11 dal ayaad visa bilaash ah ku geli kartaa baasboorka Soomaaliya adoo wata

  Рет қаралды 81,054

shaaciyeone show

shaaciyeone show

3 жыл бұрын

#IlhaanOmar​#Shaaciyeoneshow​#maraykanka​#minneapolis​#DVlottery#

Пікірлер: 306
@mohamedozlo8909
@mohamedozlo8909 3 жыл бұрын
Lambarkaga iiso Qor zxp Shaaciye 🌺🙏From Berbera iyo Badii Batalaale kaaso salamaya zxp QAli
@apdullahiali364
@apdullahiali364 3 жыл бұрын
Thank you my brother
@shukriamoha3293
@shukriamoha3293 3 жыл бұрын
Arya bufis cerin aa wada kawarnahee thanks 🙏 send more about Somalia 🇸🇴 passport
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 3 ай бұрын
tanks alle haku barakeeyo wll salan sare sxb qaali
@eng-mahadgeddixiish1369
@eng-mahadgeddixiish1369 Жыл бұрын
Thanks bro wax badan iifaaideeysi
@walaalzacky9925
@walaalzacky9925 2 жыл бұрын
Shaaciye Walle Aadbaan kuugu Baahanahy Xgeeen Kaala Soo xariiraa AdOo Raaliya
@sharmamohammed1358
@sharmamohammed1358 2 жыл бұрын
Sxb mahadsanid sxb warkaas waan u baahnaa sxb
@aminoabdi5585
@aminoabdi5585 3 жыл бұрын
Thanks wll noso badi buufisa nawada haye qababka marekanka dadka lagu keeni karo kaso hadal wll sida casuumada dadka lodiro kaso hadal wll thanks
@bouh1222
@bouh1222 Жыл бұрын
Mâcha allah merci frr
@iqraabdisalad2118
@iqraabdisalad2118 3 жыл бұрын
Somalia melkficn mjirte dhulka fadhiya inkugu filan🇸🇴❣❣🇸🇴🇸🇴☝️
@tusmotech9666
@tusmotech9666 3 жыл бұрын
First comant
@mohamedelmi4331
@mohamedelmi4331 3 жыл бұрын
mahadsanid , Wadamada magacdooda oo qoraal ah nalaso wadaag fadlan
@maxaadqoley1879
@maxaadqoley1879 2 жыл бұрын
Ok waxaan raba America waxaan karaba lanbarka Aan iidiin kaa soo waco
@eng-mahadgeddixiish1369
@eng-mahadgeddixiish1369 Жыл бұрын
Mashallah bro
@idirismaxamed9562
@idirismaxamed9562 2 жыл бұрын
Ustaad
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 3 жыл бұрын
Shaaciyow admey Somali oodhan soodidaa oo dhulkii hooyo Baylah noqdaa oo sifudud cadawgu uqaataa
@KhadarXasan-yr2mg
@KhadarXasan-yr2mg Жыл бұрын
Walhi inaa tahriibo rabe lkn hada waan iska dhaafe sxb mahadsanid yaa usocdo wadmadan oo aan is raacnaa from Nairobi joga
@Araweelo110
@Araweelo110 Жыл бұрын
War aynu isku sii lug darno nairobi ma joogee
@user-jg3it4lv1j
@user-jg3it4lv1j Ай бұрын
Anba nairobi ma jogee isuga bassbor ma Hayso lkn waan sameysan raba
@Awalemustaphe1717
@Awalemustaphe1717 2 жыл бұрын
Hyeh Wll Shaaciye Hal Suaal Newsiland Haddad Istiraah Kadii Tag Dalkale ku Baxsatid Dagnaasho Ah Kawaran madhici kartaa??
@haajimouse5646
@haajimouse5646 3 жыл бұрын
PALASTINE. MAR HADAAN TAGO. SYRIA AYAAN MARI LAHAA KA DIBNA TURKIGA
@ugaasougaaso9078
@ugaasougaaso9078 2 жыл бұрын
Shaaciyow shax waa na siise xog fiican maad naga siiso ina abtiyow bisha so socota inta ay happy new year ka ku jiran waaba so goyn lahaye plz wll taas igu caawi
@skyabdi6226
@skyabdi6226 3 жыл бұрын
Yeeey bro3
@badalcusman8720
@badalcusman8720 Жыл бұрын
Thank you
@candimaxanuudaxmed8451
@candimaxanuudaxmed8451 2 жыл бұрын
waan haystaa abowe
@ally569
@ally569 2 жыл бұрын
Legend shaciye allha ku sharfo wll
@jelejele135
@jelejele135 2 жыл бұрын
Sxb m.a mar waliba noso gudbi Bar naamishka nuucaan ah keep going
@abdihilaal4026
@abdihilaal4026 3 жыл бұрын
Viza la'an in laku adi karo wa aragna balse xage wax kabilawna ino sheg sxb
@kaafi203
@kaafi203 Жыл бұрын
Ha zhp xagen kasi tahribna
@cabdalla5895
@cabdalla5895 Жыл бұрын
Allaha kuxafido wllkay laabteeyda in aad ogtahay cml ayaan uheestaa domanika iyo heyti labadaa ayaan mid kuheestaa
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Жыл бұрын
Sxb kuwaas lagama soo bixi karo ayaa maqlay hhh iska ilaali
@eng-mahadgeddixiish1369
@eng-mahadgeddixiish1369 Жыл бұрын
@@kawakawa4726 ayaga naftirkooda kashaqeysan sharci kaqaaden kadib kabixi hadaa rabta no problem
@vecna2177
@vecna2177 10 ай бұрын
maxsico jgaa soo soco libx
@ahmednuurilkacase5769
@ahmednuurilkacase5769 2 жыл бұрын
Zxp shaaciye xageen kalaso xidhihaa lanbarkaga iisheeg zxp qali
@kingcumeerofficial7711
@kingcumeerofficial7711 2 жыл бұрын
Pro Sideedee Ku process garaysan Karaa Markaa Sidee Uxidhaa Xafhkaha
@mohamedmuhumedali5968
@mohamedmuhumedali5968 2 жыл бұрын
Wadanka 11aad magaciisa iyo map kiisa?
@ikraancumarwarsame5965
@ikraancumarwarsame5965 10 ай бұрын
Wllo wan hysta basaborka somalia
@Tasnem_tasmah
@Tasnem_tasmah 2 жыл бұрын
Team buufiz😂😂
@vecna2177
@vecna2177 10 ай бұрын
queen buufis😅😅😅
@vecna2177
@vecna2177 10 ай бұрын
queen buufis
@vecna2177
@vecna2177 10 ай бұрын
hhh anigoo yurub jga ayaahdana bufisihaayo
@vecna2177
@vecna2177 10 ай бұрын
mislatahribnaa usa hh
@vecna2177
@vecna2177 10 ай бұрын
quruxey
@rahulabdi9886
@rahulabdi9886 2 жыл бұрын
Penpadanaa new Zealand Somali passport visa xita kuma tagi kartid maqaneano passport ka
@amiirfitah8864
@amiirfitah8864 2 жыл бұрын
Wll waxaad ka soo hadashaa wadanka serbia oo hada lagu aadi karo pasborka somali ka soo hadal hadii macqul tahay
@masbal9180
@masbal9180 3 жыл бұрын
Abowe haddan turki imid sideen u aadi kara marka wadamadan aad so tirisay plz ii sheeg
@AbdiAli-jv8cq
@AbdiAli-jv8cq 3 жыл бұрын
Shaaciyoow shahaadaha in aan qaadano waxaa ka dhiman halki lagu dhuuma lahaay noo soo qish 🤚
@zamzambarrow3911
@zamzambarrow3911 2 жыл бұрын
Ok mhdsnd wxan tigid eheyn maleyga rabaa
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Жыл бұрын
Bro kasoo hadal On Arival wadamada lagu aadi karo
@profabdulahiabdikadir1168
@profabdulahiabdikadir1168 3 жыл бұрын
Shp Benin 🇧🇯anaa jooga koloy waa iska amni guud ahaan
@koplakarma3174
@koplakarma3174 2 жыл бұрын
Haye Hada halkee joogtaa
@libanhassan4069
@libanhassan4069 Жыл бұрын
Asc brother hdda ma joogtaa wali mise wa ka tagtay
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 3 жыл бұрын
Hhh, you're so funny 😃 thnks
@faatimabashiir3806
@faatimabashiir3806 4 ай бұрын
Ispatbark se u qoranta walal iso qora wn ini ka cawinayaa
@nacimaadan5902
@nacimaadan5902 Жыл бұрын
Wllo xagee kaala soo xiriirnaa
@skyabdi6226
@skyabdi6226 3 жыл бұрын
Next passport Ka Kenya
@5GADHLE
@5GADHLE 3 жыл бұрын
Waa ikan💌💌
@turki0124
@turki0124 2 жыл бұрын
Shaaciyow wadamada magacooda nala soo wadaag wnpa kari wayne sidee wax u bilowdanaa mrka passpor somli wnpa haystaayeh
@destroyester182
@destroyester182 2 жыл бұрын
How is the island in the Uk spelled? Bitcrain ? I looked online and I can’t seem to find it?
@mawlidabdi1981
@mawlidabdi1981 Жыл бұрын
Sxb waa pitcairn weeye waa jasiirad ku taala UNITED KINGDOM
@Izmail657
@Izmail657 Жыл бұрын
Walal island iyo swezerland isku mid miya
@aaminazahra4128
@aaminazahra4128 Жыл бұрын
Australia free visa kasoo hadal 🙏
@mohamedabdulaahifaroole4720
@mohamedabdulaahifaroole4720 2 жыл бұрын
Sxp jasirada udhaw uk magaceda nosoqor bro please
@khadromaxamed6242
@khadromaxamed6242 Жыл бұрын
Xageee kaala soo xiriirnaa wll plz plz aad bn ugu baahny ina kula hdlo plz plz
@nimcaanbashiir3372
@nimcaanbashiir3372 2 жыл бұрын
Bro shaaciye side udal bankra visada
@MOHAAZOMAR
@MOHAAZOMAR 9 ай бұрын
Zxb visa Egypt 🇪🇬 seen ku heli karaa
@Beldaje
@Beldaje Жыл бұрын
asc sxb iwaran
@guuleedaxmed6701
@guuleedaxmed6701 2 жыл бұрын
wara zxp shaacaiye mada ilasoo xidhiidhida waxi qarashaa wana bixina wllhy i caawi
@umxamaada7492
@umxamaada7492 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk noon Soo Badi waa ku taageraa shaciye wllkey
@kabtanluez4578
@kabtanluez4578 Жыл бұрын
Abaayo
@MacalinMaxamuud-zv2lq
@MacalinMaxamuud-zv2lq Ай бұрын
Viso maleeweediinaayo miyaa
@Tasniim-xy2qp
@Tasniim-xy2qp 3 жыл бұрын
Jah wllhi KZfaq ka buufiska waaye meeshaan keep going bro🤭🥰
@moh_dream574
@moh_dream574 3 жыл бұрын
😂😂😂 hadu video giisa kuso dhaco waad dhoofta so ma ahan
@Tasniim-xy2qp
@Tasniim-xy2qp 3 жыл бұрын
@@moh_dream574 😹shub lee iska dheh hawada dhaxaa la iga soo qabtaa
@moh_dream574
@moh_dream574 3 жыл бұрын
@@Tasniim-xy2qp 😂😂😂 malinta hawada ka gudub tid ana iso xasuso pal gan iso tag
@Tasniim-xy2qp
@Tasniim-xy2qp 3 жыл бұрын
@@moh_dream574 😇igu ogoow
@tuuzheyhazzanmohamuud5450
@tuuzheyhazzanmohamuud5450 Жыл бұрын
@@Tasniim-xy2qp Abaa sanad kadib arkoya muqalkane meel ma aday mise weli somali dhax fadhida😫😁
@zadaamjama2390
@zadaamjama2390 Жыл бұрын
Sxbow waxa kuweydinayah passport kaga kugu qoranthy shaqalenimo maku dhoofi karta arday nimo ???? Isoo jawab ????
@nasiibwacan8686
@nasiibwacan8686 2 жыл бұрын
Gasatan raban wll
@nasranarura7328
@nasranarura7328 3 жыл бұрын
Yaaa reer buufis ah israacnaa
@kimzeninweynninkasiweyn3177
@kimzeninweynninkasiweyn3177 3 жыл бұрын
Apyo anga ayuu bufiska Aad ihaya ee xageed jgtana Aan skulugdarsano ee
@nasranarura7328
@nasranarura7328 3 жыл бұрын
Xmr wll
@kimzeninweynninkasiweyn3177
@kimzeninweynninkasiweyn3177 3 жыл бұрын
@@nasranarura7328 isodr nmbrkaga wll ankusoqabta ee
@popfirex2059
@popfirex2059 2 жыл бұрын
😂😂😂😂XANUUN WAAYE WHHI PASSPORT GA SOMAIYA WAXAAA QIIMIHIISA DILAY WAA DADKIISA
@bellasharif9501
@bellasharif9501 Жыл бұрын
Shaxda kaa dhuntay New Zealand ima rabtee idaa
@ibnukhaledofficial6427
@ibnukhaledofficial6427 3 жыл бұрын
Shaciye bro aniga wax bufis ladhaho Aya igu dhacay marka hada kahore two times Aya liga soceliye libiya marka si fudud oo an America an kuimane Karo hade jirto isheg bl anigo tahriib galen
@mohaqurbaawi4565
@mohaqurbaawi4565 2 жыл бұрын
Saxiib intee kawada xariirnaa
@karinacwjacobs
@karinacwjacobs 2 жыл бұрын
Austrailia iyo yurub maa daris ,ah shaaciye anaga maa nawaali rabtaakkkkkk
@mohanbishar989
@mohanbishar989 2 жыл бұрын
Meshan markan fiirsado buufisa igu dhasho walh
@user-fc7ln4uf4d
@user-fc7ln4uf4d 7 ай бұрын
Reer bufis yala idin walain aniga jogo maroco la iga so celieye latinka hadana jogo senagal 😮
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 5 ай бұрын
Mahee
@qodaxfarah8651
@qodaxfarah8651 2 жыл бұрын
Admition laygama rabo miyaa dalku gal
@user-xg7md8kj8z
@user-xg7md8kj8z 11 ай бұрын
M.a
@idilxuseen3628
@idilxuseen3628 2 жыл бұрын
Numberkga isoo qor wll wan ubaahnhy dulkaase
@ceynaanshexaajiabuukar9535
@ceynaanshexaajiabuukar9535 2 жыл бұрын
Nio ani markista waa i dhoofisaa si riyo ah allow run ka dhig
@sahalhusseinsahal6957
@sahalhusseinsahal6957 2 жыл бұрын
WAA XAAN.JOOGA.CASIMAADALKA.JIBOUUTI
@user-fz8vd7cg8z
@user-fz8vd7cg8z 10 ай бұрын
Sideen kutagaa spain nosogli wll😢
@Beldaje
@Beldaje Жыл бұрын
sxb waxba ku way diilaha isooqbo
@khadarvisited1593
@khadarvisited1593 2 жыл бұрын
Without visa
@naciimoibraahim206
@naciimoibraahim206 2 жыл бұрын
Wlo sidee ku tagi karaa new Zeeland
@moh_dream574
@moh_dream574 3 жыл бұрын
Wax waliba waxaa noga dhigtay cambulo carab saran shaxda waa na siisay plze waxa kaso tagtay xududaha askarta jogto lalush ma qadanayan America mela aheyn ma is ka so tuuri laheyn 😂😂
@shaaciyeoneshow
@shaaciyeoneshow 3 жыл бұрын
mar hadaan wado ku tuso raac dee
@masbal9180
@masbal9180 3 жыл бұрын
@@shaaciyeoneshow wll qali 3milin ayan turki joga pasapr somali ayan haysta maraka siden ku adi kara meelahan aad so tirisay plz i sheg wlloh
@abdiyakoub9264
@abdiyakoub9264 2 жыл бұрын
@@masbal9180 maxa ku baxay?
@abdirahmangeele1862
@abdirahmangeele1862 Жыл бұрын
Waa garanay oo waa ruugnay
@iskudeeysteam6536
@iskudeeysteam6536 Жыл бұрын
Bro thans aqbaarta aad nooso gudbisay waan kaaga mahad celinaayaa waan garanee lkn sidee loogu tagi wadamada visa la'aan mxaa kaloo nalooga baahan yahay 😍
@ayubaalim2201
@ayubaalim2201 3 жыл бұрын
not air nut sea force
@ayaancaganecilmi2846
@ayaancaganecilmi2846 2 жыл бұрын
Wr nio faro io idho aya laga qadaaa Mel ad ubixi karto ma jiran
@Axmed_koke
@Axmed_koke 3 жыл бұрын
😂🙌
@sweatofficial8852
@sweatofficial8852 10 ай бұрын
Run miya ame wax is badlen hada 2023
@SaabirOmar
@SaabirOmar 3 жыл бұрын
Wll waan ku salaamay salan kadib wll passporka Ethiopia 🇪🇹 ayaan haystaa e wadamada aad sheegtay miyaan ku tagi karaa bilaa viso laaan sida kan Somalia 🇸🇴 oo kale bal iyadana wax inooga faaiideen
@peanuthak4.041
@peanuthak4.041 3 жыл бұрын
Sorry .meeshaan Ethiopia malaga hadlooyo haddi laga jadlo xitaaa wadamada dhan iyadoo lasoo qaaday waaye please puuq kale hanugu furin meeshaan Ethiopia malaga hadlooyo
@moh_dream574
@moh_dream574 3 жыл бұрын
@@peanuthak4.041 😂😂😂
@axmedsool1557
@axmedsool1557 Жыл бұрын
Abti noor america see lagu tagi karaa qaabka telka nambrkaaga noosoodir kula sooxiriirnee
@caliyare3322
@caliyare3322 2 жыл бұрын
Oky
@hirsijamac9781
@hirsijamac9781 2 жыл бұрын
Heey Shaxda shaaciye raaca Iska dhaafa libia saxradeeda Iyo badeeda wa halis Mahadsanid sshaciye
@qofcilmileh335
@qofcilmileh335 2 жыл бұрын
Bentismiyaa misedhab
@saciidabdi8283
@saciidabdi8283 3 жыл бұрын
War sxb soomali ma dalxiisto a tahriib lee u sheeg
@nadaxaaji4881
@nadaxaaji4881 3 жыл бұрын
Hanaga wali walow plz
@nasramaxamed7236
@nasramaxamed7236 Жыл бұрын
Halkee aan wax ka bilaabi karnaa soo sheeg
@kingshow1234
@kingshow1234 2 жыл бұрын
Hh wlhy wanaga wlay shaaciye sxb pl no xaqiijiey dhulka yu nala go.ine
@sofiaaden4999
@sofiaaden4999 Жыл бұрын
Australia 🇦🇺 abwe mala iska dhiibi karo dadka horay ayey jaceliyaan
@cabdirisaqyare7250
@cabdirisaqyare7250 2 жыл бұрын
Sxb waxan raba qof iga gudbinayo Dominican Republic
@abdiladhiifahmedraage2996
@abdiladhiifahmedraage2996 2 жыл бұрын
Gas gas u sii waa sheko kale 😂 Tahriib hayoy 😂😂🤣
@seadfarah9551
@seadfarah9551 2 жыл бұрын
Hh
@Guilermo01
@Guilermo01 8 ай бұрын
Falastin AirPort maba lahan xog ba lagu hesta
@cowralowardheere1266
@cowralowardheere1266 Жыл бұрын
Saxb kuwait kawaran
@zunduzdiamond6194
@zunduzdiamond6194 3 жыл бұрын
Hhhh hhhhhh mudne buufiz naga walin bro
@omar_iishaan600
@omar_iishaan600 Жыл бұрын
Waa yara hay 14
@libanlie9827
@libanlie9827 2 жыл бұрын
Sideey aan ku aada wadanka Haitian
@hon-saedsallahi5705
@hon-saedsallahi5705 Жыл бұрын
Brother kharasH intee Leeg ayaa La Rabaa markaas
@The-warrior1
@The-warrior1 4 ай бұрын
Niue Visa ayaa Somali passport laga rabaa
@cusmaanxassan8008
@cusmaanxassan8008 2 жыл бұрын
Shaaciye dadka udhaan hami aduunyo aad galisay guulgal aadidisa maxey tareysaa
@shaaficicabdi9050
@shaaficicabdi9050 2 жыл бұрын
qofka somaliya joga xagee ka helaya
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 52 МЛН
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,3 МЛН
INTADAN TAHRIBIN KA HOR MAXAA U BAHANTAHAY PART 1
12:02
Abdihakim Arji
Рет қаралды 40 М.
Imisa dal ayaa lagu aadi karaa baasboorka Soomaaliland
9:26
shaaciyeone show
Рет қаралды 35 М.
Vlog | SHEEKO | 3 wado o ad ku iman karto | Europe | 2024
8:42
MEEQA DAL AYAAD KU TEGI KARTAA PASSPORT-KA SOOMAALIGA?
15:31
Maali Abdalla
Рет қаралды 36 М.
Wax ka ogow nolosha maraykanka
12:11
shaaciyeone show
Рет қаралды 40 М.
رورو ضد رقيه🔫😲🚀 #shorts
0:13
رورو فاميلي | Roro Family
Рет қаралды 34 МЛН
Heavy package 🤭🤣 #demariki
0:25
Demariki
Рет қаралды 6 МЛН
رورو ضد رقيه🔫😲🚀 #shorts
0:13
رورو فاميلي | Roro Family
Рет қаралды 34 МЛН
当小孩上学后,路飞太开心了#海贼王#路飞
0:25
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 13 МЛН
Какая Милота ❤️
0:10
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН