Taliyihii ugu Horeeyey Ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Oo Arrimo Badan Ka Sheekeeyey

  Рет қаралды 133,796

Goobjoog

Goobjoog

5 жыл бұрын

Barnaamijka Qof Ka Qof
______________________
Barnaamijka Waxaa Marti Ku ah
Taliyihii ugu Horeeyey Ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Ismaaciil Axmed Ismaaciil Oo Ka Hadlaya Dhacdooyin Uu u Soo joogey.

Пікірлер: 274
@diriea7855
@diriea7855 5 жыл бұрын
Maasha Allaah Ilaahey haku xafido hawl weyn ayaad u sooqabatay qarankii iyo ummaddii Soomaaliya
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 5 жыл бұрын
Aabahey saxiibkis 😍😍nin qabyalad meelan aan ka galin abaalki qoysken u gashey maran ma ilawi doona
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
Ninkaan xaq weyn ayuu wadanka ku leeyahay yaase siinaya allaha u abaal gudo 🇸🇴💕
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 4 жыл бұрын
Wa nin HabarYoonis muse carre ah
@abwaandaajiyeofficial3377
@abwaandaajiyeofficial3377 Жыл бұрын
Waxa uu dile 10wadaad xaq uuleeyahay waaxsy
@amareto5772
@amareto5772 4 ай бұрын
Ma ogtahay inta siyaasi,, sarkaal,nin wax dilay oo tiirka la geeyay inuu mas'uul ka ahaa? Gar iyo gardaro, waa fullin jiray.
@khadoojali3798
@khadoojali3798 5 жыл бұрын
Maasha allaha ma nooleyd ismaaciil axmed waa taliyahii hore ciidanka asluubta ilaahey cumrigad ha dheereyo waxuu ahaa nin wanaagsan
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 5 жыл бұрын
Wlle waa wadani, waa kuwii dadkii wadaniyiinta ahaa, ee qarranka soomaaliyeed soo dhisay, Alle Caafimaad ha ku siiyo sareeye guuto Ismacil Axmed ismaciil
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 5 жыл бұрын
Masha Allah Ismail Ahmed Ismail waa wadani soomaaliyeed cimrigaag Allah dheereeyo caafimaadna Allah ku siiyo Runtuu wax walba ka sheegay masha Allah
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
Adeerkey Ee Saaxib Ahaa Yeen Gurigeena Oo Imaa Jiray , Adeer Ismaaciil Naxariistii Jano Alaha Siiyo Aamiin Yaarabi.
@husseinaden4509
@husseinaden4509 5 жыл бұрын
Mnsha Allah waa janaraal Ismail axmed Ismail waa wadani sax ah somaalinimadana ku wayn tahay ,kan waraysanaya uma qalmo inuu waraysto nin sida Ismail oo kale ah, waayo suaalo maa laa yacni ah buu kula dul wareegayaa
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 5 жыл бұрын
Maanshaalah legend Waa halyey qaran oo dalkiisa iyo dadkiisa u shaqeeyey taariikhda ayaa xusidoonta
@hirsijama5705
@hirsijama5705 5 жыл бұрын
S/G ismaciil axmad ismaciil wuxuu ahaa sarkaal aad qiimo u leh waan xasuustaa meesha uu gaar siiyey ciidanka asluubta soomalyeeed waan xasuustaa maxaa yeelay waxaan ahaa dhashii ciidnka asluubta waana la socday howsha socota .
@halimahassan657
@halimahassan657 5 жыл бұрын
ASC MAANSHA ALLAAH WAA AABE SOOMAALIYEED.WAA DADKII XALAAL QUUDATADA AHAA.ILAAH HA KU XAFIDO.INSHA ALLAAH.
@abdirizakmuza1718
@abdirizakmuza1718 3 жыл бұрын
Alle ha kuu naxariisto awoowo su'aashana ha kuu dhibyareeyo jawaabtana ha ku waafajiyo
@mfaden5182
@mfaden5182 5 жыл бұрын
Maasha Allaha General Ismail wali wax badan ayu xasuusanyahay , laakin yarka waraysanaya cimrigiisa iyo su;aalaha u waydiinayo isma laha oo waxay u muuqdan kuwo loo soo qoray , odayga wuu yara gujinya in uu hadalo ka helo . mahadsanid
@kennedycornermuse3283
@kennedycornermuse3283 4 жыл бұрын
Adna waad ka xumaatey sow maaha, waxaad sugtaa marka weriye ad isku reer tihiin waraysto oo uu weydiiyo suhaala aad jeceshihiin ee aad u taqaano wadani. Hada wuxuu waydiinayaa suaalo run ah lakiin dhegihiinu neceb yihiin. Saxiib idinkoo keliyana mahee reerkayaguna waa sidaasoo kale ayaaney hadalada qaar run ah maqli karin.
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 5 жыл бұрын
Weriyahan nin professional maahin. Nasiibdaro Odaygaan iyadoon wax macno leh laga reebin ayuu dhiman doonaa
@Dabayl
@Dabayl 5 жыл бұрын
Waar waa reer baadiyihii Hargaysaa yimi. Waxaas baa na haystaa oo wariyaal isku sheegaa.
@mudanemustafe9816
@mudanemustafe9816 5 жыл бұрын
Maansha Allah awoowgay ismacil Axmed ismacil guulayso if iyo aakhiroba
@abdihakimwarsame8728
@abdihakimwarsame8728 5 жыл бұрын
Masha allah
@mohamedahmedismail9975
@mohamedahmedismail9975 5 жыл бұрын
Waar odayga ha kadeedin Waxanad ka baadh badhysid ka helimayside.
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 5 жыл бұрын
RESPECT RESPECT RESPECT... 🙏
@kaligiiduulofficialmedia583
@kaligiiduulofficialmedia583 5 жыл бұрын
Awoowo Allaha ha u naxariiisto
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 5 жыл бұрын
1948 ayuu dhashay, 1952 waxa uu ku biiray ciidamada kkkkkk haloo cudur daaro, waxa uu dhashay 1928 waa 90 jir, waa nin aad u ixtiraama reer koofurka marka uu Hargaysa ku arko
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 жыл бұрын
Haa wll Qofku markuu intaa gaadho tirada ayaa kalunta
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 5 жыл бұрын
hanad cade , kuma dhihin waxaan ahay reer waqooyi, marka aan leeyahay wuu ixtiraamaa reer Koofurka waa waxaan ku arkay , mar aan kula kulmay hotel Mansoor Hargaysa, teeda kale waxaan iri" haloo cudur daaro"
@Istahil416
@Istahil416 5 жыл бұрын
waxaad ilawodey 1947 ayuu barbara kusoo noqdey isagoo dhashey 1948. lkn odeygu waa da'a wakhtigaa iskaga dhexdaatey. ilahey ha xafido odeyga
@macalinqaraac6324
@macalinqaraac6324 4 жыл бұрын
Waa sidaas markuu dadaas gaadho tiradaa ka lunto
@ibroosyare3318
@ibroosyare3318 4 жыл бұрын
@@mohamudmohamed954 haa Taariikhda yaan la raacin sababtoo ah waa waayeeloobay laakiin inta kalaa na anfacaysa.
@Unbelievable-4
@Unbelievable-4 5 жыл бұрын
Ragaan oo kale ayaan jeclahay inaan dhageysto.
@user-abtol45
@user-abtol45 5 жыл бұрын
Masha Allah nin dalka wax uqabtay ayuu ahaa
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 2 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisyo shakhsi fiican buu ahaa🙏
@Ahlam30951
@Ahlam30951 Жыл бұрын
Muu dhintay wll?
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 Жыл бұрын
Haa alle haw naxariisto walal
@abdirizakrasaas2214
@abdirizakrasaas2214 5 жыл бұрын
Gen.ismaaciil cimrigiisa allah ha dheereeyo
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
Alle cimriga ha u barakeeyo Ismaaciil waxa uu xushmad gaar ah ku leeyahay siduu u dhisay kooxdii Onkod ee ciidamada Asluubta
@muxsinahmed8226
@muxsinahmed8226 4 жыл бұрын
dad wa dadkii hore walahi ilaahey waxa inoo qabaten ha idinku abaal mariyo kacaankii barakeysna
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 жыл бұрын
Alle u naxariisto General Ismail ahmed
@abdirashidbarre1602
@abdirashidbarre1602 5 жыл бұрын
Waxaasaa madax la dhahaa general is mail ahmad ismail
@mahadomar3089
@mahadomar3089 5 жыл бұрын
Sareeye Gaas Ismail ahmed ismail If iyo aakhiraba Meel wacan ku rajeyn Halyeey Qaran🇸🇴❤✔
@saacidsicid9363
@saacidsicid9363 4 жыл бұрын
Maasha allah waa wadani jenaral ismaaciil ax ism
@mohamedadow5780
@mohamedadow5780 5 жыл бұрын
Wariye dhan umad dhan war u soo tabinayo hadana jeega xiira ah نسال الله العافية
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 жыл бұрын
😁
@muxsinahmed8226
@muxsinahmed8226 4 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk
@ubaxmohamed4223
@ubaxmohamed4223 3 жыл бұрын
(XDHK) LAF DAD QIIMOBADAN
@mustafibrahim3868
@mustafibrahim3868 5 жыл бұрын
Wakaa dadkii xalaasha ahaa oo runta sheega oo u dhashay waqooyi ilaahay caafimaada hasiiyo oo hadaaweeyo quluubta isaaq oo xanuunsan
@user-qr6xc2iv3y
@user-qr6xc2iv3y 4 жыл бұрын
illahow cimriga udaa odaygan in aan lakulmo waan heclee beryahaa weli aqoontisu waa wabagsantay laakin weriye maha ninkan dhaforada hoolholani . mana garanayo qiimaha uu leyey iyo sida wax loo waydinlahaa qof dadaasa. uselas.
@musadikahmed545
@musadikahmed545 5 жыл бұрын
ninkan odayga ah xog badan buu hayay lkn lagama faa,iidin oo qof sifiican xoga ogaal u ah siyaasadii dowladii hore wax ka khariyay ama kayaqaan baa fiicnaan lahaa , suaalaha uu waydiiyaynaa waa kuwo iska fudud oo qofkasta ogyahay
@abdikariinabdi4859
@abdikariinabdi4859 5 жыл бұрын
5a Xqa BVL222T5522
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
Weriyahaan Maanta Aa Iigu Horeysa Masha-allah Sidoo Wareysiga U Qaadaayo.
@ibrahinibraahin856
@ibrahinibraahin856 3 жыл бұрын
Allaha noo xafido gen ismacil axmed ismacil waa aabaha ciidanka asluubta soomaaliyeed waana barbaariyaha ubadka soomaaliyeed waana sharci dajiyihii qaranka soomaaliyeed runtii wuxuu mudan yahay in loo dhiso taalo lagu xasuusto
@hangol999nur7
@hangol999nur7 5 жыл бұрын
Macaash.net wa wargeyska cusub Kala soco wararkii ugu dambeeyay gaar ahan arimaha ganacsiga iyo dhaqaalaha
@cabaasraygel5809
@cabaasraygel5809 5 жыл бұрын
Odayga waa gaboobay waxa uuna kala garanyn tariikhda lakii aniga waxaan maqaly darjada waa uu toshay waxa uu ka faa idaystay xor.nimadii 26 jun iyo kalguurkii dawldii Ingriiska iyo talyanigii wax yaaba badan oo sir ah na waa hayaa ee waraysiga dib haloogu celiyo majiro nin ka xogogaalsan oo sirtii siyasadeed ee dawldii siyaad bare hayaa haday noqon lahayd ragii siyaasada loo dilay iyo dad kii la xasuuqayba
@ahmedosmen457
@ahmedosmen457 5 жыл бұрын
Mahadsanid maqaalka iyo Xubinta muhiimka ah ee martida inoogu ah oo ah Shaqsi qaali ah. Wax yar oo sixid ah hadaan ku daro weriye 1960 kii ma aynaan ahayn laba gobol oo midoobay se waxaynu ahayn laba dal oo midobayay oo la kala odhan jiray Somaliland iyo Somalia , hase yeeshee markii la yidhi waa la mideeyay ee aynu dal qudha noqonay ayaa labadaa magac la tuuray oo la baxshay Somali Republic ama Jamhuuriyadda Somaalida, markaasaa hadaba ay noqotay in la kala yidhaado Waqooyi iyo Koonfur. Taariikhda lagama been sheego. Mudo ka dib bay magacii la badalay ee Somalia (Soomaaliya) jeebka kala soo baxeen toodii maadaama ay awoodii oo dhan ay haysteen qoladaa koonfureed, sidaasaanay ahayd ilaa iyo Somaliland dib ula soo noqotay madaxbanaanideedii 1991. Mahad Eebaa leh
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Gumaysiga dowlado maaheen ee waxay ahaayeen dad la gumaysto oo Somali ah , Somaliland waa dhulkii Soomaalida! Somaliland waa af ingiriisi! Carabtu waxay odhan jireen oo hadana yiraahdaan Ardu Somal! Gebigooduba isku waqti ayay qaateen xoriyada!5 casho ayaa waqooyigu horeeyeen , xitaa haday dowlad noqon lahaayeen kaligood Somaliland looma bixiyeen, ma Ingiriis baynu nahay! Djibouti maxaa loogu bixin waayay Somaliland! Italian Somali land, French Somaliland, British Somaliland! Hadadaas waad goosan kartaan oo qasab cidina idin kuma laha laakiin badhkiina goosta reer Isaxaaqoow, laakiin niankan dhulka iyo dadkaba idinka badan ee Harti ayaanu goosfanaynaa! Masaajidka ciyaarta ka daaya! meeshaad doontaan kala dhaca qaybtiina!
@abdiwelimohamedali4598
@abdiwelimohamedali4598 5 жыл бұрын
Msha alah xushmad iyo ixtiraam ayuu madan yahay wadani dhab ah oo dadkisa iyo dalkisa usoo shaqeyay rabi ha kaa amaal mariyo caafimaad ku waar ader
@amareto5772
@amareto5772 4 ай бұрын
Oo odoga,ma 42 jir buu ahaa 1990 haddii uu dhashay 1948?
@abdulaahiabdi9318
@abdulaahiabdi9318 5 жыл бұрын
Odaygu mu odhan waxan dhashay 1948 Wuxu ka hadlayay xiliguu bilabay Waxbarashada wanu halmamay Xaga dambu ka saxay wuxuna Yidhi waxan waxbarashada ka bilabay cadan 1936 dii Dadkow sida u fahma Kamu hadalba dhalasho
@TheRandomOne681
@TheRandomOne681 3 жыл бұрын
odaygu si kaftanuu u yidhi 1948 may ahayn wax kale
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 жыл бұрын
Inbadan baan doonayay in waraysi laga qaado Ismaciil aad baan runtii ugu farxay. Isaga iyo Ismaaciil Cali Abokor
@user-rw1tv8oj3n
@user-rw1tv8oj3n 4 жыл бұрын
Faqash ayuu ahaa.danbiile.Ismail.axmed.ismail
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 3 жыл бұрын
Nin culus
@xaliimo5422
@xaliimo5422 4 жыл бұрын
Axmed ismacil axmed somali legend
@engrabdihalimmhussein5787
@engrabdihalimmhussein5787 4 жыл бұрын
" I loyal to the regime " ninkaan wlhi sharci wax badan ayu ka yaqana
@subkannakbuss2756
@subkannakbuss2756 5 жыл бұрын
Waa nin waddani soomali Dhab ah cizi leh
@yaxyeyare9635
@yaxyeyare9635 5 жыл бұрын
Si wnaagsan bu u warbixiyay ka shakhsi ahaan iyo shaqadisii iyo ka wdani ahaanba M.a
@nasirali-vv7dd
@nasirali-vv7dd 5 жыл бұрын
Ismaciil axmed ismaciil waa nin sharaf iyo magac kuleh umada somaliyed dibad iyo dalkiiba. Waa wadani dhab ah.
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 5 жыл бұрын
1948 ayaan dhashay 1936 diina waxaan Cadan ka Secondary 1947 waxaan ku soo laabtay somaliya sheekadan 1952 waxaan noqday Sargaal Ciidamada ah. Sheekadan Sidaan u dhageysanaayay ayaan dawakhaye bal Adinka is qabadsiiya!
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 2 жыл бұрын
Wax barashada herarkeeda iyo meshu kaso bilabay bu ka waramay
@saidmussa6461
@saidmussa6461 5 жыл бұрын
English haku meereysan dadka kaama yaqaano adiga iyo hindiga
@burhaanahmed5965
@burhaanahmed5965 3 жыл бұрын
Best CV ninkaan waa ehlu sharaf badana ciidamada Poliska daacad ahaayeen ragoodii hore. Shaqadiisa hada Bashiir Goobe haya Taalo lo dhiso abaalna la mariyo ku habooneyd.
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
ismaaciil axmed ismaaciil waa nin aad u qiimo badan
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 жыл бұрын
Hadaan luqunta beri taagi jiray liicday adhaxdiiye
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 weli ismaaciil ma liicin
@wizzboyzaki6992
@wizzboyzaki6992 5 жыл бұрын
waa odaygii muuse carre
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 5 жыл бұрын
genaral ismaciil si asluubaysan buu u hadlay wuxuu isticmaalay dawladii uu u shaqaynayay inuu loyalty u ahaa askarina ahaa waana wax ay ciidamada aduunka oo dhani ku dhaqmaan ciidanka asluubtuna xukun ma ridaan ee waa ilaaliyayaal wixii maxkamadu u soo gudbiso ku haya goobahooda taliyahani ciidankiisa wuu dhisay waxayna maxaabiistiisu lahaayeen adeegyo fara badan oo ay soo saari jireen iyadoo oo uu goobo farsamooyin gacanta ah uga dhex furay xabsiyada waa nin qarankiisii u soo shaqeeyay mudo fara badan in lagu ixtiraamo ayuu istaahilaa
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 5 жыл бұрын
Wakhti adag ayuu shaqaynayey oo isbadalo badani kajireen dhulka Somalida, Taliye Ciidan oo Somaliyed u dhaafi maayo.
@subeersaleban8965
@subeersaleban8965 5 жыл бұрын
Alle kuuma naxariisto waa ninkii wadaadada laayay
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 2 жыл бұрын
Rabbi ha u naxariisto ee alla ka baq.Niman golihii Sare ahaa ayaa wax dilaye isagu sarkaal sare oo aan ka tirsanayn golaha sare ayuu ahaa
@naimam.9551
@naimam.9551 2 ай бұрын
Naxariista maadaa haya kadaab yahow ee xiqdiga xanbaarsan
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 жыл бұрын
Labis qurux badan buu xidhan yahay
@azakalinunow1249
@azakalinunow1249 2 жыл бұрын
Ninkaan muxuu dad badan tiirka geeyey because ciidamada asluubta waxuu u xilsaarna dadka dilka kuxukuman inuu tiirka geeyo
@DhaakoMedia
@DhaakoMedia 5 жыл бұрын
That's what u call loyalty
@qubqac9913
@qubqac9913 5 жыл бұрын
MA MUQDISHO ayuu joogaa?
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 жыл бұрын
Waxaa la oran jiray ciidanka asluubta isaaq
@awkodahir2019
@awkodahir2019 5 жыл бұрын
MOOYI INUUNOOLYAHAY ISAGA ITOHABLAHA UU DHALAY WAXAAN KU CAAWIYAYOYAGOO GAARIGU KA BANJARAY QAXIISHALABOOD AGTEEDA WAANA OVUWAJIB WAANA SOO KAXAYNAU ILAKISMAAYO ALLAH XAFODO DJAMAAN QOYSKA
@awkodahir2019
@awkodahir2019 5 жыл бұрын
Shalnbood agteeda baan kasoo waday odayga oyocaruurtiisa xafidullaah dhamaan taayirbaan ubadalay soonawaday ilaa kismaanyo
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 3 жыл бұрын
Jaalka maa dheer isku dhaarki kaa hoor waakhatige ingeriska ciidanka Jaalka waa jeereye
@mukhtarmohamed3755
@mukhtarmohamed3755 5 жыл бұрын
Ninkan oo kale waxa ku fiicnaa inuu wareysto lkn waxaa loo direy wiil aan wariye professional aheyn waana dhibka Somali maanta dhanka saxaafada ka heysta
@shaafirashid8300
@shaafirashid8300 4 жыл бұрын
Sax
@bnabadoon7381
@bnabadoon7381 5 жыл бұрын
Waa xaqiiq in ismaaciil ahmed ismaaciil yahay wadani daacad dalkiisa iyo dadkiisa u ahaa bal eeg waa ugu yaraan 90 jir hadana wuxuu u muuqdaa ugu badnaan 70 jir taasina waxaa weeye xalaasha uu quudan jirey iyo iimaanka wanaagsan oo cimriga lagu barakeeyo
@teshomeaynalem3245
@teshomeaynalem3245 6 ай бұрын
I know this General in the prison of somalia he was the high lebel leder of aslubta and he came to visit us in the prison two times the prisonwere souther somalia haway 250kilometr far away mogadisho the prison was established for ethiopian war prisnors during the war 1977
@halyeeyqaran1094
@halyeeyqaran1094 4 жыл бұрын
Hadal waa Margi lkn wariye Boosh ayay ahayd inuu saxo odayga dabaa ka daba timi
@Mamursal5
@Mamursal5 3 ай бұрын
Caafimaadkiisa iyo xaladiisa noleed horta maad weydiisid?
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 4 жыл бұрын
Waa qof taariiq reeba dadkaan oo kale si gaara ayaa loo maamuusaa,xaqoodana ha la siiyo dadkaan hada joogo qof saan oo kala ahna lagama helaayo waqtigaa waa dad shisheeyaha gumeystaha jecel
@qubqac9913
@qubqac9913 5 жыл бұрын
Soomaalieyey joojiya dhaqan xumida, ninka darajadaas gaaray, ee dalkiisa u soo shaqeeyay ee da'daas ah lama aflagaadeeyo, waliba waan hubaa reer Muqdisho inaaysan waxaas isu quurin, ee qolyihiina miyaga ka yimid , joojiya badawnimada aad baraha bulshada la dhex fadhidaan
@nuurhasan3616
@nuurhasan3616 5 жыл бұрын
Kan wariyaha sheeganaya baaba qabsan wayaalo aan cadayn oo xagjir nacayb ah dhenica qabyalada!!!!!
@museegeh5320
@museegeh5320 4 жыл бұрын
Odaygani wuxuu u eg tahay Mayor Ceerigaano
@ceelgarasgalgaduud6045
@ceelgarasgalgaduud6045 5 жыл бұрын
wada sxb adigu waxa aad ahaalaheyd ba caafifad ayaa laguugu beeray war hadii layiri taliyihii ciidamada asluubta somaaliyeed yaa kawanaagsan
@anisaduale8126
@anisaduale8126 5 жыл бұрын
Habaryar ismacil Ilaahay ha ku xafido Taariiq sax ah ayaad ka seekeysey Ala dadkii hore jecliyaa runtey sheegaan, waana jeclahay Dadka Reer Cadmeedka ah waayo waan ku dhexkorey guuleyso Habaryar
@faadumomaxed4088
@faadumomaxed4088 5 жыл бұрын
xumaanata iyo waxafiican makasana faramajo xaga abaniga waxaqabadaka dalaka idibadiisa
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 4 жыл бұрын
Waxa uu dhashay 1948 asluubtana waxa uu kubiiray 1952
@yassinduale199
@yassinduale199 3 жыл бұрын
Odeygu taarikhii buu isku khaldayaa
@cabdikaaficabdicusman4994
@cabdikaaficabdicusman4994 4 жыл бұрын
Odayga waa isku dhex yaac ohey ohey rabow geesiyadeena xafid Waxa uu yiri 1940kii ayaa dhashay hadana waxa uuyiri 1936kii ayaan dugsi dhexe kabaxa hadana waxa uu yiri 1947kii ayaaan shaqo karaani ah bilaabay wa halgamaa lkn dadaa dilootay
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 5 жыл бұрын
Haloo cudur daaro waa nin wayn oo da'ah taariiho badan ayuu isdaba mariyey.. Ilaahay dambigiisa hadhaafo. Aamiin
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 жыл бұрын
Odaygani waa waayeel pleese ka daa waraysiga badan waxyaabo badan buu ilow san yahay
@faadumomaxed4088
@faadumomaxed4088 5 жыл бұрын
dawalada idinakama Sageyino cawaana waxa wadikarina inakaladabayin ogolayina
@nimcocali1687
@nimcocali1687 4 жыл бұрын
Idaygu ma isaaqbaa
@naimam.9551
@naimam.9551 2 ай бұрын
Haa habar yoonis weeye
@boolocadey4661
@boolocadey4661 4 жыл бұрын
Ar kan wariyaha ahi wuxuu ka dhamaan la yahay nimankii khaladkooda la Marinaayey inuu u arko dad laga gardaran yahay dowladii wadanka ilaalinaysayna wuxuu u arkaa dad iyagu khaldan wariye bililiqo ah iga dheh ha WAREERIN odeyga nin daacad ah buu ahaa adna qoys iyo qabiil baad ka hadlaysaa qalbigaa kaa qafilan odeguna danta umadda inaysan qabqabsi iyo niman khaldan buu u arkaayey ee iska aamus QALBI daxalaystey baad haysaa wariyoow eex iyo xumaana Odeygu muu aqoon.
@moolcaliyow
@moolcaliyow Жыл бұрын
Sidee bey isu qabtaan in uu dhashay 1948-dii iyo inuu bilaabay elementary school-kii 1936-dii? Tan kale, maadaama uu ahaa taliyihii ugu waqtiga dheeraa ciidamada Asluubta, maxaad u weydiin weyday allaha u naxariistee sababta ay qabiilo gaara ugu badnaayeen jeelasha xilligii dowladii Kacaanka ahayd? Waxaanu maqalnay one side story!!
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 5 жыл бұрын
odayga inuu sanadaha waydiiyo maaha xoogaa xusuustiisa baa liidata ale cimriga ha u siyaadiyee
@InaSulub
@InaSulub 5 жыл бұрын
Maxaa kuu diiday inuu ahaa Taliyihii ugu Horeeyey Ee Ciidanka Asluubta Somaliland ,markii dambana Isku darkii labadadii isku biiray
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Shantii maalmood miyaa taliye lagaga dhigay!, markaa yaa madaxweyne ka ahaa dowladaa mucjisada ah ee 5ta maalmood jirtay!
@wabraabdulla7136
@wabraabdulla7136 3 жыл бұрын
Wxaa ii roonayd inaan maqalkiisa ku ekaado. Ileen daad baa naqaaday.
@shaarkeeytatiko5826
@shaarkeeytatiko5826 5 жыл бұрын
Asigo Afar sano jir ah ayuu ku biiray ciidamada waa macquul Rumeyso Ama ha rumesan
@CarroEdeg
@CarroEdeg Жыл бұрын
HADA DADKA ENGIRIISKA JOOGAA MAXAY SHARCIGA KU QAATAAN ? KKKK WALAAHI BILAAHI BOQORADA HADAAD KU DHAARANWAYDO PASSPORT MALIGID, WAA DIINTA DADKA INGIRIIS JOOGAA QAATEEN IYO EUROPE, SAAXIIB SHARCIGA LAGU DHAARTAA WA KA BOQORADA
@mohamedibrahim-pq1vt
@mohamedibrahim-pq1vt 5 жыл бұрын
kkkkkkk,raga waxaa lagudhaarinjiray boqorada ingiriiska
@ahmedismail201
@ahmedismail201 3 жыл бұрын
Abayaashi faqashta.
@flowerfm472
@flowerfm472 5 жыл бұрын
Waa ninkii wadaadadii 1976dii ku xakumay toogashada siyaad bare ragiisii weeye jananka boliskana wuu soo noqday xiligii kacaanka
@mahmuudmahamed5925
@mahmuudmahamed5925 5 жыл бұрын
TAARIKHDA GARAN MAYSID ABO IYO HOOYADA WAYDII WALIGII TALIYE BOOLIS MOO NOQON WADAATONA MUUXUKUMIN
@kamalkani5258
@kamalkani5258 4 жыл бұрын
Goobjoog idaacad kaliidata Afsomali kuma hadasho eeg magaca barnamijka, qof ka qof,,,,, hadda meeqaa dhimatay barnamijay dhahayaan Ayn siidayn jireen waana soon wayayay,,, war magac bixinta Barta.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
SNM XABSI KUMA JIRIN WALAAHI ODYEGA WAA KACAANSANYEY HAL ASKRI OO SNM XABSIGA KUMA JIRIN NINKAN WA SIYAAD BARRE MATAANKIISAA
@faadumomaxed4088
@faadumomaxed4088 5 жыл бұрын
muqadishan hada nabadagelayo wanaaga garanaweyidan madakale aya lasamayisanaya
@boolocadey4661
@boolocadey4661 4 жыл бұрын
Wadani buu ahaa ilaahaay ha kuu dambi dhaafo Taliye Ahmed Ismaaciil.
@SarahthMohamed
@SarahthMohamed 4 жыл бұрын
Adeerkey cizi iyo sharaf ku noolow
@ibraahinabdi6757
@ibraahinabdi6757 5 жыл бұрын
Qof ka qof caawa iigu horeeydo inta ani camal lik
@faadumomaxed4088
@faadumomaxed4088 5 жыл бұрын
meeshu kaqaataya cidayi ahayida maanatana wAa dawalada dhamayisatiran
Wareysi Xasuuqii Jasiira Lagala Yeeshay Kornayl Ibraahin Cali Barre "Canjeex".
58:05
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 23 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 64 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 52 МЛН
Waraysi Abwaan Barre Maxamed Fiidow (Leento)
42:48
Goobjoog
Рет қаралды 159 М.
Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan
1:44:22
Somali Bantu TV
Рет қаралды 301 М.
DAAWO Wariye cagmadhige Oo Banaanka keenay Afganbiyee Siyaad Bare
1:10:38
Wareysigii S.G. Ahmed Saleebaan dafle
14:52
Fanka North America
Рет қаралды 6 М.
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 6
52:50
Horn Cable Tv
Рет қаралды 245 М.
SHOCKING: Disturbing Differences Between #Asharis and #Salafis || The Hot Seat by AMAU
2:55:05
Maxaa ka xasuusataa Kacaankii 1969kii ee Madaxweyne
1:01:25
Dalsan TV
Рет қаралды 36 М.
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 23 МЛН