inaan CAADO XUN Si Joogta Ah U Samayno? - Atomic Habits

  Рет қаралды 8,551

XOGGOOB

XOGGOOB

Күн бұрын

Xalaqadii 3aad Ee Buugga Atomic Habits
Xalqadan Waxaan Kaga Hadalnay 4ta Marxaladood Ee Ay Caadooyinku Maraan Marka Ay Samaysmayaan
Barahayga Bulshada:
Instagram: khair_uddin1?ig...
TikTok: www.tiktok.com/@khair_uddin1?...
00:00 Horudhac
00:49 Darasada Edward Thorndike
02:30 Natiijada Daraasadda
03:55 4ta Marxaladood Ee Caadooyinku Maraan
05:23 Marxaladda Tilmaanta
06:57 Marxaladda Rabitaankana
08:25 Marxaladda Falcelinta
09:46 Marxaladda Abaalmarinta
10:37 Dhammaad

Пікірлер: 50
@XOGGOOB
@XOGGOOB 4 ай бұрын
Salaan Sare Saaxiibayaal Ramadaan Kariim✨🌙 Igu Qaata Jadwalka kannaalku waxuu U Ekaaday Bishiiba Hal Muuqaal😂 Jadwalkana Waan Sixi Doonnaa Tayada Muuqaaladana Kor Baan U Qaadaynaa I.a❤
@Barwaaqonagiibaxmed-rj4zf
@Barwaaqonagiibaxmed-rj4zf 4 ай бұрын
Wllo aduu dadkoo dhan ayaad dhiirigalisaa kusodar dhiirigalinta dumarka iyo dumarku siday ku gaadhi lahaa yeen hadafo aad umihiim ah Please 😭 kudoodar dhiirigalinta dumarka ukhaaskaa iyo sidii ay dad ka ag tooda ka madax uga noqon lahaayee please wllo qaali ♥️
@XOGGOOB
@XOGGOOB 4 ай бұрын
​​@@Barwaaqonagiibaxmed-rj4zf Waa diyaar abayo I.a❤ inkastoo muuqaaladan aan sameeyaba ay Rag iyo dumar wiilal iyo gabdhaba ku socdaan
@someditins
@someditins 4 ай бұрын
Omar inshaar zxp malinkasta waxuu soo dhiga video wlhy adi iyo ninkaas waa ni taagera bishii ila 3 ama 4 kasoo dhig😢​@@XOGGOOB
@user-sv7we1rx4x
@user-sv7we1rx4x 4 ай бұрын
𝗠𝗔𝗛𝗔𝗗𝗦𝗔𝗡𝗜𝗗 𝗨𝗦𝗧𝗔𝗔𝗗 𝗞𝗛𝗔𝗬𝗥𝗨𝗗𝗜𝗜𝗡 ❤❤❤❤
@Rohitt_21
@Rohitt_21 4 ай бұрын
​@@XOGGOOBbuugi afartan iyo sideeta ka ino dhameystir saxib
@user-dp4sc7rf8e
@user-dp4sc7rf8e 4 ай бұрын
Mahadsanid wll
@DHAY_GEEL1
@DHAY_GEEL1 4 ай бұрын
My Favorite xoggoob❤😊
@sancho_8
@sancho_8 4 ай бұрын
Hadalko koban hada rabto inaad cado xun iska daysid 1.tilmanta ka dheerow 2.wa inad ka dherta "awoda ad uledahy samynta cadadas" 3.abaal marinta ama rayn raynta(dopamine) control🔥💜
@ahmedrainfall_umii_1
@ahmedrainfall_umii_1 3 ай бұрын
MASHA ALLAH
@MireAbdirizak-ko4wj
@MireAbdirizak-ko4wj 3 ай бұрын
Keep going pro wlhi dhiiri galin wax ku oola nosoo gudbisaaa❤
@UKAZHFX
@UKAZHFX 4 ай бұрын
run ahaantii waa muqaalka ugu qimahaa badan keep going xoggoob
@anasfaarax
@anasfaarax 4 ай бұрын
Zxp sawirkaga natus❤❤❤❤❤❤❤
@ShucaybTahliil
@ShucaybTahliil 4 ай бұрын
Tanks sxb waxba noo bayanise
@Ganey1234
@Ganey1234 4 ай бұрын
Fiiri sxb
@ibraahimcali1282
@ibraahimcali1282 3 ай бұрын
From waabari madia
@Barwaaqonagiibaxmed-rj4zf
@Barwaaqonagiibaxmed-rj4zf 4 ай бұрын
Wllo khayru diinoow wallahi zxp warkii hore wxn ahaa qof TikTok ga kubadan lkn wallahi markaan arkay video yadaadaa markaan arkay wxn noqday qof xaafada oodhan layaabaan waayo hadaf ayaan yeeshay thank you ♥️💝💝 wallahi aad ayaan ujeclahay video yadaada oo dhan hore usoci zxp qaali lkn wallo noogu soodar video yada dhiirigalinta dumarka thanks My far end ❤❤❤❤❤❤❤❤
@XOGGOOB
@XOGGOOB 4 ай бұрын
Mahadsanid Abayo 🙏 Horumar Ifaya ayaan kuu Rajaynayaa❤
@sakariyefaaraxcali-vv4iq
@sakariyefaaraxcali-vv4iq 4 ай бұрын
zxp khayrudii n wax mueudiistaa
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 4 ай бұрын
GUULEYSO SXB 🎉❤
@omarupdirahman8681
@omarupdirahman8681 4 ай бұрын
Waan sugayey muqaalkan😊
@ZakeinacadeCaate2920-pd3pu
@ZakeinacadeCaate2920-pd3pu 4 ай бұрын
Foreword forever bro 👏
@Ustaadyare
@Ustaadyare 4 ай бұрын
Mhdsanid ustd😊❤
@zamzamfarid
@zamzamfarid 4 ай бұрын
Sxp meel an kala laso xidhiidho isheg wxn raba in an iska dhaafo cado aan u arko in ay kalsonidy da lid kutahy waxn ahy sxp tagero since 5.8k subscrbe aad hysato labada boog ee chanal ka aad ku so gudbi say ba wan ka faa iday sxp❤ waxn rajay naya in aad iso jawaby so mahad sanid sxp❤
@mumtaazmohamed8496
@mumtaazmohamed8496 4 ай бұрын
Mahadsanid Ilaahay haka abaalmariyo waxkaston ka faiday✊
@XOGGOOB
@XOGGOOB 4 ай бұрын
Aamiin🙏
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 4 ай бұрын
Mahad sanid wll
@kamaaljohnlegend6081
@kamaaljohnlegend6081 4 ай бұрын
رمضان كريم zxb wan kutagera dhirigalintada ilahay hakaa abalmariyo adun iyo akhiroba جزاك الله خيرا وأحسن الله إليك
@IbrahimMahamed-ju9zq
@IbrahimMahamed-ju9zq 4 ай бұрын
Machallah 🎉❤🎉❤
@hassankahie6139
@hassankahie6139 4 ай бұрын
Mahsanid wll ❤
@DHAY_GEEL1
@DHAY_GEEL1 3 ай бұрын
Markii 4aad soo booqday waaye inaa soogalisay video 😢
@mohamedhusseinali5650
@mohamedhusseinali5650 4 ай бұрын
Legend best video❤
@yuusuf2m
@yuusuf2m 4 ай бұрын
Ok❤
@user-sq3zp5yq9p
@user-sq3zp5yq9p 4 ай бұрын
Gold voice 😍
@Ganey1234
@Ganey1234 4 ай бұрын
8:32 8:34
@mohamedmuhiyadin9653
@mohamedmuhiyadin9653 4 ай бұрын
Thanks bro 🙏🙏💯💯❤❤
@DHACDOOYINkACIYAARAHA
@DHACDOOYINkACIYAARAHA 4 ай бұрын
First asc
@zamzamfarid
@zamzamfarid 4 ай бұрын
Wxan ahy wiil sxp iska dhaaf magaca 😂
@Ganey1234
@Ganey1234 4 ай бұрын
Wadankee kunooshahay
@IsmaaciilCqaadir-th5pm
@IsmaaciilCqaadir-th5pm 4 ай бұрын
Mhdsnd sxb wax baan kafaa iday
@zafwandahir1837
@zafwandahir1837 4 ай бұрын
zxp maxa ku edite gareysaaa muqaaaladaada
@user-ug5nh9zp1o
@user-ug5nh9zp1o 3 ай бұрын
War sxpow muuqaalada soo kordhi waa maxay muuqaalkan bisha maqnaanayaa
@sakariyefaaraxcali-vv4iq
@sakariyefaaraxcali-vv4iq 4 ай бұрын
waxa makuwidis zxp
@asmuchahmet7778
@asmuchahmet7778 4 ай бұрын
First😊❤
@AmiinJama-cz2if
@AmiinJama-cz2if 4 ай бұрын
Waxaadsoo gudbisaa mashquulka
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 4 ай бұрын
Sxb so geli bugag bdn
@zamzamfarid
@zamzamfarid 4 ай бұрын
Sxp meel an kala laso xidhiidho isheg wxn raba in an iska dhaafo cado aan u arko in ay kalsonidy da lid kutahy waxn ahy sxp tagero since 5.8k subscrbe aad hysato labada boog ee chanal ka aad ku so gudbi say ba wan ka faa iday sxp❤ waxn rajay naya in aad iso jawaby so mahad sanid sxp❤
@XOGGOOB
@XOGGOOB 4 ай бұрын
Instagramka Muuqaalka Hoostiisa Yaalla igala soo xiriir
Siduu DOPAMINEKU U Burburinayaa Noloshaada? - Atomic Habits
21:38
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 81 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 75 МЛН
10KA SABABOOD EEY UGUULEYSTAN DADKA XIRIRAN AMA AFKA GAABAN.
11:27
Qaadi Channel
Рет қаралды 27 М.
How do you change your life in a short time?
8:33
زياد الحداد
Рет қаралды 17 М.
Sideed U Noqon Kartaa Hogaamiyaha Naftaada? - Atomic Habits
16:08
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 81 МЛН