Meesha Africa oogu hooseysa | Lake Assal | Ep 68

  Рет қаралды 17,643

Faysal Shaik

Faysal Shaik

2 ай бұрын

#djibouti #afar_music #somaliacity #somalilandvisit #africa #somali #somalifolklore #somalilanguage #somalinomads #somalia #somalilifestyle #somaliland

Пікірлер: 126
@abdirahmanahmedaliismail3587
@abdirahmanahmedaliismail3587 2 ай бұрын
Alla muxuu muuqaal yahay !! Socdaalkaaga waxa gundhig u ah wacyi gelinta dadka miyiga taas na waa kugu dhiiri gelinayaa sxb Hore u soco❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
🙏
@Ci___se
@Ci___se 2 ай бұрын
13:52 Heestan original somali heestii kingkhalid qaaday sow maha
@niyaaladem
@niyaaladem 2 ай бұрын
Haa, sow Oromada iyo canfartuba nalama dhalan oo halkii aan marnaba ma marayaan😂😂😂
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 2 ай бұрын
Salaan sare reer Djibouti. All the way from Dhoobleey somalia🇸🇴🙏
@user-qn6qp3kc7m
@user-qn6qp3kc7m 2 ай бұрын
MAANSHA ALLAH ALLOW soomali oodhan boogada burcad isu mari aynu noqona ISLAAM IYO AFRICAN kuwa ug fac roon dhinac nabad ,horumarka iyo dhankastoo nolasha aynu ka marana cawiimo shisheeyALLOW isku filnanshiyo nagaadhsi oon agu xasili❤❤❤
@user-qs9qf6kt6i
@user-qs9qf6kt6i 2 ай бұрын
Maasha-Allah dhulka somali weyn degtaa waa dhul dalxiiska ku wanaagsan, khayraad kala duwani na ka buuxo❤❤❤.
@user-nd8cr7oe7w
@user-nd8cr7oe7w 2 ай бұрын
Anakaad na bartay wadankayaga allaha ku barakeeyo
@muhyadinkhafow8513
@muhyadinkhafow8513 2 ай бұрын
Rer Djibouti aad aye noso daweyen hadan nahay team faysal. Thanks to them. Infact they have one the best vehicles
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
♥️🙏
@souhaibsantos9782
@souhaibsantos9782 2 ай бұрын
Ku so dhawoow djibouti jano walalken faysal you did it the great job. You prove that as we are somalie that we are same and love each other ❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
🙏
@osmanali2900
@osmanali2900 2 ай бұрын
this was by far the most educative and interesting video i have ever seen. keep on bro, we are all travelling with you
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Thank you buddy! Will do!
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 ай бұрын
ما شاء الله تبارك الله وبركاته. ALLOW. NO HAFIIID NABAD GEL YADAA. DALKEENA. JAMHUURIYADDA. DJIBOUTI 🇩🇯
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 2 ай бұрын
Masho alha jabuti ali haydin xiftiyo waa dad galibi furan
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 ай бұрын
HAMPALYO HAMPALYO. IISKA WARAN. . FAYSAL SHEIKH MAN SHA ALLAH. DJIBOUTI 🇩🇯. MY HOME.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Fcn wll. ManshaAllah
@Maxamedmuuse6696
@Maxamedmuuse6696 2 ай бұрын
Reer jabuuti wa dad ay ka muuqato jaceylka somalinimo alle haydin sharfo
@anissahassan9932
@anissahassan9932 2 ай бұрын
Faysal chaick felicitation you are in lake Assal beautiful beach keep going forward 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 2 ай бұрын
My Brother Faysal Abdulaahi Safarkaad Lake Assal Runtii Waa Goob Taariikhi Ah Inshaa Allah Maalin Waa Uun Booqan Doonaa Djibouti 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 Hiil Waalaalnimo
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 ай бұрын
MASHALLAH this was very informative 👏🏽 🎉
@Maxamedmuuse6696
@Maxamedmuuse6696 2 ай бұрын
Dhamaan soomaaliyi waa walaalo inta aan fahansanaynna alle ha qalbigooda haka saaro qabyaalada soomaali oo dhamaan gacan maha is haysata insha allaah
@Bogasho1
@Bogasho1 2 ай бұрын
Nin hadaf iyo hiigse leh Go aana ku darsadey m.a
@user-ii9jg5se7t
@user-ii9jg5se7t 2 ай бұрын
Ninyahow faysalow caska Cali sabiix iyo caarey naa waan kaa sugaynaa dee inaad noo timidoo
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Waad iga haysaa sxb
@elmishirdon3989
@elmishirdon3989 2 ай бұрын
Asc masha allah si wanaagsan ayaad wax u wadaa faysal waxbarshada diiniga ahi waa inay ka horaysaa ta maadiga ah Insha Allah
@abdirahmanmaxmud3947
@abdirahmanmaxmud3947 2 ай бұрын
Reer djibouti way mahadsanyihiin waxaan leenahay inankaa faysal arooskana uraaciya.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
🤣🤣
@ashamuse7410
@ashamuse7410 2 ай бұрын
Maasha allaah feysal smli ayaan kuu bixiyay allaha ku barakeeyo
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h 2 ай бұрын
masha allah shukran huno ❤
@abdihashi6225
@abdihashi6225 2 ай бұрын
From dhanaane ilaa halkaan waan kula socdaa guulayso zhp.
@maanta3chirdon481
@maanta3chirdon481 2 ай бұрын
Ku soo dhawaw Djibouti
@mohamedsuleiman4153
@mohamedsuleiman4153 2 ай бұрын
Maansha Allah sxb waan kula so socdaa wali❤❤❤❤
@jamaldayax6294
@jamaldayax6294 2 ай бұрын
Muqalada waan suga mar walbo❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
🙏❤️
@abdukadirnur6110
@abdukadirnur6110 2 ай бұрын
Mashllah. Lake ga milixda marbaan dalxiis ku tagay. Biyo kulule oo ka dambeeya markaad soo laabato soo mar.
@abdiaswad7710
@abdiaswad7710 2 ай бұрын
Maasha alah waalagu yaqaanaa reer jabuuti waa dad soomaalida jecel oo runtii waa shacab aan laheli karin ilaahay ha xafido aamiin
@mohanabdi3715
@mohanabdi3715 2 ай бұрын
Qoftàaas originalka ah igusalaam waaa another level lake Casal anoo İska dawanayay ayaaaba alaab orijinal ah arkaye 😂
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
🤣✌️
@dakaneabdi8381
@dakaneabdi8381 2 ай бұрын
Ader madi iyo diiniba labadaba ku wacyigeli insha allah kheyr allaha kusiyo
@user-rg1ef2vr1l
@user-rg1ef2vr1l 2 ай бұрын
Maasha-Allah intaanad soocon video badan ka duub jabuuti waxaan kula socda from Rendille ep16
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Haye wll
@niyaaladem
@niyaaladem 2 ай бұрын
Oo Rendille ma afsoomaali beey ku hadlaan😳?
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 ай бұрын
CAJIIB. .FAYSAL SHEIKH. .WA GEESII. SOMALIYEED. .KU .SOO DAHWOOW DHUUL KAGAA. DJIBOUTI 🇩🇯
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 ай бұрын
LA KIIN. SHUUL KAN .UU.HADDA BOOQA SHOO KU JOOGA DALKEENA DJIBOUTI 🇩🇯 😍 ♥️. FAYSAL SHEIKH .OO. RER WAQOOYII BATII. 🇰🇪. KENYA. GAARIISA. MOYALE. MANDERA
@AbdimalikKhalif-lj8ov
@AbdimalikKhalif-lj8ov 2 ай бұрын
Rer Garissa waye isku xafad ayan nahay walibo deris ah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
Maansha Alaah rageedii soo noqodka ma isla jidkii ayaad ku soo laabanaysaa
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 ай бұрын
Asc faysal shaik ma sha alla lake assal wa qurux mahadsanit habo ❤🌹👍
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 ай бұрын
HAA HADDA. WA DHUULKII CAFAR TAA. DJIBOUTI
@AXMATO_
@AXMATO_ 2 ай бұрын
Keep going Zxp qli
@Luqmaandahir-kv2nc
@Luqmaandahir-kv2nc 2 ай бұрын
Last comment 😂
@ahashi7828
@ahashi7828 2 ай бұрын
Walaaladay Canfar Salaadiin u soo Duceeya walaaladii Somaali waa la isku sixray inay islaayaan oo isnacaan oo kun qabiil oo iska so horjeeda laga dhigo Illaahay ha mideeyo ummada islaamka meel kasta oo ay joogaan Aamiin.
@Abdi-zv6ex
@Abdi-zv6ex 2 ай бұрын
La iskuma sixrin ee dhibaatooyin taariikhaysanba dhacay sidaaban la isku aaminayn. Canfartu waxay sameeyeen iyo waxa Soomaalidu ku sameeyeen ama dhexdoda soomaalidu isku sameeyeen wax xitaa gaalo iyo muslin isku sameeyaan maaha. Ciise waxay Canfarta ku duuleen iyagoo salaad ku jira kuna laayeen. Isaaqu inay jidadka istaageen oo soo xidheen dirayska beenta ah Soomaaliland bay Safar Samaroon jidka inay ugaleen laayeen. Markaa waxba yaan Muslinimo iyo daris lagusoo meeraaysan qowmiyed wal iyo qabiil waliba iskii ha unoolaado.
@abdihousseinabdi3357
@abdihousseinabdi3357 2 ай бұрын
Maasha Allah ❤️
@khadarmuxmad7325
@khadarmuxmad7325 2 ай бұрын
Guulayso zxp faisalka
@knownking9094
@knownking9094 2 ай бұрын
Feyshal sheikh waa ku salaamay marka hore hak sual baan jeclaan lahaa inaad iiga jawaabtid Maxaa kuu xiiga jabuuti ka dib ma gobolada koonfurta ayaad imaan doontaa mise kenya ayaad dib ugu laabanaysa
@cawil252
@cawil252 2 ай бұрын
Nio ilaa eritrea tag sxb
@warsameabeywarsame
@warsameabeywarsame 2 ай бұрын
You are a somali and cushetic hero to. Advocate for education itself is a milestone and its the only option to eradicate tribal clashes i applaud 👏 you so much Thumb up
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
🙏
@shafeecaar2521
@shafeecaar2521 2 ай бұрын
Great job faysal this is another level of leadership
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
🙏
@AbdulkadirMaxamed
@AbdulkadirMaxamed 2 ай бұрын
Vivez heureuse, tous ma famille hiil walaal❤🎉
@dahabohassan687
@dahabohassan687 2 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 2 ай бұрын
Masha allah dhulkena somaliyeee
@ismailmahamed
@ismailmahamed 2 ай бұрын
Faysal Sheik si wanaagsan ayay reer Jabuuti ku soo dhaweeyeen aadna way u mahadsanyihiin
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
❤️
@amoudmahdi9937
@amoudmahdi9937 2 ай бұрын
Niingu waa kiin somaliyeed daal iyoo daad somaliyeed waa u yimid, waax kasta OO dalbadoo waa heleyaa. Sodhawoow ina adeer 🎉🎉 From Djibouti 🙏🙏🙏
@user-ht7ec2yr1r
@user-ht7ec2yr1r 2 ай бұрын
Masha Allah
@Engdaacadd
@Engdaacadd 2 ай бұрын
Faisaloow waan ku salaamay walaal muddo badan ayaan kula socday hargaysana mar waynagii hotel wada degnay . Walaal waxaa iga xusid ah kollay bulshada kugu xidhani nooc walba way leedahay Markaa walaal heesaha dhextaalka ah wax kale innoogu beddel
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 ай бұрын
HAMPALYO HAMPALYO. FAYSAL SHEIKH. NIIN DHALINYARO. AH RER .WAQOOYII BARII KENYA 🇰🇪 KU SOO DAHWOOW DHUULKA GA. SOMALIYEED
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 2 ай бұрын
Aniguba goordhow ayaan bilaabaya you tube Insha allah oo waynu is arki doona insha allah❤
@farahmahdi4626
@farahmahdi4626 2 ай бұрын
Ana sida kale
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 2 ай бұрын
@@farahmahdi4626 shp riyadaada alle haku rumeeyo🤲
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
InshaAllah sxb. Waad sameyn kartaa. Go for it
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 2 ай бұрын
@@FaysalShaik1 thanks pro
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 2 ай бұрын
Hadanu sonalialnd nahay Ethiopia 🇪🇹 anaga bada siinayna mxa ka qban krtaan
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 ай бұрын
HAMPALYO HAMPALYO. WAXAN. JOOGA XAFFADA. KALIMANI .OO.KA MIID. AH XAFFADDAHA .MAGAALADA .NAIROBI. CASIIMADA DALKA. KENYA 🇰🇪. FAYSAL SHEIKH. WALAL KEEN .SOMALIYEED. KU SOO DAHWOOW. .DALKAA. GAA. JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥️. LAKE ASAL. BOQASHO WACAN
@dakaneabdi8381
@dakaneabdi8381 2 ай бұрын
Masha allah djabuti si aan caadi ahen ayaa lagu sodhweye allaha barakeyo waa somali dhab ah
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
♥️
@awalehabdiali678
@awalehabdiali678 2 ай бұрын
Éolienne park...❤
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 ай бұрын
Masha allah
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 ай бұрын
WAXAA KALEE OO. HAMPALYO HAMPALYO. .AAN. LAA SOO COOBIIN. KARIIN. SIIDAA. SHARAF TAA KU DEEHAAN TAHAAY. FAYSAL SHEIKH. OO. NIIN DHALIINYARO AH. OO. KAA SOO JEEDA DHUUL KEENAA .SOMALIYEED. EE.NFD. AMA. GOBOLKA WAQOOYII BARII. .EE WADANKA KENYA 🇰🇪 😍. EE. AAN .WALAL KA NAHAAY
@AliDaar2418
@AliDaar2418 2 ай бұрын
Waxan kala socoda Qabridahare
@mahamudjama8620
@mahamudjama8620 2 ай бұрын
64 Km/H caadi maaha wlahi ❤❤❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Cruising
@ayoubhamad4599
@ayoubhamad4599 2 ай бұрын
wow the great rift valley start from there to kenya i sawin kijabe i think it goes to gorongoro where do u thonk rift valley ends,
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Mozambique
@jamaldayax6294
@jamaldayax6294 2 ай бұрын
First😂
@sagalahmed9900
@sagalahmed9900 2 ай бұрын
Faysal sheikh ❤🎉
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Mahadsanid wll 🙏
@ramasridho5261
@ramasridho5261 2 ай бұрын
Is this lake known as the salt lake
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Yeah. It's salty. 10 times more saline than ocean water.
@yussufmohamed7779
@yussufmohamed7779 2 ай бұрын
Ninkan libin tiisa ha loo qiro 🎉🎉🎉🎉
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Mahadsanid Yusuf
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 2 ай бұрын
❤❤❤❤ biyo badan qaado. Oo dalka iska ilaali was lagu xanuunsadaa walaal. Good luck 🤞
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-ry5ib6uw2z
@user-ry5ib6uw2z 2 ай бұрын
Plz if you come back pass muqdisho may be with flight ✈️ watching from kajiado county
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Thanks buddy
@LegendaryMaestero
@LegendaryMaestero 2 ай бұрын
Faisal enda Puntland hamna arsenal huko
@Burco.
@Burco. 2 ай бұрын
Arinka Tahriibta si gaar ah ii taabanaya waayo Waxan ka shaqeeyo immigration Office oo waxaan maalinkasta qaabilaa dhalinyaro tahriib adag soo maray waar 5 sano liibiya ku xirnaa oo aan waxba ka nolayn physically and emotionally damaged ah 😣
@blackpanther01234
@blackpanther01234 2 ай бұрын
⚠️Waxa kale tagta ●Lac Abbé ●îles Moucha et Maskali( jaziradaha) ●forêt Day ( kaynta Day) ● blue whale ( baleine bleue 🐳 )
@user-sayfodiin
@user-sayfodiin 2 ай бұрын
First one 😂
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Second one 😂 Salaams
@ibrahimjama3579
@ibrahimjama3579 2 ай бұрын
I am writing to share with you the inspiring journey of Faisal Sheikh, a Somali Kenyan who has been traveling through various countries in East Africa, spreading a powerful message of education and empowerment. Starting from Kenya, Faisal embarked on a remarkable adventure, crossing borders into Ethiopian Somali State and then Somali Land, sharing his vision with communities along the way. Throughout his journey, Faisal has selflessly preached the importance of prioritizing education for future generations. With humility and passion, he has encouraged parents and community leaders to invest in their children's education, highlighting its transformative power in breaking cycles of poverty and inequality. Now, as Faisal reaches his final destination in Djibouti, his message resonates stronger than ever. His tireless efforts have inspired countless individuals to recognize the value of education, and his impact will be felt for generations to come. Faisal's journey is a testament to the power of dedication, compassion, and community. His unwavering commitment to education as a catalyst for positive change has created a ripple effect, inspiring others to join him in his mission to empower through knowledge.
@Abassomar8335
@Abassomar8335 2 ай бұрын
Bravo 💯💯💯
@khadarmimibrahim3817
@khadarmimibrahim3817 Ай бұрын
Sxb waxad na xasusisay 5 ti somaliyed
@Fariid
@Fariid 2 ай бұрын
Faysal sheekh horta ma ogtahay in aanu nahay rakaab saaran baskiiladada yar ilaa keniya kkk heesahaagii jacayl ka ahaa ee aad ku safri jirtay iyo wadada aad bay iskugu soo bixi jireen markaa arinka jacaylka ahna inaga soo dhamee guul ayaan kuu rajeynayaa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Hhhhh. Aad iyo aad sxb. Waan garanayaa inaad tihiin dadka igula jira safarkaan dheer
@muusehassanmuuse
@muusehassanmuuse 2 ай бұрын
Malinta nairobi kasobilowday ilaa hDa hal video ima dhaafin ado view subsribe hesta matana 26K mareesa i.a 100k sugeena
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Waad ilasoo shaqeysay ✊
@mahamudjama8620
@mahamudjama8620 2 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 ай бұрын
HAMPALYO HAMPALYO. SIIDA SHARAF TAA LEEH. KU GUU SOO DAHWEEYAAN. DALMA REEN KA SOMALIYEED. .BAASKHIIL KU MARAA DHUULKA 5TAA. .SOMALIYEED. HAMPALYO CIIDAMADA. IILAA LADA. JAMHUURIIGA . EE. DALKEENA JAMHUURIYADDA. DJIBOUTI 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯. KENYA 🇰🇪 KENYA 🇰🇪 ♥️ . KENYA 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪 .KU SOO. DAHWOOW .DHUUL KAGAA. SOMALIYEED. .EE. JAMHUURIYADDA. DJIBOUTI 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯
@roblemohamed9681
@roblemohamed9681 2 ай бұрын
Soomali waa inaay Djibouti malgeshataa, Dhanka Dalxiiska, Soo saarida Tamarta Dabeesha, Tamarta Geothermalka, Beeraha, Kaluunka, warshaddaha .. IWH.
@FarahAhmed-ss8ye
@FarahAhmed-ss8ye 2 ай бұрын
M a
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 2 ай бұрын
Kulelka kawaran feysal
@khalidosman8037
@khalidosman8037 2 ай бұрын
Lac assal was also the second lowest point in the world after the dead sea in Israel and jordanie !
@abdishukrijelle1420
@abdishukrijelle1420 2 ай бұрын
Waxa ugu weyn oo dad walaaaleya Islamnimada oogudar Usheeg inaay walaala yihiin muslim ah
@CallCenter-ej5hk
@CallCenter-ej5hk 2 ай бұрын
The lake Assal is the second lowest point on the earth after the dead sea, Turpan Depression, China is the third lowest point.
@ZaksVillage
@ZaksVillage 2 ай бұрын
magaalooyinka dhaxdooda maloodiiday inaad kamarada ladhexmartid, sidii aad magaalooyinka kale ku samaysay. waamaxay baadiyahan aad wareegaysid.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Caalamka waxaa dadka cajab galiyaa natural scenery ga, Djibouti na taas ayeey hodan ku tahay.
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 2 ай бұрын
Faysal Qur,aankii baad ilawday sxb Horta ma tukataa ?
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 2 ай бұрын
Faysal ilaahii jidkaa dheer kugu soo nabad galiyey u mahadceli please
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 ай бұрын
HAMPALYO. CALII. UNIVERSAL
24 Saacadood Kempinski  | Hotelka Oogu Qaalisan Geeska Africa |
21:52
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 8 МЛН
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 160 М.
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
Safarkaygii Hargeysa ilaa Ceel Sheekh
16:08
Damal Show
Рет қаралды 30 М.
DJIBOUTI | THE LOWEST POINT OF AFRIKA | LAC' ASSAL | ARTA |
8:50
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 14 М.
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
Qays Qeyser
Рет қаралды 532 М.
Cat took the money 😂 #cat #cats #viral
0:11
COSEFNASTYA SHORTS
Рет қаралды 20 МЛН
Ну как вам ответ, а?
0:50
QorabogTV
Рет қаралды 2,6 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
0:59
America's Got Talent
Рет қаралды 37 МЛН
ตาบอดมักหลอย
0:25
หำน้อยซอยจุ๊ Channel
Рет қаралды 9 МЛН