MEEQA DAL AYAAD KU TEGI KARTAA PASSPORT-KA SOOMAALIGA?

  Рет қаралды 36,397

Maali Abdalla

Maali Abdalla

3 жыл бұрын

👉 Adeeg yada web design ka, xayeysinta google iyo facebook halkan nagalaso xiriir
👉 Email us: maaliabdalla2000@gmail.com
👉Telephone: +14034106334
wan idin salaamay saaxiibayal, muuqalkan waxaan ke eegaynaa inta dal ee aan ku tagi karto pasaporkeena soomaaliga.
fadlan ha hilmaamin in aad like gareyso video ga asxaabtadana la wadag.
mahadsanid.
Website ka passportindex wa kan : www.passportindex.org/passpor...
Linkyada muhiim ka ah:
👉 Fadlan kuso biir TikTok Account ka cusub: / realmaali
👉 Telegram Page ka Halkan kagasoo biir: t.me/+6g0wBJwTp5IwMjcx
👉 Daawada Timaha Bixisa: amzn.to/3ZGnXQ2
👉 Instacart ka kasheqeyso hadi ad Canada jogto: bit.ly/3Y14iIQ
👉 Ka shaqeyso Fiverr ka halkaan ka gal: bit.ly/3YillWO
👉 Usamee businesskaga website casri ah : bit.ly/3kX7C9I
👉 lacag kasamee Canva : bit.ly/3Rrc4JX
👉 Booqo store kayga: bit.ly/3jk5mci
Follow me on social media pages
My instagram: / maali_abdalla1
My Facebook: / maaliabdallaofficial
Linkedin: / maali-abdalla-3bb356113
Personal Email: maaliabdalla2000@gmail.com
Royal Hub Academy facebook page: bit.ly/3fK25gT
Royal Hub Academy: www.royalhubacademy.com
Royal Hub Academy Linkedin: bit.ly/3tMpRRp
Email us: royalhubacademy@gmail.com

Пікірлер: 87
@jaamaccali9670
@jaamaccali9670 3 жыл бұрын
Salaama Sxp frist
@nasteexman3353
@nasteexman3353 3 жыл бұрын
Horay u soco my brother 🙏👌
@mobashir-ms1vz
@mobashir-ms1vz 3 жыл бұрын
mahadsanid pro
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 3 жыл бұрын
Thnks 👏👏👏👏
@shukriamoha3293
@shukriamoha3293 3 жыл бұрын
Thanks 🙏 bro 😎
@najmahussein3502
@najmahussein3502 3 жыл бұрын
Thanks 👍
@adamibrahim8777
@adamibrahim8777 3 жыл бұрын
sxb keep going
@KOLOKOLO15
@KOLOKOLO15 3 жыл бұрын
Zxp mar walba garabkaga ayaa nahay alle haku sharfo
@faraxahmed4160
@faraxahmed4160 3 жыл бұрын
I am new bro thanks you
@farxiyomuxudiin4811
@farxiyomuxudiin4811 Жыл бұрын
Waa.ok
@GaajoDiid
@GaajoDiid 2 жыл бұрын
Aniga waa hasta pasboorka somali ❤👍🇸🇴
@filsanharbi2942
@filsanharbi2942 2 жыл бұрын
Ayan rba
@shimalishorts8899
@shimalishorts8899 3 жыл бұрын
Waku ZalamaY zxp Marwalba XOXO faaido Leeh baa Noso Guudbisaa shukrn wll 1000 jeer jaza kalaha
@jamiilamohamed6831
@jamiilamohamed6831 3 жыл бұрын
Walaaal halkee kaala sooxiriira kuubahane Adoo raaliya khalad iifahmaynin
@axmedbaashi9386
@axmedbaashi9386 3 жыл бұрын
Keep going Bro
@rashkatv3422
@rashkatv3422 3 жыл бұрын
Malaysia ana kaga marqaati ah visa on arrival 30 bari ah waye ana tagay 2011 ki
@BtsArmy-sn3kl
@BtsArmy-sn3kl 2 жыл бұрын
Micnaha marka airporka ka tagto ayaa laguugu dhufanaa moyaah Mrkaaz lacagaa bixinee 🤒
@cabdiladhiifcumar823
@cabdiladhiifcumar823 Жыл бұрын
@@BtsArmy-sn3kl ifahansii sxb
@Barkhad181
@Barkhad181 3 жыл бұрын
Waxad kashekeysa anigo basaborka sedekanada vise pisness ah kakasohadal pls pls🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@axmedxuseen3274
@axmedxuseen3274 3 жыл бұрын
Sxp bari vlog noo soo gali
@samatargarmajo3405
@samatargarmajo3405 3 жыл бұрын
Azc zxp waxaanu kaacodsanaynaa inaa hal vedio oo aad zu aalaha kaga jawaapto inaad noosoo zamayzo pr0.
@mohanzacomedian8129
@mohanzacomedian8129 3 жыл бұрын
Wllky Waanku Salaamay Marka hore Marka Xigto Su.aal Ayaan Wataa su.aasheyda waxay thy kirida guryaha waa immisa ama iibsahada wllkie
@anharabdi9198
@anharabdi9198 3 жыл бұрын
Asc wll noga so hadal Argentine iyo sida aan ku tagi karno plz
@ladancabdulaahi2117
@ladancabdulaahi2117 2 жыл бұрын
Masha allah wll hore u soco anigane subscribe ii sasr
@nurasharif1583
@nurasharif1583 3 жыл бұрын
@RaxMo-mk9eh
@RaxMo-mk9eh Күн бұрын
Eritrea ayaan rawaa
@jaamacrashiid764
@jaamacrashiid764 3 жыл бұрын
Waad mahadsantahay sxb maali abdallah. Sxb horena waan kuugusoo diray fariintane. Qof haysta passport somali, ganacsi maka samaysankaraa canada? Sidookale ganacsiyada ugu fiican ee hadda laga samaynkaro canada iisheeg.
@luckyforyourself6617
@luckyforyourself6617 3 жыл бұрын
Maya waa ogahay
@aliabdule1043
@aliabdule1043 2 жыл бұрын
Tanaa ku suaali rabaa
@daacadofficial5674
@daacadofficial5674 3 жыл бұрын
Qarash soolagagama baahno wll iisheg marka dalbaneyso
@Beldaje
@Beldaje Жыл бұрын
Asc sxb iwaran waku rabay
@sufifarah7052
@sufifarah7052 3 жыл бұрын
Bro passport somali maku imaan karaa Canada vis shaqo aniga oo ku nool wadamadan carabta
@mulkiali5007
@mulkiali5007 2 жыл бұрын
Basspot somali ah hadan Hesto iyo Visa maku tagi karaa wll dubai iso jawab
@arshad0922
@arshad0922 3 жыл бұрын
salam sxb, Weli maragtay qof passport somali sita oo ku yimi Canada Visotor visa ama study permit( Visaha waxbarashada) , ama Immigration systems ka kale ee lagu yimaado Canada sida Express enrty...etc waxan rabaa Graduate School inan soo apply gareeyo aniga oo passport somali sita.
@safaosman2004
@safaosman2004 3 жыл бұрын
Wll hda wax warbixin ah ka hesho inta ma ku so qori karta
@fariixacabdi3158
@fariixacabdi3158 2 жыл бұрын
Hadda dalka tago maa joogi karaa mise walii soo celinaa
@abdulaahimaxmuud2566
@abdulaahimaxmuud2566 3 жыл бұрын
Sxp Kenya passport soomliga ah .makutagigaraa bilaa vissa
@ubaaleyare3105
@ubaaleyare3105 3 жыл бұрын
Sxb germal. Maku tagi karaa
@muhudinhassan3904
@muhudinhassan3904 3 жыл бұрын
M.a sxb maalli waxaad ii ka jawaabtaa hadan somali ahay oo aanan haysan passport aanan haysan oo aan rabo inaan soo qaato hadaba ii sheek sharuudaha laikaga baahanyahay iyo qarashka ku baxayo mahadsanid sxb qaala
@boqormaan
@boqormaan 2 жыл бұрын
Zxb anaa hada passport somalia rabo sidee loo codsadaa
@muhudinhassan3904
@muhudinhassan3904 2 жыл бұрын
@@boqormaan imigrationka somaliya ka dalbanee
@filsanharbi2942
@filsanharbi2942 2 жыл бұрын
Wall ani hada jasirda marykanka kudhow
@falastiinaxmed8376
@falastiinaxmed8376 Жыл бұрын
Adika nabarkaadi qabka nasiiy
@user-su3ju3ob3l
@user-su3ju3ob3l 7 ай бұрын
Wllo anigo passbor somli anigo hesto ma adigara keyya viso la aan
@sharmarkeahmed6278
@sharmarkeahmed6278 2 жыл бұрын
Walal waxaad kasoo hadashaa passport somaliga iyo canada.
@toxiczeos
@toxiczeos 2 жыл бұрын
Zhp meqa aya passport lagu samesan kara
@ahmez5385
@ahmez5385 2 жыл бұрын
Sxb USA malagu adi kara passport of somalia
@asadsalaxbare7467
@asadsalaxbare7467 Жыл бұрын
Barnamij Ayakarabaa
@abdihakimcade9023
@abdihakimcade9023 Жыл бұрын
Somalia indho aday goodda ayaa la yaabay iyagoo is qarxiya dadka musliimta masaajida ku laayahy ayay ku leeyhin passport Somalia ayaa meel ku mari adduunka wax ba kama tihid cid ku qiimaynaysa ma jirto Passport Somaliland Ayan ka qiima badan
@mohamedmohamud7989
@mohamedmohamud7989 2 жыл бұрын
Passport ka 5 ee ugu xun aduunka
@mulkiali5007
@mulkiali5007 2 жыл бұрын
Dubai malagu tagi karaa
@ibnukhaledofficial6427
@ibnukhaledofficial6427 3 жыл бұрын
Brother waxan ka codasana passport Kenya Hadi an hesto intee kutage Kara mxana laiga bahanyahy iso jawab bro
@ubhmu14
@ubhmu14 3 жыл бұрын
Kenyan passport meelkaste ba lagu adikara
@ibnukhaledofficial6427
@ibnukhaledofficial6427 3 жыл бұрын
@@ubhmu14 ok markan ku Ade karo mxa liga bahanyahy
@mixilesugaal8646
@mixilesugaal8646 2 жыл бұрын
Waxaad iiga jawaabta wll adoo mahadsan hada fariintayda aragto, passport ka somaliga ma ku tagi kara hada dubia, se suuro gal ma tahay in visaha si fudud ku helo ba hadan sito passport somali
@nuurjakula2280
@nuurjakula2280 2 жыл бұрын
Mya wll passport somlia ah laguma tago dubai hadaa kenya ama ithopia wadato waa ku tegi kartaa
@dalmarmohamed5100
@dalmarmohamed5100 Жыл бұрын
30 Million baan nahay kulahaa kkk
@adamibrahim8777
@adamibrahim8777 3 жыл бұрын
sxb nambarka ga ayaan rabay
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
Gmailkaaga ii sheeg
@Suheyb639
@Suheyb639 3 жыл бұрын
Visa arrivel maxaa loola jedaa ustaad
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 3 жыл бұрын
Garoonka dal kale marka aad ka degto ayaad fiisaha ka qaadaneysaa.
@abdihakimcade9023
@abdihakimcade9023 Жыл бұрын
Passporka Somaliland Aad u qiima badan shacabka somaliand hala qaato waa iga Talo
@tijaabiaqoontaada1371
@tijaabiaqoontaada1371 3 жыл бұрын
Sxp waankupriyaaisoo jawab mareymka mldi kraa
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla 3 жыл бұрын
Sxb waa la aadi karaa balse waxay ku xiran tahay barnaamijka aad ku aadayso nooca uu yhy iyo sida aad jaanis ka u hesho
@tijaabiaqoontaada1371
@tijaabiaqoontaada1371 3 жыл бұрын
@@Maaliabdalla meqaa lagu aado sxp beesda dhalashomalgirabaa
@tijaabiaqoontaada1371
@tijaabiaqoontaada1371 3 жыл бұрын
Isoojawaabsxp waadmhsanthy wll
@umuazim9489
@umuazim9489 3 жыл бұрын
Passpor somali ma ku tagi kara jabuuti
@raaqiyosiidcali6339
@raaqiyosiidcali6339 3 жыл бұрын
Visa xataa uma baahnid Passport Somaaliya🇸🇴 ku tagi kartaa
@falastiinaxmed8376
@falastiinaxmed8376 Жыл бұрын
Hhhhhbassboe soomali waa hestaa adika naba laxaririyo nasaay
@axmedmaxamed226
@axmedmaxamed226 2 жыл бұрын
Basaborka somalilaan itusi
@khadarrk6549
@khadarrk6549 2 жыл бұрын
Xagee joogtaa wllo qali
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla 2 жыл бұрын
Calgary
@MuhammadAli-gi8tw
@MuhammadAli-gi8tw 3 жыл бұрын
Hi, I am from Pakistan and my friends from Somalia we travel to Indonesia it so sad to see just because of the Somalia passport and skin colour my friend got stopped and ask so many question it is it didn't ask me anything at the immigration this see my Pakistani passport and I got through but they stopped my friends it's really sad
@hibaturahman2105
@hibaturahman2105 2 жыл бұрын
hi man why you are lying we was traved to indonesia and we have somali passport 😡😡😡 somalia passport it easy to go anywhere
@khadrasaid9340
@khadrasaid9340 2 жыл бұрын
Walal anigu waxan haysta passport kenya ee maku imaan karaa canada fadlan isoo jawab maxaase shuruud ah dalxiis ahaan ???????
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla 2 жыл бұрын
Haa hadi ay ku Siyaan visa ha
@cabdi-yare5554
@cabdi-yare5554 2 жыл бұрын
Sxb kampala visa me ubahantahy
@yooniskhaliif2382
@yooniskhaliif2382 2 жыл бұрын
jamuriyada barakaysan waxa waaye somaliland ha khaldamin
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla 2 жыл бұрын
Kulli wey barakeysan yihiin walal.
@abdirahmanmohamed22
@abdirahmanmohamed22 3 жыл бұрын
Jamhuuriyada Barakysan magca dadba leh 😂😂
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 3 жыл бұрын
Wax macna leh oo la dhagaysan karo dadka u sheeg jaahil baa tahaye
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla 3 жыл бұрын
Ok bro thnks insha alh. Guuleyso
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla 3 жыл бұрын
Lkn maxan u sheega sxb bal talo isii iyo caqli wan u baahnahaye. Mahdsanid in badan
@jowletest1207
@jowletest1207 3 жыл бұрын
Ma idoorki bad thy oo wad cumadooty edo baah wax muhima ayuu noga waramaysayee 😂😂🤪🤐👎
@duuliyekastamtv3017
@duuliyekastamtv3017 3 жыл бұрын
@@jowletest1207 qof baa caytamay masaad qabiil dhan isku rartay waxaasoo kale mawanaagsana
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla 3 жыл бұрын
Saaxiibayaal noo tartiibiya ceeb weeye in la ceytamo aanka korno waxaas
@user-su3ju3ob3l
@user-su3ju3ob3l 7 ай бұрын
Wllo anigo passbor somli anigo hesto ma adigara keyya viso la aan
Somalida iyo Irish-ku maxay iskaga mid yihiin.
22:40
Hereri Media
Рет қаралды 80 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 58 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 9 МЛН
Si fudud ku ogow waqtiga ay qaadaneyso dacwadada iyo halka ay mareyso?
11:40
Jasiiradaha Comoros | Jasiiradda Dayaxa | Comoros Islands
12:15
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 90 М.
WARBIXIN | NOLOSHA & SHAQOOYINKA CANADA 2024
14:26
Maali Abdalla
Рет қаралды 3,8 М.
QURBAHA: DIYAAR GAROW-GAN SAMEE SI AD U GUULEYSATO
11:38
Maali Abdalla
Рет қаралды 3,6 М.
eVisa Kenya for Somali Passport holders
14:08
Sola Portal
Рет қаралды 10 М.
Vlog | SHEEKO | 3 wado o ad ku iman karto | Europe | 2024
8:42