Maxaa ka xasuusataa Kacaankii 1969kii ee Madaxweyne

  Рет қаралды 37,026

Dalsan TV

Dalsan TV

5 жыл бұрын

Maxaa ka xasuusataa Kacaankii 1969kii ee Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre? Waa Barnaamij gaar ah
www.dalsantv.net/

Пікірлер: 81
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 Жыл бұрын
Sareeya Gaas Jeneraal Maxamed Siyaad Barre aabihii umada soomaaliyeed ilaahay ha u naxriisto
@abdishire281
@abdishire281 3 жыл бұрын
barnaamijkaa waa khasaaray. halga celiyo. wariyaha waraysiga qaadaya waxaa laga rabaa 1. inuu xirfad fiican u leeyahy saxaafada. 2. inuuu xog fiican ka hayo moduuca iyo qofka uu waraysanayo
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 Жыл бұрын
Uuba na wareeriyay warihan, jawaab masugayaba. 10 second ee ugu horeeyayba waan sanifay,
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 2 жыл бұрын
i respect this man is a walking history who knows how to build a peaceful nation with or without triblism.
@saeedbuni2567
@saeedbuni2567 Жыл бұрын
Kkkkk gods beer make I peace full South zoomaalia qadaadweyn
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 Жыл бұрын
Intaa wax kabadan madaawan karee. wariyahan markaad soo bartaan xirfada wax waraysiga kusoo celiya barnaamijka. Generalku haduu ani ahaan laha naga aamusbaan ku oran lahaa wariyahan.
@cawkeismail2596
@cawkeismail2596 Жыл бұрын
Subxanalah adeer suxufinta somaliyed noocan wayku jiraan taariiq iyo barnamij ayu u badalay fadhi ku dirir ee aamuska halabaro iyo bortokolka wariyenimo hala baro
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 жыл бұрын
#General_Mohammed_Siyaad_Barre
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 2 жыл бұрын
Wallee xisaabi waa taalaa salaamaad
@Wonderer224
@Wonderer224 2 жыл бұрын
Weriyuhu bal muu hadalka u daayo odaga. Wareysigu ma aha inaad adigii wax wareysanayey hadalkaagu bato ee waxaa hadalka loo daayaa qofka martida ah.
@eiareporting1656
@eiareporting1656 Жыл бұрын
How we wish this jounalist ask question and keep quite!😢
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 Жыл бұрын
HH Haa wallahi waa jawaab masugayaba, waxay u eegtahay inuu taariikhdan hayo markaa maraba inuu dhagaystaba sheekadan. in ku yar loodhiibay hayd,
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 7 ай бұрын
strange!
@radiomarino2613
@radiomarino2613 2 жыл бұрын
Wariyaha miyaa mise bibiito sheekada ka socotaa ,taliye xaal ayaan kaa siinay wareysigaan
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LOVE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LOVES
@ridwanabdirahman6117
@ridwanabdirahman6117 3 жыл бұрын
wariyaha waa inuu hadalka kasugaa qofka uu waraysanayo
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms Жыл бұрын
thank you.
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 2 жыл бұрын
Waa mahad ilaaheey alihii nadhaafiyay afweyne wuxuu ahaa musiibo inkaar hakudhacdee
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 Жыл бұрын
Somali wariye ma joogo war qofka lalama shekeiystee waa la wareystaa oo waa laga sugaaa
@Somalioz2020
@Somalioz2020 3 жыл бұрын
Magacaa ba’ kani weriye ma aha. Dalsan mid kan dhaama ha raadsato.
@abdihafidtaallo8470
@abdihafidtaallo8470 2 жыл бұрын
Wiilka waratah ma miyir qabaa? Nin oday ah oo wax badan og sida loo maalo ma garanayo, daf daf iyo hadal badan 60% isagaa hadlaya.
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms Жыл бұрын
Great siad bare
@sharmarkenur8398
@sharmarkenur8398 17 күн бұрын
wallee waa run waxuu sheegey jenankaka
@mohamedamir5288
@mohamedamir5288 3 жыл бұрын
Fadlan ninkaan barnaamijka ma wadi yaqaanno genenka isagaa hadli lahaa haddii uu ku ekaan lahaa su’aasha?
@beencadjr4477
@beencadjr4477 5 ай бұрын
Exectly xeerka saxaafadda ma garanaayo
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 7 ай бұрын
the great"siad bare"
@saciidguure3172
@saciidguure3172 Жыл бұрын
Wariyaha ayaaba laga dhagesankarin taariikhda barnaamijki dhan su'aal ayuu kadhigay maba sugaayo Admiralka warkiisa
@adenabdille2279
@adenabdille2279 2 жыл бұрын
Wariyahan wuxuu kuwaashay gabayle warkana masugo
@salam2900
@salam2900 5 жыл бұрын
Maaa lin qiima badan
@cabdisamadabiikarxaaji55
@cabdisamadabiikarxaaji55 2 жыл бұрын
Kani billowgii wax ma ogayn haddane waan ogaa buuleeyahay
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKE
@BuusaarIbrahim43BuusaarIbrahim
@BuusaarIbrahim43BuusaarIbrahim Ай бұрын
Fadlan waryaha wareeysanayo admiral farah jawaabta ka sug fudeeyd ayaa kuugu jira
@NuurCA
@NuurCA 3 ай бұрын
😅 ofeygii intuu yaabay buu ku yiri suaalihii waa isku kor fuulfuuleen 😅😅
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKEDS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVES
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms Жыл бұрын
and today what is happening our country not only divided tribes but they disintegrated ugly and sub tribes"history jaale siyaad"
@abdiyare5247
@abdiyare5247 3 жыл бұрын
War Ninkaan Khibrad/Aqoon wariyenimo ma lahan. Sorry
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKEDSS
@BuusaarIbrahim43BuusaarIbrahim
@BuusaarIbrahim43BuusaarIbrahim Ай бұрын
Warye fadlan wareysiga jawaabta ka sug admiralka
@abdirahiimbulbul410
@abdirahiimbulbul410 2 ай бұрын
War ninku mu ninka warka kasugo se cml?
@user-we3ty2ct8f
@user-we3ty2ct8f 5 ай бұрын
Qofka wax wareysanaya hadal badanaa weh ninka hadalka u daa nio
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVE
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 2 жыл бұрын
Dhaxal ma ahayn ee aqoon ayey ahayd ee alle ka baq waayo eeg boobkii taariikh xumada uu ka tageen
@shariboshowtv8121
@shariboshowtv8121 2 жыл бұрын
Kani wariye uma qalmo
@Haaruunmacruuf2025
@Haaruunmacruuf2025 8 күн бұрын
Wariyaha waa ila muran warkaba isagaa ku qabsanaya
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Kani weriye maaha
@updyrahmanalpha6241
@updyrahmanalpha6241 4 ай бұрын
Adooga iga gadan aabo miya macnaheeda😂😂😂
@yuusufhersimadadaal502
@yuusufhersimadadaal502 3 жыл бұрын
Khibrad la,aan iyo fudayd isu xumaa
@alibaax5346
@alibaax5346 Жыл бұрын
Wareystuhu waa very excited and interruptive
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 2 жыл бұрын
Aqoonta wax bey tartaa jaahilnimo ma baraadho dalkuna wuu baaba aa aawey dalkii diintii dadkii tolaay allow masiibo naga haay
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Weriye warka odayga kasug.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 жыл бұрын
midkan WARYE Mooryaaneed AYAA MEESHA KA qamqamleh
@mohamedzuber7166
@mohamedzuber7166 2 ай бұрын
War waxan imika ma wariyaan ahay ayu nadhi rabaa: shut up and wait for the general finish his statement.
@sheikdeeq5915
@sheikdeeq5915 5 жыл бұрын
War duqa way waaleen inaalilaah
@mohamedzuber7166
@mohamedzuber7166 2 ай бұрын
War adeerow gabeyre layninee jananka hadalka udaa.? Soo kan lagu sheegay, gabayre nin ayaaa howl udirsaday si uu ufuliyo. Hogaanka aabubulka ayu ahaa waxaana xukuma jaale Siad.
@hamoudyabdulrasheed8005
@hamoudyabdulrasheed8005 2 жыл бұрын
waxaan wariye miyaaa hada jaahilka ah .. 9 nacaladood haku dhacde muu warka ka sugo martida u xog waramaaya , raali galinu mudanyahay odaygaan
@jibrilmattan3052
@jibrilmattan3052 Жыл бұрын
Waxani wariye maaha hadalkaba joojin maayo
@abdikadirnoor4077
@abdikadirnoor4077 3 жыл бұрын
War hadal badnaa ninku naga amu
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 3 жыл бұрын
Wariye ma ahan waxan waa jaahil
@somaliahanoolaato6679
@somaliahanoolaato6679 3 жыл бұрын
Marti aqoonyahan ah wariye jaahil ah.
@beencadjr4477
@beencadjr4477 5 ай бұрын
Waxaan yaa saxaafad baray
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 2 жыл бұрын
Puntland weriyaha ha ceebayn
@zuberahmed5146
@zuberahmed5146 2 жыл бұрын
Kan wariye miyaa hada.. ask the question, give time and listen to general to answer. 😡😡
@ahmedceymis2708
@ahmedceymis2708 10 ай бұрын
Wariyaha warka waba Sugaayeeee Waa waste time
@bashirmudi7892
@bashirmudi7892 5 жыл бұрын
Duqa Ileen tala xun aya la siiya
@abdiosman335
@abdiosman335 3 жыл бұрын
Waryaha wuu deg degayaa
@abdiosman335
@abdiosman335 3 жыл бұрын
Waryaha wareysiga kuma fiicna
@cabdigaraadismaaciilducaal106
@cabdigaraadismaaciilducaal106 2 жыл бұрын
wariye miyaad an xalane genin
@alsomaliyi8261
@alsomaliyi8261 2 жыл бұрын
Oday xog ogaal inuu waramo Waxaa u diiday wiilkaan iska qaylinaya
@cabdigaraadismaaciilducaal106
@cabdigaraadismaaciilducaal106 2 жыл бұрын
lagumasheegini way ahayd talaado
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 жыл бұрын
waryahan MOORYAAN Waxa UU ogyahey
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 3 жыл бұрын
War kani wariye ma ahan waa qof aad noodoh inuu dheeraynayoh
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKES
Barnaamijka Cabdiqaasim Salaad Xasan
50:08
Universal Somali TV
Рет қаралды 61 М.
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 13 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 48 МЛН
BARNAAMIJKA SOOYAAL Q 4AAD GEN JAMAC YARE
55:10
SAAB TV
Рет қаралды 40 М.
DAAWO  SHEEKADA: Maxbuuskii Xabashida ka yaabiyay dagaalkii 1977-kii. WAREYSI
1:22:36
WAXAAN AHAA WADAADKI SADAXAAD EE LA XIRO 1972
40:24
HANOOLAATO
Рет қаралды 288 М.
BARNAAMIJKA SOOYAAL Q 2AAD GEN JAMAC YARE SAAB TV
40:51
SAAB TV
Рет қаралды 39 М.
DAAWO Wariye cagmadhige Oo Banaanka keenay Afganbiyee Siyaad Bare
1:10:38
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 13 МЛН