Maxay yihiin Diyaaradaha Cusub ee Somaliland?

  Рет қаралды 10,674

MM Somali TV

MM Somali TV

Ай бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 75
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
wataa shaqo !!!!!! gacmo wadajirbay wax ku gooyaan !!!!!!!!!!!! from saylac
@jurganklopp9755
@jurganklopp9755 Ай бұрын
In dhulkeena la iibinayo ma ku raacsantahy chp 😮😢
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
@@jurganklopp9755horta iib ma jire adigu intaanay qaloocin hadalka ma tahay kuwii lahaa xaqlayaashi ilahay ku beeray mise waxaad kasoo jeeda somalia federal state mise somalinimo ayaad ku hadlaysaa oo waxaad tahay Djibouti/DDS/Kenyaati horta xageed tahay markasaynu fayidada iyo qassaraha ka hadlaynayee ??? from saylac city baladka maskaxda iyo xadarada somaliyeed
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh Ай бұрын
FAQASH IBNA FAQASH AAMIS OO ISLA YAAB
@jurganklopp9755
@jurganklopp9755 Ай бұрын
@@ahmedgaileh War nio Faqash maahiye somaliland kula jooga waliba caasimada wlaahi, lkn waxa yaab ah waxaan islahaa way ka soo hor jeedan reer saylac in ethiopian loo keeno ee dhalaanyow la dhahy ictiraaf ayaan ku tusaynaa saa hayla hadlin😐
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
samadiina loo guur somaliay qarax ama ethiopia soo ashkatee !!!!!!! from saylac
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 Ай бұрын
❤❤ wale. Wad. Asibtay😂
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Afsomali kugu daag oromo wll
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
@@superfun1819 jareertu janada haku gayso
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan Ай бұрын
اللهم بارك في ولي أمرنا واحفظه واغفر له
@mohazat5009
@mohazat5009 Ай бұрын
😂 ولي امر
@mohamedhussein3473
@mohamedhussein3473 Ай бұрын
Nin yahow dalkani waxaa uu baahanyahay khuburo dayuuradaha..
@user31451mohamed
@user31451mohamed Ай бұрын
Haa pro insha allah waan ku han wayn nahay inaan samyno insha allah far kaliyi far ma dhaqdo idinkuna gacmaha is haysta if allah say
@user-bm9eg9kh2n
@user-bm9eg9kh2n Ай бұрын
Manshallah
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 Ай бұрын
Masha allah guuul❤
@HanadhassanAde
@HanadhassanAde Ай бұрын
Masha Allah guul
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y Ай бұрын
Masha allah gull sland❤❤❤
@IsmaaciilMuuse-ro3cp
@IsmaaciilMuuse-ro3cp Ай бұрын
😂guul mashalah
@user-fb7or3ej2g
@user-fb7or3ej2g Ай бұрын
Ciilqabayaashii way ciyayaane 😅, Somaliland ❤
@IlyasGucci
@IlyasGucci Ай бұрын
Horaa loo soconaya
@zakirboss143
@zakirboss143 Ай бұрын
Waa diyaarad ka kacda Oog oo Lascanod duqeysa ... Sidii tii ka kacday Hargeysa ee biyo shiinaha duqeysay
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 Ай бұрын
Bismillah 😢. Allow hana. Tusim tas. Ma dad xun bad no malaysay
@abdullahikhanfilms4468
@abdullahikhanfilms4468 Ай бұрын
Waxan miya diyarad ah qolka kudhex jirta 😀😀 kkkk
@Banuhashim237
@Banuhashim237 Ай бұрын
XAMAR KA WARAN QARAXII KA DHACAY😮
@LST25
@LST25 Ай бұрын
​@@Banuhashim237 Goojacade kawaran😂
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Ай бұрын
Daasadaan naga wareejinaya nahaabiin
@MH__1__MH
@MH__1__MH Ай бұрын
Tan online ka laga helaa micno weyn kuma fadhido anaa dalban kara .
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Gabadha Muqdisho kaso baxday maho saad Somalia uluigooysan Allaha idin lugooyo Aakhiro iyo aadun From sanaag Somalia 🇸🇴🕊️ sheegato
@smeshcel3025
@smeshcel3025 Ай бұрын
Somaliland dheh qiyaali looma bahno
@smeshcel3025
@smeshcel3025 Ай бұрын
Somaliland dheh qiyaali looma bahno
@LST25
@LST25 Ай бұрын
​@@smeshcel3025 Cerigaabo waa Soomaaliya
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Jigjiga car 🚗 samaysay kaa maseertay muuse
@Zadaam.mahamed
@Zadaam.mahamed Ай бұрын
Lkn balal male miya diyaradu
@user-fc8kb8mv7v
@user-fc8kb8mv7v Ай бұрын
Waa kuwa caruurta ciidda lugu ciyaatsiiyo
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg Ай бұрын
Kkkkkk😂😂😂😂
@haboonadan
@haboonadan Ай бұрын
Walahay muuse iyo xertisu Waa faridiin. Markay ogadeen in shicibki ay naceen. Oo 7sano afka la hayaay. Ayay bilaaben in ay iska jeediyaan. Igu sawir.
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 Ай бұрын
Waa faridina aderka iska aman wan ku daremaynae 😂
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
Waalaahi.dadka.aqligaalagagacvciyasraya.sharafidhimatay.dadkii.maxayawaan.buu.noqday.filinkartoonkani
@hamsE.L
@hamsE.L Ай бұрын
Iyo iSLaanTaaN Aan WaxBa GaraNayn Ee JaaHiLada Ah🤣😂🤣😂
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
Waxanidiyaarado.maaha.maxaadadkaloowaalaya.filinkartoon.chajerk.kushaqaynaya.kamaradaha.loogutalagalay.naagtan.maxaykalasoodoneen.meesh
@AxmedAadan-rb2jy
@AxmedAadan-rb2jy Ай бұрын
Commanti ahan u akhriso😂😢
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Ай бұрын
Waa drones cadwaga sfcn ukarbashi doona wlee 😂
@Apdi_maalik
@Apdi_maalik Ай бұрын
Walee inabadan waan ku haminaayay inaan maruun diyaarado yeelano
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 Ай бұрын
Muuse juudan ma inageeniba isku ciyaaarna 😂
@yaasir1936
@yaasir1936 Ай бұрын
Xanuun baa ku haya , eyow eygu dhalay😊
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 Ай бұрын
@@yaasir1936 ismaba naqane mxd la oyday 😂
@Ismaaciil-nj1fj
@Ismaaciil-nj1fj Ай бұрын
Oo diyaradu makacayso miyaa😂😂
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 Ай бұрын
Hada la bilabaya. Ha nixin
@Ismaaciil-nj1fj
@Ismaaciil-nj1fj Ай бұрын
@@sharmakeofficial4254 25 un ha ilaawin wlle 😂
@hamsE.L
@hamsE.L Ай бұрын
MuuSe HanDaraaB WuXuu DhGaySaNayaBa MagaRaNayo😂😂😂😂
@abshirquraab1117
@abshirquraab1117 Ай бұрын
Wax noo sheeg maxaad u qarinaysaa hadaysan been ahayn ,been iyo khiyaal ku nool 30 Sano iyo ka badan waa kuwaan oo kale
@hctvs0mali327
@hctvs0mali327 Ай бұрын
Scarrup Ayaa Lagu Tusaysaa Oo Lagugu Soo tuurayEeDadka Qashinka Kadaaya
@haboonadan
@haboonadan Ай бұрын
Oo naagta maxaa loo qariyaay. Haday waxani ruuntahay. Walahay yaab.
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh Ай бұрын
WAXAA LOO QARIYEY WAJIGEEDA SI AANAD ADIGU INANTA U AFLAGAADEYN !!!!!
@haboonadan
@haboonadan Ай бұрын
@@ahmedgaileh 😂😂😂😂😂😂. Istaghafirullaah wallo waxba uma dirsadeen. Anba dumar ayaan ahay. Danbi guraynaya Ayad tahay.
@user31451mohamed
@user31451mohamed Ай бұрын
​@@haboonadan waxaloo qariyay inaan daba gal lagu samayn oo aan la soo bar tilmaamedsan
@haboonadan
@haboonadan Ай бұрын
@@user31451mohamed ok gartay. 👍👍👍
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
​@@ahmedgaileh😅😅😅
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Ай бұрын
Siyaasiyinta wada sharaxani waa kuwii siyaad bare wax ku hoos bartay. Maxaa diiday In C/riim x. Moge ama baashe Cawil la keeno?
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Ай бұрын
Waa laba shaqsi oo fiican labaduba oo da’yar taa macnahedu maaha inay kaligood ku nool yihiin Somaliland… waxa ku nool Somaliland dhalinyaro badan oo wax baratay oo rag iyo dumarba leh oo Daacad ah…. Kawaran hadii layidha mid walba madaxweyne halaga dhigo…. Mise adiga caadifad qabiil ku haysa oo arka kaliya ina Mogeh iyo Baashe.. Isdeji wllo adunku sida uma shaqeyo qof walba wakhti ayu leeyahay iyo calaf iyo nasiib…. Maraykankaba madaxweynahoda iyo ka la tartamaya labaduba waa 80 jiro… caqligu haku shaqeyo
@user-vl6ke2og5p
@user-vl6ke2og5p Ай бұрын
Bal naagtaas beenteey umada usheegeyso 34sano ayey been sheegayaan
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 Ай бұрын
Kkkkk wlh dad idinka khayaali badan waligey ma arag waartani diyaarad maaha kkk waar dadka beenta iyo marin habaabinta nooga daaya ciyaala suuqiinyohow
@user-bm9eg9kh2n
@user-bm9eg9kh2n Ай бұрын
Wa diyarha lagu barto baylodnimda
@user-qy9go8bv8z
@user-qy9go8bv8z Ай бұрын
At least waxaynu haysanaa biro aynu ku sheegno diyaarad mashaalah soomaaliland guul 😂😂😂
@ummulbaniinal7029
@ummulbaniinal7029 Ай бұрын
Waa tusaalayn wad arki doontaan
@ibrahimnour4221
@ibrahimnour4221 Ай бұрын
Hadi ad hore u doftay wad argi lahayd ( duliyaha aya lagu baaro taan yar).
@dalalmaakhiri1060
@dalalmaakhiri1060 Ай бұрын
🇸🇴🇸🇴😂😂😂WAALI aan XAD lahayn iyo XISHOOD li'i aan XAD lahayn markay is helaan waa NOOCAN oo kale!! 😂😂😂 MASAAKIIN wareerkii WAALI ku noqday weeye Xagee DIYAARAD iyo HAGIDI joogtaa! 😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Gmaaad
@Gmaaad Ай бұрын
Beenti baa bilaabatay waxaa ladoonaya dadka in 30 sano kale been lagu seeexiyo
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Ай бұрын
Muuse abaarso Nacalad
@yaasir1936
@yaasir1936 Ай бұрын
Makhnuud Eyow Eygu Dhalay
@abdallahassan9290
@abdallahassan9290 Ай бұрын
Riwaayad indhala, hhhhhh
@Somali3000-
@Somali3000- Ай бұрын
Beenta. Waa umad beenta ka daaya. Dayuurado isku dhaca yaa ka faaidi?? Ethiopia Airways sawabta hawada Jabuuti u stick maasha?............. Soo taat bilihii hore oranjirteen 2 Dayuurada ayaa isku dhici gaaray black bla bla bla...... Markaad dib ka ogaaten taasi Stupidnimo yaad hada tan la impatient...... Isaaqow tala keena walaal?
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh Ай бұрын
HUWANTU HA DHACDO OO HA DHIMATO
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 Ай бұрын
HHHHHHH YAA SIILKII HOYADAA KEEN ADIGU NEEFAW
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 Ай бұрын
Meesha ma ciyaal baa loo sheekenayaa😂
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 55 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 56 МЛН
Xaaladda Kenya iyo shuruudaha Mudaharaadayaasha oo Ruto saamayn kara?
11:39
SIRTA: HISHIISKA ITOOBIYA | SOMALILAND | IGAD | EU | MASAR
25:07
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 96 М.