No video

Maxamed BK (KALA DHIMASHO) New Song 2016

  Рет қаралды 892,717

SomaliNewMusic

SomaliNewMusic

8 жыл бұрын

Maxamed BK (KALA DHIMASHO) New Song 2016

Пікірлер: 400
@IbraahinHassan-eg6pd
@IbraahinHassan-eg6pd Жыл бұрын
Ala jacayl ma awood yara horta anigoo is jeclayn gabadh ayaa maalin malmaha ka mida waxa waan is afdhaafney kadib waxan usku dayey inaan xaalka dajiyo iyada waan la hadley kadib gaadhigan kaxaystey waan utagey heestan oo iidiyaarsaneyd ayaan geystey markey mareyso KALA DHIMASHO OO IMAN SIDEE LOO DHAYAA NABAR FARXADAADA WAX U DHIMAY kadib indho naxariis iyo jacayl ayaan ku eegay markii ayaan madaxa ka dhunkadey ka dib waan heshiiney hadana waxay ii leedahay 3 caruura alle hanagu wado ❤❤❤
@user-ud8gb2bw4g
@user-ud8gb2bw4g Ай бұрын
M.a😢
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar
@asmomaxamed9122
@asmomaxamed9122 4 жыл бұрын
2020 baan dib udawanaya anon murugsaneyn imi meshan wanba murugsanahaY iminka jaceylow xanun badnidaa😢😢
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 3 жыл бұрын
🤷‍♀️🤔❤️
@sacdiyahusein6029
@sacdiyahusein6029 3 жыл бұрын
sorry mcnto wn kula darema
@hhhhjiji5180
@hhhhjiji5180 Жыл бұрын
wlhii sido kale abbti wan kuladarimoya xanun💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭
@user-vn5vi5yz4j
@user-vn5vi5yz4j 9 ай бұрын
Markazta waxan is idhaaah is ilowsii hadana ma dhacdo inan ku ilapo wayo waxad tahay dunida inta dumar saran qofkiii ugU dacadzanaa aan bartay waaan ku qasbanahay inan iska samro wayo oooyin waxpa ima tarayso waxan allle kaga paryayaaa inuuu wakhti dheer iyo mustaqpal ku siyo ana iga kaaa ilowsiyo wll iso duceee inan ku ilawo plz😭😭😭😭😭
@baarliinaxmed2766
@baarliinaxmed2766 6 ай бұрын
Abowe ilahay qalbi hakuu qaboojiyo😢
@bashka1437
@bashka1437 3 жыл бұрын
side loo dhayaa nabar farxadada dhaawacay shiit🤦‍♂️💔 2021 yaa daawanayo sidydo kle☝️
@amiincaqil4617
@amiincaqil4617 3 жыл бұрын
Habeen khamiisa 17/1/2021 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺 jacaylow maxad xanuun imarisay habeen aan ilaawi doonin walhi 😭🥺😭🥺😭
@gureybaba2925
@gureybaba2925 10 ай бұрын
😢😢 qofti aan jeclaa waxaa iigu danbeysay 29/6/2023 hadane waxaa kasooo wareegatay sadax bil kudhawaad wali waan u xiisaa saaid walibane runtii 😢😢😢
@sacdiyawaberi986
@sacdiyawaberi986 8 жыл бұрын
Noloshuba Dhis Mahaguud Dha.Dhan Waxa Ay Ku Le Dahay Wanaag Lays Ku Dhowrtee Isku Firsigaa Dhib Ah Awww Best song Mudane Bk Aley Cizik 👌👏
@dhalintaqurbahatvduisburg260
@dhalintaqurbahatvduisburg260 7 жыл бұрын
Sacdiya Waberi wa runta wlshy
@sacdiyawaberi986
@sacdiyawaberi986 7 жыл бұрын
Sharmo French lOl Thankis
@dhalintaqurbahatvduisburg260
@dhalintaqurbahatvduisburg260 7 жыл бұрын
Sacdiya Waberi adiga mudan wlshy
@israisra9509
@israisra9509 7 жыл бұрын
😅😅😅😅
@israisra9509
@israisra9509 7 жыл бұрын
Walle bk cadi maha allaha ku xafido wallo kaladhimasho oon iman silo dhaya nabar farxadada dhawacay wa cajiib
@hoododayib1422
@hoododayib1422 3 жыл бұрын
24/2/2021 Ayan dhagaysanyaa 😢 waa hees dareen dhaba ka hadlaysa iyo mashaakilka laba ruux oo is jecel mise na Dhib kala dhex taal ❤️😢❤️😢❤️
@nemoahmet8583
@nemoahmet8583 3 жыл бұрын
Haa wll
@nemoahmet8583
@nemoahmet8583 3 жыл бұрын
Anigay ihaysta imika wlhi qofkan jeclay imaba fahmayo wanan isqabna 💔😥
@nemoahmet8583
@nemoahmet8583 3 жыл бұрын
Waxan sameyo ma aqan wlhi hda uurleyay inana wan u haya wlhi waxwalba darti usameyY hdana ima fahmayaba lkn malinkale ayuu wngagayga garan dona
@user-dn8tb2yl9c
@user-dn8tb2yl9c 10 ай бұрын
​@@nemoahmet8583 aniga ayey iqabsaty aqir waan ka dhaqajiny 😢
@ifraaxali7340
@ifraaxali7340 6 ай бұрын
Inkasto aan hesto qof iijecel hadana waa mid aan idareen siin farxad iyo jaceel . Lkn markey dhabta imaado aan iskudayo ina katago wuxu idarensiya jaciilkisa .! Mana tagi karo frxadna kumahesto😶 waxan dhoraya qalbigisa lkn kayga may 'KAL DHIMASHA OON IMAN SIDEE LOODHAYA NABAR FARXADADII WAX UUDHIBAY'
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 5 жыл бұрын
24/1/2019 ayaan dhegaysanaya Heestan kala dhimasho waa mid kamida heesaha aan ugu jeclahay heesaha BK
@necbiyasomaliya1930
@necbiyasomaliya1930 4 жыл бұрын
Mustapha Abdi mohamed 2020/3/21
@raaliyobintumuhudiin6823
@raaliyobintumuhudiin6823 3 жыл бұрын
Run ahanti heestan Aniga siweyn Aye itabatey 😭😭 Kala dhimasho oana iman side lodhayaa Nawar Farxadad waxa udhime 😭😭😭😭 Kala dhimasho oana iman side lodhayaa Nawar Farxadad dhawacey wale siiqas aye itabtey 😭😭😭
@hamz233
@hamz233 2 жыл бұрын
*nabar heesta ha calaashan wll😂
@deeqadagan1041
@deeqadagan1041 2 жыл бұрын
Yaa ila dhagyzanya 2021/12/20 mlin izniin ah Kala dhimazho oon iman zidee loo dhaya nabar laba qof oo iz raba hddna khlif aan ka dhmaan 😭😭😭
@IzraZayid
@IzraZayid 3 ай бұрын
3. february 2024 waa mlinti noloshayda igu xnuunka badnayd on wayy qofkii an jecla. Mnta 27 April 2024 on hetan dawanayo ano cfimad qaba alx hda I aragto ❤😊
@deeqzimohamedabdi1254
@deeqzimohamedabdi1254 5 жыл бұрын
4/3/2019 still I am whatching this song ~si weyn u Tageeraa~
@abdirahmanlafoole0044
@abdirahmanlafoole0044 2 жыл бұрын
25 October 2021 still i am watching 🎵 🥺🤣
@baarliinaxmed2766
@baarliinaxmed2766 6 ай бұрын
Yaa iladaa wanaya 2024 malin jimce ah 2.12😢
@mahdisalah8066
@mahdisalah8066 6 ай бұрын
Aniga
@anabaliali9444
@anabaliali9444 6 ай бұрын
Sabti😢
@deckaali
@deckaali Ай бұрын
Aniga😂
@anahuyaam6437
@anahuyaam6437 7 жыл бұрын
Haduu meelku dhago ruux kakalana dhinbiilshido isdhagaysiga luma wayn lakala dhaqahiya dhismo rer yaglela 😔😍
@mustafemaxamed2587
@mustafemaxamed2587 10 күн бұрын
After 7 year comment😂
@sakariyesaleban2393
@sakariyesaleban2393 4 жыл бұрын
This song I listening when I come back Harvard university them my mother says you love your mother tongue
@anabmohamud9600
@anabmohamud9600 3 жыл бұрын
ju
@barwaaqorashiid1088
@barwaaqorashiid1088 7 жыл бұрын
bk darenka bulshada ayu taabtaa wllhi thxz wlllo
@abdirhamankaise4968
@abdirhamankaise4968 8 жыл бұрын
Wow hees an caadi ahayn. Iga dheh noloshuba dhismaha guud dhadhan waxay ku ledahay wanag laysku dhawrteee isku fiirsiga dhib ah wow afkaga cano.lagu qabay 😍😍😍😍😍😍😍
@kaltunabdikaadir1095
@kaltunabdikaadir1095 7 жыл бұрын
Kala dhimasho ooon imaaan side lo dhayaaa nabaar farxadadon wlhi 👍 I like this songs
@salmocige634
@salmocige634 3 жыл бұрын
2021 kaa ila dawanayo 😢
@abdifitahAden77
@abdifitahAden77 3 жыл бұрын
Aniga 😭
@hudaabdirahmanmohamed2748
@hudaabdirahmanmohamed2748 3 жыл бұрын
😥☝️💔
@taliso73
@taliso73 2 жыл бұрын
2022 dawanayaa 😭
@apdijibaar9725
@apdijibaar9725 2 жыл бұрын
@@taliso73 kula mid ahay 2022 dawanayaa anBa
@zulthanyarre6915
@zulthanyarre6915 4 жыл бұрын
2020 Bk Heestan Xasuus gaara ii.leedahay
@safiamohamed1439
@safiamohamed1439 2 жыл бұрын
Thursday 2 sep 17:23 2021 kala dhimasho o iman sidi lo dhaya nabar faraxdada dhawacay😭😭😭😭
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 жыл бұрын
Yaaa dawanaya 2019 😍
@abdiasismuse2034
@abdiasismuse2034 3 жыл бұрын
Aniga🤣
@king___yahyinhomoha1316
@king___yahyinhomoha1316 3 жыл бұрын
21/8/2021 Haben xasuus gaara leh Habeen sabti Ah oo so galeysa Axad 😭😭😭😭💔😭💔💔😭💔
@AhmedHassan-ck2tq
@AhmedHassan-ck2tq 8 жыл бұрын
runtii aniga si weyn ayay ii taabatay heestani wxd moodaa inuu dhaawacayga dareemayo oo aniga la iigu talo galay
@nuurcaligurxang7238
@nuurcaligurxang7238 5 жыл бұрын
sxb waa laga bixi wixii dhawac ah in sha allah
@manalahmed3893
@manalahmed3893 5 жыл бұрын
Aniga caawa heestan i tabnysaah 🙋‍♀️
@farhiyamohamed7961
@farhiyamohamed7961 4 жыл бұрын
Adiga xiligaan wadka bogsatay sidan filaayo lkn aniga waqti xaadirkaan bey I heysataa
@fardowsodajume7159
@fardowsodajume7159 4 жыл бұрын
@@farhiyamohamed7961 wlshay ilahay ha kula garb galoo maxaan so dhacay anoo gabdhaha ugu sitah xaga hananka waxani waa nasiib hada wacan helay nin I jeecl lkin an wali hawaysaan isgo kale wan ku jeclahay xamse xabib waxan filayaa inaaa I arki doontid
@farhiyamohamed7961
@farhiyamohamed7961 4 жыл бұрын
@@fardowsodajume7159 farxadada allah ku siyaadiyo qaali
@khalidmaxamed2
@khalidmaxamed2 8 жыл бұрын
Waa hees qaliya Abwaan Ciise Jawan iyo Fanaan Bk waad mahadsantiin Sxpayaal..
@taliso73
@taliso73 2 жыл бұрын
Kala dhimasho oo imaan sidey loo dhayaaa nabar farxadada dhawacay 💔😭
@dridrz4327
@dridrz4327 4 жыл бұрын
Noloshu dhanan waxey ku ledahy wanaga la isu dhawrto 😕😢
@baarliinaxmed2766
@baarliinaxmed2766 3 ай бұрын
Markalaa dib ugu soo laabatay malin jimce ah bisha 4 sanadka😢 2025
@HhBb-pk3pb
@HhBb-pk3pb 3 жыл бұрын
8/3/2021 Kala dhimasho oon imaan side lo dhayaa nabaar farxadaada dhawacay 🤦‍♀️🤦‍♀️😭
@jimcalehfarah8305
@jimcalehfarah8305 6 жыл бұрын
qll quruxsan waa run Lkn xaqiiq badanaaa naagaha waa loo taag la yahy
@suxuficirgujechanal8525
@suxuficirgujechanal8525 5 жыл бұрын
Msha allah lkn magaca kiin mee
@ahmedrafle1153
@ahmedrafle1153 8 жыл бұрын
hees ramla qaad yaakhey bk..fanz aan ku ahaye
@ainanadnan4139
@ainanadnan4139 8 жыл бұрын
woow c 1 magnifique chonson kel belle voix kala dimasho oo iman heee Bk légende
@guleitguudcade1202
@guleitguudcade1202 3 жыл бұрын
19/2/2021 11:32 pm Sidee Loo dhayaa Nabar farxadaada dHawacay😑💕💋🌍 Hargeisa HAPEEN JIMCE AH 😑
@selmayosuf1145
@selmayosuf1145 3 жыл бұрын
2022😳😳
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 2 жыл бұрын
19/march 2022 ayay i haysata xaaldan u bk ka hesay hrgysana wan ku dhgysanaya lkin aad uma si wayna
@haaruunhaaruun6748
@haaruunhaaruun6748 2 ай бұрын
Kala dhimasho oon imaan side lo dhayaa nabar farxadada dhaawacay 😢 2024
@runtariyada786
@runtariyada786 2 жыл бұрын
2021 aan dawanaya kala dhimasho oo iman sidee loo dhayaa nabar farxadadan dhawacay
@yungwiil254
@yungwiil254 8 жыл бұрын
First person kulaha
@mousehussienmohed5135
@mousehussienmohed5135 8 жыл бұрын
woooow bk waa heestisa ugu mcn heesihisa haa jiro fanaankeenu
@hamdaadam6564
@hamdaadam6564 8 жыл бұрын
Sidee loo dhayaa Nabar faexadada wax u dhimay Allayleh Hees Iyo Badh👍
@neimakheire8239
@neimakheire8239 Жыл бұрын
Habeen khamisa 14-12-2022 ayaan dib u daawaanaya cajiip! Sidee loo dhayaa nabar farxadda dhaawacay🥲😪
@iftiinkamogdishowaadhalany3454
@iftiinkamogdishowaadhalany3454 8 жыл бұрын
Waaaaw heestu mcn waaye ee kaas iga dheh fanaan ka mid ah xidigaha geeska
@mubaarighaykal1983
@mubaarighaykal1983 8 жыл бұрын
inaadeer heestaan maanigay igu socotaaa tolow waxaabaad moodaa in lay sameeyay
@saynabcabdi1816
@saynabcabdi1816 3 жыл бұрын
2021 heest murtileh kàla dhimazho oo iman sidee lodhayah nabar farxadada wax udhimy 🤔
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 ай бұрын
Erayada XASAN DHUXUL Laxanka Mohamed BK Music Ahmedweli Furinle.
@ahmedrafle1153
@ahmedrafle1153 8 жыл бұрын
kala dhimasho oon imaan sidee loo dhayaa namabar farxadada dhawacay...exactly waad la heysa
@hamzeweyrax4656
@hamzeweyrax4656 8 жыл бұрын
come back to sweden again my bro Bk
@abdilatifmohamed8502
@abdilatifmohamed8502 8 жыл бұрын
Sidee loo dhayaa nabarada farxadaada dhaawacay ❤️
@adnaanmohamad
@adnaanmohamad 2 жыл бұрын
Sidee loo dhayaa nabar , farxadaada wax u dhimay🙃🙃 Bosaso/26june2022 🎶 👂
@whitemustache0050
@whitemustache0050 Ай бұрын
Marki igu horaysay oon heesta si fican u dhagysto 2024😢
@ibrahimmohamedmohamud4150
@ibrahimmohamedmohamud4150 5 жыл бұрын
STILL WATCHING THIS SONG bK 2018
@muktaralibile2459
@muktaralibile2459 8 жыл бұрын
Waah waah Somali Andhiyaano WALEE WAA FANAAN BUURO AH
@hamzeyoung5087
@hamzeyoung5087 8 жыл бұрын
al fanan bk legend of the year kala dhimasho
@abrahamomer2911
@abrahamomer2911 7 жыл бұрын
waaaaaw waabey isaaqdey soda neecawada alle hakuu naxariisto
@zamiirasulaimanraxaab9944
@zamiirasulaimanraxaab9944 4 жыл бұрын
Still Iam listening 1/22/2020
@nisreenabdullah3543
@nisreenabdullah3543 4 жыл бұрын
2020 💔💕 I love you bk
@daahircali5714
@daahircali5714 3 жыл бұрын
Asxan song ilaah ba cod u hibeyyay nolow ❤️🙏🍎🍎🍎🍎🍎 my brother
@ilwaaddeeqsan6106
@ilwaaddeeqsan6106 5 жыл бұрын
Saan heestan u jeclay u ma malaynayo inaan xitaa mid lamida saa u jeclaan doono I LOVE BK ❤️❤️❤️❤️
@hamerstudioproduction8139
@hamerstudioproduction8139 5 ай бұрын
01/03/2024 waa maalin jimce ah waqtigu waa 01:00 Duhur Nimo Sacada asia Kolkata wali 5 sano ka hor ayey ahayd markan kala hadhnay 🥺 hadana wali wan tabaya Hadad Coment akhrido 2026 like Isaar
@ahmedabdullahi9320
@ahmedabdullahi9320 8 жыл бұрын
wowww waxasa ka hesa kaladhimasho o iman side lodhaya nabar farxadada wax udhimao
@samewadecali2465
@samewadecali2465 8 жыл бұрын
kala dhimasha oon dhicin hees iyo badha dheh maxamed bk boqorka codka besty singer bk
@biledagoodi1439
@biledagoodi1439 6 жыл бұрын
dadka adi dhalasho kuu xigo sidee loo dhamaynayaa. eraygaa wuu iga gadan yhy blhi .bk 👌👉☝👍
@iidoyousuph5214
@iidoyousuph5214 5 жыл бұрын
Waw song
@mahmetabullah6113
@mahmetabullah6113 8 жыл бұрын
Nice One 😊 Maxamed Bk ❤
@najwamaxamed279
@najwamaxamed279 8 жыл бұрын
karogo hadan saar heesahiis malah miid mid kadhacda waa wad asl bk hilobin xag rabi gan
@amalali6834
@amalali6834 8 жыл бұрын
nic song heestan my sxbtay xaanan darted ayan u dhagaysta keeeeeeeeeeeeeeeeep it maxamed bk our fanaaan jira
@faarahcaynaba7927
@faarahcaynaba7927 8 жыл бұрын
axyaaa hees
@foosiismail7889
@foosiismail7889 8 жыл бұрын
legend bk nice song keep it bro
@hawamohamed6649
@hawamohamed6649 8 жыл бұрын
waa habeybaad u raabi qayb u siyeey bk nolow wll afkaga cano lagu qabay
@adnanahmed7827
@adnanahmed7827 8 жыл бұрын
wonderfull song iga dhe maxamed bk
@mucadxaji2134
@mucadxaji2134 8 жыл бұрын
Noloshuba dhis maha guud dha,dhan waxa ay ku leedahay wanaag lays ku dhawrteee isku fiirsigaaa dhib ah waaaaaaa run bk nolow
@gta5gta418
@gta5gta418 8 жыл бұрын
kala dhimasho oon iman sidee loo dhaya nabar farxadada wax udhimay 💔 ax yaa hees
@mahamedyaasiin7745
@mahamedyaasiin7745 8 жыл бұрын
Lpx wlhi Sxb COD iyo eryo mcn adeer waxaas ayaa fanan ah
@queenmina8257
@queenmina8257 8 жыл бұрын
Love this Song S/O to my Bothers out there
@Unknown-jj7sq
@Unknown-jj7sq 3 жыл бұрын
2021.6 who still watching☺💜
@najmanadar9453
@najmanadar9453 3 жыл бұрын
Kala dhimasho Oo iman sidee loo dhayaa nawar farxdada dhaawacy💔💔😭Qalpigaa ka ilmeyaa mrksto😭😭april 1/4/2021 hawen jimco💔😭
@farhiyahassan2944
@farhiyahassan2944 3 жыл бұрын
😭😭😭😭stop crying abaayao
@najmanadar9453
@najmanadar9453 3 жыл бұрын
@@farhiyahassan2944 😭oki
@zakariyakorane1927
@zakariyakorane1927 3 жыл бұрын
@@najmanadar9453 sorry Abayo
@Halbowlha
@Halbowlha 8 жыл бұрын
my fanaan alaayacizak💓
@zaruu._Moh
@zaruu._Moh 2 жыл бұрын
29/Sep/2021 Still am watching
@mssaragsan5985
@mssaragsan5985 8 жыл бұрын
Inader keep going up alla yacizak
@zakiyousufgardaf2184
@zakiyousufgardaf2184 5 жыл бұрын
One of the best lyrics.. Written by Hassan Saleban Dhuhul #Laabsaalax
@RuunHussein-ld6uy
@RuunHussein-ld6uy 8 ай бұрын
19/11/23🥺💔
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 5 ай бұрын
Habenku uu ka duwan yahay habeenada kale. Waa habeen Khamiis Tariikhdu waa 07/3/2024 Saacadu waa 08:30 Habenimo. Maxamed siciid Cabdi Bk Ex fanaan hore
@rayaanxuseen286
@rayaanxuseen286 8 жыл бұрын
woooow bk fanaan igu qaliya iino law in badan
@fatmaabdiwali2670
@fatmaabdiwali2670 3 жыл бұрын
KALA DHIMASHO OO IMAN SIDE LODHAYA NAPAR FARXADADA WAX UDHIMAY 😭4/12/2020 FRIDAY MALIN AN ILOPI DONIN
@g.hdjama8922
@g.hdjama8922 8 жыл бұрын
kala dhimasho on iman side loo dhayaa nabar farxadaada wax udhimay esh calaaa fanaaaaan bk
@dhalintaqurbahatvduisburg260
@dhalintaqurbahatvduisburg260 7 жыл бұрын
Queen ax ma Sweden bu u dhashay wllo adn uma dhalan ee caadi muji
@safaali8735
@safaali8735 2 жыл бұрын
Jacelow xanun badnida 😥💔😔sidee loo dhayaa nabar 😢😭😭😭😭😭
@axmedyusufsicid6475
@axmedyusufsicid6475 8 жыл бұрын
maxamed siciid cabdi bk wooooooow sxb 👌 the best
@murtichannel2343
@murtichannel2343 6 жыл бұрын
Inkastoo dhamayn jiray nin ragii wixii dhaca
@manalahmed3893
@manalahmed3893 5 жыл бұрын
Caaw ayaan dawynaah 2019 bisha 8 29k
@guulednaik6150
@guulednaik6150 8 жыл бұрын
Maxamed siicid Bk Fanaanka qarnika
@fatxanuura5717
@fatxanuura5717 Жыл бұрын
Noloshu dhisma guud dhadhan waxa aay ku leedahy wanaag laysku dhawrtee isku firigaa dhiba😭😭😭😭😭 qof aan jeclhay hadna ima fahmyo mar wlaba isku dhcnaa wax yaalo fudfudud wana ninkayga oon 3sano xirir jacayloo qurx badan naga dhexyaya😭
@amalfarah3936
@amalfarah3936 8 жыл бұрын
wooooow dhabka hadal weeye heestani murti iyi cod mcn ba noolada
@calicabdiqani4059
@calicabdiqani4059 8 жыл бұрын
nice song bk Abidkaa jir oo joog
@kamalaliwali4599
@kamalaliwali4599 7 жыл бұрын
isku fiirsiga ayaaa dhab ah Bk 👏
@maxamedxasan8084
@maxamedxasan8084 8 жыл бұрын
abwaanka in uu aniga ii sameeyay aan u maleyay waa ku mhdsnthy codkaaaga
@shaficiosman7138
@shaficiosman7138 8 жыл бұрын
waarun bk waaloo Hagar baxaa hees xun mawa qaado waayaab
@adenartan2829
@adenartan2829 2 жыл бұрын
Side loo dhaya nabra farxadada waxa u dhimay😭😭😭😭😭 wlhi waa xanuno
@laztzerking4706
@laztzerking4706 2 жыл бұрын
Kama xizo dHac0 2022 /January Hapen xALadi jirt0
@nimcofarhan7162
@nimcofarhan7162 4 жыл бұрын
I love bk any were bk is the best songers
@Mohamed.Khaliif
@Mohamed.Khaliif 8 жыл бұрын
Kala dhimasho oo iman , Sidee loo dhayaa nabar, Farxadaada wax u dhimay.. EESH-QIYAASAK Laabsaalax
@alimahdi3369
@alimahdi3369 4 жыл бұрын
Waxaba lama dhayo
@amiiranuur4621
@amiiranuur4621 8 жыл бұрын
mansha Allah my inder kaldhimash oon iman isde lodhaya nabar faraxd sad wuu dhimay✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌👌 👌👌💖💖💖💖💖 👍👍👍👍👍👍👍
Maxamed BK (KASO KABO DIB U DHICI) New Song 2015
5:56
SomaliNewMusic
Рет қаралды 2 МЛН
Hees cusub maxamed bk (kala dhimasho)
5:05
ridwaan official
Рет қаралды 28 М.
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 40 МЛН
Qiiro - Maxamed Siciid BK
7:18
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 2,7 МЛН
Maxamed BK (CALAF) LIVE Sweden 2016
4:11
SomaliNewMusic
Рет қаралды 11 МЛН
MAXAMED BK/ HEESTI SUQRA /2022 LYRICS
5:46
Abdi Dahir official
Рет қаралды 587 М.
Maxamed BK (SAXARLA) Hees Cusub 2015
5:45
SomaliNewMusic
Рет қаралды 511 М.
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 2,5 МЛН
Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) HRGSA
6:50
Vos Somali TV
Рет қаралды 4,2 МЛН
Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac  New Year Xidigaha Show 2015 Live HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,9 МЛН
MAXAMED BK┇HEES CUSUB - ABAAL CELIN ᴴᴰ ┇LYRICS
7:46
ZACK FILMS
Рет қаралды 4,9 МЛН
Maxamed bk | CAFIS BAYNU KALA NAHAY | New Somali video HD
5:08
Somali New Entertainment
Рет қаралды 1,9 МЛН
Maxamed BK 2016 Heestii Hinda iyo Showgii Stockholm
6:58
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,8 МЛН
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН