MAXAMED CIRO 2017 HEESTA ABWAANADA JACAYLKU KU DHACAY

  Рет қаралды 701,477

Waqal WStudío

Waqal WStudío

7 жыл бұрын

BANDHIIGII KOXDA XIDIGAHA GEESKA PRESENTED XASAN SALEEBAAN DHUXUL LAABSAALAX.

Пікірлер: 333
@kaamilabdirahman210
@kaamilabdirahman210 3 жыл бұрын
Ninka abwaanka ah ee heestaa iska leh Aadbaan u salaamayaa runtii waa abwaan farshaxan ah
@amiirkaamiirada1362
@amiirkaamiirada1362 7 жыл бұрын
reer waqooyi ma aha lkn walee inaan labo is waydinaynin ina aabo inay yhn murtida somaliyeen ha laga dambeeyo waqooyi eega laga bilaabo madaxay iisaran yhn viva waqooyi
@susanzuu791
@susanzuu791 5 жыл бұрын
Dhakhtirikii jacaylka hadroowina shulaha shubay ka samayzta waa beri
@Hooyo1
@Hooyo1 5 жыл бұрын
amiirka amiirada like maa ku raadsanoysaa abti
@nimcohassan4889
@nimcohassan4889 4 жыл бұрын
Runtaa
@cawilsudaysi
@cawilsudaysi 5 жыл бұрын
Cilmi boodhari, Cali Sugule, Cabdi Qays, Cabdi Iiidan, Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye, Hadraawi, Sangub, Qaryaan Dhoodhan, Huryo, Bidde, Cartan, Yamyam, Qarshe, Aadan Tarabbi, Sooraan, Abwaan Dheeg, Sadiiq Burmad, Laabsaalax,Jaylaani, Cumar Dhuule, Weedhasme, Ababe, Dhako, Gadhle, Faysal Omer, Qoryare, Cali gaab, Faysal cumar, Budul, Barre fiidow, Xasan muumin, Xasan cilmi. Ilaahay Haw Naxariisto Intooda Dhimatay, Intooda Noolna Cimirigooda Haw Siyaadsho, Ilaahay Ha Barakeeyo Maan-Maalka Aaalaaba Walwaala Dareenada Bulshada. 2019 Hadaad Daawanaysid Like Iyo Waxaba Ku Boob.
@maxamedjaamac508
@maxamedjaamac508 4 жыл бұрын
Waxaad ka tagtay Aadan tarabi iyo maxamed cali kaariye oo lagu naanaysi jiray dhakhtarkii jacaylka
@axmedcismaan6497
@axmedcismaan6497 4 жыл бұрын
Kaw waar maxaaa abwaano ku jira heesta
@axmedcismaan6497
@axmedcismaan6497 4 жыл бұрын
@@maxamedjaamac508 maxed cali kariye magaciisu kuma jiro laakiin dhaqarkii jacaylku waa isaga
@CabdiMaan706
@CabdiMaan706 4 жыл бұрын
Adan tarabi baad ka tagaty heestana uu ku jira
@maxamedfaarax2954
@maxamedfaarax2954 3 жыл бұрын
Dhakhtarkii jacaylkaad ilawday Maxamed cali kaariye
@hamdaadam2511
@hamdaadam2511 7 жыл бұрын
reer somaliland waa dad best talent ah oo samayn ku leh somalida kale hormodna u ah dhinac walba nooooolaaaada
@abdirashidmustaphe5701
@abdirashidmustaphe5701 7 жыл бұрын
Hamda Adam thankz nazapeey
@emem2402
@emem2402 7 жыл бұрын
runtii heestan oo kale fanka soomalida waay ku yar tahay maxamed adan dacar baa hada ka hor hees ka sameeyey abwaanada jacaylka Best song of the year weeye runtiii
@afyareofficial3050
@afyareofficial3050 3 жыл бұрын
2021 hadii aad daawanisid like iisar ama ila waxad layaabtay 2020
@bintuabdirashidhassan362
@bintuabdirashidhassan362 4 жыл бұрын
2020 hadaad dawanayso like hayla dhaafin😂😂
@niamasaed6523
@niamasaed6523 3 жыл бұрын
😂wleh anah dawanayah
@Who_are_you900
@Who_are_you900 Жыл бұрын
2022 𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗮𝗮𝘄𝗮𝗻𝗮𝘆𝗮𝗮𝗮 ✌🏻✌🏻🙋‍♂️
@user-pc9ez6dx3c
@user-pc9ez6dx3c 11 ай бұрын
2023😂
@bintuabdirashidhassan362
@bintuabdirashidhassan362 11 ай бұрын
@@user-pc9ez6dx3c😂 ku celis ana imka😂😂
@jamilamohamed9584
@jamilamohamed9584 6 жыл бұрын
Esh calaa hees toooop nolada intii nolol jirto rer Somaliland love and bigg respect 💯👌👌👏❤💚💛
@fadxxiiid1185
@fadxxiiid1185 10 ай бұрын
Musiga heetu wuxuu lee yahay ❤❤qoor yare ladhuubtee 2023 inta daawanaysa ee
@koocaninkeedihore4903
@koocaninkeedihore4903 7 жыл бұрын
Heesta Sanadka Weeye Cirro xidigaha Geeska One love Soomaliland
@hamdaadam2511
@hamdaadam2511 7 жыл бұрын
wooooow layskama dhigee waa loo dhashaa anigu waxan ka helay xidigaha geeska marku leeyahay ficilkay samaynayan
@hargaizawihadalsame7710
@hargaizawihadalsame7710 6 жыл бұрын
Wooow ciro noolow iyo xidiguhuba hoyga fanka somaliyeed Hargaysa Hadhwanaag allow noo barakee
@hamthanourabeauty2159
@hamthanourabeauty2159 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto abwaaniinta inta dhimatay inta noolna cimriga ha u barakeeyo berigan dhagaysan jiray sooraan wuu noolaa allow u naxariiso🤲🏻
@kahinibrahim7866
@kahinibrahim7866 7 жыл бұрын
hhhh xikmo sxbow run waye walahi rag rag dhalay waye reer waqoyi aniga cadaw kuma ahi lkn raga waxaas u qalmo waa la siya
@abdiqani1996
@abdiqani1996 7 жыл бұрын
heestii heesaha weeye tani camii inta iga danbaysa like
@khadarlaab3996
@khadarlaab3996 5 жыл бұрын
Axyaaaa heees
@khadaridea7824
@khadaridea7824 5 жыл бұрын
Correct
@deqafinto3721
@deqafinto3721 4 жыл бұрын
@@khadarlaab3996 dibalaahi
@nawaalaadan7478
@nawaalaadan7478 6 жыл бұрын
Cod iyo qurxba iyo steelba wuu haya maxmd bakaal cirro😗😘😘😍😍
@nimcodheman3613
@nimcodheman3613 7 жыл бұрын
Way iga gadan tahy cirooy heestani one love xidigaha 😘👄❤
@yurubmxed5570
@yurubmxed5570 5 жыл бұрын
l
@abdirahmanelmi24
@abdirahmanelmi24 3 ай бұрын
May Allah grant his mercy up on all the legends mentioned in this Song. May the deep eloquence of the Somalis prevail with love and harmony ❤
@axmedxaaji-cm3rp
@axmedxaaji-cm3rp 8 ай бұрын
Dadkiih Fanka izka laHaaa❤
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 7 жыл бұрын
igu qabta ana like my brothers and my sisters
@hanahaaaji8728
@hanahaaaji8728 7 жыл бұрын
hhhhh
@c.raxmaanmaxamed4280
@c.raxmaanmaxamed4280 Жыл бұрын
Hees xasuus gaar ah igu leh 2017 2023 ban dib u soo xasuustay heeskan🥰
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Ayaanti ugu dambaysay 2020 sanadka fajaca Nin dhagaysanaya oo rajaynaya inu no wacnaado 2021 ku liketa ha la dhaafin gop ba tehee
@AhmedSomaliTV
@AhmedSomaliTV 7 жыл бұрын
Woooow ciro fanaan jira noolow
@maankanewaction1950
@maankanewaction1950 6 жыл бұрын
Walee xamadi quwen raaradis ayey ku heysaa maxamed ciro inta igu raacsan like hasaaraan
@maxamedfaarax2954
@maxamedfaarax2954 3 жыл бұрын
Cilmi boodhari, cali sugule, cabdi qays, Cagaf, maxamed cali kaariye (dhakhtarkii jacaylka) cabdi iidaan, gaariye, hadraawi, Sangub, dhoodaan, huryo, axmed salebaan bidde , yamyam, C laahi Qarshe, aadan tarabi, sooraan, abwaan dheeg, sidiiq burmad, laabsaalax, jaylaani, cumar dhuule, weedhsame, ababe, ibraahim gadhle, faysal cumar mushteek, Qooryare ,cali gaab, axmed budul, barre fiidoow, xasan muumin, xasan cilmi, abwaan shube 32 abwaan oo umada soomaaliyeed saamayn ku leh
@cazzkahp0i310
@cazzkahp0i310 3 жыл бұрын
Warunta
@fadumogarnaayl4980
@fadumogarnaayl4980 2 жыл бұрын
Abwaan mohamed cali kaariye wuu ka tegey macalinkii jacaylka
@simranaadan1215
@simranaadan1215 4 жыл бұрын
12/08/2020 ayan dhagaysanya alxmd jacayl kayga waan heystaa adinkana nolosha idinma xumeyso like ta
@munaindhomashaallah5166
@munaindhomashaallah5166 7 жыл бұрын
wooooooof wooooooof wlhi msha Allah /( Xigigaha Geeeska )
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 4 жыл бұрын
Allaylehee wuxuu si dhab ah uun uga hadlay abwaan cagaf alle ha u naxariisto ee
@jimcaalecabdi1714
@jimcaalecabdi1714 Жыл бұрын
Still watching 2023 xidigah geeska waa loo xiisay wlhi💔
@saidindho6724
@saidindho6724 7 жыл бұрын
Woooow mansh allah waa hees shidan ciro salaan sare brother
@abdisitarsomhood3053
@abdisitarsomhood3053 7 жыл бұрын
heesta qarniga hhh axya hees uu abwaan qoore maxamed ciro na ku luuquyo❤❤👏✌✊👌💜💔💛💗💚👍🙌😊❤❤
@king15716
@king15716 3 жыл бұрын
Waqooyi hoyga fanka soomaaliyeed viva waqooyi
@leylaismail5978
@leylaismail5978 7 жыл бұрын
ciro waa ka kali ah aan ka dhagaaysto runti fananinta g/ Africa waa bal inanu UK casumaad uga soo dirno 👍👍👍👏👏 💯💯💯💯♥️✋
@marshaal1234
@marshaal1234 7 жыл бұрын
Leyla Ismail wa fanan kaliya aan anba dhegaysto
@deeqocadey6674
@deeqocadey6674 7 жыл бұрын
abdi aziiz mohamoud hhhhhh
@zulthanmorgan4309
@zulthanmorgan4309 7 жыл бұрын
Macha Allah hoyga fanka allow idin dhowr
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 6 жыл бұрын
Mohamed ciro inabo caaadi ma aha💝💝💖💖💖💖💖💖👌👌👌👌👌👌👌
@hibokayd8235
@hibokayd8235 7 жыл бұрын
ninkani cod baa la saray lakin ila hada man garan sababta magicsa aan loo hadal hayn nin jira ciro waa igu balan inad timad norway
@guledrage8146
@guledrage8146 7 жыл бұрын
Hibo Kayd hibo ciro waa legend lkn cid soo casuntu waayay ana waa inaan france keena
@alfananxariiryaresomalilan4548
@alfananxariiryaresomalilan4548 6 жыл бұрын
Guled Rage PARIS lyon nantes samour nice kuwoo dhawayn donaaa
@asmamuuse2298
@asmamuuse2298 6 жыл бұрын
Hibo Kayd nolow ciro
@mahamedahmed598
@mahamedahmed598 6 жыл бұрын
Hibo Kayd .wlhi wakugu racsanahay cirro wa fanan jira
@layloahmed5729
@layloahmed5729 6 жыл бұрын
Hibo Kayd
@crahmanmahrez1810
@crahmanmahrez1810 5 жыл бұрын
🔥Hadaad daawanayso 2019 like iigu qabo🔥
@HaykalHakul-uw9vb
@HaykalHakul-uw9vb 4 ай бұрын
Abwaan jiheeeye faylasuuf caadiya weeeye taariikh galeeena heeesta wuuku farayaraystay waxan odhankarnaaa waa Abwaan kii qarnigan
@umalsharaf359
@umalsharaf359 7 жыл бұрын
khadtar allow idiin daaa xidigah geeska
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 6 жыл бұрын
Hargaysa hoyga fanka💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟
@HibaadMowliid
@HibaadMowliid 10 күн бұрын
Heestan jeclayaa❤😮
@najiibhassan
@najiibhassan Жыл бұрын
Yaa dawanaya 2022❤
@sharky_boyy
@sharky_boyy 7 жыл бұрын
yaa salaam meek buu saaray hees lagufarayareystay so beautiful
@alizaqaali1438
@alizaqaali1438 7 жыл бұрын
ciro wlhi waaa fanan jira kaliya jeclahay inaan dhagesto 😙😙😙😙😙
@munamohamed2133
@munamohamed2133 6 жыл бұрын
masha allah
@munamohamed2133
@munamohamed2133 6 жыл бұрын
xidigaha geeska
@mahmuddaud8802
@mahmuddaud8802 6 жыл бұрын
waa fanaan qiimo kuleh bulshada dhexdewda
@sackstudio4837
@sackstudio4837 6 жыл бұрын
Hees mcn ciro xidigaha geeska
@ademsheikofficialchanell5985
@ademsheikofficialchanell5985 6 жыл бұрын
waaaaa heeees Mcn ciro nolow sxb
@apdihakinhusein5631
@apdihakinhusein5631 5 жыл бұрын
Inta 2019 daawanaysah ee fasaxa ku jirta like saar 🆗️
@horifadhimedia5964
@horifadhimedia5964 3 жыл бұрын
2021 ayaan fiirsanoya
@maxamedjamac2821
@maxamedjamac2821 5 жыл бұрын
maxaned Ciro nin sare nolow 👌👌👌👌👌👍👍👍👍💝💝💝💝💝
@kaderkalinleh3306
@kaderkalinleh3306 7 жыл бұрын
Nice ciro
@nuurkeyhaji
@nuurkeyhaji Жыл бұрын
AFTER 5 YEARS 🥰 my allah have mercy our parents
@axmednuur546
@axmednuur546 4 жыл бұрын
Heesahaaga tan ku haystaa zxp qlli
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 Ай бұрын
Shulahaa dhigay micnaheeda
@saadaqcabdi6763
@saadaqcabdi6763 7 жыл бұрын
horumar wcn
@afyareofficial3050
@afyareofficial3050 4 жыл бұрын
ciro waa fanaan Buuxa
@mannalahmed3786
@mannalahmed3786 7 жыл бұрын
Waaaaaw Dhamaan Waa lagu dhanyahay 😉😉😉😉😉😉
@sagalahmed4139
@sagalahmed4139 6 жыл бұрын
Woaw cirre hees iga dheh
@fatmamohamud9742
@fatmamohamud9742 6 жыл бұрын
Wooooooooooooow ciro
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 Жыл бұрын
HeesTan Jecliya abwano qimaLeh runtii lantood fanaan mu Jireen ✅
@inankafikirdaficanbashirnu6167
@inankafikirdaficanbashirnu6167 6 жыл бұрын
fananka sanadka
@siciidgaagaale8553
@siciidgaagaale8553 2 жыл бұрын
Jacaylkii Siciid gaagaale Oonta Kajaray Jiifna Udiiday😢
@dgabdydgabdy2972
@dgabdydgabdy2972 6 жыл бұрын
heestani waa hesti ay in badan sugeysey reer soomaliland
@tanhang8697
@tanhang8697 7 жыл бұрын
woooow inama caadi mahe heestaniye ciro nin gacan ku tagye adiga ka wataye
@user-fp4yq1mj6k
@user-fp4yq1mj6k 6 ай бұрын
Taniheestaheesaha❤❤❤😮
@abdulhassan4693
@abdulhassan4693 8 ай бұрын
Abwaan tukaale maanan maqal aniga sadexda abwaan oo ugu weyn waxey kala yihiin maxamuud tukaale,Maxamuud cabdulahi ciise singub iyo Maxamed cali kaariye sadexdaba waa reer somaali galbeed
@mushtaqahmed7663
@mushtaqahmed7663 6 жыл бұрын
waaaaaw ilove
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 6 жыл бұрын
Heees waaa dhaaafty😍😍😍😍😍😍
@cabdiwalisabriye8519
@cabdiwalisabriye8519 5 жыл бұрын
Heestan abwanka sameyay waa jaheeye wana abwan dhalinyar oo reer jabutiyah
@IsmailHussein605
@IsmailHussein605 Жыл бұрын
inta dawanaysa 2023 like 👍😍♥ waa xagina
@zakiaabi3144
@zakiaabi3144 5 жыл бұрын
Abwaaniintoo dhan dhinacaaga ka eeg ciro sxb
@sahalcali4196
@sahalcali4196 7 жыл бұрын
Ciro +Cabdi hani +Biikee waa hobolada aan gugan cusub ee 21aad ugu codka macaan hobolada raga ahee geeska Africa noolaada sxbyaal
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 3 жыл бұрын
Qarniga mise guga
@haashimcabdullahiaxmed4261
@haashimcabdullahiaxmed4261 5 жыл бұрын
waryaa waa abwaane ala hayaay
@mariahassa
@mariahassa 5 жыл бұрын
Sida ay isku fadhiisaayan an ka heay 👌👌👌👌
@ilyaasmahamed271
@ilyaasmahamed271 7 жыл бұрын
woooooooow eeshcalaa hees abwaano badan ayay ixasuusisay
@cawilmohamettcabziye2738
@cawilmohamettcabziye2738 3 жыл бұрын
2021 hadaad daawanayso like iisaar
@hindaomar6758
@hindaomar6758 7 жыл бұрын
waaaaw ciro
@abdirashidmustaphe5701
@abdirashidmustaphe5701 7 жыл бұрын
aar cirro mad ii gaysiinoo hhhh ciro adaan ku wataa zxpow
@sawdamaxamed6060
@sawdamaxamed6060 10 ай бұрын
Sannadkn hestan la qaday hooyaday way ila jogty😭😭😭 manta dip 25/ 9/2023😢
@asmatahir1848
@asmatahir1848 10 ай бұрын
Kula mid baan ahay wlhi waan isla dawanayan sanadka dhamadkiisina way iga geriyotay ilahow ku naxariiso adiga umada islamka ah😢😢
@hibaaqcalihasan4864
@hibaaqcalihasan4864 6 ай бұрын
Sorry wllo Ilahy hooyadaa mcn haw naxariisto adigana qalbiga rabi hakuu adkeeyo
@nimcomohamed9407
@nimcomohamed9407 7 жыл бұрын
Nice song
@cabbascabdullaahi7660
@cabbascabdullaahi7660 5 жыл бұрын
Keepgiong brother ciro
@xaawaxuseen1419
@xaawaxuseen1419 6 жыл бұрын
Ciro waa nin ku yar ad adag xaga jacaylka waayo xaaskiisa ifrax hargeisa masoo dhaweeyo, sida mursal iyo khadra ama Asma love iyo furinle any way Ciro waa looga jajaban yahay xaga romantic ee ha is dabciyo sidan lama amaanayne
@faisayousuf2351
@faisayousuf2351 6 жыл бұрын
Xaawa Xuseen wax garad wallhi
@xumayramohamed3984
@xumayramohamed3984 6 жыл бұрын
aaad maba arag isago sida qolyaha kle gabadhisa xageda is dabci ciro niyow wa maxay is adkaynta inta laeg
@macoeahmed1923
@macoeahmed1923 4 жыл бұрын
Aniga kaliyaad iga tagatay,Gacantayda ku qorsy macaceeda😥
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 2 жыл бұрын
😍😍😍👏👏👏👏👏
@abokormahamed2866
@abokormahamed2866 6 жыл бұрын
Heestu waa fani
@hassanahmed2067
@hassanahmed2067 Жыл бұрын
2022
@abdifadoulguedi6027
@abdifadoulguedi6027 7 жыл бұрын
Heesti qarniga iga laxan sare machallah
@abdiibrahim1133
@abdiibrahim1133 7 жыл бұрын
hamda queen af wacanaa ilahaw iidaa queen
@amenIbrahimawale
@amenIbrahimawale 6 жыл бұрын
Heesta weedhsame waa abwaan qaliya ,laabsalah iyo Hadaraawi
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 3 жыл бұрын
Aniga oo ka soo jeeda jamhuriyada somalilayn waxaan qirayaa in LA ilaawey abwaan maxamed Cali kaariye
@mohamedfaysal5663
@mohamedfaysal5663 Жыл бұрын
Waa dhakhtarkii jacaylka zhp waana naanays uu caan ku ahaa
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 Жыл бұрын
@@mohamedfaysal5663 abwaaniina fanka iyo suugaanta soomaaliyeed halkaa soo gaadhsiiye:1-ismaaciil cagaf 2-xussen aw faarax 3-sulub cumar(aabaha raaxeeye) 4- saxardiid maxaned jebiye 5-ciise warsame dhancade 6-hadraawi 7-cabdi Qays 8- Cali sugule 9-maxamed cumar huryo- 10- axmed saleebaan bidde 11-cisman askari 12-cabdi Cali weyd13- dacar14- xasan ganey 15- xasan qawdhan 16-sangub 17- maxaned Cali kaariye 18- barre maxaned fiidow 19- yam yam iyo qaar badan oo aanan halkan ku soo koobi karin
@sacdalove297
@sacdalove297 7 жыл бұрын
libaax meel istaagay 😍
@iqrasicidcbadi2963
@iqrasicidcbadi2963 7 жыл бұрын
eeshcalaaa heeees way marayayba
@ahmednuclear1723
@ahmednuclear1723 7 жыл бұрын
libaax sare fariid
@africasandamiano6496
@africasandamiano6496 7 жыл бұрын
Apdi qaYz AadeN Tarabi hadraawi Cabdi iidaan DhakhtarKi Jacaylka dheeG BaraViido dhuuLe HurYo Weedhsame inTaaPa WalaHi Waa Ragg aaN aad U taaGeero
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 7 ай бұрын
Suugaan soomaali power tignolaji best
@menace2society599
@menace2society599 6 жыл бұрын
Xidigaha geeska are so litttt wallahi ahahahahah
@Aduunka252
@Aduunka252 4 жыл бұрын
Dhaqtarkii jaceylkiyoo waxaa laga wadaa aan u malenayaa maxamed cali kaariye
@maryanfarax8903
@maryanfarax8903 Жыл бұрын
7/9/2022 bn.dhagasynyas hadraawi allow unaxriiso
@abdikarinhasanahmed8170
@abdikarinhasanahmed8170 6 жыл бұрын
Abwan labsalax heestan wuuso caday
@mankamuuse474
@mankamuuse474 6 жыл бұрын
Hees macan
@ayatullahmohamettfardallea445
@ayatullahmohamettfardallea445 5 жыл бұрын
Maxamed bakaal ciro 👏👏👏
@sakidalmar1231
@sakidalmar1231 5 жыл бұрын
Waaaaaah waaaaaaaah xidigiii xidigiiinta
MAXAMED CIRRO BAKAAL MA ADO QUDHA OMAAN NEW YEAR 2018
7:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,7 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 91 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 49 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
CABDIRISAAQ ANSHAX KA ILBAXAY NEW VIDEO 2017 HD
8:18
Hawraar Music Production
Рет қаралды 910 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 280 М.
Maxamed Ciro NAFTAYDAA XULASHO DARAN l HD
6:28
Abdirahman Somali
Рет қаралды 466 М.
MAXAMED CIRO KALGACAYLKA BADAN BADH KUREEB QALBIGA 2017 HD
7:45
Hawraar Music Production
Рет қаралды 246 М.
Heesti Habkusoodheh Jacaylka By Max'ed Ciro & Hodan C Raxmaan
10:52
Horn Cable Tv
Рет қаралды 351 М.
Maxamed Ciro Hafar baad ku Nooshahay 2013 HD   YouTube
7:03
mahamed mushtar nasri
Рет қаралды 325 М.
MAXAMED BK 2017 HEESTII SANADKA DHULKA SOCO IN KUGU FILAN
6:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 7 МЛН
MAXAMED Ciro HEESTA (Jaceyl Eber Keenay) BY LA CAWEE LIBAAXA
4:10
Hawraar Music Production
Рет қаралды 941 М.
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 493 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 67 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2 МЛН
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 15 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,5 МЛН